Taqwa ma qaliin baan ku dhalay? C-section

  Рет қаралды 57,055

Xamda Xaaji Oktobar

Xamda Xaaji Oktobar

2 жыл бұрын

Barnaamij xiiso leh oo aan uga hadalnay sababaha keena in dumarka ilmaha lagu qalo, sidoo kale waxaan ka jawaabayaa Su’aal in badan la isoo weydiiyay oo ah sida aan ku dhalay taqwa?

Пікірлер: 192
@hamdaqani2752
@hamdaqani2752 2 жыл бұрын
Ilaahow awlaad khayr qabtaan ku weydiisanay 🤲🤲🤲
@amalyusuf1210
@amalyusuf1210 2 жыл бұрын
Asc Masha Allah Xamda, Allah ku barakeyo reerka iyo Ilmaha, Anaka Allah Awlaad bari ah Oo cafimaad qabta nasiyo, Amiin ya Rabb
@salmaabdulle9150
@salmaabdulle9150 2 жыл бұрын
Alahumabarik beautiful sisters 🙌🏽❤️
@farhiyabilanchannel2232
@farhiyabilanchannel2232 2 жыл бұрын
Masha allah gabdhaheena barbaamij fican bad noso gudbiseen guulaysta❤️❤️
@mlove3616
@mlove3616 2 жыл бұрын
Masha allah Ilaahay ha xafido taqwa insha allah ilaahayna caruur kale oo khayr qaba ha idin siiyo
@DEFNOTROSAH
@DEFNOTROSAH 2 жыл бұрын
Mansh Allah beautiful 👍👍👍
@hawaali2760
@hawaali2760 2 жыл бұрын
maasha Allaah eebe hakuu daayo gabadhaada taqwa kuwo kale oo badana waan kuugu duceynayaa.
@amiraadem2780
@amiraadem2780 2 жыл бұрын
Masha Allah
@najaxaxmed4228
@najaxaxmed4228 2 жыл бұрын
Manshallah manshallah manshallah Alle ha ku barakeeyo inaanta yar ee afar tan baxday manshallah Alle ha xiftiyo
@sehra55
@sehra55 2 жыл бұрын
Maasha Allah ❤
@xafsoabdullahi1727
@xafsoabdullahi1727 2 жыл бұрын
Mansha allaah xamda illaahay ha kuu xifdiyo awlaadaada waana ku faraxsabaahay
@shukrimusewehliye8081
@shukrimusewehliye8081 2 жыл бұрын
Walaashey Xamday Allaha Idiin Barakeeyo Qoyska Iyo Taqwa Yar Kuwo Kale oo Barakalehna Allaha idin Siiyo
@khadraabdullahi8714
@khadraabdullahi8714 2 жыл бұрын
Allaha haydin barakeeyo hablahaygii ❤️
@balgisamusa7359
@balgisamusa7359 2 жыл бұрын
Masha allah tabarak allah 😍
@ubaxadam9104
@ubaxadam9104 2 жыл бұрын
Masha allaah wllshy qali
@gaasiranagye6178
@gaasiranagye6178 2 жыл бұрын
Maasha allh gabdho qaaliya io sheeko muhiima👍👍👍
@fatmahassan2920
@fatmahassan2920 2 жыл бұрын
Mansha alah tabarakalah
@naruuracadey7798
@naruuracadey7798 2 жыл бұрын
Eebe ha kuu barakeeyo awlaadaada kuwa bdana ha idin siiyo oo baariyaal ah❤❤
@samiraahmed6432
@samiraahmed6432 2 жыл бұрын
Masha allha wllshay qali Xamda xaaji wllo wan ku salamay
@drqeyria8874
@drqeyria8874 2 жыл бұрын
Walal lahey aad u mahad santahiin👌😊
@najmo9475
@najmo9475 2 жыл бұрын
Amiiin yaa rabi
@nimcooslo1459
@nimcooslo1459 2 жыл бұрын
Alx abayo Alle haku xafido taqwa qurux kuwa kalo badana Alle haku siiyo
@fahmohaji7104
@fahmohaji7104 2 жыл бұрын
Ilahay ha kuu xifdiyo taqwa
@monaahmed5700
@monaahmed5700 2 жыл бұрын
Alxmdulilaah wallo Kuwadanbe insha allaah normal ku dhanadina
@fosiyashire9646
@fosiyashire9646 2 жыл бұрын
xamda aniga taqwa a noon ogayn ayaan waxaan ku riyooday anigoo idin soo martiyay oo gabar yar itiid joogto iyo adoo walac ah markaas oo aan leeyahay allaah xamda iyo naasir magabar baad idiin dhalatay markaas buu naasir igu yiri hada xitaa xamda waa walac marka wala marka walacaasna waa soosocdaa inshaa allaah
@samsamduale7721
@samsamduale7721 2 жыл бұрын
Maansha Allah taqwa yare soo barbaar eedo An dumshieey xamda
@luckyosmaanm5419
@luckyosmaanm5419 2 жыл бұрын
Mnsha allah xamday qaaliyey wn ku jeclahay xbbti
@hindamohamed6455
@hindamohamed6455 2 жыл бұрын
masha allah wll xamadi
@zamzamdeganchannel557
@zamzamdeganchannel557 2 жыл бұрын
msha alha walashey alha kudhafi
@ssimanumumustaq7148
@ssimanumumustaq7148 2 жыл бұрын
Masha allah
@hamdahassan3685
@hamdahassan3685 2 жыл бұрын
MashaAllah
@Shukri127
@Shukri127 2 жыл бұрын
Masha'alah Queen Xamdi & Caawa N 1
@fartunnur2656
@fartunnur2656 2 жыл бұрын
Wankuso duceyn jiray Alxmdulillah maba ogeyn inaa dhashay abaayo illahey hakuu daayo hana ku barakeeyo masha Allah Alxmdulillah illahey hakaaga dhigo tii ku xambaarta kuu xiirta xajkana ku geysa Allahana kugu rizaaqo owlaad isku xigxigta oo baariyaal ah
@luulhaji3001
@luulhaji3001 2 жыл бұрын
Maashaa allaah alxamdulillaah🤲 illaaheey hadiiba nabad idinkukalakeenay illaaheeyna hakuu barakeeyo🤲 haba macaan soobarbaar illaaheeyna barul waalid hakaadhigo🤲 kuwakaloo badan oobaraka lena allah kusiiyo🤲 🌷❤️🤱❤️🌷
@sahraxasan4008
@sahraxasan4008 2 жыл бұрын
Mansha Allaah
@gaasiranagye6178
@gaasiranagye6178 2 жыл бұрын
Taqwayar soo barbaar maasha allh 😚😚😚❤❤❤❤
@somaliaandjiboutionelove9958
@somaliaandjiboutionelove9958 2 жыл бұрын
Masha allah xamda aniga xiteer wiilkeyga waa leygu qalay manta ayuu sanad iyo 4 biloood buuxiyay wuxuu dhashay 16.10.2020 waana curadkeyga foolis dheer weliba waan wada furnaa cunuga kor ujeestay insha allah illahey noma soo celiyo Mar kale anaga iyo mama kastoo Muslim ah
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 2 жыл бұрын
Aamiin Aamiin yaa Rabb❤️
@hibaaqmohamed2426
@hibaaqmohamed2426 2 жыл бұрын
Ameeeen yaaaa rabi
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 2 жыл бұрын
Mashaallaa 🥰👌🙏🥰
@fatumasheikh8980
@fatumasheikh8980 2 жыл бұрын
Ameen yarabi
@faadumocramaan8599
@faadumocramaan8599 2 жыл бұрын
Mash Allaah ilaahey hakuudeysto Anagane ilaahey hanasiiyo
@ayaanaabdi2880
@ayaanaabdi2880 2 жыл бұрын
Ilaahaa mahad iska leh oo ku siiyey cunugaagii koowaad kuwa kaloo baariyaalaa alle hakuso daro Dadka warkooda waa iska maala yacni ilaahay khatarkiisa unbaa soconaayaa Xbbty dhibtii kaa soo gaarteyna alla ayaa kaa dhaqay alxmdh
@degancadeey9456
@degancadeey9456 2 жыл бұрын
aniga waa ku degdegtay laygu dhahay go?aanka dhaqtarka leh tnkl waxwalbo waa qadar rabbi ddka way iska hadln
@hayat-q8y
@hayat-q8y 2 жыл бұрын
Xamday dar ilaah ban ku jecelahay wlh masha alah taqwa yar so barbar habaryar 3days hada foolaneysay xanun wad aragtay lkn waa alxm mar hada adinka cafimad qaba rabbi idin kala keeney
@warish9081
@warish9081 2 жыл бұрын
Mashaa allaah xamda cadeey
@AbuZeyd
@AbuZeyd 2 жыл бұрын
Nabigeena Muxammad SCW wuxuu yiri ruuxii ku dadaala Inuu walaalkii muslimka ah caawiyo in Alle weyne uu u gargaarayo unu fududeeyo amuurtisa walal ilahey dartiis I caawiya isoo boqda Kuna Soo biira Kheyrka Kafaideyso Wll Qali
@army-on8wp
@army-on8wp 2 жыл бұрын
Aaaaamiin yaarabi
@amiiirah8767
@amiiirah8767 2 жыл бұрын
xamdaay Allah kuguma soceliyo qaliin aniga 1 dii ayaan dhalay alxmd wana la iga foliyey ilmiheygu curad ahaa oon 3 sano sugaye alxmd marka isbitalka kaso baxay arkay hambalyadada masha Allh habo taqwo soo barbaar 🥰
@fxcooking9677
@fxcooking9677 2 жыл бұрын
Waligay masalaamin barnaamij aan daawaday laakiin waan salaamin mar wooyinka asalaama caleeykum waraxmatu laahi wabarakaatu dhamaan tiin waxaan arki jiray dumar idin laa laeg ama idinka waa ween oo madaya qaawan hees iyo bood bood waxaan isdhahaa ratiga wayn hadii uu bood boodo kiiyaraa muxuu samayn marka anigu marwooyin baan idiin qiray nabad galyo
@kawsarmohamedali6431
@kawsarmohamedali6431 2 жыл бұрын
Insha allah kuwa danbe caadi baad udhalaysaa hamda haji aktober qof qimo leh
@ubahali2846
@ubahali2846 2 жыл бұрын
Assalaama claykum Maashaa’allaah xamdaay ukhtii see tahay? Reerka allaha barakeeyo, waxaan walaalaha Lee yahay kuwo kheyr isugu yimid kuna kala tagay allaha idinka dhigo soo dhawaada, runtii asxaabtaada waxaa ugu sareeya ama qiimo badan kan alle ku xusuusiya, allaha idinbarakeeyo. Mom 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️
@amuunahmed3857
@amuunahmed3857 2 жыл бұрын
MashaAllah walaalo khayr iskugu yimid Allaha idin xafido dhamaantiin🤲🤲🤲 sxbayaalow ilmahayga dhan qaliin ayaan ku dhalay kii koobaad 7 cisho ayaan foolanaayay ki ku xigyna 2 habayn iyo maalin walaahi xanuun zaaid ah ilaahay ha inoo sakhiro 😢😢
@nijaj9157
@nijaj9157 2 жыл бұрын
Allahuma aamiin. Abaayo Amuun ma ogaatay sababta aadan caadi u dhali karin
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 2 жыл бұрын
masha allh
@maryanhassan233
@maryanhassan233 2 жыл бұрын
M.a hmblyo abyo farxadaas waan sugeyny mxaa mr hore nola so wadaagin mcnto alle haku dhowro inntaada insh alllh
@midnimo3593
@midnimo3593 2 жыл бұрын
Aamiin
@nasraabdilahi7564
@nasraabdilahi7564 2 жыл бұрын
Àaamiiiin wll from togdher
@khalididiriss5633
@khalididiriss5633 2 жыл бұрын
waan qoslay markaad tiri rag baa iwaydiyay horay usoco walaal
@samawadechannel7590
@samawadechannel7590 2 жыл бұрын
Allah ha kuu barakeeyo wll taqwa yar kor oo kaalin gal habo Wllo nooga soo sheekee sababaha anigaa laygu qalay ilmihii koobad yadoo aan soo dagin wali
@nijaj9157
@nijaj9157 2 жыл бұрын
Haa sidookle aniba. Qurbaha miyaa joogtay ma cirbada baa isticmaashay?? Waxaan ogaaday hdii cirbada la isticmaalo ayadoo fooshaada bilaaw tahy kadib kugu qasbeesa in aadan dhaqaaqi kari weyso oo sariirta iska joogta ma kaa caawineeso foosha kululaato oo cunuga soo degto in la dheqdheqaaqo Waa muhiim
@ashaqaar7330
@ashaqaar7330 2 жыл бұрын
Scww habo xamda adi iyo baby taqwa iyo odogaaga qayr iyo barako iyo baraare ayaan idiin rajaynaynaa insha ALLAAH ilmaha dame in aan caadi u umusho ayaa ILAAHAY kaaga barbaynaa nuur calaa nuur 💕❤️❤️❤️❤️❤️❤️👏🏽👏🏽✨✨✨✨✨🌹🌹
@quruxramla8253
@quruxramla8253 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin
@fariidafaraxchannel7739
@fariidafaraxchannel7739 2 жыл бұрын
Masha allah gabdho qurux badan waa mudanyihiin subscribta iyo like ma kala reebeyno Anna yutuber an ahay ee i so booqda
@kowsarbeauty209
@kowsarbeauty209 2 жыл бұрын
Amiin amiin
@fartuunabdi7028
@fartuunabdi7028 2 жыл бұрын
Owlada qofkeey ka maqantahay unbaa dareemi karee allow nasii anigiyo intii ila mida qof3kastoo aan heysan allha ku arzaaqo allow adigaa mahad leh allha ku barakeyo adnr
@deeqaluul6155
@deeqaluul6155 2 жыл бұрын
Abaayo sifiican nooga Soo sheekey sida ey u soodegiweysay aniga wiilbaa SAS la igu dhahay madaxiisa ayaa kor jiray isma rogaaya hoosna wuu diiday ka soo sheekey inta igu racsan like
@hodanhodan2218
@hodanhodan2218 2 жыл бұрын
Abyo qniga ila soo xiriir anigaa umuliso ah
@ayaandaauud5480
@ayaandaauud5480 2 жыл бұрын
Illahay hoyo walba ilmo khayiirqaba hasiyo
@asliali6403
@asliali6403 2 жыл бұрын
Alxamdulilah xamdi wll mansha allah taqwana allah hakuu xifdiyo anigana allah haygu arsqo iwlaad xaaladd kbxday ayaan kujiraa waana rajaynayaa inaan kabaxo insha allah
@ashaali665
@ashaali665 2 жыл бұрын
Ameen yarabi 🤲🤲🤲🥺
@fatumaali1463
@fatumaali1463 2 жыл бұрын
Wcs umu Taqwa
@nasraabdi4507
@nasraabdi4507 2 жыл бұрын
Welcome motherhood sis
@liincaali4256
@liincaali4256 2 жыл бұрын
Maansha Allah inadero I had dream about you and your husband having baby girl Maansha Allah so happy may Allah bless you many more xbbti
@fatuush5402
@fatuush5402 2 жыл бұрын
Hamdey alle ha idin xifdiyo kula mid ayan ahey qalin ayan ku dhaley shekada oo dhameys tiran noso gali
@nadiiraomar5932
@nadiiraomar5932 2 жыл бұрын
Aniga xamdaaya kula mid ah ilmahaygu wu so dagi waayay waana lagu qalay alle hooyo oo dhan danbigeeda ha dhaafo
@kalthuundaahir256
@kalthuundaahir256 2 жыл бұрын
Hamda cadey magaca taqwa waaka helay inshaa alah gabar Hadii ale isiiyo waa u baxsaa
@aminanoor8014
@aminanoor8014 2 жыл бұрын
Mashallah umul qurux badan
@bradagaming1939
@bradagaming1939 2 жыл бұрын
2 canugba waa la igu qalay al ilahay hano xafido ubadka abayo awladkana alaha kusiyo
@jikadanora4023
@jikadanora4023 2 жыл бұрын
👍👍😘😘🌹🌹♥️♥️🌷🌷💕ماشاء الله ماشاء الله🎊🎊🎊🎊🎊🎊
@hanihodan3966
@hanihodan3966 2 жыл бұрын
masha allah allah ku xifdiyo xamda
@fosiyacali9212
@fosiyacali9212 2 жыл бұрын
Shugri muuse weheliye waan garanayaa dariskeygii xalaaleed xaafada argantiin ayaandaros ku ahayn
@fahmohaji7104
@fahmohaji7104 2 жыл бұрын
Aàmiiin
@barlinyusuf8803
@barlinyusuf8803 2 жыл бұрын
Masha alah wariyal cana ba ishelay shukri wan naqana wariye cana taqwa yar no shumi xamday
@fahima6186
@fahima6186 2 жыл бұрын
Masha Allh
@laki521
@laki521 2 жыл бұрын
Yaa rabbi aniga iyo inta ila midka ahba nagu arsaaq awaaalad salixiina samirkana nooo bdi
@zamzamchannel9863
@zamzamchannel9863 2 жыл бұрын
Amiin ya allaha😭
@Sumayo987
@Sumayo987 2 жыл бұрын
Xamdi X aktoobar waan ku salamay wll halkan ayaanu isla jognaa koos X aktoobar iyo reerkeeda macmiishadana waan ahay tol na wayinu nahay weliba xididna wayinu ahay
@shamischanel1875
@shamischanel1875 2 жыл бұрын
taqwa so dhawow mamo dadki ku so duceyn jiray ban ka mid ah sababto ah aniga isku mid ayn aheyn 2sano man dhalin sanadki 3d ayn dhalay alx 31 3 2020 alx
@Aash179
@Aash179 2 жыл бұрын
Aniga waxaa la igu qalay ilmo 3 sano ka hor waligay family planning ma cunin walina uur ma yeelan isoo duceeya
@saphia8494
@saphia8494 2 жыл бұрын
Abaayo minkaada afkiisa inuu qalooc galay ama.uu wareegay dhici karo is check gareey sis. Allaha kuu saqiro
@saidamoallim5410
@saidamoallim5410 2 жыл бұрын
Wcs hamda wlley Mar walbo video noso sameyaa pls gabar aan Tagero ayaa thy dhaqma o dhisma
@ahsosuleyman6619
@ahsosuleyman6619 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰😘❤
@xidiigtareersool2729
@xidiigtareersool2729 2 жыл бұрын
Mansha Allaah ilahay owlada hayno xiiftiyo dhamanten aniga wiilkayga curad waa laygu qalay 3 cashaan folanayey siida Xamda hada waa 5 jiir ilahay hayno barakeyo.
@degancadeey9456
@degancadeey9456 2 жыл бұрын
aniga 9bil iyo labo isbuuc ahaa waqtigaga waa la dhaafay ayay idhaheen imaaw fool kululeyso igu dureen 9furnaa ilmaha oksajiintiisa sii yaraneyso igu dhaheen sdaa awgeed ku ii qaleen adiga sabab kugu qaleen abaayo
@ubahfarah6952
@ubahfarah6952 2 жыл бұрын
@@degancadeey9456 Wll Allaha kuu fududeeyo Si dhibyar Ku dhal insha Allah
@degancadeey9456
@degancadeey9456 2 жыл бұрын
@@ubahfarah6952 aamiin abyo hda 3sano ka soo wareegty
@nijaj9157
@nijaj9157 2 жыл бұрын
@@degancadeey9456 abaayo aan ku weydiiye ma irbada epidural ayaa isticmaalshay. Tankle ma aha in aanu ogolaano waan kaa foolinyaa waayo due date wax 100% ah ma aha sidaas Awgeed hdii wax caafimaad daro ah aanu ku heesan Waa caadi in la sugaa foosha si caadi ah u imaato. Cadaanka qaar baa 43 isbuuc gabdha. Jidhkaaga oo diyaar aan aheyn hdii la qasba dhib baa lagala kulmi karaa.
@deeqaluul6155
@deeqaluul6155 2 жыл бұрын
Allow ubadka baari nooga dhig aniga labaa ku dhalay.ilmaha iigu danbeesay laba maalin laba haben foolanay markaa dhali waayay NAFTA u yaabay haleeqano dhahay hooyo dhib wee Soo martaa allow noon naxariisa🤲
@saynabibrahim4703
@saynabibrahim4703 2 жыл бұрын
Allah baari hakaga dhigo abayo foosha xanuunkeda waxan ku hilmamaynaa ubadka Allah na siiyo kuwa saalixiin ah Allah ha ka dhigo
@aaminoaxmed1132
@aaminoaxmed1132 2 жыл бұрын
Rag ma jiro hhhhhhh waa xolo
@army-on8wp
@army-on8wp 2 жыл бұрын
Waa runta walaahi aniga isku arkay markaas baan bararugay hada alx
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 2 жыл бұрын
Abayo wankusoo booqday adigane isoo boqo 🙏
@jamiilacabdulah2154
@jamiilacabdulah2154 2 жыл бұрын
Noogasoo sheekee qli
@hamdaabdullahi7175
@hamdaabdullahi7175 2 жыл бұрын
Hamda iskumid ban aheen waqtibaa baalaysiiyeylaakin ilmahayga soodeegiwaayey
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul 2 жыл бұрын
Irbada foosha miyaa laguugu duray hamda ?
@hothanabdi0114
@hothanabdi0114 2 жыл бұрын
Xamda sheekada sababta qalinka laguuga sameeyay oo dhamaystirin noo soo godbi walo mcn
@shamsasharaf5281
@shamsasharaf5281 2 жыл бұрын
Asc qalinka waxa so galiyay wadanka hayado marka ilahay haw gargaro hoyooyinka dhibta lagu hayo
@hamdanuura3960
@hamdanuura3960 2 жыл бұрын
Xamda aadban ku salamaya from hargeisa anigu 2caruura qaliin ayaan ku dhalay mid sanad iyo 8bilood ayuu jiraa mida kalana 4bilood sababta la ii qalay waxay ahayd in ay dabakeen ahaayen oo ay isasoo rogi waayeen markaa qaliinku wax dhiba malaha ha baqan its normal
@munisha163
@munisha163 2 жыл бұрын
Abayo miqaladada 10 daqiiqo hakabadin waqtiyada wacariri
@farhiyamohamedjimaale4305
@farhiyamohamedjimaale4305 2 жыл бұрын
Isoducey asxpta 2weeks ayaa iga deman ee I.a
هل دمرت الرأسمالية الأسرة | بودكاست مربع
1:42:38
إذاعة ثمانية
Рет қаралды 2,2 МЛН
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 42 МЛН
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 4,4 МЛН
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
Dealing with Failure and Self-Love with Salama Mohamed
35:27
Sheen Gurrib
Рет қаралды 429 М.
Sida loo xusho lamaane wanaagsan.
32:28
Xamda Xaaji Oktobar
Рет қаралды 28 М.
#ABtalks with Neslihan Atagül Doğulu -  مع نسليهان أتاغول دوغولو | Chapter 198
1:48:51
Robert Greene: A Process for Finding & Achieving Your Unique Purpose
3:11:18
Andrew Huberman
Рет қаралды 10 МЛН
Hikmat Wehbi Podcast #152 Salama Mohamed سلامه محمد
1:19:55
Hikmat Wehbi Podcast
Рет қаралды 687 М.
The Truth About Money and Happiness with Dr Sana Sajan
43:17
Sheen Gurrib
Рет қаралды 309 М.
كيف نبني علاقات صحية؟ | بدون ورق 91 | أسامة الجامع
1:28:34
بودكاست بدون ورق
Рет қаралды 439 М.
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН