KHADRA CUMAR DHUULE IYO HEES XUSUUSTII DHUULE + HEESTII DOOD 2018 HD

  Рет қаралды 1,201,949

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

6 жыл бұрын

SAGAL MUSTAFE IYO EGLAN SHOW CAWEYSKA CIIDA HARGEISA

Пікірлер: 517
@mustafebulshaale2648
@mustafebulshaale2648 Жыл бұрын
Allaha u naxariisto khadra cumar dhuule goor dhawayd ayay muqdisho ku geeriyootay. 12-5-2023 Jumce alle maalintaas khayr haku janeeyo.🤲
@dialloabdoul6425
@dialloabdoul6425 5 жыл бұрын
Dadkii fanka lahaa waa kuwanaa. Dadkan sidii dameeraha ciyaya fankii waa ceebeeyeen. Alaah yacizak reer Cumar dhuule 😙😍
@adriannaadrianna5762
@adriannaadrianna5762 3 жыл бұрын
Haa walahi sax
@gracekimani2520
@gracekimani2520 Жыл бұрын
Lkn hada allah unaxariisto
@hoyadeediyoaabaheedjecel6909
@hoyadeediyoaabaheedjecel6909 6 жыл бұрын
xasuuso badan ayey heestani i soo xasuusiisaa ilahow wax khyr qaba ani iyo inta sidayda oo kale xasuuso ku nool😭😭😢😢😢😢😢
@MohamedAhmed-ej9tp
@MohamedAhmed-ej9tp 6 жыл бұрын
hoyadeed iyo aabaheed jecel sorry amen
@fatuuxawehliye5938
@fatuuxawehliye5938 6 жыл бұрын
hoyadeed iyo aabaheed jecel aamiin yaa rabi abaayo
@hoyadeediyoaabaheedjecel6909
@hoyadeediyoaabaheedjecel6909 6 жыл бұрын
ameen
@najmaabdalle5895
@najmaabdalle5895 6 жыл бұрын
ameen cadey
@funnypage4006
@funnypage4006 6 жыл бұрын
kkkkkkkkkk
@aaadanabdu
@aaadanabdu Жыл бұрын
Saki ayey geeryootay 😭😭12/5/2023 ilahow ku naxriisto khadara cumar dhuule cali 😭😭
@iqraabdulahi4977
@iqraabdulahi4977 6 жыл бұрын
Waxaa ku jirto gabar yar oo qabi jilacsan walhi anaa ilmada ceshan wayay marke qadra abaheed u duceynesay 😍😍😍😍😍😍😍😍😍qadra cumar ishacalaa hees
@hanaquen3842
@hanaquen3842 6 жыл бұрын
heestan xasuus ii gaara😢😢😢😢 2009 waxay ii ahayd wakhti aan ku sugnaa xaalad adag oo aan wayay qofkii aan aduunka ugu jeclaa ila hadana ma ka daalo sida runtii ah😢😢😢😢😢
@abdrizakkayse9842
@abdrizakkayse9842 6 жыл бұрын
Hana Quen 😍
@tusmoibrahin7406
@tusmoibrahin7406 6 жыл бұрын
Hana Quen sorry qyruxeey illahy badal khyr qaba haku siiyo
@Joya11
@Joya11 6 жыл бұрын
Hana Quen bayo sorry badal qeyrqaba
@mohssincrab768
@mohssincrab768 6 жыл бұрын
Hana Quen midba akaga baxay Hana
@iqraabdulahi4977
@iqraabdulahi4977 6 жыл бұрын
Hana Quen soory ilaah haku sahlo waxa daremi kara qofi jecel wax ka yaqaan ama so maray
@shucaybmohamed4117
@shucaybmohamed4117 4 жыл бұрын
Tolow yaa dhagaysanaya 2020???
@abdibashiir6731
@abdibashiir6731 5 жыл бұрын
2019 dood kulamo wadi kari dartaaban u oomo dadkeygii udiide dunidii ku seege danba iima hayside KHADRA OMER DHUULE codka alle ha kuu barakeeyo intii ila daremaysa caashaqa ha idhaafina
@nimcocarab977
@nimcocarab977 4 жыл бұрын
15 /7/2020 xasuus bey noqon doonta inta dawanysa like
@user-hq6fj1ut6n
@user-hq6fj1ut6n 3 жыл бұрын
❤❤❤
@samaaleabdul3178
@samaaleabdul3178 3 жыл бұрын
What a song "" Dood kulama wadi karo "" Aun Omar dhuule😢 fadlan u ducee hdd qoralkyga aragto✋
@abdilahimohamed8157
@abdilahimohamed8157 3 жыл бұрын
Amin
@alhamdulillhforislam458
@alhamdulillhforislam458 2 жыл бұрын
Amiin
@amiirdajclka7305
@amiirdajclka7305 6 жыл бұрын
Hestan ila yaranteydiii ilaaa hada wan Ku hestaa ishclaaa cod hadaa ani cml tahy 👍
@ahmedharac2875
@ahmedharac2875 6 жыл бұрын
masha. Alaah. igada. ciyarta
@mohamedahmedomarrooble342
@mohamedahmedomarrooble342 6 жыл бұрын
Amiirda Jclka Oo hada meeqo jir aad tahay sist 😁😁😁
@halyaygadhashasomalilandsn4153
@halyaygadhashasomalilandsn4153 6 жыл бұрын
Amiirda Jclka Oo wllo hdaba Waad yar tahay 😃😃☺😃☺😃😊😃😃😀😃😁😃😀😃😃😊😃😊😃😊😃😀😃😁😃😁😊
@AhmedMohamed-uj8cq
@AhmedMohamed-uj8cq 5 жыл бұрын
InTii jaceyl haayo sideeda okle wnslma 🤧🤧😍🖐
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane 3 жыл бұрын
Tolow yaa dhagaysanaya 2021🍂🐦
@fakeituntilyoumakeit9284
@fakeituntilyoumakeit9284 Жыл бұрын
anoon heeso dhagaysan baa maantooy taariikhdutahay bishii 8daad 2022 ayaan sukadis ah udaawaday igana oohisay
@sharmakeibrahim828
@sharmakeibrahim828 Жыл бұрын
Zaaka ayay geeryootay 😭12/5/2023 ilahow kui naxariisto khadra 𝐶𝑢𝑚𝑎𝑟 dhuule calih 😭🤲🤲🤲
@waaleygudaalay2181
@waaleygudaalay2181 3 жыл бұрын
Waxaa nool nahay waqti fanaaniinti hibada u lahaa fanka ay sii gaboobayaan ayna isku soo hareen kuwa Codkooda iyo Muuqooda aan kukal soonen oo Make up iyo Maksar la'aan aanan hees duubi karin😢. Fanaaninta Qaar yaa 20jiro nooga soo dhiga😘. Maama Khadra Cumar Dhuule Sharaf iyo Cizzi ku noolow Hooyo Macaan😘.
@maxamedfowzi3720
@maxamedfowzi3720 4 жыл бұрын
Fariinti ayraxma jamac iigu sooqorte 2008 Warqad ilaa imika waan hayaa allow nabad gale anoo aqmax ah ayey ijeclaate barigaas hadda yaa igu badala. Raxma hadda waa hooyo o haya kuhesata afar caruura
@roodoabdullahi3562
@roodoabdullahi3562 2 жыл бұрын
Ax 😭
@hadiyamohamed5313
@hadiyamohamed5313 4 жыл бұрын
Heestaani walhi waa hees cajiba qalbiga binadanku waa shayga .dunida ugu qalisan lkn qofka qiimahaga garnaya uun baa ku ilailayaa ka kale ciyaar bay la tahay inaad qof jeclaato runtii waa guul markaa heesho lkn hadad waydo xasuus bad ku nolanaysa
@kayseali8070
@kayseali8070 6 жыл бұрын
Cumar dhuule Cali ilaahay ha u naxariisto wuxuu ahaa qof aad u badan oo sheeko badan runtii
@najmakader852
@najmakader852 4 жыл бұрын
Woow ❣❣❣❣❣
@cibaadoyar847
@cibaadoyar847 5 жыл бұрын
Heesta dood ma khadra cumar ba qaade ano yar bay wlshy dhagaysan jirty 😓😓 7 sano ka hor ba heesta iyo wlshyba igu danbaysay😢😢 ku xiisay wll ikraan hadad comentigayga arkto
@mohamedjamaca678
@mohamedjamaca678 4 жыл бұрын
Ma qurbahay tegtay wllo
@mohamedabdullahi8964
@mohamedabdullahi8964 4 жыл бұрын
Cibaado yar wali wad yar tahay huno bashaal
@abdirahmanabuukar5091
@abdirahmanabuukar5091 3 жыл бұрын
wali waa yartahee ee walasha telkeda ma haysid miyaa
@askfreitag6794
@askfreitag6794 5 жыл бұрын
Xasuus 2007 waxaan ahaa kirishboooy 🤨
@shukriabdulkadir9302
@shukriabdulkadir9302 5 жыл бұрын
Hoomeey aan 2007 raacnay balad weyne amaa kirishboygaas ahayd heestas ayaa ka shidnayn ilaa dhoobley hhh
@curudacidadugsiga852
@curudacidadugsiga852 5 жыл бұрын
@@shukriabdulkadir9302 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@musadempelle788
@musadempelle788 4 жыл бұрын
Hadana maxad tahay walal
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.. Wlhi si zaddhaaf ah ayaan ku qoslay sheekadaada.. Sxbaw ilaahay hakaa raali noqdo. WAa markii ugu horeysay oon arko qof run ka hadlay intaan youtube joogay...
@mymuniiosmanti4074
@mymuniiosmanti4074 4 жыл бұрын
Kkkkkkk
@abdikadirmoalin6265
@abdikadirmoalin6265 5 жыл бұрын
Xasuusaha cumar dhuule uu inooga Tegay wxa ka mid ah khadra allah ha inoodaayee
@mohamedabdulahiabdi2081
@mohamedabdulahiabdi2081 5 жыл бұрын
Walahiyan wax laga qaban Karin Dadki udhashay fanka ee hidaha ulahaa baa heesaya Ax yaaa dhal faneed
@salmasulubodowaa1339
@salmasulubodowaa1339 3 жыл бұрын
😭😭aniga iyo jacyl wanu is dayney 25/5/2020 alxmdulilah se noloshydi wan wataa
@uthmanboray8066
@uthmanboray8066 2 жыл бұрын
Huno so noqo
@saadamcabdicasiis6682
@saadamcabdicasiis6682 6 жыл бұрын
jecliya hestan wllhi 2006 ayaan xasuusta gaari an wadey shil igula galay muqdisho anigo dhageysanayo heestan
@Jamaalofficial
@Jamaalofficial 3 ай бұрын
Wlhi anoo yar ayaa canjal ka dhageysan jiray 😢
@maxamedaamiin4319
@maxamedaamiin4319 6 жыл бұрын
Layskama Ciyee codku Waa xulasho Axyaa cod mcn khadra
@haniapdi2075
@haniapdi2075 5 жыл бұрын
Heestan waxn jeclaa mudo 4sano ah walhi waxy iiahy inaan qalbig kudhisto ax 😭😭
@Qofnaba.
@Qofnaba. 6 жыл бұрын
Mancha allah dhal fanan ba mesha Isku heshay Halyaydai waberi ubadkood ilama macalin Caydiid iyo ilma omer dhule fanku waa udhalasho ee iska yeel yeel maha
@mohamedhamake7
@mohamedhamake7 6 жыл бұрын
qofnaba mohamed iyo ina sayuun abwanki wayna ee wabari ba kudhalay 👏👏😂
@Qofnaba.
@Qofnaba. 6 жыл бұрын
Hhhh danbiga Jooji waraya Hmakow hhhh
@najlaaaahmed6039
@najlaaaahmed6039 6 жыл бұрын
Heestan waan iska jeclaan jiray markaa yaraa ila hada markas ma fahmi jirin lkn hada wan fahma wana sii jecladay ❤️😍
@user-hc7wr9yv1t
@user-hc7wr9yv1t 6 жыл бұрын
Najlaaa Ahmed walaley sii u fahantay maxaa kaa caawiyay?aniga ila wali erayada qaar ma fahmi karo heesi Hi hore
@najlaaaahmed6039
@najlaaaahmed6039 6 жыл бұрын
منيره يوسف wad fahmi doonta iska sug aniga wax igama cawin heesta waxeey ka hadle naag laqabo oo ninkeda oo na daryelin
@cabiqadir637
@cabiqadir637 5 жыл бұрын
Axmed Cali cigaal
@aziiliyeyozliya4435
@aziiliyeyozliya4435 6 жыл бұрын
Dookhayga doqonke ka Dooortay dunidee😭 Adba ima daryeeshide Maxan kugu daalaa Muddo 4 sanno ahba heeztan Dhagahayga kama dhamaatoo
@mustafehiira9276
@mustafehiira9276 6 жыл бұрын
aziiliyey ozliya ♥️
@jacfaraflow3080
@jacfaraflow3080 5 жыл бұрын
aziiliyey ozliya ...............
@Mohamed-qo6gx
@Mohamed-qo6gx 5 жыл бұрын
Heestan aad bay umacan Tahay wakhti hore aya so xusuusta Wxan dhagaystayay mudo badan lakin manata wax aan doonayay Alxdulaha waa helay 😀🙋‍♂️
@shoukriasayf9148
@shoukriasayf9148 6 жыл бұрын
Dood kulama wadi karo Daacad ban ahaayo daarteydan dhex jooge Dulmi baad igu hayse dambi baad iga qade💔💔😢 Heestan hees igu qali ah yaranteyda ila iyo hada❤️🙏🏽
@mudane1454
@mudane1454 5 жыл бұрын
Sheekadad maku baratay heestan
@shoukriasayf9148
@shoukriasayf9148 5 жыл бұрын
Mudane 1 Sheeko maxa wll🤔
@mudane1454
@mudane1454 5 жыл бұрын
@@shoukriasayf9148 haasaawaha kkk
@youngyonis4447
@youngyonis4447 5 жыл бұрын
you are still young nayaa . warkaa xamar joji indeer
@shoukriasayf9148
@shoukriasayf9148 5 жыл бұрын
Mudane 1 Hhhhhhhhhhh may
@abwaancilmidhobe8692
@abwaancilmidhobe8692 3 жыл бұрын
Heestaaa wxaaan daa wan ayaa 19/02/2021. Waxan an ka daa wan ayaa dalkaasi Greece 🇬🇷 Alle hahaha 🤣 saaree
@drmohaahmedmoha5336
@drmohaahmedmoha5336 3 жыл бұрын
True love never Ended jacaylkaygii 2009 ilaa 2014 Aan kala tagnay ila hada ma iloobo xsuustedii bn ku noolahy💕💖💐💏
@naciimohassein6623
@naciimohassein6623 Жыл бұрын
nin fcn thy abwe allh isku kiin so celsho boqoradaas masha allh😍😘 ani sxbky wuxu iga tagay o xiriirkeena uso gaba gabeyay sxbkiis ba yiri qoftaas wey shidan thy hda kla hartan marka guurstid o furtid ama xumeysid ana u diyaar ah o qaadanayo intaas bu igula dagaalay wiilka kaftan ka ahyd sida ka daremay labadena wu nala dagaalay ana kira dhahy markaas waayo qaladka ina qaato iyo kibirka nacay sidaas iga maqan yhy dartii nin kle wan u baran wayay lkn waxn iska dhiga naag karti leh o xiriir sameysaty maxn sameya allow qalbiyada no adkeey😭💔
@CumarbashirJamaca
@CumarbashirJamaca 8 ай бұрын
Ulaabo 2023 😀😀
@gamaleh33
@gamaleh33 4 жыл бұрын
Wa xasuustu 2007 waxan ku cusba xafada hodane Ee degmada balbala ee magalada Djibouti
@mucamarali4697
@mucamarali4697 2 жыл бұрын
Walahi waa xasuus mudan in loo darsado iyo Fanka siduu ahaa balse waa lagu dheelay xigmadii
@farhiabeautychannel4612
@farhiabeautychannel4612 6 жыл бұрын
😂😂😂🤣somalida oo dhan waa bukaan socod mid walba wuxu so qorey ax heestan qlbigayga kama baxdo hhh
@waryaagamer6013
@waryaagamer6013 5 жыл бұрын
Hahahaha comments-ka wadnaha kusoo ridayaan kitaab benta ma aha
@samiiraraaxo3686
@samiiraraaxo3686 4 жыл бұрын
😄😄😄😄😄wllhy dacad uqosaly
@ahmadkaafiak6745
@ahmadkaafiak6745 2 жыл бұрын
hees waxaan lu xasuusta gabar luul ladhoho oo markaad heestan udhageesan jirte 2010 gabadha aaadbay uqurux badneen lkn way iga weyneed ane caruur baan ahaa dugsi ley aha markaan ka imaado iyada soomari jire idaa cada barkulan ladhihi jire soo den jirte galabti 5:00 xasuus wllhi 🥰
@apdulzalamomar850
@apdulzalamomar850 6 жыл бұрын
Khadra omar dhoulle ila yarantedi ayn heesehega dhegansan jiray o tani kaw ka tahy poqorda codka weeyi alle hku xiftiyo🖐
@zerazmr8542
@zerazmr8542 2 жыл бұрын
Khadra Cumar dhuule Allah Ya Cizak Dadki Fanka Iska Laha Noolow Walalo Macan
@rahmaaay8642
@rahmaaay8642 6 жыл бұрын
Woow ilaahay codka hakuu barakeeyo waxaas baa cod lagaa dhahaa 👏👏
@hakiim7408
@hakiim7408 4 жыл бұрын
Waaxan maaqli jireey hesta dood 2006 studio yaar oo bosteeja busaska laga fuuray xagadeer....aduunka oorood badaana...😥😥😥😥😥ax heestu macana misnaa macnaa badana😥😥
@nimcaanmohameddinimo8766
@nimcaanmohameddinimo8766 5 жыл бұрын
hees qaaliyA 2008 waayo iyo qof qaaliyA carurnima nakala kxaysay ee wakhtigan may hata I don't forget
@queenmunodiirsheomar1611
@queenmunodiirsheomar1611 6 жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢illahow unaxariiso cumar dhuule ah yaaafanan
@barwaaqoahmed2278
@barwaaqoahmed2278 2 жыл бұрын
Still listening 🎶 remember song anoo jooga maggalada addis Ababa xafada silsasidhis inan reer baraawe ah is jeclaanay heestaa u qaadi jiray
@inamusebiixi6068
@inamusebiixi6068 6 жыл бұрын
CUMAR DHULE ALAYARXMAK MACALNKII FANKA SOMALIYEED 👏👏👏💞💞🙏🙏
@abdurizaqmohamed213
@abdurizaqmohamed213 4 жыл бұрын
😥😥😥 wlhi wakhti waa kii hore qiiro 15.08.19 sacada 14:21 yaa ila socdaa wakhtigan like sosaar 😥😥😥
@boqorkaumada9562
@boqorkaumada9562 6 жыл бұрын
Dhal fanaan aloow kuu naxriiso Cumar dhuule🤲🤲
@axmedmaxamuud2890
@axmedmaxamuud2890 Жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto Khadra cumar Dhuule , aabaheed iyo muslimiinta kaleba. waxay ahaayeen labo Legend oo inaga baxay
@mohamedkhaalidhassanalcada830
@mohamedkhaalidhassanalcada830 6 жыл бұрын
Apihi fanka somaliyed cumar dhulle ilhy haw naxaristo
@shaadiaqueen3173
@shaadiaqueen3173 5 жыл бұрын
Aragsan macalin ceeydid way oysay marka khadra cumar qadaysay hesta abaheed allh yarxma cumar dhule
@kaviaaden7326
@kaviaaden7326 6 жыл бұрын
Wlhi fanaan wa fanaankiii hore heesna waa ta uuqaadey heesaha hada laqaado wan ka rahsadaa Lkn tn cml sidii diin cilmi udhageysta😭😭😭
@farhansomali1091
@farhansomali1091 5 жыл бұрын
Bro diin haku matalin fanka
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 2 жыл бұрын
Khadra abaaheed allaha unaxariistee kama dhacdo Alloow unaxariiso isagana adna ku barakee 💢❤🙏
@zakiofficial2814
@zakiofficial2814 5 жыл бұрын
Wakhti tagay ayay heestan i soo xasuusisaa 2007 kii waa aan gabadh is jecelayn aan wada dhigan jirnay dugsiga dhexe wakhtiga iyo waayuhu nakala fogeeyen
@boodaayeboy4987
@boodaayeboy4987 Жыл бұрын
Maamo khadra codkeeda waa top🔥🔥 Cumar dhuulle ilaahay hau naxariisto
@caanobooro1446
@caanobooro1446 4 жыл бұрын
Ob xasuus ayee nagalisay gabadhiisa cumar dhuule cali ilahay haunaxariisto aamin aamiin 9 December 2019 inta jiifka ku dawaneeysa like ta isaaar wll mcn mhdsanid 😂😂😂😂😂❤
@anfacwarsame71
@anfacwarsame71 6 жыл бұрын
Heesihii hore waan taageeraa Adba ima daryeeshidee maxaan kugu daalaa😭😭😭
@omaraliguedi-ql5ek
@omaraliguedi-ql5ek Жыл бұрын
Allaha unaxariisto walaahi waan taageeri jiray caawa qabriga lagaliyay
@mashalaye9612
@mashalaye9612 5 жыл бұрын
Ka Hdl maleh heestan cod iyo wax kasta 😘😘cabdi good afka aya tako noqday waxo qelshay axsan cod
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Khadra Cumar cod macanaa mashaa allah wlhi Musicaba waxay uga cod macan tahey Live ka💙😊
@cabdiahmed8532
@cabdiahmed8532 5 жыл бұрын
Aabe cumar dhuule iyo gabadhiisa khadra wlh wa idin jeclahay💕💕💞💞💞💞💞💞
@asaldhaladfaraxsan2993
@asaldhaladfaraxsan2993 6 жыл бұрын
Oo hablihi dhuule mawada fanna ba ar hestan yarantaydi ban jecla edo maduuba aha bal barasha wacan tagera kuh aha waligay
@Wadani1988
@Wadani1988 5 жыл бұрын
asal hi may dhigaaa
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 6 жыл бұрын
Illahy Haw Naxaristo Cumar Dhule Cali 😭
@hayaathassan612
@hayaathassan612 6 жыл бұрын
Qadara fananad qiima iyo sharaf leh ilhow ku barakey😍
@sakiizmail3034
@sakiizmail3034 Жыл бұрын
AHU Khadra Cumar Dhuule ❤ Waxay geeriyootay 12/05/2023
@empiresaara9927
@empiresaara9927 4 жыл бұрын
Dadkan way wada xanuunsanyihin mid walpa haso dhaho meel bey iga tabaneysa heeska😂
@mukhtarasayr7044
@mukhtarasayr7044 4 жыл бұрын
mashaa allaaaaaaaah in tii somali oo wax garad ah ,,,dhamaan teen ,,isku wada midaana nahay ,,jahligaa ,,dhadhibaayo isaaq iyo iyo hawiyo daaeood ,,,intay ka imaadeen maxay nasab ku noqdeen,,,waa jahli qofkii afsoomali ku hadlo waa nasab nasab dhay xalaala laluwada dhalay ok byeeeeeeeeeeeeeeeeeee jahli ilaahoow naga ,,kori
@inayaamohamed5445
@inayaamohamed5445 5 жыл бұрын
tan ilmeyneysa inta ila aragto farta taga😅😅
@shaadiaofficial7006
@shaadiaofficial7006 4 жыл бұрын
Haa
@Desitions
@Desitions 11 күн бұрын
😂khayaali bay la ilmaynaysaa Maxay ayadu qof u aaminee😂😂 Aduunkan qof qalbigaaga lama siiyi
@DHAMMEYARE3939
@DHAMMEYARE3939 6 жыл бұрын
❤❤❤🤗 so excited from Somali man ; Somaliland
@mahadgeedi1196
@mahadgeedi1196 4 жыл бұрын
Ileehoow unaxariiso hah waan ilmeeyay wllahi xasuus
@hamzeahmed2387
@hamzeahmed2387 6 жыл бұрын
Mashaaallaah alla yaaa cisak cod macaan iga dheh khadra cumar dhuule alle ha ku xafido ❤️🔥
@elzunaariofficial1935
@elzunaariofficial1935 Жыл бұрын
Alla yacizk hestan marka dhagaysto dareen khaasa igala maaqano sawabta
@kingdarmaan5092
@kingdarmaan5092 Жыл бұрын
Ninka Halkaa IigaH MuuqdaH Sow Mustafe oomaar maaHa allaHa UnaxariisteH💔😢
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
Allaha unaxariisto nooleba waa dhintee
@Adde12
@Adde12 6 ай бұрын
Alla ya raxma khadra cumar dhule. Dambigeeda allah dhaafo😢
@salehfarah5484
@salehfarah5484 6 жыл бұрын
Ax ax ax💔walaahi Jacyl isma qariyo qoftan ladhinic fadhidada fanaanda walaahi ilin jcyl baa ka timii😢Jacyl wakaas 💔🚶🏾‍♂️
@farhiabeautychannel4612
@farhiabeautychannel4612 6 жыл бұрын
Ax yaaa heees ilhy haku sharfo khadra.maanta hargaysa inaan joogo rabi lahaaa
@iamqueenrayan9119
@iamqueenrayan9119 6 жыл бұрын
dokhyka nacska 💔kadorte dunide adna ima dryeshide mxn ku dala😢😢😢💔ax
@osmanmohamoud143
@osmanmohamoud143 Жыл бұрын
Ilaahoow kuu naxariiso Khadra Cumar Dhuule (Khadra-Ilka-Cas) waxa ay maanta oo ay taariikhdu tahay Fri, 12 May 2023 ku geeriyoo magaalo madaxda Muqdisho
@anascabdirisaaq1217
@anascabdirisaaq1217 6 жыл бұрын
wlhi ma.jirto gabdh somali aha oo heesta oo cod kugaadhi karta khadra cumar dhuule
@caynaanmaxamed3735
@caynaanmaxamed3735 6 жыл бұрын
*khadra* *Dhuule* dadka fanka iska leh weeyi #Respect
@hodancisman1101
@hodancisman1101 4 жыл бұрын
Waxan codkeeda ku tilmaamo garan maayo amazing
@boqortooyadashacraawi5528
@boqortooyadashacraawi5528 4 жыл бұрын
Heestan waan ku jabanaynayaa maanta. Boqortooyo
@abdirahmanruuzhka2474
@abdirahmanruuzhka2474 4 жыл бұрын
ana cwa murqan ku dawan sxb hhh
@boqortooyadashacraawi5528
@boqortooyadashacraawi5528 4 жыл бұрын
@@abdirahmanruuzhka2474 hakuu hagaago. Kkk. Boqortooyo
@Mahmoudowen
@Mahmoudowen 3 жыл бұрын
Walahi xasuus waye my first love ever soo xasuusana markaan heestan dhageysto
@abdirahmanruuzhka2474
@abdirahmanruuzhka2474 6 жыл бұрын
hesta wlhi mr hore maqli jiry cida qada man aqon sorre ilrn dhal fanan ba qada
@crbproduction3556
@crbproduction3556 4 жыл бұрын
Wax kale walee waa xasuus xiligaas arday baan ahaa Alfeynuus kpp ayaan dhigan jiray
@abdiwaes7552
@abdiwaes7552 6 жыл бұрын
heestan wllhi xasuus ayaan u hayaa waayo wllkay ayaa qaadi jiray
@wizolad7272
@wizolad7272 Жыл бұрын
Allah kuu naxariisto manta waad naga hooseesaa😢😢😢
@jimcaalecabdi1714
@jimcaalecabdi1714 Жыл бұрын
doood kulama wadi karo😩💔 dadki fanka lahaa reer cumar dhuule🙌
@ismailikamil4981
@ismailikamil4981 3 жыл бұрын
Mustafe omaar Allah ha u naxariisto aamiin aamiin
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
Aamin aamin aamin
@mxamedvip3609
@mxamedvip3609 6 жыл бұрын
khadra cumar walahi way cod macantay yurub geenyo way ka cod macantay mansha Allah
@abdiwaes7552
@abdiwaes7552 6 жыл бұрын
Mxamed Vip abti maxad is ku ma saalaysaa dadkii fanka iyo ka soo daba tuurka
@aasiyojama743
@aasiyojama743 5 жыл бұрын
hestan marka aqliga yeshay ilaa hada waaa iska jeclahay 😙😙😙😙
@AmiiraMahamed-ke5ps
@AmiiraMahamed-ke5ps 17 күн бұрын
2024 Hadad iga danbayo Waku salamay zxp❤
@yahuunaali9834
@yahuunaali9834 4 жыл бұрын
Hees waa kuwi hore ,fanaana kuwi hore .. abwaana kuwi hore dadna kuwi hore.. wallahi heestan caloosha ayeey i gadisay xasuus dheerna wa galay..micno weyn
@daacadpro7813
@daacadpro7813 Жыл бұрын
Allaha unaxariisto khadra 🤲🤲🤲
@superlula2674
@superlula2674 6 жыл бұрын
wow iska hees maahan waa loo dhashaa nooloow walasheey
@user-gt9hq8lv7u
@user-gt9hq8lv7u 7 ай бұрын
Dabban ani ku jogaa waligii dameyno laygu daaray kaligeey dagaal iigu haayee 😢 Allaha u naxaristo Khadra cumar dhuule
@mohamedkhaalidhassanalcada830
@mohamedkhaalidhassanalcada830 6 жыл бұрын
Heestan qof wx jecel un ba daremi kara
@Joya11
@Joya11 6 жыл бұрын
Mohamed Khaalid Hassan Alcadaala haa wllo
@guuleedawjamac8206
@guuleedawjamac8206 6 жыл бұрын
been been janqaaday
@shamuuqmedia2119
@shamuuqmedia2119 4 жыл бұрын
Dhabtii waa iska ilmeeyay markaan xasuus galay Allow kudhowr Khadra
@Jamaalmw22
@Jamaalmw22 3 жыл бұрын
remaind my chilhood 😢😢😢
@kamiila3941
@kamiila3941 5 жыл бұрын
Khadra. Cumar dhuule dhalfanaan wooooow👍👍👍👍❤❤❤😍😍😍
@maandeeqibraahim1277
@maandeeqibraahim1277 6 жыл бұрын
Wllee cod bananka yaaaaaaal fanan isma qariyo
@bukhaariyare3139
@bukhaariyare3139 6 жыл бұрын
Khadra cumar dhuule tageeraha u wayn ban u ahay she is a best singer 🎶🎶🎶🎶
KHADRA CUMAR DHUULE IYO DALABKII YURUB GEENYO KALGACAYLKU WAA GOBE 2018 HD
5:47
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,5 МЛН
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 3,8 МЛН
MEU IRMÃO FICOU FAMOSO
00:52
Matheus Kriwat
Рет қаралды 35 МЛН
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
00:17
OKUNJATA
Рет қаралды 6 МЛН
⬅️🤔➡️
00:31
Celine Dept
Рет қаралды 50 МЛН
AWALE ADAN l DUMARKA l OFFICIAL HD VIDEO 2017
6:41
Tusmo Films
Рет қаралды 1,1 МЛН
KHADRA CUMAR DHUULE | DOOD | OFFICIAL MUSIC VIDEO | 2023
6:14
SomaliSwiss
Рет қаралды 31 М.
ikraan jaamac ismaciil xusuustii (sahra axmed )heestii sir ma qabe
6:10
Caashaqa haween  by cumar dhuule
10:39
Hamse Ali
Рет қаралды 307 М.
Yurub Geenyo XUJO Ereyadii Laabsaalax Happy New Year  Show 2015
5:30
Hawraar Music Production
Рет қаралды 6 МЛН
*Khadra Cumar Dhuule Ahun | Uroonaw Naftadiyo Hees Macaan
6:26
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 214 М.
Sagal Haldhaa | Heesta Bixiso | Xasuustii Khadra Daahir Cige
9:59
Astaan Music
Рет қаралды 228 М.
YURUB GEENYO NEW SONG HAWAAWI HAPPY NEW YEAR 2019 HD
8:29
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,6 МЛН
V $ X V PRiNCE - Не интересно
2:48
V S X V PRiNCE
Рет қаралды 765 М.
5УТРА - Как твои дела
2:55
5УТРА
Рет қаралды 1,5 МЛН
Sadraddin - Jauap bar ma? | Official Music Video
2:53
SADRADDIN
Рет қаралды 2,8 МЛН
Kobelek
4:11
6ELLUCCI - Topic
Рет қаралды 116 М.
QANAY - Шынарым (Official Mood Video)
2:11
Qanay
Рет қаралды 223 М.
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
2:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 6 МЛН