VLOG | SIDE SHAQADI IGU HOREYSE KU HELAY EE SWEDEN 🇸🇪 |

  Рет қаралды 5,910

Wayaamo

Wayaamo

Жыл бұрын

Muqalkan waxan ku sharaxaya sida an ku helay shaqadi igu horeyse ee an ka shaqeeyo wadanka sweden iyo sidi an ku helay iyo wadooyinki an u maray. waxan rajeyna in ay wax un ad ka fa'iido muqalkan.

Пікірлер: 22
@kurana289
@kurana289 Жыл бұрын
Sxb wayaamo wadmahad san tahay kun jeer sida quruxda badan aad noogo soo gudbiso warbaxinada aadka muhiimka u ah iyo dhiiragalinta aad na dhiiri galiso guuleyso sxb 😍❤👑🙏
@zamarcabdulahi4930
@zamarcabdulahi4930 Жыл бұрын
Wayaama wlhi legend ayaa tahay sxb nin ku dayasho mudan ayaa tahay wlhi sxb wlhi Somali marka somaliya joogtay hooyo canjeero isii Madan eheen umaley naa
@brka--1974
@brka--1974 Жыл бұрын
Good advice 🎉 bror
@user-cq6gj7qe3m
@user-cq6gj7qe3m 4 ай бұрын
Nin adag
@dalmarcaaqil5501
@dalmarcaaqil5501 Жыл бұрын
Waa dadaal wanaagsan
@Mudane.
@Mudane. Жыл бұрын
Legend
@mrabdu1805
@mrabdu1805 Жыл бұрын
War zxp giriiga hada ma sahlantahay in lasomaro
@abdialimohamed7440
@abdialimohamed7440 Жыл бұрын
Zhp mamlo FC vlog kasoo samey .. Taha Ali udhelo o Somali ah From CEELASHA biyaha
@zadiikgahayr453
@zadiikgahayr453 Жыл бұрын
Sxb talooyin ban ka rabna dhalinyrada dhawaan Turkey so gashay ee donaysa inay usoo tahriiban Europe.
@Ciyowgeeye
@Ciyowgeeye Жыл бұрын
Germany shaqada ugu fiican oo laga qabto waa maxay lkn it kwrn jwb shafeec Ahmed Khalif Waxan jooga Mogadishu
@ayaanlefaaraxcali7972
@ayaanlefaaraxcali7972 Жыл бұрын
Waayamo zxp aad baan kusalamay waxaad iga soo jawaabta imikaH mafurantahay wadadiiH jafta ee giriigaH waan kusugayaH pro
@ishowspeed308
@ishowspeed308 Жыл бұрын
Sxp ani qaarada madoow waa nacay inaa soo baxaa rabaa maxaa taloo isiinee sxp
@user-hn1on5vt4x
@user-hn1on5vt4x Жыл бұрын
Nio zhp waxa ku waydiyey visa casumad Germany isaga qof iso gadayo maxa sharciyo yala mana ka bixi Kara 90days gudeheda iso jawab zhp
@yuusufcali5008
@yuusufcali5008 Жыл бұрын
Sxb barashada luqada Sweden sidee ku baratay muqaal ka soo sa meey
@Kanaalkaqisooyinka-e8e
@Kanaalkaqisooyinka-e8e Жыл бұрын
Sxb barashada luuqada swedan imisay kugu qaadatay iyo sidaad ubaratay video noogasoo samee, dad badan ayay anfacaysaa oo wadadaadoo kale kusoo jira Mhdsnid inbadan sxb
@ahmedbaraf
@ahmedbaraf Жыл бұрын
4 years
@MOHAAamiin
@MOHAAamiin 10 ай бұрын
​@@ahmedbaraf😂😂😂
@QEYLIYE_MEDIA
@QEYLIYE_MEDIA Жыл бұрын
i.a sxb mesha aad hada jogto iyo iyo meel kasareyso waad uqalanta sxb❤
@m.h.c6849
@m.h.c6849 Жыл бұрын
MR UPDATE....😂😂😂😂MGCA KU BIXIYAY
@suhaybxasan3007
@suhaybxasan3007 Жыл бұрын
😢
@AbdikadirAdan-
@AbdikadirAdan- Жыл бұрын
Asc bro waxaan kaarabaa qaabka aan Austria 🇦🇹 ugu imaankaro anoo jooga Dalka turkiga
@empireshow1
@empireshow1 Жыл бұрын
Jafta giriiga soo mar dee
VLOG | SHEEKO & SHAQO
12:46
Wayaamo
Рет қаралды 2,1 М.
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 10 МЛН
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 22 МЛН
БАБУШКИН КОМПОТ В СОЛО
00:23
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 18 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 58 МЛН
VLOG | waxan tagnay DENMARK 🇩🇰 |
14:57
Wayaamo
Рет қаралды 4,3 М.
SIDEE LAGU HELAA SWEDISH PASSPORT 🇸🇪
7:08
Abdirahman Dayib
Рет қаралды 500
Sida loo soo qaado qaxootiga Jarmalka
19:17
AFGOOYAANI
Рет қаралды 1,9 М.
Waxaan tagay jasiiradi an dagnaan jiray sanado badan ka hor.
8:51
sideen ku imaaday Switzerland
10:02
Kyli_kmn
Рет қаралды 6 М.
SU’AALO & JAWAABO
27:01
Wayaamo
Рет қаралды 7 М.
VLOG | MARKA SWEDEN 🇸🇪 TIMAADO SIDAAN SAMEY |
12:18
Wayaamo
Рет қаралды 3,8 М.
Did you see the photo?
0:20
Women Power
Рет қаралды 37 МЛН