Waraysi: Tahriibe Sharicigii Dalka Jarmalka SIta oo dalkiisii hooyo dib ugu soo laabtay

  Рет қаралды 131,798

SAAB TV

SAAB TV

6 жыл бұрын

Пікірлер: 365
@mukhtarhagar2847
@mukhtarhagar2847 5 жыл бұрын
Germany aniga joogo xaqiiqduna waxay tahay shaqayso ama ha shaqaysan wa stress miidhan waxaad shaqaysana kala badh wa canshuur. Sikastaba nolol fican qofku wuku nolankara hadba wa sidad adigu iska dhigtid lkn waxa kalo jira dad sharicyada loo diido oo nolol xun ku nool cala iyo xaal dhulkaga hooyo meel ka fican majirto.
@umlkhayrabdiumlkhayr743
@umlkhayrabdiumlkhayr743 2 жыл бұрын
Masha Allah walahi wa runta beenta maha jarmalka wa wada buuq iyo istarays
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 жыл бұрын
Sharci Germany ma heysatid ee waxaad heysata warqad sheegaysa in qaxootinimo lagu aqoonsaday markaa refugee baad tahay
@mohamedaadam7250
@mohamedaadam7250 6 жыл бұрын
MashaAlah. Dadka rabi ku shukriya, wuu u siyaadiyaa. Mid ka kheyr badan allaha ku siiyo walaal.
@MaxamedKayse-fk9kb
@MaxamedKayse-fk9kb Ай бұрын
😢😮
@dulmidiid3713
@dulmidiid3713 5 жыл бұрын
*06 09 2015 Ayaan Italy Galay Germany ayaan Joogay 4Bilood Waan ku qanci waayey Waxaan tegey Denmark Waxaan joogey 3Sano Hadda 3week ayaan joogaa Somali Woqooyiga ama Somalilnad Waana soo laalaabah Filekii Yurub Waxaan ku noolaan doonaa Dalkayga Umana socdo meelkale Alx Cashara badan ayaan soo bartay Waxaad Dhulkaagana ku noqon weydo dal shisheeye ku noqon maysid*
@Shimba-uh2lx
@Shimba-uh2lx 5 жыл бұрын
Sxb. Dhexda xero. Aniga 2008. Ayaa yurub soo galay. Waa runtaa xaalku halkaan waa adagyahay. Balse ogow dadka soomaaliya joogo min Raaskambooni ilaa Raascaseyr innagey nagu dul noolyihiin. Ogow Magaalooyinka Soomaalida ugu Fursadaha badan waa Muqdisho, Hargaysa Iyo Boosaaso sidaasi oo ay tahay hadaanan innagu Lacag dirin indhahay isku qabsanayaan. Soo miyaadan maqal waligaa iyadoo la leeyahay waa aakhuru mushaar. Dalki. Waxsoo saar malahan Dalka. Shirkado waawayn oo loo shaqeeyo malahan. Qofki Hargaysa ku nool ee Bishii qaata 300. Dolar waxay udhigantaa adigoo Jarmalka 1300. Kugu soo gasho. Lacagta Xawliga ee dalka gasha waatan anagoo daandaansan dirnay.
@msshajji6868
@msshajji6868 5 жыл бұрын
Dulmi diid wll danmark miyee ku celiyeen waa dal dhib badan baa la yiri
@suldansharci3726
@suldansharci3726 5 жыл бұрын
Denmark ilma afgaajo miyey kuso celiyen .
@XamseCabdinasir-rj5jd
@XamseCabdinasir-rj5jd 9 ай бұрын
Legenoow Sharci hadii aad haysato Maad iga iib sato
@maxaacusup583
@maxaacusup583 4 жыл бұрын
Zxp wa runtaa ani Austeria ayaan jooga waana isku mid germal iyo Austeria Sikasta ushaqee labo isu geyn kari meysid Ganaaxya ku dheer intaa Cashuur Kiro iyo stress badan War wan so baxaya ana zxp Borama janno wan uxiisey
@mustafemukhtar8515
@mustafemukhtar8515 6 жыл бұрын
Wariye shaafici ciise sulub aadban ku salaamay sxb
@maxaacusup583
@maxaacusup583 3 жыл бұрын
Ninkan markasta waan daawada si aaan yurub uga so xadhko xidho Meel maaha yurub Nolol ma taaalo wa kadeeed uun Markaa ana waan uso socdaa dhulkeygii awdal
@abdifatahdagane1930
@abdifatahdagane1930 5 жыл бұрын
1, jarmalku waa wadanka afraad ee dhaqaalaha aduunka kujira 2, jarmalku waa wadanka ugu shaqada badan dhmn yurub Aniga fikirkeyga ninka wadankan Luqadiisa barta Sameeyana barashada xifrad Uu ku shaqysto Wuu ka samaynkaraa lacag iyo nolol quruxbadan ba Lkn nin balwad iyo hawlo kale gala Waligii kamasameynaayo nolol qurux bdan Aniga mudo 2 sano iyo 6 bil ayaa kunolahay jarmalka Hdana wn ku bartey luqadiisa School wn dhameeyaya Wxna kujiraa barasha xirfad Wana samyn doona nolol quruxbadan insha alaha
@muxiyodiinahmed8367
@muxiyodiinahmed8367 5 жыл бұрын
Ilahay risiq xalaala haku siiyo wllkay dal gaaleedna faa'ido maleh waa fasahaad iyo cunsurinimo nin karti la tahay Libaax. ilahayba weyn hore usoco bradar
@hamsecumar3718
@hamsecumar3718 5 жыл бұрын
Horta qofba isaga go’anka iska leh lakin ninka waxa ka xumaaday sytamka hore xili uu ka niyad jabay oo aanu afkii baran ayay sharciga siiyen sideedaba waxa wanagsan inta ad cusubtahay inad luuqada barato ka bacdi markasad la qabsan karta mideeda kale inuu dadaalo ayay ahayd markuu sharciga helay taas aya fursad ugu dhawayd Lamana yaabani bila adankuna iyaga ikhtiyaarka leh lakin atleast hadan isaga ahay shaqsiyan waxan isku dayi laha wixi jidh iyo maal iga baxay inan guntiga u xidho sidan uso celin laha Lakin fikirkiisa ma xuma waayo ilaahay meelkasta wuu jooga laga yaba inay xagaasi dhaanto waxan u rajaynaya wiilkas nolol fiican
@mubaarikfooje3701
@mubaarikfooje3701 6 жыл бұрын
Maxameed hugur si wanaagsan baan ugaranayaa wlhi Xaas buu lahaa iyo caruur xataa wll alle dhulkaaga hakuu barakeeyo Geesi Qiimo weyn leh baad tahay dhalinayardda waxaan leeyahay Dalkiina kusoo laabto
@haweyaabdi1008
@haweyaabdi1008 6 жыл бұрын
dadka moodiya EU nimcaa taala been bey isu sheegeen runta u sheeg dhalinyarada Somaliland anaga garman joogna intu sheegeyba waa runtii
@abdullahkibar24
@abdullahkibar24 5 жыл бұрын
Illaahay hakuu barakeeyo wadankeenii nin iimaan wanaagsan ayaatahay
@mujahidsomalilander5979
@mujahidsomalilander5979 6 жыл бұрын
Waa geesi intu shegayba waa runtiii.
@ladanmohamedahmed8929
@ladanmohamedahmed8929 4 жыл бұрын
Ma soo aragtay wllo
@abdijabar10
@abdijabar10 5 жыл бұрын
Horey usoco wllo guuleyso Allah farxadaada haku siyaadiyo
@amadeyaali542
@amadeyaali542 5 жыл бұрын
Mashaa alaah waa nin garaad leh qeer Iyo qasaaro ogol inshaa alaah guul kaama foga maadaama aad leedahay mabda
@mohamedomaraboubakar701
@mohamedomaraboubakar701 6 жыл бұрын
Ninkan hadalkuu sheegayaa uu saxan yahay maxaa yeelay mar ayuu qaaradan waxa kale laga aaminsan yahay ku soo hungoobey adeer wadankeena hodankaa waxa dhaama ma leh wadanka Germany ragii lahaa ayaa noocaa ka dhigtey hore u soco pro guusHa dhaba ah waxaa la gaadhaa markaad Mar kufdid oo hadana kacdid qaar badaN ayaaD noloshooda dhaamaysaa insha allh
@sidrasidra2621
@sidrasidra2621 5 жыл бұрын
Ilaahay haku barakeeyo dalkaaga insha alla wiixii kabaxay kabadana way kuu soo noqoon insha alla
@mohammedBille
@mohammedBille 6 жыл бұрын
Nin rijaale Alleh wadenkiisa wax haku siiyo Aamiin Aamiin yaa Rabi
@Its_faruq223
@Its_faruq223 5 жыл бұрын
Mansha Allah waa nin raga Alle bedel khayr qaba hakuugu bedelo reer somalind wadaninimadan ku jeclahay
@hodanabkor7816
@hodanabkor7816 6 жыл бұрын
Walahay waan ka naxay dhibtaa somalida haystaaa tahriibtaa ah
@somalidamaanta6199
@somalidamaanta6199 5 жыл бұрын
Horta Ninkani wuxiuu ka hadlayo Qaarna waa dhab oo Kaam baad geleysa wadanka marka ku cusub thy Waad ku yara Dhibtooneysaa lkn xaqiqatan Dalkan Jarmalka Qofka Nolol fcn wuu ka Sameysan karaa Lacagna Wuu ka dhalin karaa waa haduu isagu Dadaalo Anigu Dalkan Jarmalka 10 Sanadood ban Ku Noolahy Waxban ku Bartay Alx wan ka Shaqeystaa Mushahar fcn wan helaa Waxna Wan ka Qabsaday lkn Dadaal dheer ban u soo Galay inan Nolol fcn ka helo Ninkanse isagu Dadaalba Muu gelin waxna Muu baran wuxuuna Doonaya Nolol fcn inuu helo ma suuro.geleyso adeer Markad yurub imaaneyso Xiniinyahaga Fuul Nin adag iska Dhig oo wax waliba U dulqaadan karaya lkn Imika jiljileec baa kaa Muuqda
@AJmedia1
@AJmedia1 5 жыл бұрын
hhhhh xaaji waa runtaa waxay u baahan yihiin qof xirfad leh oo dalkooda wax kusoo kordhiya ...
@suldaanhalabuur4662
@suldaanhalabuur4662 5 жыл бұрын
Hooyadaa Beenta ka was futadaa lagaa Wasaa xagaad wax ku baratay beedeeyaw
@marwaadan7906
@marwaadan7906 5 жыл бұрын
Adiga 2013 ilaa 2016 maadan soo gali kahor wayficneed sas ola soco
@fursadcusub6733
@fursadcusub6733 5 жыл бұрын
@@suldaanhalabuur4662 wayka muuqadataa badowtinimadu jaahil garanaya inuu caytamo uun dib iskugu noqo nin waynbaad taheee
@maxamedxirsi9993
@maxamedxirsi9993 5 жыл бұрын
Du bist nich gut deiss deine brother
@mohamadmahamuud1658
@mohamadmahamuud1658 5 жыл бұрын
sharciga jarmalka wuxu dhigiya qofki diidmo haysta oo hadana Ausbildung sameyey inu wadanka joogi karo talabaad jarmalka waa wadanka ugu shaqada fican kumanan Somalia ku nool ma arkaysid qof bila cml jooga wcs ❤🙏🙏🙏🙏
@sadiiqhangase241
@sadiiqhangase241 5 жыл бұрын
Inta ila aragtay EE igu racsan Like II sara azxApta
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 6 жыл бұрын
Ilahi wadankaga kugu so celiyay iyaa mahad leh walalo wadankaga wax kuu dhama ma jiro
@jamactori3650
@jamactori3650 6 жыл бұрын
Walhi wax uu shegay oodhan waa runtii meshaan wanu jogna waxbna kuma hyyno alle hano gargaro
@fawzidouled1183
@fawzidouled1183 6 жыл бұрын
Jamac Tori dhibaka Allah ka saro
@farhanmotto8698
@farhanmotto8698 6 жыл бұрын
Jamac Tori dee iska noqo wllo ganz einfach
@adilmohamed7261
@adilmohamed7261 5 жыл бұрын
Masha allah rag rag dhalay aya tahay sxb noloshaada hore waad kuso laaban doontaa insha allah hadana sharcigooda intaa shidaal Ku shubto gub gaalada
@khaalidmohamedzoofadhiiste4526
@khaalidmohamedzoofadhiiste4526 6 жыл бұрын
MASHA AALLAHA NIN DALKIISA JECLA
@mohamedsalahawil8078
@mohamedsalahawil8078 5 жыл бұрын
RAGANIMO INSHA ALLH ZHP WAAD HELAY INTAA IYO INKABADAN ALLEH AYAA MAHADLEH
@sidrasidra2621
@sidrasidra2621 5 жыл бұрын
Maasha alla walaalo ilaahay intahadhayna alahakeeno kuwajoogana wadankooda wanaagiisa AllahA tuso
@qadirourdoox9906
@qadirourdoox9906 4 жыл бұрын
Fariid fariid dhalay oo geesiya rabbi swtc ha ku garan galo
@abdallebarre4461
@abdallebarre4461 6 жыл бұрын
Dadkan jarmalka balaayada ka dhigaya ayaan layaabay kommentigooda wlhi koontendhar ayaan daganahay afar sano sharcina laba sano ayaan haystaa shaqana waan ka quustay 10kii subaxnimo ayaan soo qorayaa qoraalkan anoon seeexan fakar iyo stres awgeed la isma barbar dhigi karo wadankaga iyo yurub
@qalbiholcayqalbiholcay3219
@qalbiholcayqalbiholcay3219 6 жыл бұрын
Abdalle Barre sorry wllkay waka xumahay dhibka ana wakula qabaa😅😅
@azadxavi3562
@azadxavi3562 6 жыл бұрын
Abdale bare izkaga kalay hoyada waze peedeeyow
@waaisagii2928
@waaisagii2928 6 жыл бұрын
Abdalle Barre 🤣🤣🤣🤣🤣 war ma hessen bad jogtaa????
@mandeeqahmed3611
@mandeeqahmed3611 6 жыл бұрын
Abdalle Barre the
@husseinmohamed5651
@husseinmohamed5651 5 жыл бұрын
Ich habe keine idee aber ich gemocht miene life kk
@omerdabcasar918
@omerdabcasar918 5 жыл бұрын
Muhiimada waxa weyey qof walba iyo sida uu ufikiro aniga Germany ban jogaa insha allah jamacad baaa idhaman sanad cusub insha allah yurup waxa weye sida aad ufikirto go .aankana adiga leh wll iskuday marwalba inaad kafikirto noloshada sida aad umareyneso nolosho mel walba kunolow waxa ladhaho aan jifto si aan wax walba aan uhelo marjito nolosho waad inaad dhib umartaa si aad gusho aad ugarto wax kasta atahay hadii wadanka adunka ugu fican lagu geyo hadii aadan adkeysi lahen raganimada wax kuqabsan karin dhib wayey marka asxabey hala dadaalo insha allah gusho wad gari insha allah
@mahamadbille936
@mahamadbille936 6 жыл бұрын
XAQIIIQ WLHI YURUB WAXBA MAYAALAN LIBAAAX LIBAAX DHALAY NOLOW ZHP👍👍👍✋✋✋
@user-rx7ku8uy6q
@user-rx7ku8uy6q Жыл бұрын
war ya tagyaaa anigu bishaan ba tagayaaayE from burco aaa bal iso duceeya ku commanti gay ga arki doonow
@amranadan9969
@amranadan9969 6 жыл бұрын
Absolutely he is right there is nothing in yurub
@faadumoahmed9972
@faadumoahmed9972 4 жыл бұрын
Waxan tahay gees gees dhalay guulaysa wad gaari haamigada guul guul
@15kbeforesubsmay37
@15kbeforesubsmay37 5 жыл бұрын
Waa ciyaalkii hore. Walahi qof sidaa u fikiraaya haday aaga jogaan bari horaanu respect heli lahayn.
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 5 жыл бұрын
Mashallah walaal been maad sheegin wlh Eurpe wax ba mayaalaan anaa kugu xiga really
@hamzesaif2196
@hamzesaif2196 5 жыл бұрын
Ilahay haku sharfo wll
@abdulrahmanyare2402
@abdulrahmanyare2402 5 жыл бұрын
Ninkani waa nin adag masha alllah
@kaabashmedia2522
@kaabashmedia2522 2 жыл бұрын
Alla kaasi xaguu joogaa aanka iibsadee
@kushiticman137
@kushiticman137 6 жыл бұрын
Waa Nin fariid ah Oo Aqli badan
@Abdurrhmanzaki
@Abdurrhmanzaki 6 жыл бұрын
suaalaha wariyuhu meel ay ka socdaan iyo meel ay ku socdaan malaha.....waa socod barad wariyuhu..
@qalbiholcayqalbiholcay3219
@qalbiholcayqalbiholcay3219 6 жыл бұрын
Hhhhhm war maxamed abuur interviewga ayaaa wada marnay muu noqday zxp wlhi waa runtaa ana wakaadanbeeya wasoo socda 😂😂
@mrlagaabte5877
@mrlagaabte5877 6 жыл бұрын
ina updi wer bist du?
@abdulahijeegocj76
@abdulahijeegocj76 3 жыл бұрын
Hye sxb malabatay😂😂😂😂
@rayfarrah4130
@rayfarrah4130 6 жыл бұрын
Wala ninkan runta ayu sheegay, wadankaga wax dhama ma jiro.
@souleimanahmed1258
@souleimanahmed1258 5 жыл бұрын
Alaa muxuu soo waa yoo arkay waa nin aad uu wanaagsan walaahi fariiir
@ladanmohamedahmed8929
@ladanmohamedahmed8929 4 жыл бұрын
Sax wyo wadankaaga wax kuu dhamo malahano
@abdiqanijees829
@abdiqanijees829 5 жыл бұрын
Nin rageeed bad tahay, intaasina way qornayd. Ilahay ciwad khayr qaba haku siiyo.
@axmedgureytv3377
@axmedgureytv3377 5 жыл бұрын
Wariyihii Yaabkaa ka dhamaaday, Tahriibayaashii qiiraa wada qabatay, kuwayagii tahriibka qorshaynayeyna go'aan joogitaan ah baan qaadanay.😎😎😎😎. Soomaaleey dalkiin aamina.
@ayanlejibril57
@ayanlejibril57 4 жыл бұрын
Horaa loo soconayaa
@muniirmohamed9401
@muniirmohamed9401 3 ай бұрын
Mahadsanid wll
@ygboyka6008
@ygboyka6008 5 жыл бұрын
Inader YeegbaY kuu dhacdaY Alle hakuu wanaajiYo
@kingswagtie6182
@kingswagtie6182 4 жыл бұрын
Nin rageed, the legend
@osmanahmed2384
@osmanahmed2384 6 жыл бұрын
Geesi hal adag waxaas uu sheegay oo dhan waa runtii. Waar hoy wax ku qaata. Ilaahay riziq wanaagsan haku siiyo waddankiisa
@abdirahmandayib9345
@abdirahmandayib9345 5 жыл бұрын
Waa nin rageed waxbadan nolosha ka fahamsan oo waago aragnimo ku darsaday.
@abdirahmanilkacase8727
@abdirahmanilkacase8727 6 жыл бұрын
Xaqiiqo weeye warkiisu
@thomasmuller8112
@thomasmuller8112 6 жыл бұрын
Nin caqli leh ayaad tahay zxb ilaahay ayaa halkan wixii calafkaaga ah kaa siin doona
@cabdiayman580
@cabdiayman580 6 жыл бұрын
Weriyaha waraysanaya waa v good
@zafarkahn5366
@zafarkahn5366 5 жыл бұрын
Ninka ragaa waa ninka go anka leh
@Kushaano
@Kushaano 5 жыл бұрын
Wlhi waan noqon lahaaye reerihi baa is dhahaya midkaan wuu waalan yahay ee xirxirta 😂😂
@asmabuskudo2169
@asmabuskudo2169 3 жыл бұрын
Wlo wxas hau fiirsan dadka hdalkoda wxba kama galin wxd ku frhsanthy samee
@ahmedmussa454
@ahmedmussa454 Жыл бұрын
22/01/2014 wakhtiga waxan joogay jarmalka gaar ahaan magalada Braunschweig ayn joogay
@abdulqaadir.m.aden.sirmaqa2218
@abdulqaadir.m.aden.sirmaqa2218 5 жыл бұрын
Ha Tahriibin Hana ka tagin dhulkaagi hooyo. Waa iga Talo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@guuledazad5621
@guuledazad5621 6 жыл бұрын
Wlhi been mashegayo Wlhi waa runtii yurub waxba mayaalo aniguba waan soo noqonayaa wlhi wllyaal iska jooga niinkii soo taharibayoow
@mohamedcasanyo2998
@mohamedcasanyo2998 3 жыл бұрын
Ma tahribayo wllo lknse whlll niyadydu wy maqanthy yurub umaso socdo ee canadaa ayan rabaa inshallah nin meel ucadahay meel umadow markaa ila aan sotaabano xaqiiqada mooyane whll inan fadhisanyn allow faraj khyrqpaaa
@Maxamedshiine7
@Maxamedshiine7 3 жыл бұрын
@@mohamedcasanyo2998 war sxb nasiibaa leedahay hadaa wadankaagi hooyo joogto Yurub magac yee kaa kadin waxba luguma haayo gaal ayaa ku gumeesanaayo tilaab kasto aa qaadeyso asiga aa ka amar qaadee sxb aniga Greece aa joogaa meeshaas aa sharci mudo 1sano iyo bar ka sugayaa waana rafaad adigoo intaas joogto aa luguu diidaa sharci waa waali marka Allah beri cudurkaas ma sahlano buufis Allah kaa qaado
@mohamedcasanyo2998
@mohamedcasanyo2998 3 жыл бұрын
@@Maxamedshiine7 isoduceh inshalah meeshi khyrku kujiro ilahay hay fududeeyo whll canada yaan rabaa a inshalah
@abdirahmanabdi2016
@abdirahmanabdi2016 5 жыл бұрын
💜💚اللهم امين يارب العالمين 🙏
@ismailfarah2584
@ismailfarah2584 5 жыл бұрын
dhaman nolosha yurub tala maha igu soo carar waxay u baahan tahay dadaal iyo samir qof walba fikirkiisuna sheegay dad baa yurub ka faa iiday manta iyo xili hore dadna way ku khasaaren dadna way ku waasheen marka wiilkan wuxu sheegay uun waa xalada isaga u gaar ah hadii uu fahmi waayeyna inuu soo labto wax ka fiican ma jirto intii uu nolosha ka dhici lahaa alle wll wadanka haku barakeeyo wanan kuso ducaynayaa
@apdirahmaannuur6242
@apdirahmaannuur6242 Жыл бұрын
Walahi Runtii Ninkani Wuxuu Ka Hadlayaa xaqiiq
@abdirahmanabokor9365
@abdirahmanabokor9365 5 жыл бұрын
Ninkani waa confused wllhy 😂😂😂😂 Mar wuxuu leeyahay 6 bilood ayaan xidhnaa hadana 2 bilood xidhnaa 😂😂😂
@umlkhayrabdiumlkhayr743
@umlkhayrabdiumlkhayr743 2 жыл бұрын
اللهم صلى على النبي محمد وعلى آل محمد
@abdulqaadir.m.aden.sirmaqa2218
@abdulqaadir.m.aden.sirmaqa2218 5 жыл бұрын
Tahriib waa talo xumo iyo tiiraanyo aan weli geed la o Ilaawi karin Walaal alhamdulillah hadii uu illaahay wadankaagi hooyo Nabad kuugu soo celiyey.
@abdiweliahmett1137
@abdiweliahmett1137 Жыл бұрын
.
@sidrasidra2621
@sidrasidra2621 5 жыл бұрын
Xaqiiq yurub waxba mayaalaan geesi geesi dhalaay ilaahay ayaa ku jecel alxamdulilah dhah
@redonemoha5246
@redonemoha5246 5 жыл бұрын
Magaalada Baden-württemberg hhhh Baden-Württemberg maaha wllo magaalo Masidaasaad sharci ku heshay ood mudo ku noolayd Baden-Württemberg waa gobol kamida goboladaw Federaalka Germany Caasimadiisuna waa Stuttgart
@fosiahmed4026
@fosiahmed4026 6 жыл бұрын
Wllhi waa RUNTII WAXBA MA dhexyalaan Yurub
@aminmoanto722
@aminmoanto722 5 жыл бұрын
Masha allah
@shadiyaali9076
@shadiyaali9076 6 жыл бұрын
ilaahay baa kaa soo nabad celiyey ilaahay hakugu arsaaqo hargeysa walaal dib hawgu noqon hadii waxkastaa dhacaan
@dagananfacilwaad4455
@dagananfacilwaad4455 5 жыл бұрын
baden wotenberg waa gobol shaqo badan muxu ugu shaqaysn wayy waa yaabe
@cabiiralive
@cabiiralive 6 жыл бұрын
waa runtiis kaamamka yurub waa wasakh waxaa lagu dejinayaa hool weyn oo 30 qof oo qaar haday doonaan xanuunsan yihiin
@mohammedrafikingsahaablove9882
@mohammedrafikingsahaablove9882 4 жыл бұрын
Sxb gacmaha maxaad saliid kulul ugashawayday saysan faruhu kugusobixin
@zakariaabdullahi3707
@zakariaabdullahi3707 6 жыл бұрын
aniga ahaan riyadeeda marba hadaan sharci ka qaato yurub baahideeda maxaa idhigayo kanada ama mareekanka maan iska aado
@sandheremaxamud7432
@sandheremaxamud7432 6 жыл бұрын
War ninkan wllhy waa nin adag Reer Baden wüttemberg baa isla ahyn
@sacadmuuse7143
@sacadmuuse7143 6 жыл бұрын
Sandher Maxamud halkuu shp joogi jiray ma sttgart
@abdulahiolow7841
@abdulahiolow7841 6 жыл бұрын
Sandher Maxamud war sxpow ninkan runtu sheegay caruurti ay qarin hayen
@awilabdulahiadan4973
@awilabdulahiadan4973 5 жыл бұрын
Ich wohne Momentan Baden-Württemberg manchmal schwer um zu leben aber wir werden erfolgreich insha allah
@khaliilkpkeinplan9361
@khaliilkpkeinplan9361 5 жыл бұрын
RageeeeDii weeye Baden Württemberg buu Degnaa
@alandoshali5656
@alandoshali5656 5 жыл бұрын
Kkkkk Ninkan Ileen Cumsurinimada ayuu ka cararay kkkkkk
@hereaftergolory9114
@hereaftergolory9114 2 жыл бұрын
Manshallah.
@sirajiabdooo5629
@sirajiabdooo5629 5 жыл бұрын
Ninka marko labanayay wan ogay germny an isla jogny bro long time kam ba ku wada jirnaay maxameed
@Faysalxeego
@Faysalxeego 5 жыл бұрын
adeer europ nin jileec kuma noolaankaro hal sano iyo badhbaan kunoolahay germalka waanan ka shaqaysta waxaanan sanad badhki kasameeyay dhaqaale aanan 10 sanno hadaan hargeysa joogi laha aanan kasamyn kareen, balse dulqaad iyo raga nimay ubaahantahay inaad nolol aad gacantada kusamaysato mana aha inad qalad kafahanto wadan aan wadankaga ahyn oo intaad sariirta dul jiibsato aad kusugto sidey fadhi wax kuugu imaanayaan (xagla laaban xoola kuma yimaadan).
@suldaanmohamudmaxamedali7742
@suldaanmohamudmaxamedali7742 5 жыл бұрын
Beentii maaha wllhi sacadan stress baan lajiifa sariirtayda jermany münchen copurg cidii garaneysa
@sharmaakeabdimalik9122
@sharmaakeabdimalik9122 5 жыл бұрын
Wlahi waa runti waxaa uu shegay oo dhan sedex sano iyo badh ayaan joga ilaa imikana wlahi waxba kama hayno wax maqan moye
@abdulqadersharifalawi5558
@abdulqadersharifalawi5558 5 жыл бұрын
Sharmaake Abdimalik kkkkk
@sharmaakeabdimalik9122
@sharmaakeabdimalik9122 5 жыл бұрын
Hhhhh waa runtay sxb
@abdulqadersharifalawi5558
@abdulqadersharifalawi5558 5 жыл бұрын
Ich auch bruder seit 4 jahren Ohne Dokument
@ladanmohamedahmed8929
@ladanmohamedahmed8929 4 жыл бұрын
Ilaah ha idiin saqiro wllo
@sukhra3585
@sukhra3585 3 жыл бұрын
2sano ka hor waa goortii aw walaalkay hargaysa ka baxay waxa laga hadlaayaba wuu ka dhago xirnaa
@user-dc2lr2zd6c
@user-dc2lr2zd6c 6 жыл бұрын
taladii ayaa illahay ku waa fajiyey
@awesomegamer9693
@awesomegamer9693 6 жыл бұрын
aniguba sidaa waan samayn lahaa hadan sharci soo qaato
@21_moha_abdi77
@21_moha_abdi77 6 жыл бұрын
Somalia 🇸🇴 wax ku DHAMA majiran ✅
@getto10
@getto10 5 жыл бұрын
Waa runtiisa wlahay wadaneenu ma laha stress
@bashanewiilqardho5036
@bashanewiilqardho5036 5 жыл бұрын
Ax ax wlhi xanuun weeyan tahriibka dhulkaaga hoyo wax kudahaamo ineysan jirin wan ka qirooday sxbky ariinku shegay
@sadamabdi9710
@sadamabdi9710 5 жыл бұрын
Nin adag libaax ana iska soo laaaban isha alah wlhi nolosha dhabtaa ninka joogaa og
@suhaybcawke5214
@suhaybcawke5214 6 жыл бұрын
Ninku. Waraysi. Xumaa
@mahamedabshir1943
@mahamedabshir1943 4 ай бұрын
Ex new hargeisa jaaris waa wayo arag
@husseinmohamed5651
@husseinmohamed5651 5 жыл бұрын
Sicialia ana magalo magalo u kal garanaya ma jiro wuxu ka shekeynayo wlhi blhi beenta ka daa nio
@suparawitigero3983
@suparawitigero3983 4 жыл бұрын
Waa runtii wax dhex yaal ma laha
@dullahiayoub2432
@dullahiayoub2432 6 жыл бұрын
Garmany ayaan u badalaynaa warkaan sxb ogow weil du bist from Hargaisa Achtung wenn du wieder kommen deutschland
@somaliyahamidoowdo3744
@somaliyahamidoowdo3744 6 жыл бұрын
Abdullahi Ayoub michael kkk wie Bitte!! du muss lernen erst mal die Sprache!! From hargeisa nicht deutsche Sprache. Aus hargeisa das ist richtig
@harirosmanabdikarim1623
@harirosmanabdikarim1623 6 жыл бұрын
Maxmed waa runtii anaguu nalla joogay
@abdisamedsaleban8635
@abdisamedsaleban8635 6 жыл бұрын
Abdullahi Ayoub michael Das nich arbetin
@youkeynaanyaraankahuyhuyda6883
@youkeynaanyaraankahuyhuyda6883 5 жыл бұрын
Abdullahi Ayoub Michael ich kommen aus somalia Deutschlnd ich heiBe
@mohamedAbdikadir-ej7py
@mohamedAbdikadir-ej7py 5 жыл бұрын
Hoyadiin silkeed mxaa kuhadlesin
@mohamedosman4519
@mohamedosman4519 5 жыл бұрын
Ninkan,waa,ma,shaqeyste,,warkiisa,yan,la,dhagaysan
@sharmaarkebaashe1387
@sharmaarkebaashe1387 5 жыл бұрын
Walahay waa runtii baden württemberg dabeecada waay leedahay dad badan oo sidii ku hadhay way diideen inay celiyaan
@khadahmed4356
@khadahmed4356 6 жыл бұрын
Walee in uusan been sheegin dhibaato iyo rafaad maalinkii aad dalkaada ka tagto ayeey ku bilaawanee illahow wadankeenii noo soo celi caawaba hadaan awoodo waa iman lahaa
@abdurizaqmohamed213
@abdurizaqmohamed213 6 жыл бұрын
😂😂😂 magalada baden Württemberg kulahaa 😂😂 lkn nin adag waaye runta Ayaa taabtay.
@mamadoujama5627
@mamadoujama5627 5 жыл бұрын
Waa runtiisa walaahy nonkaasi waxba halkan waxba ma yaalan
@hajjizeykol98
@hajjizeykol98 6 жыл бұрын
geesi
@abdifatah2288
@abdifatah2288 5 жыл бұрын
Wlhi ninwalbo mnta qurbo kunool dhibtn wuu somry wunkwr hya allha nagaso ururiyo cudur stres ah dhlinti somliyed kudilooday wax wala ylow cmerad naftina hauqoonsanina
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 35 МЛН
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 66 МЛН
Alat Seru Penolong untuk Mimpi Indah Bayi!
00:31
Let's GLOW! Indonesian
Рет қаралды 16 МЛН
TAHRIIBKII ABID UGU ADKAA  |  MARKHAATIGA NOOL VS  MAGAFE!
28:00
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 21 М.
9-NIN OO BEERKA |  KALYAHA LAGALA BAXAY, MARKHAATIGA NOOL.
44:47
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 211 М.
Khadar 2: Dhibaatooyinkii tahriibka
5:58
Telling the Real Story
Рет қаралды 16 М.
BARNAAMIJKA XAQIIQADA TAHRIIBKA
1:03:36
Universal Somali TV
Рет қаралды 17 М.
XAALADDA XADKA GARIIGGA- #Greece #Turkey
20:12
HANOOLAATO
Рет қаралды 70 М.
Sigma Girl Past #sigma #funny #comedy
0:20
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 8 МЛН
Оказался НЕНУЖНЫМ и Его БРОСИЛИ🐶💀
0:38
ИССЛЕДОВАТЕЛЬ
Рет қаралды 4,2 МЛН
ТГК: ЛОГОВО FRIENDS #россия #чатрулетка
0:21
АлексДан
Рет қаралды 7 МЛН
ToRung short film: 🙏Let's help each other🤗
0:32
ToRung
Рет қаралды 15 МЛН