Bandhigga VOA: Dagaal beeleedyada ka socda qeybo ka mid ah Soomaaliya | VOA Somali

  Рет қаралды 32,780

VOA Somali

20 күн бұрын

Barnaamijkii Bandhigga VOA waxa uu todobaadkan ku saabsan yahay colaad beeleedyada toddobaadyadii ugu dambeeyay ka jiray meelo ka mid ah koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya. Sahra Cabdi Axmed ayaa soo jeedineysa.
Mar walba nagu xirnow
🟠 Rukumo VOA Somali www.youtube.com/@VOASomali/?sub_confirmation=1
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: kzfaq.info
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali.com/
🟠 Nagala soco Facebook: voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: voasomali
🟠 Nagala soco Twitter: voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

Пікірлер: 22
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 20 күн бұрын
👋 Weriye Sahra Cabdi Ahmed.
@abdi7932
@abdi7932 20 күн бұрын
intuu xasan qabsadayba xilka, dagaalada ayaa aad u batay, inuu taageerayo ayaabaad moodaa dagaalada
@DhaqaneYare-z3r
@DhaqaneYare-z3r 19 күн бұрын
Wariness sahro abdi
@IsmaaciilCabdi-oj9mu
@IsmaaciilCabdi-oj9mu 20 күн бұрын
asc walaalayaal somali waxaa baa biiyey maamul xumo iyo daneysi iyo qabiil aan sal iyo raad laheyn waa lais ku dhameeyey wana loo tashadey si aaney u midoobin mana oga alaah ha inaga qabto shayaadhiinta iyo munaafiqiintaba mahadsanid walaalo
@AbdulaahiMohamed-kw8dl
@AbdulaahiMohamed-kw8dl 20 күн бұрын
Macalinweyne Ayaa iska leh Luuq
@NimcoMohamed-ll9nl
@NimcoMohamed-ll9nl 20 күн бұрын
Boqol ka badane Baw 🤔
@AbdullahiMohamedHuurshow
@AbdullahiMohamedHuurshow 20 күн бұрын
Soomaali Hadaanu Nahay Waa La Garanayaa Cudurka Ina Haya Dawadiisa Balse. La Haleeli Maayo
@user-xm3vz1zu7w
@user-xm3vz1zu7w 19 күн бұрын
Aduunka Drones baa la isku Ugaarsanayaa kuwana Ceel biyo ah iney khotaan oo oonkan lagabaxo iskaba dhaafee Iney Muslim yihiin oo Dhiiga Islamka inuu Xaaraan kaayahay maba Oga. MUSLIMBA waalasheegan. Somali Ruuxii kadhashay Ciilkamabaxo.
@tahirbulale2819
@tahirbulale2819 20 күн бұрын
Somaliya goorma ayey qabil ka dhamanaya iyado lo tashaday sidi somali lo babin laha war goorma ayu caqligu no so noqon dona
@AbdulaahiMohamed-kw8dl
@AbdulaahiMohamed-kw8dl 20 күн бұрын
MACALINWEYNE AYAA ISKA LEH DEGMADA LUUQ
@imaansh1590
@imaansh1590 20 күн бұрын
m adage siiyay??
@deeqaalimahmud4089
@deeqaalimahmud4089 19 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤
@AbdimalikMaxamed-pt6yw
@AbdimalikMaxamed-pt6yw 20 күн бұрын
Waxaan shisheeye ayaa ka danbeeyey
@abdisamedOsman
@abdisamedOsman 20 күн бұрын
Bbc
@user-ns7df1zk5k
@user-ns7df1zk5k 20 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢
@Xayle_duur
@Xayle_duur 14 күн бұрын
Somaliya waxaa halaagay qabiil Illahow ka suuli
@user-uf1mg6ni8j
@user-uf1mg6ni8j 18 күн бұрын
Sahro siman😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤
@xaaliawcali7820
@xaaliawcali7820 20 күн бұрын
Allah a unverified indoctrinated amiin
@meyremeyre8078
@meyremeyre8078 20 күн бұрын
Qabiil qabiil qabiil
@abchiryou95
@abchiryou95 18 күн бұрын
Marka dadka qoryo là iskugu dhiiba dhibaatadan ayay leedahay, alshabaab markay ka talinaysay ayaa nolol dhaantay dadka sidan xal dhaama u keena soomalida ninkii cadaaba system ka ku kariwaayay shareecada umada ha lagu maamulo wlhi
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 102 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 83 МЛН
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 4,1 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 102 МЛН