Jawaap wacan ayaan kaa sugayaa Kee wcan inaa visa dalxiis aan talyaaniga usoo qaato oo an switzerland ama austria aan dhuumasho ku galo Ama inaan Visaha shengen aan germany usoo qaato ka dib aan magangalyo weydiisto Sidaas magan galyo ma igu siinaya jarmalku hadi ano shengen visa kuso galo
@user-rg4ch6zz1tАй бұрын
Walakey basaboor soomali maku dalban karaa visa italy🇮🇹 oo dalxiis
@iam_pretty_girl2 ай бұрын
Qof ilaahey dartiis iigu xareeyo ma hela. Ileen aniga ma xareesan kare Ana cv diyaarsanayo sida ugu fiican iigu xareey qofkasto wax xareenayo lacag uu raba si bini aadamnimo raba anigana
@CabdiShakuur-li7sf2 ай бұрын
Wll warbixin kusaabsan GERMANY maiga caawin kar taa plz 🙏
@MrTayson-jz1yo2 ай бұрын
Luxembourg 🇱🇺 ka so hadal wll
@CabdiShakuur-li7sf2 ай бұрын
Wll warbixin kusaabsan GERMANY maiga caawin kar taa plz 🙏