HABOON NUURA DIB AYAAN KA OGAADAY NEW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

  Рет қаралды 4,354,111

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

Жыл бұрын

HABOON NUURA DIB AYAAN KA OGAADAY
EREYADA ABWAAN QALINLE
LAXANKA KHAALID KAAMIL
MUSIC HAATUF YARE
CAMERA & EDITED BY MONUIM
Copyright@Hawraar Music

Пікірлер: 1 100
@Qalinle11
@Qalinle11 Жыл бұрын
Ereyada heesta oo qoraal ah: "Niyadaan degelkeeda, Kuugu daahay xariirta, Ha degaan is lahaaye, Illeen waad ka dul guurtay. Kolka aan nalka daaro, Ilayn waad deminaysay. Qalbi kuu damqanaaya, Illeen waad ka durkaysay. Noloshaan darafkayga, Ka dhisaayay docdayda, Adna sow dacalkaaga, Illeen waad duminaysay. Dedaalkaygiyo guusha, Illeen waad dafiraysay, Dan haddaan u dhaqaaqo, Illeen waad i dabraysay Inaad iigu necbayd dad, Inaad iiga darnayd shil, Maan dareemin illeene, Dib ayaan ka ogaaday." Cabdiqaadir Qalinle
@sowdacabdulahi3925
@sowdacabdulahi3925 Жыл бұрын
Wll jooqle maa leh erayada
@mustafekarama8524
@mustafekarama8524 Жыл бұрын
Dadaalkayga iyo hawsha weeyi waxay gabadhu ku hadaaqaysaa Adna waxad lee dahay dadaalkayga guusha
@ismailbuskeeti3170
@ismailbuskeeti3170 Жыл бұрын
Cajib
@mahamedcaynashe2984
@mahamedcaynashe2984 Жыл бұрын
Abwan sare
@nawaadmohamoud5402
@nawaadmohamoud5402 Жыл бұрын
Ax
@lucky9893
@lucky9893 Жыл бұрын
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed Scw ❤ﷺﷺ
@faxiyamaxamed3813
@faxiyamaxamed3813 Жыл бұрын
Scw scw
@minaa.3677
@minaa.3677 Жыл бұрын
Scw scw scw scw
@cabdirisaqdhubad
@cabdirisaqdhubad Жыл бұрын
Scw scw scw❤️❤️
@cabdikaamilcarab
@cabdikaamilcarab Жыл бұрын
Scw scw scw
@ahmetnageuye5236
@ahmetnageuye5236 Жыл бұрын
Scw
@mohamed.dawaco4072
@mohamed.dawaco4072 Жыл бұрын
Waxaad ogaataan waxkasto macaan quraanka Alle ayaa kamacaan ❤️🥰
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Aan ku salino nabiga scw
@bishaaroomarwarsame568
@bishaaroomarwarsame568 Жыл бұрын
Scw scw
@ahmetnageuye5236
@ahmetnageuye5236 Жыл бұрын
Scw scw
@umuaishachannel8922
@umuaishachannel8922 Жыл бұрын
Scw scw
@SAAMI__MUSALSAL_TV
@SAAMI__MUSALSAL_TV Жыл бұрын
Scw scw
@zalmanapdi9290
@zalmanapdi9290 Жыл бұрын
Scw scw scw
@emraky8971
@emraky8971 Жыл бұрын
Heestan haday ku sameesaay like ii saar alle xuma qof aad jeceshahay marku ku dareemaayn😢😢
@cabdimajiidismaaciildaahir7885
@cabdimajiidismaaciildaahir7885 Жыл бұрын
Are
@Ceelaabe
@Ceelaabe 10 ай бұрын
😂😂jacayl ma jiree jirkaa isku baahan😂😂
@maayaali7777
@maayaali7777 4 ай бұрын
😢😢
@zumihotchanozman3996
@zumihotchanozman3996 Жыл бұрын
Gabdho waligiin qof qimihina garan wayey ha ka daba ordina horay usocda qofka dhabta ni jecel malin ayu iman doona i.a🥰🥰
@zaprinupdy6692
@zaprinupdy6692 Жыл бұрын
Aad iyo aad sis🥲🤒🥺
@user-wg6tw5tg1f
@user-wg6tw5tg1f 10 ай бұрын
M.a❤
@user-ls6sr7ss4e
@user-ls6sr7ss4e 6 ай бұрын
Fantastic thanks thanks again versions attached have already sent ❤assistant sowing getting back
@NajmoAhmed-yv2zv
@NajmoAhmed-yv2zv 3 ай бұрын
Waa xaqiiq😢😢😢waa ta ihaysata funtiii😢😢😢
@MariyaIsmaaciil-mu9dm
@MariyaIsmaaciil-mu9dm 3 ай бұрын
Wax garaD❤
@haniitaalove8356
@haniitaalove8356 Жыл бұрын
Anigaa si dhab u jacelahay ayu igaaa fogadey misan dad ka so dhaweysaneyey mar walab eed aan lahayn ayu dushaa igaa saari jiraay si igu helo khalad blse qalpigeyga wali kam qusaan qofkaas sidaas u dhawacay 😭😭😭😭😭inaad dad igu nacebyd ileen ma daremin 😭😭 heestan xiliga marxslaad adag ayey so baxdey malah qalpigeyga ayaa heesta lag qoraay 😭😭😭😭😭
@fardowsosahal6490
@fardowsosahal6490 Жыл бұрын
So sorry walaal qaali xanuunku waa maalmo yar uu tagaya waxaan ku oran lahaa qof aan qiimahaaga ogeyn ha ogaan kiisa😪
@umalakhayarcumar8278
@umalakhayarcumar8278 Жыл бұрын
😭😭😭💔🚶‍♀️
@hassansaleban24
@hassansaleban24 Жыл бұрын
Sorry abayo waad so kaban insh alah
@xafidka9040
@xafidka9040 Жыл бұрын
Sorry Apayo mid kudharta Alle haku siyo Apayo sharafey
@munamaxamed9294
@munamaxamed9294 Жыл бұрын
27.7.222 ilaa wakhtigan 💔 30.12. 22 💔 ilaa wakhtigaa mugdi baan ku jiray hada waan isla yabanahay in Aan qof daqiiqad ku fakaro adigana malinba Ku soo maraysa haad naftaada layaabi doonto
@Siciidiimaan
@Siciidiimaan Жыл бұрын
Niyadaan degelkeeda Kuugu daahay xariirta Ha degaan is lahaaye Ileen waad ka dul guurtay Kolka aan nalka daaro Ileen waad daminaysay Qalbi kuu damqanaaya Ileen waad ka durkaysay Inaad iigu necbayd dad Inaad iiga darnayd shil Maan dareemin ileene Dib ayaan ka ogaaday Noloshaan darafkayga Ka dhisaayay docdayda Adna saw dacalkaaga Ileen waad duminaysay Dedaalkaygiyo hawsha Ileen waad dafiraysay Dan hadaan u dhaqaaqo Ileen waad i dabraysay... Erayada 100% Laxanka 100% Codka 100% Music 100%
@minaa.3677
@minaa.3677 Жыл бұрын
Waa qisaadeydii 2020 . Mar walba Naftinaa jecladaa
@moubarakfarah1230
@moubarakfarah1230 Жыл бұрын
@@minaa.3677 Cuqdad nafsi kuu haya magalka kaa fadhiso
@kafiyamahamet
@kafiyamahamet Жыл бұрын
Mar maxa waxso dhn kugu dhibya ood ka qori faidana maleh
@minaa.3677
@minaa.3677 Жыл бұрын
@@moubarakfarah1230jahiiil orodoo waax baroo .cilmii nafssiyo iyo psychologie waxbaa kamaa taqanidee
@maxamuudbelbel8981
@maxamuudbelbel8981 Жыл бұрын
@IdilRashiid
@IdilRashiid 7 ай бұрын
Waa dhamdkii sandka insha allh hestan waaye qisadyda qof aad qalbigaaga siisay balse adiga kula rabay dhawac qlbi inaha allh malin baaad garan dhibaatadaada aad i marisay xanunkaana waaad mari kuma cafin doono wlhi 😢😭💔 2024 ilaahy waxan ka baryya inu rabbi ii hiiliyo waxbdn oo aan rajynyo i siiyo qofki qalbiga igga ciyaaryna malin uu cagahyga hoos imaado 😢 Like ta iyo ducada ii saara wllyaaa😢
@ahmedhuseinbio47
@ahmedhuseinbio47 Жыл бұрын
Habeen Taariikhiya 17 April habeen salaasa ahna 27 Ramadan waxaan Nolosha isku maca,salamaynay Qofkaan Kala soo baxay haween oodhan waxkastaala iyadaa u sababa Hadana waxba kamaan xumaan waxay ii cadaysay inayna Boos hada iiga Banaanayn qalbigeeda waxaan u balan qaaday inayna intay Nooshay nolosha xumaan igala kulmayn farxad moyee waxkastaala daqiiqado yar bay kusoo gababaysay NOLOSHU HAD YAD MAAHEE WAA HALGAN ❤ WAAN JECLAA BALSE QORSHE KASTAALA OON LEENAY KA ILAHAY BAA KA WAYN😢😢
@moohaanofficial
@moohaanofficial Жыл бұрын
Best song❤❤❤❤
@abdullaahiyamani9565
@abdullaahiyamani9565 Жыл бұрын
Best actor
@mahamedabdilahi
@mahamedabdilahi Жыл бұрын
Ceeb warYaa
@kingrijal2023
@kingrijal2023 Жыл бұрын
Did ayay ka ogatay wxd tahay moohaanow
@ilkadigirpro2794
@ilkadigirpro2794 Жыл бұрын
U make it Boy
@garsameofficial1
@garsameofficial1 Жыл бұрын
Macnha adaa jilaaya miyaa🤣🤣
@sowdoliibaan2499
@sowdoliibaan2499 5 ай бұрын
Dadku waxey iga qoreen qiso la magac baxday ayada uunba jcled😢😭❤️‍🩹
@NadiiraAhmed-zp9vp
@NadiiraAhmed-zp9vp 22 күн бұрын
Z❤😂
@shukri012
@shukri012 Жыл бұрын
Ax alla qalbi xanuun weynah😭nolozhan darefkeyga kadhisayey docdeyda adna sow dacalkaga wad dumineysay😢💔markasta heestan kama xiiso dhacayoh alla xanuun badana qalbi wax jecel hadana an lafahmeyn😭😭💔
@mahadabdi1348
@mahadabdi1348 Жыл бұрын
Qalbiga ayaan ka ooyay Waxaaba moodaa ineey aniga iga hadleeyso heesta ❤😢
@Abdulkga
@Abdulkga Жыл бұрын
Cod iyo qurux Ilaahay ayaa ku siiyey Habooney, huuno sunta laysku cadeeyo iska dhaaf. 20 jir ayaad tahay, laakin, wejigaagi wuxuu u ekaaday 40 jir. I love you so much!
@maryanmaxamedcilmi3789
@maryanmaxamedcilmi3789 Жыл бұрын
Asc
@niciimanalka2485
@niciimanalka2485 Жыл бұрын
walhi heestan aney iga hadaleysaa xaladn oo kale ayaan ku jiraa ilaahow qalbiga iga reeb qofka qalbiga iga dilay😪😪😪
@abdiqania.k2825
@abdiqania.k2825 Жыл бұрын
qalbiga ayee iga tabatay
@hipaaadan1964
@hipaaadan1964 Жыл бұрын
Kula mid ahy wllhi🥺🥺
@essiahassan5157
@essiahassan5157 Жыл бұрын
Amiiiiiin wllo
@sakariyefilfil6578
@sakariyefilfil6578 Жыл бұрын
Cashir ka qaado abaayo mcn noloshada horay uwado
@Fathia2
@Fathia2 4 ай бұрын
Abaayo qofka hadu qimahaga garan waayo waqti aya la siiya intu ku rabo rab please is tiqfaarta badso alle isku xir qalbiga alle hakaaga reebo
@yacquubguureofficial5843
@yacquubguureofficial5843 Жыл бұрын
Jaceylka ku guul daraystey_ Go,aana ka qaadan waayey🥺💔 Heesaha qaar waa dawo aan dabiib lahayn😢 Best song💯👸🎤🙏
@naimaahmed546
@naimaahmed546 Жыл бұрын
Waxa umaleysa Iney ani iga tarjumeyso 😢😢 Qofkasta o niyad jabsan one day wa ka baxe insha allh😢
@Cabdullahicade-bt2gi
@Cabdullahicade-bt2gi Жыл бұрын
Sorry byo🥺🫂
@abdiwahabhassan5910
@abdiwahabhassan5910 Жыл бұрын
🥹💔
@KhadraSaalax-zj1pv
@KhadraSaalax-zj1pv 4 ай бұрын
Sorry 😢
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet Жыл бұрын
Only people who have a broken heart can feel it😭💔
@ruqiyaabdi4518
@ruqiyaabdi4518 Жыл бұрын
This is not break hearts revenge hate
@Rahma_5186
@Rahma_5186 Жыл бұрын
@Badira yes walahi only people who's broken 💔 can feel it 🥺
@essiahassan5157
@essiahassan5157 Жыл бұрын
Omg heestan waxa laa moda ine aniga iga hadleyso subhannallah Alhamdulilah for everything
@humble9472
@humble9472 Жыл бұрын
Rer qiyano kusocota jaceyl kugu abuuro kabacdi kaatago 😢may they get wat they deserve
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet Жыл бұрын
@@Rahma_5186 💔😭
@Zancho777
@Zancho777 Жыл бұрын
Heesta waxa cajiibka dhigaya waa laxanka cudoon ee khaalid kaamiL iyo codka cajiibka ah ee haboon nuura 🔥
@cumarcismaan7672
@cumarcismaan7672 Жыл бұрын
Waaw inaba caadi maahan Laxan khaalid leyahay oo dareen laheynba waan waayay Haboon axsan cod Haboon asxan dareen danqasha qalbiyan Haboon asxan fanaanad 2023 Qalbi dhagax xitaa haduu dhageysto hestaan qalbigaa ilimeynaya
@najmaahmed4472
@najmaahmed4472 Жыл бұрын
Ax runtii heestan sikastoon udhageysto ma ihi midka caajisaysa dhageysigeeda waayo waxn ahay naf naftii ay jeceleyd dareemi waayey 🥺😔markasta waxaan ka ilaalin jiray in dhaawac soo gaaro oo xageyga kasoo gaaro khilaaf kasta oo dhexdeena soo gala dushaan saaran jiray 😢 waayo inuu iga fogaado ayaan diidanaa 🥺 Kolka aan nalka daaro ileyn waad damineysey 😭😭 sikastoo aan isugu dayo inaa xiriirkeenu burburin oo aan uga dhigo mid farxd naxariis iyo jaceyl ku dhisan dhankiisa ayuu ka liicayey 😢😢 noloshaan darafkeyga ka dhisaayey adna soo dacalkaaga waad duminaysey 😔😔 dadaal keyga iyo hawsha ileen waad dafireysey dhan hadaan udhaqaaqo ileen waad idambreysey 😭 😭 ala xumaa oo xanuun badanaa marka qofkaad jeceshahay sikastoo xanuun iyo dhaawac uga ilaaliso taa badalkiisa dhibkasta iyo dhaawac wliba aad adigu mareyso 😭😭 oo qofkaagina ku dareemeyn 🥺😔😔nasiib badanaa qofka heysta naf jecel oo xili kasta dareemeya 🥺🥺
@miskiabdirahman5470
@miskiabdirahman5470 Жыл бұрын
Samir adigana wad helin qof ku jecel😭
@iftinburhaan1779
@iftinburhaan1779 Жыл бұрын
Apyo😭💔adunkapa.sas.iska.ah
@faraskamohaa8183
@faraskamohaa8183 Жыл бұрын
soryy abayo 🥺🥺🙏
@mascuudabdirahman6561
@mascuudabdirahman6561 Жыл бұрын
nolash aa sidan iska ah ax😪💔
@adnyare001
@adnyare001 Жыл бұрын
Apaaayo xasil oo nolosha waa marba dhan midii kuu soo baxdana ma ahan midaa adigu dooratay ee ku qanac kuna sawar oo is adkey noloshana daciifnimo kasta ay kuu weeciso isku oo boqolaal jeer inaad nolosha dhibkeeda dheeef ubadalato adigoon murugoon ciishoon oo aadan dareemin inuu dhib yahay hal mid ku dadaal oo marwalipa Alle xarigiisa hayso hana ka quusan naxriista Eebbe waxaana kuu rajeenaa in uu qalbiga kuu xasilo kuuna dago i.a
@kingrijal2023
@kingrijal2023 Жыл бұрын
ilaahow somaalida qoryaha isku haysata isfahamsi IGA DAA QABIIL WA II DHABAR JARE SOMAALIDA PEOPLE GUUL INSHA ALLAH
@hayadmohamed355
@hayadmohamed355 Жыл бұрын
Hablo heeso nucan oo kaleh aah. Raga ha u dirin aa haydi kaleh u jaabni darted wat niga tagayan. Raagu uma bahna jajaban. Naag aqli lee aya la raba qiyaas na wax wa lo jecladah incha allah
@najmasiciid9057
@najmasiciid9057 Жыл бұрын
Xanuun ka weyn ma jirto in aad la kulanto waxadan fileyn🥹🥹
@maajid7somal93
@maajid7somal93 Жыл бұрын
Laxanka khalid kamil boqorka jacelka reer moqdisho ismuujiya lik
@caydaruusxayga
@caydaruusxayga Жыл бұрын
Heestan xagay ka macaantay uun baaan idhaa show khaalid kaamil baaa laxanka le🖐
@somali.boy-002
@somali.boy-002 9 ай бұрын
dadalkyga ileen wad dafirysy heestn any cdi iiga hadleysaa gbar aan waxwelba usmeyy oon sodhweysty baa cdowgyga kobd noqoty hda lkn nbsigii baa dib uga dhcy oo sidy iigu ciyaryy baa loogu ciyry wxan leyhy rag iyo dumrow mrna ruux ku aaminy hku ciyaarina waa hdyd hysta🎉❤😢
@faizam523
@faizam523 Жыл бұрын
What a unique voice! Masha Allah 👏 ❤️ ❤️ ❤️ Qurux iyo cod wada socda iyo style cajiiba. Haboon-Nuura hore u soco.
@maryanmaxamedcilmi3789
@maryanmaxamedcilmi3789 Жыл бұрын
Good
@MuniishYare-mz8it
@MuniishYare-mz8it Жыл бұрын
😢😢😢Heestan Aniga aye iga hadleysa😢 Anigon waxbo kahaleynin si dhab ujecel daacad u ahay ayu shib iga dahay ilaa iyo hda hdan waco wo igu dageysana mudo 2bill ah sikasto an uxaririyo 😢Marka hal qof jecshhy asaga kaliya daacad uthy wa sidaas qalbiga ixanunayo markan sawirkisa arko ma iso waco shib iga yahy Waqti dheer ayu jcyl naga dhaxeyy 😢,
@MaxamedxasanIbrahin-pz7pu
@MaxamedxasanIbrahin-pz7pu Жыл бұрын
😥🥺
@layloibraahin715
@layloibraahin715 Жыл бұрын
Abayo anigaba saas igu dhacday aaqir waan ka quustay kana daneestay markaas ayu so bararugay 2017dii eheed ana waan guursaday
@user-he6pi2oz2v
@user-he6pi2oz2v Жыл бұрын
Iska illw abayo😢😢😢😢
@sagalhussein3944
@sagalhussein3944 9 ай бұрын
Ha wicin is adkee please cidlakale baro qof qudha hadad isku xidhid saas ayaa kugu dhacaysa sorry 😢
@jeydirir
@jeydirir Жыл бұрын
heestaan wexey i xasuusisay qof ii muujin jirtay jcl dhab ah qoftii ania waan aaminay oo waan isasiiyay markey ogaatay in aan ka maarmi karin qoftii waa is badashay oo meel kasta blck bey iga saartay anigana waxaan ahaa qof wax jecel oo aan maarmi karin intaan lanbaro kale ka waco baan hadalkeeda kaliya dhageystaa qoftii saas bey iiga tagtay
@Moezynur2
@Moezynur2 Жыл бұрын
She never lets her fans down. Amazing song walahi.. 😊😊😊
@daahirmuhumed7471
@daahirmuhumed7471 Жыл бұрын
Haboon nura
@nawaalabdi6840
@nawaalabdi6840 Жыл бұрын
In aad iigu necbeed dad In aad iiga darneed shil Madareeminee dib ayaan ka ogaaday That part hits different 💔
@cabdirisak3198
@cabdirisak3198 Жыл бұрын
💔😫
@sagalosman6873
@sagalosman6873 Жыл бұрын
Qalbi Kuu DamqnaYaa ileen waaD ka Durkeysay🥺😩😭💔2023 xnun IYo weheL la'aan bu igu DhashYyyy
@mohkibirdiid
@mohkibirdiid Жыл бұрын
Eshcalaa muqaal wuxuu Ka mid yahay sanadihii danbe guulaha ay soomaalidu Ku talaabsatay dhanka duubista well done guys hore u socda
@Bahjaahmed-eh6uh
@Bahjaahmed-eh6uh Жыл бұрын
Dib ayan ka ogaade 😢💔6/30/2023🥺
@apdihakiimkingeero
@apdihakiimkingeero Жыл бұрын
Niyadaan degelkeeda Kuuguugu daahay xariirta Hadagan islahaaye Ileen waad ka dulguurta Kolkaan nalka daro Ileen wad daminaysay Qilbi kuu damqanaaya Ileen waad ka durkaysay Inad iigu necbayd dad Inaad iiga darnayd shil Man dareemin ileen Dib ayaan ka ogaaday Noloshaan darafkayga Ka dhisayay docdaday Adna saw dacalkaaga Ileen waad duminaysay Dadalkayga iyo hawsha Ileen wad dafiraysay Dhanhadadan Udhaqaaqo Ileen wad idabraysay Inad igu necbay dad Inad igadarnay shil Ma dareemin ileen Dib ayaan ka ogaaday Erayada Abwan Abdi Booyo Laxanka khalid khamil Music Haatuf yare
@salmamaxamuud5113
@salmamaxamuud5113 Жыл бұрын
Heestan aniga ayey iga Hadlaysa wlHi💔😭☹️Wan Jecla BALse Wakhtigiisa inta badan Nag Kle Ayu la Qadan Jiray😭💔Wlhi Xanunka iga so MaraY ila Hada Markan Fecebok Ku arko sawiradiisa QLbiga ayaa ii xanuna😔😥Wax Quruxana Kuman Racin kaliya Qalbi Wanagiisa Ku Racay Lkn Asaga Si Xun ila DhaQmay Plz Ragow Gabdhaha Qalbiyadoda idin Siya haa Dayacina wll😥💔😭
@khadarabdiqanimohamed
@khadarabdiqanimohamed Жыл бұрын
Zorryy wll nolozhan layaab ayay leedahay qofba qofbu danaynaya marka runta la ogadana wxad daremaysa nolol cidhiidhiya iyo rafad 💔 kolay hada wad nala daremaysa filaya xanuunka jacaylku leyahay 😭
@salmamaxamuud5113
@salmamaxamuud5113 Жыл бұрын
@@khadarabdiqanimohamed Haa wlHi💔
@zamzamsiman4577
@zamzamsiman4577 Жыл бұрын
Kaligaa maahan anba waan kula qabaa 💔🤦‍♀️🤔
@mohamedapdilaahi
@mohamedapdilaahi Жыл бұрын
Wllo raggu izku wada mid maha incha allah qof qalbigaga ilaaliya ayaad heli😢😢
@salmamaxamuud5113
@salmamaxamuud5113 Жыл бұрын
@@mohamedapdilaahi i.n wll🥺
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Жыл бұрын
Wa hees dareen weyn xambaaraan fanaanada haboon nuura wa qof qiima badan oo cod macaan alle ku manastay
@abdifatahadem2535
@abdifatahadem2535 Жыл бұрын
Dadki hore hees qiro ah iyago qadayo ayy iska jaasi jiren fananita dnbe waxa ku arky muqaladooda eryada hesta wajigoda ka mujinayan jilinkoda cadi ma aha ❤
@18whitneybarbie
@18whitneybarbie Жыл бұрын
Her voice is honestly out of this world This song is on repeat 😢❤
@malynali2704
@malynali2704 Жыл бұрын
Love is beautiful when is both side but if it is one sided is horrifying and heartaches🥺💔💔 2019 till today am suffering for sake of him💔💔 I wish if I wake up one day and I don’t remember him 🥺💔 ya rab erase him of my heart 😢😢
@Mba2080
@Mba2080 Жыл бұрын
It pains alot when the love is one sided. Insha allah it shall be a passing cloud and you will overcome this.
@amishamish1234
@amishamish1234 Жыл бұрын
It’s painful but insha Allah u will get over him 😢 make dua to Allah in your sajood 😢😢😢
@CaliCabdi-cz6fj
@CaliCabdi-cz6fj 3 ай бұрын
Asc😅😂
@CaliCabdi-cz6fj
@CaliCabdi-cz6fj 3 ай бұрын
💔💔💔💔💔💔💔💔💔😭😭😭😭😭😭👹👹👹👹👹👹💪💪💪💪😜😭😭😭😱💔💔💔💔
@honisacknunow8963
@honisacknunow8963 22 күн бұрын
Let turn the pain to joy together ❤️
@barlinmohamed4650
@barlinmohamed4650 Жыл бұрын
3 malin kahor waxa laygu sameyay qisada hestan ay ka hadlayso qof ana is oroon hal malin ayu ku qayamaya o been ku shegaya ayaa iqayamay o anigo qaladad badan u cafiyay o hadal walbo u idhaho run umalaynayay ba turkiga naag u aday o ku gursaday markan sii baaray xogtisa waxan ogaday waxyabo badan o u ishegi jirayba iney been ahayeen qiyanada waxa igagasi xanuun badan kalsoonidii an siyaay iyo dacadi an u noqday😭😭😭😭
@jamaadislaw9114
@jamaadislaw9114 13 күн бұрын
Sorry😢 qalbi dib ayuu ka qoomameeyn dooona sabar😢
@laylamaxamed6189
@laylamaxamed6189 Жыл бұрын
Haboon nuura imikaad noo soo saarty heestii gabdhigiii laga dulguura waan ku haystaa xaalad jacayl waa lasoo dhaafy musayr ayaa lamaraya hore usoco
@boojadheere
@boojadheere Жыл бұрын
Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤
@ayanmagan7219
@ayanmagan7219 7 ай бұрын
Maa daremin ilen Dib ayan ka ogaday😢
@apdilahiinashire3830
@apdilahiinashire3830 Жыл бұрын
Nabga ha lgusaliyo scw❤❤💜
@cabdikaamilcarab
@cabdikaamilcarab Жыл бұрын
Scw
@essiahassan5157
@essiahassan5157 Жыл бұрын
Salalahu calayhi wasalaam ❤️ ♥️ 😍 💖
@nasramahamedali9070
@nasramahamedali9070 Жыл бұрын
Scw
@zuhaira26
@zuhaira26 Жыл бұрын
Wow what an incredibly moving song , I am almost in tears for her pain. It's important we are able to express emotions through art as we help eachother heal❤❤ a massive congratulations on the whole crew involved in such an incredible piece story telling is important I commend you all Guuleysta ❤❤ Haboon a massive thank you codkaaka inaba caadi ma aha erayada iyo laxanka incredible ❤❤ Guuleyso abayo
@somaligirl3047
@somaligirl3047 Жыл бұрын
Everyone who has a broken heart 💔 can feel it
@abshiromar1283
@abshiromar1283 6 ай бұрын
yeh
@cabdiqaadi2023somali
@cabdiqaadi2023somali 4 ай бұрын
Waxaa i jeclaatay gabadh lkn maalinkiii aan arkay oo aan la kulmay waxan daremey iney ila dhalatay wall kadib waan naxay waana iskaga tagay anoon la hadlin lkn iyadu jacayl dhaba ayuu ahaa waxan go'aansadey inaan xidhiidhka joojiyo lkn ayada qalbi jab aya ku dhacay 😢iga dhabna ma aheyn walaahi wan ka xumaadey inan sameyo sidaas lkn way dhacdey iyadana ilaahow sii mid u qalma 😢❤
@star-ut4ii
@star-ut4ii 4 күн бұрын
Ma distance relationship ayaa lahaydeen mise xidhidh sharcidaro ayaa idin dhexmaray
@mariaa406
@mariaa406 Жыл бұрын
Kolka an nalka daaro ileyn wad daminaysay😭💔
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 Жыл бұрын
Haboon nuura another level❤👑
@hanadheeman749
@hanadheeman749 Жыл бұрын
Abaayo heesta ah Riyaad waligay hees layma qaadin plz wll ku baryaya si dhakhsi ah intaan ramadan soo glin 😥😫
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
Hayaaay 2023 wacdaro cusub bay lasoo gashay haboon nuura Masraxa ACTION KA heesta i cajabiyay 😱❤️
@muqtaarxersi9702
@muqtaarxersi9702 Жыл бұрын
Voice nice music nice dareen iyo nuxur dadadalkeyga iyo howsha na hedhe waa dafiresay best song🤝🤝
@mohahariye8435
@mohahariye8435 Жыл бұрын
20. Markaam Dareemay Kelilmo inta an Awodin dhanacayba inatan soo is tagay Udhaxeyso Kadib xusuuso ayan gala mar kan wada farxayney Xiligaan Gacan tada haystay waliba buxinayeey melah ban farahayga , waqtiga haduu Noo Saamaxeen Kala faganey Inan Wada Jog gitan kena hadu ku dhibi jeyay manta Mela waliba ad jogto farxad igu war ana Mugdiga idaa 💔💔💔💔💔🥺
@mumtaza7417
@mumtaza7417 Жыл бұрын
Heestaan caadi ma ahan. Haboon nura mucjisada fanka waa iyada ❤
@mustafemahamed277
@mustafemahamed277 Жыл бұрын
Woow haboon nuura good voice keep going my singer👍👍🥰🖐
@raxmacaday727
@raxmacaday727 Жыл бұрын
Mash lah wllshy haboon nuura cod wanagsan hore u soco wllshy mcn❤💯
@xasanmaxamednuur-vd7qy
@xasanmaxamednuur-vd7qy 9 ай бұрын
Jah ax dhab ban umaleynayey
@Nim670
@Nim670 11 ай бұрын
Iskadaaaaaaa!!!!!!!!😢🥺 Iskada intaad qof noloshiisa baal xun ka gali Lahayd.😓 Iskadaa intaad qof niyad jabin Lahayd .🥺 Iskadaa intaad qof ilintiiisa sabab u ahaan lahayd. Iskadaa intaad qof rajo Galin Lahayd taaso aaadan Dhabayn Kadhin .😓😓 Mxd qof juhdigaaga waqtigaaga wax wlba ugu huraysa adoo waliba lasiii joogeyn .🥺 Mxd ujeceshahay ina Gasho qof noloshiisa kana qaadato farxdiiisa? Mxd ugu samaynaysa xasuuso iyo waayo laabtisa gubi doonta ? 🥺🥺🥺 Mxd ballamo beena uga qaadaysa adon oofinaynin? 😭 Hadad ogthy inada ballamaha oofin kadhin haba qaadin ballan . Hada ogthy inada qof jecel siin karin haba baranin. 😭 Haba galin Noloshiisa hadadan xlada uu kujidho mid kawangsn galin kadhin. Haku celin niyad jab uu horey uga sootilaabey. noloshiiso idil_na haka dhigin mareeg niyad jab kabilaabata kuna Dhamaata . Maxd Mareegtaan dhexda iiga dhigtay?? Wey kubaranayaan we kudanenayan wexe dhexda ka galinayaan mawjado aadan ka dabaalan kadhin oojacayl ah wexey kugu qancinayaan inad mar uun haye tidhaahdo. Wxd is odhanaysa malaha qofkan ano aqbalinba farxdan said ka ah iyo danayntan isiiyay ano lamaanihisa ah intaan wa kasiifarxi laha . Aqbalaad kadib wxd iskudayaysa inad uceliso jcylki faraha badna in lamida;lkn wa wx hal dhinaca oo markaas dhinici kale wad wayday wxdba mooda [[haye]]_inaad tidhaahdo ookaliya ine wx wlba kudhamaanayeen. Sidaas ayaad nawjado murugo jcyl boholyoow iyo xiiso dhexda uga jiraysa adoo aan Garaneen dhinac aad uga dabaalato . Mudo kadib ayay kugu arkayaan xeebta adoo kasoo dabaashay dhaaawaci murugadi iyo xnunadi uukuugeystey inyrna faraxsan wxay dib ubilaabayaan ine kuhantaan saa ugu laabati isla meeshi aad kasoo dabaalatay iyo badweyntii dhexdeeda ayago ballamo been qaadaya iyo ine kaxunyihiin qaldki dhacay wxy samaysanayaan cududaaro aad uwaawen inad haye dhehdaa wx adag maha ilen wxbad jeceshahaye islameeshi ayaaa lagugu keenaya si dhaqsi ah asbuucyo lagulasoohadlo laguyara xiiseeyo markaabad isledahay dhaawacii maanta aya ladhayay wadna boksatay nasiibdaro isla maalinkaa ayuuuba dhaawac kale kuu bilowdey!!!!wey taGayaan Waayo wx cusub maha ine tagan hory ayey usameyen adiga hayedadana wx cusub maha horey ayad utidhi. 😭😭 Qof kaatagay hakulaaban Waayo awal kuma adken inu kaatago isla markaasna Kumanaan Mar kuma adka inu kaatago ! Aqbalaad aad kuqasaartayna ha ugu ulaaaban dib. Cabirey waxaa iiicadayd inaad cafis ii la'ayd ifkana kucadaab lahayd😭😭😭😭😭😭 Niyadaan degelkeeda Kuugu daahay xadhiidhta HadaGaan islahaaye ilen waad ka dulguurtay😢
@jabacjabac9467
@jabacjabac9467 Жыл бұрын
Heesta *Khaalidkaamil* baa qurxiyay *like* hadaad khaalid tageerto
@bashiirwadne7502
@bashiirwadne7502 11 күн бұрын
Khaalid kaamil iYo Laxanada Calaacalka aHi Waa mataano ❤
@abdirizakmoibrahim5264
@abdirizakmoibrahim5264 Жыл бұрын
Gabdhan wa top talent, cod macan buu ilaahay siiyay, Waa Khaalid kaamil oo naag ah
@somaliyameni202
@somaliyameni202 Жыл бұрын
Her voice is soo heart- melting 🥲☝
@maryanmaxamedcilmi3789
@maryanmaxamedcilmi3789 Жыл бұрын
Right😊😊😊😊😊🖼
@abdullahi1953
@abdullahi1953 Жыл бұрын
WHAT A MOLEDY KHAALID KAAMIL.❤️🔥
@user-ff6me3fq8f
@user-ff6me3fq8f 7 ай бұрын
Alx hdda wan ka gudbay balse wali wanku jeclhy waayo jecel dhaba ayan kuuqaaday kasoo ka dhamanen xasuusahiisa qalbigeyga 😢😊
@canabm3126
@canabm3126 Жыл бұрын
Talo ku socota qof walboo hal qof oo kaliyaa xirir la leh Waligaa intad nooshahay hal qof haisku koobin waxkastuu qofkaasi noqon karaa asxaabtaada hau goynin hal qof oo aad baratay intuu cidlo kuula boxo ayuu dadkii oo dhan na kaa goynaya qalbi jab na kugu ridaya Marka taas inteysan kugu dhicin markasta strong plan B diyaarso ilaa aad ka heleysid qof uqalma life kaaga stay toxic 😋
@Abokorrrr
@Abokorrrr Жыл бұрын
Amazing voice Haboon Qu,een Of Voice❤️🥺
@iam.legendar
@iam.legendar Жыл бұрын
Abwaan qalinle🔥🔥🔥🔥
@craxmanoday6793
@craxmanoday6793 Жыл бұрын
best emotion song haboon nuura halkay ku socotaaa...yaabaye
@mohamedabdarashid3922
@mohamedabdarashid3922 Жыл бұрын
Axyaa hees Kolka aan nalka daaro Ileen waad daminaysay Qalbi kuu danqanaaya Ileen waad ka durkaysay Inaan igu necbayd dad Inaad iga darneyd shil Ma dareemin ileene Dib ayaan ka ogaaday Lkn angu wxaan leyhay Inaad igu jclayd dad Inaad joogto agtayda Farxad ban ka helaaye Mcn ha iga fogaan ❤
@abdiwahabhassan5910
@abdiwahabhassan5910 Жыл бұрын
Only people who have a broken heart can feel it 💔🥹
@maslaxpestey3559
@maslaxpestey3559 Жыл бұрын
Boqoraa codka yaa ila tageero ♡♡ gold voice
@bushrasahal5868
@bushrasahal5868 Жыл бұрын
Yeah songs like this ayey ku wanaaagsantahay
@ayuubilkacase2882
@ayuubilkacase2882 Жыл бұрын
Best voice my sister haboon nuura m.a horay usoco
@naciimaroble4171
@naciimaroble4171 Жыл бұрын
Strong and powerful voice and song -> thanks for sharing this beautiful artist with us
@baasheabdi9963
@baasheabdi9963 Жыл бұрын
Laxanka khaalid kaamil Waa caalam kale 😮
@toniademahdi9536
@toniademahdi9536 Жыл бұрын
❤wax aan kadhaho mgrnayo dib ayaan ka ogaaday🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@abdinasirhassan303
@abdinasirhassan303 Жыл бұрын
Haboon abiib cabdi waa gabadha kaliye ee mudo sanada fanka ku jirta hada kamisaan ban fanaanin waaway oo fanka 10 sano ku jira guulayso
@ugaaz
@ugaaz Жыл бұрын
Codkeeda laabta ayaa laga maqlayaa M.A 😢❤
@iftincabdi4306
@iftincabdi4306 Жыл бұрын
Hees waqtigeedii imaaday😩🥹 Inaad iigu necbeyd dad👨 Inaad iiga darneed shil 🚢 Madareemin ileyne💔😩 Dib ayaan ka ogaaday😫😭💔
@Chadmali
@Chadmali Жыл бұрын
Hi iftiin model miyaa tahay wll
@iftincabdi4306
@iftincabdi4306 Жыл бұрын
@@Chadmali my wll
@EBYAN5
@EBYAN5 Жыл бұрын
@@Chadmali 😂😂😂😂😂😂😂😂 dhibka kadaa inanta
@Chadmali
@Chadmali Жыл бұрын
@@EBYAN5 hhhhhhhhhh hye wllo
@Zakariye_Muse_Cilmi900
@Zakariye_Muse_Cilmi900 Жыл бұрын
Keep going sister haboon nuur 🤩😘
@salmaanlabobaale3180
@salmaanlabobaale3180 Жыл бұрын
Heestu wa another level Heestani wax barejen kartaa heesta maame
@asmaabdilahi6035
@asmaabdilahi6035 Жыл бұрын
I like this song specially her acting ❤keep 👌 going habon noura
@farduusomar1601
@farduusomar1601 Жыл бұрын
Best song haboon nuura🗣❤
@abdifitahmohamed2761
@abdifitahmohamed2761 Жыл бұрын
Hees xul ah erayada laxanka music codka waa top ❤
@Wearesomali
@Wearesomali Жыл бұрын
Haboon nuura ❤️ underrated singer codkeedaba dawo ah❤️
@maxamed_istaar451
@maxamed_istaar451 Жыл бұрын
Haboon Nuura Beast song 💯💥
@Shootpower
@Shootpower Жыл бұрын
No love no problem 😉 ani cml hala noqdo jacelba waa la iska turaa 😊
@tawxiidnuur5129
@tawxiidnuur5129 Жыл бұрын
Khaalid kaamil laxamaystaha ugu khatarsan gayiga
@minaa.3677
@minaa.3677 Жыл бұрын
Niinkaa kabihissaa a tolayeey isagunaa kafaneteydaa ayu tolayeey . 💔💔💔💔💔
@shidanesheekeeye4116
@shidanesheekeeye4116 Жыл бұрын
Hees leyskugu tagey abwan qalinle khaalid kaamil dad Fanka murtidooda ku xureesty 🥰
@shidanesheekeeye4116
@shidanesheekeeye4116 Жыл бұрын
Okay
@iqrainashakur
@iqrainashakur Жыл бұрын
Qof walba dhipata heysata allah Haka qado 😥
@deeqdalxoreye9881
@deeqdalxoreye9881 Жыл бұрын
Markan heesta sidaas u dhegaystay anigon eegin wlhi wn iska ogaa laxanka inu Khaalid Kaamil leeyahay🥰
@cabdiraxmanbooyo
@cabdiraxmanbooyo Жыл бұрын
the one and only hawraar music production 🎶😍✌🏿
@ilhaanosman3323
@ilhaanosman3323 Жыл бұрын
I like fidiyowyada lagu duubo naturalka nolol cadiya aan over ahyn keep going abyo🦋
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri Жыл бұрын
Hees xilli baahi dareeneed oo sidaas ah jirto soo baxday weeye. Cabduqaaddir Qalinle, hambalyaan u leeyahay.
@feysalcismaan-zd2ez
@feysalcismaan-zd2ez Жыл бұрын
Haboon nuura keep~going my sister ❤️
@duniyobadalaanod9686
@duniyobadalaanod9686 Жыл бұрын
Her voice 😍 is gold ✨️ 💛 🥰☝️👌👌masha alh
HABOON NUURA  | NABSI | NEW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:19
Haboon Nuura
Рет қаралды 1,9 МЛН
HABOON NUURA  | SAADALI GUUSHENA  | OFFICIALL VIDEO 2022
5:08
Hawraar Music Production
Рет қаралды 13 МЛН
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 66 МЛН
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 49 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
RAHMA HASAN | QALBIGA LAYGALA WAREEGAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
3:26
AMIIN YARE MIYAAN KUU CUNTAMI WAAYEY NEW OFFICIAL VIDEO 2023
4:37
Hawraar Music Production
Рет қаралды 14 МЛН
Haboon Nuura | SULDAANKAYGA | Official Music Video 2022
3:52
Hawraar Music Production
Рет қаралды 8 МЛН
ROODA KAYF | BAL EEG | (OFFICIAL MUSIC VIDEO) 2024
6:02
Rooda Kayf
Рет қаралды 139 М.
ROODA KAYF  AWADA U DHIBTOON  OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
3:49
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,5 МЛН
MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:01
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 1,6 МЛН
HABOON NUURA | HADAAD I QADARIN LAHAYD | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
5:01
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,5 МЛН
Жандос ҚАРЖАУБАЙ - Ауылымды сағындым (official video) 2024
4:25
Жандос ҚАРЖАУБАЙ
Рет қаралды 101 М.
Kenjebek Nurdolday & Baller - sokpe#сокпе#сөкпе
3:10
Kenjebek Nurdolday
Рет қаралды 235 М.
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 297 М.
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 67 МЛН