WAA TUMA GABADHA SIDA XIRFADDA LEH U KASHIFTAY SIRTA ISRAEL?

  Рет қаралды 91,515

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

26 күн бұрын

#subscribe
CREDIT: OxfordUnion
⚠️⚠️ Disclaimer ⚠️⚠️ I do my best to give credit to the NEWS AGENCY | creators | artist in both the video and a description box of every reaction I do. But because I do not own the rights to any video I react to. If there is a copyright issue or If I have reacted to A video of yours and you would like me to take it down please feel free to reach out to me through email Britsomltd@gmail.com and we sort everything out. Thank you. TEAM BRIT SOMALI TV.
NATO to back Ukraine as Biden faces growing pressure
Ukraine on Thursday urged NATO to lift restrictions on use of long-range weapons against targets in Russia, saying it would be "game-changer" in its war with Moscow, while China slammed NATO criticism of its support for Russia as biased and malicious.
NATO members issued a declaration in support of Ukraine at a summit in Washington on Wednesday, promising additional aid and pledging to support its "irreversible path" to NATO membership. NATO leaders will hold a two-hour session with Ukrainian President Volodymyr Zelenskiy on Thursday afternoon.
Helicopter carrying Iran's president suffers a 'hard landing,' state TV says without further details
A helicopter carrying Iranian President Ebrahim Raisi suffered a "hard landing" on Sunday, Iranian state television reported, without immediately elaborating.
According to Tehran Times, Iran's Foreign Minister Hossein Amirabdollahian was also present in the helicopter.
Raisi was traveling in Iran's East Azerbaijan province. State TV described the area of the incident happening as being near Jolfa, a city on the border with the nation of Azerbaijan, some 375 miles northwest of the Iranian capital, Tehran.
US does not support major Rafah ground operation: Blinken
US Secretary of State Antony Blinken spoke with Egyptian Foreign Minister Sameh Shoukry, reaffirming that Washington does not support a major military ground operation by Israel in Rafah, the State Department has said.
Earlier we reported that Shoukry told his counterpart that continued Israeli military operations in Gaza, and especially in Rafah, near the Strip’s border with Egypt, have “grave security risks”.
Report: CIA chief heads to 'emergency' meeting in Doha as cease-fire talks 'near to collapse'
An official briefed on negotiations between Israel and Hamas says CIA Chief Bill Burns is traveling to Qatar's capital for an emergency meeting with the country's prime minister, as talks "near to collapse."
US faculty speak up and stand alongside student Gaza protesters
With pro-Palestine students arrested and campus protests broken up, educators are increasingly rallying in support . www.theguardian.com/us-news/2...
DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
Israel says it is studying Hamas response to possible deal
The Israeli government has issued its first official remarks on Hamas’s response to a possible truce deal, stating that the group’s comments are being studied by all parties involved in the mediation process, but offering few details.
“Hamas’s reply has been conveyed by the Qatari mediator to the Mossad. Its details are being thoroughly evaluated by the officials involved in the negotiations,” a statement from Israel’s foreign intelligence agency, the Mossad, said on Tuesday, per the office of the prime minister.
US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
www.timesofisrael.com/us-isra...

Пікірлер: 161
@saeedwarsame2081
@saeedwarsame2081 24 күн бұрын
This is a great beneficial piece of true, just evidence from a knowledgeable person. Thank you, Abdihafid! Please keep up your awesome work!
@Xalimo421
@Xalimo421 24 күн бұрын
Cadowga qarsoon iyo Kan muuqdoba Ilaahey awooda ha ka qaado.Aamiin.Intii dhiban oo la dulmiyayna Ilaahey ciilka iyo Culeyska Alle ha ka qaado oo Farxad ha ugu badalo dhibaatada heysato.
@mawadomacalin3774
@mawadomacalin3774 24 күн бұрын
AAMIIN AAMIIN AAMIIN ILAAHEY BAA AWOOD LEH EE HA UGARGAARO🙌🙌🙌🙌
@zeinabumu.hamza.1233
@zeinabumu.hamza.1233 24 күн бұрын
Amiiiin
@samiraali769
@samiraali769 24 күн бұрын
@@Xalimo421 gardening g
@farhiyohashi236
@farhiyohashi236 21 күн бұрын
Amiin yaa raxman
@user-mg4qu9pb1n
@user-mg4qu9pb1n 24 күн бұрын
Allahayow guul degdeg ah sii reer Falastiin jihaadka way ku samreene. Aamiin Aamiin Aamiin. Yaa Allaah.
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 24 күн бұрын
Allah hu Akabar guul Falastin degdeg Insha Allah
@user-xk4oe6tx5o
@user-xk4oe6tx5o 24 күн бұрын
Ale ha guuleeyo falastiin
@KeeynaanWarsame
@KeeynaanWarsame 24 күн бұрын
Falastiin aan u duceeyno wll yaal❤❤❤❤❤
@omargaras3832
@omargaras3832 24 күн бұрын
maashaa alahaa cabdixafid waan rabnaa barnamishad oo kale waxa naga qarsoon soobadi alahaa ku barakeeyo aakhiro iyo aduuba aamiin
@IbrahimAli-gh6wn
@IbrahimAli-gh6wn 24 күн бұрын
Allahu akbar mar uun baa xaqu soo daahirayaa bal arag gabadhan juushka ah sida ay waxa jira u cadeysay, thanks c/fiid
@seed3966
@seed3966 24 күн бұрын
Asc ilaahoow hanuuni adaa waaxideee oo falastiin u gargaar yaa allaah Aamiin🤲🤲🤲
@fartun9503
@fartun9503 23 күн бұрын
Thanks Brother Haye insha Allah ❤
@Ahmed_ali2024
@Ahmed_ali2024 24 күн бұрын
GAbadha runta ayay kahadashay waa bini aadam
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 24 күн бұрын
Wa Fadliminallaah thank U Brtsv xaqu ma qarsomimayo cid iftimisana Alle SWT ba u so diri Alhamdulillaah Nicmatu Islam wakafaabihaa calaa Kulu Nicma 🌷
@heerqaran580
@heerqaran580 24 күн бұрын
Waa ku mahadsantahay wararka muhiimkaa ee waxtarka nooleeh ee wsrbaahinta reer galbeedka qariyeen aad noo soo saarto thnks
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 24 күн бұрын
ALLAAH .S.W. WAA WAXWALBO AWOODE GABADHAA AYUU AFKEEDA RUNTA IYO XAQA KASOO DAADINAYAA MARKII AAY QARIYEEN MADAXDII DALKEEDA IYO MREYKAN IYO INGIRIIS ALLAAH SUBXANAH WATACAALAA XAQA MARNE WUU SOO DADAJIYAA MARNE WUU DAAHIYAA BALSE MARNABA MA BAAJIYO ULAJEEDADU WAA INUU ALLAAH SW . FASHALINAYO KUWA ISKU BAHEEYSTAY DULMIGA REER FALASTIIN WAA ALXAMDU LILLAAH REER GALBEEDKA WAXA LOOGU SHEEKEYO IYO QUFKII KUNOOLAA NA ARKAYEY WAXA KA SOCDO FALASTIIN IYO KUWA KU DUULAY DULMI IN EEY YIHIIN WEEY KU MHAD SANTAHAY GABADHAA IN RUNTA LASOO HAAJIRTO NA QARXISO RUNTA CIDNA UGU BAQIN ❤❤❤❤❤❤❤
@MohamedJawahiri-un2do
@MohamedJawahiri-un2do 23 күн бұрын
Thank wariye difaac xaqa iyo dadkaga islamka
@ismailmohammed2968
@ismailmohammed2968 24 күн бұрын
Asc wll c/xafidh ad abad u mahdsn tahy ee waxan ka codsnena qeybta 2ad & su,alaha la weydinayo inad noso daysid ee tankale tarjumidadana masha alaahافسح الله لسانك اخي العزيز
@MohamedAhmed-il2bx
@MohamedAhmed-il2bx 24 күн бұрын
ALLA'AHAYOW falastininta ugargaar yaa ALLA'AH.
@sunari8818
@sunari8818 19 күн бұрын
Inta xaqa ku hadleysa sida gabadhan allaha soo hadeeyo, falastina guusha allaha siiyo wey sabreen nasri allaha u keeno cadowka isku biirsadayana allaha jabiyo allahuma aamii .
@CabdirashiidmuuseMacalin
@CabdirashiidmuuseMacalin 8 минут бұрын
Ilaahow gabadhan fahansii dinta Islam ka si arugula Hillso falastiin amin
@SacdiaSheik12
@SacdiaSheik12 24 күн бұрын
Guul weer falastiin insha Allaah intiina soo harto xornimo Ayaad ku noolaan doontaan
@user-ip4lo4rb7i
@user-ip4lo4rb7i 24 күн бұрын
Ilaahay gabdhaan islaamka hafahansiiyo ilaahayow gaalnimada kasaar islaamka dhig si ay gaalnimada uga badbaado Ilaahay islaamka ku soo daro
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 24 күн бұрын
Abdi Xafidow Adiga iyo dareynka dadka Falastine u wada danqado Calamka kuwi mudhaharadyada Calamka siiba kuwa hubka lagu xasuuqo matida falastin,Allaha ayaa xaqsoora ah.
@user-nf5gn2ps5o
@user-nf5gn2ps5o 24 күн бұрын
Waa sidii idoor dhulbahante dagarta ugu malegayeen oo Alaah lagoyaay dhagartoda alhambulilaah Rabillalamiin
@user-bm8uy7ut4v
@user-bm8uy7ut4v 24 күн бұрын
hooyadaa iidoor was alla maxaay isaaaq ku ceeleen magaca iidoor ogadeen buu caay ku yahay mahaa isaaaq waayo ogadeen walaalka oo badow doqoon ah ayaan intaan timir yar siiyo dumarka ka soo xaraysan jirnaay daarood waa dad aad iyi aad u ciilaan xasuuso af wayne waanu badnay iyo suuliigii wuu ku dhex bakhtiyey xataa wuu dhintay lama odhan karo wuu bakhtiyey waayo murtaad buu ahaa midkasta oo daarood ahna saas baa ku dhacaysa magac isaaq waan ku tasbiixsataa waayo dad la ilaawii karo ma nihiin sumaad baanu kugu dhiganay
@maankachannel6003
@maankachannel6003 24 күн бұрын
Illaahoow falastiin guuleey
@anabm.hussein7145
@anabm.hussein7145 24 күн бұрын
Allow soo hadee iyada iyo inta xaqa dhinac taagan guusha na sii walaalheen falastiin
@Fadumaabdirahman22
@Fadumaabdirahman22 23 күн бұрын
Aamin allow xaqa u tusi oo so haday insha
@muzhdhool2353
@muzhdhool2353 23 күн бұрын
Mnsha allah intasay garan waayen caalamul islaam
@FardosoHeybe
@FardosoHeybe 10 күн бұрын
Waa Gabar akhli baadan
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 24 күн бұрын
Allaha u gargaaro falastiin .
@user-qc5zm9lr3i
@user-qc5zm9lr3i 24 күн бұрын
وشهد شاهد من أهلها Mahadsanid Abdihafid sida aad noogu soo xulato barnaamijyada
@NewPhone-b3v
@NewPhone-b3v 24 күн бұрын
Allaahaa gabaadhaas xaakhaa Allaahaa haakuuhaadeeyo.caabdii xaafiid khaayri Allaahaa haakuusiiyo.
@fartunosman3503
@fartunosman3503 24 күн бұрын
Insha Allah guusha waa dhawdahey illaahow umadaada u gar gaar reer falestiin.
@theunseen-ow9gh
@theunseen-ow9gh 24 күн бұрын
Maasha alĺaah ilaahay ayaakahadliyey ayadoo yahuud ah ilaahay ayaa aduuñka maamula falàstiin ilaahay ayaa utalindoona ìnsha alaah manafoga❤❤❤❤❤
@ubahahmed1740
@ubahahmed1740 24 күн бұрын
Jazkumalaah kheyr cabdixafid Wall wa barnamija wangsan
@mrali3601
@mrali3601 24 күн бұрын
Systematic attack of the truth real journalism
@user-gj6hv4bj7b
@user-gj6hv4bj7b 24 күн бұрын
Mahadsanid cabdixafiid waa warfiican gabadhani waxaysheegaysaaye Dadka aduunka kunooli ha ogaadaan kibirka yahuuda
@sariyamukhtar5468
@sariyamukhtar5468 24 күн бұрын
Allahu Akbar ilahay xaqa hosatada o kasosara marka dafirto
@abdimusse9360
@abdimusse9360 24 күн бұрын
Manshallash cabdilxafiix
@cabdiqaadirosman4608
@cabdiqaadirosman4608 24 күн бұрын
Masha allah
@alihadji6128
@alihadji6128 4 күн бұрын
Abdihafit war bixinta gabadhan juushka wlhi waa warbixinada aad no so diyariso tii igu ficnayd wan qiiroday dhibka lagu hayo walaaleheen rer falastiin rabbi haka dulqado adigana allaha ku xafido wariye aan jeclahy aya thy ❤
@abdihakimmohameddiriyesank1730
@abdihakimmohameddiriyesank1730 24 күн бұрын
Thanks 🙏👍
@abdifatahyare8352
@abdifatahyare8352 24 күн бұрын
Waliba aan ku sii daree Gabadhan waa gabar Qaawan aan muslim aheen
@reemali6728
@reemali6728 24 күн бұрын
ilaahey p waa caalimalqayb waxka qorsoona maleh ilaaheyna dulmi waa diiday maxkamada caadilka waa maxkamadiisa rabigaas ayaana sugaynaa xaquna waa soo iftiimaa nasriguna ma foga sabar kuna p waa jamiil
@husseinmalinahmed9202
@husseinmalinahmed9202 24 күн бұрын
الله يهدينا ويهديها وكل محبي السلام
@qadramahamud4651
@qadramahamud4651 24 күн бұрын
Mashalah walal so badi doodahan o kale si dadka ey u fahman waana ku mahadsantahay sidad ugu fasirtay
@fartun9503
@fartun9503 23 күн бұрын
wcs wlc Brother 👍
@HuseinMaygaag
@HuseinMaygaag 23 күн бұрын
Ilaahay u gargaar dadkaasi dhibaatadu ku hayso sahnuunidu ee reer qasa
@Darwiish777
@Darwiish777 24 күн бұрын
Mahadsanid wll
@MohamedAhmed-il2bx
@MohamedAhmed-il2bx 24 күн бұрын
Salaan sare wariye Abdihafid iyo bahda BRTSOMALITV.
@HousseinAwga
@HousseinAwga 24 күн бұрын
Yaa Allaah offer her the Slavic religion
@abdihakimmohameddiriyesank1730
@abdihakimmohameddiriyesank1730 24 күн бұрын
☝️ SHUKRAN 🤍 AKHII ☝️🤍💐
@abdihakimmohameddiriyesank1730
@abdihakimmohameddiriyesank1730 24 күн бұрын
Wll wadmahadsanthy
@lulyusufsamantar1227
@lulyusufsamantar1227 24 күн бұрын
Abdi xafido walalo illahay haku xafido🤲🏿Aamin. All that we are hearing is 🙏🏽wamaa jaclamu junuuta rabikum Ila ilaahu. This world us swiftly changing with the unexpected merging frm the unexpected & with it the more nearer to the victory of the Palestinians ppl we arriving at.The victory of the Palestinians ppl is at hand? Bekos Iinjustice have shot the brutal colony on the face fir now for now & ever. The zionist IAS is gone, failed 🙏🏽.
@mawadomacalin3774
@mawadomacalin3774 24 күн бұрын
Ilaahayoow Islaamka Qalbiyadooda Isu Soo Jeedi🫵🫵🫵🙌🙌🙌
@naimamuad3140
@naimamuad3140 24 күн бұрын
Thanka u walla jzkllha
@user-cf4mv5bv5x
@user-cf4mv5bv5x 20 күн бұрын
Sxb qadiyat ayeey tagtay ee kuwat, gabadhaana waa qof damiir kudanbeeyo oo dadkeeda iyo yahuud waxeey sameeynaayaan aanloodulqaadankarin.allaah hahanuuniyo dad insaaniyo kujirto laweeynmaayo.
@halimahersi8454
@halimahersi8454 24 күн бұрын
Muslimiinta waa waxa lagawaayay
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 24 күн бұрын
Mahad sanid Abdi xafid❤
@SaadAbdi-wv1ob
@SaadAbdi-wv1ob 24 күн бұрын
Merci grand chef
@Clcasiiscumar
@Clcasiiscumar 24 күн бұрын
Thank you thank you
@yarimysahra8061
@yarimysahra8061 4 күн бұрын
Allaha uso gargaro walalehena muslimiinta rer falastiin yaa Rabi illaheyow galada jebi jab aysan iloobin weligod Yaa Rabi illaheyow ciidan xagaga ka imaday oo ka awod badan isra iil iyo kuwa u kalmeeyo dhaman uso dir yaa Rabi yaa Allah
@rahh4137
@rahh4137 24 күн бұрын
❤xaqa hadii afka la qabto feedhaha ayuu ka dilaacaa. Falastiin ha xoroowdo. ❤
@cumarxogbadane6064
@cumarxogbadane6064 24 күн бұрын
Maantaa ugu roon thy
@IbrahimMaxamuud-ip2jt
@IbrahimMaxamuud-ip2jt 14 күн бұрын
Masha alaah
@EntireRiskies
@EntireRiskies 24 күн бұрын
This is the fact event going on the Gaza and West Bank go ahead Abdihafed and this lady explaining what is doing Israel in Palestine land Israel is not listening In Security council of UN and legal court ICJ
@Clcasiiscumar
@Clcasiiscumar 24 күн бұрын
This grel is toolking trou
@mrali3601
@mrali3601 24 күн бұрын
I can the agony and desperation of this fine lady
@ahmedmursalasharr5060
@ahmedmursalasharr5060 24 күн бұрын
MaSha'Allaah Allaahyacizag Journalist Abdyxafiid BSTV... Thankyu ThankyuBoss please inooo joogtee barnamijyadanoo kale insta Allaale oo aad waqti u heshid,, iyo anagana waqti uu Allaah inagu simo ThankyuBoss.
@khadralulmohamed5254
@khadralulmohamed5254 24 күн бұрын
❤❤❤Falastiin dhibaatadeeda oo dhan ayaa Adiunkii oo dhan kawada qayliyeen❤❤❤ Heroes Palestine 🇵🇸
@fadumoabdi7472
@fadumoabdi7472 24 күн бұрын
Allahu Akbar
@libandahir3719
@libandahir3719 24 күн бұрын
Smart investigative journalists keep on the good work that you're doing for the community, we appreciate alot mr Abdihafid.thank you brother
@malyunukash2975
@malyunukash2975 23 күн бұрын
Subxaanalah Subxaanalah Subxaanalah. Alaahu Akbar.
@bisharcabdi4376
@bisharcabdi4376 24 күн бұрын
Illaahay haw hiiliyo falas tiin
@Khadijo60
@Khadijo60 24 күн бұрын
dad badan baa jiro oo yuhuud ah oo xaqa dareensan kuwa kalena waa bin kafiir oo miiran
@sahrofarah7451
@sahrofarah7451 24 күн бұрын
Xaqa ayaan soo ifbaxayo
@sahrociise
@sahrociise 23 күн бұрын
Mashallaah❤❤❤❤❤❤❤
@_xaqiiqo
@_xaqiiqo 24 күн бұрын
Muuqaalka halkee ayaa laga heli karaa
@Myhalimaworld
@Myhalimaworld 24 күн бұрын
Illaahay ayey Plastine leedahay waxa ka weyna ma jiro
@SacdiyoAsad-i4i
@SacdiyoAsad-i4i 24 күн бұрын
Walalka fidiyowyayan noo dhamaystir. Waqtiga aan wax ka fahanee
@seed3966
@seed3966 24 күн бұрын
Runbeey sheegtay aduunka fircowniyiin yaa ku noole yaa ka hoos qaadi👨🏽‍✈️😎👨🏽‍✈️
@abdimohamed7734
@abdimohamed7734 24 күн бұрын
This is 9 years ago at Oxford union
@loulaloula9520
@loulaloula9520 24 күн бұрын
Machallah inchallah guulastay midnimo palestiniens
@SaadAbdi-wv1ob
@SaadAbdi-wv1ob 24 күн бұрын
Ilahay debigaaga hadhaafo wll
@AminaXashi-eq1zw
@AminaXashi-eq1zw 24 күн бұрын
ASC😂😂😂❤❤❤Cabdifitax. Tani. Waa Mubarak. Oo. Alaah kahalsìyayi❤❤😂😂kķkkkee. Alaah hasoo. Madison. Mucaradkah. Isràil. Iyo. Dalimiintah xaqausheegoh
@user-ug3lm7bc7e
@user-ug3lm7bc7e 24 күн бұрын
❤❤❤❤
@heerqaran580
@heerqaran580 24 күн бұрын
Waa mahdsantahay kanoo kale hadduu dheeraado dhib malahan sababtoo ah waa barnaamij qaaliya
@FadumoFaysal-lq3hq
@FadumoFaysal-lq3hq 19 күн бұрын
Alo,ugargar,reer,falastin
@halimahersi8454
@halimahersi8454 24 күн бұрын
Dadkii yuhuuda oo lalaayay cadaalad mahilin reer falastiin helimayaan aqarobayheli midhaa
@cabdinasir8647
@cabdinasir8647 24 күн бұрын
𝐊𝐎𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢 𝐦𝐚 𝐭𝐢𝐡𝐢𝐝 𝐥𝐮𝐮𝐪𝐚𝐝𝐚 𝐰𝐚𝐚 𝐥𝐚 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐤𝐚𝐫𝐚𝐚. 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐥𝐡𝐝𝐚 𝐝𝐢𝐛 𝐮 𝐫𝐚𝐚𝐜 𝐤𝐞𝐞𝐛𝐚𝐚 𝐝𝐚𝐚𝐥𝐢𝐦 𝐚𝐡 𝐤𝐞𝐞𝐛𝐚𝐚 𝐦𝐚𝐝𝐥𝐮𝐮𝐧 𝐚𝐡. 𝐡𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐧𝐝𝐡𝐚 𝐭𝐢𝐫𝐞𝐞𝐧
@CabdiWali-be6tg
@CabdiWali-be6tg 24 күн бұрын
Waasalaamay
@rashidmusa4415
@rashidmusa4415 24 күн бұрын
Please can you give the source to listen the complete lecture with the discussion
@mrali3601
@mrali3601 24 күн бұрын
Mandhow Cabadka iga da Carabi wa naag e , horta ma nool yihiin mase jiran Shaqadi iyo mauul liyadi ay ahayd inay ayagu u istagan ya wadamo iyo dad kale hayan sida Pedro, PM , Spain , South Africa, Ireland iyo kuwo kale
@anabm.hussein7145
@anabm.hussein7145 24 күн бұрын
Gabadhaaan waa libaaxad xaqa bar bar taagan oo xuquuqda insaanku wayn tahay. Ya rabbi xaqa u hiili
@qadrodahir7896
@qadrodahir7896 24 күн бұрын
Allah so hanuuniyo
@charkoshanghai
@charkoshanghai 24 күн бұрын
Salam alekum madaxweynaha mustaqbalka airport ka jabuuti ayan ka dawanaya barnamijka safar ila Paris aya u baxay 1hour ka bacdi inshallah.
@user-ne4mj3kn6c
@user-ne4mj3kn6c 24 күн бұрын
❤❤❤✌✌✌💯💯💯
@osmanhajiabdi5899
@osmanhajiabdi5899 22 күн бұрын
Culumaddii yuhuuda iyo reer galbeed badan ya ka qeyliyey dulmiga mareykan ingiriis iyo yuhuuda iyi carabta yuhuudaa qorteyn okuligoodba damaca waalida aho yuhuudu wateyn iyo hubkaba reer galbeedka iyo carabta yuhuudaa qorteyn ya ku caawinaya dhibkaas yuhuudi wadsto mareykan iyo ingiriisba wataan odhan waana gabadha kaliyeh oo Runta siyaasiyiinto reer galbeedku iyo yuhuuda carabta iyi israaiiiil ay ka wadaan dhulka reer falastiiin xasuuqa badan oy ugeystayn shacabka reer falastiiin xasuuqa badan oolo geystay reer falastiiin xasuuqa ay dadkaas lagu sameynayo yey gabsdhani ka hadashey
@abukarmaxamed5376
@abukarmaxamed5376 24 күн бұрын
Gabadhan runta ayay ka sheektay qiyaanada yahuudu ku dooneyso inay ku qaadato dhulka falastiiniyiinta
@user-ug3lm7bc7e
@user-ug3lm7bc7e 24 күн бұрын
😢😢
@abdikarimbashir1862
@abdikarimbashir1862 24 күн бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@hamzeabdi8381
@hamzeabdi8381 24 күн бұрын
9years ago😮
@KaltunAbdille
@KaltunAbdille 24 күн бұрын
aduunka manta cid ay ka qarsontahay oo aan ogayn waxa ku dhacaya rer falastin ma jirto ilaa kuwa jirahda jamciyada qurumaha ka dhaxeyo isku shega iyo kuwa yira maxkamad aduunka oo dhamantod u shaqeya rer galbedka kuwaso ah kuw xasuuqay caruurta hooyoyinka aabayasha iyo shacabka falastin ee guryahodi dumiyay hadaba rer falastin xasuuqoda iyo dhibatada lagu hayo cid aan ogayn ma jirto taasna waa muslinida ay yihin muslin halka muslimintina qaar ka mida ay dawladahodi ay hagardamaynayan shacabka falastin oo ay tagerayan yuhud maraykan iyo rer galbedka hadaba rer falastin waa la isugu tagay lakin ALAh ayaa adunka leh rabi subxanahu watacala isaga ayaa si cad uga jawabi dona jawabta uu ale ka baxiyana waxay noqon donta mid daran rabina kuwa dulmilayasha ah ee fasahada aduunka korkisa wuu ciqabi mid daran yuhudna rabi wuu shegay in markay dulmi iyo fasahad aduunka ku sameyan waan baabiin iminkana way baabi dawlada yuhuda insha alah waana dharta ale wayna socon dharta ale mana baaqanayso taas
'SIR LAGA HELAY MADAXDA UGU SARAYSA IS4AEL' ( PREEMPTIVE )
13:44
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 29 М.
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 38 МЛН
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 8 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 45 МЛН
ILHAN OMAR OO GIL GISHAY MARAYKANKA | 'TRUMP OO BAQAY' YAAB!
22:14
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 55 М.
Dalka ugu qanisan aduunka Luxembourg 🇱🇺 The richest country in the world Luxembourg
18:54
Когда ты младший в семье
1:00
Ерболат Жанабылов
Рет қаралды 2,3 МЛН
#starman #superman #viral #shorts
0:28
Starmaan
Рет қаралды 28 МЛН
#starman #superman #viral #shorts
0:28
Starmaan
Рет қаралды 28 МЛН