Xaaladda Nairobi oo weli aad u qasan, Soomaaliya oo laga xusay 26-ka June | Qubanaha VOA

  Рет қаралды 50,969

VOA Somali

VOA Somali

Күн бұрын

Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Xaaladda Nairobi oo weli aad u qasan, Soomaaliya oo laga xusay 26-ka June, Mareykanka oo u digay wasiirka difaaca Israel iyo Erdogan oo eedeyn u jeediyey Reer Galbeedka, Jamal Bowman oo doorashada looga adkaaday iyo qodobo kale
00:00 Furitaanka
01:07 Xaaladda dalka Kenya oo weli aad u qasan
05:59 Maxay salka ku haysaa xiisadda dalka Kenya"
10:40 Booliska Kenya oo howlgal ka billaabay Haiti
14:26 Soomaaliya oo laga xusay maalinta 26-ka June
18:47 Jamal Bowman oo doorashada looga adkaaday
23:31 Mareykanka oo u digay wasiirka difaaca Israel
27:20 Erdogan oo eedeyn u jeediyey Reer Galbeedka
Mar walba nagu xirnow
🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali.com/
🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

Пікірлер: 31
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 2 күн бұрын
Mahadsant walaalkey voA ❤❤❤❤❤
@Abdinoor51
@Abdinoor51 2 күн бұрын
Maxamed sandheere mahadsanid
@abdi7932
@abdi7932 2 күн бұрын
VOA mayna hargaysa wariye ku lahayn
@yacquub111
@yacquub111 2 күн бұрын
Voa galey ushaqeyaan
@qurbaawis642
@qurbaawis642 2 күн бұрын
Waa maqaaxi qadad wayn iska leedahay
@rocky4066
@rocky4066 2 күн бұрын
Shacabka Kenyan ku ayaa ka dadnimo wanaagsan meesha shacabka soomaalidu ay sacabka utumayaan kuwa waddankooda iyo nolashaoodaba dhibaatada kuwada.
@sumyohasan4036
@sumyohasan4036 2 күн бұрын
Allahu akbar ❤
@ismailyunis5138
@ismailyunis5138 2 күн бұрын
Shacabka iyo dhalinyarada waxaan ushegeynaa wadanka haladajiyo wadanka kaliya geeska africa uga siyaasadda degan ugana furfuran wadanka hala dajiyo wadanka waan isku leenahay wadanka aan lagu ciyaarin hadaad rabtaan rabsho iyo fawda hala fiiriyo wadamada diriska aan nahay
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 2 күн бұрын
Time For Somalia to Fallow the kenyan Example❤
@yasinyusuf5629
@yasinyusuf5629 2 күн бұрын
Waa dad qadiyad leh oo feyow oo dantooda u midaysan lk soomaalidu qabiil iyo qabyaalad ayuunbay ku mudaharaadaan lk wixii dan guud ah oo qof kasta taabanaysa iskuma hawlaan Somaliland bal eeg wax kasta cirka ayay marayaan wax ka mudaharaadi karaana ma jiraan sababtuna waa qabiil iyo qabyaalad ayaan laba qof wax ba isukugu iman karin soomaali oo dhan waa sidaa
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 2 күн бұрын
👋 Caasha Ibraahim Aden (Cuud).
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 2 күн бұрын
👋 Weriye Shirwac.
@mussaali3842
@mussaali3842 2 күн бұрын
Xamar xoriyad ma qaadane msxay u dabaal dagtay? Ha Sugto maalinteeda kawda luulyo.
@abdilahiayuu4362
@abdilahiayuu4362 2 күн бұрын
Asc
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 2 күн бұрын
👋 Weriye Ibraahim Xasan Garabey (Daan durey)
@mussaali3842
@mussaali3842 2 күн бұрын
VOA AF -yaaheenka Israel iyo USA FOX NEWS.
@user-ys6dl1sj9f
@user-ys6dl1sj9f 2 күн бұрын
asc
@KilweHero1988
@KilweHero1988 2 күн бұрын
Weriyuhu isaga oo ku guda jira soo gudbinta warkiisa in uu isticmaalo ereyo suuq ama aan ahayn ereyo saxaafadeeda sida ah protocolka suxufi sida kalmada hada gabadhu isticmaalaysay ee ah een een een keligeedna aan ahayn ee ah suxufiyiinta badankooda
@kamaalDeelka
@kamaalDeelka 2 күн бұрын
Voa hadeeba waresanayso x sandhool waadanbeyan sandho waa nacbka somalida waa manhaab xawadle uf😢😢😢😢😮😅
@MohamedOmarAbdi-tc9ue
@MohamedOmarAbdi-tc9ue 2 күн бұрын
Doqontii ogadeen ahaa3 dollo laga qaad
@mahadhersi9918
@mahadhersi9918 3 күн бұрын
Hada xurmanahay tolow
@LovelyDrumKit-db4qx
@LovelyDrumKit-db4qx 2 күн бұрын
Maad khaatumo sheegtid
@hussiensilig3545
@hussiensilig3545 2 күн бұрын
idaacad gumeysi kusoo dhawada
@SalebanJaamac-ci9nc
@SalebanJaamac-ci9nc 3 күн бұрын
حرب ثالث زلزال الغروب ونوا اب
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 2 күн бұрын
👋 Weriye Sandheere.
@mussaali3842
@mussaali3842 2 күн бұрын
Mee wariyihii Hargaysa ? VOA haday tahay madal loo Siman yahay.
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 2 күн бұрын
Looma Simana Waa Maamul Goboleed weli Aaan sharciyad helin Hargesa iyo togdheer Nuskeeda
@qurbaawis642
@qurbaawis642 2 күн бұрын
QABYALADA SOMALI KALA FADHISTA
@AbdicasiisMohamed-pr7tu
@AbdicasiisMohamed-pr7tu 2 күн бұрын
Haday gaajodeen sida South Africa somalida hwdhacan wuxu doqon sana😅😅😅😅
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 2 күн бұрын
Katag halkan waa xanuunsan tahaye Ma Qoladii Oromada ethopianka sheegataa tahay ee hargesa ku dhuumaleesanesay somali iska dhigeesay
@abdulkadirsheikhmohamed5
@abdulkadirsheikhmohamed5 2 күн бұрын
NOT 20 More than 300 people dead in Kenya .....abdul ..Nairobi
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:19
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 23 МЛН
WHO DO I LOVE MOST?
00:22
dednahype
Рет қаралды 75 МЛН
small vs big hoop #tiktok
00:12
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 21 МЛН
FOOLED THE GUARD🤢
00:54
INO
Рет қаралды 62 МЛН
Sababaha keenay dib u dhacyada ciidamada dowladda | VOA Somali
2:15
Why is Ukraine the West's Fault? Featuring John Mearsheimer
1:14:16
The University of Chicago
Рет қаралды 29 МЛН
MAXAA KA JIRA QOFKII UGU HOREEYAY EE ILAAHAY ABUUR INAY AHAYD XAAWO?
36:25
Al Jazeera Arabic Live قناة الجزيرة | البث الحي | البث المباشر
AlJazeera Arabic قناة الجزيرة
Рет қаралды 50 М.
В поисках семьи😢😱
0:56
Следы времени
Рет қаралды 2,8 МЛН
1 or 2?🐄
0:12
Kan Andrey
Рет қаралды 21 МЛН
NERF WAR HEAVY: Drone Battle!
0:30
MacDannyGun
Рет қаралды 18 МЛН
Идеальный день ребёнка😂
0:11
МишАня
Рет қаралды 2,2 МЛН
Щенок Нашёл Маму 🥹❤️
0:31
ДоброShorts
Рет қаралды 5 МЛН