KHADRA CUMAR DHUULE IYO DALABKII YURUB GEENYO KALGACAYLKU WAA GOBE 2018 HD

  Рет қаралды 3,529,850

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

6 жыл бұрын

SAGAL MUSTAFE IYO EGLAN SHOW CAWEYSKA CIIDA HARGEISA

Пікірлер: 1 100
@ahmetoismael4034
@ahmetoismael4034 2 жыл бұрын
Hestan waan Jecelaaa in Badan lakiin maanta wxn ku dhex Dawanaya Xero Ciidan oo Aan Tobabar ugu Jiro 27/9/2021malin isniina Sacadu waa 2:48 duhur Nimo waa xili aaan aad u dalanahay oo aan soo jiifsaday sariirtayida😭😭😭wxn ku jiraa 2 Bilood wxn Rajayinaya in Allah ii soo fudayiduyo
@djhaarriswritter4082
@djhaarriswritter4082 2 жыл бұрын
Allha kula Garab galo Wlllkey🇸🇴👏👏💪💪
@mohamedmiidoh5736
@mohamedmiidoh5736 Жыл бұрын
Geesiga qaranka somaliyeeth
@yaasiinmohamed8436
@yaasiinmohamed8436 Жыл бұрын
wlhi zxp amba manta xiro ciidan ku jira tababar no socda jabuti jogna somalia 2 bilood kaso maqan nahay heestana galab dhagaysanaya hada ciyaar ka imanay jabuti vs somalia gushu waxay racday jabuti alle nabad ha nagu geeyo somalia0
@xamdajamac2720
@xamdajamac2720 5 жыл бұрын
Gacanta taag hadii ilaa imika ad heestan dhagaysanayso.
@maymanur1231
@maymanur1231 3 жыл бұрын
222k262küv2
@user-eu3rj2xw7j
@user-eu3rj2xw7j 4 ай бұрын
Ila imika ayaan Dageysanayaa😢
@aydarusabdi309
@aydarusabdi309 6 жыл бұрын
Reer waqooyigu waa dad qalbi furan oo farxada la daris ah Mansha allah somaliland iyo somalia viv inta samaha Jecel
@hamsewadnelibaax899
@hamsewadnelibaax899 5 жыл бұрын
Aydarus Abdi 👍
@cabdiqayssaki6327
@cabdiqayssaki6327 5 жыл бұрын
Nine nindhaly👍👍👍👍😉😉😉
@ahmedabdillahi836
@ahmedabdillahi836 4 жыл бұрын
Reer waqooyi nalama yidhaa walaale SOMALILAND iska dheh.
@mihiimmubarik2488
@mihiimmubarik2488 4 жыл бұрын
@@ahmedabdillahi836 hhhh
@mihiimmubarik2488
@mihiimmubarik2488 4 жыл бұрын
@@hamsewadnelibaax899 kkkkkm
@nadahandulla
@nadahandulla 3 жыл бұрын
26/01/2021 Io kalgacaylku waa Gobe wadnahaaga goor hore mar haduu ka gaagaxay oon gobo I kugu Hadhin Aniga kaygaa kama gudhin manaa ahaa mid guure gedaa malaha weeyan Adigiyo io garaadkaa nabsi io go aankii 🥺😥😥 Khadra cumar dhuule afkaaga caano lagu qabay mom 9jeer waankusoo ceshtay wlhi😥
@guuleedmaxamed2276
@guuleedmaxamed2276 3 жыл бұрын
MA
@omard7649
@omard7649 2 жыл бұрын
Sorry walal qof la dhiban jacayl baad tahay
@siciidcabdilahi1007
@siciidcabdilahi1007 2 жыл бұрын
gob iyo heesteed
@muhaajir5731
@muhaajir5731 5 жыл бұрын
Inta rasulka jecel Scw ALLEH ha jeclado
@siciidaarka9109
@siciidaarka9109 4 жыл бұрын
Aamiin
@kabaaowstudio5507
@kabaaowstudio5507 4 жыл бұрын
scw scw aamiin ya rab
@cabdixakinrashid3626
@cabdixakinrashid3626 3 жыл бұрын
scw
@mohamedgaariye7439
@mohamedgaariye7439 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scwscw scw scw
@alimambo7301
@alimambo7301 3 жыл бұрын
Scw
@somalillandpure1423
@somalillandpure1423 6 жыл бұрын
Subhanallah Khadra omar dhuule waaba aabaheed oo ina hor fadhiya u eekaanshaha Rabi godka ha u nuuriyee
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 3 жыл бұрын
Aamiin
@dekaabdikadir1994
@dekaabdikadir1994 Жыл бұрын
9p
@mateulahoz9396
@mateulahoz9396 Жыл бұрын
Wale wacal ma ahan
@shucaybmohamed4117
@shucaybmohamed4117 4 жыл бұрын
Tolow yaa dhagaysanaya 2020?? Aduun waa aduun. Fartuun balbalarka iyo mursal faladagan waxay rabaan ha sheegeene.heeso waa kuwii hore
@riyaan2630
@riyaan2630 4 жыл бұрын
shucayb mohamed ✋✋✋✋✋
@ubeydyarre757
@ubeydyarre757 4 жыл бұрын
We are here
@naimaali2501
@naimaali2501 4 жыл бұрын
😂😂😂😱
@nasrokeef5115
@nasrokeef5115 4 жыл бұрын
Aniga noh
@zizowali7178
@zizowali7178 4 жыл бұрын
LIKE TUUGSI BAAD TAHAYE FALADAGAN ISAGU WUU KASBADAY HATUUGSANE KASBO!!!!!!🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@ikramdahir7614
@ikramdahir7614 3 жыл бұрын
2021 ba dhagesanaya codkan dahbkaa omg I feel love wlhi❤❤☝️
@lahiyealidalmar3566
@lahiyealidalmar3566 3 жыл бұрын
Wax kale magaca igu dishay 😘👊🏼📿
@nimc_8
@nimc_8 3 жыл бұрын
Same 😂🤞🏻
@mubariggobyare5232
@mubariggobyare5232 2 жыл бұрын
Siil xxxv
@mubariggobyare5232
@mubariggobyare5232 2 жыл бұрын
100
@sharuuxilwa2428
@sharuuxilwa2428 2 жыл бұрын
😂
@zubeirabukar6624
@zubeirabukar6624 5 жыл бұрын
Heestan waxey dhagesta xaliga an xebta u damashad tago wa hes daren gooni ah ileh 👑🎤❤🇸🇴
@libinlibin9070
@libinlibin9070 5 жыл бұрын
Mansha Allah lama modern in ay qadro fanaanad noqoneyso Waxay aheed gabar xishood badan xamar xaafada jidka sodonka iyo skool xamarjadiid gabadha ugu xishoodka badan 🌹🌹
@yuusufabdulahi4709
@yuusufabdulahi4709 3 жыл бұрын
Alla xusus hore cali kamiiin ec isbitaal al xayaat i mise you wlhi my villaga i am from america😪
@yxc4559
@yxc4559 5 жыл бұрын
What a beautiful voice ❤ momadaan ayaa qaaday heestan ileen khadra cumar dhuule mrkan maqlay wlh walshay iga ween iyo hooyadeey baan so xasuustay anigo yar ayeey dhagesan jiree dharka ayee ku dhaqi jireen waagaas radio canjalad laga dhagesan jiray ❤❤❤❤
@buqariyepma8719
@buqariyepma8719 6 жыл бұрын
Who's watching Wow Heestan waa maqli jiray inbadan Maanta waan ogaaday qofka qaaday Khadra cumar dhuule juu👏👏👌 like ku qabo yaaqay👍👈
@jimcaalejoker4366
@jimcaalejoker4366 4 жыл бұрын
Inta daawanaysa 2020 like saar
@sahalsayid9365
@sahalsayid9365 4 жыл бұрын
Hada timaado wixi ka danbeya 3/1/2020 like ta iska bixi huuno
@ixsaan9294
@ixsaan9294 6 жыл бұрын
Wlhy khadra abaheed ayay u eeg tay barkaan ar kaba abaheed ayaan xasuustaa😢😢😢😢
@ruwedaosman5798
@ruwedaosman5798 Жыл бұрын
Allah ha u naxariisto 😭😭😭khadra cumar dhule 😭
@nurdahir5790
@nurdahir5790 Жыл бұрын
Khadra Cumar dhuule alayaraxma raaximiin aduunyo cidne ku waare meeyso 😢😢😢😢😢😢
@kalsoonidiiluntey4526
@kalsoonidiiluntey4526 Жыл бұрын
Waxaan ogaadey in lacagta farxad lagu iibsan karin 😔💔 Waxaan ogaadey lacagta inan jacayl Lagu iibsan karin😥 Waxan ogaadey qof Aan ku rabbin inaan La qasbi karin jacayl Walpo aad siisana❤️ Uunsan dhankaga Imaan karin😢💔 Waxan ogaadey Farxada dagananta io dhawrsananta in Ay ku jirto inaad amarka ilahay qadato😥
@city_officail4488
@city_officail4488 Жыл бұрын
Been maha😢💔
@abshiroxasan9499
@abshiroxasan9499 Жыл бұрын
Beenta maaha wllo
@ayoubfarahallaleh286
@ayoubfarahallaleh286 Жыл бұрын
Wa ka xumahay waxa kuu helay wll lakin wa runta ❤😢
@khadarsaalim8903
@khadarsaalim8903 10 ай бұрын
Lacagta farxada wa lagu iibsan kara💯
@ayoubfarahallaleh286
@ayoubfarahallaleh286 10 ай бұрын
@@khadarsaalim8903 maya way ka qayb qadata nolosha qurux badan lacagtu jiran ma dawayso qof kuu nacay kuma jeclaysinayso murugta qalbigana ka sari mayso qofku qalbiga ayu ka noolyahay
@abdifatahabdullahi5588
@abdifatahabdullahi5588 3 жыл бұрын
2021 yaa dawanaya oo ku raaxeesana codka mcn hooyo khadro cumar dhuule cali wexe kaso jeedaa qoyskii fanka iskalaha
@abdifatahabdullahi5588
@abdifatahabdullahi5588 4 жыл бұрын
who si watching 2020 khadra wexe hibada fanka ka raacday aabeheed cumar mahdi cumarka wuxu ka raacay aabihiis dhuule cali alaha naxariistiisa waasaca ah haka warabiyo wexee ka farcantay kkadro dadkii fanka iska lahaa kama daalerno codadka cumar iyo khadra cumar
@ilkacase8282
@ilkacase8282 4 жыл бұрын
Hees macna loo dhagaysta run ahaantii waa hees qofweyni garanayo fahmanyona 2019🎶who is here.
@fowziaabdi6097
@fowziaabdi6097 4 жыл бұрын
qadra cumar dhuule wale inaad dhal abwan thy odayga adiga raacay alaha u naxariisto
@fativlogs7197
@fativlogs7197 4 жыл бұрын
Wadnahaga goor hore mar hadu ka gaagaxay Aniga keyga kama gurin😭✌adigiyo garadka nabsi iyo go anki😭🙏
@marwanlyrics8540
@marwanlyrics8540 3 жыл бұрын
Abti intana ma joogta dumashi N nolow ayan leyahay 😂😂😂🤪
@abdixakiinawjaamac9872
@abdixakiinawjaamac9872 3 жыл бұрын
@@marwanlyrics8540 a
@janogale4011
@janogale4011 6 жыл бұрын
Wooow back to 2006 adigiyo gardakaa nasbkiyo garadkii Khadra cumar dhuule. Legend noolow indero Qurux
@user-op6cp2tq9f
@user-op6cp2tq9f 7 ай бұрын
Allh haku naxariisto hooyo qadro cumar duple rabiyow janada ugu bishareey 😢😢😢😢😢😢😢😢
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 2 жыл бұрын
Hees macaan oon horay u ogayn inay ayadu qaaday allaha cimriga iyo codka macaan ha u daayo ❤🤲🙏
@niciimaxasan6325
@niciimaxasan6325 Жыл бұрын
Ax maantay dhimatay
@ayuubthiago8263
@ayuubthiago8263 2 ай бұрын
Ilaahey Ha U Naxariisto Khadro Omar Dhuule Boqorada Codka Fanaaniinta Dumar Midaan Ugu Jeclahay Waaye Heesteeda🖤🥹🎧
@aminmowlid3934
@aminmowlid3934 5 жыл бұрын
Walahi waan ilmeeyay Gabar aaan wada soconay Ayaan kala tagnay wayaha ayaa nakala Ka xeeeyay Culees Ka imaaday dhanka qoyskeeda ayaan isku waynay heestan ayaan udiray Ayadoo aan qoray Gabadhi ma waxay walan baa walahi Respect ayaan uhayaa Fanankeeni waynaa Cumar dhuule Allaha Ku naxariisto Aabe isoduceya inuu illahay isiyo Gabar Ahlu Diiin ah
@ugaaskagabdhisaa7954
@ugaaskagabdhisaa7954 4 жыл бұрын
hada mehshaay gabdhas
@maarigfarxan6209
@maarigfarxan6209 4 жыл бұрын
.alle haku siiyo
@brotherking8909
@brotherking8909 3 жыл бұрын
Heestan dadka Badankooda Ciyaalnimo ayay kusoo gaadhay ☺ Aniga Habaryartay ayaan xazuuztaa iyadoo dhagaysata 2009 Berigaan Ciyaala madarasada ahaa in age 9 Years 💔
@iamabdirahaman3694
@iamabdirahaman3694 3 жыл бұрын
@zaxarlazz6777
@zaxarlazz6777 6 жыл бұрын
Siduu aniga ii galay ama laygu guud furay ma gamoo daraadaa hurdo wayga guurtaye.adigiyo garaadkaa nabsi iyo go.aankii axyaa hees.waa dadkii fanka codkooda ku joogey asal 😍😍😍😍
@yasinismail9712
@yasinismail9712 6 жыл бұрын
SUUBAN ZAXARL
@yooniscatoosh354
@yooniscatoosh354 5 жыл бұрын
SUUBAN ZAXARLA
@sya4949
@sya4949 5 жыл бұрын
@ali zack jacaylka ayay kaga daacadsanyihiin raga
@sya4949
@sya4949 5 жыл бұрын
@ali zack dumarka ha isku wada darin anigu kii aan jacaylkii ugu horeeyay la qaatay anoo 17 jir ah ayaan la noolahay 18 years alxamdulillah 7 ilmona Allah nagu arsaaq
@sya4949
@sya4949 5 жыл бұрын
@ali zackhaduu adiga dhab kaa yahay jacayl iyo guur nin kale lama sheekaysanayso inanina ayaan aaminsanahay
@cawaaleisnaaciil6320
@cawaaleisnaaciil6320 5 жыл бұрын
Wlhi heesta sifiicanaby iiga dhex baxday waxAan leeyahay khadra ilaahayha raali hakaa ahaado
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 3 жыл бұрын
Aamiin
@z1_certz228
@z1_certz228 3 жыл бұрын
Heestan kama dhaalo ilaa yaranteydii 2005 woow alla macaana ❤🤩 Hada ila midtahay tabso liketa
@akramnajah5400
@akramnajah5400 4 жыл бұрын
Yurub mahamed abdi waa dhal jacayl khadra omar the beste remember long time
@MohamedKaraama10
@MohamedKaraama10 5 жыл бұрын
Heeska Kalgacaylku Waa Gobe waa hees aad u mcn oo dareen jaceyl xambaarsan soomaliduna aad u dhageysato Erayada waxa sameeyay abwaan maxamed mayoow laxanka Muuse cali weji nin la dhaho ayaa saaray musica waxaa tumay ustaad sheegow Bishaar hada kadib inaad ogatan qofka leh heeskan ayaan rajeen doona mahadsanidiin
@aliabdulle1816
@aliabdulle1816 Жыл бұрын
Thanks
@axmediimaan9722
@axmediimaan9722 Жыл бұрын
Maantay geeriyootay sxb AUN
@xulkabanka
@xulkabanka 8 ай бұрын
Mya wllo Erayada iyo laxankaba waxa iska leh oo saaray Aabeheed Cumar dhuule Cali (AUN). Mar uu jabouti joogay ayay ka dalbatay markaas ayu u Curiyay heestan gabadhiisa. Iyada ( khadra) ayan ka maqlay oo sida leh.
@najiibkaarte
@najiibkaarte 4 жыл бұрын
Heestan gabar qaraba nahay baa aad u jeclayd oo dhagaysan jirtey ana iyada aan jeclaa aan habeen walba garab fadhin jirey inkastoo da ahan iga wayneed lkn korkaa uunba ka jeclaa ... Xasuus time
@sharmakeibrahim828
@sharmakeibrahim828 Жыл бұрын
Zaaka ayay geeryootay 12/5/2023 😭 waxay ahayd shaqsi Aad u wngsan waxay ahayd ubaxii aan ku xasuusan jirnay 𝐶𝑢𝑚𝑎𝑟 dhuule cali Lkn labaduba waa inaga hooseyaan maanta u ducee wll 😭😭🤲
@mohamedcasanyo2998
@mohamedcasanyo2998 Жыл бұрын
Wllo aad ban uga nxy whll may xanunsaty iyado heesysa 1may ayan arkay mise wlaaguso boday adunyo macno maleh whll ilhw khatumada nagu dil unaxariso iyadana🥺😭😭😭😭
@stayblue759
@stayblue759 6 жыл бұрын
Respect Khadra cumar dhuule Dhal fanaaan 😍😍😍😍😍😍
@cadeyawees4326
@cadeyawees4326 5 жыл бұрын
Allah yaaraxma cumar dhuulle fannan qaran ayuu ahaa gabdha qurux bsdanna wuu dhalay khadra quruxley salaan sare
@samaalenuur6717
@samaalenuur6717 4 жыл бұрын
Heestaa anaa cawa xusaya Ayado aynu ku jirno 10 bisha barakaysan ugu danbeeyay 16.5.2020 iyo hargaysa waliba Market in wahen.
@mohokovichmohoziano3965
@mohokovichmohoziano3965 3 жыл бұрын
Waaaw! Wlhi xasus igumudan. Heestan 2008ki ayan aad udagesan jira markasta on qayilaya
@cabdikarimck9040
@cabdikarimck9040 4 жыл бұрын
Inta daawanaysa 2019 like saar
@WiillkaSiinka
@WiillkaSiinka 4 жыл бұрын
wow what a great song i'm feeling love wlhi Heestan aad ayaan uuga Helay 😭😓 missing the old days
@munamaxamed5224
@munamaxamed5224 2 жыл бұрын
Ñ
@fatoumabarkad1725
@fatoumabarkad1725 Жыл бұрын
p
@xulkabanka
@xulkabanka 8 ай бұрын
Mida kale Heestan waxaa erayada iyo laxankaba u sameeyay abeheed Cumar Dhuule Cali. Alle ha u naxriisto labadoodaba.
@abduldiriiyediriiye1443
@abduldiriiyediriiye1443 4 жыл бұрын
Heestan cidii ku dhagstay #roodhkii Notional ka ahaa iyo cajaladahii qalinka lugu soo rewarding gareyn jiray meeye dadkaasii who is here ha la soo baxo liketa isku caadayah haday cidiii ka nooshahay idiinmeeeeeeee
@nimcaanmohameddinimo8766
@nimcaanmohameddinimo8766 4 жыл бұрын
Boradii codka legend khadra omer dhuule Mama alleha ku dhowro❤🙏
@zakariabilaal6997
@zakariabilaal6997 4 жыл бұрын
Heeskaa mxd wx bdn noodaarty 🤣
@nimcaanmohameddinimo8766
@nimcaanmohameddinimo8766 2 жыл бұрын
Aad io aad ilaa imikay shidan tahay 🤣✌
@fightergirl42
@fightergirl42 5 жыл бұрын
heeso wa heesihii hore walle allow cimrigaga dheere mama Qadra 💙😍
@naimafarah3728
@naimafarah3728 Жыл бұрын
Waxan Bilabay Dhageysigeda 2011 anoo 13Jir ah Ilaa Up To Now Oon ahay Ku dhawaad 30 Am Listening like a new song 🎵Aaad Ayey Ii Cajabisay Heestaan Fananada Qaadana Waaa dadkii Fanka Lahaaa Wleiba Luuqda Iyo Musica Ba Waa nooca Aana Gaboobin 🤗🤗
@inayaamohamed5445
@inayaamohamed5445 5 жыл бұрын
wlh hestan wa xasuus wxa dhageysan jiray wlahey iga weyn malinta jimcaha dharka eey ku dhaqi jireen markey school fasaxyahay asxabtoda io ayaga ku ciyari jiray anagana wan dawan jirnay wkhtigas wan uxiisay manahan mid aan diib igu so labanayo ama aan ilawayo
@boqortooyadashacraawi5528
@boqortooyadashacraawi5528 5 жыл бұрын
Fan fan dhalay khadra waxaa dhalay boqor cumar dhuule heestan waxaan dhagaysan jiray 12 Sano kor sanaddii 2006 weliba cajalad baan ku dhagaysan jiray iyo rikoodhkii cassaa Boqortooyo
@cabdirisaqsulayman221
@cabdirisaqsulayman221 3 жыл бұрын
Waxay igu celisay ciyaal nimadaydi oo aan heestan dhagaysan jiray Inta ila dawanaysa 2020 likta hayla dhaafin 💕💕💕💕
@abdulahikeno7092
@abdulahikeno7092 Жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto khadra maanta ayay god gashay heeskaan ayaan soo booqday oon heesaheeda ujeclaaa wlhi heeskaan baa aad ujeclaa khadra dagan baan ubixiyay anigu ilaahay ha kuu naxariisto khadraay waligay kuma ilaawayo waan kuu soo ducaynayaa gadaashaa😢😢😢
@muxtarim4011
@muxtarim4011 3 жыл бұрын
Khadra cumar dhule rabi haku sharfo waxaad gilgishay quluubta mucashiqiinta markaan dhagaysto heestan dareen qaasa bay igu leedahy walhi wan qiirooda siiba markay marayso"" adigiyo goaankaa nabsi iyo garaad kii""gabar aan hada kahor an isjeclayn baa igu abuurty jacayly daran heer waxN gaaray hadii aanan codkeeda maqln aan malintaa si kle wax iga noqdaan Sifooyinka jacaylka waxaa kamida inuu qof kuhor maro kadibna mid kale ugudbo anigu waxaan noqday shaqsigii uu kudanbeeyy jcylku Maalmo xanuun badn oo callka la igu dhagysto iyo hadalkoo si jees jees ah la iidhaho waxaa iiga sii darneed habeenkii aan xaqiiqada ogaaday taaso iga racday nin kle waxy ahyd habeen isniina 18.2.2020 wlhi noloshyda habeenkaas. Ma iloobi doona intaan nolahy malin kaste oo noloshyda kamida habeenkaas waa la isoo hormariya xasuustisa madaayo Qalbigaada. Markaad siisid qof an qiimahiisa aqoon waxaad kala kulmaysaa dhibaatooyin oo la kulmi karo qof adoon ah Alx manta dhibaatadas waa cafiimaad qabaa malmo bdn oo cibaado iyo soon la imid ilaahna an kbryy inuu gabadhs iga madoobeeyo
@iamabdirahaman3694
@iamabdirahaman3694 3 жыл бұрын
inan wax kaa qoro ayan u baahanahy ila so xidhiidh hadad I maqlso
@abdirahmanabshir1748
@abdirahmanabshir1748 3 жыл бұрын
Muxtrim zxp waa runtaa aduunka ayaaba caynkaasa anay imika hawshaasi I haysataa lkin wxn rajaynayaaa inaan ka bogsan doono insha alaaah
@muxtarim4011
@muxtarim4011 3 жыл бұрын
@@abdirahmanabshir1748 sxp samir soon oo salaada badi wlhi anigu intaas baan kaga baxsaday hadii aan iimn lahyn naftydan halagi lahaa
@abdirahmanabshir1748
@abdirahmanabshir1748 3 жыл бұрын
Mhdsnid zxp wn ku dadaalaynaa insha alaaah numberkaaga isoo dir zxp ama numberkaa iga soo qabo
@muxtarim4011
@muxtarim4011 3 жыл бұрын
@@abdirahmanabshir1748 sxp adi kaada isdr anaa kusoo qabanayee
@falaxbashir6944
@falaxbashir6944 5 жыл бұрын
yaaqeey hees xasuus mudan iga dheh wa dadkii fanka iska lahaa i like
@ibrahimsamatar5975
@ibrahimsamatar5975 5 жыл бұрын
Heestan bilawgii 2008 ayaa maqalkeeda iigu horay aniga oo form two ah mid aanu saxiibnahay abdiraxman qodhob ayaa mobile soo iibsaday heestan oo qudha ayaa ku jirtay oo aanu maalin ku cel ceshan jiranay aad baanu dalici jirta codka mobileka markaanu dhagaysanayno heesta
@mubarakjama1040
@mubarakjama1040 6 жыл бұрын
ax yaa cumar dhuulle, wallaahi waa isagii oo halkan taagan yaa salaam. raalli ahaado yaryarkow!
@asaldhaladfaraxsan2993
@asaldhaladfaraxsan2993 6 жыл бұрын
Kabax qofka kaga sohoreya mel sasba lo ixtirama hestan kama dalo wan xifdisna lkn qof leh ma aqoon hestan qofkan islaha wu leyahay viva khadara lula
@janagalemuuminallaale1633
@janagalemuuminallaale1633 6 жыл бұрын
asal dhalad faraxsan kii erayada lahaa ka waran Janagale muumin allaale ayaa lahaaaa 2005 uu sameeyay
@cawkemohamed8260
@cawkemohamed8260 6 жыл бұрын
asal dhalad faraxsan wllo aniguba kula mid baan ahaa heestan aad baan utaageeri jiray iĺla 2014 lkn magaranayn qof lahaa viva khadra cumar dhuule
@abdifitahkalif7462
@abdifitahkalif7462 6 жыл бұрын
asal dhalad faraxsan kula midan ahY runti dhageYzan jiraY le anon aqon qofki qadaY viva kHadraH
@dahircalisahal400
@dahircalisahal400 6 жыл бұрын
Iso dir wllll hada xifdisan tahay
@amiinmohamoud3273
@amiinmohamoud3273 6 жыл бұрын
Waa hees macaan. Wlhi
@Gaasiraguuled
@Gaasiraguuled Жыл бұрын
Heestan heesaha ugu jeclhy weye cajiib❤❤
@nimcaanyare2587
@nimcaanyare2587 6 жыл бұрын
Alla Heestaa Mxaa Dhagaystay Axsan Yaa Fanaanad Fanaaniintii La Arki Jiray Waa Kuwaas Ciyaalku Wayska Qayliyaan
@garyaqaanzaki2258
@garyaqaanzaki2258 6 жыл бұрын
heestan Gabadh aanu ilmaadeer nahay oo imika yurub degen baa khamiisaha markay maryaha dhaqayso rikoodhkii badhan casaha ahaa ku dhagaysan jirtay ana waan ag fadhiyi jiray anigo kolba xanjaarta u kala badali jiray. xasuus dheer iyo indrtay sucaad hees iyo badh iga dheh.
@xamsecoljog2545
@xamsecoljog2545 5 жыл бұрын
waaw
@ahmedabdillahi836
@ahmedabdillahi836 5 жыл бұрын
Ma hablaha walaalkood bad ahayd 🤣🤣🤣
@ikraamjama6720
@ikraamjama6720 5 жыл бұрын
Badhan miya tiri😁😁
@osmanmohamoud143
@osmanmohamoud143 4 жыл бұрын
Sakariyow France ayay joogta Sucaad, saw ma ahayn?
@hanicabdillahi708
@hanicabdillahi708 4 жыл бұрын
Wn ilmeeyey qisada jacaylka ee kusoo martay wlhy bilaahay jacaylka hawaaro
@ifkasabriye7723
@ifkasabriye7723 3 жыл бұрын
Ilmo Omar Dhuule Sharaf Iyo Karaamo leedihin ❤️Aabe Omar ma dhiman Ee Wuu dhuunte👍
@guleidabtidon7899
@guleidabtidon7899 6 жыл бұрын
Walle anba khadra cumar dhuule o ah dhal fanan heesta wa dhagaysta mar walba 🌺galgacaylku wa gobe🌸wadnahaga goor hore💕
@jamaalkhaliif6060
@jamaalkhaliif6060 6 жыл бұрын
waawaa
@janagalemuuminallaale1633
@janagalemuuminallaale1633 6 жыл бұрын
Xaajiyad aan jeclaa heestan igu baadhan jirtay Waxa lacag igaga maqan walaa cadad walaa xisaab 😳🤯🤬😡😠
@zeynabmohamad702
@zeynabmohamad702 6 жыл бұрын
Janagale Muumin Allaale. Ya kale oo aad u heysay lacagta janagale ha u xisaabin gacantaada wx ku jira ina adeeroow wxa rag dunida gudkeeda joga adeey kaaga soo go.dayee mahadsanid
@janagalemuuminallaale1633
@janagalemuuminallaale1633 6 жыл бұрын
Hhhh dee wllo quruxeey xayraan qaadaa ma dharge ah baan ahaa Cirkaab far iskaga hayay Far iyo suul mooye waxba maan cuni jirin 😂🤣😂🤣😂
@janagalemuuminallaale1633
@janagalemuuminallaale1633 6 жыл бұрын
Zeynab Mohamad 😂🤣😂
@jannoomer5738
@jannoomer5738 6 жыл бұрын
Janagale Muumin Allaale Ala beerka hadaa aan Ana kugu baadhee
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 6 жыл бұрын
Janagale Muumin Allaale 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mohamudmohamedabdi6775
@mohamudmohamedabdi6775 4 жыл бұрын
2020 yaa dhagaysanaaya? heestaan bun camal ayy iisoo qabataa dhab ahaantii. khadra cumar dhuula cali waa fanaanad aan heesaheeda aad ugu raaxaysto dhagaysigeeda. dhab ahaantii ree dhuule gebi ahaan fanka soomaaliyeed ayy udb dhaxaad u yihiin hdaysan hagar jirin. inta igu raacsan shake your voice with like.
@maxamedbashiirhaaneed4027
@maxamedbashiirhaaneed4027 3 жыл бұрын
6/2/2021 Khadra cumar dhuulle Wacad alle inay ku banaantahay cumar dhuulle AHUN ☆Waadigii gadhkaygiyo ☆Gondahayga haystee .......
@superlula2674
@superlula2674 6 жыл бұрын
mashaa allah qadra cumar saxiib alle ha ku daayo dhalin yaranimadii ayaa iskugu keen danbeysay alle ha iskeen tuso anagoo nabadqabno amore
@abdiazizciro3093
@abdiazizciro3093 5 жыл бұрын
codsiga yurub kadib, waxan ahay qofka kaliya ee original-kii dib u raashay! cumar dhuule wax abaal ah ma hanbayn, wali dhashiisii ayaa na madadaalinaya, janadii dhex dabaalo, amen
@khadarkayse7939
@khadarkayse7939 6 жыл бұрын
Dadkii fanka u dhashay weeye heestani waxay soo baxday 2008 khadra cumar dhulle
@oubaxmahamed1470
@oubaxmahamed1470 5 жыл бұрын
Heestan wax so baxdey dhamadkii 2006
@AhmedSamir-yr3cd
@AhmedSamir-yr3cd Жыл бұрын
Rabbi naxariistii janno haka waraabiyo fanaanadii codka toolmoonayd ee Khadra Cumar Dhuule oo maanta ku geeriyootay magaalada Muqdisho.
@aryanali6527
@aryanali6527 3 жыл бұрын
Legendery khadra cumar dhuule 🤟2020
@ahmedmuhudin7808
@ahmedmuhudin7808 6 жыл бұрын
Qadro Omar dhuulo 😍😘👏 Wallhi fanga sharfdisa waa Dan Masha Allah
@honestboy1200
@honestboy1200 2 жыл бұрын
2012 ayaan mar wada tahriibnay khadra cumar dhuule ilaa sucuudi carabiya miskiinad bay ahayd qof ixtiraam badan imika waxaan kaasoo salamaayaa badhtamaha yurub 2022 ka dib 10 sano qofkii garanaya ha igu salaamo wlsheen khadra cumar
@muniirmuniir2747
@muniirmuniir2747 Жыл бұрын
Beenale waligeedba Yurub ayey joogty
@honestboy1200
@honestboy1200 Жыл бұрын
@@muniirmuniir2747 Aniga miyaa been sheegaya khadra cumar yurub ma joogin wakhtiga aan sheegayo wll Xataa jida sacuudiga waxaa joogtay gabadh kale oo walaasheed ah
@muniirmuniir2747
@muniirmuniir2747 Жыл бұрын
@@honestboy1200 sxb kilaya comments wan Iska so qoray iga raali noqo maba aqaan meel aduunka iga nooshay Khadra Cumar barsho wngsn hadan ku yara dhibay hhhhhh
@kayseali8070
@kayseali8070 6 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto marxuum Cumar dhuule Cali wuxuu ahaa qof aad u qaaliya oo sheeko badan ilaahay ha xafido khadra Cumar dhuule
@abdullahiayoub5631
@abdullahiayoub5631 6 жыл бұрын
Yurub Geenyo Waa farastii fanka Somalida xiligaan like igu Qabo
@tripleabdinho2710
@tripleabdinho2710 3 жыл бұрын
Mamo Khadro cumar dhule allow ku barakey😭💔26/7/2021
@Afisa543
@Afisa543 Жыл бұрын
Mamo qadra cumar dhuule manta ayee dhimatay ilahow ku naxariso😭💔😭12/5/2023😞🙁😢
@libanmowlid9090
@libanmowlid9090 5 жыл бұрын
DADKI laha fanka wakana nagahan hada so kacayo Ee fanka wasaqeyay in ay iskaga baxan fanka aya fiinan lahayd Khadro cumar dhule Eebe haku naxaristo Adun iyo akhiraba hadad dimatana naxariista Eebe hakugu deeqo😍😍
@abdilkarimjam2877
@abdilkarimjam2877 6 жыл бұрын
Dhal fanaan waliba isku xaafad ayaanu ahayn. Khadra cumar dhuule. Waayo waayo waa hees aad u macaan.
@sahrogoogaa9051
@sahrogoogaa9051 4 жыл бұрын
Wlh mel ban ku maqlay lkn ma xasusto waa yara lkn fartuun balbalarka xasuusta 2020
@karamoige5268
@karamoige5268 8 ай бұрын
What asong.!😢😮 Khadka cumar Dhuulle AHUN. Waxay ahayd fanaanad Cod macaan oo Cod tolmoon Heesaheedana aad ban ujeclaa weliba tan. Still listining 05/10/2023 thusday.🎻💟
@najmaahmed327
@najmaahmed327 5 жыл бұрын
Hablaha wariyaha ah eee aaan ciyaartaba garaneyn ee istiilka ku dhimanaya sagal ayaaba laqaatey ayaan ku mashquuley 😂😂 masha allh yurub ayaa meesha kla xidhatey❤️❤️❤️👍
@Wadani1988
@Wadani1988 6 жыл бұрын
ooof dhal fanaan cumar dhuule
@hanahana-jl8oq
@hanahana-jl8oq 6 жыл бұрын
Dhal fanaan khadra
@fardowsaarrow9363
@fardowsaarrow9363 6 жыл бұрын
Dhamac Abdi .
@Wadani1988
@Wadani1988 4 жыл бұрын
@@fardowsaarrow9363 haa qaali igu darso whtzp 0031687474494 holnd
@hajjizeykol98
@hajjizeykol98 6 жыл бұрын
🎧2008🤔😋before 10 years
@yusufjama8819
@yusufjama8819 4 жыл бұрын
Asc khadra cumar waan ku salaamayaa marka hore mar labaad nice song nice music waxaa tahay legend thanks khadra best Yusuf jama uk Birmingham
@mohamedadam8816
@mohamedadam8816 6 жыл бұрын
Yurub waa runteed waan xasuusta boorama iyado ku nool oo canjalad heesaha khadra daahir noogu soo duubtay anagoo koox kubadeeda
@najma8198
@najma8198 6 жыл бұрын
Khadro cumar dhuule dhaxaal fanaan yasalaam afka caano macan laku qabiye 🤩🤩🤩🤩🤩💖💖💖💖💖💖😭😭😭😭😭😭😢😢😢😢😢😢😢😢😢😥😥😥😥
@IbrahimAhmed-zx1pq
@IbrahimAhmed-zx1pq 3 жыл бұрын
Allah yarhamo Émouvante très belle chanson Tel Père et Tel Fille Mom
@cabdikhaaliq1618
@cabdikhaaliq1618 Жыл бұрын
Inaalilahi khadra cumar dhuule Maanta ooy Taariikhdu Tahay 12 /5 /2023 Maalin jimce ah Ayay Ku geeriyootay Magaalada miqdisho Alle hakuu naxariisto😢😢😢
@abdimalik2934
@abdimalik2934 8 ай бұрын
Alle haw naxariisto shaki baa igaga jirey inay dhimatay
@cabdirisaqwarsame317
@cabdirisaqwarsame317 3 жыл бұрын
Alla yaa cisak khadra cumar dhuule Cali cimriga iyo caqligaba alla hakuu siyaadsho
@hargeysaawiboy7644
@hargeysaawiboy7644 6 жыл бұрын
Hees macaan weeye runtii 👏👏👍
@ahmedabdillahi836
@ahmedabdillahi836 6 жыл бұрын
Such a likely proud to take my memory back to ten years ago, It was definitely incredible Music 🎶 Fantastic
@gobaad6561
@gobaad6561 3 жыл бұрын
Www 33Mohamed 3Mohamed i soo wacday magarna aanan ku qaran baan buu baan buu rajeeynayaa in refererar,,,,zz
@c.shakuurmaxamuud6986
@c.shakuurmaxamuud6986 Жыл бұрын
C/shakur maxmud
@axmedmaxamed4943
@axmedmaxamed4943 9 ай бұрын
😊 0:38
@asaimupdull601
@asaimupdull601 6 жыл бұрын
Legends wax gaaro malahan heesaha baryahan musica baa madaxa ku xanuujinayo heestu sidan baa la rabaa in eey dagnaan unoqoto inta igu raacsan like plz
@FatahkeyTube
@FatahkeyTube Жыл бұрын
khadro cawa ayey muqdisho ku geeriyotey ilahay haunaxaristo 😢😢
@abdulahiahmed5067
@abdulahiahmed5067 6 жыл бұрын
khadra cumar dhuule > fanaankii wayna ee reer burco gabadhiisi long life from burco
@abdikarimmohamed6100
@abdikarimmohamed6100 3 жыл бұрын
Heestan yaa xiligan soo xasuusty oo dhagysan doona dabadey 21/6/21
@xamdinura6044
@xamdinura6044 6 жыл бұрын
woooooow dhal fanaan waa tanaa sidan baa loo heesaa tvga xamar xiligii nabada ayaa laga soo deyn jirey iyagoo u jiibinaya aabhood allaha u naxariistee cumar dhuule cali,,, viva khadra walaalo ,, heestaana waa midaan ugu jeclahay albumkaagii oo dhan caleek
@ahmetfarah3189
@ahmetfarah3189 4 жыл бұрын
Heestan inan aanu khamiisaha wada qayili jirnaY ayaa aad uu jeclayd hada labadayadiba waanu toobad keenaY reer ayay yeelatay ana wali waan sugaYaa sawjad xalala insha allah
@MuztaphaManzour
@MuztaphaManzour 4 жыл бұрын
Alhmd ilahyba mahad leh
@dulqaadhakubarowakhtigu8720
@dulqaadhakubarowakhtigu8720 5 жыл бұрын
Wllhi heestan meelbayi itabatayi wllhi ax ay jacayil iga dheh 2018 2019 🙏🙏 like ii sar GUYZ
@kafiyanoak2482
@kafiyanoak2482 4 жыл бұрын
jacelka dhbta maguro xaqiq🥰🥰🥰💝
@apdi_rizakshawr2595
@apdi_rizakshawr2595 5 ай бұрын
Yaa Salaam Bilaa Calayk sidaa u heesa ama iska daaya Ilaahay Ha U Naxariisto khadra cumar dhuule
@fatimaessa2841
@fatimaessa2841 4 жыл бұрын
Ax ax qof jacyl.ku dhacay aya dareemi kara xanunkisa 😭😭 _adiga iyo garaadka nabsiyo go.aankiii_
KHADRA CUMAR DHUULE IYO HEES XUSUUSTII DHUULE + HEESTII DOOD 2018 HD
9:23
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,2 МЛН
Неприятная Встреча На Мосту - Полярная звезда #shorts
00:59
Полярная звезда - Kuzey Yıldızı
Рет қаралды 6 МЛН
Children deceived dad #comedy
00:19
yuzvikii_family
Рет қаралды 5 МЛН
yurub geenyo dharaartaad faraxsantahay ayey ana ii dhantahay 2017 hd
8:42
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,8 МЛН
KHADRA SILIMO | DABTAYDA LAGU GAMAA | FISKA LIVE SHOW
9:27
Waqal WStudío
Рет қаралды 6 МЛН
KHADRA CUMAR DHUULE HEESO XUL AH 2017 HD Music
55:41
Sharmarke Abdulle
Рет қаралды 124 М.
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 10 МЛН
YURUB GEENYO 2017 HEESTA NAXLI
7:47
Waqal WStudío
Рет қаралды 5 МЛН
ҮЗДІКСІЗ КҮТКЕНІМ
2:58
Sanzhar - Topic
Рет қаралды 3,8 МЛН
Adil - Серенада | Official Music Video
2:50
Adil
Рет қаралды 596 М.
Janona
4:09
Release - Topic
Рет қаралды 391 М.
V $ X V PRiNCE - Не интересно
2:48
V S X V PRiNCE
Рет қаралды 586 М.
Sadraddin - Если любишь | Official Visualizer
2:14
SADRADDIN
Рет қаралды 688 М.
Көктемге хат
3:08
Release - Topic
Рет қаралды 161 М.
Bakr & Бегиш | TYTYN
3:08
Bakr
Рет қаралды 817 М.