Ubaale iyo Marti soor.

  Рет қаралды 99,333

Turbashaash Family

Turbashaash Family

Жыл бұрын

#Ubaale #hargeisa #somaliland

Пікірлер: 296
@ahmedusman6652
@ahmedusman6652 Жыл бұрын
Waar Ninkani waa kaalay arag waxaan ka helay ba sida uu Design Gareeyey Guriga dhamaantii wuu yar yahay guri noocan ah oo wadanka ku yaal AMAZING HOME ARCHITECTURE AND DESIGN NEVER SEE BEFORE WOW. DREAM HOME❤🏠
@hodanismail4574
@hodanismail4574 Жыл бұрын
Qaar ka qurux badan baa ku yaala Hargaysa SOMALILAND
@ANOTHERONE..
@ANOTHERONE.. Жыл бұрын
U didn't see hargaisa houses malaha watch @somproperty
@truecomment3650
@truecomment3650 Жыл бұрын
Waa Qurba joog soo daalay oo wadankoodii ku soo laabtay ayagoo wada waayo aragnimo u baahan in laga faaideesto. Masha Allah.Anagana Ilaahay hana soo aruuriyo. ❤from Canada 🇨🇦
@fardusaw9688
@fardusaw9688 Жыл бұрын
Masha Allah beautiful weather lovely food nice video thanks amazing somalilan. 👏
@safiyaabdillahi7648
@safiyaabdillahi7648 Жыл бұрын
Woah woah masha allah Nabad waa beautiful. I' M happy too see Somaliland peace. Thank you too shared wallal 🥰🥰
@farhiamusa5460
@farhiamusa5460 Жыл бұрын
Wcsw walaalkey masha Allah, meel quruxbadan iyo cuno fresh eh💜💙❤️intii cuntay ilaahey swt ha udaweeyo🤲
@warsamaosman0894
@warsamaosman0894 Жыл бұрын
Masha'allah guri quruxbadan ayuu kujiraa ina Muursal. alla ha'u barakeeyo.
@abdilahipure2850
@abdilahipure2850 Жыл бұрын
Masha Allah
@nasserabdi2630
@nasserabdi2630 Жыл бұрын
MashAllah beautiful food & country, nabada Ilaahay ha u siyaadiyo Somaliland amin. Thanks 2 legends
@makeracistsafraidagain2700
@makeracistsafraidagain2700 Жыл бұрын
Waa Somalia 🇸🇴
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 Жыл бұрын
Wow mnsha Allh , bal eeg mxa ka mqn wxwlba wuu hystaa mxuu u ogyhy europe iyo america wllhi isgaa siwlba uga nolol fiican kuwa qurbaha stress-ku ku dilay 🤣 alxmdllh jamhuriyada brkysn illaahw noo xafid Somaliland 💞💞 amiin
@rahmayussuf3473
@rahmayussuf3473 Жыл бұрын
Haa aad bu fahmay wa nin so tabcaday markaan arko somalida mukhayadaha hor tuban ayaan idhaahda ya la taliya oo yidhaa shaqaysta oo dhulkiinii u noqda waqtiga cidlo hayskaga dhamaynina
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 Жыл бұрын
@@rahmayussuf3473 aad iyo aad wllo waliba kuwa inty iiman li awgeed qurbe iyo wdmo gaalo is yidhahdeen lcg u doonta if iyo akhiraba seegay ubadkiina ka baaba'een dibnna usoo guuri kari waayay stress iyo deperesion la liita ragg iyo dumarba qarsada qaaxadooda dalalky jogana wxba ka ahyn diintiina afkun ka hysta afkodii hooyana ka tgy ajahanib kaga dhargay mid gaala iyo mid muslinaba wllhi somali sbnkn siwlba inty u baaba'een bay waliba is ogyn qoom jabay iyo ceebtii
@bashirmursalissabotan1475
@bashirmursalissabotan1475 Жыл бұрын
Meel aan ammaan jirin ma ahaato noloshu
@Hibaz44
@Hibaz44 Жыл бұрын
Maasha allah tabarakallah. Uubaale waa meel aad u quruxbadan. Hawo macaan bilaa boodh ah . Aadbaan uga helay guriga . Illahay SWT haw barakeeyo ❤
@user-re4lg5ir5w
@user-re4lg5ir5w Жыл бұрын
Reer Ubaalan ahay waa meel qurux badan dalka waan ka maqanahay dhesmihi miyuu gaadhay somaliland hore ayeaay u socotaa masha Allah 💚🤍❤
@bashirmursalissabotan1475
@bashirmursalissabotan1475 Жыл бұрын
Waddadii 2da boqol ama (ring road) ayaa Uubaale dhex martey, waxay ka booddaa Hargeisa marka aad Borama u socoto ama Berbera.
@abdiazizmohamed7892
@abdiazizmohamed7892 Жыл бұрын
wooow waan ka heley wadankena nimcada taala 11 sano ka maqaney wadanka adiga iyo inta kula midka ah markan dawado xiiso saa,id ah baad igalisan lkn waan soo socda from germany
@bashirmursalissabotan1475
@bashirmursalissabotan1475 Жыл бұрын
Nasoo gaadh adoo nabad ah
@Munalalachenell
@Munalalachenell Жыл бұрын
Manshallha wadnkeena aduunka meesha ugu fiican weyaan ragsoomali wadankii heer gaarsiiya
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 Жыл бұрын
Masha Allah waa dadka aan baahanahay walaalahan oo kale si niyadsan u nool , guys I appreciate sharing with us beauty of our country and food thanks again.
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 Жыл бұрын
Somaliland xaqiiqdi dadka degani wa dad u qalma citiraaf waanay helayaan Dalkooda a xoog ayay ku xoraysteen Wa dad qadiyad leh Viva somaliland asal duriyaada xariirta ah Rag yaqaaana cadowgooda Calanka towxiidka lehi ha sareeyo Mooge ayay dhagaysanayan Ninka garanaya garanaya
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 Жыл бұрын
ilma mooge liibaan waa ragg kmida taariikhda dahabigee rer Somaliland ilaa tafiirtodii mnta waa kaa cbdi-kariim axmd mooge u kacay qurxinta iyo horumarinta caasimda qarankeena waa ilma mooge baban waa duriyadii xalaasha ahayd , 💞💞 Halkii lygu dhalay iyo magalada hargysiyo Hanadada ku noole la halmaali jirayaw Halkaad iga jirtaan bay dhxntu iga hysaa Tollaay reer hargeysaw Garanya unbaa grnya so galetigana loo shegi myo 🤣🤣 Viva Jmhryda brkysn ee Somaliland 💓💓
@fathiaismail5371
@fathiaismail5371 Жыл бұрын
Hilib xniida ciraaf laguma helo wad aqli yar thy smlnd kaliga ma deganid waliga ha sugin aqoonsi sheeko isaaq hala iman yutupka
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 Жыл бұрын
@@fathiaismail5371 walle iyo billee isaaq waa ehlu-bayt wxa cdyn u ah wa rerka kaliyee somali isku shega oodhan cuqdada u wada qbn ncybka xsdka ku slysn ciilka bahal waliba ku salasho habenkii Isaaaq Isaaaq kkk rerka xita shaqabaduhu ku walacaan sidaada oo kle 😂😂
@fathiaismail5371
@fathiaismail5371 Жыл бұрын
@@libaaxasomaliland1066 hooyada iyo walasha ba shaqabado ah ehlu bayt abu jahal bahdisi yar yared ba thy ?? Isaaqu waxay ku caan baxen inay alle iyo rasuulka ay caayan dulinimo halkey ka gaadhen uqdadna 40 years ledahay wa lay dilay wa lay wasay lafaha ka gurata qubuuraha ila qiyamaha hasugin aqoonsi xamar kadoono wlasha iyo hooyadana si kaxe halaguso wase meelkasta umartay aqoonsi kk macal adiga laga tumi nijaas
@haciwarsame3421
@haciwarsame3421 Жыл бұрын
@@fathiaismail5371 Faqash Xaarood why are you triggered. Iidoor baad kuwaalatay. Channelka ninka leh waa Isaaq, dadka daawanayaa waa Isaaq iyo Soomalida Xalaasha ah sida Hawiye, Magaaladu waa Isaaq, Dalku waa Isaaq. Waamaxay xaasidnimada iyo cayda aad wadaa. Jigjiga iyo Gaarisa iska xorree, waata Kuukuu,Xabashi,Oromo iyo Sawaaxili kuugu gumaystaan’e intaad halkan ku matagaysid!
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 Жыл бұрын
Uubaale waxa weeyi dagaanka arabka reer abtigay noolaada waan idiin soo socdaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@admus7094
@admus7094 Жыл бұрын
Sidaad u jeclaysanaysid, uun qabyaalad qudhuun ah meel ka soo gelinayaan. Reer hebel baa leh UF
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 Жыл бұрын
@@admus7094 maxaad labgubatay uf iyoneeyba adigaa ahe
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 Жыл бұрын
Ma sha alla mahad mahadsanid Bashir mursal na wan salamaya 🥰👍
@nimo1055
@nimo1055 Жыл бұрын
Mansha'Allah Hambalyo inankaa wax rarka leh Alle ha daaye bal igu soo xidh si aannu isula kaashano hawlaha iyo nolosha kkk waa iga dhab, anigoo og in uu yahay ina mursal ciise bootan SHOODHA MARYAN MURSAL
@samrahassan396
@samrahassan396 Жыл бұрын
Inuu ku rabaa ka horeyso ma adaba heli kara ninkan aqoon ayaba kugu dhiman, Naag nasiib leh aya hesha
@saynebsaleh9254
@saynebsaleh9254 Жыл бұрын
Maansha alaa walaahay shifo iyo dhadhamo ilaahay idiinka dhig yurub baan idinka fiirsanayaa beautiful house iyo best cook Maansha alaa wllo waa dhankii somali iyo marti soorkii iyo Muslimadii Maansha alaa again wllo
@onkodtv4500
@onkodtv4500 Жыл бұрын
Manshallah Hambalyo umad isku tashata ayaa horimar gaadha Somaliland Nabad iyo nolol Alow Somaliland dhowar
@nuurtohassan8524
@nuurtohassan8524 Жыл бұрын
Ninkan bashiir waa nin cajiiba oo nolosha fahansan mashallah Alle ha u barakeeyo gurigiisa
@nuuraxaamudismaaciil4312
@nuuraxaamudismaaciil4312 Жыл бұрын
Mchallah tabarkalah mahad iyo asaxaabta caafimaad kucuna wllo
@omarmoussa6205
@omarmoussa6205 Жыл бұрын
Masha allah enjoy guys, thanks mahad ,waiting for the next video
@aadanfarax4504
@aadanfarax4504 2 ай бұрын
Manshallah ubale wan ku dhashay ❤❤❤viva Republic ofsomaliland❤❤❤❤🎉
@suqambi7591
@suqambi7591 Жыл бұрын
Great chef thanks for sharing
@abdulazizgulaid7284
@abdulazizgulaid7284 Жыл бұрын
Masha Allah maraa waaxid uubale yaraantii tegi jirey oo xusuus baaban galay aad baad u mahad santahay wll jzk
@musj21
@musj21 Жыл бұрын
Waa noloshi dhabta ahayd wlhi Allah mahad leh mahad iyo sxbna barta kawada more video
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 Жыл бұрын
Mashallah tabaraka ilahay haku xiftiyo abti mahad cabfula
@aliyusuf466
@aliyusuf466 Жыл бұрын
Maashaa Allah Meeshii Nabadi Kajirto Nolol Baa Taasha.
@bashirmursalissabotan1475
@bashirmursalissabotan1475 Жыл бұрын
WAA RUNTAA
@purplerose8007
@purplerose8007 Жыл бұрын
ما شاء الله اللهم بارك
@Call_God_Alone
@Call_God_Alone Жыл бұрын
Dadku ma arkaan dhaqan rogga, iyo afkii hooyo oo dhimanaya ee aan muqaalkaasi yar ka arkeyno. Bil matal; Waxa wax lagu kariyey, "Wooden oven" ee maaha Solay Xaabo ama Qoryo lagu shidayo. Hilibka inta aan la dubin, laguma darin xawaash, basbaasyo iyo muunado kala duwan oo lama sidii radin ee waa " Marinate gareeyey". La odhan maayo "Mad'bakhu waa Wadnaha guriga", ee af-galaad oo jacbur ah ayaa lagu yidhi " Kitchen the Heart of Home". Halkaa markaan maraayo ayaan anigu cajaladda ka xiiso dhacay 😆 Laakiin ta ugu muhiimsan een isleeyahay dadku uma fiirsan ayaa ah: Masha Allah waa guri aad iyo aad u qurux badan. Laakiin ma guribaa mise waa Gaal-shire? Maxay tahay sababta Silis-Ammaanka Gidaarka guriga loogu soo wareejiyey sidii Xabsigii Madheero? Halkaa waxa kaaga muuqda amaan daro iyo cabsi tuuganimo darteed. Hadda ogow Meeshuna waa Ubaale oo aan garanayo oo aan agteeda ku dhashay 60 sano ka hor! Waa meel la yidhi dadku waa 100% Islam! Cajiib. Meel aanad nabad iyo ammaan ku heleyni waa dhul gaal ee dhul Islam ma aha ee sidaa ha la ogaado. Nin aan saxiib nahay ayaa maalin dhaweyd ka soo noqday waddanka Japan. Wuxu yidhi waxan tegay magaalo yar oo xaaskiisu degaan. Wuxu yidhi guryuhu albaabo maleh oo inta badan daahyo, sida aqal Somaligeenni, ayaa ka hor laalaada! Hadaba waa waa kaasi dhaqanka dhul Islam ee taasina maanka ku haya oo "wooden oven" ka gashada Somaliyeey.
@MahadAbduleTurbashaash
@MahadAbduleTurbashaash Жыл бұрын
Waxaan u malaybayaa naad arag LA. Chicago. Minnesora. London. Stocholm. Ubaale waa goobta ugu nabada badan caalamka. Hadaad Nayroobi tagi lahayd waad yaabi lahayd. Gaar ahaan goobaha ay dadka ladani dagan yihiin. Dubai biraha ugu dhaadheer baa ku xiran.
@Call_God_Alone
@Call_God_Alone Жыл бұрын
@@MahadAbduleTurbashaash Walaal waxan soo qoray bal dib u akhriso; In aad akhridayba u maleynmaayo e.
@dabayl772
@dabayl772 Жыл бұрын
Been maad sheegin
@abdimoumin9870
@abdimoumin9870 Жыл бұрын
Ma -- sha allah wa barnaamij cajiib ah subaxnimadii hore ayan dawaday ninkan bashiir wa nin ku dayasho mudan
@doog880
@doog880 Жыл бұрын
Masha allah hawo macan guri qurux badan cunto dhadhan iyo macan badan waa nolol ad u wanagsan.
@nimasahal8599
@nimasahal8599 Жыл бұрын
Mashallaa ilaahay ha idin xafido qurux nabad iyo deganaan rabi hadiin siyaadiyo❤❤❤❤❤💚💚💚💚💚💚
@shugrihassan7769
@shugrihassan7769 Жыл бұрын
Asc Maansha Alla Insha Alla markaan imaado meeshaan rabaa iyo cintadaa from Danmark cuntada bilashabaa smag godt😀😀😀😀❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽
@hargeisa24h
@hargeisa24h Жыл бұрын
Waw Maansha Alaah .....Nabad Gelyada waxay Keentaa in Aqoon yahano Badan ku soo Qul Qulaan Dalkeena ..sida Bashiir M.C. oo Xoolaheena ina baraya sidaan uga Faa,iidaysan lahayn
@samanthasmith2003
@samanthasmith2003 Жыл бұрын
Bismillah Love this video from CANADA
@ruqiyaabdisalam4731
@ruqiyaabdisalam4731 Жыл бұрын
Maashaallah allaha idin barakeeyo rag tashadey
@barbaarsamechannel7585
@barbaarsamechannel7585 Жыл бұрын
Maasha Allah Germany baan idinka soo salaamaya anigo barafka ku taraaxayna🥰🥰 dalkeena nimca fadhida
@hargeisa24h
@hargeisa24h Жыл бұрын
Aqoon Darada Waa Nacab Jacayl waaba Habkii ugu Caalami Sanaa ilaa Xooleheena waynu ka baagnayn Guuleyso Jaalle.
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 Жыл бұрын
MashaAllah. Tabaraka 🥰
@ifoonghauri4046
@ifoonghauri4046 Жыл бұрын
Beautiful home masha Allah
@WHO2024
@WHO2024 Жыл бұрын
Mahad, thanks for sharing and inspiring our people of what possible. I like the content you put on your channel. InshaaAllah, that is my dream retirement plan. May Allah make our country stable. Aamiin.
@amaalahmed1847
@amaalahmed1847 Жыл бұрын
Maasha Allah tabaarikalaah Ilahay haydin xafido
@abdiali3476
@abdiali3476 Жыл бұрын
Masha Allah! It’s my dream to build a house like this in my hometown Arabsio which is only 30km away from Hargeisa.
@MahadAbduleTurbashaash
@MahadAbduleTurbashaash Жыл бұрын
Waa ku soo dhawaynaynaa
@abdisalamjamal1692
@abdisalamjamal1692 Жыл бұрын
@@MahadAbduleTurbashaash Thank you 🙏
@malyuunilkacas
@malyuunilkacas Жыл бұрын
Meeshaas inaan guri kadhisto doonayaa mustaqbalka inshallah waabad i jeclaysiiswen mashallah mahad waad ku mahadsantahay inaad noosoo gudbiso
@hafsaaden9198
@hafsaaden9198 Жыл бұрын
Maanshalah tabaaraka laah waa wax lagu farxo in aad saa uhabaysateen reer magaalnimo wwaa ku kalsoonow dalkaaga waxna ka samayso
@MrHaliima1
@MrHaliima1 Жыл бұрын
Manshalah ilaahay Haydin daweeyo aangaan naga soo uruuriyo barafka
@sahraisaaq5854
@sahraisaaq5854 Жыл бұрын
Mashallah tabarakallah caafimaad ku cuna😍
@chelseakante5594
@chelseakante5594 Жыл бұрын
Manshalaah legand waalaguwaayeu welcome back viva dalkii hooyo iyo jawi bilaa stress ah alhamdulilh Manshalaah
@Hamoudiabdi
@Hamoudiabdi Жыл бұрын
Masha Allah HanTi aduun ayuu haystaa hanti Akhiro na Allaha siiyo
@amalismail7772
@amalismail7772 Жыл бұрын
Masha Allah ❤️❤️💪🏾well done
@chelseakante5594
@chelseakante5594 Жыл бұрын
Turbabash sxb bashiir inaan kafaaidaystan rabaa telkisa xagee laga helaa he is role model to all diaspora
@namiin3034
@namiin3034 Жыл бұрын
MASHAALLAH I'm jealous, I want that charcoal oven the food probably tastes amazing MASHAALLAH 😮Somali Salt bea 😂
@sulekhaadam7443
@sulekhaadam7443 Жыл бұрын
Maashaa ALLAAH. I just Subscribed to your channel. Mahad cabdillahi iyo bashir mursal Thank you waa muuqaal quruxbadan.
@abdifatahnor1338
@abdifatahnor1338 Жыл бұрын
Ciyaaaaalkiii hore is helay
@abdifatahnor1338
@abdifatahnor1338 Жыл бұрын
Qaraaaaami Mohamed mooge iyi hilib iyi qaaaad sheeeeeko sxb bo is helay cirka marayaaaan
@shcyb1584
@shcyb1584 Жыл бұрын
Assalama Caleykum. Allah Barakeeyo. Isha Allah ka indha saabo.
@rashiid187
@rashiid187 Жыл бұрын
Mashalah tabarakalah eag wadankoodi ku bashalaya, wax lala dhiga ma jirto
@fadumoahmed8796
@fadumoahmed8796 Жыл бұрын
Masha allha hore usocda
@khadaraweys4398
@khadaraweys4398 Жыл бұрын
Mashaallah, hawo iyo cunto caafimaad leh, xayaad wannaagsan waddaage.
@guudonqali5088
@guudonqali5088 Жыл бұрын
Mansh allah waa cunto macan ilahay ha idiin shifiyo ❤❤❤
@kopend8638
@kopend8638 Жыл бұрын
i love this guy, his home is so organised. why cant people like him get into politics in somalia/somaliland
@Dr.HusseinEid
@Dr.HusseinEid Жыл бұрын
Mansha allah waa muuqaal cajiib ah uubaale waa deegaan hawo fiican leh
@arliyop3199
@arliyop3199 Жыл бұрын
Wow 👌 waa cajiib
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 Жыл бұрын
Masha allah great
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 Жыл бұрын
Masha Allah
@moderninformation7931
@moderninformation7931 Жыл бұрын
Mansha Allah wll kaamirada si fiican wax uma aragno iftiinka qoraxda ayaa ka awood batay.. ee kaamirada iska sax si uu vedio ga loo xiiseeyo
@samirasahra1747
@samirasahra1747 Жыл бұрын
Maasha.ALaah.
@bahjazheekh2530
@bahjazheekh2530 Жыл бұрын
Maansha allh walll caafimaadku cuna wall
@wardasuldan5758
@wardasuldan5758 Жыл бұрын
Waaaw allah hawbarakeeyo
@isaakali1948
@isaakali1948 Жыл бұрын
Mashalh Guulysta Zxpayaal
@ahmedjama8152
@ahmedjama8152 Жыл бұрын
Masha allah
@amaalbashir7268
@amaalbashir7268 Жыл бұрын
Mash Allah guurig qurux badan
@ibtijah2747
@ibtijah2747 Жыл бұрын
Mugoow baradhadana eyl u doono. Ilaahow somalida cadowga ka qabo amina
@moderninformation7931
@moderninformation7931 Жыл бұрын
Wll eyl xeeb miyaanay ahayn baradho miyaa ka baxda
@ixtiraam3338
@ixtiraam3338 Жыл бұрын
Maansha allah ❤️
@safamarwa3597
@safamarwa3597 Жыл бұрын
Maansha allah dhulka waanimco dad kasoo saara ayuu u baahanyahay
@monafarah4324
@monafarah4324 Жыл бұрын
MAASHA ALAAH ILAAHAY HA IDIIN XAFIDO AAMIIN DHAMAAN TEEN YAARABI
@asli1087
@asli1087 Жыл бұрын
Maasha Allaah
@HIIGSITRAVEL
@HIIGSITRAVEL Жыл бұрын
good video walahi waa ciyalki hore
@aminofarah9279
@aminofarah9279 Жыл бұрын
Masha'Alaah.
@ubahomer2468
@ubahomer2468 Жыл бұрын
Maasha Alla waxaad I xasuusiseen hilibkii xaniid ka ahaa markaan hargeisa joogay sidaasan u jeclaa waayo hilibka feedhuhu waxa ka buuxa baruur marka looma baahna saliid. Aad baan ugu xiisay.Insha alla waan soo socda July I can’t wait
@user-em7di7xe5s
@user-em7di7xe5s Жыл бұрын
Masha’Allah
@ruqiyamubarak2085
@ruqiyamubarak2085 Жыл бұрын
Mashallah 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍
@ahmedhussein1774
@ahmedhussein1774 Жыл бұрын
Mansha allah
@kadijomaallin2433
@kadijomaallin2433 Жыл бұрын
Masha allaah
@QURXINTAGURYAHA
@QURXINTAGURYAHA Жыл бұрын
LEGENDS LEGENDS WALAHI MASHA ALLAH
@dajiscom463
@dajiscom463 Жыл бұрын
MAASHAA ALLAAH
@husseinyusuf9231
@husseinyusuf9231 Жыл бұрын
Masha Allah Beautiful
@arabe9921
@arabe9921 Жыл бұрын
Mshllh tabarakallah ❤
@asiyaindhayare3710
@asiyaindhayare3710 Жыл бұрын
Waaaaw mansha alla
@ummhudayfa2227
@ummhudayfa2227 Жыл бұрын
ManshaAllh
@AbdirahmanAbtidonAMA
@AbdirahmanAbtidonAMA Жыл бұрын
Mahad iyo Bashiir isheenna Alle ha idinka koriyo.
@saadodagan785
@saadodagan785 Жыл бұрын
mansha allah
@sacduushraage5196
@sacduushraage5196 Жыл бұрын
Wwwwww masha allah waa wax quruxbadan oo cuntaa iyo guri heersare loo dhisay gudihiisa guriga noo gudbi turbashashow
@AMIsmail22
@AMIsmail22 Жыл бұрын
Masha Allah guys ilbaxnimo 👌🏽
@fahmoaadan7802
@fahmoaadan7802 Жыл бұрын
Waa wax wanaagsan illah ha idin barakeyo. laakiin cunada diin ahaan kuma wanaagsano itaag in lagu cunaa iyo dhaqan intaa yar baa idinku darsadey hana iga xumaanina ma doonayo bini aadam in aan qoraalkeyga iyo afkeyga ku dulmiyo.idinkoo mahadsan faraxdiina illah ha idiin siyaadiyo.wsc
@EngAbdishakurPodcast
@EngAbdishakurPodcast Жыл бұрын
maasha Allah
@muxsin1753
@muxsin1753 Жыл бұрын
Allah hayow uziyaadi Nabad galyada jamhuuriyada Barakeysan e somalilind
@abdijama9829
@abdijama9829 Жыл бұрын
Masha Allah. Bashir ma waxay walaalo yihiin Maryan Mursal? Runtii barnaamij qurux badan oo yidiidilo nagu riday oo masha Allah hadday tahay guriga, designka, cuntada iyo quruxda dhulka hooyo. Mahadsanid
@mohamudnur8607
@mohamudnur8607 Жыл бұрын
Haa walal
@abdispidermen3445
@abdispidermen3445 Жыл бұрын
MASHALLAH
@mohamedwarsame1370
@mohamedwarsame1370 Жыл бұрын
Dhareer ayaa iga da'aya masha allah
@user-br2jh8bu7r
@user-br2jh8bu7r Жыл бұрын
صح وعافيه
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 Жыл бұрын
Mashallah mashallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Abdisalaan Hereeri muxuu ka yiri qadadii Uubaale. Gacantii Bashir. Part 2
9:31
Mucjisadii Bullaxar. Ka baro habka kebaabka looga sameeyo Kaluun
17:10
Turbashaash Family
Рет қаралды 52 М.
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 6 МЛН
Зачем он туда залез?
00:25
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 3,2 МЛН
Hooyo Cadar Ila lugee London.  Dhamayso videowgan , fikradaadana nala wadaag.
21:27
Quraac. Qado. casho. Sheeko iyo kaluun xeebta Xeedho
9:26
Turbashaash Family
Рет қаралды 9 М.
Sheekooyinkii ugu layaabka badnaa Iyo Ugaaska Angola
20:29
Hereri Media
Рет қаралды 126 М.
Farax Badel  Gabadha Geela Hodanka Ku Ah
19:59
Hereri Media
Рет қаралды 546 М.
Sheeko iyo shaah Ubaale. waxbaa ka dhacay. Baahidaada soo koob.
20:04
Turbashaash Family
Рет қаралды 23 М.
Fun Fun TV short film: 🙏baby save water😍
0:28
Fun Fun TV
Рет қаралды 10 МЛН
Курение вредит здоровью
0:28
ЮРИЧ
Рет қаралды 2,5 МЛН
Спит с ОТКРЫТЫМИ ГЛАЗАМИ! 😱😴
0:25
Взрывная История
Рет қаралды 5 МЛН
天使妈妈拍到了什么大家吓一跳?#火影忍者 #佐助 #家庭
0:23
火影忍者一家
Рет қаралды 4,4 МЛН
19 июля 2024 г.
0:20
мишук круглов
Рет қаралды 4,2 МЛН