Waa maxay sababta Maraykanku had iyo jeer ay difaacaan Isreal?.

  Рет қаралды 31,649

SOMALI AMERICAN TV

SOMALI AMERICAN TV

Ай бұрын

Waa maxay sababta Maraykanku had iyo jeer ay difaacaan Isreal?.

Пікірлер: 46
@fatimanour9793
@fatimanour9793 Ай бұрын
Sababta Kiristanka Udaafacaan wa Holly Cityja juhuurasalam
@Jibriil571
@Jibriil571 Ай бұрын
Inyar baa u hadhay in yuhuud la gabo gabeeyo
@user-hn1rr8pt6y
@user-hn1rr8pt6y Ай бұрын
UK MPs siiba Xisbiga conservative iyo warbaahiintu Yuhuud u badan
@adonallah
@adonallah Ай бұрын
Wa injiiliyiin wa arin dimeed waa sida u sheegay ninkaan waana wana ingiris mareykanka Canada usTareliya iyo xgaa ay duufsaden lkn rush Talyaani EThobia girig waa kaduwanyihiin
@amalaare6840
@amalaare6840 Ай бұрын
Cali waan ku faraxsanahsy inaad wax naga maqan noo soo gudbiso
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 Ай бұрын
Allaahuma Baarik wllken Ali Harare 🌿
@abdiazizmohed6981
@abdiazizmohed6981 Ай бұрын
Waxyaabaha Quraafaadka ah, kana mid ah in Yahuuda la weyneeyo, waa wax Yuhuuda lafteedu ay ku qoratay Kutubada ay hadda haystaan oo ay waxyaabo baddan ay ka beddeshay
@user-ce1vg7kp2l
@user-ce1vg7kp2l Ай бұрын
Ali harare❤❤❤❤❤❤❤
@abdiazizwarsame3371
@abdiazizwarsame3371 Ай бұрын
Qabiirnimo xaal Ha qaadato muqayaliinta magacyo ayeey iskula baxaan .
@alfagrtrading-tg9oc
@alfagrtrading-tg9oc Ай бұрын
Wali Mr biixi xaqiiqada ma uu hayo lakiin waa nin akhriyay bugaagta ay qoreen lakiin dhabta waa masaalix business
@suadfarah5701
@suadfarah5701 Ай бұрын
Ninkan xqiiduu ka hadlay.
@ahmedsabban8990
@ahmedsabban8990 Ай бұрын
Walalaha Somaliyeedow 80% dadka gaaladu Diin kuma dhaqmaan mana ixtiraamaan sidaas darteed ayey baryahan dambe gaaladu aad usoo galaan Diinta Islaamka. Yuhuuduna 250 sano ayey galaada been xaga diinta usheegayeen markey ogaadeen iney cawaan bilaa diina yihiin
@user-ek1xh5bi2l
@user-ek1xh5bi2l Ай бұрын
taa anigaa kuu sheegi caliyaw arintaas waxana weeyi ilaaheybaa sheegey wuxuna yuhuudi xaqa wey garanyaan weynadiideen nasaarana waa baadi waa kuwo wax magarato ah markaas taas ayey yuhuudi ka faa.iideysatey
@DahaboFariddjama-xv1zk
@DahaboFariddjama-xv1zk Ай бұрын
Walale Ali yoo wahad imaanesay federalka soomaliya mahou ki salesanyahe xaagueba kaa soo dheden ma ka marekanka ma ithopia mise ka germaka mise suizerland mise oudanbenti kani nigeria?
@yonismuse7727
@yonismuse7727 Ай бұрын
suxufiya soomaaliyeed cali xarere waxaa naga tahariibay wallky oo kamid ahaa dadkii dunuusiya ka raacay doonta una socday tal yaaniyga tariikhdu marakay ahad 07/Apr/2024 oon lanahay dhimasho iyo nolol balsoo raadiy wll
@owsedguresuul8794
@owsedguresuul8794 Ай бұрын
Asc cli xaraare
@adonallah
@adonallah Ай бұрын
Waa waraysigii iigu quruxda badneyd ee an Cali xaraare sameyo calow ninkaan so cel celi
@bachirmohamedbarud327
@bachirmohamedbarud327 Ай бұрын
Sababta ay maraykanki si in dhalaana ugu taageeraan maraykanku israail... Waa sabab laxishisha caqiido iyo iiman.. Marka halataabine danigiina racda..
@user-sp5qt1jk1v
@user-sp5qt1jk1v Ай бұрын
Israel reer geelbedka iya qu abuurey barika dexee madaama ey usurnimada fooq ey yihiine
@tormundgaint1022
@tormundgaint1022 Ай бұрын
Af Somaliga sifiican uqor wll..
@waryaaofficialchannel3323
@waryaaofficialchannel3323 Ай бұрын
Wax buu ilooway o ah shirkadaha aduunka ugu waa weeyn usa aduunka loo ganacsi geeyo ayaga iska leh maamula kuwa wax soosaro amma tv yada amma news ka ayaga leh maamula shirkadaha kalena aduunka sheerka ugu weeyn beey ka gataan sideey umaamulaan waxeey necebyihiin looga xanibo aad awood dadkale u yeelan ayago caan usa iska dhigaya dadkana hadhow dib ka ogadaan ineey yahuud ahayeen waxna marka lagama qaban karo usa na inta waxeey ugu goodiyaan hadaa yahuuda lasafan weeydo shirkadaheena aduunka kala geeysaneeyna usa meel lagu kala cararo beey noqoneeysa sas beey marka marwalbo ugu hiiliyaan
@SadiqAli-pb3zs
@SadiqAli-pb3zs Ай бұрын
Salan sare cali xaraarr
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 Ай бұрын
Mahadsant walaalkey cali xarare ❤❤❤❤❤
@user-hn1rr8pt6y
@user-hn1rr8pt6y Ай бұрын
hubaal Isarel ama Yuhuuda Saudi Arabia iyo Egypt ayaa Ka xun cadow Islamka ah Caraab Cid kasta u jebiyey u Yuhuud Iran ayaa dacaadnimo hiil Muslim xambaarsan.. Balse Somali Dhegow ma leh Arabnimo laggu gumeysto laggu saliiday..
@yonismuse7727
@yonismuse7727 Ай бұрын
magaca maxamuud xaji muuse faarax aniyga yunis xaji muuse faarax ah
@tasfayehomerchigma1822
@tasfayehomerchigma1822 Ай бұрын
Waa isku diin
@ReerAliVlogs
@ReerAliVlogs Ай бұрын
Asking very good questions but this guy in London doesn’t know anything.
@munahussein9687
@munahussein9687 Ай бұрын
Israel wa America Americana wa Israel wa sas xalada
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 Ай бұрын
Israil waxaa loogu beeray bariga dhexe in lagu xuuxiyo dawladaha carabta ee shiidaalka leh maraykanku1945 ayuu sacuudiga ka saxiixday shiidaalka si uu mar kasta u baado sacuudiga ayaana israiil 1948 loogu beeray dhulkaas diintu waa arinta lagu soo jiitay shacabka yuhuuda in ay yimaadaan israaiil...diinta masiixigu iskuma raacsana israaiil catholics waxay aaminsan yihiin in yuhuudu dishay ciise....
@awalewais9295
@awalewais9295 Ай бұрын
Waan idin salaamay, waxaan rabaa inaan waxyar toosiya hadalka odaygan somaliyeed yiri ee ahaa Christian-ka yuhuuda la aantood jano ineyan tageyn bey aaminsanyihiin, waxaan leeyahay sidaas maaha, Fadlan aqriya wax badan, ‭GALATIYA 3:27-28 SOM08‬ [27] In alla intiinna lagu baabtiisay Masiix, waxaad huwateen Masiix. [28] Ma jiro Yuhuud ama Gariig, ma jiro addoon ama xor, ma jiro lab ama dhaddig, waayo, kulligiin mid baad ku wada tihiin Ciise Masiix.
@owsedguresuul8794
@owsedguresuul8794 Ай бұрын
Waan fahmey ,markaas buugaas yuhuudaa U qortay crishtaanka si ay U difaacaan
@awalewais9295
@awalewais9295 Ай бұрын
@@owsedguresuul8794 uma Ayan qorin yuhuud ama reer banii Israel, waa kitaabka quduuska ah oo ah Ereyga Ilaah, ilaah hadalkiisa cidna ma badali karto runtii,
@awalewais9295
@awalewais9295 Ай бұрын
Run maaha hadalka odayga badankiis
@user-sp5qt1jk1v
@user-sp5qt1jk1v Ай бұрын
Dadka yuhuuda wuxuu hitler u uleynicey u wuu xasuuqiey waa usuriyine iyo islaweyniss ey dadqaqaley waxba u macarqane
@abdulkadirdirie6146
@abdulkadirdirie6146 Ай бұрын
My God protected Israel ❤❤❤
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe Ай бұрын
ALLAH PROMISED YUHUUD CONTINUATIONS OF PUNISHMENT
@osmanhajiabdi5899
@osmanhajiabdi5899 Ай бұрын
Wacdii bedford e ingiriis lagu dhex qarteyn ingiriis yuhuud iyo mareykan. 1946---1948. Xilligaas oo ingiriis balan qaadey inu dhulka reer falastiiin geyn doono yuhuuda,?? Laakiin ya ku ilaalin doono xilligaas yuu ingiriis ku khiyaameeyey saas ku yiri mareykan dawladda mareykanka ku weydineynaya kadibna Bibles yey yuhuud ubedaleyn say doonaan? Ingiriiskii ya Xitta ku xawiley dalka mareykanka ileyn wa dhul weyn oy ku dgex dhuiman ogobol dhan oo Ameerika yet degsn yihiin Ameerika?? Waaba Aminsan yihiin iney gaallo kirishtanka odhami barokeystaan yuhuudaas.Xilligaas jermalku lagu laayey kadib ayey yuhuudi bedashey kitaankii Rasmi ahaa 1945 wixii ka danbeeyey bedaleyn? Waa ingiriiis boqorkii james four. 4 yuu Aha ninkii bedaley bibleka kirishtaanka ooo protestant ka yeelayn?? Waa Cilmasniyiiin odiin ma heystayn?? Diimo odhan ma heystaan waa tuug doin leyaal badsnkooda---- ma rabaan wax diin la yursahdo dhanba reer galbeed.
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 Ай бұрын
Ninkaan wuxu yirri waa sax marka laga reebo diinta; Ninka la yiraahdo Rothschild ninkaas sheekadiisa raadi markaas ayaad wax fahmaysaa sxb cali!
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Ай бұрын
MAREYKAN IYO GAALA OO IDIL WAA CADOW MUSLIM, DIINTODA AYA FAREYSA IN MUSLIMIINTA WEERAR KU HAYAAN.
@abdullahiomar2966
@abdullahiomar2966 Ай бұрын
Christian Protestant Wahabiya Waxa sameeyey English ka baa sameeyey Protestant Bible, New Testament Waxay aamin san yihiin yahuuda in la ilaaliyo Oo janada lagu galo Wahabiya dana sido kale 🥬
@abdiazizmohed6981
@abdiazizmohed6981 Ай бұрын
Aabe iyo Awoowe awlaadiisa naca ma jirto Difaaca Israa'iil ee Mareykanka iyo Ingiriiska waana taasoo kale iyagaana xoog ku keenay Yuhuuda Bariga dhexe, waa Sababta ay u ilaashadaana waa danahooda
@tormundgaint1022
@tormundgaint1022 Ай бұрын
Badanka madaxda US waxay haystan dhalasho Israeli ah.
@adamjumale4871
@adamjumale4871 Ай бұрын
Tolow Ali Biihi ma carab baa ??
یک نگاه - گفت‌وگو با عباس میلانی
29:46
Kaftanka Siyaasada 493 oo aad u xiisabadan
49:39
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 42 М.
Тяжелые будни жены
00:46
К-Media
Рет қаралды 5 МЛН
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 118 #shorts
00:30
어른의 힘으로만 할 수 있는 버블티 마시는법
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 7 МЛН
Weydiimo Xalqada 10-aad: Waxaa nabadda astaan u ah?
44:01
Astaan
Рет қаралды 74 М.
Ururrada Islaamigu goormay bilaabmeen.Somaliyase hadmay Soo gaadheen.?
15:58
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 1,1 М.
RUWAAYAD MIYAA DAGAALKA ISRAA'IL & IRAAN? Xogta Daahsoon
1:04:22
Xogmaal Media
Рет қаралды 299 М.
WAREYSI GAAR AH BILAN OSMAN | 'XIRIIRKA LABADA SANO' SHOCKING
37:25
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 190 М.