#pancakes #somali
1:03
2 ай бұрын
Пікірлер
@samirasahra1747
@samirasahra1747 21 сағат бұрын
iLaahay.Ha.UNaxariisto..WaLaasha..AMiiN
@sefrayegibrebelaye9174
@sefrayegibrebelaye9174 2 күн бұрын
Ote not qamedi
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 2 күн бұрын
Mahadow mahadsanid Waa Kenya
@nurhawa646
@nurhawa646 2 күн бұрын
Maanshallah dhulkii hooyo iyo hawadii fiicneyd.caafimad iyo nabad ku waara wiilalyahu
@DoolAli-xz7jz
@DoolAli-xz7jz 2 күн бұрын
Nairobi❤
@happyali5541
@happyali5541 4 күн бұрын
Qamadida sawirkeda na tus pls iyo cream ad ku qurxisay
@fayzashiil
@fayzashiil 4 күн бұрын
Wxa black-ga ah ee aad eggplant 🍆 korka ka marisay is Soya sauce not Soya Soya Check the name plz 👍🏼 thank you🙏
@user-jj5dq9pi2k
@user-jj5dq9pi2k 4 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@suadalifarah4516
@suadalifarah4516 5 күн бұрын
Swiszerland ayaan kaa daawanaa hore u soco waa cunto aad iyo faa iido u leh caafimaadkana u roon aniga waxaan dhihi lahaa waa dawo
@awmuseaw7602
@awmuseaw7602 5 күн бұрын
iska raaxayso waa ritaayar garawde lkn dadkan masaakiinta caawiya oo waxtar le sameeya oo lay idinku xasuusto
@fatima-sx2ff
@fatima-sx2ff 5 күн бұрын
Intii aan ku cuni jiray somaliya wax ka fiican MA jirin oo ka nafaqo badan
@ahmad6967
@ahmad6967 5 күн бұрын
Waa maxgii hawiyaha Loo gu gabyaay waa markii iigu horaysaay ee aan indahaa saaro gabaygii kalif
@yasminmaow4747
@yasminmaow4747 5 күн бұрын
Maashaa Allaah moxog cuntadeeyda ahaa ❤❤❤❤❤❤
@assadabdi7737
@assadabdi7737 5 күн бұрын
Mahad waxad tahay qof mar walbo dhanka wacan wax walbo u fiirsha aad ayaan ku taagera hogan aan ku daydo ayaad thy
@anabm.hussein7145
@anabm.hussein7145 5 күн бұрын
Rag wadankooda horumariyey ha ku faanine raggii Somaliyeedow dalkiinii meel ku sheega waad ku fashilanteen 100%😢
@zalwacadeymohamed9143
@zalwacadeymohamed9143 5 күн бұрын
Xamar
@muunosaki
@muunosaki 5 күн бұрын
UK you are very happy
@suadsaid-of5mq
@suadsaid-of5mq 5 күн бұрын
Masha Allah
@suadsaid-of5mq
@suadsaid-of5mq 5 күн бұрын
Denmark
@deeqo123
@deeqo123 6 күн бұрын
Masha allaah Swedan
@user-gp1so6sr2t
@user-gp1so6sr2t 6 күн бұрын
Masha allaah walaal mahad maa noo furtidid meel an kugu soo hagaago oo dalxiis an ku imaano waxan jognaa uk waan u xiisa qabaa waligey maan imaan ❤
@anishaabdalla8121
@anishaabdalla8121 6 күн бұрын
Deerkisa wa qarar
@user-tn1bs3uh4q
@user-tn1bs3uh4q 6 күн бұрын
Hargeisa
@user-zt4tc2zw3i
@user-zt4tc2zw3i 6 күн бұрын
❤️🇺🇸❤️
@fatima-sx2ff
@fatima-sx2ff 6 күн бұрын
Dadka dibada joga wagey ka heli
@MarianAbdikadir
@MarianAbdikadir 6 күн бұрын
Kenya
@fadumomaxamefadumo5156
@fadumomaxamefadumo5156 6 күн бұрын
Nrb ader masha allah
@umalkhayrfarah-lr4le
@umalkhayrfarah-lr4le 7 күн бұрын
Masha Allah jazakallah Sweden ayan ka dawanaya Alhamdulilah 🤲🏽🤲🏽
@abwaansugun
@abwaansugun 7 күн бұрын
Aqoonyahan Aan kuu sexeewaa GABIYEHANDHOORRE shimbirta ciyaysaa 11:08
@user-ql1io9pt3t
@user-ql1io9pt3t 7 күн бұрын
mahad cabdulaw inaadeeraw oo inaadeeraw waxaad daawataa youtube ka caalin abyan buuraha muusecabdale somalida u hayo ee golis gaar ahaan beeraha kulmiye ama buurta goonle oo ama xaga dushuu kula mari goda iyo iskudar oo goonluu idin gayn ama laamiguu idinmarinoo sheekhbaydin kulmiyeka tagi waa isla muusecabdalee oo caalin abyanbaa idinkaxayn inaadeeraw soo xayaysiiya oo halkaa sooduuba fadlan mahad iyo bashiiraw bilaa caleeg
@XawaQorane
@XawaQorane 7 күн бұрын
Waa ka dawaan ka hargesa
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 7 күн бұрын
Bashiirow magacaas kale ee Dacar budhuq ay leedahay waxaan filayaa waa LAAS GEEL, mase hubo,.
@user-oi5wz6is1u
@user-oi5wz6is1u 7 күн бұрын
Mansha Allah walalkey manta Ayan kuduceyay waayo waxan isticmaaley moxogii wanna kucafimaadey Salado badan Ayan waxan uxanunsanaa romatisimo lugaha Ayan kafaristey 6 Sano Ayan fadhiga kutukanaayey hada caadi Ayan utukadaa markan isticmaaley moxogii xanunkii waiga tagey Mansha Allah
@farhiyaabdulle3593
@farhiyaabdulle3593 7 күн бұрын
Mashallah its beautiful pizza 🍕 waan gaajooday intaa waan sameen aniga iyo caruurta illah inta aan haysan ha u sahlo anagoo dhana caafimad illah ha noogu daro ❤
@osmansalah2591
@osmansalah2591 7 күн бұрын
Maxan Kadawanaya muqdisho cadeey 😂
@nasraibrahim465
@nasraibrahim465 7 күн бұрын
Masha allah you are good chef
@user-ph9ix5jl8q
@user-ph9ix5jl8q 7 күн бұрын
Waxa la yidhaahda laasgeel
@abobasement346
@abobasement346 7 күн бұрын
war ha ku xanusan biyuhu nadif ma Ahah
@abobasement346
@abobasement346 7 күн бұрын
Masha Allah Somali waxay u bahantahay dadkan o kaleh si lo bartoh noloshah take cear plz
@GuledAhmed-kz5ts
@GuledAhmed-kz5ts 8 күн бұрын
Hhhhh bashiir wuuu baqanayaaye liintaan laysiiinayaa kulahaaa hhhhh
@Haaji_Geele
@Haaji_Geele 8 күн бұрын
Gabaygii maad ku dhufatid mahadow ●qac markaan kasiiya indhaha wahab kaduula ●mana wareero mana waasho naxariisna waan kala wareegnaa Illahay ha idin barakeeyo
@abdinuuradan2037
@abdinuuradan2037 8 күн бұрын
asc wll waxaa layiraa ceeriin hadaa ku cunto sun ayuu leeyahay fadlan naga hubi
@abuukarabdisalaam9824
@abuukarabdisalaam9824 8 күн бұрын
Maasha Allah . Dhulkeygow quruxbadnide.
@Aminsulub
@Aminsulub 8 күн бұрын
Ethiopia
@Galad866
@Galad866 8 күн бұрын
❤❤❤❤
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 8 күн бұрын
Good bless republiken of somaliland my country ❤❤❤
@faizamohamed2145
@faizamohamed2145 8 күн бұрын
wll mahad moxogu ma likaha xididkiisa wll bal moxoga si fiican uga soo hadal geedka laga gooyo moxoga inshallah
@Zurich527
@Zurich527 8 күн бұрын
Waxan kaa daawanayaa kenya
@sacdamustafe1344
@sacdamustafe1344 8 күн бұрын
Somalilaan hargaysa
@zamzamhassan5791
@zamzamhassan5791 8 күн бұрын
Uk