Hargeisa Council should ask small business owners to repaint their offices to improve the aesthetics and landscape.
@AhmedBulshawi20 күн бұрын
Laamiyada puntland baaba idinkaga horaysa dhinac dhismaha qaabka loo dhiso
@qomayoxildiid20 күн бұрын
It’s too late for them,guys, billions of money received and 2024 dadka Wadadan yar ba la tusey. War dadkan xilka haya wa la cadabeya 😂😂
@smartmustafemedia851120 күн бұрын
Dawlada Hoose ma adaa Million siiyay?
@qomayoxildiid19 күн бұрын
@@smartmustafemedia8511 why do you guys always defend thieves??? Dad aan right and wrong kala sarayn bad tihiin, man. That road is not going to last, the cheapest way is what these clowns now.
@h.f67919 күн бұрын
Facts full of sheeps leading sheeps the country’s very behind I went there not to long ago funny thing is people there think this is something lol
@qomayoxildiid19 күн бұрын
@@h.f679 funny thing is, Somali word for civilian is Rayid which is the name for longhorned cattle found in Tigray region of Ethiopia😂 it’s like they don’t want to be free and live in dignity. How long do we need to continue singing the kompaya, “dadku xoolo mahan”. Happy 4 of July, happy Independence Day, suckers
@galeyrtours919319 күн бұрын
@@qomayoxildiid aqoontu maaha luuqad qalaad . se intanad dhaliil la soo boodin ma daraaseysey dawladaha hoose . marka aad is ticmaalayso erayga tuug miyuu kula hawl yar yahay ....... golaha deeganka hada jooga waxay ka wax qabad badan yihiin kuwii hore ....... sidaas baanu ku taageersanahay alle hanoo barakeeyo xildhibanada wanaga wada
@warsamaosman089420 күн бұрын
Roobka uhoreeya ee da'a ayaa wadada gabigeedaba ciid ku aasaya Sababtoo ah wado kasta oo dhanka waqooyi kasoo gashaaba waa iliilad mana dhisna.
@hargeisavlogs20 күн бұрын
Waa run mushkiladu waa ililidaha soo galaya wadada.
@abdiseed336320 күн бұрын
@@hargeisavlogskoorme ilbaxayan dadka wadada qarashka galinaya wadada waxa lo sameya meel dadka maran oo gesaha ah ma mushibiyeeeri dadka marab foolxumda waxas ukenaya wax jira maha
@khadadhash20 күн бұрын
Wadadu waa Xagee, suuqa Hoose badane Inankow.?
@hargeisavlogs20 күн бұрын
Waa xagiinii hhhh
@libanllbb872020 күн бұрын
wado an lahayn meeshi dadku marayey wado maha mayerka marba yuu wado la soo degdegin ee horta mid ha dhamays tiro meshi dadku mararyna ha yelato hadii kale waxasi magalo maha wa tuuulo laami lo dhisay
@abdiyousuf315720 күн бұрын
Waa talo waana aad u sheegi kartaa numberba jira dawlada hoose ku dhega ama xildhibaanbad u sheegi karyaa
@MubYus20 күн бұрын
Waa wadooyinka, Hong Kong oo kale waa wado fiican.
@jjsaj793820 күн бұрын
wuxuu yidhi dadku mel ay maraan uma baahna oo way duulaan
@abdiseed336320 күн бұрын
Wadada why fool xumo utahay dad yaqana ma dhisin miya waba foolxumo lamiga may ka bdiyen ama si qaldn u dhisen
@AhmedBulshawi20 күн бұрын
Laamiyada puntland baaba idinkaga horaysa dhinac dhismaha qaabka loo dhiso
@AhmedBulshawi20 күн бұрын
Laamiyada puntland baaba idinkaga horaysa dhinac dhismaha qaabka loo dhiso