Tahriibe Taajiray || Wakhtiyar ayuu Jarmalka Jooga || 4 Meheradoodna Way u Shaqeeyaan BONN GERMANY

  Рет қаралды 14,423

AHMED BAQAYE

AHMED BAQAYE

3 жыл бұрын

Follow Garee Instagramka MrBAQAYE
#MrBAQAYE
CHANNEL KAN HADAA KU CUSUB TAHAY SUBSCRIBE DHEH SI AANU KU DHAAFIN VIDEO WALBO OO WARAR IYO FUNNY AH AANU SOO GILINO MAHADSANID
AHMED BAQAYE
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
WELCOME TO MY CHANNEL! I MAKE WORLD NEWS VIDEOS AND FUNNY VIDEOS ALSO I MAKE REACTIONS FOR OTHER FUNNY SOMALI CLIPS; ALSO I MAKE EDICATION VIDEOS AND LIFE STYLS

Пікірлер: 148
@farhiaabdirahman3330
@farhiaabdirahman3330 3 жыл бұрын
Mansha allah Taajir waxan ufahmay nin lacagbadan leh,lkn waa ganacsade wiilku dadalay ilahay haku garabgalo wllo Bravo👏👏👏👏
@abdisalam18dahir17
@abdisalam18dahir17 3 жыл бұрын
Masha allah xaqiiqdi wuu dadaalay allah ha ubarakeeyo ganacsigiisa
@farhiyoshikhmohamed3248
@farhiyoshikhmohamed3248 3 жыл бұрын
Mansha Allah tabrkallah Allah ku barkeyo shaqdad waxan ku rajeynaya guulwarta insha Allah iyo sharciqeerqabo oo barkole Allah ku siyo Amiin Amiin 🌹🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹
@cabdiqadirmuxumed6403
@cabdiqadirmuxumed6403 3 жыл бұрын
Masha allah wll alaha ku barakeeyo wxd tahay qof lagu daydo runti wxd samaysay horumar baladhan wll ❤️💪👍🇸🇴🇸🇴
@adnanali2468
@adnanali2468 3 жыл бұрын
Maxamed Si fiican ayn u aqaana Hno Allha kuu barakeyo Selbstständige zu sein ist nicht einfach in Deutschland wenn man ehrlich sagt. aber ich bin sehr stolz auf dich dass du das gemacht hast. harte arbeit ist erfolg💪🏽
@qasaye4104
@qasaye4104 3 жыл бұрын
Masha Allah barakallah Bruder ✊🏿
@therealprincess123
@therealprincess123 3 жыл бұрын
Waa nin karti iyo aqli alle siiyey baarakallaah
@abdirisaqosman5381
@abdirisaqosman5381 2 жыл бұрын
Wlhi wa tusale wacan Masha allah alle haku barakeyo wll qli
@epic_chef1241
@epic_chef1241 3 жыл бұрын
Masha Allah tabarakAllah we r very proud of you walalkey 😍😍
@exmayor5039
@exmayor5039 3 жыл бұрын
2:14 meel Timo jare laga cuno 🤣
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhh haa wuu ku halmaamay anba waan qoslay
@UFC-to6gn
@UFC-to6gn 3 жыл бұрын
Nio adi walhi Meel verta lagu qabto kuu furayna 😅😅
@Cawad-Qaro
@Cawad-Qaro 3 жыл бұрын
Allah ha guuleeyo walaalkeen, wuu dedaalay runtii.
@tasniimmedia1479
@tasniimmedia1479 3 жыл бұрын
Mansha Allah Allah kuubarakeeyo
@akramjama8698
@akramjama8698 3 жыл бұрын
MashaAllah Tabarakallah Alle haku barakeeyo Hore usoco wax kudayasho mudan samaysay
@shukrijamaahmed2837
@shukrijamaahmed2837 Жыл бұрын
Masha allah
@lunabob1373
@lunabob1373 3 жыл бұрын
Masha Allah.!
@yasninmohamed3349
@yasninmohamed3349 3 жыл бұрын
Masha allah ilahy haku barkeyo
@Fahmafaridabeauty
@Fahmafaridabeauty 3 жыл бұрын
Mnsha allah
@umufartuunofficial6055
@umufartuunofficial6055 3 жыл бұрын
Masha allaah
@sihamsugal4635
@sihamsugal4635 3 жыл бұрын
Mashallh Allah ha kuu barakeeyo wll
@farhiyahussein2121
@farhiyahussein2121 3 жыл бұрын
Masha allah aĺlah ku barakeyo
@rowdoceydiid3381
@rowdoceydiid3381 3 жыл бұрын
masha allah
@nawaalcabdi2798
@nawaalcabdi2798 3 жыл бұрын
Masha Allaah hs u barakeyo insha Allah yaarab 🤲🤲
@nimcokyf
@nimcokyf 3 жыл бұрын
Mansha alh mansha alh mansha alh alaha ubarakeyo 👍🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼
@mohamedisse4485
@mohamedisse4485 3 жыл бұрын
Mashaa Allalah
@idilacoof5544
@idilacoof5544 3 жыл бұрын
Mash Allah alle ha u barakeyo hamigisa iyo qof walbo oo somali ah
@sumayayounis3970
@sumayayounis3970 3 жыл бұрын
Masha Allah Allah ha kuu barakeeyo
@sahraismail2230
@sahraismail2230 3 жыл бұрын
Masha Allah Allah haku barakeyo huuno waad dadashay
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 2 жыл бұрын
Mashaa Allaah tabaarakalaa
@hanaadan8912
@hanaadan8912 3 жыл бұрын
ماشاءالله
@namelos2963
@namelos2963 3 жыл бұрын
Qofka somali ka dhex baxaa meel buu gaadhaya🤑🤑🤑🤑keep going😇
@solostgen3862
@solostgen3862 3 жыл бұрын
Masha alah Tabarakalah Dhaha Wiilka Waa Dadaalay 👏👏👏👏👏👏
@sulaimanmedia8694
@sulaimanmedia8694 3 жыл бұрын
Mansha allaha waad daalaysaa Alle ha ku barakeeyo
@faadumaabdulle5876
@faadumaabdulle5876 3 жыл бұрын
Masha alaaha
@tigerline5041
@tigerline5041 3 жыл бұрын
Mnsha Allah keep going
@monabeautychannel2931
@monabeautychannel2931 3 жыл бұрын
Msha Allah tabarakallaah hambalyo hambalyo huuno hore u soco
@fadumawacays4447
@fadumawacays4447 3 жыл бұрын
Masha Allh ilahay haku barakeeyo huno
@nimofarah9277
@nimofarah9277 3 жыл бұрын
Maanshaa allaah wllky allah hakuu barakeeyo
@Hennagermany
@Hennagermany 3 жыл бұрын
Axmadow inaka masha allah udheh
@farhiaali3873
@farhiaali3873 3 жыл бұрын
Ilaahay ha ku barakeeyo
@yasminhuseen850
@yasminhuseen850 3 жыл бұрын
Mansha Allaah alle haku barakeeyo jaluusnimda halaga daayo wiilka
@ubahindho3414
@ubahindho3414 3 жыл бұрын
Manshaa Allah Alle haw barakeyo👍
@ayanmahamud1404
@ayanmahamud1404 3 жыл бұрын
Mansh Allah
@khadraqaaliqun4862
@khadraqaaliqun4862 3 жыл бұрын
Mansha Allah Allah kuu siyadiyo il iyo cowro la aw Allah kubarakeyo genau sigaga
@istaahiljama3699
@istaahiljama3699 3 жыл бұрын
Masha allaah Ilahay ha kuubarakeeyo inaaareer anaaa kuumasaxi lahaaa dhamaan ee wa fogahay
@saadiaahmed7975
@saadiaahmed7975 3 жыл бұрын
mashaALLAH
@fatumamohamud7798
@fatumamohamud7798 3 жыл бұрын
Good for you 😂 keep going
@umumaida5750
@umumaida5750 3 жыл бұрын
Wllo axmed kaso same barnmij 3 sharci e jarmalka u bixiyo waxay ku fican yihin iyo wax ay ku xun yihin hada aqon u ledahay 🟢🔵🖱 sida ukala eeg?????plz
@nimcoindhouroon5241
@nimcoindhouroon5241 3 жыл бұрын
Mash allaah amiin ayaa allaah
@zamzamxuseen3189
@zamzamxuseen3189 3 жыл бұрын
Mashallah
@zahrabadmah3845
@zahrabadmah3845 3 жыл бұрын
mashallah wiilka dhaha illahy malka ha u barkeeyo
@nasrahussain4398
@nasrahussain4398 2 жыл бұрын
WalAl Horta AHMED Ah waan ku salamaya wiilkan somaliyeed naa waaxan leeyaHay allaah kuBarakeeyo meelahan aad fuuraTay raBbi Garabkaga Haa gaali yaa allaah Ameen Ameen Ameen yaa RaBbi
@sahrasharaf447
@sahrasharaf447 3 жыл бұрын
Mashaaa alllah hambalyo wllkay
@zamzamzamsam6108
@zamzamzamsam6108 3 жыл бұрын
Maasha Alaah Ilaahay qayr hauga dhigo wiilkaas
@fadumoabdullahi7146
@fadumoabdullahi7146 Жыл бұрын
Jigjiga waa tug wayn somalida dhacay dad badan dhacay aqaanaa wlhi tug waaxid Dheh saqajaanka
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 3 жыл бұрын
Allaha ku barakeeyo
@Somali-One
@Somali-One 3 жыл бұрын
Koleey wiilku waa qof aan balwad lahayn. Dhamaan kuwa balwada leh ayagaa bilwalba Minis KU jira
@barwaqomuse6054
@barwaqomuse6054 3 жыл бұрын
Maasnha Allah ❤❤❤❤❤❤hambalyo hambalyo hambalyo 👍🙏💖❤♥💓
@muusebulshaawi2631
@muusebulshaawi2631 3 жыл бұрын
Mansha allah hore u soco axmed qaabka wax loo duubo naga sax oo naga habee microphone kaaga qof keli ah ayaa la maqla mar kasta laba qof ma qaado miyaa halkaa tima jara la cunayona ka hagaaji ninka adiga iyo isagaba waan idin dhiiiri gelinayaa hore u socda dedaal wacan iyo guul insha allah
@aasiaadanhirsi3595
@aasiaadanhirsi3595 3 жыл бұрын
Maansha allah
@fadumaumar6368
@fadumaumar6368 3 жыл бұрын
Mashaallaah waa wiil ku dayasho mudan
@khalidsillah4525
@khalidsillah4525 3 жыл бұрын
Maasha
@user-wk2bs3vr8e
@user-wk2bs3vr8e 4 ай бұрын
Ala wan imi wlhy wana aqana wilka m.a❤
@foossahardid4895
@foossahardid4895 3 жыл бұрын
Masha alaah ku day da inkaka sootahareebey
@hodanhussenabdi9105
@hodanhussenabdi9105 3 жыл бұрын
Habalayo habalayo walkay maxamed cabdulahi ilahay wuxu u barkeye wixisi waa qof wangsan oo dacad ah oo qof walab garab qabtah isgan ilahay baa garab qabtay oo an xaran cuni oo xala cun ah habayo habalayo ku daysho wacan
@funnyanimal885
@funnyanimal885 3 жыл бұрын
Sharci mahaysto!!! Wana bussesman🤔!?! How? Wie ist dass möglich 🤔🤔?
@habibaomar9463
@habibaomar9463 3 жыл бұрын
Asc qarabo allh Mashshallh qer allah uga dhigo Siyado allh
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 3 жыл бұрын
Waa.nin iimaan.leh
@laylaabdi5842
@laylaabdi5842 3 жыл бұрын
Asc kkkkk
@ayaanka1118
@ayaanka1118 3 жыл бұрын
Bro Adresska maqaayada manoo sheegi kartaa
@abdirahmanmahamed8036
@abdirahmanmahamed8036 3 жыл бұрын
Waxaan leeyahay hambalyo wll from Freiburg im Breisgau 💐💐
@xamseyusuf3105
@xamseyusuf3105 3 жыл бұрын
Hore u soco sxb lkn Timaha iyo cuntada fadlan kalo fogeeh
@Teddy5694
@Teddy5694 3 жыл бұрын
Markaa isaag from jigjiga😂😂🙏🏿
@gamemaster3962
@gamemaster3962 3 жыл бұрын
Axmed Baqaye waxaa fiicnaan lahayd inaad si fiican isaga hubiso bal sheekadan aadna mar labad ama baadhitan dheeraad ah samayso in wax la sheegta ist so einfach.
@khadraali4889
@khadraali4889 3 жыл бұрын
Wll anaa Bonn dagan waana run
@funnyanimal885
@funnyanimal885 3 жыл бұрын
@@khadraali4889 BULLSHIT 🤥
@farduuscabdi6086
@farduuscabdi6086 3 жыл бұрын
Alle ha bsrakeyo balse jarmalka 30 4 sano lagama ururin karo bad bad isku furtay inad iska shuqsato ahayid
@namelos2963
@namelos2963 3 жыл бұрын
Ninkaasi naag buuna la hayn😂😂😂😅naag haduu leeyahay heerka muu gaadheen🤑🤑say u leedahay keen rerkaygaan u diraya😋
@abdimejidhasenlike7156
@abdimejidhasenlike7156 3 жыл бұрын
Legend wllhi ninkan sida somalida badawda inatay dhahan ganacsi ayan furanaya ma furtu wax ay dhexyalan wixi somalia loga so tagay sida salidi somali tali jiratay iyo buskud abu walad bari hore laga tagay hadad ganacsi furanaysid sida ninka iyo qabka halkan uga shaqeye raac hana ku kobin ganacsigaga somalida kalaia ajanibta iyo cid walba wax ka gad
@hodamomuh3038
@hodamomuh3038 3 жыл бұрын
Media hadaad kasoo muuqatid waxaad soo sameysay banaanka la keeni somalida marka la yiri waa one family waa run ilaahay ganacsigii haw barakeeyo waa inaan walaalkeena
@ibaracademy4020
@ibaracademy4020 2 жыл бұрын
Inta iga Dambeyso waa iga Suaal Shahaadada Ganacsiga lagu bilaabi karo waa midee B1 ayan heysta B2 wan ku dhacay oo Hauptschulabschluss ESA ayan heystaa Lacagta wanba maqalne u ku bilaabay ee Shega bal Shahaadada Ganacsiga ugarka ah. Tan kale Hadi Internet ka aad ka baartid waxa so baxay so uun Niederlassung in lagu furi karo Ganacsi yar. Halkey iska qaban la’dahay bahashu mise asiga Gobol Fiican joogo qofkaan?
@isiri.2835
@isiri.2835 3 жыл бұрын
waa wiil reerkiisii la jooga waa macquul.
@khaalidcarab4102
@khaalidcarab4102 3 жыл бұрын
meel tima jara lagu cune kuyee 😁😁😁😁
@hamdaosman3397
@hamdaosman3397 3 жыл бұрын
Isku sanad isku bil ayanu sogal nay jamal ka kkkk
@dhawaaqlaheeyn7137
@dhawaaqlaheeyn7137 3 жыл бұрын
3:15 Maherad?? Maxaa waaye. 2:14 Laga Quuto buu ka wadaa baa u maleen🤣🤣😂. Masha-Allah👍 Alaha Barakeeyo.
@ayaanka1118
@ayaanka1118 3 жыл бұрын
Doqon Waxiid manshallah dheh khaladkiisa adiga oonan fiirineynin
@dhawaaqlaheeyn7137
@dhawaaqlaheeyn7137 3 жыл бұрын
@@ayaanka1118 Waxaan qoray ma fahantay. Soo taan iri. Mise
@relaxing1339
@relaxing1339 3 жыл бұрын
Waxan kugula talina lacagtaaada 1 €euro oo haram ah ka ilaaali ilahay haku barakeyo walalo
@mohamedxaji7297
@mohamedxaji7297 3 жыл бұрын
😂😂😂war ninka dhibaato ayaad uso jiiday 😂😀dad kiiba magafe ayuu ahaa bay dhaheen 😂😂
@mohamudguled8959
@mohamudguled8959 3 жыл бұрын
Maantana Ma ma gafayaashii baad keentay kanaa jarmalka kula jooga isma lahayn dacwad baan ku furayaa tuug lacagtana magafe ayuu ka keenay muxuu inan somaaliyed iyo hablo bahdilay oo garaacay Ahmadow sxb kuwaan oo kale wax haka soo duubin
@mowglizakk2156
@mowglizakk2156 3 жыл бұрын
#mohamed Guled Aqligaagi xagu tagay sidee ku ogaan karaa Laga yaaba inay maanta ugu horayso aragtidiisu ugana danbayso. ilay waa qofkaa safarkaa #ahmed baqayee. Ka fikir intaad negative soo qorin 🤔
@sahrafarah8834
@sahrafarah8834 3 жыл бұрын
Iiska jeer daadka shaarci laaheyen Yaana laagu soo raacin
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 3 жыл бұрын
Fariid
@user-ij9fc6qv9u
@user-ij9fc6qv9u Жыл бұрын
Hada sidaan ku maqlay tukaankii ma shaqaeeyo hadda
@saacidalimohamedali6406
@saacidalimohamedali6406 3 жыл бұрын
Sxb gobalada kalena barnaamijyo nooga soo samee sida hamburg berlin hessen sida gobalada kale
@yassinadam418
@yassinadam418 3 жыл бұрын
Tahriibe oo ah qofka dadka tahriibiya Tahribe oo ah qofka isagu tahriiba marka khada qoraalka ayaa jira!
@sahrafarah8834
@sahrafarah8834 3 жыл бұрын
Haadi qoofku caashur biiyo ciidna dhiib uu geeyan shaarciga illaliyo Daagananshon waad heeli maansha Allah yaa baarka
@fadelibrahim9699
@fadelibrahim9699 3 жыл бұрын
Kann anyone explain to me what it's going on please ? I don't speak Somalische
@funnyanimal885
@funnyanimal885 3 жыл бұрын
All bullshit honestly all bullshit This guy they're interviewing is apparently human trafficker which I also believe but they want us to believe he made his money in a legal way bullshit
@fadumomohamed619
@fadumomohamed619 3 жыл бұрын
Adiga wa ku nabad waqooyiga asaga ma heysto meel nabad u ku noqda
@shiremeto3973
@shiremeto3973 3 жыл бұрын
Mansha Allah Gut gemacht bro mach weiter💪💪💪
@abdurazaksomali5101
@abdurazaksomali5101 3 жыл бұрын
War ninkaan dadku waxay leeyihiin waa magafe liibiya somalida ku dhibi jiray haday run tahay hala dacweeyo lacagtii xaaranta ahayd ee magafe miyuu ganacsi ku furtay 😡😡 inta qof uu dhib ugeystay has aruursadan looyarna ha qabsadaan oo ha dacweeyaa haduu magafe ahaa
@abdiahmed1885
@abdiahmed1885 3 жыл бұрын
Shaqo ceeb ma ahan waa jaahiliin runti sababtoo ah shaqo ceeb ma ahan
@daauudaxmed4622
@daauudaxmed4622 3 жыл бұрын
Meel cunto laga cuno iyo meel Timo laga cuno
@kabtanshii6185
@kabtanshii6185 3 жыл бұрын
Ilhay somali odhan ha u fududeyo hamiyadoda (melcunto laga cuno iyo Mel timajare laga cuno) 🤐🤣
@abdiahmed1885
@abdiahmed1885 3 жыл бұрын
Hala taageero wiilka waa rag rag dhalay alaha ubarakeeyo adna sxb wax qabatka aan soo banaan dhigtay waad kumahadsan tahay
@ajm13131
@ajm13131 3 жыл бұрын
30 kun lacag badan Ma ahn , Leute seid ihr behindert , wakhtigaas uu sheegayo wakhti ka dameyey ayaan so galay 30 kun oo wiilka sheegayo ka badan ayaa iso gashay walow aanan Jarmal ganacsi kaga sameyn oo aan africa wax uga qabsaday marka 30 it’s not a big money ,2 years ayaa laga sameeyaa ,ayuuto ayaa la galaa aad halmar qaadaneysid 40 kun oo 40 qof ah marka it’s not a big deal in dukaan la furto blase walaalkeen wuu dadaalaye Allah ganacsiga u barakeeyo insha Allah .
Khaladaadkan Ha Samayn Hadaad Jarmalka Imanaysid ama joogtid
17:04
AHMED BAQAYE
Рет қаралды 23 М.
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 199 МЛН
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 14 МЛН
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 6 МЛН
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 4,3 МЛН
Sida loo soo qaado qaxootiga Jarmalka
19:17
AFGOOYAANI
Рет қаралды 1,9 М.
Soomaalida Jarmalka iyo nolosha Cabbaas
15:06
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 90 М.
Filim Ku Sabsan Dadka Magangalyada Ka Raadsanaya Dalka Jarmalka.
28:26
Dortmund Way iga Yaabisay
17:36
AHMED BAQAYE
Рет қаралды 2,3 М.
Somali DarbiJiif ku Ah Jarmalka ayaan La Kulmay
14:24
AHMED BAQAYE
Рет қаралды 41 М.
Nolosha Jarmalka, sida ay tahay🥰❤️
10:00
Habiba Addow
Рет қаралды 17 М.
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 199 МЛН