No video

Waa maxay Digital Marketing iyo Sida loo Bilaabo

  Рет қаралды 102,143

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

Күн бұрын

Kusoo biir Telegram group keena : t.me/zakariyeA...
🌍 Booqo Website kayga 👉 suuqaturkiga.com/
► Social Media igala soco!
📸 / zakariyecaawiye
📖 / sakariyecaawiye
🐦 / zakariyecaawiye
💛 / zaki-sool
👊 Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
► www.paypal.me/...

Пікірлер: 337
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 3 жыл бұрын
Fadlan Like saar Muuqaalka walalaha Ganacsiyada Digital Marketing kujira hoos nagula wadaaga Ganacsiyadiina.
@Engibrahimshire
@Engibrahimshire 3 жыл бұрын
Walal sakariye anigaa ka Shaqaysta Digital marketing runtiin waa Wax aad muhiim u ah oo bulshadeenu baahi wayn u Qabto maanta, waxaana bilaabay inaan channel furto si aan dhalinayarada somaaliyeed ugi caawiyo wixii aan ku dhaamo ee aan bartay.
@guluc2005
@guluc2005 3 жыл бұрын
Zakariye saxib number kaaga WhatsApp ka ubaahanahy
@abdisamadjama7015
@abdisamadjama7015 3 жыл бұрын
wll aad baad u mahadsanty zakariye bishan oo dhan waxaan hargeisa ka raadinayay meel lagu barto digital marketing ka walina ma helin, ee ma igu caawin kartaan meel aan ka barto mahadsanidiin.
@muhammadsalah8197
@muhammadsalah8197 3 жыл бұрын
Sekeriye walal Aad Baad u mahadsantahay Jazakallah Khair Waa Barnaamij Fiican qaybta labaad nosoo geli insha Allah. Waxaan ku waydiin lahaa marketing meelaha qaar baan la ogolayn inaad ku samaysid sida europe baddankeeda Markaa sidee taana looga bixi karaa walal?
@innerpeace4716
@innerpeace4716 3 жыл бұрын
Asc zakariye wa gabdhi kula wadaagtay fikradi ku saabsanayd videogi hore digital marketing business madawatay webinar sideena oga heshay I mean sidu kulayahay? Fikradaada wa ii muhim mahadsanid
@muscabmaxmuud
@muscabmaxmuud 7 ай бұрын
Dadka 2024 fiirsanaya❤
@somalilander_girl9474
@somalilander_girl9474 2 жыл бұрын
Who is watching 2022 ❤️👋
@abdirahmanmohamedhassan3909
@abdirahmanmohamedhassan3909 2 жыл бұрын
@mandeeqmay5126
@mandeeqmay5126 2 жыл бұрын
I am right now 👍
@mukhlisofficial4212
@mukhlisofficial4212 2 жыл бұрын
Me
@abdisamedjaamac7898
@abdisamedjaamac7898 2 жыл бұрын
me
@shafimohaa870
@shafimohaa870 2 жыл бұрын
Me
@milaasdyc
@milaasdyc 8 ай бұрын
Graphic designer, Video editor and Web-designer waa xirfadaha ugu muhiimsan qofka inuu yaqaano looga baahanyhy markuu rabo Digital Marketer inuu noqdo, hadalkaaga nuxurkiisa waa meeshaas saan filaayo.
@khalidismacil9144
@khalidismacil9144 Ай бұрын
Who is watching 2024😂
@kawsariinalovely6546
@kawsariinalovely6546 Ай бұрын
aniga
@user-rn2ut8sp6g
@user-rn2ut8sp6g Ай бұрын
Me 😂 muhimadeyda ina xirfadeyda badsado
@amirainarooble3036
@amirainarooble3036 Ай бұрын
Aniga 😂
@MaanKoriye1
@MaanKoriye1 29 күн бұрын
😂me
@bushrasaidaden5686
@bushrasaidaden5686 17 күн бұрын
Me
@farhanismaaciil6263
@farhanismaaciil6263 3 жыл бұрын
Asc dhawr muuqaalbaan daawaday oo kani u danbeeyey waxyaabaha aan aadka kuugu jeclaaday waxaa kamida: 1) sida daacada ah ee aad dadka u caawinayso ( helpfull person ). 2) baraarujinta fursadaha ganacsi ee jira si ay dhalinyarta somalidu uga faaidaysato.( demonstration of existing business opportunities ). 3) sharaxaad kooban kooban oo gudbin heersare ah wadata ( powerfull speaking). Aadbaad sxb sakariye u mahadsantahay. 3) 3)
@mrdevicesomali5004
@mrdevicesomali5004 2 жыл бұрын
Hada maxaa faaiday ! 🤔
@user-io6xu1hb2d
@user-io6xu1hb2d 11 ай бұрын
​@@mrdevicesomali5004😂😂😂😂
@apdirahmanIzmo
@apdirahmanIzmo 7 ай бұрын
Who watching 2024😢😢
@KhadarKhadarmaxamedmuuse
@KhadarKhadarmaxamedmuuse 5 ай бұрын
Just now
@user-fs8ob1hn6h
@user-fs8ob1hn6h 5 ай бұрын
Just now😂 ramadan
@khadarcabdimaxamuud1997
@khadarcabdimaxamuud1997 Ай бұрын
Just Now
@hidaayamedia9227
@hidaayamedia9227 10 күн бұрын
Just now 😢
@user-up6mq4xk2p
@user-up6mq4xk2p 4 күн бұрын
Me😢
@charrago9644
@charrago9644 3 жыл бұрын
Walal Sakariye Abdualhi waa mahadsanthy hadda kahor CLIB aad duubtay ku saabsanaa fursadaha ganacsi ee wadanka kajira dad badan ba mahadshay oo ka faaiidaystay,inaa cilmigaaga iy caqligaaga uga faa,iidayso dadkaaga ayaa wax walba ka qiima badan. Hadda Ayaan wadaa Postgraduate Diploma of Digital Marketing I hope this video will be valuable for me
@aliabokar6501
@aliabokar6501 2 жыл бұрын
Xage kadhigataa walal, local mise international
@iftiinaqoon3235
@iftiinaqoon3235 8 ай бұрын
Xagee Kadigataa Wll wan Rabaye
@baasto-wz7vc
@baasto-wz7vc 6 ай бұрын
Who is whatching 2024❤
@hamdaomar3285
@hamdaomar3285 3 жыл бұрын
Maasha allaah hore u soco wllo zakariye
@Hassan_Vip.
@Hassan_Vip. Жыл бұрын
Who is watching 2023
@abdullahimaxamed-sy1ix
@abdullahimaxamed-sy1ix 11 ай бұрын
Me ❤
@Arap_Driver
@Arap_Driver Жыл бұрын
Who is watching 2023 o
@abdikarimdirie7179
@abdikarimdirie7179 3 жыл бұрын
Sakariye aad baad umahadsantahay sxb alle hakaa ajar siiyo caawintaada bilaa shuruuda ah waxaan kaa codsan lahaa suqa forex inaad hal muuqaal kasoo sameyso sikooban hadii ay macquul tahay Mhdsnid
@guledaliahmed6072
@guledaliahmed6072 3 жыл бұрын
Aad iyo Aad ayan ugu faraxsanahay inan ka mid ahado ka faaidayastayasha channelka sakariyo waanad ku mahdsantahay wll
@khaalidshirwac1774
@khaalidshirwac1774 3 жыл бұрын
Ilahay aqoonta io cilmiga aad baratay ilahay haku anfaco ustaad sakariye abdilaahi ali
@AbdirahmanMohamedHusein-nt6pw
@AbdirahmanMohamedHusein-nt6pw 2 ай бұрын
Type of Digital Marketing >> 1:SEO Marketing 2:Website Marketing 3:Gmail Marketing 4:Afliate Marketing
@mohamedrujaal5372
@mohamedrujaal5372 3 жыл бұрын
Allaha kubarkeeyo xoogaga aqoontada iyo caafimad kadana badiyo wax wanagsan bad nala wadaagta qaab ficana usharaxdaa hore usoco sxb Qof business ka kujira ban ahay xooga wan isticmaala facebook ga iyo what's upka lkn xirfadayda sidii larabay maaha maana aana saarin dadaalkii ugu fiicnaa lkn wan dadaalaya insha ALLAH barashada sida video yoyinka lo habeeyo iyo sida disaymada loo sameeyo ban hada raba hada naga caawin karto
@engaxmed8492
@engaxmed8492 3 жыл бұрын
Waan bartay waan ku shaqees taaa 🥰🥰
@haphzinadiamond956
@haphzinadiamond956 2 жыл бұрын
Wllkey aniga cawinaad u bahan maka heli karaa adigo mhdsan
@Shuraim102
@Shuraim102 2 ай бұрын
@@haphzinadiamond956abyo ma iga cwin kart hda barty kan wo isk bojeyay wa arka
@apdohakim1650
@apdohakim1650 3 жыл бұрын
Wlo sakariye ilaa kanaalka bilawgiisi waan kula socdaa magacygu wa Abdixakim jooga hargeisa dhawaan waxan bilaw isleeyay ganacsi bi 'idni Allah waxaan rabaa inan kula soo xidhiidho . In sha Allah.
@ridwaanmohamed9581
@ridwaanmohamed9581 2 жыл бұрын
Sxb Xagaan kala soo xidhiidhaa
@abdirahmanabdikadir9208
@abdirahmanabdikadir9208 3 жыл бұрын
Ustaad Zakariye Aadbaad u Mahadsantahay Waxaan Jeclaan Lahaa inaad Vidoe nooga Samayso SEO (Searching Engine Optimization)
@omarxidig6973
@omarxidig6973 3 жыл бұрын
Mash allh aad ayan ula socda Muqalada Guukeyso
@YusufShuqale
@YusufShuqale 3 жыл бұрын
Asc walaal Zakariya waa muuqaal muhiim ah. Inta aad sheegtay oo dhan waan aqaan web design, graphic design, seo iwm. Laakiin sida aan ku bilaabayo ayaa iga maqan. Mahadsanid.
@abdikadirsalat2288
@abdikadirsalat2288 5 ай бұрын
Yaab addunkan waa qabyo wallhi anba waan kula yaabanahay sxb
@MKStudioMkstudio
@MKStudioMkstudio 10 ай бұрын
Who is watching 2023 🤔👋❤
@abdullahialimahamud5867
@abdullahialimahamud5867 3 жыл бұрын
M.a aadbn u raadinaayey in aan helo qof ii sharaxa digital marketing thanks
@samraabdullahi4779
@samraabdullahi4779 3 жыл бұрын
Thank you wll sakariye really waa faaiido😍
@mahamedibrahim2418
@mahamedibrahim2418 Жыл бұрын
Who is watching 2023👋😅
@Baxuur
@Baxuur 9 ай бұрын
Now
@MohamedAhmed-bs1wd
@MohamedAhmed-bs1wd 6 ай бұрын
2024
@BilanQaldane
@BilanQaldane 3 ай бұрын
​@@MohamedAhmed-bs1wd ma bilowday
@abdifatahwebdeveloper117
@abdifatahwebdeveloper117 3 жыл бұрын
manshallah walal zakariye aad buu ii dhiiri galiyay clip-kani dadka web development ku dhax jira ayaan ahay thank Ustaad
@nasromohamud6488
@nasromohamud6488 2 жыл бұрын
wll web designer iyo web develop mxy ku kla duwan yihiin coursekan digital marketing mardhweyd ban raba inaan bilaabo wadnkibana jooga mxd fikrda ah ood igu soo kordhinkara mclimin hindi ah ba dhigysa caqabd ma ku noqon karta qofka inuusan luuqda sifcn u aqoon
@udgoonahmet7372
@udgoonahmet7372 2 жыл бұрын
@@nasromohamud6488 qalbiyey Inan barto rabaa Xge ma barata
@nasromohamud6488
@nasromohamud6488 2 жыл бұрын
@@udgoonahmet7372 abyo wali ma bilaabin lcgtisa qali ah hindibana dhigysa
@saeedabdi1509
@saeedabdi1509 Жыл бұрын
ماشاءاللہ جزاك اللهُ‎
@abdisalaancaabi7810
@abdisalaancaabi7810 3 жыл бұрын
Masha Alalh waad mahadsanty wllo waxam arkay video aan sameysan oo kusaabsan Suuqa weyn ee Ali Baaba waxad kusheegty in aad heyso 15 product in aad heyso qaabka aad keenikarto.mudane plz i caawi mudane saan kuhelo barnaamiahkaas mudane
@zuzuqalbisafiyafamily3831
@zuzuqalbisafiyafamily3831 3 жыл бұрын
Isoboqda wlalaha qalbiga mnsha Allah tabarakallah
@khaaledsoomali7307
@khaaledsoomali7307 2 жыл бұрын
Wyhy
@AnaCutie-nw3cc
@AnaCutie-nw3cc Ай бұрын
Who is watching 2024🤍
@zuldaankasomalia8330
@zuldaankasomalia8330 3 жыл бұрын
Walalkeey zakariye cabdillahi cali rabi haku sharfo waadba sharfan tahee Noo soo badi casharada digital marketing ka adoo mahadsan
@munamaxamud8032
@munamaxamud8032 3 жыл бұрын
Mahadsanid wall sakariye alle kheyr haku siiyo aad baan udoonayey inaan fahmo shukran
@ifraaxaadan2365
@ifraaxaadan2365 3 жыл бұрын
Sharaf baad leedahay sakariye
@C.raxmaanKhaliif-rs2bs
@C.raxmaanKhaliif-rs2bs 9 ай бұрын
Who is watching 2023☝️
@marwodagan2271
@marwodagan2271 24 күн бұрын
Who is watching 2024
@umuafnaanfamily
@umuafnaanfamily Күн бұрын
Me
@ayaan4286
@ayaan4286 3 жыл бұрын
Mnsha allh wllhi waa muqaal aan aaad ugu baahnaah mahadsanid wll zakariye shukran
@abdirahmanabdishakuur2415
@abdirahmanabdishakuur2415 Жыл бұрын
Who is watching 2023🎉
@AbdihamidAbdilaahi-p6o
@AbdihamidAbdilaahi-p6o 24 күн бұрын
M.a szp keep going ❤
@hamdahapi8932
@hamdahapi8932 4 ай бұрын
inta 2024 ku baraarugtay arintan uu inankani inoogu yeedhayay 3 sano ka hor🤦‍♀️
@Fatima-qw8yj
@Fatima-qw8yj 3 жыл бұрын
Asc walalahyg qalig aah fadlan iso boqoda illaahay muurad kina haa nii sahalo inshallh illaahay Ramadaan nabad haa nagu waad garsiyo aamin aamin 🤲🙏
@xiyosuudi8464
@xiyosuudi8464 Жыл бұрын
Who is watching 2023❤🤚
@Samawadechannel
@Samawadechannel 3 жыл бұрын
Masha allah Mahadsanid wll guuleyso
@Xamsekobra
@Xamsekobra 3 жыл бұрын
thanks sxb too same muuqaaale kale oo digital marketing ka ah
@bahiirbashion3008
@bahiirbashion3008 3 жыл бұрын
Masha Allah my teacher thanks
@xasanoday9203
@xasanoday9203 3 жыл бұрын
Maansha Allah wllky sakariye waad mahadsan tahay wax wanaagsan ayaad noo sheegtay
@hanaawanaag2326
@hanaawanaag2326 2 жыл бұрын
Hambalyo wall 100k subscribe 1milyan gaarto kuu rajeynaaa
@Bulshaawi___2020
@Bulshaawi___2020 6 күн бұрын
Inta 2025 daawan doobta wll dadaal wli wakhti kaama tagin bees and love ❤😢😊
@abdikanimohamed3885
@abdikanimohamed3885 3 жыл бұрын
Mnsha allh wall course soyinka ugu fcn manala wadaagi karta bro thnks digital mrketing ka
@hamikaab6024
@hamikaab6024 3 жыл бұрын
masha allah si wacan baad noogu shraxday waa mawduuc aan aad u daneeyo hadda research iyo barshadiisana ku jiro. insha allah inaan guul ka gaadhaan rajaynaaa
@farxiyoaraye2780
@farxiyoaraye2780 2 жыл бұрын
Sxp inte ka barataa aad baan ugu baahanhy
@ayoubyassin9030
@ayoubyassin9030 3 жыл бұрын
Wll sakariye waad mahadsan tahay alle haku barakeeyo
@MaxamedMooge-tv2vh
@MaxamedMooge-tv2vh 11 ай бұрын
Who will watch 2024😂
@aarkaTech
@aarkaTech Жыл бұрын
Who is waching 2023/6/26
@user-hu2lv1rb6w
@user-hu2lv1rb6w 3 ай бұрын
2024
@Mohair135
@Mohair135 3 жыл бұрын
Mashallah mahadsanid wll
@Mohair135
@Mohair135 3 жыл бұрын
@Ayaan Abdi wcs
@yaasiinabdi1784
@yaasiinabdi1784 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll zakariye aad ban ugu bahanhy bussnes marketing
@hamdaomar3285
@hamdaomar3285 3 жыл бұрын
Mahadsanid wllo zakariye
@zakriadenis7523
@zakriadenis7523 3 жыл бұрын
Thank you brother
@djkimovich
@djkimovich 3 жыл бұрын
Mahadsanid Zachariah
@mahattkeyaw7750
@mahattkeyaw7750 Жыл бұрын
Mahadsanid.
@fatimahassanbashle2168
@fatimahassanbashle2168 Жыл бұрын
Mahadsanid abowe
@mohamedadanali8121
@mohamedadanali8121 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll zaki
@aadanxadari6791
@aadanxadari6791 3 жыл бұрын
Maan shaa allah wllo soogali in shaa allah iyogoo faahfaahsan mahadsanid
@abdullahiwadani4710
@abdullahiwadani4710 Жыл бұрын
Walaal mahadsanid adigana shaqa wacan ayaan ku Leeyahay waayo waxaa tahey qof cilmiga uu bartey walaalihiis u faaideynayo
@ahmedsiciidsoofe3233
@ahmedsiciidsoofe3233 3 жыл бұрын
Marka hore aad baad u mahadsanathay wll Sakariye Casharo kale noogasoo diyaari wll Digital marketing
@ahmedmukhtar7513
@ahmedmukhtar7513 Жыл бұрын
mahadsanid wll
@shorts-vm5mq
@shorts-vm5mq Жыл бұрын
2023 STILL WATCHING
@khaalidshirwac1774
@khaalidshirwac1774 3 жыл бұрын
Ustaad sakariye abdilaahi ali ilahay haku xifdiyo wll qali
@asiaayman6744
@asiaayman6744 3 жыл бұрын
Thanks brother
@abdijibarhersi2859
@abdijibarhersi2859 8 ай бұрын
I am know watching in 2023😊
@amiraturkish9307
@amiraturkish9307 3 жыл бұрын
Jasaakallah khair wll
@abdifatah_jm
@abdifatah_jm 3 жыл бұрын
Mahdsanid saaxiib
@fathiapdirzak1898
@fathiapdirzak1898 9 ай бұрын
Mahadsanid boowe❤
@Nomadlivenow
@Nomadlivenow 2 жыл бұрын
THANK YOU😊
@Bullale6
@Bullale6 6 ай бұрын
Asc ustaad! waxaad si waafi ah noogu sharaxday wuxuu yahay digital marketing-ku, balse waxaan jeclaan lahaa qaabka looga shaqayn karo in aad mawduuc nagula wadaagtid. mahadsanid.
@ayajama84
@ayajama84 4 ай бұрын
digital marketing seo social media marketing email marketing affiliate marketing
@cabdinaasirbootaan
@cabdinaasirbootaan 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaal
@cabdiwalimualim1086
@cabdiwalimualim1086 11 ай бұрын
Yaa daawanayo 2023 👋
@user-wv8yo1fj9y
@user-wv8yo1fj9y 10 ай бұрын
Anaga😂
@siyooooor
@siyooooor Жыл бұрын
Who is watching 2023 😊❤
@HALBEEGTRADE
@HALBEEGTRADE Жыл бұрын
Well done Masuul
@supersomfilms4744
@supersomfilms4744 Жыл бұрын
Who is watching 2023 ❤🎉
@amiinmohamed3310
@amiinmohamed3310 3 жыл бұрын
Masha allah walaal zakariye horey
@abdurrahmanguure1312
@abdurrahmanguure1312 2 жыл бұрын
wan kaga mahadcelinaya sxb sida wcn ee aad noola wadaagtay arintan muhiimka ee calamka cusub aadka looga isticmaalo ''Digital marketing''. Wxn codsanaya inad nala wadaagto (digital marketing tools & best software loo isticmalo). wll Mr. Zakariye Mahadsanid.
@AM-ry3je
@AM-ry3je 3 жыл бұрын
Allah hakaa abaal mariyo wll Zakaria
@baaltongaming9619
@baaltongaming9619 Жыл бұрын
Who is watching 2023🥰
@Ednaabdirisak
@Ednaabdirisak Жыл бұрын
Who is watching 2023😍
@aishaabdirahmanmaow8596
@aishaabdirahmanmaow8596 9 ай бұрын
Who is watching 2023 oct❤
@Mohametcadaani
@Mohametcadaani 3 жыл бұрын
Walaal Designka iyo websiteskaba waan isku wacanahay markaa waxaa iga dhiman editingka vedioska kaasna waan soo buuxinayaa incha allaH Coursekan Digital marketingka oo Somali ku baxaya halkeen ka helayaa walaal
@mustafabdiqaadir7927
@mustafabdiqaadir7927 2 жыл бұрын
Zxp waxa ka heli kartaa Hurbad institute of language wuxuu kugu baraa afsoomali youtube ka fiiri websitekodana waxa la dhaha hurbad.com
@goleyins..9393
@goleyins..9393 3 жыл бұрын
Walal aad bad u mahadsantahy waxan cdsanlaha ina muqalkale oo digital marketing kusabsan noo samesid.
@abdishukriibrahimguhad4168
@abdishukriibrahimguhad4168 3 жыл бұрын
Msha allah pro howshu ha socoto wan kugu xirana mas'uul👌
@DreamJocker
@DreamJocker 3 ай бұрын
Dadka hadda daawanaya 2024
@suldaancmr6903
@suldaancmr6903 10 ай бұрын
Who is wactching 2023
@fardowsamahamed1477
@fardowsamahamed1477 7 ай бұрын
Still 30 Dec 2023❤
@abdallehassan55
@abdallehassan55 2 жыл бұрын
Masha allah ad bad u mahadsan tahay wll
@NajmoAbdullahi-tl2gw
@NajmoAbdullahi-tl2gw 25 күн бұрын
Who’s watching 2024
@issegelle9293
@issegelle9293 3 жыл бұрын
Macalin noso badi digitila marketing casharada ku sabsan wad mahadsanthy 🙏🙏
@Fatxiya__12
@Fatxiya__12 4 ай бұрын
2024 I'm watching this video I think I need to earn money 😅
@iprahimmadiin736
@iprahimmadiin736 3 жыл бұрын
Aad iyo aad waa u baahanahay ee noo soo badi
@user-sb4ni5rc2c
@user-sb4ni5rc2c 7 ай бұрын
Who is watching 2024❤❤
@bezaanimedia4416
@bezaanimedia4416 Жыл бұрын
Who is watching 2023👋
@saedesse6408
@saedesse6408 3 жыл бұрын
mahadsanid wll waxbadan ayaan kaa faaiiday
Waa Maxay Digital Marketing iyo Sida loo Bilaabo
12:53
Gelle Bashir
Рет қаралды 30 М.
Sidee Loo Bilaa Digital Marketing Agency (Fursad Ganacsi)
8:40
Gelle Bashir
Рет қаралды 10 М.
Kids' Guide to Fire Safety: Essential Lessons #shorts
00:34
Fabiosa Animated
Рет қаралды 12 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 127 МЛН
UNO!
00:18
БРУНО
Рет қаралды 4,4 МЛН
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 37 МЛН
Sidee Ganacsi Loo Bilaabaa?
18:47
Warsame Bade
Рет қаралды 28 М.
Sidee Ayaa Loo Sameeyaa Digital Marketing?
10:39
Warsame Bade
Рет қаралды 22 М.
How to Start Selling Digital Products (STEP BY STEP) FREE COURSE
28:32
Baddie In Business
Рет қаралды 731 М.
Hurbad Hardtalk - Sidee Loo Bartaa Digital Marketing Course
22:44
Hurbad Institute of Technology
Рет қаралды 13 М.
HALKAN AYAY LACAGTU KUJIRTAA!  Best Somali Investment
9:14
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 93 М.
SIDEE ALIBABA WAX LOOGA GATAA |  SUUQA ALIBABA QAABKUU U SHAQEEYO
24:47
Affiliate marketing af soomaali | Mahdi miad
8:21
Mahdi Miad
Рет қаралды 18 М.
7 Xirfadaha Ugu Lacagta Badan 2024
13:58
Warsame Bade
Рет қаралды 130 М.
TAAJIR KU NOQO GANACSIGA TALO IYO TUSAALE  SH AXMED NUUR JIMCAALE | BUSINESS ADVICE
37:17
Kids' Guide to Fire Safety: Essential Lessons #shorts
00:34
Fabiosa Animated
Рет қаралды 12 МЛН