Wacdaro cusub Shujaaciya O Taangiyada Israil lagu 'Jiidjiidaayo' & Gantaalka Cusub Xamas| Xuuthi|

  Рет қаралды 58,790

Dulmi Diid

Dulmi Diid

4 күн бұрын

Shujaaciya O Taangiyo Israil lagu 'gubay' & Gantaalka Cusub Xamas| Xuuthi|Erdogan| Sharciga cusub jarmalka
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
#ShMaxamedDulmiDiid
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212.com/invite/12i...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.
DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Пікірлер: 129
@DulmiDiid
@DulmiDiid 2 күн бұрын
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ allah akbar allah akbar allah akbar allah akbar allah akbar
@AbdirahmanMo14
@AbdirahmanMo14 2 күн бұрын
Asc sheikh dulmidiid please maxaa kooraskii xataa noola socodsiin laadahay bal kawrn hadaad adi sugi lhyd waxd jeclaan lhyd in Lagula socodsiyo at least information nagasii qasab maaha inaad halmar Soo saartee.... Mise gabiba waxba kamajiran weeye waxa?😮😢
@engkuukaay070
@engkuukaay070 2 күн бұрын
Maalinkasta muqal aadan dadka tuseyn bd mesha so dhigta hadad ka baqeyso in lagugu qabsado haba sodhigin afka kasheg keliya
@maryanyare1323
@maryanyare1323 2 күн бұрын
Sheekhoow koorsada aaaway koorsada darteedaan taleefen cusub ugatay sheekh balan inaaqaaday soowma ogit😢😢😢😢
@xumeyraqaali
@xumeyraqaali Күн бұрын
Madaxweynaha oo laalay Maxaa kawadaa sheekh
@mohamedtowbah1922
@mohamedtowbah1922 2 күн бұрын
يا حي يا قيوم لا اله إلا أنت سبحانك انا كنا من الظالمين يا منان يا بديع السموات والأرض نسألك انك الله لا اله الا انت الاحد الصمد الذي لم يلد ولم يولد ولم يكن له كفوا احد أن تنصر اخواننا في غزه
@CadowibrahimmursalCade
@CadowibrahimmursalCade 2 күн бұрын
caawa waa jimcee Aanku salino rsulkena scw
@alcadaalachannel4035
@alcadaalachannel4035 2 күн бұрын
Asxaabta Caawa Waa Jimce Aan Ku Salino Suubanaheena Muxamed Scw ❤️ ❤️
@shaxshaxlowgaxafada5813
@shaxshaxlowgaxafada5813 Күн бұрын
اللهم انصراخواننا المجاهدین في فلسیطن وفي غزة يارب
@Qabyaaladiidcabdixakiim
@Qabyaaladiidcabdixakiim 2 күн бұрын
Allah Guusho Xaga Falastiin Haka Yeelo Aaaamiiin Yaa Allah Waa Codsi Walaalaha Soomaaliyeed Channel kaygii Hore Waalayga Xidhay Markaan Kahadlay Xamaas Godobta Laga Galay Ee Fadlan Wall Kan Igusoo Biira Allah Dartii ❤❤❤❤❤❤
@SomaliMusic11
@SomaliMusic11 2 күн бұрын
Aaameen Aaameen Yaa Allah Waan Kuusaarnay Wall Mahadsanid
@qaatemadhige1722
@qaatemadhige1722 2 күн бұрын
Aaaamiiin Aaaamiiin Aaaamiiin Aaaamiiin Aaaamiiin Aaaamiiin Aaaamiiin Aaaamiiin Aaaamiiin Aaaamiiin Aaaamiiin Aaaamiiin Aaaamiiin Aaaamiiin Aaaamiiin Aaaamiiin
@aishafarah5500
@aishafarah5500 2 күн бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين
@MohamedAhmed-rk7nk
@MohamedAhmed-rk7nk 2 күн бұрын
Soo dhawooow sheikh mohamed Mahadsanid wararka aad noo soo Gudbiso
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 2 күн бұрын
Scw scw scw scw Sheikh wacaleikum salam falastiin free falastiin free falastiin 🇵🇸🇵🇸🇵🇸❣️
@ershadodakat1273
@ershadodakat1273 2 күн бұрын
Asc allaha ku xafido falastiin allaha u gargaaro ducada an badino israa iil allaha daciifiyo awoodeda ayada iyo inta rahman falastiin guusheda allaha so dadejiyo amiin amiin amiin yaarabi
@loulaloula9520
@loulaloula9520 2 күн бұрын
Machallah inchallah guulastay midnimo musulmans Yémenie et irakiens
@user-qw8et8sw6d
@user-qw8et8sw6d Күн бұрын
Ku saliya nabiga ❤
@MuhiyadinHassan-ov3rs
@MuhiyadinHassan-ov3rs 2 күн бұрын
Asc sheikh fast you have watched all videos and news then to represent with us because we trust your news its not must to show us the videos and the stament thanks 🙏
@artenwarsame6991
@artenwarsame6991 2 күн бұрын
He can’t show you the videos he is scared they will close he is KZfaq channel 😆
@inamxmdsheekh1978
@inamxmdsheekh1978 2 күн бұрын
​@artenwarsame6991, is it a laughing matter, though?!
@user-wx4ki7tb6z
@user-wx4ki7tb6z 2 күн бұрын
Asagaley natusayo hadana nagaqarinyo😂
@Greatnorth483
@Greatnorth483 2 күн бұрын
I know English isn't your first language but point of correction, it's not fast but "first" you should have written it like this. Sheikh we trust you without showing us any videos, you can watch news and then broadcast your interpreted and analyzed in depth vision thanks .. whatever you wrote above is shaqala baqala English with all due respect ie it's first not fast, it's statement not stament ..luqadena ma'ahan waan ogahay lakin hadii wax laqoraayo si fiican ayaa loo qoraa wabilahi towfiiq
@sabrinayounisaden7238
@sabrinayounisaden7238 2 күн бұрын
​@@artenwarsame6991that is why he is saying its NOT must for him to show the videos!
@khadramohamed9512
@khadramohamed9512 2 күн бұрын
maasha allah war farxad leh ❤
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 Күн бұрын
Aamiin yaa rabi Aamiin
@loulaloula9520
@loulaloula9520 2 күн бұрын
Machallah inchallah guulastay midnimo musulmans palestiniens
@cabdiqaadirhamuumi6156
@cabdiqaadirhamuumi6156 Күн бұрын
Muslimiinta maanta wexeey ku guul dareeysteen ineey qaadaan aayadda quraanka ee Allah swt uu yiri waqaatilul mushrikeena kaafatan kamaa yuqaatiluunakun kaafatan yaab !!!
@hamdimohamadmohamad1385
@hamdimohamadmohamad1385 2 күн бұрын
War sheekha like ta u saara
@user-fy3fq2gh1s
@user-fy3fq2gh1s 2 күн бұрын
KkKk love HADAAD ARAGTO SIDUU GANTAALKAASU U SOCDO ,WAA LA YAABEEYSAA INUUBA GANMAY. CAJIIB !!!😅
@user-fy3fq2gh1s
@user-fy3fq2gh1s 2 күн бұрын
WAABA TABCAAN DHEH 😅
@ashamohamed689
@ashamohamed689 2 күн бұрын
Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen Gaza
@adammohamed5339
@adammohamed5339 2 күн бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@user-fy3fq2gh1s
@user-fy3fq2gh1s 2 күн бұрын
WCSWRW , SXB DULMIDIID, LONG TIME NO SEE.😅
@user-bf8oj2pb4b
@user-bf8oj2pb4b 2 күн бұрын
حساالله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل
@habibajamac9941
@habibajamac9941 2 күн бұрын
Xasbiya laahu wanicmal wakiil
@habibajamac9941
@habibajamac9941 2 күн бұрын
Laaxwla walaa quwata ilaabalah Laaxwla
@Hadalwaamurtimahmah
@Hadalwaamurtimahmah 2 күн бұрын
Machaallah
@user-fy3fq2gh1s
@user-fy3fq2gh1s 2 күн бұрын
CAADI MAAHA DAGAALKAAS MIDDLE EAST WAA DAALIYEY UMMADDII MIDDLE EAST. ALLAASE NOO MAQAN. ( UMAQQAN UMMADOI MUSLIMIINTA AHAA.😢
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 2 күн бұрын
Allaha u gargaaro falastiin .
@habibajamac9941
@habibajamac9941 2 күн бұрын
Alxmduliah
@user-lb4ct6vr2e
@user-lb4ct6vr2e 2 күн бұрын
sheikhow waa run o yahuudu waa umaad jirta oo Illahay adunkan keene kun nolo
@loulaloula9520
@loulaloula9520 2 күн бұрын
Allahou rayamou aux martyrs musulmans somaliens
@XildhibaankaXaji
@XildhibaankaXaji 2 күн бұрын
W.C.S SHUGRAN
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 Күн бұрын
Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
@loulaloula9520
@loulaloula9520 2 күн бұрын
Que Allah protège les commerçants somaliens en Kenya
@ElmiWareMedia
@ElmiWareMedia 2 күн бұрын
Shiikh jid gooyo isticmaal,dhaba gal iska dhaaf waa laga qurxanyshay eraygaas.
@Abdidekassoweh
@Abdidekassoweh 2 күн бұрын
Cheikh fadlan barnaamijyadaada kala saar Kenya iyo falastiin waa codsi
@aishafarah5500
@aishafarah5500 2 күн бұрын
اللهم مرزقهم وسغوهم يارب العالمين 😢😢😢😢
@abdisheikh8963
@abdisheikh8963 2 күн бұрын
Rabiyow gaalada jebi Amiin
@ardonoorwardhere8913
@ardonoorwardhere8913 2 күн бұрын
Ilaahay umada soomaaliyeed nabad dhaxdooda ha dhigo
@abdulhassan8563
@abdulhassan8563 2 күн бұрын
Asc xaqiiqda jirta falaastiin allah u kalmeeya wadamada Qubadaaha waa weyn raali ayee kayihiin in laxasuuqu rewr falaastiin xaata turkiiga iyo sucuudiiga iyo Qadar iu 10:20 10:20 10:20
@MaxamedshiidleShiidle
@MaxamedshiidleShiidle 2 күн бұрын
Asc sheq dar ilaahey ayaan kuujeclahay
@hajiahajiali4188
@hajiahajiali4188 Күн бұрын
Allh ayey u taalaa
@badalabshir502
@badalabshir502 Күн бұрын
Shiikh diintii xageee ku dayacday
@user-lz3dd2rd8j
@user-lz3dd2rd8j 2 күн бұрын
❤❤❤guul xamaaz insha.allaah
@loulaloula9520
@loulaloula9520 2 күн бұрын
Allahou rayamou aux martyrs musulmans palestiniens
@Hudadhan-qr7tj
@Hudadhan-qr7tj 2 күн бұрын
Free palestinian insha-allah
@AbdalaAbdi-t7t
@AbdalaAbdi-t7t 2 күн бұрын
Asc wlla ale haku barakeeyo fadlan wlle waxaan ka cosanayaa xayesiiska madarista ka dhiga xayeesiinta imaha soomaalidaa hadii kale qabijab ayeey ku keenikartaa xaruurta please nagadaaya ajinebiga
@safiyohussen9969
@safiyohussen9969 Күн бұрын
aniga mar Horan arkay in dowlad muslin shegato oo hadli karto jirto lkn awooda alle ayaa ka weyn rabi ayaa uga filan allah arsaqay maryama raliyalahu canha iyado wax hesan ha arsaqo adiga arsaqda bixiyo awodiisa ha ugu hiiliyo intanbo awoda allah ayey ku soo garen ee aan u duceyno ducadena u ah hiil
@Waris668
@Waris668 2 күн бұрын
Waa dad liita soomaalida imika issileysa ee ilaahay dhulkaa balaadhan siiyey
@MaxamedIbraahimcali-zp4pd
@MaxamedIbraahimcali-zp4pd 2 күн бұрын
Sida ma ficno ee uduce
@Money-Easy-Plan
@Money-Easy-Plan Күн бұрын
your aspirations wre within to achieve greatnes I'm deeply moved by this video! _ "Triumph aris
@gurdan5841
@gurdan5841 2 күн бұрын
Wcs wr wb
@DrGaadaa
@DrGaadaa 2 күн бұрын
❤wcs ❤qiyanada mareykanka and carabta
@AadilAlkalbani
@AadilAlkalbani 2 күн бұрын
Walaal coursadi aaway
@geelaa1000
@geelaa1000 2 күн бұрын
Falasiin waxa eey yahuudu rabtaa in eey u badasho sida jarmalka oo kale.
@Khadija-zx2fz
@Khadija-zx2fz 2 күн бұрын
Baasifaan icalaacalayaan
@shukriwarsame9192
@shukriwarsame9192 2 күн бұрын
Ha laga shaqaysto jarmal intii la doono kadibna ha yiraahdaan waxaan rabnaa warqad go home lkn qofku waa inuu goal leeyahay toast inuu iska cunayo waa laga fiican yahay
@asiliborle6342
@asiliborle6342 2 күн бұрын
Israli Jecalya mahen
@bintimohamed7864
@bintimohamed7864 2 күн бұрын
Sax😢😢🤔
@user-gr7kw6hu8b
@user-gr7kw6hu8b 2 күн бұрын
Course dii Mee sheekhow
@maryami2299
@maryami2299 2 күн бұрын
Jarmalku Taas Waa me ceeb uu u qabo in Ayaan ku soo noqon oo ay dhul leeyihiin Turin ma rabto in yuhuud ku soo qaado mar danbe
@user-gj7lr6jk6u
@user-gj7lr6jk6u 2 күн бұрын
Yukureen ayaa isticmaasha
@umereal3341
@umereal3341 Күн бұрын
Haysta dhe basborkina
@MS-lv8bf
@MS-lv8bf 2 күн бұрын
😢😭😢😭😢😭😢😭😢😭
@farmaajoanigagardadiyey
@farmaajoanigagardadiyey 2 күн бұрын
Gantaalkaan waxaa ladhahaa liiqliiqato
@masuodhassan-qp8ol
@masuodhassan-qp8ol 2 күн бұрын
Arinta korsada awe sheikhow
@MaxamedCali-ue4cz
@MaxamedCali-ue4cz 2 күн бұрын
Sheqow maxaan fikir ka dhiibanna anaga ayaa ka daran oo Teena na hesataa dhulkeena oo xur ah ayaa hadana xuriyad darro ku dhex dareemeena maxaa yelay si marka loo fiiriyo dhulkeena waa xur balse qabyaalad Ayaan ka xuroowi la,nahay waa tan hada mudu mela kamid ah la isku leynayo wax aan micno laheen anaga oo qabyaalad ka xurowno falastiin oo yahuud ka xurowdo ayaa ka dhow
@user-oh5vw6ud6c
@user-oh5vw6ud6c 2 күн бұрын
Asck sheikh maxaa kudhacay program how to make money online
@sahroali1196
@sahroali1196 2 күн бұрын
Macalaacalaayo.ee.runta.ayuu.sheegay
@maxamedcabdi5210
@maxamedcabdi5210 2 күн бұрын
Germany wixii uu sameeyay ayu ogyahay oo waa dadkii yahuuda xasuuqay magac xumadii ayey iska tirayan
@user-pj2ht1sf8t
@user-pj2ht1sf8t 2 күн бұрын
Al jazeera inkaar bay qabaane fashilka badan hajoojiyaan
@abdullahisheikdon7861
@abdullahisheikdon7861 2 күн бұрын
Dadka ayey Ku kicinayaan Israel, ee maaha wax Israel ufiican
@siciidsayidcali-ly3nv
@siciidsayidcali-ly3nv 2 күн бұрын
Heestii lagu qaaday hargeysa kasoo jadal
@haachannel8793
@haachannel8793 2 күн бұрын
Mashekha ayaaoqaday
@Doosamedoonka
@Doosamedoonka 2 күн бұрын
Bal umadeey soomaalida ganacsigaas adii eey dalkooda eeyka fufan lahaayen ciil maqabeen maanta
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd 2 күн бұрын
Wax waa la qaban karaa lakiin aduunyo jacayl iyo mowd nacayb ayaa na haysto walee waa lays waydin doonaa malinta qiyaamo waxaan ku dhacday walaalaha reer falastiin
@serchlearn
@serchlearn 2 күн бұрын
Shiekh Kenyan wahkala muusocthan ila Somalitha moogi
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 2 күн бұрын
Waxay ku tusaysaa how power full yahuud ku yihiin Europe iyo western ka
@XafsoMaxamed-bd6qh
@XafsoMaxamed-bd6qh 2 күн бұрын
Jarmalka wuxu iska titi la yahay warxumida iyo cuqdada yahuda ila mantadan mantay ayu tiray Cidkasto ayado kudiday ayan ku aqbaly😊
@calishaakir1
@calishaakir1 2 күн бұрын
JARMALKU WUXUU BIXINAYAA XAQII YUHUUDU JKU LAHAA
@SAF.3861
@SAF.3861 2 күн бұрын
Jarmalku waa „vassal state“ maraykan ayaa culinary ayagu siyaasad arrimo dibadeed maleh aan ahayn wuxuu maraykan yidhaahdo. Xataa raysal wasaaraha dhawr jeer ayuu afku kaxaday maraykanbaa sidaa nayidhi oo waannu samaynaynaa. Nukliyeerka maraykan iyo ciidamo kuwu jarmalka kabadan ayaa jooga jarmalka gudihiisa, asagana nukliyeer daaye tii dabka laga dhalinayay waa loo diidaday.
@user-dw5tc9dm6x
@user-dw5tc9dm6x Күн бұрын
Kusaco 😊😊😊
@user-dm3mr3ny3l
@user-dm3mr3ny3l 2 күн бұрын
Israel Fadeexo ayey ku tahey,
@Xabiilyussuf
@Xabiilyussuf 2 күн бұрын
Sheikh korsada aawi??
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 2 күн бұрын
Kenya waa meel sad u xun sh idinkana haku gubsabina dadka inay guryo Ka gataan
@user-fb1lo1yu3p
@user-fb1lo1yu3p 2 күн бұрын
Amiga markay ilasoo toontaan ayaan leeyahay iska keenahee hhhh lkn aniga uma socdo😂
@maryanjimale9241
@maryanjimale9241 2 күн бұрын
Sheikh supermarket ugu weyna aya la dhacay why only Somalis shiit
@seidalimahamud5823
@seidalimahamud5823 2 күн бұрын
Israil ayadaa dan ugu carari doonto. GAZA INSHLH
@MaxamedIbraahimcali-zp4pd
@MaxamedIbraahimcali-zp4pd 2 күн бұрын
Dhulka Falastiin oo idil
@mohamedjamafarah8586
@mohamedjamafarah8586 Күн бұрын
Abdihafid iyo Dulmi-Diid waan idin ixtiramayaa labadiinaba waan idinku xiranahay waana ku kalsoonahay shaqada aad heysaan laakiin maanta laga bilaabo waxaad la timaadeen shooko raqiis ah oo ah caadil waa Soomaali madiidani in uu noqonkaro Somali laakiin mayahay muwaadin Soomaaliyeed amma ma u dhashay labadii gobol ee Somalia-da xorta ah mise waa Somali Ethiopian? Innaba shaki igagama jiro in uu yahay Ethiopian in Somali ethnic ka siiyahayna wali ii macada idinkuna cadeyn ku filan madaan keeniin. Waxaad keenteen laablakac iyo cadiifaddeenii oo aan wadaagno guud ahaan Somali idinka illa hadlaya inaad Somali tihiin waan aaminsanahay laakiin inaad muwadiniin Somalia tihiin ma xaqiijinkaro sidaas daraadeed shakadaas oo kale ha ku kadsoomina. Middakale in sheekadiinu raqiistahay waxaad leedihiin waalidkii ayaa diiday waxa uu u diidayna madaan sheegin Ethiopia ayay ka baqayaan soomaaha? Yaadiray ninkan Ethiopia soomaaha? miyaadan ogeyn in dad asalba aan Soomaali ahayn in ay Somalia ku dhasheen Soomaaliga idinka badiyaan oo misana Oroma ah? Caadil waa mudaadin Soomaaliyeed nadhaha amma maaha nadhaha laakiin waa Soomaali Somalida ma waxaad moodeen in ay tahay qabiilaadka aad taqaaraan oo kaliya sheek raqiis ah ayaad la soo gola tagteen.
@mahmedbarkele1273
@mahmedbarkele1273 2 күн бұрын
SCW SCW SCW
@rooblemuxumedyuusuf4293
@rooblemuxumedyuusuf4293 2 күн бұрын
Rag calaacal kuma fcno ee aan wax fahmno waxa inala gudboonna aan qaadanno.
@user-fy3fq2gh1s
@user-fy3fq2gh1s 2 күн бұрын
KKkkkkkkk cajib.😅.
@asiliborle6342
@asiliborle6342 2 күн бұрын
Jarmak waxuu ka Baqayaa ineya israli ku so noqato
@nastehaa.abdullahi3988
@nastehaa.abdullahi3988 2 күн бұрын
Dadka kenya waxey ugu qan ciin hadalka madax weynaha waxa waye disturka kenya aya ah hadi udahay madax weynaha masaxixayo xita weey mareeysa hadii 21day gudahood coodadkale loo qawan oo xilibanada kuwi dahay yes eey san markale no dihiin 21bar kadib sharcigaas wu maraya xita hadu madax weynaha saxixin madaxweynaha qiyaano ayu kawata ayey leyihin dadka rer kenya madama baarlamanki uu kala diray muda biil ah oo sharcigina locodeynin nama qan cineyso warkas oo wain sida ugu dagdag badhan barlamanka lakala diray logu waca lona codeeya marka sas aya ku kaliftay manta ineey mudaharad ka sii wadan
@hindaawad1234
@hindaawad1234 2 күн бұрын
Hadhihin wuu calaacalayaa inuu kaxunyahay ayuu sheegayaa dawladihii islaamka ayaa noqday eber waa kaligiis
@xumeyraqaali
@xumeyraqaali 2 күн бұрын
KZfaq ayaa kaaxeray oo shucaac saaray
@hajiahajiali4188
@hajiahajiali4188 Күн бұрын
Rabi talo ku filan
@SafaSalaad
@SafaSalaad 2 күн бұрын
Markabki ey so diren wagi horta xge ku danbeyy
@abdulkadirbarre7862
@abdulkadirbarre7862 2 күн бұрын
Maxaa isku kaynaye jarmal in ay ku qasbaan waa in aad ogashahay yuhuuda waa su aale qaldan hore u laysay uhuuda oo aad duqad ka dhigatay
@ashaomer4235
@ashaomer4235 2 күн бұрын
Ya Allah protect falastine from Isreal 😢
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 2 күн бұрын
Sharmuuta ku dhashey
@haachannel8793
@haachannel8793 2 күн бұрын
Waxbo kamaqaban karno away awoda ilahay miyeyna aminsanen
@user-tp7hg9rw7r
@user-tp7hg9rw7r 2 күн бұрын
Xuutiyinya iyo ciraqiyiintu caadi maaha waa dad nool uhiiliya walalhiin suniyiintii ayaa dawnaya iyo muslin oodhan
@rooblemuxumedyuusuf4293
@rooblemuxumedyuusuf4293 2 күн бұрын
Intaan jiifnay bay raggan shaqaysteen meelwalba kooxda karisa siyaasadda ayay iibsadeen shacab waynahana لا محل له من الاعراب.
Sh Abdirashid Oo Kadhaday Arin Mucjiso Oo Lagu Arkay Dagaalka Gaza
11:44
Каха ограбил банк
01:00
К-Media
Рет қаралды 10 МЛН
The day of the sea 🌊 🤣❤️ #demariki
00:22
Demariki
Рет қаралды 90 МЛН
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 73 МЛН
TAAGEERAHA WAYN EE FALASTIIN OO NETANYAHU DHULKA SI-XUN UGU JIIDAY
12:38
DOODII ABID UGU ADKAYD TRUMP VS BIDEN | SOOMAALIDII KAL BAX
28:53
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 42 М.
когда повзрослела // EVA mash
0:40
EVA mash
Рет қаралды 2,5 МЛН
小路飞被臭死啦!#海贼王#路飞
0:27
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 10 МЛН
1 or 2?🐄
0:12
Kan Andrey
Рет қаралды 23 МЛН