Axmed Cali Cigaal iyo Khadra Daahir Cige - Waxba Ha Ii Calaacalin (Kaban)

  Рет қаралды 323,951

Ik Hajji

Ik Hajji

6 жыл бұрын

Axmed Cali Cigaal iyo Khadra Daahir Cige - Waxba Ha Ii Calaacalin (Kaban Duet)
Ereyadii Abwaan Xasan Ganeey
Laxankii Siciid Xarawo

Пікірлер: 49
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 4 ай бұрын
Axmed Cali Cigaal iyo Khadra Daahir Cige - Waxba Ha Ii Calaacalin (Kaban Duet) Ereyadii Abwaan Xasan Ganeey Laxankii Siciid Xarawo
@Mahrez7596
@Mahrez7596 Ай бұрын
Heestan huryo ayaa kusoo daray riwaayada shb xasan ganey ta kle ayuu leeyahay
@usamearwax2999
@usamearwax2999 Ай бұрын
Eryada ninkii lahaa siii walal erayadu waa maxamed cumar (huryo) waaa sax oo hestu wxee ku jidhey ruwayadii jin iyo jeceyl ee xasan xaji cabdulhi(xasan gney)
@hariirDubbe
@hariirDubbe Ай бұрын
Huryo dheh
@shanfoolahmed4992
@shanfoolahmed4992 2 ай бұрын
CalaYk CalaYk Waar maxaad itidhi 😔 Haduu cararo inanYahaY 😔 Cawluu nin ragi ganaY 😔 Dantu waY cidlaYsaa
@fadumoessa1573
@fadumoessa1573 Жыл бұрын
20.07.2022 ayay geeriyootay u duceeya alle ha unaxariisto amiin
@ahmedbachir3380
@ahmedbachir3380 6 күн бұрын
Waa habeen khamis ah sacada waa 3:15 iyo magalada dire dawa. Birqaanku waa xagiina
@Mahrez7596
@Mahrez7596 Ай бұрын
Huryo oo jeclaaa khadra daahir ayaa heestan ku darsaday wuxuuna ku karbaashay Axmed cali cigaal oo ay khadra daahirna jeclayd was riwaayadii jin iyo jacayl waxa lahaaa Xasan ganney wiil hooog 🔥
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 Жыл бұрын
Erayada iyo laxankaba waad khaladay ee iska hubi waa erayadii maxamed cumar huryo iyo laxankii axmed cali cigaal
@nuuradiinmohamuud3364
@nuuradiinmohamuud3364 2 ай бұрын
Heestaan erayadu abwan xasan ganey laxankuna waa saciid xarawo tan iyo heesta waran caashaq waa iskumid
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 2 ай бұрын
@@nuuradiinmohamuud3364 erayada maxamed cumar huryo ayaale lkn sax siciid xarawo ayaale dib baan ka ogaaday
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 2 ай бұрын
@@nuuradiinmohamuud3364 laxanka siciid xarawo ayaale dib baan ka ogaaday axmed cali cigaal baaba sidaa cadeeyay,, riwaayad xasan ganey leeyahay bay ku jirtay heestu sidaasay dadku badanaa u moodaan in xasan ganey leeyahay lkn huryo ayaale oo ku daray riwaayada
@muniitacraxmaanmaxmed2001
@muniitacraxmaanmaxmed2001 Жыл бұрын
Waxan jooga magaalada hargaysa waa habeen rabadaan 4 rabadan haben axada goobtu waa xaafada Gantaala waxan lasocdaa sxpkay maxamed qoofal oo jacaylkiisa utagaaya Waxan jecelahay inan aad udhaqan wacan asluub badan xishood badan lkn iyadu jacylka iima oga waxan rajaynayaa inaan usheegto insha laah Hawaaro hacaylku 26/ 3/ 2024 80: 54
@shafiaAbdullahi
@shafiaAbdullahi 3 ай бұрын
Wll Ma 2023 ayaad ka waday caawa 20 april 2024 Qoraalka waxad soo qortay Hal sano ka Hor taarikhda aad meesha kusoo Qortayna waa bil ka hore😂
@AbwaanCaateeye
@AbwaanCaateeye 4 ай бұрын
Ereyada nin isaaqa waxa darandooriya wiil majeerteen ah iyo gabadh ciidagala ah waxa loojeedaa dawladii kacaanka iyo shacabka balhadab yaashacabka medelayasheeg
@shafiedaahir9296
@shafiedaahir9296 2 ай бұрын
Cirka sare shbir u la'lay Cabaar waaka dabadeed Soo dhiga cagaha oo Ma huraayo ciidee 😊 07:56 17/5/2024
@awo712
@awo712 4 ай бұрын
walahay heesta baydkeeda hore waxa ii qaaday nin 6 sano ka hor ixumeeyay lakiin halkaa khadra ka istaagtay baan ka joogsaday oo waxa dhahay walee ciidan kuma taro😂
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm 4 ай бұрын
Ramadaanta darteed maad ku cafisid wlo mise waa mar hore
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 3 ай бұрын
always Old is gold
@fartuunmaxamed5084
@fartuunmaxamed5084 3 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@ismaciilxikmad6799
@ismaciilxikmad6799 2 жыл бұрын
Axmed cali cigal iyo khadra dahir cige walee waxba laysulama hadhin
@fosiyamahamed5968
@fosiyamahamed5968 Жыл бұрын
Xasan fanatic ayaa kaga riwayadii Jin iyo jacal
@naimaabdisaid4845
@naimaabdisaid4845 5 жыл бұрын
khadra iyo ahmed cimri dherer allah idin siiyo.
@Caaqil-yare1
@Caaqil-yare1 Ай бұрын
Waheey waa tanoo kale cidlo iyo caloolyow haayadaha qarsooniyo qlbigoo ku tabayaan hadana kaala baydhaa inan kuu bayaansho inanyahay😢
@xasanxuseen9897
@xasanxuseen9897 Жыл бұрын
Waa abaalkii
@AbwaanCaateeye
@AbwaanCaateeye 4 ай бұрын
Heestan intahore anaskudugan
@ismaciilxikmad6799
@ismaciilxikmad6799 2 жыл бұрын
Ama ay col iyo guluf warma kaaga cararaan walee ciidan kuma taro Axyaaa hees
@shaficicagaweyne7909
@shaficicagaweyne7909 5 жыл бұрын
2019/7/5
@fosiyamahamed5968
@fosiyamahamed5968 Жыл бұрын
Xasan Hanad riwayadii Jin iyo jacal
@lengendqurbaawi885
@lengendqurbaawi885 2 жыл бұрын
casharba la idhigay an ku cimri qate caradi iska ilow adeer @ahmed cali cigaal FT mammo khadra dahir cige wad mahadsan tihin lkin heestu jecel way ka wayntahay waxad moda inay ka turjumeyso bur burki qarankena
@abdulahisalad1353
@abdulahisalad1353 3 жыл бұрын
Kabankan kumaa garaacaya has garanaya
@camirabdilahi609
@camirabdilahi609 Жыл бұрын
Axmed cali dee. Ma cidkale
@GAZIMCHIDS
@GAZIMCHIDS 2 жыл бұрын
Heeso waa kuwii hore
@nimanosman4200
@nimanosman4200 2 жыл бұрын
Eedo khadra dholeY
@mahmodkirih862
@mahmodkirih862 6 жыл бұрын
Khadra iyo axmed nolada firt one
@MohamedAliHalane-go1hf
@MohamedAliHalane-go1hf 9 ай бұрын
Mahad said Saa xiib
@hapoonjohor315
@hapoonjohor315 5 жыл бұрын
walee ciidan kuma taro axyaa hees
@bootanmaxamed8741
@bootanmaxamed8741 2 жыл бұрын
Eryada xasan ganay laxanka siciid xarawo
@Mahrez7596
@Mahrez7596 2 ай бұрын
May xasan ganay ta iyada uu ku tufayo ayuu leeyahay tan Hurryo ayaa ku darsaday riwaayada
@peacetheworld...........7105
@peacetheworld...........7105 4 жыл бұрын
Axmed and khadra...... Husband and wife....lol....Ex.. Heestaan waa raadinayey..... kheyr hela.. "Colool-Nugulidaa"..
@moshtaqcabdishakur2532
@moshtaqcabdishakur2532 3 жыл бұрын
Ax ya hees
@mustafecabdi7192
@mustafecabdi7192 2 жыл бұрын
Hoyadii jacaylka khadara dhool
@axmadibrahin9799
@axmadibrahin9799 2 жыл бұрын
asc
@theempire2501
@theempire2501 Жыл бұрын
Rain.heedya
@HalisTa..22
@HalisTa..22 2 ай бұрын
Casharbaa la iidhigay Aan ku cibro qaatee Cadhadii iska illoow😭 From 2022 to 11/5/2024
@jamageelle5678
@jamageelle5678 3 жыл бұрын
Add a public
@mohafarmajo473
@mohafarmajo473 15 күн бұрын
Ereyada: AUN Maxed Cumar (Huryo) Laxanka: Siciid Xarawo Codadka: Axmed Cali Cigaal iyo AUN Khadra daahir waxay heestu kujirtay riwaayadii Jin iyo Jacayl ee uu lahaa abwaan Xasan Ganey
KHADRA DAAHIR CIGE HEES JACAYL AH KABAN AAD U MACAAN LABADII ISDOORTEE
10:12
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 231 М.
Schoolboy - Часть 2
00:12
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 6 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 45 МЛН
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 23 МЛН
Axmed Cali Cigaal iyo Khadra Daahir Cige 🔥Iyo Qasiido "DAWAAF"
30:21
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 115 М.
Maxamed Saleeban Tubeec Iyo Khadra Daahir Cige 🔥 Iyo Heesta "DIFAAC QARAN"
10:16
Axmed Cali Cigaal Iyo Khadra Daahir Cige 🔥Iyo Heesta "GAYAAN"
10:53
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 1 МЛН
saalax Qaasim & Khadra Daahir
10:57
Hassan Hassan
Рет қаралды 170 М.
Khadra Daahir Cige 🔥Iyo Heesta "ALLAY BADAY JACAYLKEE"
13:08
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 780 М.
Heesta waa saboolka caadadi codkii khadra daahir with lyrics my favourite song
10:54
All creatures are from God #jesus #jesuschrist #jesuslovesyou
0:19
Jesus By Your Side
Рет қаралды 58 МЛН
ToRung short film: 🙏save water💦
0:24
ToRung
Рет қаралды 101 МЛН
Гаджеты вредно!!! ☎️😳😡 #funny #comedy
0:26
Fast Family LIFE
Рет қаралды 2,4 МЛН