CEEL - NIMCOON. ❤️

  Рет қаралды 81,464

Maaweell

Maaweell

3 жыл бұрын

Пікірлер: 559
@maaweell
@maaweell 3 жыл бұрын
Alle hawnaxriisto Aabahay oo Dhowaan Xaqii Uyimid🤲😭
@hannaali3863
@hannaali3863 3 жыл бұрын
Alle ha unaxaristo qabrigana ha u wasiciyo wllo abo
@nimcodahir5317
@nimcodahir5317 3 жыл бұрын
Aamin ya alah eebe samir iyo iimaan hakaa siiyo qalbigana haku qaboojiyo
@hoodohodan1733
@hoodohodan1733 3 жыл бұрын
Amiin amiin yaa rabii
@salahsahal9259
@salahsahal9259 3 жыл бұрын
Illahaye hawi naxaristo jaandi fardawasa ha ka warabiyo aamin aamin aamin ehelki qarabadi qoyskina Samir iyo imaan ha ka siiyo
@ayaanyusuf4957
@ayaanyusuf4957 3 жыл бұрын
Illahy waalidiinten inti dhimaty hawnaxariisto🤲😥
@kaaha5916
@kaaha5916 3 жыл бұрын
Istaqfurullah War ta yari Cajiib sanaa😂😅oo cay badanaa
@rashaadyasin6048
@rashaadyasin6048 3 жыл бұрын
mazhallaH keeP giong 👍🏽👏👏👏
@yasiryonis989
@yasiryonis989 2 жыл бұрын
Mansha Allah beautiful ♥️♥️👍
@hafsaabdiabdi4085
@hafsaabdiabdi4085 3 жыл бұрын
Allah unaxariisto hooyo aabe iyo dhamaan inti umada muslimkee geriyootayba Khayr badanban kuu rajaynayaa Keep it up wllo hore usoco
@Yahhyea4
@Yahhyea4 3 жыл бұрын
8:40 😂😂😂😂😂😭 OMG Inanta yari waa fariid walahi😂
@munaofficial1689
@munaofficial1689 3 жыл бұрын
Ilaahay hawnaxariisto janatul firdawsa aclaa haka waraabiyo marti lajecelyahay rabi haka yeelo kitaabkiisa midigta hawga dhiibo aaaamiiin
@osmandegelleh4532
@osmandegelleh4532 2 жыл бұрын
Keep up the good work Mr Maaweel!
@wardamohamed5614
@wardamohamed5614 3 жыл бұрын
She made my night wlhi ta yari caadi maaha😂😂
@hibadmohamed3981
@hibadmohamed3981 3 жыл бұрын
waa gobalka sanaag wuxu ku dheh yaala ceel Afwayne iyo garidaga dhexdooda
@awomohamed4615
@awomohamed4615 3 жыл бұрын
Ameen allh ha unaxaristo walidka🤲🏾 Hore usoco wll cabdisamad♥️
@iqraabdulahi1113
@iqraabdulahi1113 3 жыл бұрын
Gabadha yari beerteeda bee ilaa shaneesaa waa fatiid yar😘💃
@kaderabdulrahman6640
@kaderabdulrahman6640 3 жыл бұрын
Allah naxariistii jano haku casuumo wll AABE IYO HOOYABA iyo dhamaan muslimiinta dhamaann 🙏🙏🙏🙏
@zeinab73xusen27
@zeinab73xusen27 2 жыл бұрын
Waaaw waanku salamay indro heestii wllkyna way Kuu baxaysaa 🥰🥰🥰🥰🥰Alle naxariistii Jano hawgu deeqo aabo Iyo hooyaba Wll
@nabiihaabdi328
@nabiihaabdi328 3 жыл бұрын
Rabi Naxriis jano haka waraabiyo wllo🤲🤲
@cawodhalad7072
@cawodhalad7072 3 жыл бұрын
Wllo mcn clsamad ilaahy naxaristi jano hka warabiyo aabo & hoyo 🥺🥺🤲🏼🤲🏼🤲🏼😭
@mamduuxhussein354
@mamduuxhussein354 3 жыл бұрын
Allle ha u naxriisto aabo iyo hooyaba wllo qli adna hore u soco
@fadumoqasimcabdulle4557
@fadumoqasimcabdulle4557 3 жыл бұрын
illah ha,unaxariisto hooyo iyo abe waa sameen gara walah adne hore usoco abow
@awralamohamed4093
@awralamohamed4093 Жыл бұрын
الله يرحمهم ويسكنهم فسيح جناته.. اللهم امين يارب العالمين
@shadiyawabari33
@shadiyawabari33 2 жыл бұрын
Illahay ha unaxaristo Aabaha iyo dhamaan inti dhimatay ee muslimi ah
@munayusuf4949
@munayusuf4949 10 ай бұрын
Ceel nimcaan, manshallah. I wish our people learn to be civil. Why are they always fighting, Subhannallah
@ahmedkeyse227
@ahmedkeyse227 3 жыл бұрын
Illaahay naxariistiijno hakawaraabiyo..indr.....dhamaan waalidkeenba....aamiin
@faraxipraahin934
@faraxipraahin934 3 жыл бұрын
Amiin amiin yarab wllo 🤲🤲
@karoofficial4694
@karoofficial4694 3 жыл бұрын
ABDISAMAD I WISH YOU GOOD LIFE ✌✌💚💨❤
@nimcoali1728
@nimcoali1728 2 жыл бұрын
Masha allah ceelkan magacaygiina wata mar un waa in aan tagaa haddii eebbe idmo
@hamdaabdalle5585
@hamdaabdalle5585 3 жыл бұрын
Subxanallah caydaynu isku cayna bulshadeenu waa waalidka uun 😭 ta yari she is so funny anoo weyn baanan aqoonin caydaas ilaahaw caruurteena islaaxi ❤️
@QURXINTAGURYAHA
@QURXINTAGURYAHA 3 жыл бұрын
allah ya arxama raaximiiin labada waalidba walaal ilaahay janatul firdawsa ha ka waraabiyo inagana ha inooga daba naxariisto dhamaanteenba aamiin ya rabi
@gahayrvlog1085
@gahayrvlog1085 3 жыл бұрын
pro keep going siso waad guulaysan saaxiib
@kaysarmuxumed1040
@kaysarmuxumed1040 3 жыл бұрын
Mocha allah keep going bro
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 3 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto janatu fardawsa alle ha geeyo Aamiin yaa rabbi
@user-rq8gy7jn3q
@user-rq8gy7jn3q Жыл бұрын
Alla yarxm wll noso gudbi vlog yadaada dhmn waa dawaday mudo 3bariya wna kahelay❤❤❤❤❤
@hassanabdi2542
@hassanabdi2542 2 жыл бұрын
Asc, gabadha yari waa fariidee Mansha Allah
@nadarcabdullahi4514
@nadarcabdullahi4514 3 жыл бұрын
Masha allah ❤️❤️❤️❤️
@IamCxEg4
@IamCxEg4 3 жыл бұрын
Alle naxariisti jano ha kaa waraapiyo isaga iyo intii muslimiine dhimatay pa oo aabahay ka mid yahay Alle ha unaxariisto 🤲🤲🤲
@AarkaBihidareys
@AarkaBihidareys 3 жыл бұрын
Alle Ha U Naxariisto Walidiintaa Iyo Walidiinteen🤲🤲
@nasroalihassan2445
@nasroalihassan2445 3 жыл бұрын
Keep going my brother
@deeqomar2479
@deeqomar2479 3 жыл бұрын
From Frankfurt Germany I miss my county
@ibrahimiiman2587
@ibrahimiiman2587 3 жыл бұрын
Keep going brother waa meeshayadi
@prime10mviews7
@prime10mviews7 3 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto abtiyo maxamed maweel wll
@kanasidokale2282
@kanasidokale2282 3 жыл бұрын
Waaw ❣️
@ahmedjama2266
@ahmedjama2266 3 жыл бұрын
Cabdi samad maxamed maweel keep going
@omalkhairismaelabdirahman5925
@omalkhairismaelabdirahman5925 3 жыл бұрын
Aameen allAh yarxam wll aabo😭🤲🏻🤲🏻
@saayid1393
@saayid1393 3 жыл бұрын
ilaahay haw naxariisto aabo iyo dhamaan waalidiintayadiiba aamiin
@Abdisamad1
@Abdisamad1 2 жыл бұрын
Alaaha hunaxariito aabahaa Iyo abahayba aamiin yaa rabi 🙈🙊 y
@ayaanlebadeed7465
@ayaanlebadeed7465 3 жыл бұрын
Mnsha allh saaka baan socdal dheer ku so maray dhamaan sanag galbeed
@nemosabdikarim522
@nemosabdikarim522 3 жыл бұрын
Allah yarhamu raaximiin wllo dhaman walidiinta nba inta dhimatay adna hormar wcan ayan kuu rajaynayaa
@diiriyetv
@diiriyetv 3 жыл бұрын
Walaal Alle ha u naxariisto waalidkaa oo jannatul firdaws ha ku casuumo.
@binfarascade4391
@binfarascade4391 3 жыл бұрын
Ilaahay naxariistii janno haka waraabiyo akhii waa geeri naxdin leh
@somaliland1920
@somaliland1920 3 жыл бұрын
Keep going lipx 💪🥰
@asma-ahmedabdi2935
@asma-ahmedabdi2935 3 жыл бұрын
Abdisamed mawell horumar wacan wllky
@sharmarkekeyse1342
@sharmarkekeyse1342 2 жыл бұрын
Keep it up ProZyy_____🔥❤️
@hannymohamed5461
@hannymohamed5461 3 жыл бұрын
Alle haw naxariisto wll 🤲
@xamdabilan-6900
@xamdabilan-6900 Жыл бұрын
Wll ilahy haw naxaristo walidintah 🤲🤲🤲
@najaaxsouleimanaaden795
@najaaxsouleimanaaden795 3 жыл бұрын
Tan markey weynaato meesha ay joogto Allow ha I joojin😂🤣
@Suhuur1
@Suhuur1 3 жыл бұрын
Xamaday ma adigabaa 🤣🤣🤣
@sumadqaran
@sumadqaran 2 жыл бұрын
Waxaa la yidhi habar baas awalbeey gabadh baas ahayd😂😂😂
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 2 жыл бұрын
Allow walidintadi iyo dhamaan walidin ta oo dhan u naxariisto 🤲🤲🤲🤲🤲❤
@sharmakeabees4745
@sharmakeabees4745 2 жыл бұрын
Waalidiinta alle ha u naxariisto aamiin yaa rabii
@abdaleali6328
@abdaleali6328 2 жыл бұрын
Askariban aha ceel afwaynban jogay 2020 malinwalba arimo nabadgalyo ayanu utagi jirnay ceel midgaantan iyo fadhi gaabyo dhali yaxye iyo garr adgyo
@haybisibrahim1890
@haybisibrahim1890 3 жыл бұрын
Amiin wllo ilahay haw naxariisto
@jadensmith3504
@jadensmith3504 2 жыл бұрын
🗣Alle qabriga ha unuuriyo su aalahana alle ha ufudaydiyo dhamaan teena alle ha inoogawada dabanaxariisto 🤲amiin amiin🤲🤲
@khadrageenyo-xb2wo
@khadrageenyo-xb2wo Жыл бұрын
Astaqfurulhaa astaqfurulhaa @maaweelow indero tan yar way ku gasheybee, but it’s so funny 😂😂walhi go forward my indero, sida roob gud gudayo bari galac ka soo yidhi jaha 💚
@najaadmaxamuud8099
@najaadmaxamuud8099 3 жыл бұрын
Aamin wll alla aabo how naxaristo asxaabra aabihiis iyo aabahayba noogu so duceeys pls 🤲🤲🤲🤲
@ibadojama4506
@ibadojama4506 3 жыл бұрын
Alle jantul fardowsal acalaa hageeyo Amiin yarabi
@ismailhawd1544
@ismailhawd1544 3 жыл бұрын
Alle haku xafido bro from borama
@khadraaxmed7718
@khadraaxmed7718 3 жыл бұрын
Alle Hawa naxariisto aabo iyo hooyo alle hayga janatul fardowsa
@nasroalihassan2445
@nasroalihassan2445 3 жыл бұрын
Maansha Allah
@maryanabdullhi9432
@maryanabdullhi9432 2 жыл бұрын
Msha allh dhul qurux badan ❤
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 3 жыл бұрын
Maashaa allaah wll
@iqrasomali12
@iqrasomali12 2 жыл бұрын
Ilahey ha unaxariisto wll aabo qofki aabo waaye tiir iyo talo bu wayay ilahey ha unaxariisto janada alle hanagu kulmiyo dhamantena wll
@halimacadey9260
@halimacadey9260 3 жыл бұрын
Allah u naxariisto janatul firdaus Allah ka waraabiyo aabo
@suhaybmuuse6691
@suhaybmuuse6691 3 жыл бұрын
Aaamen wll alle haw naxaristo labadaba
@MOXASHI
@MOXASHI 3 жыл бұрын
Aamiin bro allaah ha u naxariisto
@naboismacilmaweel8041
@naboismacilmaweel8041 Жыл бұрын
Hadki abahay xasan maaweel 😍
@abdiwali15_london
@abdiwali15_london 2 жыл бұрын
Kkkkkk taa yari way iga qoslisay, Maaweel sxb Buurta cal-cad , Safar kaaal, Gudmo biyo cas,Laaga Fondhac. Sanaag ayabay ku yaalaan Soo duub aad Bay u qurux badan tahee. Ishala. Thanks
@zakiaali9581
@zakiaali9581 3 жыл бұрын
Omg..tayari dadkeena maha😂😂😂🤩
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 3 жыл бұрын
Alle Ha u Naxariisto Labadaadii waalid pa sHp 😢
@abdisalaan2712
@abdisalaan2712 3 жыл бұрын
Gawadha yar waa fariid m.a
@koore.
@koore. 3 жыл бұрын
Allah haw naxariisto adre maxmed maweel🤲
@qumansead-4090
@qumansead-4090 Жыл бұрын
انا الله وانا اليه راجعون اللهم اغفر له وارحمه واسكنه الفردوس الأعلى يارب العالمين
@mohamednaasir2294
@mohamednaasir2294 3 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto shb🤲
@farahidiris8134
@farahidiris8134 3 жыл бұрын
Alle naxaristi jano haka warabsho aabo wllo mcn
@isramuktar4982
@isramuktar4982 2 жыл бұрын
Masha allh
@sagalcabdiaxmed3245
@sagalcabdiaxmed3245 3 жыл бұрын
Kkkkkk masha Allah gashamo kalay wll
@sekeriyem3557
@sekeriyem3557 2 жыл бұрын
Allah haw naxariisto oo janada hageeyo waalidkaa
@MustafeMowliid-qp5sg
@MustafeMowliid-qp5sg 8 ай бұрын
Illahay janada ha galiyo labadaba adna mar walba u ducee wax wanaagsan u same si khayr ugu noqoto
@nuranizmacil7702
@nuranizmacil7702 2 жыл бұрын
IlHaY haw Naxaristo 🤲🏽🤲🏽😭😭
@user-vv9ll7oo8x
@user-vv9ll7oo8x 5 ай бұрын
Ilaahay haw naxariisto janatul fardawsan haka waraabiyo walidka wlk🤲😭
@najaxnalka4762
@najaxnalka4762 3 жыл бұрын
Inabtigay alle haku sharfo rabi naxaristi jano haka warabiyo abti
@nasromuqtar5279
@nasromuqtar5279 Жыл бұрын
Allaha unaxariisto aabe iyo hooyaba
@sagalahmed7246
@sagalahmed7246 3 жыл бұрын
Masha allah sanaag my hone💚
@hipaaqaxmed5028
@hipaaqaxmed5028 3 жыл бұрын
Manshallah balad kaygii wan u xiiday war nin adag bad tahy abdisad maxamed maweell
@zhatiahuzzen9926
@zhatiahuzzen9926 2 жыл бұрын
Alle haw naxariizto hooyo io aabeba iyo intii kle dhimatay🤲😢
@ugaasyahye9349
@ugaasyahye9349 3 жыл бұрын
Ilhay janad haku casumo Amiin yarabi
@munoabdi489
@munoabdi489 Жыл бұрын
Allaah haku naxariisto abo wlloqali
@tormundgaint1022
@tormundgaint1022 3 жыл бұрын
Reer waqooyiga xita caruurtoda dad waa weyn la mooda 🤣🤣🤣🤣. Waan qoslay runti, waa fariid ragay iska celinaysa.. Saying hi from Dhagaxbuur..
@hibadmohamed3981
@hibadmohamed3981 3 жыл бұрын
wlalayaa noo dul qaata caydan waa taydiiyo waxba ururka kuma haynkareen
@tormundgaint1022
@tormundgaint1022 3 жыл бұрын
@@hibadmohamed3981 Waa idinku jecel nahay
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 2 жыл бұрын
Wlo qali allaha u naxariisto 😭😭😭🤲 samir iyo iiman allaha ka siiyo wlo mawel
@Hassannour14
@Hassannour14 3 жыл бұрын
Saaxiib allah ha u naxariisto aabo iyo dhamaan intii waalidkood dhintay jinatul firdaws al aclaana ha geeyo, Runtii waa wax aad u wanaagsan misana macno samaynaya in dadka la tuso quruxda dhulka hooyo iyo waxyaabaha dhaqankeena ee ay waalidkeen qabanjireen
@mustafesuleiman4636
@mustafesuleiman4636 2 жыл бұрын
Masha Allah sxb garabkaaga alle hagalo
@ladiyaxasan1350
@ladiyaxasan1350 3 жыл бұрын
😂astaqfirulah tanyarii dadkena. Mha iga wle
@fardusabdi3215
@fardusabdi3215 3 жыл бұрын
Inalillahi wa inaa ilayhi rajicuun alle haunaxrsto wllo abo
@ninismood123
@ninismood123 3 жыл бұрын
Allaha uu naxariisto wll hooyo iyo abe
SAFARKII IIGU LAYAABKA BADNA EE ILAA MIYIGA
14:31
Maaweell
Рет қаралды 141 М.
Taariikh LUNTAY OO LA HELAY 😱
15:44
Maaweell
Рет қаралды 79 М.
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 6 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 105 МЛН
Зачем он туда залез?
00:25
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 3,2 МЛН
CIYAAR DHAQAMEEDKA SOOMAALIDA
11:49
Maaweell
Рет қаралды 110 М.
MAXAAD KA TAQAAN 10-KA HOGAAMIYE EE UGU WANAAGSANAA TARIIKHDA AFRIKA
22:14
Somali Public Voice
Рет қаралды 55 М.
SAFAR KAYGII ETHIOPIA | XARSHIN | MOOQORAY | TAAGAN DUUR
11:06
Bilaa Gacmo ku cun | challenge adag
18:19
Dhakhtarrr
Рет қаралды 103 М.
WAA SIDEE NOLOSHA REER MIYUGU DHABTA AH?
10:05
Qays Qeyser
Рет қаралды 269 М.
SUALAHA WAYDII | MAAWEELL IYO QAYS QEYSAR
12:16
Mawled Zaam
Рет қаралды 108 М.
Awrtii baan dhaamiyey saakay🥰
19:48
dhaqan kaaba
Рет қаралды 804 М.
WAA SIDEE NOLOSHA REER MIYUGU DHABTA AH ‘’🤔  ?
31:18
Maaweell
Рет қаралды 713 М.
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 6 МЛН