Waayojoog: "Illahay wuxuu Abuuray Isaaqbaan ugu Nucebahay waxaanan ka sii necebahay cida wax yeesha"

  Рет қаралды 37,976

CBA TV

CBA TV

24 күн бұрын

Waayojoog: "Illahay wuxuu Abuuray Isaaqbaan ugu Nucebahay waxaanan ka sii necebahay cida wax yeesha". HALGAMAA CALI FAOOLE. QAYBTA 1AAD
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 151
@abdullahiusmanjama4946
@abdullahiusmanjama4946 22 күн бұрын
Eeboow u naxariiso SNM intii ku dhimatay halgankii inta noola rabiyoow khayrka waafaji aakhiro iyo Aduunba amiin amiin. waxaan ahaa 8 sano jir maalintaas ninkani dhaawacmay waxaana ku dhawaa meesha dagaalku ka socday oo si fiican baan u xasuustaa sanqadhii hubka la isku waydaarsanayay. Ugu danbayna waxa Gumburlibaax lagu jebiyay Faqashtii
@alijama3401
@alijama3401 22 күн бұрын
DANBI QOF LAGA GALO AYAA UGU DARAN BAL KA REERA DHAN CUQDAD IYO CUNFI U HAYA KA WARAN ILAAHAW ANAGOO REER AAN WAX NAGU SAMAYN CUQDAD U HAYA HA NA DILIN AAMIIN
@yaxyecali5232
@yaxyecali5232 22 күн бұрын
"..." Calaamada sooo xigashada badanaa dadku ma yaqaanan ee ciwaanka bedel dadku waxey moodayaan inuu isagu neceb yahay
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 16 күн бұрын
Habar yoonis Xirsi Cisman waa dhiigeygi waa reer abtigeey waa gobta Isaaq jecliyaa reer abtigeey wiilkiini from Garoowe
@suugaanmedia
@suugaanmedia 10 күн бұрын
guulayso apti❤
@elbaa7bash262
@elbaa7bash262 21 күн бұрын
Libaaax Garxaajis 🦁🦁🦁🦁🦁
@user-qw8et8sw6d
@user-qw8et8sw6d 22 күн бұрын
Ku saliya nabiga ❤
@IbrahimAhmed-kf3lv
@IbrahimAhmed-kf3lv 22 күн бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا وشفيعنا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين
@ayoubfarahallaleh286
@ayoubfarahallaleh286 22 күн бұрын
Scw scw scw ❤️
@AnsaarCarbeed
@AnsaarCarbeed 22 күн бұрын
SCW SCW SCW
@bashiirbashka173
@bashiirbashka173 22 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤
@mohamodmohamod3574
@mohamodmohamod3574 22 күн бұрын
Swc swc swc
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 22 күн бұрын
Waar hadalka inu isagu yidhiba lamoodaya ciwaanka bedel sawaxankana kasaar ilahow aanan Cid anwaxba nagu sameyn nacayb uqaadin walahi wayaab ila imikujira nacaybkaasi reerkan looaba allow vadawgooda jabi❤❤❤
@warsanismael7739
@warsanismael7739 15 күн бұрын
Majeerteen waa gob waana reer ayeeyaygey waa dad nasab ah🥰❤️❤️❤️
@NajaxCabdi-te2xv
@NajaxCabdi-te2xv 22 күн бұрын
Hadaba dad waxaan ugu jeclahay tolkey reer sheekh isaxaaq waxaanan ugu sii jeclahay ilma adeeradey Habar yoonis ilaahey hortiisa anigo Jibriil Abokor ah
@dr.mohamedabdisheik8813
@dr.mohamedabdisheik8813 19 күн бұрын
Aniga waxaan jeclahay Rasulkeena Nabi Maxamed SCW, Hooyadey kadib Aabahey, ka dib Xaaskeyga iyo Caruuryeyda
@Happane
@Happane 14 күн бұрын
Fariid Gobonimo ❤inaadeer sidookale
@hiigsimedia1892
@hiigsimedia1892 13 күн бұрын
Yaa salaam waataa duriyadii saxda ahayd noolow inaadeer intii nabi khadar in leeg
@amiirmohamed2365
@amiirmohamed2365 11 күн бұрын
aynu iska war hayno
@HassanBasri725
@HassanBasri725 12 күн бұрын
Meel bilaa buuq ah kusoo duub barnaamijka wariye❤❤❤
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 22 күн бұрын
Majeerteen waa gob. Waa nin yaqaan. Daaroodkale waa dameero
@FadxiyaDaahir-dc9co
@FadxiyaDaahir-dc9co 22 күн бұрын
Midhihii ayaad guranaysaa allah ayaa mahadle❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@dacarabdi726
@dacarabdi726 22 күн бұрын
Barmaamijka soo Badi libaax Mahadsanid
@user-ph8pj4uf3k
@user-ph8pj4uf3k 7 күн бұрын
Ilahow unaxariiso snm
@AmEin-Dimaria8
@AmEin-Dimaria8 22 күн бұрын
Alle ha u naxariisto dhamn halgamyashi snm 😢❤
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 22 күн бұрын
Amiin Amiin Amiin
@abdullahiusmanjama4946
@abdullahiusmanjama4946 22 күн бұрын
Amiin amiin
@fardusajamamire2929
@fardusajamamire2929 22 күн бұрын
Kawaran Allahu Akbar wax yab leh waxay isga qaban wayeen kuwa dadkodi iyo dalkoda kala wayintahay shilimo hunguri waxa ka sidaran kuwa cadowga inagu aah ee caruurta yaryar dabk ku guraya ee ku sho dhumanaya qabiil bal eeg isaaq ahan baa lagugu dilayaa mantana faqashta waxay inagu dhex yelatay koxo u adegta oo qabil beena ugaracday dadka wax ma garatada ah midna shilin ku adeg sanayisa waa nasib darod 😢 Sorry gesiyadi uhibeyey nafahoda dadkuda iyo dalkoda Allah ha ha idin xafido Amin yaa Allah ❤❤
@jakey2424
@jakey2424 22 күн бұрын
Miyaadan si fiican u dhagaysan hadalkiisa. Wuxuu yidhi kuwa hangashta ah ee raadinaya ee raba inay I dilaan waa reer burco. Kuwa dawaynaya ee badbaadinaya waa Majeerteen.
@cawoyasin9152
@cawoyasin9152 22 күн бұрын
Mahasanidiin naasir iyi sba waa warbaahinta kaliya ee aanu hayno ee jirta guulaysta walaalayaal
@zahraelmi3004
@zahraelmi3004 22 күн бұрын
Waa waraysi taariikhiya laakiin buuq baad ku dhex duubteen marka aad waxa duubaysaan inaga saxa waa
@muslimahhassan8210
@muslimahhassan8210 22 күн бұрын
Mj waa dad qalbiga nasab ka ah illaahey ha karaali noqdo awoowo yaashayo iyo aabo yaashayo ee aanu dhiigooda ku hurudno
@yoyogi52
@yoyogi52 22 күн бұрын
SubxanAllah. Ilahaw musliminta ha necbaysin
@Janno190
@Janno190 22 күн бұрын
Qadaadwayn iyo faqash weliba daarood aduunka ugu neceb yihiin isaaq Isaaq illahay ayaa la Jira nin illahay wakiishay wehel Uma baahna
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 11 күн бұрын
Anigoo fursada Ka faa,iidaysanaya waxan halkan uga muhad naqaya muj cali faroole. Adeer this video will be documented weligiina waa laydin xusi doona. Si Ka Weyn sidaad weligeen filayseen.
@Xirsishow
@Xirsishow 18 күн бұрын
4days weli qaybtiiii labad na lamqhqyo
@warsanismael7739
@warsanismael7739 15 күн бұрын
Waa nin nasiib badan 😊
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 22 күн бұрын
Waa xiligii cabdi casiis cali barre oo goordanbe yimid markiiba way kutoogan lahaayeen.
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 11 күн бұрын
Isaaq waxan ugu necebahay muuse biixi waxaanan ugu jecelahay general sawaaxili. I know this is out of context raali ahaada
@rugtamaansadasoomaalida1521
@rugtamaansadasoomaalida1521 22 күн бұрын
Ninkan weriyaha ah horta maxaa Mic u diiday? Codkiisa iyo suaalahiisa lama maqlo.
@souleyabdou5105
@souleyabdou5105 22 күн бұрын
Hhh walahi Wa ruunta 😅
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 21 күн бұрын
Waa reer midgaan sheekata H.Y xayraan bilaa lacaga.
@MaryanArshe
@MaryanArshe 20 күн бұрын
Mahad Carshe waa Abbahay Alle ha u naxariisto
@adamahmed973
@adamahmed973 19 күн бұрын
Mj yuu ka ahaa walaal? Rabbi ha u naxariistee.
@adamahmed973
@adamahmed973 19 күн бұрын
Magac wanaagsan buu nooga tagay ninkaas.
@MostapheKamaal
@MostapheKamaal 19 күн бұрын
Yuhuudi yar buu ahaaa ilahy uma naxariiste
@shaamtube8401
@shaamtube8401 17 күн бұрын
​@@adamahmed973 MJ cumar maxamuud
@Firestars757
@Firestars757 22 күн бұрын
Meel nadiifa kuduuba codka shan qar baa kabuxdee
@user-pi2xt1ev2q
@user-pi2xt1ev2q 22 күн бұрын
Macnaha isaaq baan necebahay waa sidan dagaal baad nagula jirtaan oo colaad baa inaga dhextaagan 2 macnaha kawax yeelaan kasii necebahayna waa waxba kuma yeelayno kumadilayo anigu
@Hanad2976
@Hanad2976 20 күн бұрын
Sax ayaad tahay hadalku wuu xigmadaysnaa.marka dambana ninka sidaa lahaa wuu qarinayaa marlarabay in ladilo intaas ayaa furaysa markhaatiga.
@user-rz1ju3gp1t
@user-rz1ju3gp1t 21 күн бұрын
Qaybtii 2aad
@dr.basheahmed7069
@dr.basheahmed7069 21 күн бұрын
Wariye meel bilaa buuq ah ayaa qofka lagu waraystaa mida kale Eedaankii salaada ayaa socda
@fadumoshukri673
@fadumoshukri673 20 күн бұрын
asc waar heedhe aabahay mahad in ilaahay yaqaan oo dhaqtar ah ayuu ahaa dadka si hagarbax ah ayuu ugu shaqayn jiray isagoo aan qabiil u eegin dagaalna aabahay laguma dilil 1997 ayuu besu dhintay isagoo xanuunsaday ilaahay haw naxariisto
@ahmedsalaad3013
@ahmedsalaad3013 4 күн бұрын
Allah how naxariisto nin wanagsan buu ahaa oo ilaaahay yaqaana dadkuna u siman yihin
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 22 күн бұрын
Yibir reer harasheekh ahaa,oo sameecad iibsan Kari waayey.
@husse0512
@husse0512 22 күн бұрын
Waar meesha sawaxanka ka baxayo dib dambe cid haku waraysan. Bilaa Calayk
@souleyabdou5105
@souleyabdou5105 22 күн бұрын
😅walhi wa ruunta
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 20 күн бұрын
DEE MA BASAAS LAQABTAY AYAAD TAHAY DEE
@user-ew2zf6pm8o
@user-ew2zf6pm8o 22 күн бұрын
Waalidii oo qofa
@Bashatalents
@Bashatalents 22 күн бұрын
Ala beerka Gaadhigaa maqade inankii Wadi jirey waan ogaa markii harada isaga oo jooga baybayshay uu ku qarxay goroyoxun ayaa galbeedkeeda lagu aasay waan jeclaa walaahi waayo agtayada ayuu mari jirey markasta waan arki jirey 6 jir ayaan ahaa waan ooyeye markaan arkay isaga oo la aasaayo alow u naxariiso
@hassanhussein272
@hassanhussein272 22 күн бұрын
Ilaahay baad been u sheegtay gaadhiga ma qade ninkii ceerigaabo kala soo baxsaday anuu ahaa Ana maan dhiman maxaad ii habaaraysaaa
@Bashatalents
@Bashatalents 22 күн бұрын
@@hassanhussein272 Walaal waxay ahayd markii snm laga soo saaray burco 1989 meelahaa ee baybayshaygu soo baxay
@cllahihuseen6531
@cllahihuseen6531 22 күн бұрын
Ninka. Majeerteen marka hore sobadbaadiyay waydii
@abdikarimhassan5074
@abdikarimhassan5074 19 күн бұрын
2ada jeerba majerten aya bad badiyey ka hore cumar maxamud ayu yidhi
@Roonieworldcup
@Roonieworldcup 18 күн бұрын
Waxoo dhami waa been iyo cuqdad
@Roonieworldcup
@Roonieworldcup 18 күн бұрын
Dagaalada SNM wuxuu socday 1 sano Late 1988- early 1991 Dadka waqooyi jooga oo dhan taariikhdooda waxay ka bilaabataa Labadaas sano
@Xirsishow
@Xirsishow 18 күн бұрын
oo qaybtii labaad meedat ma jirto miyaaa inde waxa qaad nagu abusegaraysaa
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el 21 күн бұрын
Waar Ciwaanka Hagaajiso Waxanookalena Lama wareysto bulsho lama horkeeno, cajiib hyonis sow tii. Baaxad ahaan iyo sarakiishii ugu badnaa SNM mey lahyn majoritey Rag dadkooda iyo dalkooda xoreysanaayey by ahayeen iyagiyo intakalee wllalhoodoba isaaqii 👍 great
@musamohamed5778
@musamohamed5778 20 күн бұрын
Qaybtii 2aad aaway
@mohamednur1696
@mohamednur1696 22 күн бұрын
CODKAA KAA XUN LA MAQLIMAAYO CABDUNAASIR CABDULLAAHI HAYBE
@sharmaarkenour3469
@sharmaarkenour3469 22 күн бұрын
Waligedbaa abalka laysu galijiray afartuug haday habeen kuwada qabtaan miduunba odhanaya kadaaya taasi waataas kabadbaadiyayna majeertenbu ahaa ka wadanka baabiiyayna majeerteenbu ahaa
@MustafeyuusufHajjimustafe
@MustafeyuusufHajjimustafe 20 күн бұрын
Xildibaan.inta.aad.leedahayheesbansameeyay.on.laxamaynaya.sharciga.dalka.laxame
@abdirahmaanmostaphehassa-wr9uf
@abdirahmaanmostaphehassa-wr9uf 21 күн бұрын
qaybtii 2aad meeday
@Somalibanahay1977
@Somalibanahay1977 18 күн бұрын
Ka dambe meel bilaa buuq ah kusoo duub indr wariyoow part tiga dambena wanu sugayna
@abdirahmandahirabtidon7702
@abdirahmandahirabtidon7702 22 күн бұрын
Waqtigaa dagaalada Sokeeye ugu xumaayeen 88-91 kii way adkeyd in qof SNM qabatay dib loo arko, laakiin ciidanka dawladu dad badan oo ay qabteen way sij deyn jireen.
@sahramohamed3380
@sahramohamed3380 22 күн бұрын
Dagaalka sokeeye muxuu ahaa?
@abdirahmandahirabtidon7702
@abdirahmandahirabtidon7702 22 күн бұрын
@sahramohamed3380 Waa dagaal u dhexeeya dadka isku ummad ah, sida kuwii 80 nadii Jabhadihii Somaliyeed la galeen Siyaad Barre, kii Cali Mahdi iyo Caydiid, kii Berbera 1992 gii ee garabyadii Snm, kii 94 kii Dawladii Cigaal la gashay jabhadihii, Kalshaale, Laascaanood iwm.
@sharmaarkenour3469
@sharmaarkenour3469 22 күн бұрын
Jaahil jaahil dhalay aabahaaba faqash ahaadee waarsoo daawo taariikhaha nacasyoow nacasku dhalay xabaalahaa malko durduro waxa buuxdhaafiyay waa dadki shacabka ahayee la xasuuqee SNM dadkay qabatay dawlada ka tirsanaa waxadkasoo dawataa youtub,ka siday uwaramayan fahan afki faqashta hanola imane
@mxmedadn4194
@mxmedadn4194 22 күн бұрын
Tuffcalayk
@mxmedadn4194
@mxmedadn4194 22 күн бұрын
Kuwii labaatan jirow. Laanta buur dhistay baa cid kale wax ka sheegaya Berbera yaa midida wax ku laynayay. SNM mise FAQASH
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 22 күн бұрын
Wariyaha bidaar waa reer miyi jaahila
@xasandheere3294
@xasandheere3294 15 күн бұрын
Indhaha kala qad wuu timo dheer yahay
@HRU20209
@HRU20209 22 күн бұрын
MA ADIGOO 13 JIR AH AYAAD SNM KU BIIRTEY? 1983-1970=13
@abdihakimmmohamud7230
@abdihakimmmohamud7230 20 күн бұрын
Walaalkay iyo adeerkayba 10jiro ayey ahaayeen markay SNM ku biireen inaabtigayna 12jirbuu ahaa Gaashaamo iyo Xalxalis ayey kaga biireen.
@saidegal4110
@saidegal4110 21 күн бұрын
Waa is ka saas markaad laan dheere tahay- Mahad Caarshe much respect.
@SacidaAbdi
@SacidaAbdi 19 күн бұрын
Qaybtii labad soo gali odaygau si fahfasan kula dhig dheh goob dagana ku warayso
@jamalmohamed1595
@jamalmohamed1595 21 күн бұрын
Asc Waa brnamij Tarikhda galaya waxanse kugu dhaliilaya meesha aad warasiga ku qabanayso oo aad u buuq badan halkaa inaga hagaaji wari sare
@Xirsishow
@Xirsishow 16 күн бұрын
waar nin kan qayb tiisii labaad meedat
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 14 күн бұрын
Buuq baa ku furan wll cajalada
@hassanhussein272
@hassanhussein272 22 күн бұрын
Muxuu ka hadlayaa neefkan iska ciyayaa
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 22 күн бұрын
Issaq baan ahey; wax kale maad weydey oo aad noo sheegto
@user-pi2xt1ev2q
@user-pi2xt1ev2q 22 күн бұрын
Qaybta danbe meel buuQ ah ka ilaaliya fadlan
@mohamodmohamod3574
@mohamodmohamod3574 22 күн бұрын
Warbaahinta qaarkood si khaldan bay wax u qoraan bedel cinwaanka sida dad badan oo commentiga ku jiraa kugula taliyeen.
@sacadismacil1834
@sacadismacil1834 16 күн бұрын
Wariye warysiga meel bilaa buuqaa lagu duubaa
@khadarahmed1898
@khadarahmed1898 20 күн бұрын
WAAR NINKU WAA QOLAMA HABARYOONIS YUU KA YAHAY .MA REER OODWEYNAA
@Dulqusley
@Dulqusley 20 күн бұрын
Morgan not easy 600kun idoor xasuuqey 😂
@maxamuudaxmedoday710
@maxamuudaxmedoday710 20 күн бұрын
Codka weriyaha maxaa hoos u dhigay?
@muuseyusuf-vv5lr
@muuseyusuf-vv5lr 20 күн бұрын
ninkan.magaciisa.sheegde
@INA_XAASHI_CHANNEL
@INA_XAASHI_CHANNEL 20 күн бұрын
Codka iska hgasjiya
@abdiismaciil3910
@abdiismaciil3910 22 күн бұрын
Snm imisa qof ayey dishay wali arag 50 sano ka hor wali hibatynaya
@CabdiDiiriye-y8r
@CabdiDiiriye-y8r 22 күн бұрын
ADEER INDHA FULAYBAAD LEEDAHAY FULAHA SHEEKADIISU WAXAY LAALAABATAA INKABADAN INTA GEESIGU WARAMO.
@bogaayeofficialtube4233
@bogaayeofficialtube4233 22 күн бұрын
Waanad aqoonba abtoow waa 2 xiniinyoodle aan libiqsan Aadna u hadal yar
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 16 күн бұрын
Waa geesi Habar yoonis abtigeey weeye Anigoo Majeerteen ah
@xasanqorane7707
@xasanqorane7707 22 күн бұрын
83ii wuxu ahaa 13jir markaa sidu xiligaa snm ugu biiray
@mohammetziyat508
@mohammetziyat508 22 күн бұрын
haah wakhtigaa Ninkuba haduu hal naas keed gaadhayo wa la kaxayn jirey khasav
@fatimaismail9620
@fatimaismail9620 20 күн бұрын
Waar meeshan buuqa ah kala fogow markaaad qof waraysanayso. Codkaagana lama maqlo naga hagaaaji
@user-pi2xt1ev2q
@user-pi2xt1ev2q 22 күн бұрын
Sax looma maQlayo waa buuq waheey barnaamij ka kusoo celiya meel bilaa buuQ ah
@fuaadyaasiin
@fuaadyaasiin 22 күн бұрын
Isaaq ma ay baa
@fadumoshukri673
@fadumoshukri673 20 күн бұрын
cumar maxamud muu ahayn
@shaamtube8401
@shaamtube8401 17 күн бұрын
Yuu aahaa marka ... ma hadaa laga badalayaa wlle
@abdulazizd
@abdulazizd 22 күн бұрын
50 sano kadib miyaa lagu mashquulsanyahay wixii dhacay. Iidoorow grow up Maanta oo la jooga live laysu dawanayo ayad xasuuq ka geysateen laascanood
@MohamedYousuf-zo2mt
@MohamedYousuf-zo2mt 22 күн бұрын
Haddii Laascaanood xasuuq laga gaysan lahaa maalin gudeheed dib ugumay siraadateen magaaladu ee sida Hargeysa ayay qaadan lahayd 20 sanadood in lagu dhiso. Marka laga reebo xaafadii Hotel Xamdi ku yaalay ee maalin kasta ciidanka qaranka lagu soo weerari jiray ma jiro hal guri oo kale oo la duqeeyay, suuqana hadalkiisaba daa. Dhibaato badani way dhacday lkn garanmaayo beenta waxaad ku fashaan.
@user-be5dz1sm2v
@user-be5dz1sm2v 22 күн бұрын
Ninkaasi nin caqli badan buu ahaa ninkaa isaaqa necbaaa iidoorku waa dad somali neceb tahay
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 22 күн бұрын
Muxuu na yeelay haduu na nece yahay
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 22 күн бұрын
Meeshu buuqbadanaa waxba lama maqlayo
@ALI-em3me
@ALI-em3me 14 күн бұрын
1970 to 1983 imisa jir ayu aha war bahasha naga idaan kkkkkkkkkkk reer balaha cadi maha
@safiamire4825
@safiamire4825 22 күн бұрын
Meel bila sanqadha ku duuba waxaad duubaysaan
@ismailibrahimmohamed3124
@ismailibrahimmohamed3124 22 күн бұрын
Tyga hy uun wrysta fahny
@abdihakimmmohamud7230
@abdihakimmmohamud7230 20 күн бұрын
Ma HY cid aan ahayn ayaa ragganimo lagu ogyahay aantaada raacnee maxaa laggaa waraysanlahaa?
@ismailibrahimmohamed3124
@ismailibrahimmohamed3124 15 күн бұрын
@@abdihakimmmohamud7230 dee habarjeclo
@adams9307
@adams9307 22 күн бұрын
caaqil sandhool guure oo xawaadle ahaa ayaa yiri "habar gidir waan necbahay waxaanse ka sii necbahay ciddii wax yeesha" waa 1960s kii odaygaani oraahdaas ayuu bedeshay somalidu beenta maxay ka heshaa
@yasinyusuf5629
@yasinyusuf5629 22 күн бұрын
Aday kula tahay kelmadaas dad badan oo aqoonba ninka aad sheegayso ayaa iyagaba lagu sheegaa markaa adigoo aan soomaali beri iyo galbeed woqooyi iyo koonfur ba aanad dhamaan tood aqoon u lahayn waxba ha beerin Teeda kale ninkan isagu ma odhan lk waxaa u adeegsaday ninkii ugaadeen ee hayey intii goobta dagaalku ka dhacay la joogay
@abuhanaan9009
@abuhanaan9009 22 күн бұрын
Dadkan xumaantii ay gaysteen caqli xumaa u raacda waxan aan sheegaynaba kama dhaadhacsana
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 21 күн бұрын
Xawaadle mi asaaba reer asal ahaa,hawiye ayaaba sheega inaanay reerka hawiye aheyn.
@hamzeabokor7456
@hamzeabokor7456 20 күн бұрын
War kani waa bahal beenaala is adaynbuu wadaa sacadyoonisbu islyey cay u samee kulaa tolow waa qolama wuxu
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 17 күн бұрын
Been ma sheegin xaarood wayo isaaqu wa reerka kaliya aay ka caqli badin kari ee iyaga ka caqli badan marka waxay kolba meel uga so wareegayan somali jeecaayl ma aha oo walhiya haday dani ka gasho xaarood itoobiya iyo kiiniya kuwa ugu horeya ee uu yacaya wa iyaga somalila ku xasuuqay itoobiyan muqdisho 2006
@geeljire1658
@geeljire1658 22 күн бұрын
immisa qof oo soomaali ah ayaad dishay?
@sharmaarkenour3469
@sharmaarkenour3469 22 күн бұрын
Waar naasiroow sxp waadla raagtaaye qaybaba dambe hore usoodaade nio baryahana waadka gaabisay taarikhihi nocan ahaye madadkiibad dhamaysay aad waraysanlahaydee mise waadka caajistay
@amiirmaxamed206
@amiirmaxamed206 22 күн бұрын
Zxb qaybta kale sooo geli
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 22 күн бұрын
Nasir bidaar midgaan reer miyi ah,nacalaa kugu yaal,buus Baan ku idhi yibir ahaa.
@jamalsaleeban1666
@jamalsaleeban1666 21 күн бұрын
Maxaad ku cuntay
@user-fc3rr8xv1q
@user-fc3rr8xv1q 22 күн бұрын
wixiinu waa kala fogeynta soomaali waar adiga wereysigaagu xumaa dad kala fogeeye hhanoqon ee allah kabaq
@MukhtarIbrahim3
@MukhtarIbrahim3 22 күн бұрын
Darood iyo Isaaq way isneceb yihiin ilaa Aakhiro wa col😂
@VivaWNP143
@VivaWNP143 22 күн бұрын
Waar heedhe titlekan iyo video gu isma laha 😂 what the hell
@user-sz5wr4of6m
@user-sz5wr4of6m 14 күн бұрын
Laakiin adeer Naga daaya dadka aad maqaaxiyaha ku dhex waraysanaysaan diintiina wasee
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 211 МЛН
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 47 МЛН
salbare jhapa nepal 🫶#mr_robin1
4:01
Mr robin1
Рет қаралды 1