Biden ayaa jawaab kale ka bixiyay cadaadiska ah inuusan ordi karin

  Рет қаралды 15,909

VTV Somali

VTV Somali

24 күн бұрын

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Guddoomiyay Shirka Guddiga Qaran La-dagaallanka Lacag-dhaqidda iyo Ka-hortagga Maalgelinta Argagaxisada oo ku qabsoomay Xafiiska Amniga Qaranka ee Xarunta Madaxtooyada.
Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka BJFS ayaa kulan ku yeeshay xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa, waxaana kulanka shir guddoominayay Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Cabdullaahi Cumar Abshirow.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Mudane James Swan oo uu wehliyo kuxigeenkiisa.

Пікірлер: 13
@CrahmanDaad
@CrahmanDaad 22 күн бұрын
subax wanagsan ❤❤
@AbdallaMaslah
@AbdallaMaslah 22 күн бұрын
Subax Wanagsan VOA ❤
@SheekhAmiin-m2i
@SheekhAmiin-m2i 22 күн бұрын
Mashalah
@abshirali313
@abshirali313 22 күн бұрын
Gaalkacyo baan idinkala socdaa. Jacfar kuukaay waan ku salaamay Nabad iyo caafimaad Allaha n siiyo
@AbdallaMaslah
@AbdallaMaslah 22 күн бұрын
Subax Wanagsan VOA
@AbdallaMaslah
@AbdallaMaslah 22 күн бұрын
Asc V O A
@AbdallaMaslah
@AbdallaMaslah 22 күн бұрын
❤❤
@mejaljananka4358
@mejaljananka4358 22 күн бұрын
Aroorya suuban voa 🎉
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 22 күн бұрын
Somalia wa in dhalinta kadaa 80 jir naxaris la aan ah oo tuugo ah
@AwgaManeed
@AwgaManeed 21 күн бұрын
Jumce kariim bahda v0A waa anoo cawale taxauq awgamaneed
@DHIBCAHANOLOSHA
@DHIBCAHANOLOSHA 22 күн бұрын
Jacfar kuukaay
@DHIBCAHANOLOSHA
@DHIBCAHANOLOSHA 22 күн бұрын
Jacfar kuukqqy
@AbdallaMaslah
@AbdallaMaslah 22 күн бұрын
Asc V O A
VOA Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 03.08.2024
19:53
VTV Somali
Рет қаралды 22 М.
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 6 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 200 МЛН
MD XASAN | XAALADDA DALKA | SSC | DAB- DAMIS KA | KENYA RUTO
22:21
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 18 М.
Barnaamijka Hal Adayg Prof  Axmed Ismaaciil Samatar By Ilig HCTV
1:14:50
Mujaahid Doolal Oo Ka Waramay Hawlgaladiisii Ugu Adkaa
29:58
SAAB TV
Рет қаралды 100 М.
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 6 МЛН