Ka waran hadaan Visaha wax barasho ee Talyaaniga goosto kadib aan Switzerland ama france ama Austria aan iska dhiiibo intan dhuumasho ku galo sow big win maaha iso jawaab wll 👍👍👍🥰
@user-lf4ib3rt6m4 ай бұрын
Zxb vedio dhammaystiran nooga soo samee pls ❤❤❤
@gurey_muzeh4 ай бұрын
Visaha schengen ka kasoo hadal anoo Somalia jooga sidaan ku xaraysan karo wll
@relaxmusic58184 ай бұрын
Sxp video dhamestrin nagu so sameeya
@MohaazAliy4 ай бұрын
Sxp xadka turkey io Greece see waaye
@MohaazAliy4 ай бұрын
3:01
@abuuqussayi55744 ай бұрын
Sxp Hdi Qof Geramny jooga Uu vissa Booqasho ah ii xareeyo .Kwrn ma iska dhiibi kara ama Wadamda U dhow germalka ma usii tahriibi kara .qof Visaha i xareyy dhibaato miya kasoo Garaysa arinta adoo mahdasan sxp isoo jawaab .Ok ❤