Waamaxay Reer Magaalnimada ?! | Dhaqanka iyo arrimo kale |

  Рет қаралды 70,627

OGAANSHO

OGAANSHO

4 жыл бұрын

waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho

twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#Team_Ogaansho
dhaqanka wanaagsan
dhaqanka soomaalida

Пікірлер: 602
@abdalaali6591
@abdalaali6591 4 жыл бұрын
Geed walba waxa lagu qiimeya miraha uu soo saaro iyo harka uu dadka uu siiyo . Adigana waxa ka soo baxaya waa wanaag qalbiga kugu jira ♥️ shukran omar inshaar
@shucayb939
@shucayb939 4 жыл бұрын
*inta kanaalkan cilmi badan ka faa'iiday is muujiya📔🔍📚🖊💗*
@rajomadigo923
@rajomadigo923 4 жыл бұрын
Zamiira subscribe iisaar please walashey 🙏🙏🙏🙏🙏
@abdimaalikahmed2815
@abdimaalikahmed2815 4 жыл бұрын
Zamiira filfilo laankaga usheeg is muujiya intee uwadaa
@cabdilahicabdi9168
@cabdilahicabdi9168 4 жыл бұрын
What's apkaaga ii soodir walaalo
@zamirbadanmaaida6225
@zamirbadanmaaida6225 4 жыл бұрын
Haaa zamiira huno Aniga runtii ogaansho waxalba waanka bartay oona horay umaqli jirin xataaa
@nimaabdullahi3125
@nimaabdullahi3125 4 жыл бұрын
💖💖
@ubeydyarre757
@ubeydyarre757 4 жыл бұрын
Anga rer magaalnimo waxn u aqan Qofka dantiisa yaqaan dadkana u daneeye Anan ku mashquulin arimaha dadka kle🙏🙏🙏mahadsanid OGAANSHO❤️
@craxmanmaxed9189
@craxmanmaxed9189 4 жыл бұрын
Absolutely
@Mohamet-t5b
@Mohamet-t5b 4 жыл бұрын
Omar inshar walalo dar ilahy ayaa ku jecelahy🌍💙♥
@Mahdi-yl4dw
@Mahdi-yl4dw 4 жыл бұрын
masha allah gabadha sanadka aha magacan haboon
@farhanige2733
@farhanige2733 4 жыл бұрын
Kkkk Jacal neecee ah qbqxhkkkkkkk😁😁😁😁😁
@arfahnoor2112
@arfahnoor2112 4 жыл бұрын
Habon maa halkan nogo imaday ,, tiktok kuguogeni ee
@farhanige2733
@farhanige2733 4 жыл бұрын
Magacagaaa Habon aad baan uga hellaa Manshll😀😀
@munirajamac4337
@munirajamac4337 4 жыл бұрын
Wn idin salaamay asxb
@yosefali6955
@yosefali6955 4 жыл бұрын
Sophisticated man! You are energizing our emotions gradually day by day. Best Somali You-tuber (only personal opinion)
@hayaan8738
@hayaan8738 4 жыл бұрын
Ogaansho zhp beryahan Mawduucyada wanaagsanaa indhawayd waad ka gaabisay Sida barnaamijkii jimcaha ' qisada guusha taariikhda Geography🖥️
@ubeydyarre757
@ubeydyarre757 4 жыл бұрын
Hayaanka xogaha wall sidas ha oran waqti baa ku baxay waana muhiim programkan
@aliabdibube9296
@aliabdibube9296 4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا معلم عمر
@rajomadigo923
@rajomadigo923 4 жыл бұрын
Ali Abdi walalkey subscribe iisaar please 🙏🙏🙏
@calasoowpro2400
@calasoowpro2400 4 жыл бұрын
Ogaansho Hooygii Cilmiga❤❤❤
@rajomadigo923
@rajomadigo923 4 жыл бұрын
Calasoow pro walalkey subscribe iisaar please 🙏🙏🙏
@geefaylechannel8900
@geefaylechannel8900 4 жыл бұрын
Sax
@akramkeenaqocliyankacankaa9120
@akramkeenaqocliyankacankaa9120 4 жыл бұрын
@@rajomadigo923 wll isaar ana
@anabmohammed2746
@anabmohammed2746 4 жыл бұрын
I agree with you
@salmaanhusein1770
@salmaanhusein1770 4 жыл бұрын
Ustad Omar mashalaah waan kaaga mahad celeynaa waqtiga iyo juhdiga aad kubixisay allaha kubareeko
@LiibaanPro
@LiibaanPro 4 жыл бұрын
Allah ku xifdiyo wll Omar.
@rajomadigo923
@rajomadigo923 4 жыл бұрын
Liibaan walalkey subscribe iisaar please 🙏🙏🙏🙏
@anabmohammed2746
@anabmohammed2746 4 жыл бұрын
Aamiin
@zerpwron8696
@zerpwron8696 4 жыл бұрын
Waa xaqiiq waxaan Laga hadlayaa Sibaa waaxa dareemi kara dadka qurubo joogta.. Somaliaya dhaqankeena aan hagaajiino ...
@hanadyuusuf9185
@hanadyuusuf9185 4 жыл бұрын
Walal Omar 'france joogaa 'Runtii caqli bulsheedkaan dhan waa sameeyaa Alhamdulilaah 'hadii kale waa lagula yaabaa ...🤔 mar walpa Merci /meqsi dhahaa ..aadaabta waa sameeyaa xitaa hadii aad uxanaaqo dhoola cadeyn Been been ah la sameeyaa
@Somali.Adventure
@Somali.Adventure 4 жыл бұрын
Merci
@zakizalax5389
@zakizalax5389 4 жыл бұрын
Cumar inta tagerta like ha saranaa 👍
@abdimaalikahmed2815
@abdimaalikahmed2815 4 жыл бұрын
jimco wanaagaan dhaman inta ku xeren ogaansho aan uduceyno dalkeena se niyad eh walalkeyna omar anshaar ilaahey hku xafido
@Nature_motivation.2024
@Nature_motivation.2024 4 жыл бұрын
Hadal shax shax ah oo uu soo diyaariyay walaalkeen aad noo jecel oo shax shax ah kasoo nala raba inaa noqono shax shax!
@ahiraa1438
@ahiraa1438 4 жыл бұрын
Waxn ahay qofki ugu horeyay cawa hbn lmida bro omaar mclinkeyga an xikmdo bdn ka faido thy keep going
@maxamedcumar5183
@maxamedcumar5183 4 жыл бұрын
9:32 Dhoorenimo 😂😂 kalmadaz aad ayaan u adeeg sada hadad ila mid tahay like 💯😂
@YOUWILLNEVER
@YOUWILLNEVER 4 жыл бұрын
Macalinka KeliYa Ee Aan Wax kafhmo Tahay 🙌
@queenbulbulaahmed2098
@queenbulbulaahmed2098 4 жыл бұрын
Waleee reer magaal ayaan ahy manaan is ogeen dadka wadada waan u baneya markan farmashiga iyo marketiga wax kaso gadanaayo dadka albaabka ayaan u qabtaa walee Mahadsanid
@mowledmohamed2717
@mowledmohamed2717 4 жыл бұрын
KZfaqrda somalida o dhn wax Aanan ka Faa'idin ayaan ka faaidaa wlhi
@ibrahimmohamedomer4889
@ibrahimmohamedomer4889 4 жыл бұрын
Omer inshaar allha kaa abaalmariyo wll Waxaan kaa codasanayaa inaad noosoo diyaariso in aad nala soo wadaagto buugaag wanaagsan oo aan akhrino
@mlhjrglbgmlcmlhjrglbgmlcml851
@mlhjrglbgmlcmlhjrglbgmlcml851 4 жыл бұрын
Masha Allah jaazakallaha kheer aqal qaali Allow ku dhor oo ku wanaji yaaa raabi Alxamdulillaha
@faradarMedia
@faradarMedia 4 жыл бұрын
Anoo fiirsanaaaya Madaxweeyne farmajo oo live loo wareeysanaayo Ayaa wxaa iisoo dhacay Notification ka ogaansho Pause inta dhahday muuqaalkii farmaajo Ayaan daawaday muuqaalkaaan Respect OGAANSHO And OMAR INSHAAL BAAARAKALLAAHU AKHII
@anabmohammed2746
@anabmohammed2746 4 жыл бұрын
Well done
@zakyabdi497
@zakyabdi497 4 жыл бұрын
YOHAAN TUBE pro aankula kaftamee live maa pause la qabsadaa horta?🤔
@abdullahiaweys3197
@abdullahiaweys3197 4 жыл бұрын
asc sababtoo waxaad kafaaiideysaa wuxuun cilmi ama aqoon ah siyaasiyiintase been baa laga faaiidaa yohaan tube.
@ahmedabdi3761
@ahmedabdi3761 4 жыл бұрын
@@zakyabdi497 😂😂😂😂😂😂
@yonisfarah2342
@yonisfarah2342 4 жыл бұрын
@@zakyabdi497 😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🇸🇴🤣👍👍
@user-rx8wb3wq4r
@user-rx8wb3wq4r 4 жыл бұрын
مايميزك مواضعيك مختلفة إستمر أنت مبدع ،بالتوفيق لك 👍💪
@malaqdooy5138
@malaqdooy5138 4 жыл бұрын
Masha Allah kheer Allah ku siiyo walal wax fiican oo ka haboon in lagu baro iskuulada cilmaha yar somalia joogan tuulo iyo magaaloyinka oo dhan taas keeni laheeyn akhlaaq Islami ah iyo xasiloni waxa daaweyn laheed islaweynida iyo isyas ka iyo faan ka qabiilka ah oo bulshado dhexdeeda ka jira cml maxasanid walal guuleyso
@dheymanluul8853
@dheymanluul8853 4 жыл бұрын
wlhi qof dag dagsiino ku jirto wan u baneeyaa jidka hadaa meel fadhiyo qof ika weyn an arko wan ugu kacaa intaas neh waa xushmad hada arko qof ika weyn waxaa ugu yeraa eedo ama adeer ama abti ama habo intaas neh xushmad walidkeyga iku barbariyeyn wYe❤❤ allow walidkeyna noo xifdi amiin🤲🤲❤❤❤
@massmass8300
@massmass8300 4 жыл бұрын
Mansha alaah arin lagama Maarmaana wxd somalida ku Arkaysaa qofbulshada uu la Noolyahay inta kula dhaqma mxn La jeclayn o laga yaabo xadaa in Uu caafimaadka waxyeelo
@hussein00057
@hussein00057 4 жыл бұрын
shukran ustaad qeyr allah ku siiyo
@ibrahimdhaqane6882
@ibrahimdhaqane6882 4 жыл бұрын
Wll Omar keep up the good job.
@mahbettle4706
@mahbettle4706 4 жыл бұрын
Cumar inshaar cilmigaan kafaidey ajar io xasanad Allah kasiyo wll
@asiyamohamed7531
@asiyamohamed7531 4 жыл бұрын
Masha allah wax badan ban ka faidy thanks wll muqlda nocan okle ahna ino so bdi
@abdinur4242
@abdinur4242 4 жыл бұрын
Omar inshaar nin aan taageero uhayo Allah caqliga iyo Cibaadadaba hakuu barakeeyo waa saad sheegtay Waa reer magaalnimo
@cabdimajiidmohamedxanshi9411
@cabdimajiidmohamedxanshi9411 4 жыл бұрын
Run ahaantii aan ixtiramno dhaqankeena Omar inshaar mahadsanid السلام عليكم
@Maria-elv5
@Maria-elv5 2 жыл бұрын
Thanks my brother and I love your advices ❤❤❤❤❤❤
@engmohamedosman4915
@engmohamedosman4915 4 жыл бұрын
Msha alah waa mowduuc aad ino anfacaya mhdsanid sxp omar
@salaamchannel7420
@salaamchannel7420 4 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad cumar
@SAIDGALER
@SAIDGALER 4 жыл бұрын
I always do this things. Respect everyone all the time.
@alilucky6874
@alilucky6874 4 жыл бұрын
Ogaansho waa chanelka ugu fiican soomaalida youtuberska ah. Mahadsanid Omar inshar ❤❤❤
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 2 жыл бұрын
Legend omar inshar 💖
@thebeautyofnatureandmotiva6977
@thebeautyofnatureandmotiva6977 4 жыл бұрын
Mansha Allah mr omar inshar barnamijyadaadu waa kuwo faaiido wayn xanbarsan alle hakaa abaal mariyo
@abdishakurmohamed5067
@abdishakurmohamed5067 4 жыл бұрын
Shukhran sifiicn ayan ayan uga faa iideysaney al ustad Omar inshar❤❤
@kowtharfarhan1536
@kowtharfarhan1536 4 жыл бұрын
Masha Allaha wll cumar inshar 👏👏👏👏👏👏👏❣
@rajomadigo923
@rajomadigo923 4 жыл бұрын
Kowthar farhan walashey subscribe iisaar please 🙏🙏🙏🙏🙏
@mohametabshir2519
@mohametabshir2519 4 жыл бұрын
Mnchllh wll omaR inshaaR Runtiih mawduc xasasi uah Bulshda ayd so gud bisay alle haku barkeyo caqliga
@xiisahaofficiall7972
@xiisahaofficiall7972 4 жыл бұрын
masha allaah qof aan kudaydo waligaa guuleyso omar inshaar guul
@hayaan8738
@hayaan8738 4 жыл бұрын
Golden vioce❤️
@rajomadigo923
@rajomadigo923 4 жыл бұрын
Hayaanka xogaha wll subscribe iisaar please 🙏🙏🙏🙏
@xigmadiyotariq9128
@xigmadiyotariq9128 4 жыл бұрын
Mansha Allah tabaraka Allah
@anabmohammed2746
@anabmohammed2746 4 жыл бұрын
Waa runtada the best voice
@zakizalax5389
@zakizalax5389 4 жыл бұрын
Wllhi waa mawduuc aad fican badka hadashay wllky cumar
@xogahamedia3358
@xogahamedia3358 4 жыл бұрын
barashada dhaqamada bulshooyinka nagu xeeran waa wax aad uwanagsan madama ay saamayn iyo wada nolansho badan ay nadhex-martay, aadban uga faidnay barnamijkan cawa. mahadsanid ustaad inshar.
@abshirgoodluck8582
@abshirgoodluck8582 4 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad omar inshaar
@Musharraf202
@Musharraf202 4 жыл бұрын
Walaalkeey Cumar kani waa Mowduuc xasaasi ah, ka turjumaya Micnaha dhabta ah ee Reer Magaalnimada. Waxa aan maalin walba la kulmaa dhaqan lid ku ah kan Islaamnimada, soomaalinimada, dadka samaynayana ay kuu sheegayaan in ay Ilbax yihiin. Waxa aan kaa rejeyn in aad wax badan ka hadashid mowduucaan oo aad qeyba kale u samaysid. Mahadsanid markale. 🙏
@badahuguntaybadahuguntay3103
@badahuguntaybadahuguntay3103 4 жыл бұрын
Masha allh sxb cumar runtii waxaan kafaa iiday mowduucaan wax badan allha ku ciseeyo wll
@Brobrosissismama
@Brobrosissismama 4 жыл бұрын
Thank you very much ogaansho
@abdirahmanqasin9733
@abdirahmanqasin9733 4 жыл бұрын
yes yes yes waxn noqday markeygi labaad qof ugu horeyey ee dawada. cumar mahadsanid teacher like it.
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane 2 жыл бұрын
inan ree magaal ahay ismaan Ogayn😂 Mahadsanid ustaad cumar inshaar✋
@hanadyare2503
@hanadyare2503 4 жыл бұрын
Boowe waxaad tahay qof bulshada cilmi baraya ilhy haku sharfo boowe omar insha
@alphaanod7059
@alphaanod7059 4 жыл бұрын
Jazakallah Walal Omar
@hadaaftimonews1550
@hadaaftimonews1550 4 жыл бұрын
Allahu akbar inta aqrinay so magaca alleh like napigeenana nogu saliya
@qalnjobureqa8229
@qalnjobureqa8229 4 жыл бұрын
Mashallah wll inta ila Ijecel chanellkan Daawashadiisa like 😘
@rajomadigo923
@rajomadigo923 4 жыл бұрын
Qalanjo Bureqa walashey subscribe iisaar please 🙏🙏🙏🙏
@anabmohammed2746
@anabmohammed2746 4 жыл бұрын
Aniga kula midah
@gguuj9261
@gguuj9261 4 жыл бұрын
AS.WR.walaal Cumar ma waxaa kulaquman in habdhaqankasta in laqu ixtiraamo umadiisa xataa mitka kagaleysa kibirka xad dhaafka ah sida kan Carbeed?
@khaalid.muxumed
@khaalid.muxumed 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll cumar inshar
@abuukarcarab6824
@abuukarcarab6824 4 жыл бұрын
Ogaansho jimco wanaagsan💖💖🔥
@rajomadigo923
@rajomadigo923 4 жыл бұрын
ABUUKAR CARAB walalkey subscribe iisaar please 🙏🙏🙏🙏
@daakirkadoon5338
@daakirkadoon5338 4 жыл бұрын
Reer magaalimadu waa inaad qofka fahmaso si xeel dheer
@ahmedmbare5062
@ahmedmbare5062 4 жыл бұрын
13/2/2020 10:04 PM OGAANSHO👍👍
@abdilahisadiq4270
@abdilahisadiq4270 4 жыл бұрын
Masha Allah Mahadsanid wll waa Barnaamij bulsho oo qiimo badan
@zakimohamed2860
@zakimohamed2860 4 жыл бұрын
Masha allah sax waye balad jog xumo ayan dhahna hadan rer xamar dadkan gawalada ka imado aya leh waxyalahas inti xaqo qof lu hirtufo in qof hortisa lu rumeysto
@haarinaarilyrics6817
@haarinaarilyrics6817 4 жыл бұрын
*ogaansho macalinka nolozha asc somaliyeey qof ma tahy WhatsApp status xiiseya channelkayga haarinaari lyrics soo booqo hdaad ka hezho subscribe ii saar* mhadsantiin🙏
@ibraahimcadecade3352
@ibraahimcadecade3352 4 жыл бұрын
Fadlan cumar inshaar hadad aqrineysid conetiga fadlan love iska saar
@abdifabregas4625
@abdifabregas4625 4 жыл бұрын
Tnx bro video-gaga wuxu ila noqda inu sekimo okaliya yahay nooso dherey fadlan kama daalo dhagesiga barnamijyadada
@fuadmohamoud5762
@fuadmohamoud5762 4 жыл бұрын
Mahasanid wllkeen Inshaar cirimri dheer Allah ku siiyo
@yusufukmohamed1800
@yusufukmohamed1800 4 жыл бұрын
Masha alaah bro inshaar , dhoore iyo shaxshax waqti horaa la xasuustay bro.
@sochedorg5775
@sochedorg5775 4 жыл бұрын
Maas ha Allah, Kheyr allaha ki siiyo Waa Barnaamijyadaada wa kiwi kobcinaya Horumarka Bulahadeena.. U badi Barnaamijyada Noocaan
@cptn5141
@cptn5141 4 жыл бұрын
Runtaada waye walh ,dadka badana wahey uhastan qofka ka yimadey badiyaha in u yahay re badiya (literally)
@zamzamomar1363
@zamzamomar1363 4 жыл бұрын
Masha Allah wll Omar wad mhdsantahy wxn kafadastia
@nuuradiincadami9794
@nuuradiincadami9794 4 жыл бұрын
Mahadsanid Ustaad aad ayuu barnaamijkani saamayn wayn ugu leeyahay bulshada Somalida .
@mahiramin3917
@mahiramin3917 4 жыл бұрын
Hormar wacan sxb
@ahmadooahmadoo2727
@ahmadooahmadoo2727 4 жыл бұрын
Mashallah waad mahadsantahyyy wll qaaliya
@cabdiraxmaancabdillaahi516
@cabdiraxmaancabdillaahi516 4 жыл бұрын
Mahadsanid cumar inshaar
@yasingobdoon7413
@yasingobdoon7413 4 жыл бұрын
Maashaa allaah cumar inshaar sxb wax fiican ayaan ka helay barnamijkan oo aanan ogayn waana kaa faa'iiday anigu cilmi daea basan mahdsnd allaaah haku dhawro aduun &aakhiroba
@uzaamehaaji7513
@uzaamehaaji7513 4 жыл бұрын
wll uztaad umar inshaar wll waad naga caajiztay ayaamahan mxa kugu dhacy fadlan mudane barnaamijyadi maalin laha ahaa noso celi
@cimraaanyuusufabdulle3543
@cimraaanyuusufabdulle3543 4 жыл бұрын
M.a waalaga walfaideystay Allah hakaa abal mariyo ogaansho waxbadan ayaan kafaidney
@zubkavlogs6836
@zubkavlogs6836 4 жыл бұрын
FIRST COMMENT ✋
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 жыл бұрын
Mahadsanid walaL OmaR.....🖐🌹
@bisharoabshir454
@bisharoabshir454 4 жыл бұрын
Waad mahadasantahy wllken sida wacan ee aad noola wadaagtay wanaaga allaha ku jeclaaado 😘😘
@axmednuur6208
@axmednuur6208 4 жыл бұрын
Maasha Allah,,👏👏mahadsanid walaal,,,,
@tygabella8741
@tygabella8741 4 жыл бұрын
Wlhi wan jcelehay quranka fadlan hdad ila jeceshay subacribe isar
@osmankhalifsheikhh1609
@osmankhalifsheikhh1609 4 жыл бұрын
Hhhhhhhh hunguri
@AK_boy-
@AK_boy- 4 жыл бұрын
hh reer magaal
@mohameddaahir4478
@mohameddaahir4478 4 жыл бұрын
Mahadsanid u staad cumar inshaar
@cabduqaadirmaxmed7224
@cabduqaadirmaxmed7224 4 жыл бұрын
Msh allh wll cumaar inshaar alaha kubarakeyo insh allh mar walbo nosogali intaad awodo wlhi janalkada waa xaan ka faidnaa darsi
@mohamedahmediizehaajimoham3839
@mohamedahmediizehaajimoham3839 4 жыл бұрын
Aad baad u maHadsan tahay ustaad💚
@sahrafoodbaal7023
@sahrafoodbaal7023 4 жыл бұрын
Masha Allah wll alle qer kusiyo waad inoo faiideysay
@alizaruhi7074
@alizaruhi7074 4 жыл бұрын
Allaha ku siyadiyo cilmiga iyo caqliga wll inshaar
@dimplequeen6297
@dimplequeen6297 4 жыл бұрын
Wallee hada soomaalidii diintoodii, dhaqankoodii iyo wax kastoo ay lagaar ahaayeen wuu lumay wixi ceeb loo arki jiray ayaa hada qurux iyo sharaf loo arkaa qaasataan dhalinta waxay ku hadlaan erayo bilaa anshax ah waxay kusocdaan dhar jeexjeexan oo aad layaabayso qof wayn oo dhar jeexan wata oo jirkiisii muuqdo waxay socdaan iyagoo timahooga is dhax yaacsan yihiin oo aad moodo sidii ruux waalan subxaanallaaah✋ soomalida waad dadka sida ugu fudud ee diintooda loo badali karo iyo waliba dhaqankooda sidoo kale meeshay kunoolaayeen iyo gaaladii ay lanoolaayeen dhaqankii kajiray mid kaxun ayay layimaadaan Alle hayna asturo😐
@dhayibmuuse3383
@dhayibmuuse3383 4 жыл бұрын
Jaza kallahu kheyr
@bukharicadde8703
@bukharicadde8703 4 жыл бұрын
Mnsha allh wll alle haku abaal mariyo
@zakariaapdirahman1
@zakariaapdirahman1 4 жыл бұрын
Macalinka yuotubka 💯
@zakiofficial8043
@zakiofficial8043 4 жыл бұрын
Masha Allaah Omar inshar hore usoco wll
@rajomadigo923
@rajomadigo923 4 жыл бұрын
Zekeriye walal subscribe iisaar please
@Ahmed-wr4wm
@Ahmed-wr4wm 4 жыл бұрын
Sxbka bulshada waa ruux aan jeclahy oo waxabadan ka fa'ido omar inshaar io chalkisa mhdsnid ustaad..... Maclumadkaga Qiimaha badan🙏👍🙋‍♂️
@alfaanchefmmj8684
@alfaanchefmmj8684 4 жыл бұрын
Ha walahi dhaman wan sameya 3 da uhoreya Alhamdullilah rer magalna Alla iga digaay salan sare asxbta chanelka🙏🙏🙏
@abdiwalijamac105
@abdiwalijamac105 4 жыл бұрын
Aad iyo aad wll omar inshaar
@draxlaam2695
@draxlaam2695 4 жыл бұрын
Shukrn wll
@amenahmed7689
@amenahmed7689 4 жыл бұрын
Allha ku sharfo aduun iyo akhiraba wll❤️
@rajomadigo923
@rajomadigo923 4 жыл бұрын
Amen Ahmed walalkey subscribe iisaar please 🙏🙏🙏🙏
@anabmohammed2746
@anabmohammed2746 4 жыл бұрын
Aamiin
@M.OZIL4
@M.OZIL4 4 жыл бұрын
Mash allah wllky allah kula jiro
@funnyboysofficial9965
@funnyboysofficial9965 4 жыл бұрын
Wall omar inshar aadban kutageera hore usoco illahayna talasaro insha alllah
Алексей Щербаков разнес ВДВшников
00:47
Masayrka ؟ |   sidaad umalaynayso ma ahan | !
10:07
OGAANSHO
Рет қаралды 59 М.
Sideed isaga caabin rabitaanka raaxda iyo dib udhigida !? |
10:12
Socodka | Kobcinta maskaxda iyo Fikirka | Socodka iyo Fikirka |
11:12
Waqtiga | waa maxay waqti | #OGAANSHO |
8:08
OGAANSHO
Рет қаралды 103 М.