MAXAMED CIRRO BAKAAL MA ADO QUDHA OMAAN NEW YEAR 2018

  Рет қаралды 2,794,382

Waqal WStudío

Waqal WStudío

6 жыл бұрын

EREYADII XASAN DAHIR WEEDSAME LAXANKII MAXAMED MIYIR XAAJI MUUSIGII AHMED WALI FURINLE, WAA BARNAAMIJKA SANADKA CUSUB 2018 EE XIDIGAHA GEESKA

Пікірлер: 1 000
@qarmacjunoir6
@qarmacjunoir6 4 жыл бұрын
Rasulka cidi jecel lake i saar
@naemamohamed2941
@naemamohamed2941 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw
@khaalidmaxamuudyuusuf9017
@khaalidmaxamuudyuusuf9017 3 ай бұрын
I,m watching 2024😮
@khalidromeo9386
@khalidromeo9386 2 ай бұрын
ME 2 WLHIDA😅😅😅
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 6 жыл бұрын
OH LKN SIDAA QUR, AANKA AYAA UBAAHAN IN LOOGU QIIROODO WAA TALLO WAAYEEL ISKA DHAAFA HEESAHA OO ISU BADALLA DAD ALLE XUSA IYO RASULKIIZA MOHAMMED SCW ALLE HAYNA GARAD ZIIYO XAQA
@2-thirty273
@2-thirty273 6 жыл бұрын
haashim binu ismael fikir fcn lkn adi inaad dhagaysato yaa kuu fasaxay
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 6 жыл бұрын
Hhhhh waa runtaa lkn dadka hadana waa inaad baraaru jisaaa ayaa loobaahan yahay wllo qaali heesuhu waynu ognahay inaanay faaido lahayn Runtii anuu kuma badni heesaha mar mar waa dhagaystaa lkn imika maya
@2-thirty273
@2-thirty273 6 жыл бұрын
Haa waa loo bahn yshy lkn dadkuna waa sidaada okale mar mar uun bay KZfaq isku soo tuuraan
@inaapdirashid7839
@inaapdirashid7839 6 жыл бұрын
Ilaahay inta kabaqaysa like ta ii saara
@dudu4159
@dudu4159 2 жыл бұрын
Washakakale
@Wearesomali
@Wearesomali 6 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@axmedaadan1340
@axmedaadan1340 11 күн бұрын
1 ​@@dudu4159
@craxmaansaleebaan1323
@craxmaansaleebaan1323 5 жыл бұрын
Hargeisa iyo reer somallind waa ehelka fanka somaliyeed midhkaa ma isku raacsanahay soomaalay
@Sacdiabadio
@Sacdiabadio 3 жыл бұрын
2021 dhageysanaya inta iga danbeysa like 🥰✋
@kamaalmahomed2893
@kamaalmahomed2893 2 жыл бұрын
Kkk
@alimohamudhassa4874
@alimohamudhassa4874 Жыл бұрын
15.10.2022
@apdishakuryare3679
@apdishakuryare3679 5 ай бұрын
2024
@hamsearahman840
@hamsearahman840 3 ай бұрын
24/april/2023 jimce 6.00 pm io 26/april/2024 jimcee 10.00am labadaa malmod dhagaystay wlhie
@notjaalewise2379
@notjaalewise2379 Ай бұрын
Ilahy hanoo dambi dhaafo
@aweysgacalofficial3738
@aweysgacalofficial3738 5 жыл бұрын
Ciro waa Nin Masuul ah Waayo wajigiisa ayee ka muuqataaa asiga nimcaan hilaac Mursal Muuse Cabdirisaaq anshax 🙏🙏🙏😍
@jamaadahmed7990
@jamaadahmed7990 Жыл бұрын
Durtaba shan sanno ayaa ka soo wareegtay lkn shalay bay ahayd. Ana ulasho dayn maayo Adna digasho waa kuu ul Aniguna ilbixi maayo Adiguna arxami maysid.😢 Inta wali qalbiga laga afduuban illahay ha hareermariyo ,anigana ha ii sahlo 🤲 07/01/2023 23:10pm .
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 Жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😢 sxb bari horaba layga qaatay qalbigaygii mee cidkale ayaa haysata😢😢😢
@abdifatahmuse1280
@abdifatahmuse1280 Жыл бұрын
@@dhuuxyarechannel1486waligaa qof kaa danaystay waqtigaga haku dhumin gym ka aad labiso hormari noloshada let her see yu adoo star ⭐️ bro keep moving forward
@nasriinsiciid1646
@nasriinsiciid1646 6 ай бұрын
Waxan dhaegysaney habeen Khamis ah 1 February /2024 💔 Ana ubaxyo kuukeeney adana odaxda ii dhiibtey 💔😭 Heeskasto calaacla wan iska jclehy lkn wxan rajeenya Alle inuu icalfo qofkaan Dunida ugu jclehy♥️
@user-sf5qh2tu2u
@user-sf5qh2tu2u 6 ай бұрын
Alle haku calfo wl
@diiriyeMEDIA
@diiriyeMEDIA 5 жыл бұрын
Somaliland ha noolaato jacaylkuna ha jiro farxad kuwaara reer somaliland dhamaan dal iyo dibadba like ha iga ilaawina
@deeqa445
@deeqa445 Жыл бұрын
Ano caawa dageesanay 28/9/2022 Ax 😭😭💔anna ulasho dany maayoo adn digasho waa ku ul aniguna ilbixi maayoo adiguna arxamimaysid ciro nolow huno mcn allah ha ku xiftiyo 🙏🏼✌🏼🇩🇯
@alexlegrand6669
@alexlegrand6669 6 жыл бұрын
Naftan uubataynaysaa Ee kugu agmeeraysaa Qalbigaa afduubaaya Addimadaa kusoo doontaa Wadnahaa abuurayaa Caashaqa iniintiisaa Unugyada ku beeraayaa Inkastood indhaynaysoo Ama aad ilaaqaysoo Ikhtiyaar naftii laashay Kaa ooli kari weyday Anna ulasho dayn maayoo Adna digasho Waa kuu ul Aniguna ilbixi maayo Adiguna arxamimaysid Anna aamusnaan maayo Adna erey san kaa waayey Anna ubaxyo kuu keenay Adna odaxda ii dhiibtay Ma adoo gudhaa uuman Ma adoo gudhaa aawan Dadka kale ka maan awran Amran oo karaamaysan Mise Waa amaantaydaa Ahlantiyo Salaantaydaa Iyo eemamayntaydaa Waxan ururka kuu qaaday kaa dhigay ileys kaahay Hadii aanan kuu eexan Ama aanan kuu iilan Ama aanan kuu oomin Ama aanan kuu ooyin Ixtiraam ku siinayn Waad ii ilmaynleyd Aadmigu wuxu haysto Ma arkoo ma eedeeyoo Mana oga ma weyneeyoo Ereyadii abwaan xasan daahir ismaciil weedhsame iyo codkii fanaan maxamed axmed bakaal cirro. Liketa ha la bakhaylin sxb
@fahiimamaxamud1702
@fahiimamaxamud1702 5 жыл бұрын
Good
@eglandbeautysaloon5930
@eglandbeautysaloon5930 5 жыл бұрын
M r
@fadumomaxamed2357
@fadumomaxamed2357 5 жыл бұрын
Alex Le Grand beautiful song
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 4 жыл бұрын
@@fahiimamaxamud1702 thx wll
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 4 жыл бұрын
@@fadumomaxamed2357 thx wll
@jimcalecabdi798
@jimcalecabdi798 4 жыл бұрын
2020 inta idwanyza like hayla dhafina
@deeqapertty4016
@deeqapertty4016 6 жыл бұрын
Woow reer slnder yaa ah like hayla dhaafina
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 6 жыл бұрын
Nimco Pertty muraara dilaaca jooji Buskudeey hhh
@hamsiknapolis5813
@hamsiknapolis5813 6 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 calool jileca nagada
@deeqapertty4016
@deeqapertty4016 6 жыл бұрын
haashim binu ismael adigu mxd igala bakhayli
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 6 жыл бұрын
Nimco Pertty dee waa kuu saaray like ta waad iga hayzaa kaftan lee Buskudeey hhhh zln zre abaayo
@deeqapertty4016
@deeqapertty4016 6 жыл бұрын
haashim binu ismael zhukrn akhiiiiu
@highflyer215
@highflyer215 2 жыл бұрын
I'm watching the song in Nov 2021, and still can't get over how mursal muuse organized the guys to pick ciro up, you need a friend like him
@mohametabdizamat4903
@mohametabdizamat4903 2 жыл бұрын
Can you understand it. Or you are just watching it.
@highflyer215
@highflyer215 2 жыл бұрын
@@mohametabdizamat4903 of course I do, I'm a Somali bro
@mohametabdizamat4903
@mohametabdizamat4903 2 жыл бұрын
@@highflyer215 your comment was written by engliah so i tought you (say wallaahi).
@highflyer215
@highflyer215 2 жыл бұрын
@@mohametabdizamat4903 no bro I was born and raised in the homeland,
@mustafeshirwac6266
@mustafeshirwac6266 Жыл бұрын
P0
@abdiasisahmedhurre
@abdiasisahmedhurre 4 жыл бұрын
Still-ilaa Habeenkay Soobaxday Heestan Waan Dhagaysanaya Waa-Hees Saamayn Igu Leh👏
@KM-jw8vn
@KM-jw8vn 4 жыл бұрын
Wow I don’t know the meaning but it look like beautiful lovely music and I am Ethiopian Harari’s but I love Somalian song and I love you people man
@caynimoha8294
@caynimoha8294 3 жыл бұрын
Maxamed bakaal ciro laandhere ogaden ah ahna gudoomiyaha xidigaha horey usoco inader 😘😘😘
@fadumaismail146
@fadumaismail146 6 жыл бұрын
heestan anay iga turjumaysaa thank u walalkay axmed ciro iyo abawaankii so tiryeyba iyo dhaman 😭😭😭❤💋
@nazirgomezjr7983
@nazirgomezjr7983 2 жыл бұрын
Naaa maxamed ciro dheh 🙆🏻
@abdiladiif701
@abdiladiif701 5 жыл бұрын
Heestan xusuus waxay iigu thy addis ababa markaan joogay oo markuu yabaalku igu bato ayaan dhagaysan jiray 😍✋🏻 barisamaad
@cabbascabdullaahi7660
@cabbascabdullaahi7660 5 жыл бұрын
Rer hargeisa dad nool aloow idin dhaaf❤🙏
@faysaldidattico8770
@faysaldidattico8770 6 жыл бұрын
Maasha allah gudoomiyaha wayba qaadeen xidigaha geeska i love u guyz maxamed ciro ✌👍👈
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 3 жыл бұрын
Waa 2018 waxaanku sugnaa hargaysa waa habeenkay soo baxday waa sanadkaii aan is waayay xataa saamayn ku yeeshay noloshayda wax waliba xasuuslee heestan waxay kowka tahay heesaha aanku xasuusto qisada jacaylkaygii burburay horaantii sanadkii 2018 Ilaa hada ma ilaawo qofkaan sidaa oodhan ujeclaa waana qaybka mida qisooyinka noloshayda❤❤❤
@muxyadiinaadan524
@muxyadiinaadan524 6 жыл бұрын
ciro waa fanaan wanaagsan oo leh waliba dadnimo iyo ixtiraam uu u hayo shacabka waanu u qalmaa hogaaminta kooxda hore u soco abti guulayso
@ibnuxuseen6307
@ibnuxuseen6307 6 жыл бұрын
heestani waa heesta sanadka ninka bishimihisa kaso burqatay ayaa bilan weedhsame 👌👌👌
@camaradan5270
@camaradan5270 4 жыл бұрын
2020 dawayana sacada :- 11:20 inta ka heshay BARWAAQO QALANJO iyo CIIL TIRE siday u ciyarayan like 😂😂👍💝
@Zaky_garad
@Zaky_garad 2 жыл бұрын
Aniguna ilbixi Maayo Adiguna Arxami Meysid Hees Ay RaG Waa weyn Isugu Tageen Weedhsame Ilaa Team Waqal, Well Done Guys Specially The Legend And The Only One Mohamed Bakaal Ciro👏❤🙏.
@samiiraxirey1596
@samiiraxirey1596 6 жыл бұрын
eshcalaa Hees iga dheh Nice song Ciro waa fanaan igu qaliya Nolow Abid 👏👏👏👏👍👍👍👏👏👍👏👏👍🌷🌷🌷😍😍
@caydaruusahmed3365
@caydaruusahmed3365 6 жыл бұрын
Horta ma moodaa in xidiguhu bilaa abaal yiihiin, waabay yihiine, waayo marqura may xusin Abwaankoodii iyo Guddoomiyahoodii hore Laabsaalax. Abwaan qaran iga dheh. inta igu racsan like ta igu qabo....
@essateddyofficialmusic
@essateddyofficialmusic 6 жыл бұрын
laabsaalax abwaan qaran weye wlhy
@diriehussein5041
@diriehussein5041 6 жыл бұрын
hormuudka inta afka somaliga ku heesta xidigaha geeska
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 6 жыл бұрын
Dirie Hussein , Ku ma heesaane oo kaliyee, wey u. Dasheen afkasoomaaliga, isirkoodaa soomaali ah.
@mohamedabdullahi9308
@mohamedabdullahi9308 3 жыл бұрын
Legend bakaal ciro laguu xiis sxb sln from Bosaso Somalia bn adiga iyo reerkaga kaga soo diraaya
@zuldangurxan7674
@zuldangurxan7674 Жыл бұрын
2022 dhegeYsnaYaa inta iga dambaYsa like👍
@biledagoodi1439
@biledagoodi1439 6 жыл бұрын
Gudoomiye cirro rabi Haku, . karaameeyo. fanaan somalinimo ku wayn tahay ayaa thy wll sare ✌👍👋💛
@mmcnuur2678
@mmcnuur2678 6 жыл бұрын
Bile Dagoodi143 😂😂😂😂😂😂
@farhiyoalimohamed3199
@farhiyoalimohamed3199 6 жыл бұрын
Qofkii kabaxaba hees bay dhag oga siinayaan waa waji xaa bud xidigaha geeska waa qashin abaalna maleh ninkii heesaha ugu badan siiyay ayey caayayaan.
@aktarsharmaarkeofficial3837
@aktarsharmaarkeofficial3837 2 жыл бұрын
Farhiyo Ali MANOOSHAHAY caawa 18 may
@abdiadan951
@abdiadan951 2 жыл бұрын
This songs hits different wlhi especially at night when you are alone and you can't sleep 😞
@NoloshaCusub0
@NoloshaCusub0 6 ай бұрын
Sxp this is exactly me now wlh. Heestan caadi maha. It got me through many nights.😢
@jayniekim6149
@jayniekim6149 6 жыл бұрын
Wooow my favorite Mohamed bk u naxay masha allah nolow amiin
@asmahappy4846
@asmahappy4846 2 жыл бұрын
heestan waan jecelahay wlhi alle haw naxariisyo maxamed miyir laxamiistii wayna
@mfeynuuscabdalle8122
@mfeynuuscabdalle8122 2 жыл бұрын
Inkastood irdhaynayso Ama aad Ilaaqayso Ikhtiyaar naftii laashay Kaa ooli kari wayday 😢 Erayo i metelaya, yaa ila qabah💔
@caaishomahamed5562
@caaishomahamed5562 5 ай бұрын
Ana caawan kula qabaa wllo adiguna 2yrs agoo bey ahyd
@mohamedabdilatif
@mohamedabdilatif 7 ай бұрын
Still i am watching this song 2024 janaury 4 legend ciro what is this song
@SurprisedAstronomicalMod-vu2wk
@SurprisedAstronomicalMod-vu2wk 4 ай бұрын
Dis is 4 Weedhsame words
@sooraanmire7791
@sooraanmire7791 5 жыл бұрын
Axyaa hees abwaan xasan dahir ismaacii waadhsame nafta ubataynaysa ee kugu agmeeraysaa❤💖💞waa afsomaali bariiska ka maxaan💯☑💘💓💛💔ana amusnan mayo aadna eraysanka waayay👋💜💕♥💯✅aniguna ilbiximayo adiguna arxamimaysid💔💖💝
@maxamedxuseen9308
@maxamedxuseen9308 4 жыл бұрын
💚💚💚❤️❤️❤️😘😍💗💗💝♥️💛💞💙💙💗👄🥀🌺🥀🌸🥀🍀🌷🏵️🌷☘️🌱🍁🌾🍂🍃🌸
@maxamedxuseen9308
@maxamedxuseen9308 4 жыл бұрын
Marshal in layska in layska in a few minutes if that is the case then we
@suldaanismaaciilakram6776
@suldaanismaaciilakram6776 6 жыл бұрын
Weedhsame The One And Only Legend 😎😍
@munahaybe3706
@munahaybe3706 5 жыл бұрын
Suldaan Ismaaciil Akram v GmbH hobby Gubią GmbH Nabija Duch chce Chciał Ehh Chcesz Chciał Bycia Chcą Chce Body Chcesz
@munahaybe3706
@munahaybe3706 5 жыл бұрын
WZDYCHA CHCĘ CJV CHCIAŁ BJBB HIGH GMBH CECHY CHMURA BUDYNEK BAĆ BJV BJHVH DVD CHCESZ CHCĄ CECH CHCIAŁ CHCEMY GMBH GDYBY GJCFI CZCIGODNI CUDACH BONIFACY CHOĆ CHCIAŁ CHMUR BIBLIOTEKA CHCIAŁ CHMUR CICHYCH CHĘĆ CHCĄC BUDUJE GDYBY FUNDACJA CHUSTY GUMOWE REGULAMINY CHUCK
@sareedocismaan444
@sareedocismaan444 3 жыл бұрын
Heezta halky kapilaam mayzo fahmi waayey nAftan hee izoo zheega azxaapey
@abdirahmannblue4891
@abdirahmannblue4891 2 жыл бұрын
@@sareedocismaan444 uubataynaysa, ama Qaylinasa/dhawaaqasa macnaha waa sidaan ufahmaye waayo marka miyiga la joogo uubatada waxa loo yaqaanaa nooc dhawaqa kamida oo dadka kala fog isagu yeedhaan
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
Mohamed Cirro great singer and entertainer I love his voice and attitude
@abdullahiibrahimadanaslam5998
@abdullahiibrahimadanaslam5998 6 ай бұрын
A state i will always be My past, present and future..this song is written for my lifw😢
@yusufhussein2935
@yusufhussein2935 6 жыл бұрын
Umada farxadeedu waa farxadeydu siiba xidigaha baashal wcn Yaa igula faraxsan Though Laabsalax ka maqanyhy Big respect dear Hassan laab
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 6 жыл бұрын
Ciro fanaan qaaliya oo cod lagu maneystey.
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
Mohamed Cirro fantastic singer his voice is charasmatic and delightful
@cabdicadiismaxamed3363
@cabdicadiismaxamed3363 4 жыл бұрын
Abwaan xasan daahir weedhme wan salamyaa wan jeclahay abwaan ka❤❤❤
@tfarahan27
@tfarahan27 6 жыл бұрын
Wooooow, woooow.. Beautiful song.
@HayayaabeQowrax10
@HayayaabeQowrax10 6 жыл бұрын
best song wlhi well done
@ahmedbarre7
@ahmedbarre7 3 жыл бұрын
Furinle my all time favourite musiker💯
@AxmedZaki-rr8tc
@AxmedZaki-rr8tc 26 күн бұрын
Haben xusus mudan waxan waayey noloshayda qofkii ugu qiimaha badana😢 2024😊😢
@niamaibrahim1763
@niamaibrahim1763 4 жыл бұрын
waan ogaa bilaashaa in aan ujeclaan bk noolow love you
@abdinasirabdi9978
@abdinasirabdi9978 4 жыл бұрын
this song is on the way to join million viewers
@napilahmed4411
@napilahmed4411 3 жыл бұрын
Axyaa erayo weli sidii baan u dhagaystaa Naftan uuba taynaysa Ee kugu ag meeraysa Qalbigaa afduubaaya Adimada kusoo doonta Wadnahaa abuuraaya Caashaqa iniintiisa Unugyada ku beeraaya Inkastoo irdhaynayso Ama aad ilaaqayso Ikhtiyaar naftii laashay Kaa ooli kari weyday Anna ulasho deyn maayo Adna digasho waa kuu ul Aniguna ilbixi maayo Adiguna arxami maysid Anna aamusnaan maayo Adna eraysan kaa waayay Anna ubaxyo kuu keenay Adna qodaxda ii dhiibtey Ma adoo qudhaa uuman Ma adoo qudhaa aawan Dadka kale ka maan awran Amran oo karaamaysan Mise waa amaantayda Ahlantiyo salaantayda Iyo eemamayntayda Waxan ururka kuu qaaday Kaa dhigey ilays kaahay Haddii aanan kuu eexan Ama aanan ku iilan Ama aanan ku oomin Ama aanan kuu ooyin Ixtiraam ku siinaynin Waad ii ilmayn layd Aadmigu wuxuu haysto Ma arkoo ma eebeeyo Mana oga ma weyneeyo
@Isslamicreminders
@Isslamicreminders 7 ай бұрын
Maalintii udambaysay 2023 baan daawanaya❤ i hope sanadka 2024 inuu ilaahay mid wanaagsan noga dhigo😢
@maxamedilkacase5365
@maxamedilkacase5365 3 жыл бұрын
Ma adoo qudha uman Ma adoo qudha awaa Dadka kale ja man awran ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@alihyareh4778
@alihyareh4778 4 жыл бұрын
2020 Yaa ila daawanayaH💜👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@hotmanburcochannel1548
@hotmanburcochannel1548 6 жыл бұрын
Hhhhhh sagal waxay u eekatay madaxwayni kuuriyada wuqooyi 😂😂inta iguracday like sar
@najmaumar9574
@najmaumar9574 6 жыл бұрын
Hotman Burco143 halkeedaa dhigtay hhhhhh waanba garan waayay
@hotmanburcochannel1548
@hotmanburcochannel1548 6 жыл бұрын
Najma Umar H hhh walahi sxp layabkeday leday
@aminahmed846
@aminahmed846 6 жыл бұрын
Hotman Burco143 sagal haku mashquulin viva sagal
@suhaibomar4287
@suhaibomar4287 6 жыл бұрын
Hotman Burco143 adigay ku eekaty wll 😂😂😂
@omarw5727
@omarw5727 6 жыл бұрын
Hotman Burco143 😂😂 M.k.waqooyi yaah🤣🤣 like dheer iga hoo
@rihannaruhii1641
@rihannaruhii1641 6 жыл бұрын
Wwwww😍😍xidddigaha geeska jiroo jooga cafowgiina hoos😥😥😍😍😍
@badrizamako2503
@badrizamako2503 6 жыл бұрын
Waa ini raagsaney xidigaha geeska horey usoco wah wah
@FAAD21
@FAAD21 6 жыл бұрын
Xidigaha geeska in laga waxgaradsan yahay abwaan laabsalax wuu amaanay xilkaqadista lkn xidigaha geeska hadalba ka tagayo abwaan laabsalax hadu fiska udhiibto hees kusabsan asiga kana hadleso uurkisa waleee gobaha baad kakala ordi abwaankuse wu idin egaya maha ad tagtan asigu kama marantane nolow laabsalax inta e nolol jirto 💪✊✊
@craxiin_key797
@craxiin_key797 6 жыл бұрын
Fahad Osman zhp lkn hestasi waa sarbeeb lbsaalx waa qabyaaldiiste ereyaduna waa lbxa wedhsame
@FAAD21
@FAAD21 6 жыл бұрын
Oorba oor ka weyn so laguma maahmahi jirin laabsalax xuman hadu jecelyahy xidigaha geeska magac mayeshten Bro ninku waa legend
@munamuhumed6822
@munamuhumed6822 4 жыл бұрын
Fahad Osman xlc lb
@suhaibomar4287
@suhaibomar4287 6 жыл бұрын
Heesahoodu maba kala dhacan sanadka
@xaawaxuseen1419
@xaawaxuseen1419 6 жыл бұрын
xidigaha geesku waa dad isku duuban maansha Allah hore u socda xidigaha Somaliland
@ayaanmohamedaadan4964
@ayaanmohamedaadan4964 6 жыл бұрын
wooow nice song Ciro waaa tahay eesh calaa hees
@mohamoudadan4542
@mohamoudadan4542 6 жыл бұрын
Maxamed axmed bakaal ciro Waa fanaan qaaliya runtii waa shaqsiga aan heesiihisa dhagaysto
@deeqabdullahi3775
@deeqabdullahi3775 6 жыл бұрын
mohamoud adem sidiiso kalaa u ilko dhaadheer tahay sxb
@mohamoudadan4542
@mohamoudadan4542 6 жыл бұрын
Hhhh waa caadi alle ayaa mahadleh
@deeqabdullahi3775
@deeqabdullahi3775 6 жыл бұрын
mohamoud adem hhhh nin adag
@mohamoudadan4542
@mohamoudadan4542 6 жыл бұрын
Lkn adgu abuurta alle waxba ha ka.shegin taasi jaahilnimo ayay kugu tahay
@abdirahmanismail3674
@abdirahmanismail3674 5 жыл бұрын
@@deeqabdullahi3775 zxb ninka maxad ku cayday wax lagu caayaba muu odhane
@abyanadenm1455
@abyanadenm1455 5 жыл бұрын
6:50 furinle sidu ujaasaayo inta ku qososhay liketa😂😂😂😂😂😂
@suhaybsiciid1105
@suhaybsiciid1105 3 жыл бұрын
LiiskI OdoHYda
@muhamadrashiid2348
@muhamadrashiid2348 6 жыл бұрын
waa fanaa qaali ah nooloow sxb
@caasholove3186
@caasholove3186 6 жыл бұрын
Ma adoo qudhaa uuman Ma adoo qudhaa aawan Warka waa dhanyahay
@jaabirmohamed5765
@jaabirmohamed5765 2 жыл бұрын
Anna Ulasho dayn Maayo ❤ Adna digasho Wa ku Ul 🤨 Aniguna ilbiximaayo 🥺 Adiguna Arxamimaysid 😰 Amazing 👏
@iqraahmed7353
@iqraahmed7353 9 ай бұрын
😭😭😭💔
@mohamettaplouz3195
@mohamettaplouz3195 5 жыл бұрын
2019 inta ila daawanayza like 👍 Waa GLp aanaN Training kiH QaadaN⚽
@Kingtaplouz30
@Kingtaplouz30 3 жыл бұрын
Wakhti waliba xasuustii
@yassinjamac9312
@yassinjamac9312 3 жыл бұрын
Xidagaha geeska fan magaciisa somali adinkaa wada taagera dhaman magaciin ha jiro Somalilnad abtiyaal iyo waliba habo dhamantiin 🇭🇺
@amranmaxamed9119
@amranmaxamed9119 3 жыл бұрын
Yes anoo iqaday ciro cdi ma tihid wn kahelay ani lee🥰🥰🥰💋
@awoam1611
@awoam1611 6 жыл бұрын
Bakalkeenna❤️💋
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575 6 жыл бұрын
Woow Somaliland Ku Qaado Sanadka Cusub ama Iska seexo , viva Ciro viva Somaliland stars❤
@hanisulayman1370
@hanisulayman1370 6 жыл бұрын
jir oo joog cirro nice song
@kaihavertz4569
@kaihavertz4569 Жыл бұрын
ma adoo qudhaa ooman ma adoo qudhaa aawan dad kale ka maan awran amran oo karameysan iminka dhageysnaya inta iga dambeysa 2022
@xooshnazir7293
@xooshnazir7293 3 жыл бұрын
I never grew up listening this song ! Thanks to Weedhsame and Mr Cirro .
@abdirhmnismail6831
@abdirhmnismail6831 6 жыл бұрын
Viva Xidigaha Geeska Somaliland❤❤❤❤❤
@abdirhmaankhadar7924
@abdirhmaankhadar7924 4 ай бұрын
Waxan dhagysnyaay 2018 Ax inta iga Danbysa hbem wacan dhalinyro 🎉
@zusaan3176
@zusaan3176 Жыл бұрын
My Fvrt song😫❤️
@zuldamadqalbiga647
@zuldamadqalbiga647 6 жыл бұрын
axx Aad ayaan Uga xumahay Abwaan Laab saalax Waxa uu ahaa Nin jira hlkaa wX zoo Gadhziiyay Laab Saalx jiro joog abwaanka soomaliyeed izagaa azaagii amaanta U mudan Leh Cidii Laab saalax ila Tapaty ☝Far ta taagan AzxaaptayDa
@farriyadxupi8760
@farriyadxupi8760 6 жыл бұрын
bakal ciro ❤😍nice hees nlw gudoomiye❤😍
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 6 жыл бұрын
Mohammed cirro bakaal waad ka baxsatay 👌🏼👌🏼👌🏼
@niyoriinapelh2000
@niyoriinapelh2000 5 жыл бұрын
YAA dawanayo 2019😍😍😍😍
@zultanqaadiro6784
@zultanqaadiro6784 4 жыл бұрын
Heesti hesaha eryatay inta kale jeceli liketa haygu deqan😋
@abdizamethomer1477
@abdizamethomer1477 4 жыл бұрын
2020 inta Rajaynaysa inay qurbaha aadi donto Like
@wazgoin6926
@wazgoin6926 5 жыл бұрын
Nice song fanaan cod macaan weye ciro
@mohamethawatle3682
@mohamethawatle3682 6 жыл бұрын
axyaa hees walee abwaanki abwanada ayaa sameeyey weedsame big respct
@Hooda36
@Hooda36 6 жыл бұрын
Mashallah xidigaha somaliland jiro joga illahay haidin dhowro💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞👍
@mohamedleo1992
@mohamedleo1992 5 жыл бұрын
Reer sland isaa isku jeclaada 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@xusenmaxamad2066
@xusenmaxamad2066 5 жыл бұрын
Aad iîyo ad
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 Жыл бұрын
Maxamed ahmed bakaal ciro the one and only legend best song 🎵♥
@anabqanysalad5347
@anabqanysalad5347 6 жыл бұрын
Heesta sanadka waanku haystaa Ciroooooo
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 6 жыл бұрын
Kkkkkkk Aar yaa ila arkey 7:19 ninkii Ahmedwali furinle ahaa oo si fiican u baashaalaya🤣🤣👏👏👌👍
@maxamedmaxamuud1145
@maxamedmaxamuud1145 6 жыл бұрын
Faiza Mohomed 😂😂😂😂
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 6 жыл бұрын
Maxamed Maxamuud , kkkk meyla aragtey
@firdowssulaiman8940
@firdowssulaiman8940 6 жыл бұрын
Faiza Mohomed 😂😂wu marqaamay
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 6 жыл бұрын
firdows sulaiman , Si fiican waliba.😂
@maxamedgashaamobari5650
@maxamedgashaamobari5650 4 жыл бұрын
👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👌👌👌😓😓😓😓😓😓
@hafsaofficial1902
@hafsaofficial1902 4 жыл бұрын
2020 inta daawnaysa like ki qapo☝🏼
@najaahhuseen237
@najaahhuseen237 Жыл бұрын
Ninkan waaan taageraaaa maxmed bakaal♥️♥️♥️
@qurxoonsidahooyadeed6676
@qurxoonsidahooyadeed6676 6 жыл бұрын
Ciro ilkuhu xidhay wuba kusoo baxay billahi Viva xidigaha geeska africa🙏😘😘😘😘😘💓💓💓💓
@iqrasulaymaan5849
@iqrasulaymaan5849 5 жыл бұрын
Heestu waa hees shidan runtii 2019/9/1 ayaan daawaday fanka maanan la socon
@somalilandsocotay3257
@somalilandsocotay3257 6 жыл бұрын
Wooowooow waxasaa abwaana laakiin kuma socoto laabsaalax afsomaliga barta dhalinyarooy.
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 6 жыл бұрын
Somaliland socotay yay ku socotaa hadaa ?
@dhaladburco6527
@dhaladburco6527 6 жыл бұрын
Somaliland socotay waaa Runta wll
@somalilandsocotay3257
@somalilandsocotay3257 6 жыл бұрын
Hadaa ma af xabashibaa adeer adaa afku kugu yaryahay ee soo baro .waxba ha soo qaadan kalmado badan oo carabi ama ingriisi ah oo la somaliyeeye wey jiraan hadaad somaliya ka soo jeedana kalmada badan oo talyaani ah oo la somaliyeeyey baa jira ha khaldamin.
@user-cs5wm5ik1g
@user-cs5wm5ik1g 4 ай бұрын
xidigihi geeska ya taabay wligeed dib uma soo noqonayso in ay meel ka wada heesan bk,xamda queen,c.hani in taabatay wan salamaya
@Mohmett_Durran
@Mohmett_Durran Жыл бұрын
Memories Duhur 2:50 MaaLin Axad Ah 9 / July / 2023 What Asong ❤😎
@suhaybabdirisak9448
@suhaybabdirisak9448 6 жыл бұрын
Viva somaliland 😍
MAXAMED Ciro HEESTA (Jaceyl Eber Keenay) BY LA CAWEE LIBAAXA
4:10
Hawraar Music Production
Рет қаралды 941 М.
MAXAMED BK 2017 HEESTII SANADKA DHULKA SOCO IN KUGU FILAN
6:40
Waqal WStudío
Рет қаралды 7 МЛН
Schoolboy - Часть 2
00:12
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 6 МЛН
1,000 Diamonds! (Funny Minecraft Animation) #shorts #cartoon
00:31
toonz CRAFT
Рет қаралды 41 МЛН
XAMDA QUEEN 2017 QAADIRO ALLAHA YAHAW QUMANE
7:18
Waqal WStudío
Рет қаралды 3,4 МЛН
MAXAMED DAYAX -  XASUUSAHA MADOOW OFFICIAL VIDEO 2024
7:50
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,7 МЛН
XAMDA QUEEN | GARNAQSI JACAYL 2018 | XIDIGAHA GEESKA
8:30
Waqal WStudío
Рет қаралды 3,6 МЛН
MAXAMED CIRO 2017 HEESTA ABWAANADA JACAYLKU KU DHACAY
9:55
Waqal WStudío
Рет қаралды 701 М.
KHADRA SILIMO | DABTAYDA LAGU GAMAA | FISKA LIVE SHOW
9:27
Waqal WStudío
Рет қаралды 6 МЛН
AXMED AARSHE CAASHAQU DANGUUD MAAHA NEW OFFICIAL VIDEO 2017 HD
7:28
Hawraar Music Production
Рет қаралды 11 МЛН
Nimcaan Hilaac iyo Asma Love Hees Jacayl Ah Oo Aan Caadi Ahayn
7:47
UGBAAD ARAGSAN 2018 | OROD DUNIDA SOO ARAG | HAPPY NEW YEAR
7:59
Waqal WStudío
Рет қаралды 4,5 МЛН
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 236 М.
Ulug'bek Yulchiyev & Aziza Qobilova - Esim ko'p (Premyera Klip)
3:32
ULUG’BEK YULCHIYEV
Рет қаралды 2,1 МЛН
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 751 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 13 МЛН
Taxi
3:06
Sadraddin - Topic
Рет қаралды 285 М.