waa maxay Erayga waaq, Hido iyo Dhaqan

  Рет қаралды 6,998

DAAWAD MEDIA

DAAWAD MEDIA

4 жыл бұрын

Subscribe

Пікірлер: 78
@derejeteklu8211
@derejeteklu8211 Жыл бұрын
We the cushitte nation must restore our Waqqa traditions and preserve it
@ZackX
@ZackX Жыл бұрын
💯 also disassociate with arabisation 🤦🏾‍♂️
@freesomaliminds8391
@freesomaliminds8391 Жыл бұрын
I'm glad to read this!! And I absolutely agree with you both!!
@abdiazeezmohamed8020
@abdiazeezmohamed8020 Жыл бұрын
Well waaq is Allah subhanahu watacaalaa
@sagalali5733
@sagalali5733 Жыл бұрын
Waaq =ALLAH ALMIGHTY ey somali were muslim even before mohamed waaqism was religion sent by WAAQ= which ALLAH to the cush-nation included somalis so dont get it twisted here
@abdiazeezmohamed8020
@abdiazeezmohamed8020 Жыл бұрын
@@sagalali5733 yep Mohamed salallahubalayhiwasalam,
@MohamadAli-cf5do
@MohamadAli-cf5do Жыл бұрын
Dhammaan magacyadaa uu sheegay waa afsoomaali sax ah macnahoodana la garanayo. Odaygu haddii aanu garanayn yaanu soomaalinimada u diidin
@abdikadirJamaame
@abdikadirJamaame 2 жыл бұрын
Dhagdhaagta , Wagar Waaye , Wagar Siiye , Irramage dhamaan waa Biyamaal
@feisalhaji9148
@feisalhaji9148 6 ай бұрын
Ceel waaq City in North Eastern Kenya.
@ibraahim.abdulle
@ibraahim.abdulle 11 ай бұрын
mareexan ,ree xasan,waqmaash
@user-dq3ts2vr3i
@user-dq3ts2vr3i 11 ай бұрын
Cidwaaq Wuqujire Sacad
@safiamohamed1631
@safiamohamed1631 10 ай бұрын
Waabmaqli jiray waaq waynow
@hassanqassim624
@hassanqassim624 7 ай бұрын
Carabnimada xaga qabiilka iyo diiinta islaamku iskuma xidhno carab wax isir ah oo aynu wadaagno ma jirto
@user-ne8dz4dd7j
@user-ne8dz4dd7j 10 ай бұрын
Fadlan haddii aad awooddo iga caawi meel aan kala xidhiidho ninkan odayga ah ee wareysiga bixinnaaya.
@ibraahim.abdulle
@ibraahim.abdulle 11 ай бұрын
waqmaash, mareexan
@adamhirqal2983
@adamhirqal2983 10 ай бұрын
Erayo kacaan ma aha. Boqor Osman waa dhawaan imad oo 350 sano.
@musaibnnuseir8313
@musaibnnuseir8313 Жыл бұрын
Waaq" is a characteristical name for Allah such as 'Eebbe' (Exalted is He) which means "protector". And it comes from Arabic and is also in the holy Quran = "وَمَالَهُمْ مِنَ الله مِنْ وَاق" which means "and there's no protector for them (Kaffirs and hypocrits!) from Allah"
@hassanqassim624
@hassanqassim624 7 ай бұрын
Carabnimada ayaynu iska jecel nahay tariikhda been ayaynu ka sheegaynaaye hadii aanad dhul marin daayo leh
@hassanqassim624
@hassanqassim624 7 ай бұрын
Qabiilada somalida dir,darood,hawiye dhamaantood qabiilkasta ama ha ku yaraadan ama ha kukala badnaadane dadka oromada,canfarta sidamaha soho etc waxay sheeganayan beelaha somalida oo dhan
@nuuraladan9851
@nuuraladan9851 Жыл бұрын
Odagaan aqoon maleh waaq waa eBay somali ah oromadyna xiriir waa jiray oo afku waa kushitik
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
calowla kudarso balse magacyadaasi waxa la bixijiray somalida woqooyi ee magac yadii koonruta iyo galbeedka soo qora
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
Tagaal waaq ku darso
@musaibnnuseir8313
@musaibnnuseir8313 Жыл бұрын
"Waaq" wa magacuyaal Allah (asaga kafog wixi aan uqalmin odhan) micnaheedu yahay "difaace/ilaaliye". Waana eray carabi ah oo quranka kuso arooray. Sida = "--- وَمَالَهُمْ مِنَ الله مِنْ --- وَاْق" oo micnahedu yahay "cid ka celinaysa Allah majirto"
@husseencagta7448
@husseencagta7448 Жыл бұрын
waaq waxad ku tilmantay in uu carabi yahay sxb..afka carabiga iyo diinta islamka waaq aya ka horeeyey Cushitics
@AnasCadir7467
@AnasCadir7467 11 ай бұрын
​@@husseencagta7448erayga waaq aad kahadleyso diinta islaamka kamuu horeynin
@ahmedaliali5066
@ahmedaliali5066 7 ай бұрын
War waaq
@husseencagta7448
@husseencagta7448 Жыл бұрын
ERAYGA WAAQ WA SANAM AY CAABUDI JIREEN DADKA LA ISKU YIRAA KUSHITIK EE BARIGA AFRICA DAGA WAXAUYNA AHEYD DIIN AY HEYSTEEN DADKAAS. NABI CIISE 1600 SANO KA HOR
@qalbihodon721
@qalbihodon721 Жыл бұрын
Sanab ma ahayn Ilaah samada jooguu ahaa!. Ilmaha marka dhashaan 40 tanka kadib waa loo Waqlaali jiray debada la geeya ilaa hada dad baa sameeyo. Ilmaha kor baa loo qaadaa waa la gardaadiyaa. Kan carabku keeney kama liidan Waaq. Waxan haysano dhulka iyo waxwalbo waagi Waaq baan helnay.
@qalbihodon721
@qalbihodon721 Жыл бұрын
Waaq Laal = Waaq baa la tusay loo laalay!. Ilmaha marka loo waqlaalo!. Wanqal bay ubedeleen!.
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
dee dadka magacyadaa sitaa waa oromo waalays weydaartay oo soomaalidii baa Oromo noqotay Oramadiina soomaali bay noqdeen,
@lovetoeat3012
@lovetoeat3012 Жыл бұрын
😹😹😹
@ismailh6518
@ismailh6518 2 жыл бұрын
Wax jini buu sheegi we only worship allah waxa kale waa qashin eesh waaq.
@najkavlado5698
@najkavlado5698 Жыл бұрын
Qof aan aqoon taariikhdisa ama ka tagay wa qof qaawan carabtad diintooda haysatid xitee islamka kahor waxey caabudayan kama eysam tagin
@ismailh6518
@ismailh6518 Жыл бұрын
Waaq waa waxaad hada abuurteen ,waaq waa oromo dhaqankeed inagu waligeyn alle baan oran jirney waaqna waa ceel ama tuulo for us marka diinta Islam waa diinta kaliya xaqa ah alle na aqbali waxba qoof lunsan hadaba galin qof weyn baad tahayee , alle miyaad hada na bari magacan xitaa alle asma'u wasifaadkiisa kama mid aha who are you going to mislead miskin. Diinta islamkana waa universal religion carabi malahane caaqnimada igala tag. Yes waad ka tageysaa dhaqankada haduu alle kheyr inuu cabudo ama alle ugu yeero waayo waa shirki.
@najkavlado5698
@najkavlado5698 Жыл бұрын
@@ismailh6518 nacasnimadi oo qof ah Dhaqanka Somaligey meel walba kaga muuqataa sidee loo abuuray mida kale maxaad sooyaalka Somalida uga carareysa umad aan sooyaal laheyn dunidaan ma jirto cid walbana waa ku faanta sooyaalkeda
@ismailh6518
@ismailh6518 Жыл бұрын
@@najkavlado5698 nacasnimo aday ka muuqata magacada ka cararey gaal jecel awguu caqligaa gumeystaha kaa handaraabey ka soo ilbax Anigu waxaan islaam aheyn agteeyda waxba kama ahanee.
@najkavlado5698
@najkavlado5698 Жыл бұрын
@@ismailh6518 Ismail ma magac Somali ahaa!! mise waaba ka dhacsantahay waaqica qof aan sooyaal laheyn waa qof qaawan kulama yabayo inad sidaa u hadasho oo aad inkirto waxaan aheyn islamka kahor waa lagu gaarsiyay heerka
@musaibnnuseir8313
@musaibnnuseir8313 Жыл бұрын
"Waaq" wa magacuyaal Allah (asaga kafog wixi aan uqalmin odhan) micnaheedu yahay "difaace/ilaaliye". Waana eray carabi ah oo quranka kuso arooray. Sida = "وَمَالَهُمْ مِنَ الله مِنْ وَاْق" oo micnahedu yahay "cid ka celinaysa Allah majirto" "Waaq" is a characteristical name for Allah such as 'Eebbe' (Exalted is He) which means "protector". And its comes from Arabic and is also i the holy Quran = "وَمَالَهُمْ مِنَ الله مِنْ وَاق" which means "and there's no protector for them (Kaffirs and hypocrits!) from Allah".
@nurabaroot5161
@nurabaroot5161 Жыл бұрын
Walaal af somaliga ayuu ka imaaday. Waaq af carabida inuu ka horeeyey ayaa la cadeeyey. Hadaad Egyptology aad fiirisid waa markhaati madoon.
@mohbulshaawi597
@mohbulshaawi597 Жыл бұрын
Hadaanad ogayn aan kuu sheego afka soomaliga ahi waa ka horeeyay afka carabiga carabida 3000 oo sano ayuu tirsadaa halka soomaligu tirsado 9000 oo sano maaha waxan iska leeyay ee aqoontada balaadhi afkaagana baro Waxan saa kuu leeyahay afka carabidu waxa uu ka tirsanyahay afafka la isku dhaho saamiga(semitic) afka soomaliga ahina waa xaamk(hamitic) gaar ahaan kooshin(cushitic) markii la baadhay waxa la ogaaday in afka hamiticga ahi gar ahaan cushitic ga uu ka facweyn yahay afafka semiticga ah waxa jira taarikho badan oo yuhuudu aastay oo ku saabsan dadka iyo afafka cushiticga
@ahmedaliali5066
@ahmedaliali5066 Жыл бұрын
Aniga abtirsimadeyda odayga 16 aad Magacisu Waa warqaaq aun
@hassanqassim624
@hassanqassim624 7 ай бұрын
​@@ahmedaliali5066 Sxb somlida tariikhda been ayay ka sheegtaa carab jacayl owgeed diinta islamka iyo carabnimada ayaa iskaga qaldan
@ahmedaliali5066
@ahmedaliali5066 7 ай бұрын
@hassanqassim624 Taasi been ma'ahan inkasta oo uu kadhashay Nabi Muxamed NNKH Hadana markii laga soo taggo diinta islaamka aadbey ujecelyihin in abtirsigoodu meel uun uu carab kanoqdo, Balse anigu maba aamisani wax aan Diinta islaamka aheyn inay naga dhaxeyso carabta.
@sagalali5733
@sagalali5733 Жыл бұрын
Adeygani waar waaq waa "EEBE" ALLAH somalidu muslim beey ahayen before Mohamed pbuh bidewaaq=abdi adoonki ALLAH somali waaq beey hesten oroomo maale waaq dadki asaal ahan diinta-WAAQ losodiirey Somali beey ahyen
TazTalks Mental Health With... Tanni Grey-Thompson
32:28
Taz Thornton
Рет қаралды 306
마시멜로우로 체감되는 요즘 물가
00:20
진영민yeongmin
Рет қаралды 31 МЛН
Little girl's dream of a giant teddy bear is about to come true #shorts
00:32
Fabiosa Animated
Рет қаралды 4,1 МЛН
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 37 МЛН
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 73 МЛН
DHAQANKA CIISAHA
19:10
NUGAAL-GODAN
Рет қаралды 56 М.
Waa maxay hide iyo dhaqan?
4:03
nalkanet
Рет қаралды 2,2 М.
NEBI SULEYMAN CS RAADKIISI SOMALIA
5:54
Abi Shuceyb
Рет қаралды 7 М.
Taariikhda Waaq Dhoobeey ( Waamo )
47:39
Gollaha Carro Edeg
Рет қаралды 6 М.
Gaariye iyo dhaqankii hore e somalida
10:03
mustaphe abdilahi
Рет қаралды 7 М.
WAR DEG DEG FALANQAYTA 23 July 2024
16:54
SHANTA TV
Рет қаралды 2,3 М.
Which religion did Somalis practice before the arrival of Islam
2:55
Fassah Speaks TV
Рет қаралды 11 М.
ISIR RAACA SOOMAALIGA 24 06 2012 Qabaailada Soomaalida
46:28
Somali Channel TV
Рет қаралды 183 М.
마시멜로우로 체감되는 요즘 물가
00:20
진영민yeongmin
Рет қаралды 31 МЛН