Team 27 Oo Cunsuriyeeyay Zaki Somali

  Рет қаралды 11,516

Kafi Abdi

Kafi Abdi

2 ай бұрын

Пікірлер: 69
@naxnoofficial4445
@naxnoofficial4445 2 ай бұрын
maseer ka dareemooya kafi cabdi waayo team 27 waa dad hawaada maraayo waa laga dareemooya 😂😂😂
@hanadkingmd3758
@hanadkingmd3758 2 ай бұрын
rag qayrkaa ah oo talented ah oo hwda galay inaaad views kuraadsato waala quruxbdan yahay yaaan lagaaa dareeemin 😅🤷‍♂️👍
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 2 ай бұрын
Kkkkk
@mhameddave9758
@mhameddave9758 2 ай бұрын
War aqiyaareey dhalinyaradaas aniga wax qalada uguma jeedo soomalida waxay hore utiri marti hadii ay 3bari dhaafto marti maahan marka team27 hadii ay so dhaweyan qofki Malaysia yimaado ma ilaa uu kasoo laabto maku waalanayaan soo dhawoow soo dhawoow lee may leeyihiin dee waxaas wa qalad qof walba Dan ayaa ka dhacda qofka caanka ah markii la so dhaweyo walakala tagayaa asigana danihiisa ayuu raacanaya ma in lasoo dhaweeyo oo la buunbuuniyo kaliyaa ayuu u yimid waa maya marka dadka aqliga yaa looga ciyaarin walahi qofki Malaysia utaga kaliya in lasoo dhaweeyo oo la buunbuuniyo kaas asigaaba caan eheen marki hore hada kaashey maxa ka haleesan kkkkk
@user-ng7ct8hn7o
@user-ng7ct8hn7o 2 ай бұрын
Viva team 27❤
@Akim_1794
@Akim_1794 2 ай бұрын
Zaki Somalia Isagaa Caajislow Ah Sundus Ayaanle Waad Aragtay Sida Team-ka Loogu Soo Dhaweeyey Iyadana Shaqa Tag Waaye Habeen Waliba Muuqaal Bey Soo Dhigtaa Asad Hajio Team-kiisa Kaliya Waxaa La Qabsan Kara Qof Habeen Waliba Vedio Soo Galin karo Channel-kiisa
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 2 ай бұрын
Viiiva Team 27👑😂
@fiidowmrk
@fiidowmrk 2 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@cukaazh_mohammed
@cukaazh_mohammed 2 ай бұрын
Sax io qalad waaan wada team27 wax kle manoo sheege
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 2 ай бұрын
Team 27 walaga maseeray 🤣😭🤣😭🤣😭wa mumuqatiin 😭
@siadismail9569
@siadismail9569 2 ай бұрын
Kaafi sxp qofku Haddu is Wadi waayo igu ma wadayaan muniir munaafaq Ayuu Aahaa ee nin yahow ka dhac ragaas
@ahlaamahmed250
@ahlaamahmed250 2 ай бұрын
Yalaga dareemin inad ka xunthy balyo caqliga la .a😂😂😂
@adnanfarahhashi3300
@adnanfarahhashi3300 2 ай бұрын
Asaga de temkooda kama tirsana sida darteed Team 27 qof aan ayaga eheeyn wey yasaan azad hajio ciyaal ka ushaqeeyo ma ahene cidkale iney sirtiisa iyo xirfadiisa ogato ma jeclo waana siyasi camal
@user-zr2uz3qd5r
@user-zr2uz3qd5r 2 ай бұрын
Horta wakhtiga marayino mad arag 2024 inan maryino 6bil kadib 2025 gali dono maxa ka qaldan Wllo T8mkena no aman si yarowu qof cana isaga un ha shaqayisto Maxa dad cana u rasanba
@habasweinchronicles5343
@habasweinchronicles5343 2 ай бұрын
marki hore maogen lakin aqliga inuu views ka gale hade le ogathe orgi yahow meqa kale oo kamaqan mise maxa kagale
@user-wu9co6wj9p
@user-wu9co6wj9p 2 ай бұрын
Teem27 dadka kamaseersan miyaa ku jirtaa
@foozia426
@foozia426 2 ай бұрын
Dee dadkani waa xor maxaa laysugu qasbaya dadkan isqoriinta ah ragaa wlaala ahi way isdabareene. Maxaa loo dabayacaya. 😂
@Khaled-Qanciye
@Khaled-Qanciye 2 ай бұрын
Waxaad ubooqanaysaa dabkudaarasho sow maaha dadaal wuu dadaalee halkan mayac hayla fadhiyine
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 2 ай бұрын
War kafi ma nabadqabtan waba laydin wayaye khayr inshalah ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@amiinahmed8756
@amiinahmed8756 2 ай бұрын
saas views kuma heleesid
@fartuunahmed5963
@fartuunahmed5963 2 ай бұрын
Rufiyanow tim 27❤ aman sii unsubscribe ayaa iga tahe adi doqon yahow xumi😡
@barlinsabriye2029
@barlinsabriye2029 2 ай бұрын
Zski markuu xgaas tagay 100 k hadana 400 uu ku sii socdaa maxaa laga cusuriyay naayaa
@Fathiibrahim5245
@Fathiibrahim5245 2 ай бұрын
Qofkada dhinac wayn team 27 dad lagaaari waye wayo sas fiyuuuus kumahelysid camal yeeelo dadkan hadal waxba kama tare qofka asa udadalo janalkiiisa maiyga oga shaqyn laha uffff
@abdinasiryerow4077
@abdinasiryerow4077 2 ай бұрын
Team 27 rw the best team
@BishaarAbdulahi-zx7we
@BishaarAbdulahi-zx7we 2 ай бұрын
neef baa tahee wax la cunsureyay ma aragne nagala tag dadka hormarkodad ka xuntahy caac dheh de
@shamisali4599
@shamisali4599 2 ай бұрын
Asad into dad badan soo dhaweyen ayaa hadana caay logu abal guday
@user-dz3ys7sz7p
@user-dz3ys7sz7p 2 ай бұрын
Keep going shoodhe❤
@Lepanziad143
@Lepanziad143 2 ай бұрын
Wlhi Waa run wajigiisa ayaa laga dareemaya in ay cunsuriyeyen kuwaasi ka fagow dheh nio Waa Dad iyaga isku roon 😢
@sacidaahmed2490
@sacidaahmed2490 2 ай бұрын
Hadi horumar lagaariwayay dadka malagu dhega
@ibrahimmaxamud9408
@ibrahimmaxamud9408 2 ай бұрын
Fast comment
@naxnoofficial4445
@naxnoofficial4445 2 ай бұрын
walaasha cusuri ah team 27 it’s not easy saasa ugu heesana xaa ka badali kartaa from usa 🇺🇸 viva team 27 ❤
@ummaanas0709
@ummaanas0709 2 ай бұрын
Kani isagaa cunsuri ah heerkey gaadheen buu ka xunyahay
@user-zr2uz3qd5r
@user-zr2uz3qd5r 2 ай бұрын
Warya anaga gabadha samiya ayaba naga adayi sodhawayin fican ayaba lo sameyayi ee aman sida Tim 27 sidayi u safri dee gurigeda lagag shaqeya
@FardawsacabdisalamDirie-gd2sw
@FardawsacabdisalamDirie-gd2sw 2 ай бұрын
Fayusaka ka so galy miyaha Tim27
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂zaki Somali maxa logu waashey shaley lama rabin manta marka dhalinyarta dhex galey wada shaqeyan mel sare you tube ka gaarey la leef leefa qabyaalad darteda shaley marka dawarsanayey kenya asxaab la noola durufesnaa maxa wax lo tari waayey kuwa ku dhegan dhan wa qabyaaladiste manta marka kaaftomey mel qaldan waxa jirin lafu beer jileecsanaa
@khadraciise2044
@khadraciise2044 2 ай бұрын
Laabsaalax wuxu yiri ku Mashqulka qeerka qorshe dhamo ba jiro So Naftada aya mashqul kaga bahan kkkkkkk
@shamisali4599
@shamisali4599 2 ай бұрын
Museerka team 27 maxawaye bariska miya soo galay😂
@user-ku3vi1gb3h
@user-ku3vi1gb3h 2 ай бұрын
Views kaa galay team 27
@sadamdejong
@sadamdejong 2 ай бұрын
Team 27 Views Kuma helesid 💔😂
@muxammad2777
@muxammad2777 2 ай бұрын
Brother dee dadkaa waa dad shaqayata shaqadooda ayayna ku mashquulsan yihiin dee iska fahmaa waqti uma haayaan waxaan dantooda ahayn waana la fahmi karaa
@Zeinusomali
@Zeinusomali 2 ай бұрын
Walalow shaqa laan akuhyso miisdhahdey horta team kas sikasto wax uga sheegtid heer magareysid weyna kasareyan kwrn War ada laga raba in ad ayaga kudayato ileen wa dad an waligooda qof cayine adina in ayaga kuyaqanan mad mooda nin weyn atahye danahaga kumashquul ee dadka facaga ah wax qabdaro leh hakasheegine waka asagi larabey in u sohadlabo muso hadline marka adi ma rabta in ad uhadasho views laan atahy waxa rabta waxan in ad views kuradsato isku xishoow kowda hore dadka neh haisku dirine uff waka ayaga halki malin 200k iyo kabadan adawate ayago markasto lacayo so keep your business maahan tan dadka kle😒
@foozia426
@foozia426 2 ай бұрын
Team 27. Kamid maaha isagaa isku dhadhajiya. Intuu udhoofay. 😂 dee wa nin jilicsan saki
@user-zr2uz3qd5r
@user-zr2uz3qd5r 2 ай бұрын
Somali miya la cunsuriyaya mida kale waba wada somaliye😂
@FaadumoFaarax-wc2gs
@FaadumoFaarax-wc2gs 2 ай бұрын
Wlhy wa runtiii cabdikaafi😢❤ ina adeero dad xun weye dadka mesha lajoogaa 😢
@Kamacgure-ex2sb
@Kamacgure-ex2sb 2 ай бұрын
Nin maseeray ayaad thy ee nayrobi ayaad joogtaaye adna samaysa team isku xiran oo is jecel sida 27 oo kale
@user-po3qz5pm4u
@user-po3qz5pm4u 2 ай бұрын
Ina abow horey u soco
@ruunmohamud9506
@ruunmohamud9506 2 ай бұрын
Tan views kuma noqotee orad m3l.kle aad meeqo qof aan hadlin mesha jogta 😂
@ibrahimmaxamud9408
@ibrahimmaxamud9408 2 ай бұрын
Kafi sxb sre chanel wad ka sexaty
@IqrqYasin-yp4jp
@IqrqYasin-yp4jp 2 ай бұрын
Wax unsuri ah ma ujedi
@daadiriabdi4505
@daadiriabdi4505 2 ай бұрын
War Doqonow rag bad hormarkoda ka xuntahy oo talentigoda la yimaden. Teda kale Arimaheena hadalka uu dhahy kuwa doqomo Adiga cml si qaldan falcelin uga bixiyey ayu jawaab siinayey...hdeydan talent laheen hku mashqulina raga hormarka sameeya
@kmahmud5945
@kmahmud5945 2 ай бұрын
What is team27 ???
@Maryam-wc9lm
@Maryam-wc9lm 2 ай бұрын
😂😂😂
@nafiisamuxidin9090
@nafiisamuxidin9090 2 ай бұрын
Isku xisho asiga miya so hadlay wax walan aya tahay
@FaraxsanCali
@FaraxsanCali 2 ай бұрын
M.a
@calimaxamat6179
@calimaxamat6179 2 ай бұрын
Kafi Tim 27 dacayada ka da taliye cadi iska dhik ok 27❤❤❤❤❤guuuul
@siadismail9569
@siadismail9569 2 ай бұрын
Ogaaden hada nahay kugu ugu dosana Ayaa Baraha Bilshada noogu jira
@abdullahiabdihabib2560
@abdullahiabdihabib2560 2 ай бұрын
Sayga xaaji😂😂😂😂
@Mohamed_amiin195
@Mohamed_amiin195 2 ай бұрын
Cuntada dad wadanka udhashey Keena marka sidee wax uwadaan cuntada miiska umbaa lasaaray
@OmerHassen-gi2sc
@OmerHassen-gi2sc 2 ай бұрын
Adiga dumar miyaa tahy umadda ilahey miyaa isku direysaa xoolo
@aminaomar6306
@aminaomar6306 2 ай бұрын
CIILQABOOW CADAABTA GAL BAAN MAQLI JIREY YAAN LAGAA DAREMIN HEEDHE
@Abshir8
@Abshir8 2 ай бұрын
Yarkaan aadbuu isugu taxalujiyey inuu dhex galo lakiin furfurnaan Kama helin.
@user-ow4wl3tc7r
@user-ow4wl3tc7r 2 ай бұрын
Maxa laga donayaa ayagaba cid ma adaan
@rnuura334
@rnuura334 2 ай бұрын
Waa Xaasidiin Team 27 😡
@suadali2598
@suadali2598 2 ай бұрын
Muxuu uga baahanyahay
@nuuraabdalla5927
@nuuraabdalla5927 2 ай бұрын
Marhoraan arkay walaahi lkn asagaa daba dhuqdhuq layn jiray laysma bahadilo naagiba naagtay ka afwayntahay oosy ka qosol badantahay oo xishoodku ku yaryahay ayuu midka asad ladhahaa uruursadaa si uu sub uugu helo lkn dadka xishooda wuu iska fogeeyaa zaki somali 400k ayuu gaadhay qof farxada laqabsada xataa maanaan arag halka kuwa kale uu farxada laqaybsanaayay uu hadayadaha ugaynaayay lkn zaki qofna uuma baahna kaligii ayuu meel isgaadh siin karaa
@user-mi8tu9pj5h
@user-mi8tu9pj5h 2 ай бұрын
SAYGA XAAJI
@Ubax526
@Ubax526 2 ай бұрын
Ala run badana kaafi ❤
@ramlahussein5570
@ramlahussein5570 2 ай бұрын
Maseer bandana🤑🤑🤑
YAHYE HUNTER IYO DUMAASHIDIINA  OO MARKI UGU HOREEYSAY..
5:44
Yahye Hunter
Рет қаралды 73 М.
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
MrBeast
Рет қаралды 122 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 57 МЛН
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 29 МЛН
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН
Outing Ayaa U Kaxeeyay Xaaskayga Hazal Ahmed
9:28
Kafi Abdi
Рет қаралды 10 М.
su aalo quruxbadan iyo nolosheena qaaska ah wax kusaabsan
12:49
Azaam Ramlo family
Рет қаралды 84 М.
NIN MEEL UCAAD BAA MOODAY INUU IJECELYAHAY ALLA WAAY!!!🙄
24:43
Asha&Shay family
Рет қаралды 256 М.
ТЫ С ДРУГОМ В ДЕТСТВЕ😂#shorts
1:00
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 7 МЛН
ПОМОГЛА НАЗЫВАЕТСЯ😂
0:20
Chapitosiki
Рет қаралды 4,7 МЛН
Вы так любезны
0:16
KOTVITSKY
Рет қаралды 6 МЛН