Waayojoog: Halgamaa Saleebaan B10

  Рет қаралды 25,581

CBA TV

CBA TV

Жыл бұрын

Waayojoog: Halgamaa Saleebaan B10 oo ka tirsanaa SNM
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 74
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Жыл бұрын
Thank you Sir for your bravery and for our freedom
@dr.basheahmed7069
@dr.basheahmed7069 Жыл бұрын
Mujaahid muuse dable waa inaad ugu tagtaa dabagoroyaale agtiisa Sidoo kale faysal xabaal mariwaa Waxaan filayaa inay inay labaduba kujireen hawlgalkii lagu dilay mujaahid haragwaafi Allah hawnaxariisto dhman SNM Aamiin
@ahmetfarah3189
@ahmetfarah3189 Жыл бұрын
Ninkani labadaa nin way is hayaan ayaan is idhi
@Cirguje2
@Cirguje2 Жыл бұрын
Mujaahid illaahay caafimaad iyo cimridherer ha ku siiyo GOB WAA NIN KAN OO KALE
@daahirdalxiis4918
@daahirdalxiis4918 Жыл бұрын
qorigaas b10 waa qori hawl badan ama waa lagu dhego beelaa ama waa lagu waashaa ama ninkaa ridaya khaakhayir iyo shaki baa ku dhaca rag badan oo ridi b10 ah baan arkay ama garabka haka tuureen ama gaadhi ha ku rakibnaadee ilahay hawnaxariisto mujaahidiintii snm saleebaan b10 ilahay ha xafido
@Cirguje2
@Cirguje2 Жыл бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
@muhahassan4021
@muhahassan4021 Жыл бұрын
Waa barnaamij xiiso leh wanan ku xidhanahay wll noo soo badi dhamana waa inaad LA kulanata mujahidiinti SNM inta ka sii nool
@maftuuxmediapro3626
@maftuuxmediapro3626 Жыл бұрын
Cbl tiifiga codka bariga afrika waan hablayaynayaa iyo wariye naasirba waa barnaamij aan ku xidhanahay alle haw naxariisto mujaahidiinti snm inta noola cimri dherer iyo caafimad alle hasiiyo
@jamaalabdi
@jamaalabdi Жыл бұрын
Masha allah Tabaarakallah mujaahidkani xataa iminka ayuu khaakhaayirsan yahay kulahaa ninkani maaduu kula socday
@ahmedalimohamed5266
@ahmedalimohamed5266 Жыл бұрын
Maasha'allah
@siciidaxmed2963
@siciidaxmed2963 Жыл бұрын
Alle If iyo Akhiraba haku naxariisto abaal gudkeedana haku siyo Mujahid B10
@abdilaahijaamac6644
@abdilaahijaamac6644 Жыл бұрын
walee waa libaaax alle haku xafido mujahidiintii SNM
@cwahaabmuuxumadcalimaxaamu7869
@cwahaabmuuxumadcalimaxaamu7869 Жыл бұрын
Mashaa allh
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
1960 _1968 ragii dhashay waa raga dagaalkii ku dhamaaday inta noolina waa naafo waa ragii naftooda noohuray
@YusufAli-mt7bh
@YusufAli-mt7bh Жыл бұрын
Mashlaah
@sacadbagaase1045
@sacadbagaase1045 Жыл бұрын
Waaw
@YusufAli-mt7bh
@YusufAli-mt7bh Жыл бұрын
Waataariikh waanan ku xidhanahay barnaamijka halkaana kasiiwad
@calicabdi6586
@calicabdi6586 Жыл бұрын
Faysal xabal mariwaa ka soo duub
@aliabdulahimohamed8902
@aliabdulahimohamed8902 Жыл бұрын
Waad ku mahadsanthn uruurinta taarikhda waa barnaamij xiisoleh
@HassanMohamed-jq4xh
@HassanMohamed-jq4xh Жыл бұрын
Kkk qoladda jabhafu waa wada khaakhayiraad kulaha inanku made kula socdey
@axmedaden1655
@axmedaden1655 4 ай бұрын
Weriyuhu sifiican umuu wareysan mujahidka su,aalaha isaga ayey agayd inuu weydiiyo lkn waxaad ba moodaa inuu baxsan yahay,barnaamijkiisa waan ku xidhanahay inta bdn sifiican ayuu uwareystay
@clraxmaanmaxamuud451
@clraxmaanmaxamuud451 Жыл бұрын
Waa mujahidiintii SNM ee qaybtii galbeedka SNM tu waxay faqashtii kasaaren dalkeenan somaliland
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Жыл бұрын
waa mujaahid dhabaa a kan na soo ag fadhiisety maxuu ahaa Mujahaid dhullak waad xodreysey waa nabad ha u baxin wiilka yar
@abdihakimmahamoud4670
@abdihakimmahamoud4670 Жыл бұрын
Wariyanimadaadu way kala dhimantahay sxp waraysiga kan taroor
@mustafemaxamedxuseen7666
@mustafemaxamedxuseen7666 Жыл бұрын
Dagaalkaasi ma kii sarkaalkii (Guutaalle)ku dhintay baa?waraysiga ku dar inta kaga dhimatay, saraakiil iyo askar
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Жыл бұрын
Somaliada dhan baa scholada ku soo gali jirtey iyagoo dad waaweyn ah madaama loobadnaa miyi schooladana yaraayeen
@moadam7003
@moadam7003 Жыл бұрын
At 32 minutes he said February 27,1989 was Friday! That is not true. February 27, 1989 was Monday lol.
@maxamuudmuse2186
@maxamuudmuse2186 Жыл бұрын
Kow kama joogtid ragii snmta ahaa ee soobadi
@xamda1awad994
@xamda1awad994 Жыл бұрын
saxip nasiraw ninkani war badan buu hayaye madama uu berbera galay kawaransii ilaa barabara
@mohamedobsiyeh7839
@mohamedobsiyeh7839 Жыл бұрын
dadka waalwaalan ee masaakiinta ah ka daaya wareysiga
@mohamedabdalleosmaanbaalle1889
@mohamedabdalleosmaanbaalle1889 Жыл бұрын
Ifka waaku aragnaaye ilaahaybaa janno kugu abaalinaya, mujaahid inkastoo iminkaba aad xorriyad iyo sharaf madaxbanaani ah kunooshahay
@alibaax5346
@alibaax5346 Жыл бұрын
Waa asal Mujaahida, ilaa haduu foojignaan ku jiraa. Suaasha uu weydiiyey weriyaha kkk Ninka halkan fadhiya waa kuma kkk
@esseibo
@esseibo Жыл бұрын
27.02.1989 waxay ahayd isniin lkn waa la ilaawi karaaaa mujahid
@gudbifariinta3958
@gudbifariinta3958 Жыл бұрын
Carabta isleysa toloow miyeey sheegtaan Jihaadka. Malaa waxeey ka wadaan “isku jihaad”
@ibrahinxasan107
@ibrahinxasan107 Жыл бұрын
Walaahi waa ragii cidii far taagtaba toigan jirey mujaahid saleebaan b10 ninkii garanayaa garanayee ku lahaa ninkani waa ayo dheeftoodoi rag kale ayaa cuna dib u dajinba muu helin balse wali waa keeb la yuurur iyo bac miidhan , dal uunbuu hayaaye , dadna ma hayo dowladna ma hayo wuxuu labadaaba kagga maarmana ma hayo
@jamaalabdi
@jamaalabdi Жыл бұрын
Dadkan qabyaalad baa waashay waar isla yaaba
@Cirguje2
@Cirguje2 Жыл бұрын
Ma somalidan itoobiyaanka iyo shisheeyaha u yeedha baad tahay mise kuwan Amisom wasto baad tahay doofaar yahow
@muktargiireh4160
@muktargiireh4160 Жыл бұрын
Mujahidkani wali xaqiisi mahelin taasina waa mid wadanka kajirta munahidkan qayb labd ka duub
@sacadbagaase1045
@sacadbagaase1045 Жыл бұрын
Maye waa ciise muuse
@clraxmaanmaxamuud451
@clraxmaanmaxamuud451 Жыл бұрын
CIISE muuse iyo sacad muuse waa walaalo from sacad muse
@omaryusuf7204
@omaryusuf7204 Жыл бұрын
@@clraxmaanmaxamuud451 isaaq oo dhan ba walaalo ah
@esseibo
@esseibo Жыл бұрын
Hhhhhhhh wlhy kani waaba xaraabe alle ku sharfo
@guuleedguuleed1811
@guuleedguuleed1811 Жыл бұрын
Mujaahid ninkii walashaa iyo hoyada kugu horkubsay kumaad darine
@ibrahinxasan107
@ibrahinxasan107 Жыл бұрын
Kuwii iyagoo nool mujaahid sumuli intay isds dhiibeen maxkamad saaray ee 21ka nin dil lagu xukumay waxxaa ku jiray mid gaabadh naaskka taabtay waa la dilay maxaa naaskeeeda kuu geryey naag isaaq ah kkkk alle how naxariisto mmarrxuumkaas naaskaas ayuu eeday dab rid ayaa laggu saneeyey 21kaa nin ee faqashta agaa oo kaasi ku jiray kkkkkk
@maftuuxmediapro3626
@maftuuxmediapro3626 Жыл бұрын
Naasirow munaahid fasal xabaal mariwaa soo waraso waa ninkaasi wax badan ayuu dagaalamay dagaalkii buuraha iyo qaar kalo aan tiro lahayn waa ninkii la socday dagaalki aw barkhadle ee lagu dilay haraawafi waa ninkii soo qaday maydki harawaafi ee saray gaadhiga
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht Жыл бұрын
Saxafi mishii uraysay aya tagtay
@clraxmaanmaxamuud451
@clraxmaanmaxamuud451 Жыл бұрын
Waa meeshee maxad ugajeedaa?
@ibrahinxasan107
@ibrahinxasan107 Ай бұрын
Ay ay dhalay oo cuqdadaysan
@ahmetfarah3189
@ahmetfarah3189 Жыл бұрын
Wariyahani ma sacad muusaa
@clraxmaanmaxamuud451
@clraxmaanmaxamuud451 Жыл бұрын
Wayo maxad qabiilka udoonaysaa
@esseibo
@esseibo Жыл бұрын
Ilahy ummada hakaa qabto kolay cudur ayad qabtaaaye😮
@Cirguje2
@Cirguje2 Жыл бұрын
@@abdirahmandahirabtidon7702 munaafaqadda meesha aad kala timid kula noqo doofaar yahow
@Cirguje2
@Cirguje2 Жыл бұрын
@@abdirahmandahirabtidon7702 ma dagaalada qabiiladda ee wadanka somaliya baad sheegasaa
@Cirguje2
@Cirguje2 Жыл бұрын
@@abdirahmandahirabtidon7702 dagaalada wadanka Somaliland ka dhacay waa mid tiirka dawladda Somaliland lugu sameeyay
@hamseibrahim7840
@hamseibrahim7840 Жыл бұрын
Ninkani waa ciise muuse wan yaabay sacad muusa sidaa u dagaalamaya 😂
@saadahmad9585
@saadahmad9585 Жыл бұрын
Waa Sacad Muuse Jibriil Abokor laxeey
@samsamaadan7079
@samsamaadan7079 Жыл бұрын
Ma afbad kaga dhigi waa nin jb ah samatar ismaciil reer seed ah maqal majiraa
@hamseibrahim7840
@hamseibrahim7840 Жыл бұрын
@@saadahmad9585sory man garaneyn nimaka aanu wado daganan moodey ee ciise muuse ana nin HY ahay
@cabdisheekhidiris6566
@cabdisheekhidiris6566 Жыл бұрын
SNM qolqolo may lahayne rag wax iska celinayay ahayen mar danbaa qoloqolo soogashay ilahay ha unaxariisto intii dhimatay inta noola cisi iyo sharaf kunoolada
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed Жыл бұрын
Ninkan lahjadiisu uma eka reer Berbera waxaan ku qiyaasi karaa reer Gebiley ilaa wixii ka shisheeya Wajaale.
@dr.basheahmed7069
@dr.basheahmed7069 Жыл бұрын
Qofku markuu taariik iyo marxalado adag oo uu soo maray ka waramo dhacdooyinka sheekadiiisu waa inay lahaataa bar bilaw iyo dhamaad wariyaha laftiisu waa inuu u saxa oo uu waraysiga qofka isagu hagaa oo uu ku ilaaliyaa xayndaabka waraysiga ninkan waxaad mooda inay xasuustiisu fiicnayn tusaale ahaan tababarkan aware oo kale kamuu waramin iyo macalimiintiisii tababarka iyo xiliguu bilaabay malintuu kaarayaasha gubay oo qudha ayuu garanayaa marna kuug buu ahaa kkk siduu nin ride qori ah u noqon karaa kuug cuntada sameeya kkkk? Waar reer gabiley maad ka wayday cid hagaagsan oo u waranta sidii nimankii bariga ee halaagnaa sada faysal dheere Cabdilaahi liji Ina cadar Abrahman maqosle Dr. Xagar Dolaal Maxamoud wadaad Muuse wadaad
@Cirguje2
@Cirguje2 Жыл бұрын
Ma xumaan inaad ka sheegto uun baad u daawanasaa mujaahidka
@Cirguje2
@Cirguje2 Жыл бұрын
Aabahaa xaguu joogay mar kan u mujaahidku wadanka u dagaalamayo
@mawliidyaxye4279
@mawliidyaxye4279 Жыл бұрын
Wr adu uma jawabi krtid taariikh malihid aamu
@samsamaadan7079
@samsamaadan7079 Жыл бұрын
Ninkan wuxuu yahay wayka dharagsan yihiin reer gabilay waa naftii hure dalka uso halgamay marka adu halkeed haysata wax hayska so qorqorin
@ibrahinxasan107
@ibrahinxasan107 Жыл бұрын
Saleebaan b10 nin u dhigna waxaa aad sheegayso wuu yaraa ninkii garanayaa garanayee bari iyo galbeed waqooyi iyo koonfurba wuu ugga dagaalamay hargaysa daadka sheekada badana maaha beena warkiisaba maaha reer gabilayna aadbay u dirireen owow
Waayojoog :- Halgamaa Jaamac Foodhaadhi qaybtii 1aad
31:31
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 31 МЛН
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 3,1 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 34 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 195 МЛН
Muj Cadaawe iyo maalmihii adkaa
7:59
Banjiidh Media Production
Рет қаралды 4,6 М.
Waayojoog: Halgamaa Faarax Siciid Sugule( ifiso ) Q5aad.
28:50
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 31 МЛН