1870 Taariikhda xamar iyo xamar daye

  Рет қаралды 88,348

SOM MEDIA IN uganda

SOM MEDIA IN uganda

5 жыл бұрын

taariikhda xamar iyo xamar daye xiligii gumeesiga talyaaniga ka hor wareysi xiiso leh oo arintaas quseeya halkan ka daawo

Пікірлер: 129
@alihajiayanahmed9352
@alihajiayanahmed9352 Жыл бұрын
Xamarmooryan aan u dhalan ba biliqaku habsatay ilaahay ha ka xoreeyo. Mooryanta maanta Inshallah.
@halimoiman4890
@halimoiman4890 9 ай бұрын
Cumrigiisa Allah ha u barkeeyo jizaakumullah Khayran
@sacdiyofooljaawe5459
@sacdiyofooljaawe5459 5 жыл бұрын
Waagaas isqarxis majirin ciil badanaa ala fiic needaa ilaahow qaraxaan naga dhamee balaayada
@seylicisoomaali9272
@seylicisoomaali9272 5 жыл бұрын
Jecliyaa Xamar. Allaw dhawr #Xamar.
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 9 ай бұрын
odayga boondheere iyo wardhiigley ooka tagay madiina kulahaa madiina 1970 wixii ka dembeeya lee la degay
@abdulhamidabdulahi704
@abdulhamidabdulahi704 2 жыл бұрын
Masha Allah allaha ha u naxristo. Unsane.cali.axmadey
@hayadadam3312
@hayadadam3312 2 жыл бұрын
Markaa afsoomaliga yaa ka barateen mise afsoomali gana waa la timaadeen 😀
@irshaadaweys3003
@irshaadaweys3003 Жыл бұрын
Dadkaasa maanta kuleh XAMAR anaga leh oo shalay LUGAHA NUURIYADA logelin jiray
@moolcaliyow
@moolcaliyow 3 ай бұрын
Miyaadan ogeyn in dadkaan marka meesha XAMAR ku yaal ay imaanayeen in DAD xoolo ku ilaashan jireen. Miyaadan ogeyn in DADKAAN aysan dhulka kala imaan ZANZİBAR ama ARABIA!
@caamirdhabato8858
@caamirdhabato8858 5 жыл бұрын
Masha allah
@kingfariid9971
@kingfariid9971 Жыл бұрын
Masha alllaah.
@NOURMOHAMED-lg8sc
@NOURMOHAMED-lg8sc 2 жыл бұрын
Mansha Allah
@user-ds1oe2ei5j
@user-ds1oe2ei5j 6 ай бұрын
Xamar ray waa laguh xumayeh yah kuh xal marintanah Markah barisamadkih iyo matah siday tahay xamar waa kaf iyo kalah dherih ee ilahaay hanosoh celiyo nabadih talay xamar wayadih horah oo kaleh umadah somaliyed nah ilahaay hamidayo khabilkanah ilahaay hasaroh amiin yah alaaaaah
@yasinahmedosman82
@yasinahmedosman82 Жыл бұрын
Alle Yaraxma Aamiin Yaarabbi
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 3 жыл бұрын
Jamaal jabiye reer ceelgabbta uu ahaaa Rest in Peace
@MohammedMohammed-eh8dy
@MohammedMohammed-eh8dy 4 жыл бұрын
Carabta wa imaden
@aamir7475
@aamir7475 3 жыл бұрын
Itoobiyaan way yimaadeen kuushi
@aliyare8254
@aliyare8254 19 күн бұрын
Dadkii nuuryada cagaha loo marin jiray ayaa maanta ku dhahayo xamar anagaa iskaleh aduunyo
@jaalesiyaadukliverpool4287
@jaalesiyaadukliverpool4287 Жыл бұрын
Wallee muqdisho taaariikh bey so mrtay
@Abdalahasan123
@Abdalahasan123 4 ай бұрын
Reer xamarka waxay isugu sheekeeyaan waaye, wax kajiro ma jiro
@Dabayare
@Dabayare 4 жыл бұрын
Ingiriiska ayaa furtay wadadii tareenka & telefoonada. Kiinya ayeey latageen iyagoo aargoosi uga jeeda & deen ay ku leeyihiin gardarada Italiyanka.
@jaalesiyaadukliverpool4287
@jaalesiyaadukliverpool4287 Жыл бұрын
Magaalo waa magaalo Qaran
@abobasement346
@abobasement346 6 ай бұрын
Xamar waxaa xumeyay kuwih qawanah e kah yimid gobaladah dhaxeh 1991 moryan bah cuntay xamar
@ZahraHAli-wt2gm
@ZahraHAli-wt2gm 2 жыл бұрын
🙏👁👁🙏
@abdulqadirsalim8594
@abdulqadirsalim8594 2 жыл бұрын
A.M.SALIM SHINGAANI ILAAH WAXAAN KA BARYAYAA IN SOOMAALIYA AY NOQOTO WADAN FIICAN OO QANI AH IN SHARCIGA LA RAACO ILASH BAA BARAKEYNSYAA SOPMAALIYA DADKA GURYAHA XAMAR EEYNE IYO SHINGAANI DHAMAAN LAGA SAARO OO LOO DHIIBO QARAMADA MIDOEE IN DHAMAAN AAN U NOQONO 👍👍👍🗣CABDULQADIR MAXAMED SALIM SHINGAANI EX ARJI QORE 900 XAMAR EEYNE
@fadumoali9380
@fadumoali9380 Жыл бұрын
Hi
@lulali6059
@lulali6059 2 жыл бұрын
Kali asaayle waa Markii talyaniga uu gumeeysanayey lakin kahore ayaa la rabaa waxii sii joogeen
@cabiraxmaanaxmad361
@cabiraxmaanaxmad361 3 жыл бұрын
Mudafar waafaraca albusaydi abu sacid barqash wana mas kaxda boqortoyada rer cuman 1wiil aana kajogo
@abdikaabe3662
@abdikaabe3662 Жыл бұрын
4 xamar waa xamar weeyne,xamar jajab,shingaani iyo caambo/cabdulxasiis.
@mariamkaydsane823
@mariamkaydsane823 5 жыл бұрын
Allaw barakee ooqurxi xamar
@mariamkaydsane823
@mariamkaydsane823 5 жыл бұрын
#xamar
@user-ds1oe2ei5j
@user-ds1oe2ei5j 6 ай бұрын
Amiin amiin amiiiiiiiiiiiiiin
@rukiamohamud
@rukiamohamud 5 жыл бұрын
Inta ay Soomaalida xurriyadda 1960 waxaa ka horreyey dawladda daakhiliyaada ee maaamuleeaysa dawladda Taliyaanga 1950 ilaa 1960 mandaatekaas siisay UNka!
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 4 ай бұрын
Talyaaniga iyo Aasiyaanku waxay ahaayeen gumaysi gumaysi bedelay
@lulali6059
@lulali6059 2 жыл бұрын
Adeet taarikhda waa aad ka kala tagtey. Reer xamar waa aay hilmaameen in xamar mataan ku soodhaweyen reer xamar ka na mataan ayaa siiyey oo ayaga ayey degaan ka niqdeen sidaas darteed ayaa loo dhahay xamar iyo xamar daye lakin aaway hee yaa woraayo taariikhda dadkeena oo afgaaban ayey intaas ku noqoteyee.
@yasinahmedosman82
@yasinahmedosman82 Жыл бұрын
Taariikhda Nabadoonka uu ka sheekeynaayo dadka diidan ciil miyaa haayo ar soomaalida qaar dhib badanaa Nabadoonka Hadda wuu dhintay Alle Yaraxma
@Brownjr00
@Brownjr00 Жыл бұрын
I’m confused 😂 wareer
@libaaxcobra5986
@libaaxcobra5986 5 жыл бұрын
Adeyga tariikhdiisa sax ma ahan..... waa la yiri lee waaye
@mohamedhusseinofficial9255
@mohamedhusseinofficial9255 3 жыл бұрын
Waayahayee meesha tan sax da laga heli karo manoo sheegtidoo hee
@MohammedMohammed-eh8dy
@MohammedMohammed-eh8dy 4 жыл бұрын
Wax ma ogo
@mohamednoor2884
@mohamednoor2884 4 жыл бұрын
Aaway xilgii ajuuraanka katalinaayey somaliya
@mohamedhusseinofficial9255
@mohamedhusseinofficial9255 3 жыл бұрын
Adiga wax nooga sheeg please
@lulali6059
@lulali6059 2 жыл бұрын
@@mohamedhusseinofficial9255 aniga ayaa wax yar kaga shegayo, adeerkan hada wax u dhaw ayuu u shegaya 1900 centers ayu ka sheekeynaya. Reer xamar xamar waxaa ku soo dhaweeyey mataan cabdulle waa wacbuudhan abgaal ayaa deganaa koow dheh! Ajuuran ayaa awalkii hore 14-15 center ka ahaa boqortooyada ok, marka ajuuraan iyo mudulood hiraab ayaa wada deganayeen ajuuraankan boqorka meesha canshuurta iyo xukumada bixiyo oo meesha degaankaas looga dambeeya ayuu ahaa, marka ajuuraanka boqorka ah gabdho ayuu dhalay wiilal a wuu dhalay lakin gabdhahiisa mid kamid ah ayaa oday cimaan ka jecladey oo ay ka doonteen oday cusmaan gabadhi ayuu ajuuraan ka doontey, odayga ajuyraan ma uusan la rabin wiilkan gabdhiisa lakin waa uu xujeryey wiikii gabadha uu ka rabey ee ahaa cusmaan, sedex waxyaabood ayuu u direy wiilkii gabadhiisa kasoi doontey, waxuu dhahay iikeen, lax bara baro madoow oo kookiobin leh, iyo wax biyo iyo baad ah, iyo ul dhiriir badan oo cirka u dhaw oo dheer. Wiilku waa nin wax rabee gabadhi ayuu u sheegey markii ay is arkeen, waxuu dhahay aabaha waa uu I xujeeyey oo sedexdaan walxood ayuu ii direy aniga na ma aqasno meeshii ka keeni lahaa, waxeyy dhahdey gabadhii waa gabar aabaheed taqaanee, biyaha iyo baadka waa qaraha ee qaraha u soo miir una keen qaar kamid ah, lacdana anaga ayey xoolaheena ku jirtaa ee markaa xoolaha biyaha siineeyno ayaa isku daayneynaa orgiga iyo lacdaada markaa lax midabkaas leh ayey na iska dhalidoonan markii ay laxda ku dhasho na u keen, mida usha dheer waxaa dhahaa aabow mid ka eg ushaa rabto San ku soo jimeeyo ama ku soo faceeyo ii keen kadib waa kuu keenaya. Marka odeygii boqorka ahaa ee ajuuraan waa uu fahmay in ay gabadhiisa sirta ka bixisey kadibna wiilkii cimaan ka dhahayey sidaan ayuu ku siiyey gabdhiisa waa uu u guuriyey , kadib na cunugii ugu horeeyey ayey u dhashey oo ah cali cismaan oo loo yaqaano (Abgaal cismaan). Gabadhii cunuga dhashey waa ay ka dhimatey odeygii cismaan ahaa oo hal wiil rajo ah ayey ugu tagtey oo wali saqiir ah ee u baahan hooyafiisa naadkeeda, odeygii ajuuraan ahaa wiilka ma uusan jecleeyn oo matwaliba waa isku dayi jirey in uu dhinto lakin Allah ayaa badbaadin jirey, waxuu dhihi jirey haloo dhigo geelka markeey soo hoyanayan jidkiisa didaas na haku dhinto cunugii, naag adoon u aheyd oo jareer aheyd ayaa xanaaneyn jireyey wiil kii yaraa ee rajada ahaa ee boqorka gabadhiisa ka dhimatey dhashey, maamadiicadoonta aheyd Allah ayaa odoon loo wadayahayee lakin waa erigii markaas loo isticmalayey, adoontaas ayaa naadkeeda soo nuujisey oo ku sadaqeysatey sawiirka hooyada laheyn habeenkiina aabahiis oo shaqada ka imaado ayaa heeysan jirey. Kabacdi sida xeerka meesha yaalay boqorka gabar kale ayuu lahaa dadkii gabadha ka qabay ee hada na ka dhimatey ayaa hadana gabadhii kale u soo doonteen odey cismaan marlabad, boqorkuna waa uu siiyey maxaa yeelay Hadii aysan gabadhiisa cunug ka tagi laheyn ma uusan siin laheyn gabar kale sidaan darteed ayuu isku dayeyey inuu cunugii dilo, Allah dilaa dhinto wiilkii aayadiis ama habar yartiisa ayuu aabihi soo guursadey, hadana markery wiil kale u dhashey gabadhii kale na meesha ayey kaga dhimatey. Cismaan kal kaan wuu Dey gabar kale kama doonanayo boqorka ajuuraan maxaa yeelay gabdhahiisa ayuu habaar kaw kaga siiyey ama uu sumeryey Allah waclan, so ajuuraan waxbadan ayey soo talinayen laga yaabee in ay 24-15 center kasii hore xitaa joogeen, kadibna bowietooyadnimadoda ayaa dadka dhibsadeen , waxaa ladhahay marabno inaa boqortoyo inoo sii ahatan ee na dhaafa ayaga na waa ay diideen maxaa yeelay fardooyin iyo falaaro qatar ah oo dadka kula dagaalami jireen ayey heeysteen oo hubkooda ba sidaas ayuu ahaa ciidamo badan oo fardo ku socdaan ayey lahaayen, kadib markeey diideen intii muqdishu deganayen Ed qabiil ayaa dhinac ka martey oo lasoo racdeeysanayey ilaa balcad, tariikhda xitaa waxaa ayeyadey ka sheekeynsey nagu soo gaarsiisey xitaa balcad markeey imaadeen I looga daba imaadey oo balcad lagu gubey, magaca balcad ba sidaas ineey ku baxday oo balcad waa dambas cad sidaas ayey ayeyadeey awootadeey ii sheegtey. Marka muqdishu waxaa ku sii hareen faracii ajuuraan gabadhooda dhashey ee abgaal waana faraca ajuuraan, abgaal nac aa sedex harti iyo wacbuudhan iyo waceeysle marka dhinabaca Bada waxaa soo marey degaan ahaan wacbuudhan abgaal, wacbuudhan na waxaa uu sii dhalay galmaax , galmaax na waxuu sii dhalay mataan cabdulle, mataan na waa kan reer xamar soo dhaweeyen ayagoo reer xamar bada doon ku keentey kasoo dejiyen, xamar na waxeey ugu baxdey loda ama saca gaduudan ayey caano kadoo maslijireen, xamar magacaas loda ama saca ayaa ladhihi jirey , cidaas loda ama saca gaduudan caanaha inooga soo gada, dadka Markii magaalada ka daba imaadey waxii lo ama sac dhaqatadii waa aay sii durqeen mee dadka ka fog yihiin ayey ascdooda iyo caanahooda kasii aadeen maraban meelaha buuq noqotey lakin wali waa ay imaan jireen oo caanahii iyo coowskii waa ay keeni jireen, markaas ayey dhaheen xamar iyo xamar daye, maxaa yeelay baadiyaha mataan Cabdulle kama fogeen ama kam dheeranin xamar ayaa laga wada xamar iyo xamar daye. Oo reer mataan ayaa iskalahayen meelahan baarlamanka ah iyo eerborka ba, taariikhda dgaheeyso bartii birkaanle duulshe ayey baarlamanka leeyihiin. Sidaas darteed mataan Cabdulle ayaa ka noqon jirey duqa magaalada maadama ay ayaga U badnaayeen banadir xamar. Hadana waxaa gursiga ku matala cumar finish inkastoo ay mataan leeyihiin kurdigaas hadana waa nin wacbuudhan abgaal ah cumar finish sidaas ayaa loo qeeybsan jirey markii ay nabada jirtey wadanka maadama aynu nagay qsbiilo badan sidaas ayeynu iskaga saarey gumeeystaha wadamada Hale ka yimid markii ay na gumerysan jireen talyaanigii, adeer kaan la wareeysanayo markii talyaanigii lee bo ka hadlooya. I hope inaa wax yar kaaga sheegey intaa ka ogshay oo ayeeyadeey iiga sheekeen jirtey.
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 2 жыл бұрын
Ajuranka kadiib ayay so dageen
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 2 жыл бұрын
1930 wa during colonisation
@ayannur9480
@ayannur9480 4 жыл бұрын
Ninkan wax badan ma ogo 🤪
@ibrahimalrashid3779
@ibrahimalrashid3779 9 ай бұрын
Bargash 1870- 1888 ayuu ahaa
@omartaajjir2883
@omartaajjir2883 2 ай бұрын
Waxka barta tariikhda soomaalida
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 2 жыл бұрын
Waxaa waatariikh laakin yaa fahmaa
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 Ай бұрын
Xamar waxaa iska lahaa dadka cad cad ma carab baa ma hindi ma yahuud baa ma faarisiin baa mooyi😊
@musseabdulle2250
@musseabdulle2250 5 ай бұрын
Dadkaan shisheeyahaa oo caytamaya, boqortooyadii ajuran waxaa bedelay bortooyaddii hiraab. Waxa uu sheegayo waa sheeko jareer,wax ka jirana ma jiraan.
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 3 ай бұрын
Tii lagaa sooooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo walee wacadala iyoiyo bilyans yeraasss jirtoiyeyda fil wax laguma aha murwodumaroo yariisEEy samsamEey yartayarta dagan fariidad qiimobadan qaayodumar lagufarxeeeey baa layga yiraahdaa dumar.badnaa qatraaaayEEycaday
@brotheraliali5166
@brotheraliali5166 Жыл бұрын
15:55 Portuguese? Portuguese waligiis Somaliya ma qabsan. 16:36 Malik Al-Mudafar ma jirin haddana jiro - wuxuu ku qaldaaya --- dadka looyaqaaney "Musafir" oo la baxey Banaadir. Musafir waa wax la micna ah "safaraa" oo cid safar ku timid ama qaxooti ah. Reer Banaadirigu lama baxaan Musafir waayo micnihu waa qaxooti. Boqor Musafir la dhihi jireyna waligiis Somaliyaa xukumin.
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 3 ай бұрын
Noloshaydaba waayahayganaba.ilaa yawmulqitam sooo jireen caadi.iyaaa inbaa hEE hEE labaloigareeyaa blokedbloked hadiiba.blokedbloked
@mdeeqhassan4940
@mdeeqhassan4940 2 ай бұрын
Tarikhda dhaw ayu ka hadlayaa away boqortoyadi imam 1700 cen tarikhda u ka hadlayo wa 1890 wa hada dhaw
@ahmedmaxamedcali2632
@ahmedmaxamedcali2632 Жыл бұрын
Waxaaway diisaa imaanka abgaal maxaa yahay waydii
@alimaoabdi9659
@alimaoabdi9659 11 күн бұрын
War benta dadka kadhaf.
@4uchannel169
@4uchannel169 5 жыл бұрын
Mida kale mudafar somaliya ma imaday mase banankalo ka xukimi jiray 0
@halabashalo32
@halabashalo32 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkk waliga balayo haka sheko waxasi wax hir galaya maha
@4uchannel169
@4uchannel169 5 жыл бұрын
17:20 tarikhda mudafar ila intu ka yaqaan adeerka ya i wediya
@libaaxcobra5986
@libaaxcobra5986 5 жыл бұрын
Tariikhda odeyga sax ma ahan
@mowmaal
@mowmaal 5 жыл бұрын
Qabiil jecel war was sad kasoo jeedaa Oromo 🤣😂😂😂
@4uchannel169
@4uchannel169 5 жыл бұрын
Mku fhmin
@lulalinur959
@lulalinur959 3 жыл бұрын
ASC ODAYGAAN WUU ISKU DAR DARSOOMAY WAAYO REER XAMARKA AYGABO DOON AYEEY KU YIMAADEEN WAXAANA XAMAR DEJIYAY MATAAN CABDULE
@lulali6059
@lulali6059 2 жыл бұрын
Sax , waa aay hilmaameen in xamar mataan ku soodhaweyen reer xamar ka na mataan ayaa siiyey oo ayaga ayey degaan ka niqdeen sidaas darteed ayaa loo dhahay xamar iyo xamar daye lakin aaway hee yaa woraayo taariikhda dadkeena oo afgaaban ayey intaas ku noqoteyee.
@musseabdulle2250
@musseabdulle2250 5 ай бұрын
Eeshiyaan imigraantiska markavaad wareysaneysid. Dadka dalka iska leh maad wareysatid?
@muktaribrahim7397
@muktaribrahim7397 5 ай бұрын
Ingiriiska ganbo iyo rubiyad bu laha wa beenti reer xamar 😂 dhururuq kulaha
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. Жыл бұрын
21:10 😂. Sonalida baa taa isku wacan, Halagu Maleeyo, Waa caadi, Lakiin Intaa Sano Saa halaguu bahdilo, Wabina laguugu gudbo. Nin kale Oo Walaalkaa ah baa ka raali ah, Oo Lacagtaa yeeysan kaa goin-Damiirtuisa ku gata. Gaalkuna midnimo iyo isku duubni buu heerkaa ku gaaray. Marka . Cadowga Somaliya waa Qofka Jagada U haaya Qabiil walba?- Kala heentaa Qaran beey Magac iyo lacag ku helaan. Qaran-Mid ah na Shacabaa beey ka mid noqdaan, Oo Maxkamad-Qaran baa lagu Kala bixi. Lakiin Qaran Xaquuq leh buu noqon iyo Nabad. Lakiin Sidaan Maanta ku Jirno? Iyo In Eey Doowladu Danbiilaha Eey Ugaaskiisa Kala hadlaan ineey Xiraan Ama Ganaaxa 🤔. Somaliya Qaran ma noqoto 200%.
@user-ds1oe2ei5j
@user-ds1oe2ei5j 6 ай бұрын
Khabil bah kharan kadhigtan somali dah matah jogtah
@Hillyeh
@Hillyeh Жыл бұрын
A nice prank. 😂🤣 You should have asked him how many somalis he killed as a Yemenite Italian soldier...
@shamsocabdi2661
@shamsocabdi2661 Жыл бұрын
Odayga isagu xiligu ka shekeynayo xaguu dagana wuxuba ku leyahay afar dagmey ahayd xamar Wayne Shangani madiino wa beri kkk madino waba hada dhow kkk away xamarjajab shibis Boon dheere Tariikhda u ka shekeynayo waa taas kkk Ciyaal weeraa xitaa madiino ay waxyar ka horeysay !! Somalida yang la waraysan marka lagu leyahay saan camala arkee
@Aweysaxmedcali
@Aweysaxmedcali 3 ай бұрын
Kkkkkkkk abgaal xamar dayee Ayuu ahaa lugtaa nuriyaa loogelinjirey hadaa maakaa yeelayan
@mohamedabdi1985
@mohamedabdi1985 5 жыл бұрын
Kan wariye maaha odayguna waxsaasa ma oga
@abdihakimabdirashid3696
@abdihakimabdirashid3696 5 жыл бұрын
hhhhhhhh odayga waxma oga Adigaaa wax og Waa caqliga qadaadwaynta
@abdihakimabdirashid3696
@abdihakimabdirashid3696 5 жыл бұрын
Hhhhh odayga wax ma oga Adigaa og Waa caqliga qadaadwaynta
@BLACKFOLKS5
@BLACKFOLKS5 5 жыл бұрын
Haa odaygani wax ma oga kkkkk xaguu Ku ilaaway boqortooyaddii Ajuuraan ,ee mugadishu ka talinaysay 1200-1745 Milaadiga ?
@mohamednoor2884
@mohamednoor2884 4 жыл бұрын
Odigaan taariiqda saas uma oga wuxuu kuleeyahay waaqabsaday yaalaga qabsaday waxaan oknahay in taariiqda uuka hadlaayo ajuuraanaa heeysatay boortaqiiska xeebta baraawo ayuu soo degi waayey ajuuraan ayaa kahortimid
@Mawahib215
@Mawahib215 2 жыл бұрын
Aba somaliyed aya tahay lkn tarikhdan wan ku wareray halkey kasocoto iyo halkey usocoto
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. Жыл бұрын
7:15. Ilaa iyo Hadana Xalane iyo Ajanabi beey, Xeer moodaan. Dal saa kuu bahdilay, Sidee baadan uga kabsan?. Muse Biixi na wxuu Yiri 😂 Garsoorihii-English ka ahaa, Baa Xuduuda Laascaano na siiyay. 7:10 Marka MA Gaalkaa Naga Damiir iyo Insi Fiican? Mise Qabiil-Iyo Xin Baan ka dhalanay. Anoo intaa soo maray, Cadaanba Dalka Kabo Kuma mareen Maanta,
@lulali6059
@lulali6059 2 жыл бұрын
Taariikhda sida uu uu reer xamar ku imaadey xamar ayaa hilmaantey adeer
@faadumomaxamed7686
@faadumomaxamed7686 2 жыл бұрын
Nacaskaan waxba makala oga Somalidii kale taariikhda Xamar wuu ka ilaaliyey ,doqonka Kambodja weydii ma ogola inuu sheego ,Madiino Siyaad Barra dhisay .
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 2 жыл бұрын
Sooaalida waa Samaale iyo Socoto... 3 qolo ayaa socoto ah waana:- 1) Gibil Cad waa Socoto (Qaxooti) 2) Jareer oo ka yimid Kenya " " 3) Daarood ka yimid yemen " " Samaale waa inta kale oo dhulka leh.
@ahmedadde1226
@ahmedadde1226 Жыл бұрын
Lo' (Xoolo) adoo kale ah wa kuw lagu magacaabo Gadaal ka gaar goob dumis, Qaxooti adaa ah e ku laabo baadiyahad ka timid.
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 Жыл бұрын
Ku noqo meesha aad hilibka ka qali jirtay
@user-ds1oe2ei5j
@user-ds1oe2ei5j 6 ай бұрын
Hawayah isgah waxuuh kayimid itobiyah dhulkah somaliya waa laguh wadah kulmey oo ninkastah dagan bukadagey ee somaliye dhulkuh waa indakhah ee iskaday khabilkah iyo kalah socah dadkah somaliya Markah hadad sidan kusocotin birinah kheyradkah dhulkah kirah bad iskuh dagaleysan ee iskuh kashadah oo walalo nokhodah waxad tihin dad is dhalay oo isgursadah oo iskuh dagan ah oo iskuh af ah oo iskuh dhan ah oo muslin ah ee iskaday nacebkah inkuh jirah Markah khabil bah inkalah fogeynayeh iskaday khabilkah askukalah socesin somaliyeey Markah somaliya hanolato hanah isracdoh ilahaay nah hadhexsaroh khabilkah kalah fogeyey umadah somaliyed amiin yah alaaah
@maqoslemaquuste9089
@maqoslemaquuste9089 3 жыл бұрын
Qolyahan cad cadka ah ee sheeganaya muqdisho. Dad kii idin ku soo dhaweeye idinkoo doonyo kuyimi. Ayaad rabtaan in aad ku qabsataan aduunow xaalka ba
@Fatima-hc5dl
@Fatima-hc5dl Жыл бұрын
Waryaa ilaahey kacabso beenta nagajooji. Xamar waxaa iskaleh dad cad cadka, idinkana qixii ayaa imaadeen idinku reer badiya ah oo dadka dhulkooda dhacaya. Xaqana ilaahey aa soo bixinaya yoom al qiyaamah, waana arki doontiin.
@Fatima-hc5dl
@Fatima-hc5dl Жыл бұрын
Allah tuug maalin cad dadka dhacaya ayaad tihiin
@maqoslemaquuste9089
@maqoslemaquuste9089 Жыл бұрын
@@Fatima-hc5dl maxaad haysateen horta oo niigali dhici xalwo iyo shushumoow ayaad karisaa nee😂😂
@HajiMufo
@HajiMufo Жыл бұрын
Xalwo iyo shushushmow waxaaska roonyahay badiyonimo
@user-ds1oe2ei5j
@user-ds1oe2ei5j 6 ай бұрын
War dadkan iskaleh xamar bukhalal sanoh bah jiran lala ah oo laskuh dhaxjiray oo leskursaday oo les xitiramijiray Markah dad sodagey oo kasoguray dagankodih oo xamar khaxodih kuyimid bah rabah ineey kalah dherayan abgal iyo mursadah iyo wacadan iyo rer xamar kubah Markah dadkan waa dad islah dagah oo isgursadah oo isyakhanah oo bokholal sanoh islah daganah Markah adinkoh sogashen sagashamadki xamar bad rabtan ineed colad kubertan ood isnacsisan ooy kalah caran Markah adah dagankinih ad kasokhaxdan rer habargidir xamar iskamah lihidin ee waxa iskaleh xamar abgal ismaan iyo mublan ismaan iyo mursadah ee iskah tagah xamar oo udayah dadkah iskaleh ogadanah inaad martih kutihin xamar gabargiday waxad ladihin dagankah galmuduh xamar nah xog bad kujogtan ee waa inuuh dagal leydinkah kun donoh inshah alaah oo dagal bad kutimadan dagal babah uguh baxidontan Aniganag waxa ahey gabar abjal ah oo dakanah adkagashen oo abahey iyo ninkeygibah uu janaral gey did kudiley hobiyah dagankodih cadaleh Markah rabih sahal nagah saroh rerkan habargidir xamar waa nadhiben ooy nakharxiyen ooy nah barah kiciyen ooy khabil naguh beran ooy walih naguh wadan dilkih kharsonah ee rabigey hanogah saroh anogoh nabad khabnah Xamar habargidir amiin Markah kanah ralih nokhodah hadad gan weydan xarfah oo gantah kudhacday ee ralih nokhodah colkah carah usokhoray iyo tarikh eey uguh sameyan rerkan habargidir oon ilawih wayey Markah somaliya hanolato khabilkanah rabigey hasaroh iyo intah kushakhesatah khabilkah ilahaay nah hamidayo dadkah somaliyed amiin
@Omra-qt7jo
@Omra-qt7jo 4 ай бұрын
Been badanaa
@BLACKFOLKS5
@BLACKFOLKS5 5 жыл бұрын
Haa odaygani wax ma oga runtii,,,,, xaguu Ku ilaaway boqortooyaddii Ajuuraan ,ee mugadishu ka talinaysay 1200-1745 Milaadiga ?
@mohamednoor2884
@mohamednoor2884 4 жыл бұрын
Dadka qaarkood weey qaldanyihiin markii uu qofka dantiisa kawaayo wuxuu leeyahay reerxamar carab waaye waayimaadeen horta qof majiro oo laleeyahay ninkaan waa somali dhulkuu kasoo baxay waa somali cid kasto dhulka waa timid daaroodka isaaqa hawiyaha digil iyo milif dhamaanba waa yimaadeen laakin waa lagu kala horeeyey waana waalagu kala tiro badan yahay reerxamar waa Somali dhalat ah oo boqolaal sano degen yihiin qofka somaliga ah oo yurub joogo 10sano sharciyuu kuqaataa xaqna waa kusheektaa iyaga maxaa udiiday yaan lais dulmin
@mohamedhusseinofficial9255
@mohamedhusseinofficial9255 3 жыл бұрын
Isha ka riday
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
majamed Noor isaaq 48 ilaa 50 kun oo sano ayaa lagu qiyaasay in ay geeska afrika joogeen reer xamar misa sano ayay joogaan?
@user-ds1oe2ei5j
@user-ds1oe2ei5j 6 ай бұрын
@@ijoxasan9132 Waa dadkuh dhashey oo kusih dhalay oo kakhab khatay horiyadah somalia Horbey sogalen xamar Rerkah layiradoh rer xamar
@King-gx1jt
@King-gx1jt 5 жыл бұрын
Xamar reer xamar aa iska leh. Waa la ogyahay laakin qofki been iska sheegaayo ha iska sheego ilaahay aa oo jeeda.
@abdihakimabdirashid3696
@abdihakimabdirashid3696 5 жыл бұрын
Hhhhhhhhhh Muhubtaaa ina adeeer
@King-gx1jt
@King-gx1jt 5 жыл бұрын
@@abdihakimabdirashid3696 haa wa huba. taliyaanada map ayaa sameesi 1910ki oo xamar halii oo degmo as ahay. xamar oo dhan waxas ahay lamo degmo.. XAMAR WEYNE IYO SHINGAANI ... haye yaa lamadan degmo ku badaan? wallahi hataa qabiilada lamada deganaayin hataa wa qoranyahay
@abdihakimabdirashid3696
@abdihakimabdirashid3696 5 жыл бұрын
@@King-gx1jt Haaaaaa ok
@najiibalpha9409
@najiibalpha9409 5 жыл бұрын
Xamar hg aya iska leh nio 👆
@BLACKFOLKS5
@BLACKFOLKS5 5 жыл бұрын
Reer Xamarku waa Marti soo Qaxday, ragbaana soodhaweeyey oo iska lahaay dagaankaas!
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 2 жыл бұрын
Dadka cad cad waa dad ka yimid bangaldesh, indiya, pakistan, iyo burtuqiis..
@jijaluup7873
@jijaluup7873 3 жыл бұрын
Beenloshiin tuug à tihin. Dadadbobeysan ku noqda dhulkina xamar baada darooda kaso galay badiyahana hawiya ka so galay daadse logu yimid réer Banadiri inta kale waa u siman yihin ismaciil cumar geeleebeenuu ididinka buxbuxiyey iska celiya xamar adinka leeh waa lo simanyahay habarta u sheeg béenta ad shegeysid oke
@jijaluup7873
@jijaluup7873 3 жыл бұрын
👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍 Koolateheh kabax mesha ok
@jijaluup7873
@jijaluup7873 3 жыл бұрын
Odeyga xabad ey ku hayan cano hadey keni jiren awey dadki sonkorta iyo beriska iyo bastada keni jirey kkkkkkkkkkkkk laba koxood o dhinacyada ka so kala galay iyo reero degeney ahayen sida horey lo shegay ruunta waa la ogyahay ok
@user-fh8pe9cs7v
@user-fh8pe9cs7v Жыл бұрын
Odeygaan hadalkiisa ma saxna si fiican iila fiiriya hadalkiisa
@ibrahimhassan4433
@ibrahimhassan4433 11 ай бұрын
Adagaan taariikhda somaliya shalay ayuu ka halayaa miskiin dadkii faraaciinta ka soo jeeday oo yahuudu slivers u aheed gibil cad oo sheydaanka barqash keenay iney xamar sheegato hawiye ayaa mas,uul ka ah dad kale oo soomaliya taariikhdooda been lagama sheego sorry hawiye goormaad dad noqoneysaa
@user-ct3jh2iz2k
@user-ct3jh2iz2k 8 ай бұрын
Odeygan afka baafka leh waa tuug xamarna maleh waa marti meel uu ka yimid na lama yaqaan was intuu dad dhulkooda u yimaaday baa saas u hadlayaa
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 9 ай бұрын
odayga maskaxdiisa maba joogta ex parlament dal jirka dahson ooka soo horjeeda waa degmada boondheere talyaani aa dhisay ooku dhahaa mana sheegin magaca boondheere seeku dhacday madiina oo 1970 la dhisay dadkii tumbuluq laga jabiye lagu bilaabay
@abdikarinismail9679
@abdikarinismail9679 2 жыл бұрын
Xamar daarood iyo dad isku dardar aasiyaan ah aa ISKA leh. Ajuuran been waaye, turjumaanada kuli daarood bay ahaayeen. Tareenka ninka masuulka ka ah Daarood aas ahaa, magaciisa Cumarey aa la dhigo jirey.
@awesabdi882
@awesabdi882 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@ismailkabul7424
@ismailkabul7424 2 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhh
@ahmedmaxamedcali2632
@ahmedmaxamedcali2632 Жыл бұрын
Waxaan way diisaa here faqay markay imaanaayeen yàa dameentay
Mogadiscio bianca e nera (Gianfranco Pagani, 1954)
11:05
DOCUMENTALIA
Рет қаралды 30 М.
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 1,6 МЛН
LOVE LETTER - POPPY PLAYTIME CHAPTER 3 | GH'S ANIMATION
00:15
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 513 М.
Serik Ibragimov - Сен келдің (mood video) 2024
3:19
Serik Ibragimov
Рет қаралды 1,8 МЛН