Waayojoog: Maxaad ka ogtahay habka ugu Khatarsan ee Xogta Rasmiga ah ku heli jireen Maxaabiista?

  Рет қаралды 16,457

CBA TV

CBA TV

7 ай бұрын

Waayojoog: Maxaad ka ogtahay habka ugu Khatarsan ee Xogta Rasmiga ah ku heli jireen Maxaabiista ku jirta Jeelka Mandheera?
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 33
@user-ud6fs8ut7z
@user-ud6fs8ut7z 7 ай бұрын
Maashallah halgama Cabdiraxman Caynaanshe, wariyaha iyo gashaanlaha waan idin salaamay wllo noo soo celi barnaamijka dadka aad ugu xidhan ayaan ka mid ahay 👏👏💚🤍❤️
@user-by7jk5it2n
@user-by7jk5it2n 7 ай бұрын
Halgama craxmaan alle ha ku barakeyo cimriga ❤❤❤❤❤
@abdiqanihandule7811
@abdiqanihandule7811 7 ай бұрын
Mujaahid c/raxmaan wan salaamayaa iyo wariyahaba
@maxamedibraahim5638
@maxamedibraahim5638 7 ай бұрын
Mujahideen cabdiraxman iyo wariyahaba waan salaamaya. Inta ka bacdii. Dee baryahan barnaamijkii wad deeseen ee soo badi
@AbdirashiidAhmed-fg3tb
@AbdirashiidAhmed-fg3tb 7 ай бұрын
Mnsha alh labda cornel iyo naasir iyo bahdiisaba aadban u salaamey
@tuulaha9232
@tuulaha9232 Күн бұрын
Hye
@janodoon6938
@janodoon6938 7 ай бұрын
❤provo ustaad
@saleebaanmaxamuud4119
@saleebaanmaxamuud4119 6 ай бұрын
Ina maqosle alle haku dhawro ❤
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 7 ай бұрын
Daahir jubanayn waa reer boorame
@salebanaidid3997
@salebanaidid3997 5 ай бұрын
Waraysigan waa khasaare sxb
@OmarHaji-rn3tz
@OmarHaji-rn3tz 7 ай бұрын
Wariye wxn ku sojediniya inad wx ka waydiso jabinti jeelka ma déran iyo qurshihisi mujahid abdirahman yuusuf abdirahman dhadhan oo joga burco
@soohorcashaqa1670
@soohorcashaqa1670 7 ай бұрын
Warna way gayn jireen warna kay keeni jireen
@dananmedia3193
@dananmedia3193 7 ай бұрын
Aaway reer kunfureedkii dafirijeray cadaymaha aygaystiin shicibka soomalilaan waxba ulamay hadhin
@CarroEdeg
@CarroEdeg 7 ай бұрын
Cabdiraxmaan Daahir Caynaanshe waa Mujaahid dhab ah walaahi libaax libaax dhalay,
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 7 ай бұрын
Jeelka mandheera markii u horeysay waxaa asaasay turki ama cusmaaniyiintii lkn engiriis ayaa dhamaystirey
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 7 ай бұрын
Xabsi iyo wanaag halkee iskasoo galasn waayaabe.
@shukriabdibare5368
@shukriabdibare5368 2 ай бұрын
SNM iyo kuwa la midka ahba wan la xisabtami dona
@NajaxCabdi-te2xv
@NajaxCabdi-te2xv Ай бұрын
SNM waa ragaa kuu suurtogeliyey inaad si xor ah u qori kartid comments wanaag iyo xumaanba
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 7 ай бұрын
maxaabiiistiiina sawdinkaaa rero ukalasaaaarayyyyyyyyyyy
@CarroEdeg
@CarroEdeg 7 ай бұрын
Maxaabiista laguu sheegayaa maaha shacab ee waa SNM tii maxaabiista ahayd Garxajis baa kow ka ahaa halgankana lahaa, waayo SNM Awaare iyo Rabasso ayay daganayd waana Xarun Ciidagale, SNM Garxajis bay ahayd 80% Huunaaba maanta sheeganaysa waa ayaandaro, Gabiilaybaa laga xoreeyay markaan maqlo ayaan idhaah ,Burcoduuray miyaanay ahayn Halkii ugu horaysay ee SNM ka dagaal gasho waa Tuulo Ciidagale, Waanu ka baxnay Isaaqe wax ha noqdo,
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 7 ай бұрын
Maxaabiista waxaad is odhaneysaa xagga rabbi ayaa looga soo waramaa inkastoo ay yidhaahdaan nebi yuusuf ayaa yidhi warku idinkama raago
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 6 ай бұрын
Ya basa diir adi ma noogtid miyaa ya yaa xaa haysana halkoo kale miyaa
@GuledAhmed-kz5ts
@GuledAhmed-kz5ts 7 ай бұрын
Taasi mà firxadkiibay Finland gashay hhhh cawralaay cago
@mustafesulyman
@mustafesulyman 11 күн бұрын
Waxan.aad.umorugooday.maxamed.cali.taariikhdisa.markaan.ururiyay.kayxabada.iskuridiyay.iyo.kiilasocday.iyo.euxuuhalgankakagawaybwaatay.dabeecadiisi.garahasn.jeelka.madheera.waxii.uukawabtay.sidii.uu.uladhaqmay.qof.karaamaysan.buu.ahaa.aniga.khassatan.xasuusgaara.ayaan.hayaa.saacaduudhimandoono.kahor.inaan.arkay
@dibinleebmedia
@dibinleebmedia 12 күн бұрын
SAWIRKAN IYO NINKA AD WARAYSANAYSO FARQI WEYN AYAA U DHEXEEYA EE BAL NALA WADAAG WIXII NAGA QARSOON!
@abdilaahiabdi2462
@abdilaahiabdi2462 7 ай бұрын
😂😂😂😂 maxa qardhaysaa lay dhaafiyaay
@khayrjecel2
@khayrjecel2 7 ай бұрын
Waxaad sheegaysaan oo dhan waa been jadasiis baa tihin
@hashimjamac
@hashimjamac 7 ай бұрын
Sheekada ugu cajibsan waa ninka laxda lagu xukumay bal laxdaa bas maxa i gaya😂😂😂😂😂😂
@ahmedabdi33
@ahmedabdi33 7 ай бұрын
Sheekadii SNM adeer way soo dhaamatay 33 sano ka hor Maanta waxay tahay in la wareysto mujaahidiinta cusp ee SSC ha laga waraysto dhibaatadii maamulka snm ku hayay mudada badan iyo sidii ay isaga kiciyeen 25/8/23 maalintii jimcaha ahayd iyo sidii loo qabtay jeneraaladii snm sida ina Bootaan iyo Gadhyogol iyo kuwa kale oo badan.qaarkoodna dagaalada lagu dilay sida Cabdilaahi Ibraahim.miino. Abateet.Dhigane .ina Cali Khayre iyo intii fakatay sida Ahmed Aakhiro oo kale oo lagu xasuusto dhibaatooyinkii uu laascaanood ka gaystay 15kii sanadood ee SNM maamulka joogtay hhhh hhhhh.
@CarroEdeg
@CarroEdeg 7 ай бұрын
SNM Garxajis bay ahayd, waanu ka shalaynaa waxii nagu kalifay inaaanu Qarankayagii Cadaw u sooraacno, khiyaamadii iidoorku wqxay soo baxday 1991 waxii intaa ka dambeeyay waanu fahanay, Oromay noqdeen waxaanu u dagaalanay, sorry
@saleebaanmaxamuud4119
@saleebaanmaxamuud4119 6 ай бұрын
Idinka marka miyaa laydin laayay
@ahmedabdi33
@ahmedabdi33 6 ай бұрын
@@saleebaanmaxamuud4119 waa nala xasuuqay
@abdirahmandahirabtidon7702
@abdirahmandahirabtidon7702 7 ай бұрын
Taariikhda lama been abuuro. Sheekada SNM saw ma dhamaato, Mujaaahidiintu saw ma, agoontu saw ma korto. Midda kale Somaliland taariilhdeedu waxay soo bilaabantay 1991 kii, cid sheegan karta inay u soo halgantay waqtigaa ka hor ma jirto.
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 45 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 36 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 42 МЛН
CEEL - NIMCOON. ❤️
15:05
Maaweell
Рет қаралды 81 М.
WaayoJoog  Qaybta 1aad Halgamaa Yuusuf Ganaje
36:21
CBA TV
Рет қаралды 32 М.
معركة مع القضاء الأمريكي | د.سامي العريان | 139
2:45:17
بودكاست بدون ورق
Рет қаралды 600 М.
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 45 МЛН