ABDIFATAX MUKHTAR | LAYLA | SHOWGII BORAME

  Рет қаралды 2,047,333

Waqal WStudío

Waqal WStudío

5 жыл бұрын

Copyright to Waqal & Afro Media Production
ERAYADII MAXAMED CATOOSH
LAXANKII ABDIFATAX MUKHTAR
MUSIC BY AHMED WALI FURINLE

Пікірлер: 918
@cabdiraxmaanyare4665
@cabdiraxmaanyare4665 5 жыл бұрын
Cabdifataax Mukhtaar laxamiiste weyn codkiisa maanta iigu horaysa laxamadiisa cajiib ka ah uunbaan maqli jiree fanaan buuxa Legend 🙏🙏🙏💕 Inta ninkan moodaysa inuu fanka ku cusubyay xaga laxanka ayuu ninkani caan ku ahaa ee ha moodin inuu yahay iska soo heesee. Heesaha caan baxay ee uu laxameeyay Cabdifataax mukhtaar waxaa ka mida Galkacylka badan badh ku reeb qalbiga: Maxamed bakaal cirro Hargeisa: Farxiya Fiska Faadumo: Xariir Axmed Qabiil ma yaqaano dookhu: Hodan Abdirahman Ilmeeyay anigoon ogayn: Xariir Axmed Mataantii jacaylka : Suldaan Seeraar Iyo qaar kaloo badan 😛
@kojikoki4236
@kojikoki4236 5 жыл бұрын
aaax aaaaax aaar iiiigeeeya cabdifataax mukhtaaar ilaahay hadaa ka baqaysiiiin
@deeqzi
@deeqzi 5 жыл бұрын
Waa Farshaxan heer sare ah
@mounamouna2167
@mounamouna2167 5 жыл бұрын
Abdirahman Yaare 🖒🖒🖒
@cabdiraxmaanyare4665
@cabdiraxmaanyare4665 5 жыл бұрын
Mouna Mouna haa wll
@cabdiraxmaanyare4665
@cabdiraxmaanyare4665 5 жыл бұрын
Elmi Afay aad iyo aad heesaha beryahan danbe la jecelyay waa ninka macaaneeyay Maxamed Miyir ayuu badalay
@muheyadiinabdirahman5959
@muheyadiinabdirahman5959 5 жыл бұрын
Intii fanankan codkisa kaheshay like ta sara
@hodancawil8136
@hodancawil8136 5 жыл бұрын
Hees mcn weeye ,,,,😙😍😘
@xasanjaamac1884
@xasanjaamac1884 4 жыл бұрын
Laylaay hintaaqada dareenta👫👫👫
@happybaby8653
@happybaby8653 5 жыл бұрын
Qadra waa xaaskiisa hore oo ilmahiisa hooyadood lkn hada waa hidans time masha aalaah calaf wakaas ... inta calafka aaminsan igu raaca
@fahmoyussuf8405
@fahmoyussuf8405 5 жыл бұрын
Scw
@kililkasomalidaqoroxay5445
@kililkasomalidaqoroxay5445 5 жыл бұрын
Hodan markii habluhu shalmadihii turi wayen iyada turtay kkk
@abdiwali612_7
@abdiwali612_7 5 жыл бұрын
Dameer farow wtf are you talking about😁😁😁😁
@mohamedwaberi1114
@mohamedwaberi1114 5 жыл бұрын
oui
@kiwawahah
@kiwawahah 5 жыл бұрын
scw
@safiaali9957
@safiaali9957 5 жыл бұрын
Calaf waa cajiib inta rumaysan like ta igu dharbaaxa
@biche1984
@biche1984 5 жыл бұрын
Naagta tugada ba calaaf ah
@leyosmn6695
@leyosmn6695 4 жыл бұрын
Kkkkkkkk bilane
@Tawfiiqfarhan
@Tawfiiqfarhan 4 жыл бұрын
Aad iyo aad wlaaahi! inta badan sidaynu u qorshaysanay waxba uma dhacaan balse sida Alle swt inoogu qorsheeyey ayey wax udhacaan. Calafka ayaa ka weyn jacaylka😢
@amiinshaxaari8337
@amiinshaxaari8337 4 жыл бұрын
2020 yA sO pOqdaY LikeTa dHaC kuSii 😎
@dekafarah8088
@dekafarah8088 5 жыл бұрын
NABIGA kUSALIYA SCW
@samiraali5972
@samiraali5972 5 жыл бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW
@abdiraxiinabade4191
@abdiraxiinabade4191 5 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@cawosanyare3224
@cawosanyare3224 5 жыл бұрын
Deka Farah scw scw scw scw scw scw scw
@ar15hamza65
@ar15hamza65 5 жыл бұрын
Scw
@ziyaazicawil9161
@ziyaazicawil9161 5 жыл бұрын
scw sca
@shacaybbulzhaawi2059
@shacaybbulzhaawi2059 5 жыл бұрын
intii diinta izlmaka jecele subscribed izra wllo
@abdikalid4715
@abdikalid4715 5 жыл бұрын
Amazing songa
@mohameddeck7208
@mohameddeck7208 5 жыл бұрын
Khalid Studio 🍒
@ahmedeid701
@ahmedeid701 5 жыл бұрын
Adna ii saar
@omarrigaax
@omarrigaax 6 ай бұрын
Still listening 2024🔥🔥😩😭
@AswanMustafe
@AswanMustafe 21 күн бұрын
Kama daaaalo heestan😂😢
@ibrahimabdi8900
@ibrahimabdi8900 5 жыл бұрын
Mursal iyo Hodan baan usoo galey lkn hees macaan baa iiga soo baxdey laxamyste al fanaan abdifatax mukhtaar😍
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Ibrahim A... Yeah, me too😍😍
@yooniskhalif3492
@yooniskhalif3492 4 жыл бұрын
Fanaan tagay
@amuuna724
@amuuna724 Жыл бұрын
Hhh kulamid ahy
@cqaasincabdalle4881
@cqaasincabdalle4881 5 жыл бұрын
War ninku ilmaadeerayaalloow cod macaana deganaanta Ereyda heesta laxanka codka musiga koley aniga dhankeyga waa 100/100 hore usoco wllh
@zidilkobciye2652
@zidilkobciye2652 5 жыл бұрын
C/qaasin Cabdalle aad iyo aad bro wa ustaad ninkani aan ad u tageero
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Fanaanku waa shidan yahay cod kahuna gaadho, xafladuna waa100% xulufo dhameysaa is heshey.
@mahamedlyrics5768
@mahamedlyrics5768 5 жыл бұрын
Wooow heesta inta heshey like i dhafa
@yahyemiigane812
@yahyemiigane812 5 жыл бұрын
Top weeyi fananka heesaya codkii rag lagu yaqanay buu leeyahy 💯👍🏽
@drzamzamsuldandiriye2819
@drzamzamsuldandiriye2819 4 жыл бұрын
Yahye Vlogs 💯👑
@alaale919
@alaale919 5 жыл бұрын
Duriyadii sheekh samaroon ❤️
@braziliano12
@braziliano12 5 жыл бұрын
waaw fanaankan codkiisa waba la yabay abdifatax mukhtaar horay u soco
@ikkyqueen
@ikkyqueen 5 ай бұрын
2/3/2024🎉 still love songggg😢
@boqoradiiibuuhodledaraaawi2287
@boqoradiiibuuhodledaraaawi2287 5 жыл бұрын
Reeer awdal dad nasab ah ❤️
@alinouh1002
@alinouh1002 5 жыл бұрын
Boqorada buuhoodle Darawiish, Waa runtaa waa dad nasaba aniga oo isaaq ah baa u qirsan reer Awdal iney gob gob dhashey yihiin, Dumarka reer hargeysana xishoodaan leeyahay, kkkkkkkk
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Boqoradii buuhoodle, gacaliso mahadsanid, jeclinaa daraawiishta, dad gobaad tihiin.
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
@@alinouh1002 , Thanks walaal sharafow
@hayatmohammed2903
@hayatmohammed2903 5 жыл бұрын
😁😁😁😁😁😁😁😁
@xasancrisaaq1289
@xasancrisaaq1289 5 жыл бұрын
hus nayaa
@mustafesuleimanofficial703
@mustafesuleimanofficial703 5 жыл бұрын
Hees 1milion uqalanta mulaxamiste abwaan musition salute cabdiftax mukhtar
@alinouh1002
@alinouh1002 5 жыл бұрын
Waar ninyow Boorama gabdho qurux badanaa, aar waan soo socdaaye hala gacaloobo. Hodan iyo mursalna waxaan leeyey isku waara. Love from BURCO
@sakisom1
@sakisom1 4 жыл бұрын
Ha sxp wankula arkay
@quruxsan4701
@quruxsan4701 5 жыл бұрын
Wale habenkii qadro showgeeda iyo cawa kala qurux badan kala farxad badan mursal iyo hodan hawaaro jacelekiina ❤️
@braziliano12
@braziliano12 5 жыл бұрын
nawal qurux ma iyaga isku meel maraya huuno kala mudan reeraha huuno
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
@@braziliano12 😂🤣😂👌👌👍
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Nawal Qurux, Walaahi isku mid maaha reer boorama waa dad shidan oo degan, quruxdoodana lagamaba sheekeyn karayo. Waa masha alah. Dad farxad iyo barwaaqo ku wada jiraa ii muuqda.
@quruxsan4701
@quruxsan4701 5 жыл бұрын
Faiza Mohomed hadee saas tahay wa inaa niga so agdhawadaa 🤣
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
@@quruxsan4701 😁😁 Walaal sharafeey ha leyska soo ag dhawaado, wax ka fiican malaha, gacmo furan ku soo dhawow.⚘🌷🌺🌹🌷
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Hodan aad bey u faraxsan tahay, gadhba gadh baa la tusaa baa meesha ka dhacdey. Viva hodan tolkaa waa kaa tumeen😍😍👌👌👌💝💜💝💪💪💪💪💪💪.
@abdinorfz7332
@abdinorfz7332 5 жыл бұрын
Nimcaan hilaac ayaa ka maqan mesha inta igu raacsan like isaar DDS
@samiirhuruf7610
@samiirhuruf7610 5 жыл бұрын
Laxamaysta qarniga abditaax mukhtar Macal codkiisu top Weeyi hore usoco
@mohamettaplouz3195
@mohamettaplouz3195 4 жыл бұрын
Reer awdal gopTaH zomaLiDu LeeDaHy❤
@omaskar2884
@omaskar2884 5 жыл бұрын
Walhi cood baa kudhamaday waa dadki fanka logu talagalay 👏👏👏👏👏👏👏👏👍👍👍👍👍👍👍
@qalbigafiicanhajiro1023
@qalbigafiicanhajiro1023 5 жыл бұрын
Hodan iyo mursal layla iyo qays waa inaan buug love history ah ka qoraaa
@arbushyare1922
@arbushyare1922 5 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhh
@sakisom1
@sakisom1 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣 2020 bugi diyaar miyaa
@badraxirsi2345
@badraxirsi2345 3 жыл бұрын
Jacylada la xoogay Buug haka qorin 😂
@mohamedosmaan1777
@mohamedosmaan1777 5 жыл бұрын
Fanaankan fatax layidhaaho ayaa ugu codmacan xidhaha iyo qurba joogta odhan waa top weeyi kalasic walee fanaankani top
@khadarcabdi8680
@khadarcabdi8680 5 жыл бұрын
Heestan waanku haystaa inta igula haysta liketa sxbyaal
@mustafadhalac5319
@mustafadhalac5319 5 жыл бұрын
Reer Somaliland walaalayaal ninka ragga ah naag kale waa uu guursanjiraye ee yaanan laqabiileyn sheekada bilaa caleyk. Nin iyo naag isqaba colna ma ahan heshiisna ma ahane ee yaanan war idinka tagin. Much love and respect from Mogadishu 👋❤.
@ina_hajiali
@ina_hajiali Жыл бұрын
ThE bEsT sOng cabdifatax mUkhtaar☺️
@cayniodaywaa156
@cayniodaywaa156 5 жыл бұрын
dartaa liqi wayday oonta Rabba u hayee ladnaanta hadmaad igu qabani laabta 🤗 fanaan codkiisa iyo laxanka iyo waliba erayada intuba waa heer sare
@jamaaljamaalnour5441
@jamaaljamaalnour5441 5 жыл бұрын
Wooowheesshidan
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 4 жыл бұрын
wooow codka cabdifitaax mukhtaar waa cod qofka galaya manshallah
@zakixasan510
@zakixasan510 5 жыл бұрын
Hablaha Boorama gobweeye ❤️😍
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Xuseen Asensio, Thanks walaal, alah haku sharfo.
@hayatmohammed2903
@hayatmohammed2903 5 жыл бұрын
Waa run sida hodan oo kaleh
@nimconura7419
@nimconura7419 5 жыл бұрын
Tnx hno ii nolow
@hibohassan8939
@hibohassan8939 5 жыл бұрын
Haa sida hodan oo kaleh 🤣🤣🤣
@sugaalc.r.7644
@sugaalc.r.7644 5 жыл бұрын
Intii nabiha jacel like ii saara
@ibrahimibrahim867
@ibrahimibrahim867 5 жыл бұрын
Abdifatah mukhtar laxankisu wa the best one ✅✅✅✅✅✅✅
@mounamouna2167
@mounamouna2167 5 жыл бұрын
Boy Ibrahim wa ruunta
@abdallashsrif9799
@abdallashsrif9799 5 жыл бұрын
Hodan iyo mursal wax kle ayaa tihiin 😎😎😎
@sakisom1
@sakisom1 4 жыл бұрын
🤣🤣
@khadarcilmi9780
@khadarcilmi9780 Жыл бұрын
Mashalah farxad kuwara rèer awdal best borama city. Waan jeclahay .anigu waxan ahay ninka hogaanka uhaya .awdal dreem.mustaqbalka sosocdana. Waxaa imanaysa awdal state of somalia. Inshalah
@ladyblue6595
@ladyblue6595 5 жыл бұрын
Quruxda hablahayaga iyo geesiyadayada deganaanta ciyaarta codka halaasiga hmmm I feel nostalgic yaakhi Boorama waan soo socdaa
@soufiangenerale5822
@soufiangenerale5822 5 жыл бұрын
Intaa ilaaratay inu cood macaanyahay likta ha ilnafinn
@braziliano12
@braziliano12 5 жыл бұрын
walee reer hinaase waxaba qabsaday meesha libaax ya isku helay guuleesta reer borama hinaasaha meel baad naga saarteen masha allah
@maryanmohamed1804
@maryanmohamed1804 5 жыл бұрын
Mashallah hodon iyo mursal quruxada iyo farxada iyo jecelka kalsoonida ka muuqata nuur cala nuur faraxd ku wara 😍
@suldanhedoon8164
@suldanhedoon8164 5 жыл бұрын
Reer Awdal dadki layga beray inolada yakh🔥❤️❤️
@tashaaalpi3357
@tashaaalpi3357 5 жыл бұрын
bal firii sida naxaristaleh ee ula ciyareso hawaro jaceylka❤🔐💏✌❤ 😂😂😂😂😂silimo love u😭😭😭😭
@hibaaqmohammedchannel4930
@hibaaqmohammedchannel4930 4 жыл бұрын
Legand😍2020 hadad dawnyso like iisar
@mufakrabdiaziz6691
@mufakrabdiaziz6691 5 жыл бұрын
Mashquulka daayoo bal Fanaankan Codka tolmoon Daawada..... Xaqiiqatan codbaa ku dhan
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Masha Allah wiilku cod macaanaa, hore umaan maqal, tolow ma fanaan cusubaa??? Dhawaan isagaa fanka dhakada ka qabsanaya. Sidaasaa loo heesta AMA lesyka aamusaa.👌👌👍👍👏👏👏👏👏👏👂👂👂👂
@faizamohammed5854
@faizamohammed5854 5 жыл бұрын
Waa finan samaro i love him
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
@@faizamohammed5854, Thanks walaalo, oo anigii baa moodey inaan isu jawaabayee 😂😂😂😂 oo dad badan baa magacan ila wadaaga show. Gabadh ksle oo sadexaadns waan arkaayeh. The last name spelling was slightly different.
@shiningstar6145
@shiningstar6145 5 жыл бұрын
I'm Also here în case you Don't see 😍🙈
@faizamohammed5854
@faizamohammed5854 5 жыл бұрын
Faiza Mohamed no hard feelings wawalaalo I love you so many names are in common but neither way no hard feelings thank you for sending a message I appreciate it
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
@@faizamohammed5854 , Thank you sis. 😍💖💝💜
@nerminbabygirl1505
@nerminbabygirl1505 5 жыл бұрын
waqal thanks😘😘😘sidaad noogu heelantahay
@cfataaxchafi8668
@cfataaxchafi8668 5 жыл бұрын
mursal iyoh hodan❤wxba lagama qaban karo🤣🤣
@fardowsaahmed3909
@fardowsaahmed3909 5 жыл бұрын
Hhhh
@nagtawalan3824
@nagtawalan3824 5 жыл бұрын
😂😂😂
@nesma5648
@nesma5648 5 жыл бұрын
😂😂
@sakisom1
@sakisom1 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane Жыл бұрын
Qurux iyo sharaf ba allaa u dhamaystiray hablaha Gadabuursi❤
@rahmooo3541
@rahmooo3541 4 жыл бұрын
Laxamayste walee Cabdifatah Mukhtaar👏👏💖💖Dhibkiisa anigaa la liitaa.
@abdirahmanmohamedwehlie5346
@abdirahmanmohamedwehlie5346 5 жыл бұрын
Laxanki abid ugu shidnaay wllhi😘
@waberihassan7867
@waberihassan7867 5 жыл бұрын
Somaliyey qoys kaa cusub uu duceeya dhibta kaa dhafaa ichaallah iskuu wara khadra calaf kaleeh oo wanagsan ayan uu rajeynaya
@saadaali932
@saadaali932 5 жыл бұрын
😍showgan farxd iyo 😍bashaal baka 😍muuqdo.showgii khadra wax ka muqday qabyald iyo xasad
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Saada Ali, Afkaaga caano lagu qabey walaal, gobta deganaanta lagu yaqaan iyo xasarad la'aanta.
@hibosiciid6551
@hibosiciid6551 4 жыл бұрын
。。, ,。 。 , 。
@hanihappy.2574
@hanihappy.2574 5 жыл бұрын
hodan waA kah baxastahay hore usoco boqoredah codkah
@noraugas3530
@noraugas3530 5 жыл бұрын
Dhashi samaroon siciid farxad kunoolada abid my allh bless you guys
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Nora ugas, thanks qaali
@nuuranuura8637
@nuuranuura8637 5 жыл бұрын
Mhadaznid quruxey ❤️
@abdukadirbashir8094
@abdukadirbashir8094 5 жыл бұрын
@@faizamohomed3271 on xx 8ii909gdRe" 44 75#2411
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
@@abdukadirbashir8094 What the heck does that mean?
@sihaamnuradinali9952
@sihaamnuradinali9952 5 жыл бұрын
samaroon abaha jaasuska hay soo marin
@abwaanayaanlecuriyecabdira5802
@abwaanayaanlecuriyecabdira5802 5 жыл бұрын
Qalbiga laxamada danaynta laafyaha kugu yaal rajaynta Ululaya ubaxiyo caleenta Adaa ku lingaxay mauunta Anoo laximaya beenta Cashaqa igu ladhay xanuusta Dhipkiisa aniga la liita 💙💙💙💙💙💙💙 Naftayda lawgiyo hafeefta LaYlaay nitaqada dareenta Eebaa uyahyee ladnaanta Hadmaad igu qabanin laapta Adoo lubay ishaarta Laylaay noqo tii ila gudoonta Liskaan uculayay haanta Lulaygana ila wadagta Lupigan kuu hya xurmaynta Ka daa adiguna laba labaynta Ku laadso cishqigaa rabaynta Naftada laxwagiyo hafeefta Lalaylaay nitaqada dareenta dartaa liqi wayday oonta Rabaa uhayee ladnanta Hadmaad igu qabanin laapta
@soufiangenerale5822
@soufiangenerale5822 5 жыл бұрын
Best voix off somali i from cibuti viva abdi
@zaamsomali6733
@zaamsomali6733 5 жыл бұрын
Masha Allah haplahayagu wa wada smile iyo qurux dheeri ah. 🎇🇸🇴
@daruuraha4471
@daruuraha4471 5 жыл бұрын
Viva awdalland
@abdirahmanmohamedwehlie5346
@abdirahmanmohamedwehlie5346 5 жыл бұрын
Jclku waaaa qaaali wllhi 8 maarso 2019 malin anan iloobi donin 😥😥Guurkaada Allah kuubarakeeyo
@asiaahmed80
@asiaahmed80 2 жыл бұрын
Still I’m watching 2022 kama daalo heestan ❤️❤️‍🔥 liketa dhac igu siiya cidii iga dambaysa 👍
@nuredinahmed7041
@nuredinahmed7041 5 жыл бұрын
Mar haduu Abdifatah shiday borama borama ugu shidan sabakaa maanta ah
@drzamzamsuldandiriye2819
@drzamzamsuldandiriye2819 4 жыл бұрын
Abdifatax walahii coodbaa kuu dhamaaday😭💯👑
@yassinjama1035
@yassinjama1035 5 жыл бұрын
M&H. THEY HAVE OUR SUPPORT
@zaamsomali6733
@zaamsomali6733 5 жыл бұрын
Masha Allah hodan farxad badan ba kamuuqata, mursalna kalsooni xad dhaafa, 💞💞👏
@hamdamoha37
@hamdamoha37 5 жыл бұрын
Xaqiiq allah ha isku daayo
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Haa waa runta, ha waaro jaceylku.😍😍😍
@xumayramohamed3984
@xumayramohamed3984 5 жыл бұрын
Masha Allah hodan farxadada alaha ku adkeeyo qli waxwalba wa calaf haw bixina ilmo khadro
@maryanahmed9629
@maryanahmed9629 5 жыл бұрын
Wĺhi codbuuhayaa aniga wan uqiray inta ila aragtayna farta hatagto from mugdlisho 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@nasriennour2042
@nasriennour2042 5 жыл бұрын
Way mursal ilayn futo dameer bu ku jiray alle ba u gurmaday maxa farxad ka muuqata allow ugu wad farxadaaa 😍😘😍😘😍😘
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 5 жыл бұрын
Mariam Mariam wan u ducaynay lamanaha qarniga Hodan iyo mursal 😍
@loveyourself2905
@loveyourself2905 5 жыл бұрын
Akhascaleek naayaa
@loveyourself2905
@loveyourself2905 5 жыл бұрын
Khadra waa minwayn naayaada miskiintu waa gob samirkeedana Kuma hungowdo
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
🤣😂😃🤣 waad iga qoslisey walaahi, waliba wuu quruxeysteyna
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 5 жыл бұрын
Awdal my dadkayga gobanimadu waa u dhalasho dad isku faraxsan isku laap xaadhan boorama laga helaa 😍mursal iyo hodan wan u duceeyay isku waara ubad khyr qabana kala hela Abdifataah mukhtaar axsan fanaaan mu laxan wlee mesha waad ruxday habeenka
@shaadiaqueen3173
@shaadiaqueen3173 5 жыл бұрын
Khadar Casood ukaadi meelwaba dad isu laabxadhan is jecli way jogaane bal yara kaadso amaanta
@braziliano12
@braziliano12 5 жыл бұрын
amiin mahadsanid khadar casood
@fowaiyaabdi1153
@fowaiyaabdi1153 5 жыл бұрын
Woow fanaan cod heer sare leh
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 5 жыл бұрын
shaadia queen waa runtaaa somaali meel walpa joogaan waan jclhy sharaf ku noloow lkn amaanta nooo quuudh hdan nahay ree Awdal wan u qalanaaye 😆
@adansuleyman7495
@adansuleyman7495 5 жыл бұрын
khadr! cDoid waad ku dhigantahay inaad duriyadii galfabuurisi inaad tahay way kaa muqataa waxan ku leeyahay dhiigaygiyey dhalshiyo xigtoyr anad dhinacaag jooga waliba kuu dhiidhiyaaaya
@omarjama7627
@omarjama7627 5 жыл бұрын
Them tin 🔥🔥🔥🔥proppa heees ! ❤️❤️Gubataaa 🔥
@cabaasabdi5068
@cabaasabdi5068 5 жыл бұрын
Masha allaaha dhasha samaroonta is jcl qurux weyi
@liisaaliisaa9647
@liisaaliisaa9647 5 жыл бұрын
guul hodan cabdiraxmaan mabruuk uur 👪ayaad leedahay aan u maleyna xaamiladi is xambaarsata Allah haga dhigo wiil iyo caanoبادن الله hodan & mursal we love you❤❤❤
@xumayramohamed3984
@xumayramohamed3984 5 жыл бұрын
Liisaa Liisaa Amiin quruxey malaha hada la haya walac alaha u adkeeyo rerkeda wa naag iska adag guurkuna wa calaf
@ifraaxaliomar2479
@ifraaxaliomar2479 5 жыл бұрын
Mash Allah ninka cod ayaa kudhamaaday
@braziliano12
@braziliano12 5 жыл бұрын
amiin allaha ka dhigo wiil amiin amiin
@mursalmuusecabdullaahi9344
@mursalmuusecabdullaahi9344 5 жыл бұрын
Walaal aamiin aamiin aamiin
@mursalmuusecabdullaahi9344
@mursalmuusecabdullaahi9344 5 жыл бұрын
Samigeey iyo sxptiis waxan urajeyna in america Ku wada raaxestaan
@Ismahaan_Xaashi
@Ismahaan_Xaashi 5 жыл бұрын
C/fatax mukhtaar nooleeyaha laxanka
@mohamettaplouz3195
@mohamettaplouz3195 4 жыл бұрын
From BurCo💥
@leyloabdinuur6160
@leyloabdinuur6160 5 жыл бұрын
hesta sanadka asxabta like sara
@ayaaneyumaakram3348
@ayaaneyumaakram3348 5 жыл бұрын
Waa so dagsatay naag raged ninka afar ugooya dhuuqso like isaara hada tol nahay
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Ayaaney Uma akram, waad iga qoslisey, like ku saarey. 😂😂😂👌👌
@calicabdifarax9059
@calicabdifarax9059 5 жыл бұрын
Waydinkaa waydinkaa hodan iyo mrsl 0ne love ree borama
@kaletomer
@kaletomer 5 жыл бұрын
Gob Sanaa haballahaygu. Reer awadal my dadkaygiii
@muktarosman1800
@muktarosman1800 5 жыл бұрын
waa fanaan cod.macaan balse xaflad hinaasan kasoo dhexbaxay
@hibo8898
@hibo8898 5 жыл бұрын
Wwwwwwwww unbelievable night labadaydii garab farxad aan dhamaan kunoolow
@cabaasabdi5068
@cabaasabdi5068 5 жыл бұрын
Hahahaha masha allaha dhasha samaroonta guul
@braziliano12
@braziliano12 5 жыл бұрын
masha allah wll aad iyo aad hinaasaha waan karbaashnay reer hargaysa viva borama cadeey wlhi way garab istaageen hodan
@hibo8898
@hibo8898 5 жыл бұрын
Sowmaha karbaash baa loqorry Mlha dad bilaa ficilay namoodayeen Magalada hinaastaa igayaabisay
@braziliano12
@braziliano12 5 жыл бұрын
kama soo kabsan doonaan niic danbena lagama maqli maayo ma waxay gaarayaan dad ilbaxnimadooda soo jiraan ah iyaga oo shalay dhashay hoyga fankaba waa borama indho adayg iyo qararac bay wax ku wadaan reer hinaase hargaysa allaha barakeeyo reer borama masha allah
@faizaFunny780
@faizaFunny780 5 жыл бұрын
Wiilkan cod quruxbadanaa muu cusubyahay masha allah
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Ma cusub waa fanaan jira walaal, heesihiisan badneyne.
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 5 жыл бұрын
faiza Boorama waa fanaan jirah waa mu laxamaystaha qarniga waa musishan xataa Cabdifataax mukhtaar ninkii garan uun baa garan 😍
@cqaasincabdalle4881
@cqaasincabdalle4881 5 жыл бұрын
Uuuuu axyaa show axyaa fanaaniin axyaa fanaan wlhy MA arag show ka qiimo badan showgan waayo waxa talantaalinaya labo mataano jaceyla oo guranya midhihii jacylkooda hmm wlhy cwa tolow ana yaa iikeena yartii aan jeclaaa laxnka aan usaaree
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
🤣😂😁 Alah hakuu soo dhaweeyo jaceylkaaga
@abdirahmanahmed3165
@abdirahmanahmed3165 5 жыл бұрын
Super singer keep that wandeifu and be likely . Viva Abdifatah. Long life home town.borama.
@mohamedgacal7809
@mohamedgacal7809 5 жыл бұрын
Cadow kuma haleelo hodaneey ❤❤❤❤❤❤❤
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 5 жыл бұрын
Hodan ilko dheer habaar ha ku dhaco Reero dhan ayey dumisey
@mohamedgacal7809
@mohamedgacal7809 5 жыл бұрын
@@wiilkahargeysajecel8748 habaar kaas haduu adiga kugu soo noqdo ka waran ileyn raga hinaasaha la jiifo waa adiga oo kale waxba kuma dhahaayo wllo wanaagu qalooc ma keeno ❤
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 5 жыл бұрын
@@mohamedgacal7809 ninka Caruurtii daadiyey faa,ido ma leh
@mohamedgacal7809
@mohamedgacal7809 5 жыл бұрын
@@wiilkahargeysajecel8748 wllo hablaha waa hablaha uun qabiil kana waxaa ka weyn midnimada somaliland nin waligii ayuu dayici jiray hooyin keena dambigooda allaha dhaafo marka wllo borama iyo hargeysa waa Somaliland uun waana hablaheena ❤
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 5 жыл бұрын
@@mohamedgacal7809 Waa sidaa walaalo Guul Somaliland balse caruurta uu daadiyey ayuuunba ah wax laga xumaado
@ubahmahamed8442
@ubahmahamed8442 5 жыл бұрын
raliyo iga dheh dhadiidkii ka masxday isku waraaa 😘😘😘😍
@abdirahmanahmed5365
@abdirahmanahmed5365 4 жыл бұрын
Abdifataax mukhtar tagero u ahy manta laga bilabo runtii liketa intii ninkan dawanysay kana heshay codkiisa
@iqbalabdi
@iqbalabdi 3 жыл бұрын
Dumarka somaliyeed inay beenaalayaal yihiin intii rumaysan like
@maxamedabdirahman176
@maxamedabdirahman176 5 жыл бұрын
cod macan wlhi hore usoce wll
@mohadahir4649
@mohadahir4649 5 жыл бұрын
Go forward bro Abdifatax 👌👌👌
@makadorhr6156
@makadorhr6156 4 жыл бұрын
Aaaaax yaa fanan cod macan baad ku haysa mesha 💯💯💯💯💫💥💥💥💯💥💯💥💯💥💥💯
@hibohassan8939
@hibohassan8939 5 жыл бұрын
Viva khadra abdi silimoo waa gob gobi dhashayi. Waa marwo sharafleh 😍😍
@nacimashab2033
@nacimashab2033 5 жыл бұрын
Ar Igeeya Hodan Cabdiraxman Yaqey Isku Wara
@damalhadhsade3042
@damalhadhsade3042 5 жыл бұрын
Jaceylka lamanaha H & M taageerahooda koowad anaa ah ilaa 2012 kasoo bilow heestoodii dhaxdin ilaa uu sida qoraxda u iftiimey mudo kadib.
@wasodoontowaasaayewalashii4060
@wasodoontowaasaayewalashii4060 5 жыл бұрын
Mansha alah hodan iyo mursal cwa inan baa u dhalatay minsota dadkii igu horeyaa soo booqda😙
@muboodeko2655
@muboodeko2655 5 жыл бұрын
eesh calaa hees abdıfaax muqtaaar waxaasaa heesa
@nuredinahmed4927
@nuredinahmed4927 5 жыл бұрын
Bravo abdifatah I really liked this song from Australia """ dhubkiisa anigaa la liita""""
@mustafagk1270
@mustafagk1270 5 жыл бұрын
Khadro team kaalaya
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Naga daa duulka baroortooda ma rabnee, meeshan farxad baa ka socotee.😂😂
@mustafagk1270
@mustafagk1270 5 жыл бұрын
@@faizamohomed3271 Teamkayaga masaydhsan kuma jirtit miyaa
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
@@mustafagk1270 Maya maya anigu wixii calaacalaya waan ka fogaadaa maxaa stteskooda ii keensya, umadaa qurxoon ee isku faraxsan baan la jiraa. Viva Team Hodan ❤❤💪💪💪❤❤👍😍 gushu waa dhankiina.
@mustafagk1270
@mustafagk1270 5 жыл бұрын
@@faizamohomed3271 abaayo qali dhib maleh guulayso marwalba
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
@@mustafagk1270 ,Thanks, sidoo kale adna walaal.
@umusaidsalmansaid5828
@umusaidsalmansaid5828 5 жыл бұрын
cabdi hani ayuu u cod egyhy ninkan inta ila argty like isaraaa
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 5 жыл бұрын
Safiya Abdiqadi kana ka cod maccaan iskuma dhawa Al mucalin Abdifataax mukhtaar 😍
@maamo1439
@maamo1439 5 жыл бұрын
Mnzha allah hodantayda izku waara jacaylkiinu waa muraayade daawada
@abdihersi305
@abdihersi305 5 жыл бұрын
Inaba Caadi Maaha 💯🔥✔
@omaryonis4871
@omaryonis4871 5 жыл бұрын
Walee ninkan codkii raga lagu yaqiinay ayu leyahay inaba caadi maahi heeskan..haawaro jaceylku H&M
@muqaxwe
@muqaxwe 5 жыл бұрын
Anigu fanaankan waan ansixiyay laxanka iyo codka intii fanka wax ka taqaan ee igu raacsan
Cabdi Fataax Mukhtaar | Damiirka Anaa Iskaleh | Official Music Video 2020
8:31
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,8 МЛН
UNO!
00:18
БРУНО
Рет қаралды 3,7 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 11 МЛН
MUKHTAR BEROOF 2017 | HEESTA QANCIYA | LA CAASHE LIBAAX
4:46
Waqal WStudío
Рет қаралды 4,5 МЛН
CABDI YARE HEES CUSUB | MOORAALKA MID II DHISTOO | LYRICS 2020
5:51
C/FATAAX MUKHTAAR HEES CUSUB MARTIDA 2019
7:12
AFRO MEDIA PRODUCTION
Рет қаралды 85 М.
HEESTA: MUUQDHEER, C/FITAAX YARE.
5:52
CALANKAmedia
Рет қаралды 767 М.
DAREEN MILICSIGA MURSAL IYO HODAN BOORAMA LIVE SHOW  2018 HD
9:05
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,5 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
ABDI HANI 2018  | QOOR DHEER | SHOWGII BEERTA LIBAAXYADA
6:25
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,8 МЛН
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 1,4 МЛН
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 32 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 13 МЛН
Taxi
3:06
Sadraddin - Topic
Рет қаралды 301 М.
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 216 М.