Waayojoog:"Maalintaan is idhi Noolaan maysid oo aan baqay Anoo Ciidan wata" Halgamaa Xuseen Q/ 7aad

  Рет қаралды 9,145

CBA TV

CBA TV

Ай бұрын

Waayojoog:"Maalintaan is idhi Noolaan maysid oo aan baqay Anoo Ciidan wata" Halgamaa Xuseen Khaliif Xaaji Jaamac.Xaqlada7aad.
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 18
@hallad598
@hallad598 Ай бұрын
Waa khaa'inul wadan dalkiisii Xabashi u soo raacay.
@kaamilabdirahman210
@kaamilabdirahman210 Ай бұрын
Ninkani waa funny sheekooyinkiisu waa igu socdaa
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics Ай бұрын
Waar Mujaahid ku waa funny
@caddikeydmohamed
@caddikeydmohamed Ай бұрын
Waa beenale odaygan
@ShaafiPharma-ut6jl
@ShaafiPharma-ut6jl Ай бұрын
Jamhadii halkee ku dameysay waa ba yaabe
@abdifatahhashi4942
@abdifatahhashi4942 Ай бұрын
Husein khalif waa halgama magac iyo mamas leh
@user-my8xr8yk6i
@user-my8xr8yk6i Ай бұрын
gacan ku diile dal iyo dad iyo dowlad burburiyay in la maxkamadeeyo ayuu mudan yahay
@munasagal2496
@munasagal2496 Ай бұрын
Horta lama yaraysan karo cabdilaahi yuusuf laakin jabhadii sdf ma jirto hawlgal ay ku guulaysatey, way la dagaalameen rijiimkii. Halka SNM oo wakhti kooban jirtaa sitoosa weeraro ugu qaadi jirtay rijiimka.
@ibraahimabdalla-rg1st
@ibraahimabdalla-rg1st Ай бұрын
HALGAMAA SARE
@farahali
@farahali Ай бұрын
Waa dhiigya cab dambiila HALAAGUU U MALEEGAY WADDANKA BUU HAATAN KU EEDAYNAYAA SHACABKAA WAX KHARBUDAY????? KHAAINUL WADDAN MUDAN DALDALAAD
@abdinur6152
@abdinur6152 Ай бұрын
Qaladaad kii ugu waynaa oo SSDF ay samaysay waxay ahayd in ay laayen dad kii shacab ka ahay oo ay ku laayen Ceel habred iyo Balanbale
@abdirazakessa2652
@abdirazakessa2652 Ай бұрын
Sax bay ku ahaayeen waayo ayaanlahu sida mareexaankay iska gadi jireen sida saleebaanka may agayn dad geesiyaasha
@abdinur6152
@abdinur6152 Ай бұрын
@@abdirazakessa2652 Qofkii qalbi madoobad ku dhaco sidaada oo kale u hadlaa ee eebow hanugu ridin
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 Ай бұрын
Muxuu kawareysanayaa waxbaan laayay miyuu kufaanayaa
@abdulog8461
@abdulog8461 Ай бұрын
Tariikh weeye 😂😂
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 Ай бұрын
@@abdulog8461 maxaa taariikh qof gaalo lasocda dowlada kale isticmaalayay waa khayaaneen dodkoodii
@mukhtarfarah969
@mukhtarfarah969 Ай бұрын
jabhad fashilantay 😢
@cabdirisaaqmaxamed3145
@cabdirisaaqmaxamed3145 Ай бұрын
Noloshu kuso raaxaysay askari dawlad xoogwayn jabhad halgan so galay qurbe joog hayado caalami ah laso dhaqeeyay wuxu laandheeraysana
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 4,4 МЛН
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 33 МЛН
Khó thế mà cũng làm được || How did the police do that? #shorts
01:00
Wait for the last one! 👀
00:28
Josh Horton
Рет қаралды 157 МЛН
Waayojoog: Halgamaa Saleebaan B10
40:44
CBA TV
Рет қаралды 25 М.
Öteki Gündem - Hz. Peygamber'in Hayatı ve Medine / 3 Nisan 2015
3:50:09
SHEEKADA:-Maxbuuskii Xabashida ka yaabiyay dagaalkii 1977-kii. WAREYSI
1:22:36
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 4,4 МЛН