XAMDA QUEEN 2017 QAADIRO ALLAHA YAHAW QUMANE

  Рет қаралды 3,415,462

Waqal WStudío

Waqal WStudío

7 жыл бұрын

EREYADA SADIR BURMAD LAXANKA MAXAMED MIYIR MUUSIGA AHMED WALI IYO KABANKA MAXAMED MIYIR.

Пікірлер: 831
@samiiraaligurey9939
@samiiraaligurey9939 3 жыл бұрын
Heestan xasuuus gaara ayay igu leedahay Anigoo markaas Kala tagnay Saxiibkay Oo dhowr maalin furan Ayaaan fiirsaday wlhi waaan ooyey illhow mid khayr qabo isiii Aaanku dego oo Ku nasto Qofkiii qoraalkayga Arko ii ducee wllo 🤲🤲
@alwayslearn8835
@alwayslearn8835 3 жыл бұрын
Wll hadey kaa dhabtahay waanu ku duceyney waanad heli insha allah
@abdifatahomar26
@abdifatahomar26 3 жыл бұрын
Aamin wll ILLAHAY haku siiyo mid diinle dadnimo iyo dabeecad le, kolay lacag la'aantuna ma wanaagsane mid lacag uu kugu kafeeya haystana ALLE haku siiyo
@najaxadddey3061
@najaxadddey3061 3 жыл бұрын
Mid kheyr ku leh allaha ku siiyo byo
@MohamedAli-sx8ll
@MohamedAli-sx8ll 3 жыл бұрын
خه٨!٨٩+
@nastexanuur7894
@nastexanuur7894 3 жыл бұрын
aaleh hkuu sahlo abyo
@ZultanJubooss26
@ZultanJubooss26 3 жыл бұрын
Waxan Dhegaysanaya 26/10/Labatan Labaatan Maalin Axad Ah! Qaadirow Alahayow Mid Quman Iso Xul Anigana🙏 Hamda Queen Boqoradii Codka & Masrixiyada Ducadadii Eebe Waku Aqbalay Alhamdulh❤
@tellthetruth2809
@tellthetruth2809 3 жыл бұрын
Heestaan Gabar kasta oo single ah baa jecel Iloohoow qof kasta qof quman u sahal Inta aniga camal oo heesata xaas wangsan oo aay isku qanacsan yihiin Allaha u siyaadsho
@talisotaliye845
@talisotaliye845 Жыл бұрын
aamiin
@munabille8980
@munabille8980 5 жыл бұрын
24/11/2018- 11:40pm 😢in Hyderabad India Caawa ayaan dhagaysanayaa Boqorada Codka quruxda iyo hormuudka Fanka Simaliyeed Hamda Abdi kinaal Hamda Queen 👸 oo maanta shaacisay inay fanka Ka fadhiisatay Ilaahay wax khayr hakula kulmiyo xbbti sharaf ayaad ku joogtay fanka sharafna waad kaga baxday Waanu kuu xiisi doonaa Queentaydi cizi iyo sharaf kuwaar 👸👸👏🔥🔥❤️💋💯👑🌹🌹
@abshirdirir1437
@abshirdirir1437 2 жыл бұрын
Hadda ma nooshahey talow xgeena joogta🥺😂❤️❤️❤️
@Haawwwwa
@Haawwwwa 2 ай бұрын
​@@abshirdirir1437adu Ma Noshahay😂❤
@abdirahmanruuzhka2474
@abdirahmanruuzhka2474 4 жыл бұрын
1/1/2020 sanadka cusup like igula so dhaweya xamda quen aad ban u tagera inkasto fananimadi izkaga baxdey😒😏
@boqortyoog4094
@boqortyoog4094 7 жыл бұрын
agaah waaba asal eryao IGA dheh dadbn ayey taabanysa heestani I am from jigjiga reer harygysa like ta hala bakhyline
@naimajama6370
@naimajama6370 7 жыл бұрын
Xamda queen waayaha gabdhaha haysta bay ka hadashay 😍😍😍. Gabdho qurux badan intay guursadan markay gabadhnimadooda seejiyan bay hadana xumeeyan ragu oo furaan
@liibaancawaale6600
@liibaancawaale6600 5 жыл бұрын
naima jama ma dhagaysatay heesta Bk iyadna waanan raali galiya bal inaan la kala go'in heesta waa dacwada naga qabtN tan Bk na wa dacwadda niga qabno meel dhexe aan isugu nimAdno
@talisotaliye845
@talisotaliye845 Жыл бұрын
wlhi been ma ah abaayo
@sekihassan4781
@sekihassan4781 7 жыл бұрын
wwwwwwww wooooow top Laxan kaba idilay !!!!! Meeye Duriyadii Aynu Kor Usii Qaadno Doorkan wax bila nazaba oo denbi haynagu Soo Saarina Go Forward Big respekt From Burco Xamda Cabdi Kaynaan
@hamdamuuseahmed98
@hamdamuuseahmed98 7 жыл бұрын
Seki Hassan hno kaynan maha waa xamda cabdi kinaal (xamda Queen)
@c.karinheemal7445
@c.karinheemal7445 6 жыл бұрын
Seki Hassan bnvv
@khalloweeye
@khalloweeye 6 жыл бұрын
Qabso oo Naftayday Ilow Qalad Kusoo Gaadhay Qomamadu Lugtay Kaxidha Ooy Ku Qabataye Qisadii Dhacdiyo waayahana Meel kuqoro Gaara Oo beyr haqaadine markale Yaad U qalantaa Dheh?! Qabribaad Kasoo Laabate Qaadir Mahadii Dheh Qabuulkana Raba Laga hela Qaniya ee Kaasho♥♥ Still Listening 2018 Adna
@faadumomaxamuud9329
@faadumomaxamuud9329 5 жыл бұрын
Mucdii Baaad Kala Baxday Walleee Waaa Inta Heestu Iskugu Biyo Shubanayso
@cuties_1-m3e
@cuties_1-m3e 3 жыл бұрын
2020 September ayaan fiirsanooya 😘🥰😰😰
@nimcoismacil7688
@nimcoismacil7688 Жыл бұрын
2023
@zamritoaxmed5378
@zamritoaxmed5378 7 жыл бұрын
qaadirow Allahayow adigu Qumane ii soo xul Intii Single ee Raadinysa Qumane am Quman like ii sara
@bintuabdillah6087
@bintuabdillah6087 7 жыл бұрын
zamrito Axmed 😂😂
@nunubabe8414
@nunubabe8414 6 жыл бұрын
zamrito Axmed 😍😘
@ahmedfaarah6720
@ahmedfaarah6720 6 жыл бұрын
wanaGan aBaaYoH
@ifrahxaji411
@ifrahxaji411 6 жыл бұрын
Kkk
@ismali707
@ismali707 6 жыл бұрын
Xamda quween nooloow wllo
@farduuscabdilaahicabdi2323
@farduuscabdilaahicabdi2323 Жыл бұрын
Hadaad iga danbayso oo aad soo booqatay heesta micnaha xanbaarsan like dhac iiga sii🤣😂
@FalxadoBulbulxusen
@FalxadoBulbulxusen 26 күн бұрын
❤😢😢😢😢
@Awaale
@Awaale 2 жыл бұрын
Mansha Allh illaah ducadeedi waa u aqbaly Hamda Queen, Qumane wax badan u sheegana illaah waa siyey fankina sabab uga noqdey in ay ka baxdo kuna degto, caafimaad iyo nabad baaan idin rajayn hamda iyo saygedaba inta kale oo iskaabulada ahna illaah wax wanagsan haku beego
@anissahassan9932
@anissahassan9932 Жыл бұрын
Woow 2.9 millions vieuws I am listening right now 22.08 2023 well done doumachi is really emotionally the meaning of the song 🤍❤️💚🌷💜💕🌸👍
@AAMINOCabdi-xl8pj
@AAMINOCabdi-xl8pj Жыл бұрын
❤❤
@xabsasalabeen1826
@xabsasalabeen1826 8 ай бұрын
Jutfohdqfiotrf❤❤❤❤❤
@ayaannagopaad8689
@ayaannagopaad8689 3 жыл бұрын
Xumaa kaad qalbiga siisayoo Qiimo laga waayo😥😥 4/10/2020
@barreos9511
@barreos9511 7 жыл бұрын
Qoomamadu lugtay kaa xidhaa way Ku qabataaye. Qabuulkanna rabaa laga helaa qaniya ee kaasho. dhiiri gelintii ugu danbeysay weeye😍😍
@saidsulub2630
@saidsulub2630 6 жыл бұрын
Barre Osman . Bom oo hadda na Bom 😂😂😂
@heartlightqueen3985
@heartlightqueen3985 7 жыл бұрын
qadirow Allahayaw qumane ii soo xul Ax Axax intaas qofka ka helay Like ha igu qabto
@umucabooddhiblaawe3955
@umucabooddhiblaawe3955 7 жыл бұрын
xaliimo ladan
@umucabooddhiblaawe3955
@umucabooddhiblaawe3955 7 жыл бұрын
afkaaga malab lagu qabay
@luuabdule8737
@luuabdule8737 6 жыл бұрын
Queen v v
@biijanxaa7259
@biijanxaa7259 6 жыл бұрын
Ifrah Qalbi wooooooooow esha cala
@jamaahaji5030
@jamaahaji5030 6 жыл бұрын
Ifrah Qalbi I I i
@nabsigahiisha6198
@nabsigahiisha6198 5 жыл бұрын
Markaa maqley iney Fanka ka baxdaaa is iri Sagooti Saasaaa u daawanayaaa Cwa Yaaa ila mida
@monicashru9517
@monicashru9517 5 жыл бұрын
Ani 😀😀😀😀😀
@ikraanabdi2281
@ikraanabdi2281 5 жыл бұрын
Aangaa
@mariyacdey6015
@mariyacdey6015 5 жыл бұрын
Hhhh wle kan waa anoo kle
@abokorxuseen7486
@abokorxuseen7486 5 жыл бұрын
Anba zxp sidas ookale
@lullahmed3767
@lullahmed3767 5 жыл бұрын
Ani oo kale wakuwan
@sufifarah7052
@sufifarah7052 7 жыл бұрын
yasalam walhi inaba cadi ma ahan waar mesha somaliland walhi fananin ayaa ku dhan iyo abwaano anigu waan saxay ayaga iyo aqoonsiga ay donayaan saas ayaan ku saxay xamda Queen oo dura masha allha
@ilhaanhassan3941
@ilhaanhassan3941 7 жыл бұрын
romantic funny alilehe waahees
@ilhaanhassan3941
@ilhaanhassan3941 7 жыл бұрын
Yasalama waaqali
@sufifarah7052
@sufifarah7052 7 жыл бұрын
Ilhaan Hassan waad ila aragtay soma ahan wlalo
@ilhaanhassan3941
@ilhaanhassan3941 7 жыл бұрын
romantic funny haa ad iyo ad wlhi wllo
@mohamedabdilingrad8167
@mohamedabdilingrad8167 5 жыл бұрын
Queen iyo ciro qir bey kala istagen war inta ila.aragtay like igu booba nacalaa ninki furaash iyo biyaha laga goyay ku yaale 🤣🤣😝
@hoodoilkacaz8228
@hoodoilkacaz8228 3 ай бұрын
Who still witching 9/5/2024💔😭
@mariamohamud3813
@mariamohamud3813 2 жыл бұрын
Qaadirow allahayow qumane ii so xul🤲 18/2/2022 i still listen
@Ramadanrame-bk3zk
@Ramadanrame-bk3zk 2 жыл бұрын
Also Marwo still listening
@naruuro659
@naruuro659 3 жыл бұрын
Heestan waxa daremi kara ani cml waayo sxbkey Baa Naag ku arkay "quruxdada ka hod tidhoo wali qarabeysta " lkn alxm naagta mida ka qurxanahy bay ahyd 😂😂duluf maka masera asey Quruxdeyda dhaafaty😂 Qaadirow allahayow qumane iso xul
@lulaahmed6937
@lulaahmed6937 4 жыл бұрын
Waa heesta kaliya een ka jeclahay heesaheeda ❤️🙏
@ayaansharaawe7483
@ayaansharaawe7483 7 жыл бұрын
all maxeey nolosha dhan raga halkaaa kusoo ban dhigtay xamda nasabeey heesta kama daalo rer Somaliland waan idin jecelahay rer ayeeydeey halkeeda baad dhigtay
@cabdiraxmaansaleebaan7539
@cabdiraxmaansaleebaan7539 6 жыл бұрын
Ayaan Sharaawe .horta heestu xaqiiq ayay ka hadashay .balse xamda quen ma samayn waxaa sameeyay nin raga alfanan sadiiq burmad alayacisak
@mahatdhoolayareh3992
@mahatdhoolayareh3992 6 жыл бұрын
alla mayee reer abtigay naa raga tanagagaarka ka daa
@saamiyolg8872
@saamiyolg8872 6 жыл бұрын
naag aan tagero xamdi Queen
@dalkanuursa7321
@dalkanuursa7321 5 жыл бұрын
Qaba so ilo nafatayada ilo qalada kusogaraha
@rahmaabdilahi8251
@rahmaabdilahi8251 7 жыл бұрын
Waaaw heesto makala dhacan waaaw waleh Candace queen anigaba diri geline ii sisey waleh noloda xidigaha geeska adaa aya uu tager idineka la,aan tine waaa abare waaaw
@alhaamomer3262
@alhaamomer3262 7 жыл бұрын
Qadiro Allahayow Adigu qumane isoo xul :* Queen Sweet song
@engnuradin4228
@engnuradin4228 7 жыл бұрын
queen way ka baxsaty intii duriyada aheey like ta ku deeqa
@nazapciiltirasomalander8435
@nazapciiltirasomalander8435 7 жыл бұрын
Nouradin jego viva duriyada kuu saaray my blood😍😍
@nasramuxumed4748
@nasramuxumed4748 7 жыл бұрын
Hamda Queen runtii waa fanaanaD an jeclaY hestani waa hees MCN Hamda dhemanY jiro joG
@engnuradin4228
@engnuradin4228 7 жыл бұрын
my family an ku faano waxaa saa fanaanina no more qadaad wayn ha seeexto dee my snp Nuradin112 wixi duriyada ah only no qadaad wayn
@leylaseid6273
@leylaseid6273 7 жыл бұрын
hhhhhhhh
@ilwaaddiomand854
@ilwaaddiomand854 7 жыл бұрын
woow Hamda ilaahay haku daaayo hees shidan soo tuurtay
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 4 жыл бұрын
2019 Yaa ila daawanayo 🙂
@farahaadanmireefarahaadanm3564
@farahaadanmireefarahaadanm3564 4 жыл бұрын
Anna imka daawnya wale hes bar
@aragsan6552
@aragsan6552 4 жыл бұрын
Aniga xbbty
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 4 жыл бұрын
@@farahaadanmireefarahaadanm3564 😍😍😍 Haa wlhi
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 4 жыл бұрын
@@aragsan6552 zhP caafimad Ku waado😘
@nagadibra383
@nagadibra383 4 жыл бұрын
Aniiii wlhi❤️
@nafiisaabdiomar1448
@nafiisaabdiomar1448 3 жыл бұрын
2020ka intii daawanaysa liketa ha ila dhaafin xasuustii Xamda queen
@sakariyeabdikarimhaaji1201
@sakariyeabdikarimhaaji1201 5 жыл бұрын
xamda queen pest female singers Go forward walal🔥like.isaara my fans hada codka macaan ila.aragteen
@safiyosaciid6874
@safiyosaciid6874 2 жыл бұрын
Qadiro Alla hayoo Quma isoo xul🤲😭 16/04/2022🤲🤲
@SaynabYasiin
@SaynabYasiin 7 күн бұрын
Qisadi dhacdey iyo waayahana meel ku qoro gaara 😢 2024 inta daawanaysa
@fihiimaqurux1439
@fihiimaqurux1439 Жыл бұрын
Heestani nolal xun o aan kasoogudbay ayey dib iixasuusisaa inkastoo aan ragaba kiihore ookale uwadahaysto hadana qof xun iyo qof wacanba wixii alle kuuqoray waad lakulmaysaa😥 Qof qoomihii hore dhayoo qaba iimaan buuxa qaadirow allahayoow adigu Qumane isooxul😥🤲
@drhusseinmohamoudelmi5370
@drhusseinmohamoudelmi5370 5 жыл бұрын
fanka markee ka baxday qofkii daawanaya Like igu qabo 20/07/2019
@MrLooyaan
@MrLooyaan 6 жыл бұрын
Waa Hees Wanaagsan , Balse Waxaa Qadarin Mudan Mohamed Miir Oo Ah Ninka Kabanka Tumaayo Oo Laxan Mcn Saaray Heesta, Runti Laxanka Waa Top .
@mulaaxocabdiqani7717
@mulaaxocabdiqani7717 5 жыл бұрын
Maantaba wuuu inaga hooseeyaaye alle ha unaxariisto😭😭
@s000rti6
@s000rti6 7 жыл бұрын
qoomihii hore dhayoo qaba imaan buuxa qadirow alahayoo qumane ii soo xul💔😌 plz dhalinta soomaliyeed aamiin iigu deeqa❤
@hamduunixaad6833
@hamduunixaad6833 7 жыл бұрын
Ameeen hno alle qumane hakuso xulo
@Anonymous-xq6hd
@Anonymous-xq6hd 6 жыл бұрын
Amiin
@hudawarsame5881
@hudawarsame5881 6 жыл бұрын
S000rti بنت حلال amiin wx kheyr qaba
@nimcomataan3691
@nimcomataan3691 6 жыл бұрын
Amiiin huno
@xareeydocali701
@xareeydocali701 2 жыл бұрын
Aamiiin🥺🤲
@drshappy7216
@drshappy7216 Жыл бұрын
2/1/2023 🥺still wan dhageysan qaaadirow allahayow qumane isoo xul😭😭🤲
@hamsebade2501
@hamsebade2501 3 жыл бұрын
Heestani wlhi waa hees xasuus igu leh ma ilaawo hamda queen aad aya ugu xiisay fankagii quruxda badnaa still kuma ilaawin allaha ku xafido meel kasta od ku sugantahay huno❤🙏
@yasminalsaid7964
@yasminalsaid7964 7 жыл бұрын
Qaadirow alahayow qumana ii soo xul please Amiin ii wada yiraahda walalayaal please please please
@midnimadasoomaali-weynwaam9264
@midnimadasoomaali-weynwaam9264 6 жыл бұрын
Aaaamiin
@kayseali8070
@kayseali8070 6 жыл бұрын
Yasmin Alsaid aaamin Aamin wallo aniga oo Kayse Cali iyo abwaankii lahaa erayada ee sadiiq Maxamed oo wada joogna Aamin ayaan kuu wada nidhi
@amranmacalin379
@amranmacalin379 28 күн бұрын
Mnta soo raadiyy waliba anigoo qalbi jabsan 😭💔💔 Qaadiroow allahayoow adigi uun Qumane isoo xul 😢😭🤲
@maxamed7258
@maxamed7258 2 жыл бұрын
When Sadiiq Burmad makes a song he makes MUCJISO wow #Dajiya #Been go’ lagudaday he’s amazing abwaan
@saabircali3606
@saabircali3606 Жыл бұрын
Kjjjjjjjjjkkkkkkkkkj
@Abdulkaadirr
@Abdulkaadirr 4 жыл бұрын
i mis Hamda QueN wallHi💔😥
@rahmaruuxi8511
@rahmaruuxi8511 4 жыл бұрын
Maxamed Miir xaaji alle haku naxaristo😭😭
@nabiilaxmed4236
@nabiilaxmed4236 4 жыл бұрын
Qaadirow allahayoow qumane iso xul habla xumeeye wa dameer 😢
@FalxadoBulbulxusen
@FalxadoBulbulxusen Ай бұрын
Qadirow allhow qumen iso xol😢😭😭😭😭
@zamzamapdilaahi2325
@zamzamapdilaahi2325 4 жыл бұрын
25/2/2020 heestani Wlhy waa dareen miidhn
@libanabdi7714
@libanabdi7714 6 жыл бұрын
Qabri baad kaso laabate Qaadir Mahadi Dheh......... 😢 💔🔐
@NelsonMandela-up4ob
@NelsonMandela-up4ob Ай бұрын
Historical & Emotional Hit Melodi 👑 Hamda 🌟
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 7 жыл бұрын
waa heesti ugu xigmada badneyd heesaha soo baxay #ciida marka laga reebo heesta alta ee #farxiyo
@cadeey2595
@cadeey2595 7 жыл бұрын
Cadnaan Montolivo afkaaga caana lagu qabay
@aslamacalculuslaacib8872
@aslamacalculuslaacib8872 6 жыл бұрын
Cadnaan Montolivo gwsguifjnfjjklfbcopwkeffnucfdsalmvbmxmpou
@ilishachannel354
@ilishachannel354 3 жыл бұрын
Qadirow allahayow adigu qumane iso xul👋👋👋👋
@ishwaaqdagan4169
@ishwaaqdagan4169 2 жыл бұрын
Qadiraw allahaow adigu qumane ii soo xul👐 5/12 /2021
@jumohayan6495
@jumohayan6495 6 жыл бұрын
qabso oo naftaydaay ilaw qalad kusoo gaadha😍😍😍😍 axla hees ❤
@fatimahassan8458
@fatimahassan8458 7 жыл бұрын
Queen waa qofta kaleH aaN aad iyo aad utakero 😍❤️✌🏻️✨
@fartunomar333
@fartunomar333 6 жыл бұрын
Fatima Hassan .a
@swtyhaajara3512
@swtyhaajara3512 4 жыл бұрын
Qof nool lagama quuste naftani qiil ka dhigataaye😰💔
@kingsalman777
@kingsalman777 7 жыл бұрын
heestii showga ugu macanayd waa tan 💪💪💪
@mohamedadaco1280
@mohamedadaco1280 5 жыл бұрын
King Salman zu
@basra.93mohamed86
@basra.93mohamed86 4 жыл бұрын
Qoftaan yaanan la ii dhageysan ayey dhahday hadana ma dhaafi karo hesheeda waa wada dareen miiran 😰
@craxiin_key797
@craxiin_key797 3 жыл бұрын
Yana lay dhagaysan waxa laga yeli wyy kuwii dhuntay pro waa mcn heestu🤣
@Ishawararkamedia
@Ishawararkamedia 3 жыл бұрын
Wlhi sidkle hbnkii 20heesodo iska delete hadana hada kusoo labtaya waayo wx dhama lawaa
@abdirazakkhalifkarshe
@abdirazakkhalifkarshe 7 жыл бұрын
Hamdi Queen you are a real princess and best singers in Xidigaha Geeska Africa .Guuleyso .
@mariyamaxamed7081
@mariyamaxamed7081 7 жыл бұрын
Wwwwwww Xamda Quen madax zare xbbbti horay usoco zhp
@foosiyamaxamuud6936
@foosiyamaxamuud6936 25 күн бұрын
Qadiroow allahayoow adigu qumane iiso xul 7/13/2024
@empiresaara9927
@empiresaara9927 5 жыл бұрын
Qaadiroow allahayoow qumane iisoo xul😍😍😍😍😍😍😍😍 2018
@nasramuuze2541
@nasramuuze2541 Жыл бұрын
Qaadirow allahayow quman iisoo xul🥺🙈
@mohamudosman3887
@mohamudosman3887 6 жыл бұрын
Heestan hadaad ka heshay love isar❤
@hanisaacid8392
@hanisaacid8392 7 жыл бұрын
Wixi somali ah like igu qabta please 😂😂
@Deka__luula
@Deka__luula Жыл бұрын
2022 dadka hestan dawanayo love dhac kusii😂
@gamalolaad7455
@gamalolaad7455 6 жыл бұрын
Qumanahaa hamdi raadinayso hadaan wali la helin malaa aniga kkkk Waaba la ogaan .
@liibaancawaale6600
@liibaancawaale6600 5 жыл бұрын
Who still listenning?
@jecliyaasomalilandiloveyou899
@jecliyaasomalilandiloveyou899 6 жыл бұрын
xamda Queen nolow
@hudadhawarzan3729
@hudadhawarzan3729 7 жыл бұрын
aad way itaabtay heestu
@nasraabdullahi9406
@nasraabdullahi9406 3 жыл бұрын
Qaadirow allahyow qumane isoo xul🤲
@samiiramohamed3634
@samiiramohamed3634 2 жыл бұрын
🥺 heestn xaalad kle ayey ku galinysaa Hamda queen❤💔 who still listnng 2021/0ct/19🥰
@ninismood123
@ninismood123 6 жыл бұрын
Qabri ka soo laabatee qaadir mahadi dheh xqueen ❤️
@islamsom4286
@islamsom4286 6 жыл бұрын
Musayma Yusuf maku haystaa heesta
@fathiyafoos2906
@fathiyafoos2906 7 жыл бұрын
quruxda xidigaha queen cidi qurux iyo qaab wacan ku gaadhi wayday
@maxamedsanawi6074
@maxamedsanawi6074 7 жыл бұрын
Fdjhhathiya Foos f
@imthebestforver_
@imthebestforver_ 7 жыл бұрын
Heestaan caadi mahan meelbaay tabanaysaa 😍😘
@nimahassan9080
@nimahassan9080 Жыл бұрын
Heestan waa hees igu qali ah walashy ayaa dhagaysan jirty oo jeclayd 2017❤️
@maryanlaki6247
@maryanlaki6247 4 жыл бұрын
Wali waan dhageesanaa heestaa 2020
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 7 жыл бұрын
Xamda Q, 👍 Khadra Cabdi S 👍 Ifrax Hargeysa 👍 Asma Love 👍 Asma Saban 👍
@motheroflove6738
@motheroflove6738 7 жыл бұрын
Alla caadi mahaa heestu waxba ixasuusisey heestani
@khaalidabdiraxmaan8660
@khaalidabdiraxmaan8660 5 жыл бұрын
Xamda fanka waa ku tabaya sister
@MrLooyaan
@MrLooyaan 5 жыл бұрын
كلمات رايعه جداً من الأستاد صديق محمد برمد ..... وملكة حمده وضعت بصمتها في الأغنية غايه الإبداع .
@ayaanitoxamse6717
@ayaanitoxamse6717 7 жыл бұрын
masha allh xamda heestada sugayay baryahanba inder
@haldhaaofficial4547
@haldhaaofficial4547 5 жыл бұрын
wawww 1m view hore usoco qntyda
@milgo7357
@milgo7357 2 жыл бұрын
2022 ayan weli dhagysnaya🥺😪
@AmiiraMahamed-ke5ps
@AmiiraMahamed-ke5ps 2 ай бұрын
Gabar kasta Allah ha u sahlo mid khayr qaba Ana mid khyr qaba igu so duceya💔😭
@xamdaqueenofficialchannel112
@xamdaqueenofficialchannel112 6 жыл бұрын
Wow 😍❤ 💚💛💜 Cadi maha Nice voice and song 💋❤ xidigta Hargaisa ❤💜 💜 Like waxi hamda queen ❤ tagera 😍😍😎😎😎😎😎
@zahinabdirahman743
@zahinabdirahman743 6 жыл бұрын
Heesti cadi mahan inaba ⭐️👌🏿
@maidawarsame9292
@maidawarsame9292 6 жыл бұрын
Wow 😮 best song ever ❤️❤️😀
@anissahassan804
@anissahassan804 4 жыл бұрын
Woo 1.5millions vieuws keeping forward it happen my friend
@abdillahijama2012
@abdillahijama2012 4 жыл бұрын
262312inches
@cabdirahmanraabi5480
@cabdirahmanraabi5480 4 жыл бұрын
That is impossible
@qolaabahmed1916
@qolaabahmed1916 4 жыл бұрын
Qaadirow allahayow adigu qalanjo iso xul
@RaxmaHazzan
@RaxmaHazzan 5 ай бұрын
𝐇𝐞𝐞𝐬𝐭𝐚𝐧𝐚 𝐰𝐚𝐧 𝐣𝐚𝐜𝐞𝐥 𝐚𝐡𝐲𝐞 ❤
@nawalapdimuhametogle2546
@nawalapdimuhametogle2546 2 жыл бұрын
7/5/2022 Qaadiro Allahayahow qumane izoo xul😓🤲
@iprahimyoome6631
@iprahimyoome6631 5 жыл бұрын
Qabzo oo naftayday ilow qalad kuzoo gaadhay 😎😍
@drsharmaarke7013
@drsharmaarke7013 11 ай бұрын
Sidaydoo kle kii Ka soo dul dhacay like saar 😮
@abdirahmanmohamed6230
@abdirahmanmohamed6230 4 жыл бұрын
gabadhan cueen ah waxey u egtahay gabar hindiyad ah priaka shopra yaa ila arkay
@iqraaadam235
@iqraaadam235 6 жыл бұрын
Boqorada Styleka💖
@mohamedabdullahi9132
@mohamedabdullahi9132 6 жыл бұрын
exactly
@aishasalah1943
@aishasalah1943 6 жыл бұрын
iqra aadam hjhhdr💚💙💚💜💙💚💙💙💚💙
@virtualsolution1936
@virtualsolution1936 6 жыл бұрын
iqra aadam items to Fayçal kjg kkkkkkk
@adiassaida9518
@adiassaida9518 6 жыл бұрын
iqra aadam ville go
@ilwaadabdirisaq7489
@ilwaadabdirisaq7489 6 ай бұрын
Qaadirow allahayow adigu Qumane iso xul😭🤲🤲 21/1/2024 🎉🎉sunday
@maxamedcabdi2709
@maxamedcabdi2709 3 жыл бұрын
Masha allah qaadira allahayow quman isoo door m.a
@yaasiinmahamed4625
@yaasiinmahamed4625 6 жыл бұрын
Ooof oof weedhzan Queen thyda👏👏👏👏👏
@muusesaki8206
@muusesaki8206 7 жыл бұрын
heestan aney iga turjumeysaa walhi dhabtiiweyi axaxaaxaxaxaa. Qadirow alhayow adigu quman iso xun aan ku dago😂👈
@anfaccabdimohamed6346
@anfaccabdimohamed6346 7 жыл бұрын
aaameen walal LKN kaligaa maaha dad badan ayay qusaysaa
@peerlulasomalilandnazabkaa9255
@peerlulasomalilandnazabkaa9255 7 жыл бұрын
Allahma amiin huuuno dajiya jnsha allah
@hibaqhalgan7480
@hibaqhalgan7480 7 жыл бұрын
Muuse Saki Aaamiin wllo qli
@filsanmohamud5287
@filsanmohamud5287 7 жыл бұрын
Maamshallh kalgacylka ruxa ila qabto qira wagyga ishacala
@khalidbenyaha2995
@khalidbenyaha2995 7 жыл бұрын
Muuse Saki allaha ku sahlo mid aad ku dagto insha allaha walal
@nashaadhassan2291
@nashaadhassan2291 7 жыл бұрын
This song makes me cry omg 😭
@footballhighlights138
@footballhighlights138 6 жыл бұрын
nashaad hassan kow kow
@rumaanmohamed4032
@rumaanmohamed4032 6 жыл бұрын
nashaad hassan sido kale abyo
@hamzemahamud7825
@hamzemahamud7825 Жыл бұрын
@@footballhighlights138 99
@cawoahmedroble3837
@cawoahmedroble3837 7 жыл бұрын
qabso naftayda ilow qaldku sogadhy qomamadu lugtay kaxidha oykuqabataye wax kabaro qurdufahn ninki lagu qasarobay qisadi dhacdiyo wayahan mel kuqoro gara😞👈
@user-rp7dt4nm7f
@user-rp7dt4nm7f 6 жыл бұрын
Cawo Ahmed Roble секса
XAMDA QUEEN | GARNAQSI JACAYL 2018 | XIDIGAHA GEESKA
8:30
Waqal WStudío
Рет қаралды 3,6 МЛН
xamda queen xaalka qaado waxa dhacay 2017 hd
7:43
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1 МЛН
这是王子儿子吗
00:27
落魄的王子
Рет қаралды 20 МЛН
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 31 МЛН
AXMED AARSHE CAASHAQU DANGUUD MAAHA NEW OFFICIAL VIDEO 2017 HD
7:28
Hawraar Music Production
Рет қаралды 11 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
HEESTA JACEYLKII XAMAR IYO XAMDA YAR 2018 DEEYOO
5:32
Deeyoo Media
Рет қаралды 2,9 МЛН
MAXAMED BK IYO XAMDA QUEEN 2019 | WAABA LAYSKU SOOBAXAY
8:26
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,2 МЛН
Nimcaan Hilaac iyo Asma Love Hees Jacayl Ah Oo Aan Caadi Ahayn
7:47
MAXAMED CIRRO BAKAAL MA ADO QUDHA OMAAN NEW YEAR 2018
7:20
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,7 МЛН
MAXAMED BK IYO KHADRA SINIMOO HEESTA GUUR IYO AROOS
9:38
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,4 МЛН
XAMDA QUEEN NAFWAX JECELI DHIIG MALEH NEW OFFICIAL VIDEO 2017 HD
7:05
Hawraar Music Production
Рет қаралды 463 М.
HODAN ABDIRAHMAN - NIYADA AN KA WADA JOOGNO OFFICIAL MUSIC VIDEO
6:08
Liibaan Jama
Рет қаралды 16 МЛН
Ulug'bek Yulchiyev & Aziza Qobilova - Esim ko'p (Premyera Klip)
3:32
ULUG’BEK YULCHIYEV
Рет қаралды 2,2 МЛН
Sadraddin - Taxi | Official Music Video
3:10
SADRADDIN
Рет қаралды 1,6 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 1,4 МЛН
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 246 М.
Жандос ҚАРЖАУБАЙ - Ауылымды сағындым (official video) 2024
4:25
Жандос ҚАРЖАУБАЙ
Рет қаралды 111 М.
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 31 МЛН