No video

SUUGAANTII ABWAAN AADAN CARAB | CAD HADUU CADHADA KAAGA DHACO | ABWAAN IDAAJAA

  Рет қаралды 204,233

SULTAN FILMS

SULTAN FILMS

Жыл бұрын

Cad haduu carada kaaga dhaco
amase ciidoobo
SUUGAANTII ABWAAN AADAN CARAB IYO BUUGII UU KA QORAY QORAA AHMED F ALI IDAAJAA
Xaflad lagu soo dhaweynayyay abwaan Axmed F. Cali "Idaajaa" & Bandhigga buuggiisa Aadan Carab (1917-2001) daabacaddii Hiil Press oo ka dhacday Qahira, Masar.
...
Connect with IBrahim CM
/ ibraahimcm
/ icm70
/ icm70
/ ebraahimcm
/ ibraahimcm
...
Follow SULTAN FILMS on
/ sultaanfilms
/ sultaanfilms
/ sultaanfilms
...
Follow ARTWORK STUDIOS on
/ artwork.studios
/ artworkstudioss
...
For bussiness inquieres
Sultaanfilms@gmail.com
Artworkstudioss@gmail.com
...
The official KZfaq channel of Sultan Films
Subscribe for the latest entertainment, music videos, and more.
/ sultaanfilms
...
#sultanfilms
#adancarab
...
Gabayada ugu miisaanka weyn Maansadii Samatar Baxnaan "Abwaan Axmed Farax cali" Idaajaa"
Maahmaahyo iyo sheekooyin murtiyeed "Qoraa Axmed faarax Cali Idaajaa"
Aadan carab Iyo Idaajaa
Abwaan Idaajaa, Qabyaalada iyo Suugaanta aan kala saarno
Aadan Carab oo si xarago leh ugu luuqaynaya gabayadiisii qaarkamida
SUUGAANTII ABWAAN AADAN CARAB IYO BUUGII UU KA QORAY QORAA AHMED F ALI IDAAJAA
Gabayga Xididka La Caayay | Axmed Dirir | Aadan Carab & Cumar Cigaal Suugaanta Sarkadhaban Buhodle
Dagaal Afeedkii Cali Dhuux Aadan & Sayid Maxamed Cabdulle
Silsiladii halac dheere oo dhamays tiran
Guul iyo Goob-joog 1984 "Abwaan Aadan Carab" Muhiimadu waa miisaanka Gabayga iyo murtidiisa
Salaan Carabay Abaal-dhaca 3 Gabay oo waa wayn"Soojeedintii Abwaan Yusuf shaacir"
Silsilad Suugaaneed dhex martay Aadan Carab, Cumar Cigaal iyo Samatar Baxnaan
Sheekadii Suudi iyo gabaygii aadan carab (Madhibaan,Reer khalaf,Reer hagar)
Gabayada Iyo Suugaanta Sarkadhaban Ragii Kibray Aadan Galaydh Sugule aadan Carab dheere Cartan Boos
Maansa curintii Saahid Qamaan iyo Aadan Carab "Soojeedintii Qoraa Idaajaa"

Пікірлер: 85
@farhiyabille331
@farhiyabille331 9 күн бұрын
Abawaaniiyo Darwiish gobanimo keeney Dhulbahante ayaa lahaa Alla ha barakeeyo ❤️🌷
@user-ke9xn9gq1w
@user-ke9xn9gq1w Жыл бұрын
Axmedoow adan carab iyo saaxiibadii taariikh weyn ayay uga tageen somali❤❤adiguna waad dhistay taariikhdooda❤❤
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Жыл бұрын
Abwaan aadan cadab geesi geesi dhlay bu aha ale godka ga unuuro❤🦁🦁❤
@calikhaan2792
@calikhaan2792 8 ай бұрын
Axmed-Idaajaa waa nin weyn, soomaalida taariikhdeeda iyo suugaanteeduna aad u yaqaannaa. Dadka halkan fadhiyaa badana madaxa ayay iska ruxayaan ee mawduuca qiimaha leh uu ka hadlaayo ma fahansana.
@Mohamuudrasta
@Mohamuudrasta 15 күн бұрын
😊😮😢😢
@mowliidahmed4164
@mowliidahmed4164 Жыл бұрын
Cad haduu carrada kaga dhoco Amase cidoobo caqli nimuu kuweyn yahay macuno Calafka qarkiise Anigana caruuraha yar yari weyga caynkaas Maxan adan carab kala hadlaa Caqilbaan ahaye..... AUN dhammaantod 😢
@FagaaseCiideed
@FagaaseCiideed 8 ай бұрын
Alle ha ku naxariisto awoowgay😢aadan yuusuf axmed aadan carab🤲
@user-cs7ly4lo2h
@user-cs7ly4lo2h 5 ай бұрын
❤❤😊
@NEWTHING.
@NEWTHING. Ай бұрын
Awowga caadi ma.ahan
@MOHAMADJanan-ss4sy
@MOHAMADJanan-ss4sy 11 ай бұрын
ADER AXMED IDAAJA CIMRI DHEER IYO CAAFIMAAD TAAM AH ALLE HAKUU BADIYO AMEEN YAH RABBI AMEEN ALOOW 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 SCW ❤️ SCW ❤️
@RahmoRahmo-yi4cg
@RahmoRahmo-yi4cg 11 ай бұрын
0😅😮😢 8:46
@AbdihakeamaadamIsmaaciil
@AbdihakeamaadamIsmaaciil 3 ай бұрын
Awoowgay aadan yusuf axmed maxamed godka lagu janee
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 4 ай бұрын
ALLAHA u naxariisto ❤
@AbdihakeamaadamIsmaaciil
@AbdihakeamaadamIsmaaciil 3 ай бұрын
Awoowgay aadan yusuf axmed maxamed allow godka unuuri
@maxamedattack1916
@maxamedattack1916 8 ай бұрын
Aadan axmed iyo❤caligeri axmed Waa labo jifo ah oo walaalo ah saasay xamasad baa kadhaxaysey tan iyo maantay labada wlo ahaayen 😅
@awilauthor5769
@awilauthor5769 9 ай бұрын
Abwaanada Soomaali ugu taariikh weyn waa reer Buuhoodle
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 Ай бұрын
Taarikh in la xafido suugaanteda ay waligeed joogto
@KhadraJamac-dp6hl
@KhadraJamac-dp6hl 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@AbdinasirAbdi-pn4kj
@AbdinasirAbdi-pn4kj 5 ай бұрын
❤guul hagar man
@fawziahmed3290
@fawziahmed3290 5 ай бұрын
👏👏👏👏👏
@fananD5lubi
@fananD5lubi 5 ай бұрын
Kuli alle hawo naxariisito
@garada6921
@garada6921 5 ай бұрын
Pro Idaajaa ilaahay Cimriga Hakuu Bara Keeyo Muxuu Suugaan Nooga SOO Lisay Abwaa Nadii Soomaliyeed love ❤️ Adeer idaajaa
@garada6921
@garada6921 5 ай бұрын
XAAJI AADAN CARAB WUXUU AHAA GEESI AFTAHAN ABWAAN AH OO KU GALAYDH YERYA GUULAHA GABAYADA UU KA GAARO INTII KADAN BAY SAY ALI AADAN GOROYO OO ISAGU AHAA NIN KII QAR NIGAA HOGAMINAYEY SUUGAANTA
@hadipodcast
@hadipodcast 5 ай бұрын
Hoyga suugaanta Buuhoodle
@Dulqusley
@Dulqusley 5 ай бұрын
“Ma walwalo qayaad iyo ninki wagardhac haystaye” Adan Carab
@abdillahi194
@abdillahi194 Ай бұрын
Haye caawa waaani iyo adi. Awoowe
@abdillahi194
@abdillahi194 Ай бұрын
Waaw
@abdifitahiman8165
@abdifitahiman8165 Жыл бұрын
Mid gasiinba u ahaa quule guriga uu joogay Aadan carab mareexaan kabahoow ladulmaray wale
@garada6921
@garada6921 5 ай бұрын
1917 Ilaa / 1990 iga dheh ilaahay how wada naxariisto AB waanadii Hore ee Naga Horeeyey
@garada6921
@garada6921 5 ай бұрын
AXMED DIRIR HALKAA ILAAH HAKA DHAAFO NIN AMBADAY HALKUU MARAY WAA ULA EKOONAYDE ABTIR SIIYIHII BAA I HODAY AADAN CARABOOW E
@abdillahi194
@abdillahi194 Ай бұрын
Nacam
@abdillahi194
@abdillahi194 Ай бұрын
Wiilashu waa qaalivdarayey ku dhamadeen
@apdulahizaajin4416
@apdulahizaajin4416 5 ай бұрын
Xikmad ayaa Ka Guuxaysa Dhamaantoood
@AxamedXasan-r5t
@AxamedXasan-r5t Ай бұрын
Axmed xàsan
@abdillahi194
@abdillahi194 Ай бұрын
Waas
@abdillahi194
@abdillahi194 Ай бұрын
Jiidhey alaw af ka haki goey
@SaedAmareh-b4b
@SaedAmareh-b4b 14 күн бұрын
Idaaaja nin qaabil weeye waa hadhaagii siyaad bare
@user-kt9lp1xu6h
@user-kt9lp1xu6h Ай бұрын
Dhamantood AHUN😢
@abdillahi194
@abdillahi194 Ай бұрын
Riyo
@abdillahi194
@abdillahi194 Ай бұрын
Laa shakaan ku ir8 awoo23
@abdillahi194
@abdillahi194 Ай бұрын
Haahe
@devvishqi179
@devvishqi179 5 ай бұрын
From: dhulbahante To: hawiye ____________________________ Laxdiyo dameeraha intaad lo'da daba joogtay Digirtiyo muufada intaad moxoga diiraysay Aniguna dalkaan uga dhignaa dayr biroo adag Dhaqankiyo waxaan daafacaa diinta sharafkeeda Tacabkana waxaan daba socdaa geela daaqiisa, Duunyana waxaan dhaqan, aqaan dahab dhalaalaya...😂 ....
@mubarakabassabdikheir
@mubarakabassabdikheir 8 ай бұрын
NInkaan Idaajaa Meeqa sano ayuu JIRIN KARAA
@SandheereMoha
@SandheereMoha 2 ай бұрын
😊❤😅😊🎉
@deeqaibrahim9152
@deeqaibrahim9152 7 ай бұрын
Alaw gabriga ku nuuri awoowo
@abdillahi194
@abdillahi194 Ай бұрын
Daliishu dadnimey ubahan tahey
@abdillahi194
@abdillahi194 Ай бұрын
Wale war iidaya awoowe
@abdillahi194
@abdillahi194 Ай бұрын
Sa igussocda awoowe
@FARHAN_805
@FARHAN_805 5 ай бұрын
Buuga magacisa
@abdillahi194
@abdillahi194 Ай бұрын
Kkkawoowe meeshu waa bablik
@kaderabdilahihabib1352
@kaderabdilahihabib1352 5 ай бұрын
Dhulbahante abwaan gobanima doonka kaqayb gala miyaanay lahaynba
@dhacdooyinkaqaartube9567
@dhacdooyinkaqaartube9567 20 күн бұрын
Ismaaciil mire maanad aqoon
@AbukarAbdi-wk6ey
@AbukarAbdi-wk6ey Жыл бұрын
Kkkk❤❤❤
@maxamedmaxamuud3640
@maxamedmaxamuud3640 Ай бұрын
Buuga magaciis aan raasade
@abdillahi194
@abdillahi194 Ай бұрын
Ointiga somali diey
@hamdi27889
@hamdi27889 5 ай бұрын
Libaro waa buuga uno cosa adigon garaney waba waa una cosa 😂😂😂😂😂😂
@abdillahi194
@abdillahi194 Ай бұрын
Baadho
@abdillahi194
@abdillahi194 Ай бұрын
Sax
@abdulqadirabdulhamid4080
@abdulqadirabdulhamid4080 11 ай бұрын
Wuxu leeyahay Qabyaladu khayr maleh Hada wuxu nosoo bandhigaya Odayaal Qabyaalad un ka gabyaaya 😢😢😢😢😢
@awilauthor5769
@awilauthor5769 9 ай бұрын
Taariikh baa laga hadlayaa😊
@arshefootballshorts
@arshefootballshorts 6 ай бұрын
Moskiin dee ma Cid aan aniga ahaynbaa gabayda silsilad aan buuhoodle ka bilowmanba ma jirto
@user-fx3ov5pv5i
@user-fx3ov5pv5i 4 ай бұрын
adigu keen mid aan qabyaalad aan ka gabyin oo suugaan yaqiinay
@Maxamedabdinuur10
@Maxamedabdinuur10 4 ай бұрын
Niman Darood ismail baa meesha tariikhdodi iyo kaftankoodi lagaga waramayaa ee iska carar adeer garan mayside
@user-fx3ov5pv5i
@user-fx3ov5pv5i 4 ай бұрын
@@Maxamedabdinuur10 usheeg darood ismaciil buu uyhy gabaygu af uyhy dheh say rabaan bay ka dhigayaan
@abdillahi194
@abdillahi194 Ай бұрын
Hee
@abdillahi194
@abdillahi194 Ай бұрын
Cosmaan caato iiga waran
@ayuubjayk2563
@ayuubjayk2563 Ай бұрын
Buuga magaciis
@user-de7jd3tz1m
@user-de7jd3tz1m 3 күн бұрын
😂😂
@garada6921
@garada6921 5 ай бұрын
Laba xiniin yood Aadan carab Xoogaagii Afka primo luuqada Talyaaniga ee Uu SOO Bartay Buu Baabah kaga dhigay ruugag Culustii Faarax Garaad kkkkkk
@user-ph3qm3hp8f
@user-ph3qm3hp8f 10 ай бұрын
Wax fiican maa dadka u sheegtid Dadka reer baare so somaali mahan
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 9 ай бұрын
Adigu maxaa sheegtay kkk 😅
@garada6921
@garada6921 5 ай бұрын
NAA IGA RAR REER KIINA KKKKKK WIXII KALE ILAAWAYE HADAAN AQALKA LAY DAADIN OO AAN AWRKA LAY DII DIN ALXAMDU LILAAH MOOYEE WAX KALE KUMA IRGOODEENE
@abdillahi194
@abdillahi194 Ай бұрын
Kkkk
@axmedcali9128
@axmedcali9128 11 ай бұрын
Nin yohow odaygani wa. Qabyaladayste qabiilo langaabuu waligiiba dadka baraa ma isagaa talow hartiya
@CarabShiikh
@CarabShiikh 11 ай бұрын
yaa laangaaba jaahiloow teeda kale haddaad laandheere tahay adigu maad soo bandhigtid intaa hhh iska ciilanoow
@qaranmediainc5513
@qaranmediainc5513 6 ай бұрын
Oo Somali ba harti baa ugu taariikh dheer uguna laandheraysane miyaad walantahay
@AbdiAhmed-fe7cv
@AbdiAhmed-fe7cv 5 ай бұрын
waa marexaan wagardhac ah landhera ah
@OmaliMedia-zv1bs
@OmaliMedia-zv1bs 4 ай бұрын
​@@AbdiAhmed-fe7cvwagardhac ma ahan, waa reer diini. Anigana wagardhac Baan ahay, baalaha ha iga rifin yaah 😅😅
@ahmedisse4491
@ahmedisse4491 3 ай бұрын
P😅
@abdillahi194
@abdillahi194 Ай бұрын
Kkkkkkkkkkk
@Dalmar-wj2rc
@Dalmar-wj2rc Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@AxamedXasan-r5t
@AxamedXasan-r5t Ай бұрын
Axmed xàsan
@farhiyabille331
@farhiyabille331 9 күн бұрын
Adigu taariikhda ma lihid dadka taariikhda leh ee abwaanada ah baa kaga hadlaya adiga laangaab ah taariikhna lahayn you are jealous
@abdillahi194
@abdillahi194 Ай бұрын
Nacam
@Dalmar-wj2rc
@Dalmar-wj2rc Ай бұрын
❤❤❤❤❤
Kaftanka Siyaasada 511 oo aad u xiisa badan
53:46
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 4,3 М.
Silsiladii halac dheere oo dhamays tiran
1:11:11
Bishar Ahmed
Рет қаралды 546 М.
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 29 МЛН
Can A Seed Grow In Your Nose? 🤔
00:33
Zack D. Films
Рет қаралды 30 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 125 МЛН
Sheekaadii Aduun ikhatal Qabaalkii Habaarnaa "Aadan Galaydh"
34:03
Waddani Somali Tv
Рет қаралды 200 М.
Silsiladii Siinley oo dhamaystiran Full: HD
1:37:20
BAADIGOOB
Рет қаралды 1,5 МЛН
gabayadii guba oo dhamaystiran
1:23:01
fiiro media
Рет қаралды 129 М.
40 QISOOYIN OO CAJIIB AH (XUL-2022/2023) SHEIKH XUSSEIN CALI JABUUTI
2:43:38
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 821 М.
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 29 МЛН