No video

Maxamed Warsame Qasaali Iyo Xaliima Khaliif Magool 🔥Iyo Heesta "DHEEL DHEEL"

  Рет қаралды 780,785

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

3 жыл бұрын

🌟Heestan Waxa Curinteeda Lahaa
A/ Maxamed Warsame Hadraawi 1968
🌟Laxanka
U/ Bashiir Xadi Axmed

Пікірлер: 156
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar 2 ай бұрын
Heestaan Waa sarbeeb dadbaa mooda inaay jacayl ka hadleeysa abwaan hadraawi Alle haunaxariisto ❤
@bhahmed1470
@bhahmed1470 3 жыл бұрын
Heestani waxay ka mid tahay heesihii riwaayadii HADIMO sideed hees ayay ahayeen SIDEEDABA LAXANKA IYO MIYUUSIGOODA ANAA LEH ANIGA OO AH BASHIR HADI AHMED.
@mucokhadar5799
@mucokhadar5799 2 жыл бұрын
Wll adigu 67kii miyaad soo joogtay allaha cimriga ku barakeeyo
@anabmohamed344
@anabmohamed344 2 жыл бұрын
Midhaha yaa lahaa
@MaxammadSoomaali
@MaxammadSoomaali Жыл бұрын
@@anabmohamed344 Abwaan hadraawi ayaa leh eebe ha unaxaruuste
@anabmohamed344
@anabmohamed344 Жыл бұрын
@@MaxammadSoomaali Thanks
@SuperKahin
@SuperKahin Жыл бұрын
@@anabmohamed344 abwan hadrawi baa leh waxay ku jritay riwayadi hadimo dhaamdki 60kii baala sameyey. Qasali allaw unaxariso intaba waa riwayadi uu kuso caan baxay qasali.
@nuuryariisow3181
@nuuryariisow3181 2 ай бұрын
Still am listening 15/5/2024
@Muniizhiprahimcabdi2296
@Muniizhiprahimcabdi2296 26 күн бұрын
Hestaan waxaY ka mid tahy riwadiii Hadima 1968 Abwan hadraawi AUn Laxankiii bashiir Xaddi AUN LUQdiii Maandeeq Io Qasaali AUN dhamntod Aamin ❤
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
ilahay naxariis jano ha siyo maxamed warsame qasali iyo magool aamiin🤲 hadraawi cimriga iyo cafimadkaba alle haw dhereyo aamiin amiin 🤲
@osmanmahamed8474
@osmanmahamed8474 3 жыл бұрын
A
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
Aamiin
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 8 ай бұрын
Amiin Amiin Ex macalin sheikh dhexe sare kedib Burco Odweyne,kedib WABERI Ayuugaley Waxuu kugeeriyodey Allah yarxma Qatar, doha Legend mxamed warsame Qaasali
@janankajananka4650
@janankajananka4650 5 ай бұрын
maxamed warsame qasali waa nool yahay sxb
@cabdixakiimcareefe1835
@cabdixakiimcareefe1835 3 жыл бұрын
Erayadi maxamed .ibrahim warsame hadrawi Ruwayadii hadimo 1967 magool iyo qasali alle ha uraxmado qabriga ha wasiciyo
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
1972 ayaan dhashay lkn wakhti fiucan iyo waxbarsho wacan ayaan ku soo qaatay wadankiu waayo waayo
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
Aamiin
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 6 ай бұрын
Bashiir xaadi waa laxamistaha kaliya ee hal riwayad waqti koban iyo sided hees kala duwan codka usameyay ku darso asiga gadhacay oo kabanka gadhacayay🙏🙏
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 7 ай бұрын
Riwaayaddii Hadimo 1968 Abwaan Hadraawi AHUN Laxankii Bashiir Xaddi AHUN Luuqdii Maandeeq iyo QAASAALI AHUN Dhammaantood. Aamiin.
@happymedia8499
@happymedia8499 7 ай бұрын
Maandeeq maha waa Magool sxb
@alisaid2008
@alisaid2008 8 ай бұрын
Mirihii hadraawi laxankii bashiir xadi codka magool iyo qasaali
@cmmyare7091
@cmmyare7091 5 ай бұрын
markasta ayaan dhegaystaa aniga oo, Halka dheegaw ah Dhooley u badasha, waan jeclaan lahaa in ay ila fahanto "Ruuxse dhaawac gaystoo dhayayaa maliitee" .
@ayaanleaxmed1435
@ayaanleaxmed1435 9 ай бұрын
Alle haw naxaristo abwaanki cabqarigahaa ee mucjisada maxamed ibraahin hadraawi
@adamali2035
@adamali2035 11 ай бұрын
Ilaahay Naxariiistiii Jano haka waraabiyo Abwaankiii Cabqariga ahaa MAXAMED IBRAAHIM WARSAME HAADRAAWI🤲❤
@AhmedbiciideAhmed
@AhmedbiciideAhmed 2 ай бұрын
Amiin amiin
@usamearwax2999
@usamearwax2999 8 ай бұрын
17/11/2023 waan ku jimceysayaa😮 voice magool iyo qasali A.U.N
@bashiirmocalim9655
@bashiirmocalim9655 16 күн бұрын
21/7/2024 aan dawaday qofkii iga danbeyow salama
@user-ty2zc6my2c
@user-ty2zc6my2c 17 күн бұрын
I'm listening 20/7/2024 🎶😌
@haibesuleiman8388
@haibesuleiman8388 17 күн бұрын
@@user-ty2zc6my2c I am listening also 20.07.2024 in a House in Munich city
@tripleabdinho2710
@tripleabdinho2710 2 жыл бұрын
Dhibta leysku eegta weyno dhexeysayo ax ya fananin Allah yaraxma 🥰
@nuurhubane
@nuurhubane 9 ай бұрын
Emotional damage 😢 ruux dhaawac gaystoo dhayayaa maliitee alow kuuu naxariiso eedo xaliimo qaliif magool 😢😢😢😢
@abdullahiahmed1360
@abdullahiahmed1360 28 күн бұрын
amiin ya rabbi. illahow iska cafi. janadada sii qoftaan iyo inta kale. inshaAllah
@Somalia5
@Somalia5 7 ай бұрын
Waa Hanti qaran habaryarteey magool❤
@cayoolciiltire8631
@cayoolciiltire8631 8 ай бұрын
26/11/2023 xasuus cawa o aytahay bishu intaa oon joogno aniyo asxaabtaydu Addis ababa waxan xasuus ahan dib ugu noqday heestaydi aaan jeclaa marwalbana dhagaysan jiray wa habeen xasuus leh nooli.kulanteen cidkastoo iga danbaysa waxan leeyahay nolol san kunoolaxa❤
@abdullahimohamedali9741
@abdullahimohamedali9741 3 жыл бұрын
Dhagar qabe ilaahey uma dhiibo guusha ! Cajiib !!!❤️❤️❤️
@lodoonelmi6875
@lodoonelmi6875 Ай бұрын
Ilahay ha u naxariisto 2doodaba aamiin 10.5.24
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar Жыл бұрын
Anba dhamay qaraarkee waa inaad dhadhamisaa Allow kuu Naxariiso Abwaan Hadraawi
@osmansufi4066
@osmansufi4066 Ай бұрын
Ereyadii abwaankii weynaa aun hadraawi ee riwaayadii. Ninkii hadimo taliyaw adigaa u halis ah ee cadan laga dhigey 1966 kii waxa aktar ka ahaa cabdi aw hassan iyo canab diiriye qoladani 1969kii bay dib heesta u qaadeen markii hadraawi cadan ka soo qaxay 1968kii xabadi keentay la odhan jirey qoladii cadan ka soo yaacday labadan fanaan iyo abwaankaba alle ha u naxariisto waa waqtigii dahabka ahaa
@AbdiNasir-wr8wq
@AbdiNasir-wr8wq 4 ай бұрын
27/3/2024 malin. Xasuus❤❤❤ alow unaxariso maxamed warsame.qasali❤❤🎉 ahey
@muhammadsheikh676
@muhammadsheikh676 3 жыл бұрын
Magool iyo qasaali naxariista janno allaha ka waraabiyo aamiin
@mustafeismaciil7929
@mustafeismaciil7929 2 жыл бұрын
Alle.janada.haka.warabiyo.magol.iyo qasali aamin aamin
@deeqzi
@deeqzi 10 ай бұрын
Waxa Saacado ka hor geeriyooday Abwaan Mullaxan Bashiir Xaddi Axmed oo ah Shaqsiga Codkan iyo Muusigan Sameeyo allaha haw naxariisto adeerkeen
@kadarmohamud9166
@kadarmohamud9166 3 жыл бұрын
Allaha u naxariisto ader qaasali iyo maamo magool
@usaamemaxamuud599
@usaamemaxamuud599 2 ай бұрын
amba dhamay qararkee waa inaad dhedhemisaa ✊
@abdallazmaln3476
@abdallazmaln3476 Жыл бұрын
Still😭2023 listen❤ MagoL ilhy ha idin Nxrizto😭❤🔥
@kinowofficial7057
@kinowofficial7057 3 ай бұрын
2024 5 2/3😢 waayo waayo ❤ Ilahy hano danbi dhaafo 🤲
@abwaanjamabiixibiixi274
@abwaanjamabiixibiixi274 2 жыл бұрын
Waa hesahaan waligood dhiman ee la ilaawin . fan fankii horuu ahaa
@user-un8kc7uv9e
@user-un8kc7uv9e Жыл бұрын
2 cabsiiye wan dhageystaa waana Ku dhaashtaa codkooda Alaha u naxariisto
@bixiaskar5010
@bixiaskar5010 3 жыл бұрын
Illaahy hawnaxariisto Magool iyo qasaali oo ah fanaanta ku luuqaynaya abwaan hadraawi ayaa lahaa Erayada heesta illaahy Cimriga hawdheereyo
@nuurhubane
@nuurhubane 10 ай бұрын
Dheegow danteeni anigaa dhaliilee ruux dhawac gaystoo dhayaya maliitee edo mcn AUN magoool qof u dhigma nama soo marin😢😢😢😊
@MrLooyaan
@MrLooyaan Жыл бұрын
ابداع وأغنية في منتهي الروعه والجمال، ،،،،، الا يرحمهم ويغفر لهما جميعا مجول ومحمد ورسمه غزالي
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 8 ай бұрын
Bashir Hadi. Rer borama Laxankeeda tumayna hestan wuu nooolyey Allah yarxme FANAANKEY qatar Ddoha. Wakhtihore golf country.
@omarnuh
@omarnuh 2 жыл бұрын
Sautu Raxma Halima Khalif Omar Magool the Legend with the Golden voice. 2daba Aun. Allaw kitaabkooda Natijada wacan Midigta kasii.su.15:10pm.29aug.2021.holland.
@liibaanmaxamedyusuf4087
@liibaanmaxamedyusuf4087 Жыл бұрын
4/29/2023 I'm listening 🎧🎤🎸
@wazirawazo
@wazirawazo 8 ай бұрын
Ahmad Rabat Canadian
@wazirawazo
@wazirawazo 8 ай бұрын
Ahmad Rabat Canadian to. 0905.
@sucaadosiman5538
@sucaadosiman5538 8 ай бұрын
9/12/2023 😂 maqloyaa
@CabdikaafiMacalin-sh5zq
@CabdikaafiMacalin-sh5zq 4 ай бұрын
@badrinour6288
@badrinour6288 3 жыл бұрын
Allaha uwada naxariisto Magool io Qasaali jimceysan jaalayaal👋
@abdifitahiman8165
@abdifitahiman8165 3 жыл бұрын
Allaha unaxarista labadaba Xalima qaliyo iyo qasaaliba
@warsamediriyemohamed9523
@warsamediriyemohamed9523 3 жыл бұрын
Allah ku naxariisto dhamantiin
@maankamk.6232
@maankamk.6232 8 ай бұрын
Dhagar qabe iilahy uma dhiibo guushee 😢😢 7:15 that,s imotional
@amirsheikh691
@amirsheikh691 3 жыл бұрын
Waayo wayihii wacnaa horay u socda
@cumarhobyo9700
@cumarhobyo9700 3 жыл бұрын
Allaah ha uwada Naxariisto.
@abdallazmaln3476
@abdallazmaln3476 Жыл бұрын
😭 Magol Voice❤😭🔥
@dhagaxjoogmediapolitics5739
@dhagaxjoogmediapolitics5739 3 жыл бұрын
Allaha u wada naxariisto hobolo aaqiibo leh ayey ahaayeen
@abdilahihassanali9320
@abdilahihassanali9320 3 жыл бұрын
Rabaw u naxariiso amin
@haaheey5421
@haaheey5421 Жыл бұрын
Best somali singer female magol
@abwaankalafahore-wr1nv
@abwaankalafahore-wr1nv Жыл бұрын
Mogool uguma wnsno ee wee kamitahay kuwooda ugu fiicn
@HasanAli-nj9wq
@HasanAli-nj9wq 3 жыл бұрын
Allaha u naxariisto labadoodaba
@BabiletubeAbdulrahmanmmohamed
@BabiletubeAbdulrahmanmmohamed 2 жыл бұрын
Allaahu yarxamkum
@niciimaladna4445
@niciimaladna4445 3 ай бұрын
Rabi ha inoo wada naxriisto dhamanteenba janoyinkisana ha innagu casuumo😢
@farxiyorooble2255
@farxiyorooble2255 8 ай бұрын
Allh ha unaxariisto
@manyang3869
@manyang3869 3 ай бұрын
Africa is going to see a fire 🔥 very soon if they don't respect the Southern Sudanese. And listening to songs please.
@user-yx5fz3fb3r
@user-yx5fz3fb3r Ай бұрын
Xaliimo qaliif magool alayarxama iyo maxamed nuur qaasaali
@omarahmedjabah5461
@omarahmedjabah5461 3 жыл бұрын
Masha alaah
@OdeygaXafada
@OdeygaXafada 7 ай бұрын
Rabiyow labdan marxun qabriga uwasici
@haaheey5421
@haaheey5421 Жыл бұрын
Allah ha uwada naxariisto
@AbdirahmanMihile-uz8np
@AbdirahmanMihile-uz8np 10 ай бұрын
Yesterday was better than today, Life is all about memories. Somali legends. Thankfully
@Yaraaanka
@Yaraaanka 9 ай бұрын
Qasaali wa magac saxaabi waa qalad in
@updirahmanadem3405
@updirahmanadem3405 Жыл бұрын
29|6|2023 haben dhegstyq hesta 😢
@mahdifarah6554
@mahdifarah6554 2 ай бұрын
Faalo jacayl ❤
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 3 жыл бұрын
Alaha u naxariisto dadkaan
@omarahmedjabah5461
@omarahmedjabah5461 3 жыл бұрын
Waaaw
@saacidfaaraxsiciid6115
@saacidfaaraxsiciid6115 3 жыл бұрын
Legend waaku wataa🥰🥰🥰
@mireihilowle2670
@mireihilowle2670 2 жыл бұрын
P
@mireihilowle2670
@mireihilowle2670 2 жыл бұрын
AQZZ
@itusooitaabsii561
@itusooitaabsii561 2 жыл бұрын
Waataad dhimudatee dhursugeysay waayee
@hunterdaworld4611
@hunterdaworld4611 3 жыл бұрын
Waxa kaaga daran sida daganaanta leh e heesta ugu luuqaynayaan RABI GODKA HAKU JANEEYO LABADUBA
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 9 ай бұрын
Yartaanaa tanaa qiimobadan dumaroo cadayyareey tii lagaa sooooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo walee wacadala gabadha cadayyareeydatanaa shaxshaxleeeey datanaa ooriyareeydumaroo marwodumaroo yarEEeEy bahbahbahbahbah
@mohamedhaibe1819
@mohamedhaibe1819 2 жыл бұрын
Waa hargeisa mon 31/1/2022 5:05am ninkii hadimo taliyoow adigaa uhalisa: amba dhamay qadhaadhkee waa inaad dhadhamisaa
@mohamedhaibe1819
@mohamedhaibe1819 2 жыл бұрын
Aragti dambe iyo wakhti kale insha allah
@haruusheboy7144
@haruusheboy7144 5 ай бұрын
2/9/2024❤
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
Xasuus waayo waayo
@Abdullahi-Ahmed99
@Abdullahi-Ahmed99 8 ай бұрын
12/6/2023 am listening 😊
@manyang3869
@manyang3869 3 ай бұрын
Forgive them GOD they are my parents.
@alikusoow8135
@alikusoow8135 3 жыл бұрын
Alikusow maxamad
@husseinabdille
@husseinabdille 3 жыл бұрын
1968 ninka hadimo taliyo caadi ma ahan
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 3 жыл бұрын
raximallaah magool QASAALI UBAXII MUQDISHO
@azmaalqazab
@azmaalqazab 5 ай бұрын
25/2/2024 I’m listening 👂 😮
@khalidali7739
@khalidali7739 3 жыл бұрын
Wooow
@Hamduush2023-hh8lw
@Hamduush2023-hh8lw 8 ай бұрын
2018,2019😢😢💔
@haruusheboy7144
@haruusheboy7144 Жыл бұрын
5/20/2023❤🎸🎤🎧
@maxamudfodcade36
@maxamudfodcade36 3 жыл бұрын
Alaha unaxariiso dhantood
@abdikadiryahye8092
@abdikadiryahye8092 Жыл бұрын
Dhab u firso weliga❤ 20.05.2023 01:17 habenimo💯
@abwaanheersare1
@abwaanheersare1 3 жыл бұрын
Caawa dhaantiyoo sow fila meysid dhel dheel filan meysid dhel dhel
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 3 ай бұрын
Dhul sugaysay maahee waa dhur sugaysay.
@fin5823
@fin5823 2 жыл бұрын
Dhursugaysay
@abdisheikh8042
@abdisheikh8042 3 жыл бұрын
Riwaayaddii ninkii hadimo koriyo adigaa u aayi waa cilii xabbadi keent audio Sanco oo hadraawi kasoo qaxay isaga iyo aqoonyahanna badan waxaan du ilaya hilaaddii 1967dii heestaani waxay ahad fast song of somaliya and dalabaadkii cilligaa lam.1 ahayd intaaney soobixin qoonkii Hiba maryan mursal lahaa berigaas waxaan aad jeclaa heestaan iyadoo laga qaado ardaydu iskuulkii macallin jaamac halka hadda uu ka dhisanyahay guriga hooyooyinka kasoo horjeedka Tiyaatarka mug.
@mukhtarabdi8529
@mukhtarabdi8529 3 жыл бұрын
Ruwayadi ninki hadima taliyo adiga u halisa wa erayadi abwan hadrawi iyo laxanki Bashir xadi alaha cimriga ha u wada Siya diye alaha u naxaristo qasali iyo magool wa dadki wanag sana iyo fan kii wanag sana dad kasi way naga nasib fic nayeen dadka manta joga
@aweysmohamed3091
@aweysmohamed3091 3 жыл бұрын
Imisa jiratahy awoowe wax yar kama so wareginee
@abdisheikh8042
@abdisheikh8042 3 жыл бұрын
@@aweysmohamed3091 Adeer anigu reer muqdishaan ahay da’dana waa ku faanaa waa 62jir xilligaana dug.dhexaan ka baxaayey ogowna soo maaliya waxay soo martay laba xabbadi keentay waana Sanca 1967 iyo woqooyi galbeed 1988dii
@aweysmohamed3091
@aweysmohamed3091 3 жыл бұрын
Allha kubarakeyo adeer cimrigada
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
Deganaasha codka cajiib
@adancubeyd6764
@adancubeyd6764 11 ай бұрын
dhul sugeysay ma ahan sxb dhur sugeysay waaye mahadsanid
@AbdiMadar-sx5vu
@AbdiMadar-sx5vu 4 күн бұрын
Filanmaysid dheeldheel Ma aha ee waa : dhilanmaysid dheeldheel .
@KaltounMouhoumadAhmed
@KaltounMouhoumadAhmed 3 ай бұрын
😢😢😢
@Abwaankanadiofficialcha799
@Abwaankanadiofficialcha799 3 жыл бұрын
Heestani waxay ku jirtay riwaayadii hadimo waxaa sameeyey maxamed ibraahin warsame hadraawi
@SuperKahin
@SuperKahin Жыл бұрын
Laxanka waa bashir xadi
@ugaashashi7412
@ugaashashi7412 3 ай бұрын
Dheel fheel
@yahyajama8319
@yahyajama8319 3 жыл бұрын
Riwaayadii: ninkii Hadiimo taliyow adiga u halisa
@axmadkobayare436
@axmadkobayare436 3 жыл бұрын
Dhab ufiirso waligaa
@mahameddjirdeh5961
@mahameddjirdeh5961 3 жыл бұрын
Hesti adhiga tira. Boqol
@baashemahad871
@baashemahad871 2 жыл бұрын
Qasaali ma heesta. Kaliya ayuu qaaday
@cabdicassiscali5293
@cabdicassiscali5293 2 жыл бұрын
Maye heeso badan buu qaaday
@SuperKahin
@SuperKahin Жыл бұрын
Heeso badan buu qaaday baadh waa arki waxaa ka mida iguso dhowow isaga iyo sahra.allaw unaxariso fannanka macallina wuu ahaa waa hesti kuso caan baxay hestan.
@user-iq5ci8qr6b
@user-iq5ci8qr6b 2 ай бұрын
My brother it’s not DHUL it’s DHUR if u even understand
@user-pv6sf2bi6z
@user-pv6sf2bi6z 10 ай бұрын
07/10/2023
@user-qi9sm4le2b
@user-qi9sm4le2b 4 ай бұрын
Abo dhamay qararke wa inad dhadhamisa
@caliharago741
@caliharago741 3 жыл бұрын
Wasmosoomaal
@cbduqadirgajacey6120
@cbduqadirgajacey6120 9 ай бұрын
Stiil am listing 15/9/2023 ❤❤❤❤❤❤❤❤
@Ahmedjohn-go9xu
@Ahmedjohn-go9xu 3 ай бұрын
U malayn maayo dib dambe in soomaalidu u arki doonto codkii yaabka lahaa ee xaliimi khaliif iyo erayadii xigmada xambarsanaa ee ay abwaanadu curin jireen runtii waxaynu ahayn umad suugaan yaab leh ilaahay ku manaystay
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 3 жыл бұрын
😀😀 AADAMAUHU WAA ISKU WAAFAQSANYEY MIDNIMADA!! WAANA TAN ISKU DEYGI GOONIGOSATADI ISBEYN!! MAYA!!
@enghassanwarcade8941
@enghassanwarcade8941 2 жыл бұрын
Af fanan socdaal ayaa ka murti iyo cod macaan
@ayaanleaxmed1435
@ayaanleaxmed1435 Жыл бұрын
maxaa ku heelay.mìiyad xanuusani
Xasan Adam Samatar Iyo Xaliima Khaliif Magool🔥 Iyo Heesta "CAASHAQA ISKA ILOW"
11:16
Maxamad Adam Dacar iyo Hibo Nuura Maxamed 🔥Iyo Heesta "DEGMOY II SOO DUCEE"
8:50
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 5 МЛН
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,5 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 43 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 60 МЛН
Maxamed Axmed Kuluc Iyo Qamar C/llahi Harawo 🔥Iyo Heesta "HADHUUB CAASHAQ"
11:59
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 1,8 МЛН
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 248 М.
Maxamed Axmed Kuluc Iyo Xaliima Khaliif Magool 🔥Iyo Heesta "INDHA DARAANDAR"
10:48
Maxamed Mooge iyo Hibo Nuura - Babaygii jamaame lyrics
14:28
Rageedii™
Рет қаралды 813 М.
HEESTA XAMDI, AUN M AXMED KULUC IYO AUN SAADO A WARSAME
11:15
Arrale Media Production
Рет қаралды 25 М.
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 5 МЛН