No video

Taariikhda Soomaalida Qaybta 1aad

  Рет қаралды 108,021

BAADIGOOB

BAADIGOOB

5 жыл бұрын

Пікірлер: 76
@abdisalamibrahim3173
@abdisalamibrahim3173 2 жыл бұрын
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد
@abdikarimabdiibrahim3962
@abdikarimabdiibrahim3962 3 жыл бұрын
Ilaahyoow u naxariiso Axmad Xasan Cawke. Wariye codkar ah buu ahaa.
@randaruxii9690
@randaruxii9690 3 жыл бұрын
somaliya somaali baaley🤲 ilaahay ha unaxaristo inta u sogeriyoda dinteena iyo madax banaanodena🇸🇴🐆🐆🐆 ilove you somaaliya🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💞🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤🇸🇴
@waxgaradmediachannel1298
@waxgaradmediachannel1298 3 жыл бұрын
😁😁😁
@engahmeddaahir9713
@engahmeddaahir9713 2 жыл бұрын
2
@khadarabdu615
@khadarabdu615 3 жыл бұрын
Waxaan jeclhy inaan wax ka ogaado taarikhda wadankayga soomliyeed documentry waxaan ka helay wax laynaga qariyo oo xataa aqoonta caadiga ku qaadanine masha allah waxaynu nhy dad taariikh facwayn ku leh aduunka iyo gees afrikaba
@jimcaalejaamac7651
@jimcaalejaamac7651 3 жыл бұрын
Soomaalidu waa dad soo kireena lkin waxan qabaa maanta maalinay kaliitaan inaanay jirin waayo waagaa xoog ayaa lagu haystay oo gacmaha ayaa laga qabsaday lkin maanta maskaxda ayaa laga qabsaday in xoog lagugu gumaystaa ceeb maaha lkin in caqli lagugu gumaystaa waa dhimasho
@ahmedmedwaismed2086
@ahmedmedwaismed2086 2 жыл бұрын
Kaana siib kana saareey, illaahow u naxariiso. Hadal yaqaan iyo murti iyo abwaano, iyo gabayaa, iyo hobolo heesaaya, iskusoo wada duuboo reer somaliland ayuu illaahay hibo u siiyay maasha-allaah. Illaahow adaa mahadaa leh.
@ahmedabyn3346
@ahmedabyn3346 3 жыл бұрын
This is a true history of Somalia Young generation should understand this Somali history
@Cabaysmedia
@Cabaysmedia 3 жыл бұрын
Did you ay Somalia? There was no such country called Somalia before 1889 and not all Somalis call home Somalia.
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 2 жыл бұрын
Somali dheh Somalia waa qayb ka mida dhulka somalida
@didehkhadar-vi4nq
@didehkhadar-vi4nq Жыл бұрын
​@@Cabaysmediaff1= r
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 2 жыл бұрын
Masha allah somaliland waa qaran madax banan u leh xad la yaqano
@iprahimikmedia8566
@iprahimikmedia8566 4 ай бұрын
😂😂😂
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 3 ай бұрын
Mudane Cawke, Allaha u naxariisto.
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 3 ай бұрын
Awjaamac cumar Ciise waa beenaalihii ugu waynaa ee taariikhdii Ina cabdille xassan marin habaabiyay, wuxuu sheegi jiray dhamaantood been bay noqdeen, Aakhirkiina waxay ku fashilmeen isaga iyo maxamed faarax call idaajaa magaalada djabuuti,, quluubtoodaba waxa buuxshay Ina cabdille xassan una haysteen scwassalam'e nabi maxamed.,,,wbtawfiiq
@xirsixagar9622
@xirsixagar9622 3 жыл бұрын
Very had of history of somalia because the true history
@waxgaradmediachannel1298
@waxgaradmediachannel1298 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣😃😃😁😁
@Kingsaalim997
@Kingsaalim997 2 жыл бұрын
Scw scw scw
@saalahyare369
@saalahyare369 2 жыл бұрын
Somalida o huruda , qarkodna cadanku dusha kararayo ayu ogadenku darensana indalku halgan ubahanyahay somalidina u indhaha ufuray ilahow kheyr kusi sayid Maxamed cabdile xassan.
@waxgaradmediachannel1298
@waxgaradmediachannel1298 3 жыл бұрын
Cawke alle hawnaxariisTo
@saalahyare369
@saalahyare369 2 жыл бұрын
Mujahid bu aha alle haunaxaristee sayidku ee somalida fahmiweyday o waliged an umidobin danta gud .
@hassannur8022
@hassannur8022 2 жыл бұрын
Waa Taariikh been ah Ka bilow sawirkii Siyaad Barre
@user-vj5kt2ej5l
@user-vj5kt2ej5l 2 жыл бұрын
Waaaw
@holac7
@holac7 3 жыл бұрын
I.a somalia 2040ka weela sooolaban wixi kamaqan oodhan
@jamamohamedhersi6183
@jamamohamedhersi6183 5 жыл бұрын
Soomaaliya soomaali baa leh 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@hudayfedaror7850
@hudayfedaror7850 4 жыл бұрын
Maxame 57
@hudayfedaror7850
@hudayfedaror7850 4 жыл бұрын
4
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 3 жыл бұрын
@@abdulnsheikh7009 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Ala maxad riyootay Dhib maleh iskaga jir riyo malmedka
@abdikarimsubeer8665
@abdikarimsubeer8665 4 жыл бұрын
Somaliland❤
@khalifmohamud2204
@khalifmohamud2204 4 жыл бұрын
Abdikarim Subeer inteee ku taal somaliland 🤔
@khaalidgabiley9775
@khaalidgabiley9775 4 жыл бұрын
@@abdulnsheikh7009 BEEN BADANAA AQOON YHN BUU ISKA DHIGYAA
@mohametabdisaahid5171
@mohametabdisaahid5171 2 жыл бұрын
Cajiib.
@abdiazizwarsamedahir348
@abdiazizwarsamedahir348 3 жыл бұрын
Okey
@fuadcaska1594
@fuadcaska1594 3 жыл бұрын
Somalida keep goin
@ykhalid182yusuf6
@ykhalid182yusuf6 2 жыл бұрын
Jabtuu meeday
@alisamatar4225
@alisamatar4225 3 жыл бұрын
It is a very bad history that the enemy thought Waa taariikh aad uxun oo cadoow u fakarey umadaas
@mohamedcabdi7473
@mohamedcabdi7473 Жыл бұрын
aawey jazirada suqadra wa hilmaamten
@axmedyuusuf7269
@axmedyuusuf7269 5 жыл бұрын
Ok
@abdibasidmohamedkilas1825
@abdibasidmohamedkilas1825 3 жыл бұрын
ma jiraa book ama source kale aan warbixintan kaheli kro aydoo qoran
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 2 жыл бұрын
Guul somaliland
@maxamedcaliyuusuf6152
@maxamedcaliyuusuf6152 2 жыл бұрын
Koley sayidku wuuna qaldanaay waxyaabaha qaarna wuu ku saxnaa.
@gulaafemahad6293
@gulaafemahad6293 3 жыл бұрын
Somaaliya 💘 P
@cescoxaad9364
@cescoxaad9364 3 жыл бұрын
dhulka itoobiya dadka dagan urur qudha may lahayn waxa u hadlyay dadka somaliland salaadintan u shegaya ee london lageyay waakuwi habar awal iyo habar yonis mesha deganka somalida dadka dagan ba ladagay
@jablibaax2941
@jablibaax2941 4 жыл бұрын
Somia🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴love
@ramaaguda5281
@ramaaguda5281 2 жыл бұрын
gajo aya iy dil dhulkas inan soo celyo aya iga go aan
@saalahyare369
@saalahyare369 2 жыл бұрын
Dalka idinka lehe dawladmad unoqotan, sayidku dadka wa kahoreyay iyo darawishtisiba, xuma somali wax lodhinto ma'aha.
@yuusufadan8800
@yuusufadan8800 2 жыл бұрын
Jamuuriiyada Barakaysaan ee somaliland guul iyo goobaniimo caadawgeenu hajaabo somalilandaar guul iyo goobaniimo
@ahmedmedwaismed2086
@ahmedmedwaismed2086 2 жыл бұрын
Wakhtigaa somaliland garatay inay isku darsadaan somalia ayay konfurtuna garan wayday aynu cadaalad ku qaybino, Waana ta keentay inay burburto wixii la odhan jiray soomaaliya, Dhashayna inay jamhuriyadii somaliland xoriyadedii 26 june 60 kii soo ceshato. Somaliayadii konfurtuna kala firirtay noqotayna Jubalan Puntlan Hirshabele Konfur galbed Galmudug iyo qaarkaloo badan. Xiisihii shacbiga somaliland qaaday waagaasi ayaa maantana dhalay inay dib ugu xiiseen jamhjriyadii somaliland jiritaankeda. Cabdirasaaq oo wasirka arimaha gudaha ahaa ayaa cadaynaya inay xukumadii iyagu wada qaateen, hadana runtii ka gabanaya oo ku leh waxay doonayaan inay wadanka kala gooyaan. Ma isagaa u soo halgamay 26 june ? Halkuu joogay ? Muxuu ahaan jiray aqoontiisu halkay gaadhsisnayd ?
@engahmeddaahir9713
@engahmeddaahir9713 2 жыл бұрын
1
@AL_shahada
@AL_shahada Жыл бұрын
Sede ugu darsaden hadana udirirayen jigjiga iyo itobiya qalif cali galer shufto uahaa calanka itobiya elatare kuma darsana dad iskuxigana maxa lesbaroya jabuti losameyay itobiyana kula saaxibtay aqir elatare kulmen ordogan wadan dadow shirako yakenay qadar
@taariikhogaden1029
@taariikhogaden1029 3 жыл бұрын
Ethiopia runtii taariikh baal dahab ah ayay aduunka ku leedahay MashaAllaH, Somali hadaan nahay faan been ah ayaan wadnaa
@ramaaguda5281
@ramaaguda5281 2 жыл бұрын
xawashi a tahay galakoreyda tahay
@taariikhogaden1029
@taariikhogaden1029 2 жыл бұрын
@@ramaaguda5281 hhhhh maya wll , lkn wax la xaqiri karo maaha
@hassannur8022
@hassannur8022 2 жыл бұрын
Waa Taariikh been ah
@IsbadalCusub
@IsbadalCusub 9 ай бұрын
Tariikdan been badan ayaa ka buuxdo iyo inkiraat, tariikh la qabyaladeeyay weeyaan
@bukaaseglobal6909
@bukaaseglobal6909 4 жыл бұрын
Somli land
@axmadjamaalaxm5954
@axmadjamaalaxm5954 2 жыл бұрын
Gabagabo
@galadyusuf2110
@galadyusuf2110 2 жыл бұрын
llN
@khaalidgabiley9775
@khaalidgabiley9775 4 жыл бұрын
BRITISH SOMALILAND PROCTECTRATE
@abshirhussein6752
@abshirhussein6752 3 жыл бұрын
There nothing called somaliland but there is Somalia even map it doesn’t show the map somaliland this cheap history
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 3 жыл бұрын
Remind me somalia is a failed state right? 🤔 For how many years again? Before you start dissing make sure you got a country you are proud of first dummy
@user-lz8xz2wt4w
@user-lz8xz2wt4w 3 жыл бұрын
@@ayaanmohamed1862 re😊meind me where is somaliland is new country coz i never see Somaliland passport🤔🤔 Somaliland means dhulkii ☺️somalida
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 3 жыл бұрын
@@user-lz8xz2wt4w ohh dear 😀😀 Just because you havent seen something doesnt mean its not there bro And btw somalinimadu wadan kuma xidhna wlle There are 5 somali countries (regions) and it always has been that way hence the star So Somaliland has been a country before we united with somalia , or did you not study that in history 🤔 🙄
@user-lz8xz2wt4w
@user-lz8xz2wt4w 3 жыл бұрын
@@ayaanmohamed1862 ina adeerow kulama yaabaayo waxaad ku nooshahay qiirada murtadka muuse handaraab iyo Feysal faaruq oo shacab badan soo xasuuqay Boorama adiga ma lihid waa dal madax bannaan Awdal land baa la yidhaa haaye sool iyo sanaag daraawiishta baa dagan marka somaliland aad sheegeyso ma burco iyo Hargeysa bal ii cadee bal meesha waxaad xiisa u qabtaan xasuuqii mar laaba😏😏😏😏😔d gandaalo madaxa la idinla dhacayaa baan ku idhi hadaad meel fadhiiso weydaan 😂😂😂😁
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 3 жыл бұрын
@@user-lz8xz2wt4w 😅😅😅 kolay qof aan waxba ogayn uma xumid o cilmi iyo caqligaba ka arradan Sool iyo boramaba anon dagin ban u taliyaa kow dhe Sanaagna 80% isaaq ba iska leh, darawishta ad shegaysana maba dagan sanaaag dhul yaqaan banad ahayne Warsangali ba daga Waxa fiican mesha ad ka hadlayso inad garanyso hadi kale qof iska hadlayo on macno ku hadlayn sida imika unbad noqnaysa Xasuusqa ad sheegaysana iskama fadhiisane wanigi aarsaday ee dhaxalsiiyay afweyne in u suuli african ku bakhtiyo Cadho iguma hayso tasina hadii mantaba an darood dhulkoda ugu taliyo 😅😅
@calicilmi5273
@calicilmi5273 2 жыл бұрын
Bataatan waa been khariidadan isaaqu dib ha uga noqdo dhulka beenta ah Haku laabteen cadkoodi yaraa ha u noqdeen
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
Taariikhda Soomaalida  Qaybta 2aad
1:39:43
BAADIGOOB
Рет қаралды 27 М.
TAARIIKHDA SOOMAALIYA - XILIGII GUMEYSTAHA - QEYBTII - 1
53:07
Abdirizak Abdullah
Рет қаралды 69 М.
Dollo Ado: Building Refugee Economies
12:29
Refugee Studies Centre
Рет қаралды 43 М.
taariikhda somaliya 1950
26:40
Universal Somali TV
Рет қаралды 461 М.
1870 Taariikhda xamar iyo xamar daye
33:44
SOM MEDIA IN uganda
Рет қаралды 89 М.
SHEEKADII ADUUNYO KHATAL IDAAJAA
43:06
QARNI JOOG TV
Рет қаралды 590 М.