No video

Axmed Cali Cigaal Iyo Khadra Daahir Cige 🔥Iyo Heesta "GAYAAN"

  Рет қаралды 1,020,091

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

3 жыл бұрын

HEES CUSUB
MUUQAAL XIISO LEH
HEESHA CUSUB
HEES SOMALI OO QORAAL AH
SOMALI LYRICS
HEESO XUL BEST SOMALI MUSIC
HEESO QAARAMI AH
HEESO KABAN AH
HEESO NON STOP AH

Пікірлер: 173
@Mr.Nuradin
@Mr.Nuradin 2 жыл бұрын
Qaraami waa xigmad miidhan! Heesaha inaan dhagaysto ma jecli oo aakhiradayda ayaan u baqaa hadana marmarka qaraami midho fiican igasoo hor baxdo waan yara dhagaystaa anoo isleh xigmad ka korodhso. Illaahay ha inaga cafiyo inta aan jeclayn ee hadana yara dhegaysata lol
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 11 ай бұрын
Intaasan ka mid ahay hhh
@abdifatahhalane1792
@abdifatahhalane1792 9 ай бұрын
Same to you, bro.👏😊
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 20 күн бұрын
Heesuhu xaaraan ma aha
@dhemanluula5719
@dhemanluula5719 2 жыл бұрын
Allaha unaxariisto khadra daahir cige geerideeda waanka naxay fananada kaliye dhageysto waaye Ahmed ali cigaal cimri dheer iyo caafimad heesta aad ayan ujeclahay
@ahmedrainfall_umii_1
@ahmedrainfall_umii_1 Жыл бұрын
Geediga hayaankuba Goor gaaban adigooo Guri waayay laga baxay Iyo ood aad gurutaba ❤ Dhirta geed aan lajarin iyo Ogow lama garaacaaan Gu'i waayaay inuu jiro
@murti-dhuuxmedia4276
@murti-dhuuxmedia4276 2 жыл бұрын
Waa heesaha cajiibka ee aan dhagaysto mararka aan hees dhagaysanayo Xasan ganey alle ha xifdiyo
@hanaabdi9748
@hanaabdi9748 5 ай бұрын
2024 🥺🥺😩😩😩😩
@hassanmooge8566
@hassanmooge8566 3 жыл бұрын
Dadkaba gobol aan la qadin Iyo ogow gibil ma daadshaa Loo gawracaa jira Gibil ma daadshuhu waa Ratiga hayinka ah ee reerku ku guuro alaabta jajabysa iyo caruurta La saaro Dadka qaar awrkii reerku ku guurayey loo loogo ayaa jira Afkeena hooyo hodonsanaa Abwaan xasan ganey Allah ha xafido
@abdlexaaji6392
@abdlexaaji6392 3 жыл бұрын
Guud igu furay
@Cawil.Gaashaan
@Cawil.Gaashaan Жыл бұрын
Zxb heestaan Laxanmeeda iyo Muusikada yaa leh
@mubaarakbashiir657
@mubaarakbashiir657 Жыл бұрын
wlhi xasuus ban galay heestaaz waxaan dhegasan jiry sanadkii 2015 anigaa dhiganaya dugsi dhexe manta ay tariikh tahay 12 /5/2023 ayaan dib umilicsaday anigoo jawi dhexe ku jira aan laga shekayn karin heesaha talataaliga ah ay wada qaadaan khadra iyo axmed cali cigal si gaaran bay iiga duwn yihiin hesaha kale ilahay janiyo raxmo hasiiyo khadro dahir boqoradii codka fanku wa kii hore xigmad ba laga faaiida
@qalinleaden1072
@qalinleaden1072 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto Hooyo Khadra Daahir Cige. Waxay ahayd qof aad u wanaagsan oon la heli karin iyada oo kale.
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 4 ай бұрын
Hees xusid mudan Old is gold memories Raxmaanku haw naxariisto Khadra Dhool
@alihasan-cg1vj
@alihasan-cg1vj 2 жыл бұрын
1986,kii ayaan ka soo duubtay Raaxeeye Studio oo uu lahaa Allah ha u naxariistee Mohamed Suleiman Tubeec, oo ku yaalley Dabka, waayo waayo Noloshu aad u macaaneyd, Xasuus ayay i gelisey.
@geelqaad9160
@geelqaad9160 2 жыл бұрын
Ali Hasan. Studio Raaxeeye, waa xasuusta oo waxay ahayd nolol fiican.
@Saki-Omer
@Saki-Omer 7 ай бұрын
Allah cimriga ha kuu barakeeyo. Aniga Hooyaday waxa la guursaday 1993. Kk Aad baan u dareemi karaa buseelka aad dareemayal. ❤❤
@janankajananka4650
@janankajananka4650 5 ай бұрын
alihasan nin culus runtii xasuus dabka.iyo studio raxeeye
@adanhassan1234
@adanhassan1234 3 ай бұрын
High school ayaan kujiray wadanka Tanzania 1986 oo waxaan ahaa 15 lakiin waxaa heeastan iyo heesa kale oo Khadra ay qaadoo dhagaysan jirtay gabadh iga waynayd waa xasuus dheer
@Khaalid4220
@Khaalid4220 2 ай бұрын
1986 I was not born that time😂😂
@malmo4235
@malmo4235 2 жыл бұрын
Jacayl dhab ah beey uqaaday ilaa ay qoys caruurro isku dhalay noqdeen mashallah!! This is breathtaking wow 🥰🥰🥰😍😍
@cabdirisaaqmaxamuudkilas
@cabdirisaaqmaxamuudkilas Жыл бұрын
Axsan rabi naxariistii Jano
@cabdirisaaqmaxamuudkilas
@cabdirisaaqmaxamuudkilas Жыл бұрын
✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️
@abdifatahhalane1792
@abdifatahhalane1792 9 ай бұрын
Lkn sxbow, heestan midhaheeda iyo fanaanka la qaadaya isma khuseeyaan, waayo markay Xamar tagtay ayay heestan ka qaaday riwaayad!
@badrudiinnuur1060
@badrudiinnuur1060 3 жыл бұрын
Hoyadii jaceylka khadra dahir cige Iyo Axmed Cali cigaal Hobolo Qaaliya Cimriga iyo Cafimadkaba Allaha u barakeeyo
@maxamedcaydaruus9929
@maxamedcaydaruus9929 2 жыл бұрын
Waa heesta aan ugu jecelahay dhamaan heesaha ay wada qadan cigaal iyo khadra daahir
@nemoibrahim4310
@nemoibrahim4310 2 жыл бұрын
Alle haw naxariisto fanaanad khadra daahir cige qabriga alle haw nuuro🤲
@ahmedismail6597
@ahmedismail6597 3 жыл бұрын
Waa Fanaaniin tii zare A da ahaa waqtigii ay Dawlada lahaayeen alla haydin xafido Dalkiinii Mooryaan baa ku ciyaartay waase laysu soonoqon wixii nool aduunyada Ahmed & Khadra.
@saadiqjoon5299
@saadiqjoon5299 2 жыл бұрын
Legend 👌
@ocroafff5527
@ocroafff5527 2 жыл бұрын
Aad iyo aad
@Tubeec699
@Tubeec699 2 жыл бұрын
Inaa Lilaah Wa inaa Ilahay Raajucuun. Hadii mowdku cidi seegi Sayid keenii Muxamed "𝗦𝗖𝗪 Baa ka socdeenee Nin sadkii dhamaaday Saacad loogu dareeynee Sabti 02/06/ 2022 caawa ka danbe lama arki doono Allah u naxariisto Ma dhinte Waa Ilaahay halkaasaana loo wada socda. Khadra Daahir Allah u naxariisto 🤲🤲🤲
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Allah ha u naxariisto maama khadro Axmed cali cigaal cimri dheer kuu rajeynaa adi hada ma nooshahy
@Hurre43
@Hurre43 3 жыл бұрын
Garashada xusuusoo I sii gacan walaalnimo. Waayo aynaan nasiib u yeelannin badankeen!
@guleidguleid6675
@guleidguleid6675 10 ай бұрын
Legend XASAN GANAY ALLA CIMRIGA HA KUU DHEEREYO ADEER
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 3 ай бұрын
Heesatana hooyadee mcn ka bartay ❤
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Ай бұрын
Nonseseseseseses hadana YawayE, Familyyyyyy
@mohamudsamantar1162
@mohamudsamantar1162 3 жыл бұрын
Erayadii xasan ganey Laxanka waa cigaal Riwaayaduna waa Jinni iyo Jacayl
@maxamedcllaahi5722
@maxamedcllaahi5722 Жыл бұрын
Laxanga was saciid xarawo
@fadushm4631
@fadushm4631 Жыл бұрын
Qisadayda iyo heestan way isleyihiin, qofkan adunka isku jacylayn baan iswaynay anago dad isku xiga iskuna jecel😢💔😢 jacaylka dhabta lama helo😢💔 Waxa uu iishegay reer kiisa in ay qof kudareen 😢😢 jacyalkiinina halkas ku baabay😢😢😢😢😢 anigana aduunka oo dhan baa igu soo yaraday nolol madowna waan galay💔💔 Qalbi jabku waa quwad qarsoon 😢😢😢💔💔💔Allah xagiisa baan u cararaar markasta oo aan ku qababooba lkn qalbigayga waxa ahaaday qiso aan ladah furin💔😢
@bilana289
@bilana289 5 ай бұрын
😢
@caashaaxmed5326
@caashaaxmed5326 Ай бұрын
Axx abaayo wax walpaa dunida ka dhaca 😢
@mascuudyusuf410
@mascuudyusuf410 3 жыл бұрын
Xasuus iyo qiiro miraha laxanka iyo codka u fiirso iyo qashinka maanta fankii somaliyeed waalay waa khadra dhool and cigaal ilaahaw daa
@maxdar11
@maxdar11 2 жыл бұрын
Iyadoo kaban ah ii sheega heestan
@oubahwarda4286
@oubahwarda4286 3 жыл бұрын
Waw fanaanninti hore..murti.. cod..music.. No agoomo like kuwa now
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 3 жыл бұрын
Maskaxda ereyadin ka soo baxeen aynu xusno. Xasan ganey
@sultanahmedliiban2603
@sultanahmedliiban2603 Жыл бұрын
Heestaan waxay katur jumaysah laboh qof ooh raas hoosah ooh is jeclaaday😢😢😢😢
@Dangarad.01
@Dangarad.01 Ай бұрын
Gobtu sidaas ma yeeshee, waa hees inan gumeed.😱
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 Жыл бұрын
Allha unaxaristo khadro daahir Walhi dhibaato ka wayn majirto adoo marti kugu soo hoyatay hadana waayay waxaad ku soorto ciirsila joogto allow naga haay tasoo kale🙏
@mrali3601
@mrali3601 2 жыл бұрын
AUN Khadro ehelka, qoyska, qaraabada iyo asxaabti Samir iyo iiman alaha ka siiyo
@mahadgas827
@mahadgas827 3 жыл бұрын
Dab jaceyl kariwaayey Abwaan cismaan adan askari Haldoorkii fanaanta soomaaliya waayo waayo Ka hore isbedaelada siiyaasadeed ee geeska Africa. Khadra daahir cige iyo axmed ali cigaal
@abdisalanmohamud
@abdisalanmohamud 3 жыл бұрын
Boowe waa jin iyo jacayl riwaayadda heestan ku jirtay xasan ganey baana iska lahaa heesaha ku jiroo dhan marka laga reebo saan filayo heesta cabdi cali bacalwaan iyo sahra axmed qaadaan eee tiraahda Sida mooda galabtii Dhulka oon madoobayn Cad ceediina maqantahay Wali maalintiyo maqribkoo aan kala guran ..... .... Dacar iyo bas baas mid lahaa ma hubo lkn inta kale waa sax saa u ogow
@adamalsomali9341
@adamalsomali9341 3 жыл бұрын
Kkkkkkk kkkkkkkkkl kkkkkkkkkk dab jacayl kari waa waxa lahaa xasan geney lakin riwaayada xataa kuma jirin heestani waxay ku jirtay jin iyo jacayl hadad caruur tahay ha ka sheekeyn taarikhda ee dadka wawayn dhegayso wax baad ka faa iidaysa waayo waa khalad inad hees abwaankii curiyay nool yahay xataa inad abwaan kale ku sheegta
@abdimaxamed3454
@abdimaxamed3454 3 жыл бұрын
Fan waxlaga faa iido waa noo horeey ee noomadanbayn
@xaajisuuriyaan952
@xaajisuuriyaan952 3 жыл бұрын
Xasan ganey iyo riwayadii jin iyo jacayl
@hashkaaxmey1410
@hashkaaxmey1410 Жыл бұрын
ax ax ax
@farxaannuur2371
@farxaannuur2371 3 жыл бұрын
jini iyo jacayl waxaa lahaa xasan ganay laxankii cigaal iyo codka khadra daahir iyo cigaal
@kadykhalaf5901
@kadykhalaf5901 Жыл бұрын
Mansha Allah 💘💘💘💘💘
@ahmedbachir3380
@ahmedbachir3380 Ай бұрын
Tariikh du waa 05/07/2024. Waxaan safar u ahay Éthiopie. Waxa wehel ii ah Khadra dahir iyo Ahmed Cali cigaal
@Cawil.Gaashaan
@Cawil.Gaashaan Жыл бұрын
Adduunyooy Adduunyo, waxaan xusuustaa anoo heestaan ku dhagaysta Baadiyaha Gobolka Bari ee Dalkeenna Hooyo, maantana waxaan ku dhagaysanayaa Dalwaynaha Maraykanka, Alloow noo barakee cimriga
@hodanmire
@hodanmire 7 ай бұрын
Raga socodku waa u doow hadu mowdku dayo
@abdishakurmohamed182
@abdishakurmohamed182 7 ай бұрын
Alle ha unaxariisto khadra daahir cige
@akramismail9530
@akramismail9530 3 жыл бұрын
Waa xulkii Fananiintii Lana kamida waa markay Dawlada lahaayeen caafimad kuwaara Ahmed and Khadra.
@abdirahmanahmeddacaam2183
@abdirahmanahmeddacaam2183 3 жыл бұрын
Laxanku kolay waa cigaal
@Rooxaanta
@Rooxaanta 3 жыл бұрын
Laxan jaangoo
@abdishakurabdi5190
@abdishakurabdi5190 3 жыл бұрын
@@Rooxaanta khadro ayaa wareysi ku sheegtay ina cigaal sameyay
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii x.ganey laxankii a.c.cigaal codka khadra daahir cige iyo a.c.cigaal
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad 8 ай бұрын
Afsomali hore baa fiican
@siidcumar-yj1gi
@siidcumar-yj1gi Жыл бұрын
Gasariir yaa igu caawiya
@user-bb6dx6qf5e
@user-bb6dx6qf5e 7 ай бұрын
Gasariir waa doqon wallo
@omarmunye6290
@omarmunye6290 3 жыл бұрын
Hees wacan oo wanaagsan oo aan ku maray 1600 mile walee waxaas baa hees raaxa leh lagaa yiraahdaa,,,,,,,,.........
@rashidawad5825
@rashidawad5825 2 жыл бұрын
TRUCK HEAVY D.
@ShaafiMaxamed-bd6zj
@ShaafiMaxamed-bd6zj 6 ай бұрын
Ah yaa hees
@abiibxasan823
@abiibxasan823 11 күн бұрын
Geedigu hayaanku
@user-xh7yl8tc3m
@user-xh7yl8tc3m Жыл бұрын
Heesaha dadku diintu waay ka kaxeyaan ileen sheydan baa heesaha ku galeyn karaa
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar 3 ай бұрын
Gacal iyo gayaan
@abdulleabdullahi4506
@abdulleabdullahi4506 3 жыл бұрын
Great HIT
@MOOLIF00
@MOOLIF00 7 ай бұрын
Eraydii xasan ganeey laxankii cigaaal
@abdiinshaar2981
@abdiinshaar2981 2 жыл бұрын
Waayhii wacnaa ee dalka Soo maray
@Abdi_Iskooj
@Abdi_Iskooj 2 ай бұрын
Abwaan Xasan Ganey Heeso talantaali oo dhuuxa ku shubaya lagagama daba dhufan jirin.
@ahmedabusaad4705
@ahmedabusaad4705 3 жыл бұрын
Heestan wxa ku xusuusta yaraantaydi hada markaan maqlo waxan ismioda sidii dad wada joogay oy duruuftu kala kaxaysay
@QamarSacaaci
@QamarSacaaci 2 жыл бұрын
Waaw
@mukhtaarmeegaagcali4155
@mukhtaarmeegaagcali4155 3 жыл бұрын
Waah waaah
@user-pj2dz3qv1g
@user-pj2dz3qv1g 9 ай бұрын
Asc dhawaq xasus mudan iniga xagayga way ka mid tahay ruwaydihii abwaan xasan geney ilahay ha u naxariisto khadra daahir
@zakizaki6981
@zakizaki6981 3 жыл бұрын
xasuus wacan yaarabi umada somaaliyed adoon kheeyr khaba okanaxo dhibaatada kuhabsatay usahal
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 жыл бұрын
Eesh calaa codad iyo midho wanaagsan
@aminoahmed4446
@aminoahmed4446 3 жыл бұрын
Guri wayey laga baxay
@mnour3970
@mnour3970 3 жыл бұрын
Keep going bro thanks
@maxamedali8565
@maxamedali8565 10 ай бұрын
Yaasalam yaasalam
@aw-geeddishaambow9792
@aw-geeddishaambow9792 3 жыл бұрын
Heestu waxay ku fiican tahay marka ay kabanka tahay. Waxay ku jirtey “Jinni iyo Jacayl” waxa allifey Xasan Ganey mirahana leh.
@mahaaamiinaamiinkaabe2148
@mahaaamiinaamiinkaabe2148 3 жыл бұрын
E
@maxdar11
@maxdar11 2 жыл бұрын
Isii walaalo linkga markay kabanka tahay waan waayey
@ocroafff5527
@ocroafff5527 3 жыл бұрын
Legends
@maxamedabshir2462
@maxamedabshir2462 Жыл бұрын
Xasuustii arooskeygii .maxamed abshir.1989
@malmo4235
@malmo4235 2 жыл бұрын
Laxanka yaaa saaray taloow?? Cigaal Baan filayaaa laxankiisa lama gadhanwayo
@abdirahmankoronto9804
@abdirahmankoronto9804 2 жыл бұрын
WakhTi AnaN Aniyo LAdkey NaSibUyeLaN InaN So GaDhNo Somalia Oo DawLaD Ka JiRto
@aminoahmed4446
@aminoahmed4446 3 жыл бұрын
Goor gaban adigoo
@user-zx9tt6ph8k
@user-zx9tt6ph8k 8 ай бұрын
Asc❤
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Love
@AhmedSaad-lq2bs
@AhmedSaad-lq2bs 3 жыл бұрын
#gasariira ma aha waa GARTEED RIDA
@khadiirajirde3576
@khadiirajirde3576 3 жыл бұрын
qoraalku was sax waana gasariir oo macnaheedu tahay qof aan wax maqlayn
@mohamed88466
@mohamed88466 3 жыл бұрын
Gasariir weeyi
@AhmedSaad-lq2bs
@AhmedSaad-lq2bs 3 жыл бұрын
Haye waan idinka qaatay waan qaldanahay khayr Allah ha idin siiyo
@Wonderer224
@Wonderer224 2 жыл бұрын
Waxaan dhiganayey fasalka toddobaad markay heestan riwaayaday ku jirtey soo baxday.
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 2 жыл бұрын
Dugsig ad dhiganas magacisaa kuma Ahaa
@abdirahmanelmi24
@abdirahmanelmi24 3 жыл бұрын
1☝️
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Shara'
@a.a.4791
@a.a.4791 Жыл бұрын
Kuse guursan maayee taasaas niyadda galin. Ka dhig...ka saar niyadda ha galin.. maaha
@BashiirSalad
@BashiirSalad 3 жыл бұрын
Saaxiibow Hadaa Haydo Riwaayadii Wad Iyo wacad Ee uu Hal Abuuray Cismaan Askari Oo Dhamaystiran Soogeli Oo Uu Xariiriyaha Ka ahaaa AUN Abwaan Majaajilayste wariye Cabdalle Nuuradiin Hadadan Hayn iisoo Jwb
@mahdicadceedwarsame6390
@mahdicadceedwarsame6390 3 жыл бұрын
P0Pppĺ
@janankajananka4650
@janankajananka4650 3 жыл бұрын
top song riwayadii jin iyo jaceyl
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 4 ай бұрын
Heesta : Geediga Hayaankuba Erayada : AUN abwaan Xasan Ganay Laxanka: Axmed Cali Cigaal Codadka : Khadra Daair iyo Axmed Cali Cigaal Riwaayadii : Jin iyo Jacayl (1975? #Hayaan​ #Khadradaahir​ #Cigaal​ #LyricsSong Khadra Daahir Geediga Hayaankuba Goor Gaaban Adigoo Guri Waayay Laga Baxay Iyo Ood Aad GuraTaaba Gabalkiina Kuu Dhacay Dadkaba Gobol Aan La Qadin Iyo OgowGibil Ma Daadshaan" Loo Gowracaa Jira" Dar Alee Dadkuna Qaar Waa Sida Gadaasoo" Mar Hadaynu Nahay Gacal Marna Ahay Gayaankaa Gaar Ahaana CaashaQu Guudkaaga Igu Furey Garashada Xasuusoo Isii Gacan Walaalnimo" *****©©©©©©© Cigaal^ GudGudaha hilaacuba Gu' Barwaaqa Oo Da'ay Godlanyiin Daruuruhu Iyo Dirir Aan GaaGixin Godlantahay Xareeduna Dhulkaba Meel Gawaanoo Ogow Geedo Soo Bixin" Gu'i Waayey Inu Jiro Gar Alle Dadkuna Qaar Waa Sida Gadaasiye Gasariira Ha NoQonine Mar Inaynu Nahay Gacal Marna Tahay Gayaankay Labadaaba Garan-sanii Kuse Guursan Maayee Kasaar Niyad Hagalin" ©©©©©©©©©®® Khadra Daahir^ Marti Goor Xun Socotaba Gurigaaga Oo Madhan Adiga Oon Gasiin Hayn Iyo Gaabanow Adhii Geeluna Irmaaneyn Dhirta Geedan Lajarin iyoo Ogow Lama Garaacaan Gu'i Waayey inuu jiro Ha Gafine Ujeedaduu Waa Sidaa Gedaydee Mar Hadaynu Nahay Gacal Marna ahay Gayaankaa Gaar Ahaana CaashaQu Guudkaaga Igu Furey Garashada Xasuusoo Isii Gacan Walaalnimo" **************** Axmed Cali Cigaal^ Hadalkeena GooGaa? Cadalee Ha Gayninee Aniguba GanTaaluhu Hadii Ay Ku Gaadheen Gacan Baan Ku Siin Laa Galadiyo Nasiibkuna Ogow Gaadmo Iyo Orod Midna Laguma Gaadhee Gar Alle Dadkuna Qaar Waa Sida Gadaasiye Gasariira Ha Noqonine Mar inaynu Nahay Gacal Marna Tahay Gayaankay Labadaaba Garan-sanii Kuse Guursan Maayee Kasaar Niyad Hagalin" °°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°° Mahadsanid Ustaad Waayowaayihiiwacnaa.
@adanhassan1234
@adanhassan1234 3 ай бұрын
Waad kumahadsantahay qoritaankaas
@adanhassan1234
@adanhassan1234 3 ай бұрын
Iyo dirir aan gaagixin Goglantahay xareeduna Typo faraha kaa khalday
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 3 ай бұрын
@@adanhassan1234 Mahdsanid
@user-zx9tt6ph8k
@user-zx9tt6ph8k 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@mahadgas827
@mahadgas827 3 жыл бұрын
Waagii wacanaa ee dadku midka ahaa
@nourhassan1524
@nourhassan1524 3 жыл бұрын
🎻🎧👾🎵👌
@HasanAli-nj9wq
@HasanAli-nj9wq 3 жыл бұрын
asc sxb waxaan kaa codsanaa hees ey isla qaadaan maxamed yuusuf iyo baxsan oo la yiraahdo waayeel
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Livetime'S
@cumarmaxamed8253
@cumarmaxamed8253 Жыл бұрын
Jin iyo jaceyl
@haashimbare4936
@haashimbare4936 3 жыл бұрын
Jini iyo jaceyl riwaayad caaqibo leh ayey aheyd
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Lagata
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Liked
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Dhirtana ged an la jarin aya jiro Dar ale dadkuna qar wa sida gedas Mar hadeynu nahay gacal marna ahay gaya ka isi gacan walalnimo wa u jawabay dhulkaba Mel gawan aho gedo so bixin aya jiro Dar ale dadkuna qar wa sida gedas dhalmo ka dahday
@XasanAhmed-he2gy
@XasanAhmed-he2gy 2 ай бұрын
Cajiib wlhi habka kaban io durbanka io luuqdaba iskulahaleen baa cajiib
@abdirhmangelle7429
@abdirhmangelle7429 2 жыл бұрын
Xasuusa gara axaxax
@ahmedosman5802
@ahmedosman5802 26 күн бұрын
Bal ilaah idinku dhaarsheee Erayad xikmada leh ee lays waydaarsanayo eeg
@mohammed-jama
@mohammed-jama 3 жыл бұрын
*ERAYADII: HASSAN ABDILAAHI GENAY* *ILAHAY RAALI KA NOQDE* ❤❤
@Somfox1
@Somfox1 3 жыл бұрын
waa runta Somalidu fanaanka heesta qaaday uun bay sheegtaa , waxan arkaa heeso badan oo Hadraawi , Sangub , Gaariye , Tukaale , xasan Ganay iyo qaar kaloo badan oo kaliya laga hadlayo fanaaniinta qaaday .. waa in la Xusaa Abwaaniinta Somaliyeed ee mira curiyey .. kan qaaday waxa ka muhiimsan kan miraha Curiyey kzfaq.info/get/bejne/fqqTrZmUvZrIXYE.html
@axmedcsalaan6005
@axmedcsalaan6005 Жыл бұрын
@@Somfox1 waa sax waa kugu raacsanahay lkn waxaad noo sheegtaa hal hees oo uu curiyay "Gaariye" mase mase maxmed cali kaariye yaad uga jeedaaa
@ahmedismail5768
@ahmedismail5768 10 ай бұрын
Ilaahay SWT haw Naxariisto mamo khadra Dahir .
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Live
@fadushm4631
@fadushm4631 Жыл бұрын
😢😢😢
@user-xh7yl8tc3m
@user-xh7yl8tc3m Жыл бұрын
Dadka geela iyo ariga iyo loda dhegaha kasara oo heesa sheydanba galeeyaa
@baremohamud2450
@baremohamud2450 2 жыл бұрын
Vishal. Kara
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Dhirtaba gedan la jarin iyo lama goyan aha jirto isi gacan walalnimo baeutiful family
@hashiismail3738
@hashiismail3738 Жыл бұрын
Download
@abdulleabdullahi4506
@abdulleabdullahi4506 3 жыл бұрын
Two legends
@SaidMElmi
@SaidMElmi 2 жыл бұрын
Sure they are. Live LONG.
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA CABDOW BARISAMAADKII/INUU BEER JACAYLOO
9:38
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 2,2 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 120 МЛН
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 39 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 19 МЛН
Axmed Cali Cigaal Iyo Khadra Daahir Cige 🔥Iyo Heesta "WEEDHA HAY CELIN"
10:09
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 168 М.
khadra Daahir & heestii Webiga i sitee i walwaalayaa (wiriiriga)
8:34
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,3 МЛН
KHADRA DAHIR (AHN)MAYAQAN SASABASHO
11:17
LADAN PRO STUDIO
Рет қаралды 38 М.
KHADRA DAAHIR CIGE || DADAW SAADAASHA GUUR WITH LYRICS
10:07
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 573 М.