Waligaa Isbaddal Ma Samaynaysid Haddaad Raaci Waydid Nidaamkan - Atomic Habits

  Рет қаралды 13,327

XOGGOOB

XOGGOOB

Күн бұрын

Xalqaddii Labaad Ee Sharxidda Buugga Atomic Habits
Xalqaddan Waxaan Si Faahfaahsan Ugaga Hadalnay Saddexda Lakab Ee isbaddalka Oo haddii aad Saddexdaas lakab isbaddal ku samayn waydid waligaa Noloshaada Isbaddal dhab ah kuma samaynaysid
Barahayga Bulshada:
Instagram: khair_uddin1?ig...
TikTok: www.tiktok.com/@khair_uddin1?...
00:00 Horudhac
00:41 Maxaa Kaa Hortaagan Isbaddalka?
01:10 3da Lakab Ee Isbaddalka
02:20 Lakabka 1aad [ AHDAAFTA ]
05:00 Lakabka 2aad [ CAADOOYINKA ]
08:11 Lakabka 3aad [ HAWIYADA ]
11:37 Dhammaad

Пікірлер: 49
@zhako77
@zhako77 4 ай бұрын
Wllhi 20k in kabadan u qalantaa🎉
@UpdyKani
@UpdyKani 4 ай бұрын
جزاك الله خير' يا خير الدين !❤
@jamiilweheliye
@jamiilweheliye 4 ай бұрын
Asc wll Shaqo aad u wanagsan ayad bulshada u haysa wad ku mahad san thy sida dagan eed wax noogu faa‘ideysay Noo soo badi muqaladan tusalaha mudan ⌛️💯👑
@shukriabdullahi1028
@shukriabdullahi1028 4 ай бұрын
Allaha kusharfo wll sida quruxda badan ee wax faaiido leh nogu sogudbiso❤
@ahmedaweys9202
@ahmedaweys9202 4 ай бұрын
Nin adag hore u soco waxaan arkayba buugii aad bilawday oo niman sanado badan KZfaq ka shaqaysanayay ay kaa daba bilaabeene
@dhabadaxaqa5179
@dhabadaxaqa5179 4 ай бұрын
Keep going Saxbky qaali
@abdishakurmaxamed-jv6vj
@abdishakurmaxamed-jv6vj 4 ай бұрын
I apprecaite your advice.I wish to thank the day in the future pro❤
@SahroMaxamed-ri1fp
@SahroMaxamed-ri1fp 4 ай бұрын
Mahadsanida wllo❤❤😊
@ubahbashir
@ubahbashir 4 ай бұрын
Masha Allah soo badi zxb
@JEEMIS27
@JEEMIS27 4 ай бұрын
Soo badi macalin muu qaalada
@Zackyzhavy
@Zackyzhavy 4 ай бұрын
Best somali editor. Keep going lipax🎉
@mohamedhusseinali5650
@mohamedhusseinali5650 4 ай бұрын
Best Motivation thanks
@user-tu2bz8vg9k
@user-tu2bz8vg9k 4 ай бұрын
Zxp vedio yasha isbuuc isbuuc usoo gali si aan barnamijkan ugu dhicin 🎉❤ Waxan filaa in aad soo galin dontid vedio isbuuc isbuuc 😊
@XOGGOOB
@XOGGOOB 4 ай бұрын
I.a 🙏 waaba sidaas jadwalka kannaalku
@shugrishafanii4093
@shugrishafanii4093 4 ай бұрын
Mahad sanid ustadd😊
@user-lp1ml5xy8s
@user-lp1ml5xy8s 4 ай бұрын
Masha Allah ustad waan kaa heynaaa❤❤❤❤
@OfficialChannel-uq1bs
@OfficialChannel-uq1bs 4 ай бұрын
WALAL talent ayad ledadahy ruuunti horaay usooco
@AbdisalaanDhibyare
@AbdisalaanDhibyare 4 ай бұрын
guulayso sxb 👏
@user-ug5nh9zp1o
@user-ug5nh9zp1o 4 ай бұрын
Guulayso sxp soobadi
@ogaalsaremedia
@ogaalsaremedia 4 ай бұрын
Sxb guuleyso 🎉🎉
@user-tf1fo2rq2c
@user-tf1fo2rq2c 4 ай бұрын
Keep going ❤❤❤😢😢
@user-wu8lh6ze1s
@user-wu8lh6ze1s Ай бұрын
Mahadsanid ustaad
@Siciid__boy
@Siciid__boy 4 ай бұрын
Thank you brother❤
@APTIRAHMAN
@APTIRAHMAN 4 ай бұрын
Soo badi zxp😊
@mguhad
@mguhad 4 ай бұрын
Keep on sxb
@user-lz3lp9xj4e
@user-lz3lp9xj4e 4 ай бұрын
Keep going pro
@muxammad2777
@muxammad2777 2 ай бұрын
جزاك الله خيرا ❤❤
@magideditz
@magideditz 4 ай бұрын
Insha Allah 30k 🎉
@DjamaMed-ts6vd
@DjamaMed-ts6vd 4 ай бұрын
Asc
@user-ub4dj8zm3q
@user-ub4dj8zm3q 4 ай бұрын
Sxp editing pri pro miyaad ku samaysaa masha allah editing kaagah heer sareh wyeh sxp
@MohamedXussien-jw7dc
@MohamedXussien-jw7dc 4 ай бұрын
Mahasanid ❤❤
@JEEMIS27
@JEEMIS27 4 ай бұрын
Sxp editing kaan course isoo sameey sxp mcn
@someditins
@someditins 4 ай бұрын
Zxp saamen hadaladaada igaliyaan runta in laga hadlo nafteeyda way dhibtaa 😔💔
@Crashiidrashka
@Crashiidrashka 4 ай бұрын
Taliye video 3aad aawe soodaay waan lasoconaayee mahadsanid ❤
@OfficialChannel-uq1bs
@OfficialChannel-uq1bs 4 ай бұрын
vedio editing ayan wax kaweydini raba ee intee ka la so xirira walal sare
@leaderzachariachannel9691
@leaderzachariachannel9691 4 ай бұрын
Zxp waxbaan kuwaydiin lahaa meel aan kaala sooxariiro ii sheeg
@iskacade2795
@iskacade2795 4 ай бұрын
From waabari media
@Amazingsound2
@Amazingsound2 4 ай бұрын
Sxp edit-kaan course nooga sameeya adoo mahadsan
@user-xr7cs2dj9t
@user-xr7cs2dj9t 4 ай бұрын
Sxp anigana sido kale ka samee ok
@inisa.ahmett
@inisa.ahmett 4 ай бұрын
Manahad sanid wllkeen
@ciiltirto9484
@ciiltirto9484 4 ай бұрын
Mahad sanid wll
@XOGDHUUX
@XOGDHUUX 4 ай бұрын
Best video forever masha allah
@ayman_moha17
@ayman_moha17 4 ай бұрын
Nio video editkaga waaa okie lkn spx fican isticmaal
@zuldaanzeed7788
@zuldaanzeed7788 2 ай бұрын
Tusalayaal cad cad ayad raacisay Runtii geesi ayad codkar ah aya tahay ilaahay haka abaal mariyo
@Altraaminkey
@Altraaminkey 4 ай бұрын
Ustaad sidee kuhelaa bugaagtaan sida atomic habits iyi 48 laws please reply
@Sami_Abdirizak
@Sami_Abdirizak 4 ай бұрын
Lgn
@SAMIIR10921
@SAMIIR10921 3 ай бұрын
Sxb isaq edit like
Siduu DOPAMINEKU U Burburinayaa Noloshaada? - Atomic Habits
21:38
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 13 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 81 МЛН
Maskax Dhaqid | Fandhaal Podcast 63 | Buug Muhiim ah .
27:35
Omar Inshar
Рет қаралды 88 М.
Haddii Aad Khaladkan Samaysid Waligaa Horumar Ma Gaadhaysid
14:27
Farqiga U Dhaxeeya Barashada Xirfad iYo...  EAT THAT FROG [2]
16:20