TANI SAMEY INTAAN GANACSI BILAABIN... BUSINESS TIPS AND IDEAS

  Рет қаралды 24,222

Naz Ahmed

Naz Ahmed

Жыл бұрын

#somalihoyo #somali #somalinutritionist #motherhood #weightloss #motivationalvideos
FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA!
- SHOP MY STORE - www.asliboutique.ca FREE SHIPPING CANADA & U.S
- INIKUNA TIJAABIYA DNA-GIINA : refer.23andme.com/s/healthwit...
- Amazon Storefront with all of the products in this video:
www.amazon.ca/shop/nazahmed-rhnc
- Matcha Powder and 30 days detox tea:
If you want to get the matcha superfood green here is the link:
USE COUPON NAZ15 for 15% (minimum $29) www.teamiblends.com/discount/...
or
NAZ20 for 20% off (minimum 40$)
www.teamiblends.com/discount/...
- Eid and ramadan decor signs: alsosophia.com?sca_ref=727347.ll4PpAq3Hw
Muuqaalka maanta waa vlog halkaan aan kula wadaagayo maalin noloshayda.
Waxaan rajeynayaa inaad ka heshay ♡
❤️ If you find my content helpful, 🔔 Subscribe to my channel:
/ @nazaxmed
CONNECT WITH ME!
♡ Instagram: Naz_nutritionist
♡ Facebook: Naz Ahmed
BUSINESS INQUIRIES ONLY
healthwithnaz@gmail.com
===================================
===================================
FAVOURITE PRODUCTS
- Matcha Powder and 30 days detox tea:
If you want to get the matcha superfood green here is the link:
USE COUPON NAZ15 for 15% (minimum $29) www.teamiblends.com/discount/...
or
NAZ20 for 20% off (minimum 40$)
www.teamiblends.com/discount/...
DEODORANT :
- Clay Dry Bold Eucalyptus Mint 2.8oz. 100% Pure Calcium Montmorillonite Clay
adamaminerals.idevaffiliate.c...
TECH I USE
Canon Rebel SL2 DSLR | amzn.to/35Ck1Eo
RODE Video Mic Pro | amzn.to/3djEMqL
Lighting?
Natural Lighting
OR
2 Softboxes | amzn.to/2ypbGYg

Пікірлер: 118
@NazAxmed
@NazAxmed Жыл бұрын
- SHOP MY STORE ->> www.asliboutique.ca FREE SHIPPING!!! Also Available in Djibouti +25377120650 - PLEASE SUBSCRIBE TO MY ENGLISH CHANNEL: kzfaq.info/love/HavJHRtHYXotLOWfXgo67Q - INIKUNA TIJAABIYA DNA-GIINA : refer.23andme.com/s/healthwithnaz - Amazon Storefront with all of the products in this video: www.amazon.ca/shop/nazahmed-rhnc - Matcha Powder and 30 days detox tea: If you want to get the matcha superfood green here is the link: USE COUPON NAZ15 for 15% (minimum $29) www.teamiblends.com/discount/NAZ15 or NAZ20 for 20% off (minimum 40$) www.teamiblends.com/discount/NAZ20
@dinoomar2547
@dinoomar2547 Жыл бұрын
😊😊😅😊😊ì😊😊😊😊😊😊the ì😊
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 Жыл бұрын
Su.aal abaayo muuqaalada ganacsiga dumarka qurbaha kaliye miyaad ugu talagshey aaway dumarkii wadanka kunoolaa miyaan xaq ulaheen inaan anagane muuqaalo nooma heesid miyaa 😢😢 ileen dumarka qurbaha kaligood kuma daawadaan from Kismaayo ayaan kaala socdaa 😢😢
@AhmedMohamed-vm7oj
@AhmedMohamed-vm7oj 4 ай бұрын
Ruun gabadhaan say walaahi waaye ganacsiga iyo nolosha qurbaha leey taqaanaaye, maba taqaan dhaqanka iyo ganacsiga somalida somaliya degene. Yaa horta iyada baraayo. My be you! Sister. Thanks
@talawanaaggoodadvice8891
@talawanaaggoodadvice8891 Жыл бұрын
Masha Allah Nasteexo is Very beneficial thanks
@Rahma-pu3of
@Rahma-pu3of Жыл бұрын
Masha Allaah tabarakallaah Allaah ha ku ciifdiyo bi jahi Mustapha
@ShahidaMohamed-uc9wi
@ShahidaMohamed-uc9wi Жыл бұрын
Masha allah abyo hormar wacan❤️ ajar allaha kaa siiyo
@Iman2359
@Iman2359 Жыл бұрын
Masha Alaah Abayo wa ku madasanta hay sida nola wadagtay Naz Axmed
@canabeeyfruitplatter8859
@canabeeyfruitplatter8859 Жыл бұрын
MashaAllah tabaraka Allah Allaha kuubarakeeyo business kaada😍❤❤
@inaismail4860
@inaismail4860 Жыл бұрын
Msha alh tabarakalaah nasteexo waan jecelahahy dhiiri galintaada
@sadiaculusow2871
@sadiaculusow2871 Жыл бұрын
Masha alah ilaahay ha ku xifdiyo gabar xaqiiqda ka hadasha ayaad tahay❤❤❤
@TacabiyoTacliin
@TacabiyoTacliin Жыл бұрын
Video-gaan waan ka helay runtii Mahadsanid walal Naz🎉🎉
@anzubbygwl5439
@anzubbygwl5439 Жыл бұрын
MashaAllah maigasacidi karta danka nutrition 🎉
@rahmaibrahimsaid6923
@rahmaibrahimsaid6923 Жыл бұрын
Barak'allahu fiki nasteho huno, much love from djibouti, continue huno
@fadumomohamed8284
@fadumomohamed8284 Жыл бұрын
Mashallaha I really loved its motivational video I really enjoyed watching thank you so much please do more videos
@ibrahimwlnoor7492
@ibrahimwlnoor7492 Жыл бұрын
Manshalh figrado fiican ayaad kahadashay mahadsanid nastexo
@nimcoahmed4669
@nimcoahmed4669 Жыл бұрын
Masha Allah hore u soco
@Sagalroob
@Sagalroob Жыл бұрын
Mansha allaaah illlaaahay hakubarakeyo business thanks sad nodhirigalisid aniga wan jeclahay online business but I was thing where you start so thank you alot ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@xafsosalwa40
@xafsosalwa40 Жыл бұрын
Thnks habo wax bdn ban ka faidne❤
@umaramadaanchannel3871
@umaramadaanchannel3871 Жыл бұрын
Masha Allah walalo allah ha ku barakeyo business kaga. Anu alaban ibiya shirked ba iskale alabtan an ibiyo Mahadsanid qali
@haniahmed7534
@haniahmed7534 3 ай бұрын
Mashallah allah haku barakeyo
@hnasriinahmed8586
@hnasriinahmed8586 Жыл бұрын
Thank you abaayo wax badan aya kaa faaiday madama aan mardhow business cusub bilawi rabo jazakallahu qayr❤💕
@hodoadam1672
@hodoadam1672 Жыл бұрын
Good advice and motivation Masha allah
@Caasha739
@Caasha739 Жыл бұрын
Allah haku xafido walaal 🥰✌️🌹
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 Жыл бұрын
Asc habo mcn Naz mahadsanid💝❤👍
@hijrayusuf9997
@hijrayusuf9997 Жыл бұрын
Wa u hagar baxday masha allah I usually don’t comment. But this is a meaningful video. Thanks
@monayasin7995
@monayasin7995 Жыл бұрын
Masha allah thank you wll
@munahassanadam4503
@munahassanadam4503 Жыл бұрын
Mahadsanid wllzhy
@wardaroble6859
@wardaroble6859 9 ай бұрын
Masha allah, thanks xbbti si fiican ayaad noogu faa’idaysay
@jamahurre
@jamahurre Жыл бұрын
Maa shaa Allah Waa wax fiican runtii ( and somali Waa ku baratay runtii joking)
@hamdanuura3960
@hamdanuura3960 Жыл бұрын
Nasteexo waan ku salamay waxad noo so diyarisa sida loo mamulo lacagta how to manage money or saving thank u sister
@Mira-J783
@Mira-J783 Жыл бұрын
🥰 Thank you for sharing your experiences with us ! Could u please update a video on how to organize ur time/life to reach your target ?
@mrsdeil6847
@mrsdeil6847 Жыл бұрын
Asalamu Alaykum Nasteexo. I like your KZfaq Mashallah.
@ummaryam1
@ummaryam1 Жыл бұрын
Mansha’allah congratulations
@Fadumobilan790
@Fadumobilan790 Жыл бұрын
Mshllh abyo jasakallah
@user-xu3ym3dj7g
@user-xu3ym3dj7g Жыл бұрын
Mashaallah Sister j te remercie vraiment parce que je viens d voir cette vidéo comme par hasard. Ce sujet m intéresse beaucoup sauf que j pense à plusieurs projets que j n ai jamais réalisé.
@mariaseidxuseen2279
@mariaseidxuseen2279 Жыл бұрын
Mansha allah ❤sister
@najahindho2461
@najahindho2461 Жыл бұрын
Thank you nasteexo queen 👑💖
@saadiqmohamed176
@saadiqmohamed176 Жыл бұрын
Thanks wllo.❤
@amlaadam9505
@amlaadam9505 Жыл бұрын
Masha ALLAH ❤
@naimamahamaud5622
@naimamahamaud5622 Жыл бұрын
Waaan jeclahay figradahagaa waxa tahay inaan ficaan Naaz axmed noso badi from America
@aizof83
@aizof83 11 ай бұрын
Merci walaashay, j'aime ta vidéo machaAllah horay u soco huno 😍🥰
@quenqadra2788
@quenqadra2788 Жыл бұрын
Thank you Naz
@ubaxqaali1447
@ubaxqaali1447 Жыл бұрын
Maansha alleh huuno thanks ❤❤❤❤
@asmacali111
@asmacali111 Жыл бұрын
Masha allah
@DuaforAyeeyo
@DuaforAyeeyo Жыл бұрын
Thanks.
@falisdahir7897
@falisdahir7897 Жыл бұрын
Thank you dear ❤❤❤ I love really as you support us ❤
@hodoadam1672
@hodoadam1672 Жыл бұрын
Thanks for sharing dear ❤💙
@zeinabhirsi6071
@zeinabhirsi6071 Жыл бұрын
ManshAllah tabarakallah BarakaAllah fi my beautiful for your bissiness 🤲🏾🤲🏾🤲🏾🎤
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 Жыл бұрын
Maaasha congratulations 😍❤ abyo mcn
@zeinabhirsi6071
@zeinabhirsi6071 Жыл бұрын
ManshAllah tabarakallah beautiful Djibouticien 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇨🇦🇨🇦😊
@Sugarplumfair12
@Sugarplumfair12 11 ай бұрын
We need more business videos
@fartunabdulqadir9786
@fartunabdulqadir9786 Жыл бұрын
Masha Allah
@deqa868
@deqa868 Жыл бұрын
Mashalahaa beautiful abaayo ❤
@halimaahmed1844
@halimaahmed1844 Жыл бұрын
Thank you ❤❤
@DumarnawaaAdooqudha-om3mx
@DumarnawaaAdooqudha-om3mx Жыл бұрын
Mashallah sister ❤
@khdijaadan8512
@khdijaadan8512 Жыл бұрын
hormar wacan
@nastexobokh8840
@nastexobokh8840 Жыл бұрын
Masha alaah ❤
@ProductivewithFatima
@ProductivewithFatima Жыл бұрын
masha alalah abayo 👍🏽👍🏽👍🏽
@hibamohammedabdi
@hibamohammedabdi Жыл бұрын
Masha allaah
@samiiragurey6812
@samiiragurey6812 Жыл бұрын
Merci
@hodanibraahim2423
@hodanibraahim2423 Жыл бұрын
Thank u
@nimcohassan1495
@nimcohassan1495 Ай бұрын
Barnamuj yada ganacsiga noso badi wll wxan rabna inan ganacsi bilabno❤
@Umalkair_A
@Umalkair_A Жыл бұрын
MashaAllah Naz. Yea it would be good if you could apploud us how to organise your self. Thank you dear🙏🏽🫶🏼
@NazAxmed
@NazAxmed Жыл бұрын
🤗🤗🤗 Marxaba wllo
@aminaabyan6373
@aminaabyan6373 Жыл бұрын
Huuno waan ku salaamey in aan iibiyo ayaan rabaa bulukatiga aad iibisid ii soo sheeg halkaan ka dalbado
@filsanaadan2761
@filsanaadan2761 Жыл бұрын
Masha Alah
@saharlahirsi8810
@saharlahirsi8810 Жыл бұрын
Nastexo thanks❤
@fartamohachanel4631
@fartamohachanel4631 Жыл бұрын
Mahadsanid macanto janalkaaga aan arko waxbadan kaa faaiday hore😂usoco
@Muslimah393
@Muslimah393 Жыл бұрын
What is the best way to go on studying nutrition? I do passion for it but don’t know where to start.
@AhmedMohamed-vm7oj
@AhmedMohamed-vm7oj 4 ай бұрын
S. Calaykum. Nasteexo that vedio was amazing. Walaahey. Ilaahay ganacsigaaga iyo reerkaagaba hakuu barakeeyo. Aniga waxaan aad u bogey oo xaqiiqo ah. 1-shey aa adigu jeceshay ka shaqee haku dayan dadkale. 2-never give up. And third make your life for goals, and rite down your goals. Thanks sister. Ilaahay hakuu dembi dhaafo.
@muudfarah2998
@muudfarah2998 Жыл бұрын
Abyo ana ubahaan intii kabiilabaaa iilataliih
@hodododysh5682
@hodododysh5682 Жыл бұрын
S'il vous plaît ma chérie pose des vidéo comme ça plus souvent
@zeinabhirsi6071
@zeinabhirsi6071 Жыл бұрын
Allahuma Amin 🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾
@Annuu-wu7es
@Annuu-wu7es Жыл бұрын
Waqti dheer baan ku xirantahay chanel kaaga, wad ku mahadsan tahay waqtigaaga
@nimonimco3063
@nimonimco3063 Жыл бұрын
Asc. Nasteexo aad baan kuu tageera. 1Mio waan ku gaadhsiin lahaa hadaan awodo,waayo waa u qalanta. Waxa fiican ayaad soo dhigta🙏waan sugaa dhirigaluntada Mahadsanid walo❤
@NazAxmed
@NazAxmed Жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️
@Sugarplumfair12
@Sugarplumfair12 11 ай бұрын
Abayo can you give me the link for the video you watch on how to build a website
@Queennouran336
@Queennouran336 Жыл бұрын
Wan rabaa inan business bilaabo ilahay ha ila garab qabto ❤
@Nurayn-z9k
@Nurayn-z9k Жыл бұрын
Wan ku jeclahay nasteexo wanan kugu dayan doona waxan ahay gabadh dhalinyaro ah jamacad dhigatana dhawaan ayaan ganacsi bilaabi raba you are Iron Lady❤
@kafiyanursulayman1183
@kafiyanursulayman1183 Жыл бұрын
Keep going sis gabar karti leh ayaa tahay halkad rabta wad garaysa insha ❤❤❤🎉
@NazAxmed
@NazAxmed Жыл бұрын
Thank you walalo 🤗
@elitemotivate
@elitemotivate Жыл бұрын
Mansha Alaah abaayo, you’re beautiful, smart and driven lady ❤ Your passion, innocence and honesty is so intriguing and inspiring. I can easily connect with you😊 that’s the beauty of human connection 🎉 Go girl and smash your way to massive success ❤
@NazAxmed
@NazAxmed Жыл бұрын
Owee! Thank you so much! I truly appreciate your comment 🤍🤍🤍🤍
@Muslimah393
@Muslimah393 Жыл бұрын
Please do video on organising yourself. 🙏🏾
@safiyaabdi6896
@safiyaabdi6896 Жыл бұрын
How to learning English fluently
@khadravlogsofficiall5007
@khadravlogsofficiall5007 Жыл бұрын
Asc xabbiti waan ku saalamay huno iii caaaei huno Miyaad aarktay faariintadi wxaan aaahy gabadhaa walashaya ❤❤❤❤❤❤😊😊😊
@zeinabhirsi6071
@zeinabhirsi6071 Жыл бұрын
My beautiful 😊
@askyn8630
@askyn8630 Жыл бұрын
Xbbt video ga aad daawatay marka aad sameysaneysay website ka manala share gareen kartaa thanks xbbt
@NazAxmed
@NazAxmed Жыл бұрын
Wllo waxaad youtube ku gorta: how to built a Shopify store
@bmk111
@bmk111 Жыл бұрын
Masha Allah walalo Allah ha ku barakeeyo ganacsiga aniga hada ka horna waa ku weeydiiyay waxaan ahay gabar Canada ku cusub ganacsi from home ayaa raba marka ma caanshuur aya bixisa madama business kagu guriga yahay hada public uga hadli karin number kaga ii sheeg aan ku soowaco
@NazAxmed
@NazAxmed Жыл бұрын
Wllo cashuur waxaad bixini marku businesskaagu sameyo 30 000$. Intaa wax kayar cashur ma bixinasid
@yuujuu462
@yuujuu462 Жыл бұрын
miyaad is cadaysay
@user-xu3ym3dj7g
@user-xu3ym3dj7g Жыл бұрын
Je pense que tu es une Djiboutienne comme moi.
@amaani-ig8qe
@amaani-ig8qe Жыл бұрын
Wll nas anigu hadan ku bartay waxana dawaday 6 video wax badan ayaan kaa fa iiday shugran please nosoo gali❤ ❤
@hibodigaale2066
@hibodigaale2066 Жыл бұрын
❤❤
@amalyussuf4673
@amalyussuf4673 Жыл бұрын
❤❤❤
@jisooismybiasandsoisyours4299
@jisooismybiasandsoisyours4299 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@khadravlogsofficiall5007
@khadravlogsofficiall5007 Жыл бұрын
Asc waan ku salamay naastixo waan ku dawada in badan waxd tahay gabadha reeer djaboutiya aana waxan aahay walasha ooo reeer walina inaa adre taa wxan ku jiira yuutub 6yer ogon waxan raba inaad eer caaeido huuno sheerr wot iii saameso ❤❤❤❤❤❤ please 🙏🥰🙏🙏 jawaab
@badrinour827
@badrinour827 Жыл бұрын
wll Afsomaliga iska da ku Hadalkisa sobb toah waxa lagu maodaya ilmayar oo Af barada
@NazAxmed
@NazAxmed Жыл бұрын
Dee in yar aan koro wllo. 🤪 in yar Samir… toxic and useless comment. halkii aad ka baran lahayd waxa aan isku dayayo in aan ku baro, waxaad diirada saartaa sida aan u hadlo. Waxaan ku hadlaa Ingiriis, Faransiis iyo Soomaali wllo. imisa luqadood ayaad ku hadashaa?
@amalyussuf4673
@amalyussuf4673 Жыл бұрын
❤🎉
@samiiragurey6812
@samiiragurey6812 Жыл бұрын
Fadlan hawlo badan ban raba inaan qabto waana isku dhex yacaay markan isku bilaabo dhawr hawlood
@NazAxmed
@NazAxmed Жыл бұрын
Wax kastey qor wllo. Write everything
@samiiragurey6812
@samiiragurey6812 Жыл бұрын
@@NazAxmed ok mcnto video noga same hooyo ilmeheda daryelay gurigii iyo dhowr shaqo iyo nafteda iyada odegan oo bilaa istaraysa
@hudunadam1182
@hudunadam1182 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@raqiyaabdiqadir8261
@raqiyaabdiqadir8261 Жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 Жыл бұрын
Jecelyahay iska sax waxaa dhahda jeclahay
@NazAxmed
@NazAxmed Жыл бұрын
Wllo lahjado weh kala du’antahay… reer Djibuti wan jecelyahay ayaan oranaa
@khatraabdulaahi3048
@khatraabdulaahi3048 3 ай бұрын
Batigaga rabaa halkee ka helaa
@mohamedsmail6084
@mohamedsmail6084 Жыл бұрын
Salaam minalaah C Kum Naz Ahmed, Wallaahi Waa iga Qosliiday Zero Costumer service. Somalideeynu waxaad umaleeysa inaay Businesska uu furtaan inaay diib uu xiraan. Qoofkii mar waax naga iibsada marlaabaad nosoo noqoonmaayo. Mahaadsaniid Walaal Dadaal Alle hakula jiro.
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 Жыл бұрын
Wan KUGU racasanahay 100% sero customer in anaahay somalida!!! Gar ahan wadanadeni dalac ayabu ku racaya hadad 2 jer waxa waydiso😅
@faaisamohamud734
@faaisamohamud734 Жыл бұрын
B ku g
Sidee Ganacsi Loo Bilaabaa?
18:47
Warsame Bade
Рет қаралды 26 М.
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 39 МЛН
Little girl's dream of a giant teddy bear is about to come true #shorts
00:32
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 7 МЛН
10 Kan qodob Samee intaadan Ganacsi Furan
25:38
Macalin
Рет қаралды 57 М.
5 Fursadood Ganacsi Oo Dalka Ka Banaan.
12:48
Warsame Bade
Рет қаралды 87 М.
10 Small Business Ideas YOU can start under $100 As A WOMAN (Make Money From Home)
12:09
DAHAB IYO ALAAB CUSUB... MUQAAL GANACSI KU SAABSAN
19:45
Naz Ahmed
Рет қаралды 20 М.
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 39 МЛН