Cabdi Fataax Mukhtaar | Damiirka Anaa Iskaleh | Official Music Video 2020

  Рет қаралды 2,434,617

Waqal WStudío

Waqal WStudío

4 жыл бұрын

Cabdi Fataax Mukhtaar
Heesta Damiirka Ana Iska Leh
Erayada Abwaan Craxmaan Xaaji
Laxanka : Cabdi Fataax Mukhtaar
Music : Dj Ayuub
Camera : Idiris Dabcasar & Nuuradiin Dugsiiye
Editing : Nuuradiin Dugsiiye
Production: Afro. Waqal & Furinle

Пікірлер: 1 100
@cabdiraxmaaanxaaji7963
@cabdiraxmaaanxaaji7963 4 жыл бұрын
Korka dhamac laga dadiyo Dhaaxaan dabin so galoo Anigu doog horaan qaba Waxan duluc si ridnayniyo Beerlaxawsi ima dago Dabuub kuma saaqmi kare Jacayl dumarbaan aqaan Koras Dulqaado waan karaa Danbaysana waan xisha Wixii se aniga I daran Dantayda ma dhaafsade Dadaalka waxan gaba Markaad daacadeey lunto Damiirka anaa iska leh Page 2 Booraan caws dabooliyo Marbaan daluun ku sigto Anigu didmo horaan qaba Darjiidh lagu hungoobiyo Dabaylaha ma cuudiyoo Danqaabo ruux is badiyo Doolaal ma noqon karee Kores Dulqaado waan karaa Danbaysana waan xisha Wixii se aniga I daran Dantayda ma dhaafsade Dadaalka waxan gaba Markaad daacadeey lunto Damiirka anaa iska leh
@ilhancaraaye5801
@ilhancaraaye5801 4 жыл бұрын
Ax iyo way Erayo qiima badn Abwan keygi nollow❤🌹
@arafatbinuali819
@arafatbinuali819 4 жыл бұрын
Qisda heeska nala wadag abawan
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 4 жыл бұрын
Cabdiraxmaaan Xaaji abwaan erayo culus wanku wataaa iga wle
@muniirfuaad9871
@muniirfuaad9871 4 жыл бұрын
abwaankii Abwaanada Go forword abwaan
@WaqalStudio
@WaqalStudio 4 жыл бұрын
Waa Cabdiraxmaan Cismaan Cumar Canbuur Xaaji Abwaanka Xidigaha geeska Simply the Best Waan ku salaamay sxb.
@muhanadmahad2898
@muhanadmahad2898 4 жыл бұрын
Inta nabiga jecel like isar 😥😥
@zakirashiid4241
@zakirashiid4241 4 жыл бұрын
Muhanad Mahad scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔
@ridwankeyow2910
@ridwankeyow2910 4 жыл бұрын
sxb like ta haka raadin meelhaas cml
@foosahmedshatar9113
@foosahmedshatar9113 4 жыл бұрын
Scw
@xamdasulleiman1479
@xamdasulleiman1479 4 жыл бұрын
Wll nabiga ka daa halkan heesaha lagu dhagaysanayoh like yaro xun ha ku raadsane ax ax ax ax 😢😢😢😢😢😢😢😏😏😏😏😏😡😡😡😡😡😡
@amiinabdirashiid3724
@amiinabdirashiid3724 4 жыл бұрын
Scw ♥️
@hassandesigner2802
@hassandesigner2802 4 жыл бұрын
Hadad Hooyada Jecelshy Liketa Hay Dhafin ❤💜❤
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 4 жыл бұрын
HassaN Designer subscribe isar
@safiessa2604
@safiessa2604 4 жыл бұрын
Asma
@safiessa2604
@safiessa2604 4 жыл бұрын
Bibi
@fathuhazzan2566
@fathuhazzan2566 4 жыл бұрын
Wayey
@ayaancolaad9482
@ayaancolaad9482 4 жыл бұрын
Codkiisa l like wlhi hesta xata wax iga gadan damiirka ana izka leh😭😭😭😭hadad il qabto ha ila dhafin liketa
@foossaid8920
@foossaid8920 4 жыл бұрын
ayaan colaad 💯💯💯✅
@ayaancolaad9482
@ayaancolaad9482 4 жыл бұрын
@@foossaid8920 😘😓
@ckck4073
@ckck4073 4 жыл бұрын
Waa hees macaan weey isaaqte🙅‍♀️🙅‍♀️🙅‍♀️🙅‍♀️🙅‍♀️
@AmaalMaxamed-xi9sm
@AmaalMaxamed-xi9sm 9 ай бұрын
Hesaha ugu jecelahay markan 😢wax daremo dhagasto ka mid thy 😣 sabti 30/9/2023 😅 damirka ana iska leh 😏👑
@ilameerayso6021
@ilameerayso6021 4 жыл бұрын
Ninkani halmar uun buu ku soo dhex dhacaa saaxada fanka. Heesta uu soo saaraaaba waa hit.... yaa igu raacsan. 👇🏾👇🏾👍🏾
@suhuurcarey
@suhuurcarey 4 жыл бұрын
2019 wuxuu ahhaa sanadkii malaha heesaha quluubta taabatey oo aad mooddo badankooda in darreeno dhaba laga alifey ay soo baxeen ... dhaxaan dabin soo galloo dabuub horraan qabbaaa 😭 micnihii dhibaato badan ayaa soo marey .. cajiib
@dekleepo9511
@dekleepo9511 4 жыл бұрын
somaliga si fcn ayaad u naqdiday
@mohamedbile9118
@mohamedbile9118 4 жыл бұрын
Wallahi dhibtaan jacayl u soo maray heestan baa Ku ilaaway xaqiiq ka hadlaysaa
@suhuurcarey
@suhuurcarey 4 жыл бұрын
Mohamed Bile soo maahn wll
@suhuurcarey
@suhuurcarey 4 жыл бұрын
dek hamud haa wll
@baariabdulahi9038
@baariabdulahi9038 4 жыл бұрын
Wx hada tagan buu qiyasay wllaley
@buurahaaloog3778
@buurahaaloog3778 4 жыл бұрын
2020 yaa heestan daawanaya
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
Me😂
@Omer-EilmogeH27
@Omer-EilmogeH27 4 жыл бұрын
I'm watching now 2020👊
@mumtaasomer7916
@mumtaasomer7916 2 жыл бұрын
Ani ga zhp
@nasreenahmed7462
@nasreenahmed7462 4 жыл бұрын
Heesta wxba nalooma hadhin qushiye guulaysta wiiilashayadii ♥️♥️best song👏
@empireandkingdom1355
@empireandkingdom1355 4 жыл бұрын
Runtùunpa laydinka zheege hadana guuzhayada dumar uunpa ka danbeeYa ❤❤love baladhan pan idin haYaa ma ceePa
@Omer-EilmogeH27
@Omer-EilmogeH27 4 жыл бұрын
Idinkupa waxpa noolama hadhaan🤪🤣👊👊
@muusabhussien9557
@muusabhussien9557 4 жыл бұрын
inta sidayda doog jacayl qabta like hayla dhafina ❤️❤️❤️🗣🗣🗣🗣
@hamzequrbo6300
@hamzequrbo6300 7 ай бұрын
who,s here in 2024❤
@Sagal9506
@Sagal9506 4 жыл бұрын
2020/5/27 Heestan marku qalbigu ii xanuno ayaan dhagystaa waa wyo waa hees ka hadlysa dareen dhaba wana hees aan aad ujeclahay 😣😣
@riyaaqdheemanchannel9669
@riyaaqdheemanchannel9669 4 жыл бұрын
Yaaa saacan daawana hadana comments ka aqrinaa aniga camal like
@abdirahmaanisaaq5240
@abdirahmaanisaaq5240 3 жыл бұрын
Kkkk
@KhadijaOsman-ds3zy
@KhadijaOsman-ds3zy 22 күн бұрын
😂😂
@omaryonis4701
@omaryonis4701 4 жыл бұрын
Abdifatax mukhtar axya sowd waar heedhe somalay wa in erayo dhmaystiran oo qodob ka hadlaysa loogu imaad rer waqoyi naga cilmi badan loll another one 2020😍👍👌😍
@apaliil
@apaliil 4 жыл бұрын
heestan waxa lagu xidhaya wixi hees laso qaday 2019 ka hees iyo padh
@naciimoburhan830
@naciimoburhan830 4 жыл бұрын
Jacayl rag baan aqaan🤣🤣
@AhmedMohamed-lf1cc
@AhmedMohamed-lf1cc 4 жыл бұрын
Copyga jooji
@ramaasabdi7748
@ramaasabdi7748 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@empireandkingdom1355
@empireandkingdom1355 4 жыл бұрын
@@AhmedMohamed-lf1cc jacayl dumar wa indho ku garad leh wax meel zi ridan maaHa
@asmamaxamuud4711
@asmamaxamuud4711 3 жыл бұрын
Baga😂😂
@jirfe
@jirfe 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk laakiin jacaaylka ka baxa xaga dumarka ayaay ubadantahay walaalo
@mahaddaacad9444
@mahaddaacad9444 4 жыл бұрын
Jacayl Dumar Baan Aqaan, Legend Abdifatah Iyo Video In Badan Laga Soo Shaqeeyay Hees In Badan Aanu Sugeynay.👏
@amiinabdirashiid3724
@amiinabdirashiid3724 4 жыл бұрын
Sanadakan 2019 waxa Soo baxay heeso Darren dhaba laga alifay Soo baxay 2019 musiq Somali the first one lkn waxa loo bahanyahay inaa lagu turjumo English waxan noqonaynaa dadka fanka ugu sereeye wa hadaa laysgarab qabto fanaaniinta soomaliyeed go forward waxii iga dabeeya ama hoos usoo dagay ee qoralkayga arka like isaar ok
@dhiiraneofficial7640
@dhiiraneofficial7640 4 жыл бұрын
Somali Nimo Islaam Nimo Wllnimo Wuxuun Like Igu Saar Wllo Please 🙏
@xamdasulleiman1479
@xamdasulleiman1479 4 жыл бұрын
Heestan Daren gooni ah wadataa waxan radiyaba cawan helay 13/11/2019 goor haben ah time 1:14😢😭
@abdilhayiabdilqayum9390
@abdilhayiabdilqayum9390 3 жыл бұрын
Me too
@kaptantaxo8058
@kaptantaxo8058 3 жыл бұрын
2021
@juweriahashi4515
@juweriahashi4515 4 жыл бұрын
Abdifatax mukhtaar legend Laxamistaha sanadka Cod mcn rabbi aya ku siryey Hore u soco Abti wilka reer boqorodyda Borama
@saabiriinabthirahman7498
@saabiriinabthirahman7498 4 жыл бұрын
Wiilku reer borama miya wll
@aminafarah1714
@aminafarah1714 4 жыл бұрын
Haa waliba wakuwa igu landhereysan hhh
@Hindaladan4455
@Hindaladan4455 4 жыл бұрын
juweria Hashi kkkk inaad inga sheeg sheegto amayn Ha inoo qarsandee cbdiftaah nin culus weeyi wlhi
@zakarieabdalle7158
@zakarieabdalle7158 4 жыл бұрын
Ninku ma jibriil yoonis ba hrta yaga samaroon ugu laandhereysane hh
@xaajijaama2950
@xaajijaama2950 4 жыл бұрын
Waa Ogaadeen haku dawikhina
@craxiin_key797
@craxiin_key797 4 жыл бұрын
2019 sanadkan abwaanadu qalbigay ka qoraan waqal hore u soco
@cabdiqanivarhan2367
@cabdiqanivarhan2367 4 жыл бұрын
War meel kazta mad jogtana😂😂😂😂
@craxiin_key797
@craxiin_key797 4 жыл бұрын
@@cabdiqanivarhan2367 hhhhh adigu ila hadaad dhoftana mad i daba socon😂
@mohamedsahal5306
@mohamedsahal5306 4 жыл бұрын
1 million inay gaarayso intee aamisan gacanta taaga✋
@iamabdirahaman3694
@iamabdirahaman3694 4 жыл бұрын
Way gaadhay
@abdisalambarqadle1310
@abdisalambarqadle1310 4 жыл бұрын
Hesstan Iyo heesta abdirisak qurbo qof kujecel ayaad heli si gaar ah bee itaabteen😭
@wafdi_alqa6986
@wafdi_alqa6986 4 жыл бұрын
Intii xidigaha Geeka Wilashoda kuso aragtay like
@abdiladiif701
@abdiladiif701 4 жыл бұрын
Damiirka cidna igu may haysan markii hore 😅😉 top song👍 from Sweden
@maxamedabdallebotaan3946
@maxamedabdallebotaan3946 4 жыл бұрын
intii earphono ku dhagaysanaysa like iisara plz 🎵🎧🙌
@umalkhayryaasinxasan4101
@umalkhayryaasinxasan4101 4 жыл бұрын
Like doonti ayaaa halkaa gashay
@quensagalchannel9533
@quensagalchannel9533 4 жыл бұрын
wllahi waa dhab axyaa hees fanaan adaga keeb going from burco liketana waa xagiina nacallaa shaydaankuyaalle
@engkhadarmohamed4003
@engkhadarmohamed4003 4 жыл бұрын
markuu leeyhay jacayl dumar baan aqaan kalmada "jacayl"siduu ugu dhawaaqay waxaad moodaa inuu jiimka shadayo talow lahjadaasi waa tee jjjacayl sida kale heesti waa top
@najmayuusuf2975
@najmayuusuf2975 4 жыл бұрын
entertainment jokes Ethiopian
@Amal8327
@Amal8327 4 жыл бұрын
Reer galbeed
@yasmiinabdi9303
@yasmiinabdi9303 4 жыл бұрын
Hhhhhh ma ila arag thy kolay waa somli galbeed
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
Ma aragtaa horta jeceel wan karaa kulahaa jacayl muu iska dhaho balayo kula af adkatey ☝️😏😁
@siciidali4034
@siciidali4034 3 жыл бұрын
xero awr ilaa djibouti u dhaxaysa ciddii degta kakakak
@empiresaara9927
@empiresaara9927 4 жыл бұрын
Dulqaado waan karaa Damiirka anaayskale ❤️ Abdifith mukhtar legend👌
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 4 жыл бұрын
Saabiriin Mahad subscribe isar
@ahmeddeeeq7820
@ahmeddeeeq7820 4 жыл бұрын
Heestan waa qiso dhab ah oo laga sameeyay nin aan sxb dhownahy. Dadaalka waxan gabaa Markay daacadi luntoo Damiirka anaa iska leh 🙏🏾
@mohamettaplouz3195
@mohamettaplouz3195 4 жыл бұрын
ApdiFatah Mukhtar LaxamaYzTe IyO waLipa Fannan Cod DahapLe ah👑
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 4 жыл бұрын
MoHamet TapLouz subscribe isar
@mohamettaplouz3195
@mohamettaplouz3195 4 жыл бұрын
Adna prO
@M.OZIL4
@M.OZIL4 4 жыл бұрын
Heesta kaliya uu qaraxday 7 sanadood fanan ah inksto jigjiga magac ku leyey ✌️✊🏻♥️🇸🇴
@amiinayaanle4745
@amiinayaanle4745 4 жыл бұрын
Alfanaan cabdifataax mukhtaat viva Al samarooniya dhaladkii keep going ustaad and waqal studio Good job
@ninrageed6659
@ninrageed6659 4 жыл бұрын
ninka waa gabooye ayaan maqlay
@abdikarimmibrahim591
@abdikarimmibrahim591 4 жыл бұрын
Waa been sxb waa Samaroon siciid
@ninrageed6659
@ninrageed6659 4 жыл бұрын
samaroon ku kayahay ustaadku sxb
@deekomaxamed4429
@deekomaxamed4429 3 жыл бұрын
Samaroon hadaanad ahayn fanka waad qasbaysaa
@marshmellbh6976
@marshmellbh6976 4 жыл бұрын
Abdefatah mukhtar wa Laxamaystaha Laxanka Saaray Heesta kaliya Oo Ay shirkado Somaliyed gateen wana Heesta Lixaad Ee Cayto Qaado💖🎸
@AbdiwahaaB-mohamed
@AbdiwahaaB-mohamed 8 ай бұрын
Cawa HestaN ba iga shidaan gariga ❤ wanku haysta hestan runti hani waxnado wayuhu dhalin yaro❤
@mohamedharoun539
@mohamedharoun539 4 жыл бұрын
ax ya hees Dulqaado waan karaa Danbaysana waan xisha Wixii se aniga I daran Dantayda ma dhaafsade Dadaalka waxan gaba Markaad daacadeey lunto Damiirka anaa iska leh like
@Daljir121
@Daljir121 2 жыл бұрын
Legend
@abdikaremak
@abdikaremak 4 жыл бұрын
Damiirka inaga iska leh 🔥🔥🔥
@amuraaliguray8370
@amuraaliguray8370 4 жыл бұрын
War seexo😂
@abdikaremak
@abdikaremak 4 жыл бұрын
Amura Ali guray halkan ma igaga daba timi 😂😂
@abdijabarmustapha7746
@abdijabarmustapha7746 4 жыл бұрын
abdikarim ak Damiirka CiyaaLo badhkaa Iska Leh 🤣🤣
@somalidental7315
@somalidental7315 4 жыл бұрын
Abdikarim ak boqortooyo
@Gilaawe
@Gilaawe 4 жыл бұрын
Inti Badhka Gazha Wan SalamY 🤚
@savenstarflims9917
@savenstarflims9917 4 жыл бұрын
Damiirka anaa iska leH Apdifatax mukhtar Fanan Aan xiseYo🥰
@wardimuse5284
@wardimuse5284 4 жыл бұрын
Heestan anigu ma ogayn waxaa isoo sheegtay Jacaylkayga saxibtay markan dhagaystay waa ka helay Mahadsanid mcn Like isaac hada jacaylka wax ka taqan.
@cabdixakiinkayse2207
@cabdixakiinkayse2207 2 жыл бұрын
Haye
@badrudiinibraahim9968
@badrudiinibraahim9968 4 жыл бұрын
Heestan wali kamaan xiiso dhicin ila maalintay so baxdya . Who is lis... 13/11/2019
@basra.93mohamed86
@basra.93mohamed86 4 жыл бұрын
Hees iyo bar iyo cod hallaazi ah muu kaban inoogu so heeso aniga kabanka ayaan aad u jecllahay wlh 💞💞💞👏👌👌👌👌👌👌👏👏👏
@GUULMEDIA2020
@GUULMEDIA2020 4 жыл бұрын
Wow inta hestan ka heshay wallnimo subscriber ha I sarto
@boqortooyadashacraawi5528
@boqortooyadashacraawi5528 4 жыл бұрын
Ninkani waa legend wllhi. Cabdifataax mukhtaar. Boqortooyo
@mujahidsomalilander5979
@mujahidsomalilander5979 4 жыл бұрын
Inaba cadi maha heestani . Waa heesta 2020 ka yaa igu racay like du ha hadasho
@hamsezaki
@hamsezaki 4 жыл бұрын
Heestan Waan ku haysta wlh haddii qarxi waydo Waxba like ha siin haddii 1m haddii gaadhi waydo hore soco axyaa fanan A.mukhtaar anba Waan aqana jacayl dumare😂
@fahadhamud9736
@fahadhamud9736 4 жыл бұрын
Inta iga danbaysa ee waliba earphoneska ku dhagaysanaysa walaal like ii saare hadaad tahay 🇸🇴
@samaaleabdul3178
@samaaleabdul3178 3 жыл бұрын
Damiirka anaa iska leh😢 intaas ba iga gadan🦅 salam alfanan iyo laxamiste Abdifatax Mukhtar 🦅🖐
@maxamedxarago8980
@maxamedxarago8980 4 жыл бұрын
11/13/2019 5:24 Am ayaa ila ddawanaya like isaara
@djamalalidjama8134
@djamalalidjama8134 4 жыл бұрын
Legend Abdifataax mukhtaar Mulaxanka Qarniga 💯 Go forword legend 💯 Waqal team 💯💯 Waxaad tihiin Hormuudka fanka soo Nooleeyey shaqan wacan 🙏🏼🙏🏼i 🙏🏼🙏🏼👑⚘ i'm first view 👍👍👍
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 4 жыл бұрын
Djamal Ali Djama subscribe isar
@nasirmah8827
@nasirmah8827 4 жыл бұрын
Jamal ✋✋🤚
@djamalalidjama8134
@djamalalidjama8134 4 жыл бұрын
@@nasirmah8827 zln sare shoofhahygii zln sare 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼✋✋✋🙌🙌🙌
@youngmoh23osman61
@youngmoh23osman61 4 жыл бұрын
intii igu raacsan heestaan in eey tahay heesta ugu qalisan oona qaaday abdifitaax mukhtaar like ha igu soo yacaan intiii somalinimo ku faanto lee 😂😂
@HayayaabeQowrax10
@HayayaabeQowrax10 4 жыл бұрын
Legend from jigjiga laxamiiste alfanan abdifatax
@khaalidcarab2749
@khaalidcarab2749 4 жыл бұрын
legend clfataax mukhtaar ☆Dulqaadow waan karaa☆Danbaysan a waan xushaa☆Waxse aniga iidaran☆Dantay kuma segayee ☆Dadaalka waxaan gabaa☆Markaad daacadeey luntoo☆Damiirka anaa iskaleh
@abdifatahomar5036
@abdifatahomar5036 4 жыл бұрын
Legend cabdifatax mukhtar tiirka fanaka inad tahy laba cali isku qabsanmyso 💯💯💯💯😘🙏🏾🙏🏾
@caddaaniismail8962
@caddaaniismail8962 4 жыл бұрын
ninku fanka wuu ka soo daahay ama waa hadhaagii waaberi abdi fatax mukhtar
@abdaleiskuwaaraabbdikiinab3777
@abdaleiskuwaaraabbdikiinab3777 4 жыл бұрын
Wlhi taageero buuxa kuu ahay fanaanka laxamiistaha qarniga Cabdifataax mukhtaar
@nancymourad6526
@nancymourad6526 4 жыл бұрын
I am first one to watch This vidéo form Djibouti 🇩🇯🇩🇯 Like ii sara somalie mahamed
@alisaladahmed424
@alisaladahmed424 4 жыл бұрын
Fatansiis ku dheh dee like ii saara ileen djabuuti tahee
@nancymourad6526
@nancymourad6526 4 жыл бұрын
@@alisaladahmed424 niin badiye reer Djibouti wa somalie
@asalaxlaamchannel51
@asalaxlaamchannel51 4 жыл бұрын
Abdifatah mukhtaar legend ✅✅❤️❤️
@nawiiai5459
@nawiiai5459 4 жыл бұрын
Wixiise Aniga iidaran Dantayda ma dhaafsadoo 😍😍 Damiiiiiiiiiiiiirka Anigaaa iska leh, dhagaha furo waryaaaa Damiirka anigaa iska leh
@marwogul6796
@marwogul6796 4 жыл бұрын
Eyyyyy legend abdifatax mukhtar Dimiirkana ana iskleh 💯🔥☀️💫 Fananka qarniga
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
2020 AYAA ILA DAWANAYA HEESTA DULQADO WAN KARAA DANBEYSAN WAN XUSHAA WIXIISE I DARNAA DANTEYDA MA DHAAFSADOO......................................🤭✋🇸🇴
@jirfe
@jirfe 3 жыл бұрын
Me hada ayaan daawanaya sister
@elyahyelaaskawi2341
@elyahyelaaskawi2341 4 жыл бұрын
Alfanan Cabdifatax Mukhtar Keep going 😍❤
@libaansaleebaan4435
@libaansaleebaan4435 3 жыл бұрын
MnchalaH Heestan in badan raadiyey lkn caawa helay ABDI FATAAAX🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@hsgjskkh6440
@hsgjskkh6440 4 жыл бұрын
Inta xidigah geeska ka soo aragtay intaan la soo galin fanaan laxamayste heeso macaan
@rabilecabdi871
@rabilecabdi871 4 жыл бұрын
laxameyztaha Qarniga cabdi fitaax muQtaar tegere weyn u ahy
@najiibhassan
@najiibhassan 4 жыл бұрын
Waxas okle aya mel lala yimada ama wa la is ka daya. Legend Abdi fatax mukhtar, Damirka anaa iskale.🔥💯✊🙋‍♂️
@ahmedzayid1307
@ahmedzayid1307 3 жыл бұрын
Abwaanka heesta sameyeey Waxman su Ali lahaa joogtaa hore yaa u gaystay
@Cabdi_Indho
@Cabdi_Indho 4 жыл бұрын
Heeesta sanadka 2020 . Top funs c/fatax mukhtaar baan ku bartay heesta sidyada farta
@abrahmanmohamed9637
@abrahmanmohamed9637 4 жыл бұрын
Intii habeen daawanaysa iigu qabta❤
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 4 жыл бұрын
Abrahman Mohamed Calli subscribe isar
@nimcomohamed3134
@nimcomohamed3134 4 жыл бұрын
damiiiiirka anah izka keh😍 like wac iziiiiii💘
@abbaabdicomedian
@abbaabdicomedian 4 жыл бұрын
Xabiibti subscribe isaar ifka wax lesku yahee
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 4 жыл бұрын
Nimco mohamed subscribe isar
@nimcomohamed3134
@nimcomohamed3134 4 жыл бұрын
@@shaficiabdirahman6913 😍
@amaaarstagram_.1609
@amaaarstagram_.1609 4 жыл бұрын
Waqal studio hore usocda waxa maqli jiray lasaaFi imika waqal studio Beach dhigayzabb'e❤🤙🏿
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 жыл бұрын
MARKAY DHAMAC NAGADADIYO DHAXAN DABIN SOGALO ANIGU DOOG HORAAN QABAA WAXAN DULUS SIRIDNAYN IYO BEER LAXAWSI IMA DAGO DABUB KUMA SAQMI KAREEE JACAYL DUMAR BAN AQAN DULQADO WAN KARAA DANBAYSANA WAN XISHAA ALLA DULQADO WAN KARA DANBAYSANA WAN XISHAA WIXISE ANIGA IIDARAN DANTAYDA MA DHAFSADO DADALKA WAXAN GABA MARKAD DACADEY LUNTOO DAMIRKA ANAYSKA LE BORAN CAWS QABOLIYO MARBAN DALUN KU SIGTO ANIGU DILMO HORAN QABA 😥 DARJIDH DARJIDH LAGU HUNGOBIYO DABAHYLAHA MACUDIYOO .DANQABO RUUX ISBADIYO DOLRR MA NOQON KAREE DULQADO WAN KARAA DANBAYSANA WAN XISHAA ALLA DULQADO WAN KARAA DANBAYSANA WAN XISHAA WIXIISE ANIGA IIDARAN DANTAYDA MA DHAFSEDO DADALKA WAXAN GABA MARKAD DACADAY LUNTOO DAMIRKA ANAYSKA LE 《HEESTA DAMIRKA ANAYSKA LE 》 ☆ERAYADA ABDIRAHMAN HAAJI☆ ○LAXANKA ABDIFATAH MUKHTAR○ ♡CODKA ABDI FATAH MUKHTAR♡ ♤MUSIC DJ AYUUP♤ 💖WAQAL TEAM SHARAFI KURKIINA 💖 ■HADAN WAX KHALDAY WAD SIXI KARTAA ■
@ahakiimfk8074
@ahakiimfk8074 4 жыл бұрын
Abdirahman haaji abwan qimo badan.
@AbduhalimXallo
@AbduhalimXallo 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll qli😍
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 жыл бұрын
@@ahakiimfk8074 👌
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 жыл бұрын
@@AbduhalimXallo ❣ada mudn wll
@inantareerka1103
@inantareerka1103 4 жыл бұрын
Korka dhamac laga dadiyo, dhaaxaan dab soo galoo...... ayuu yidhi ninka heesayaa, waxaa aad heesta qoraalkeeda ku bilowday xagaad ka keentay eddo🤔🤔
@sharmakejibril1300
@sharmakejibril1300 4 жыл бұрын
Ma hubo se waxan qiyaasaya heestan in qisa dhaba laga sameyay , Dadalka waxan gaba markad daacadey lunto Damiirka anaa iskaleh Cajiib 🙏
@Little_D815
@Little_D815 4 жыл бұрын
Bal laxaanka ila eega walee hibo eebe ku siiyay habeen layskagma qaado ustaad cabdifatax mukhtaar laxamadadu caadi maaha codkaaguna waa wax kale Eryada:Abwaan cabdiraxmaan xaaji abwaan bulshadiisu ixtiraam uhayso oo aanu jeclnahay Hore u socda dhamantiin dadkaygiiyoow Eng #waqal 🙌🙆🙌🙆
@aaminbidixo9187
@aaminbidixo9187 4 жыл бұрын
man shalla c/fataax mukhtaar wiilka laxamada horumar wcan anu waan ku hystaa damiirka anaa iska leh yaa igu raacsan....like
@yasminmohamud8826
@yasminmohamud8826 3 жыл бұрын
Alle hesaha haynaga madobeYo😭lkn heestan iska jeclhy
@KingAbdifahi1010
@KingAbdifahi1010 4 жыл бұрын
Heesta whatspkan ayaan ku haystay😹😂finally way soo baxday😍😍😍 jacayl dumar baan aqaan💯
@suganta.dahson
@suganta.dahson 2 жыл бұрын
Heestaan 2019 ayaan aad u dhageysan jiray mantaan jeclaystay inaan comenti ka bixiyo waa hees hees dhaaftay c/fitax muqtar lagend
@taamirnour546
@taamirnour546 4 жыл бұрын
Hadaa mursal Iyo Ansha Ku arakte Oo radineyse like isaara
@qamarmohamed9427
@qamarmohamed9427 4 жыл бұрын
Heesta inteee so bixin inta ila sugeese like✌️
@ggrade1
@ggrade1 4 жыл бұрын
legend abdi fatah mukhtaar wllhy support like qabax ku siiya
@motv4118
@motv4118 4 жыл бұрын
Team waqal afro furinle wa layaabay fankii waad nolayseen runtii ✅
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 4 жыл бұрын
TheKing Films subscribe isar
@KaamilDeeq
@KaamilDeeq 4 жыл бұрын
Cidi igamay soo horayn like igu camira i inta ustad cabdifatax ka heshay
@teamhargeysateamhargeysa9568
@teamhargeysateamhargeysa9568 4 жыл бұрын
2020 7 5 wixii ka dambeeya😂 Liketa ha ila chafin damiirka adaa iska lehe
@teamhargeysateamhargeysa9568
@teamhargeysateamhargeysa9568 4 жыл бұрын
Kkkkkkkk
@jameelvlogs474
@jameelvlogs474 4 жыл бұрын
😍😍👑🔥 Best Hit Song Of Abdifatah Mukhtaar
@guleidmoha8588
@guleidmoha8588 4 жыл бұрын
Wwww❤👏👏👏❤wixii hore quba👌👌hees iyo badh cod iyo laxan aan Kala dhicin 👏👏❤anigu didmo horaan qabaa 🤔hore usoco fanankeena isma dhipa sanadkii hal hees oo waxku ool👍👍❤👌👌👌
@Yackchannel
@Yackchannel 4 жыл бұрын
Eyyyyy The legend Abdifatah Mukhtar ♥️🤘🏼
@khalidaguero5584
@khalidaguero5584 4 жыл бұрын
Inta 2020 iladawaneyza like dhackiziyah
@deqaali5866
@deqaali5866 4 жыл бұрын
well done team waqal heestii heesaha sanadka 🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@dhola_yarechannel5171
@dhola_yarechannel5171 4 жыл бұрын
Damiirka anigaa iska leh🌸🌸 Best song 2020
@nimandahir2709
@nimandahir2709 4 жыл бұрын
Inta jacaylka waxka taqaan like ii saar❤
@akwajr9674
@akwajr9674 4 жыл бұрын
Inta kasoo aragtay heestan Snapchat ka gabadha la dhaho NAWAAD Like Saar 😂👌🏾
@fadumofarah2001
@fadumofarah2001 4 жыл бұрын
Waa aniga kk
@rabshadaqarniga7233
@rabshadaqarniga7233 4 жыл бұрын
☝️☝️
@akwajr9674
@akwajr9674 4 жыл бұрын
Fadumo Farah 😂😂😂👌🏾
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 4 жыл бұрын
AKWA JR subscribe isar
@reyaj1554
@reyaj1554 4 жыл бұрын
I listened 1000 times to this song. His voice is unique and mesmerizing. All my respect to you....
@bashiirbashka999
@bashiirbashka999 4 жыл бұрын
Selkee hoodyo
@abokorhusseinhassan1025
@abokorhusseinhassan1025 4 жыл бұрын
Codka: Abdifatah Mukhtar Erayada: Abwaankeena weyn Abdirahman Hajji Muusiga: Ayoub Farsamada: .............. .................................. Waqal Studio waa layaabey.🔥
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 4 жыл бұрын
Abokor Hussein Hassan subscribe isar
@umalkhayr7414
@umalkhayr7414 3 жыл бұрын
Jacayl ragbaan aqaan 2020
@zaamgucciofficial5684
@zaamgucciofficial5684 4 жыл бұрын
Intii qurbo joog ah like me here 😂🇦🇩🇧🇪🇦🇺🇩🇰🇨🇳🇩🇪🇦🇽🇮🇸🇳🇴 🇨🇭
@apdirahmaanapdikhaaliq8213
@apdirahmaanapdikhaaliq8213 4 жыл бұрын
🇨🇦
@kobciyeahmed2159
@kobciyeahmed2159 4 жыл бұрын
🇩🇪
@dayibahmedadan9076
@dayibahmedadan9076 4 жыл бұрын
🇨🇭🇨🇭🇨🇭🇨🇭🇨🇭🇨🇭🇨🇭🇨🇭🇨🇭🇨🇭🇨🇭🇨🇭🇨🇭🇨🇭🇨🇭🇨🇭🇨🇭
@zaamgucciofficial5684
@zaamgucciofficial5684 4 жыл бұрын
dayib ahmed adan 🇨🇭🙋🏽‍♂️👊🙈
@abrahammo497
@abrahammo497 4 жыл бұрын
🇮🇱
@kadiirmohamud8492
@kadiirmohamud8492 4 жыл бұрын
Qof kii ka helaya heesta lake haya saaro like Computer oder
@batmanhassan7241
@batmanhassan7241 4 жыл бұрын
Heestan wa raadinayey. Nice bro hore usoco ✔🔝💯👌 damiirka anaa iska leh wow😭💯🙏❤
@yaasir1936
@yaasir1936 4 жыл бұрын
Heesti Aduunka Waqal Studio Go Forward
@mohamedhussein1531
@mohamedhussein1531 4 жыл бұрын
Fist comment nabiga igula saliya scw scw
ABDIFATAX MUKHTAR | LAYLA | SHOWGII BORAME
6:07
Waqal WStudío
Рет қаралды 2 МЛН
Best father #shorts by Secret Vlog
00:18
Secret Vlog
Рет қаралды 8 МЛН
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 109 МЛН
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 14 МЛН
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 34 МЛН
CABDI YARE HEES CUSUB | MOORAALKA MID II DHISTOO | LYRICS 2020
5:51
Qiiro - Maxamed Siciid BK
7:18
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 2,5 МЛН
EID JAMA BATALAALE HEESTA HANI HCTV MUSIC 2017
7:57
Horn Cable Tv
Рет қаралды 2,2 МЛН
CABDIRISAAQ ANSHAX HEES QISO DHABA OFFICIAL MUSIC VIDEO
9:45
Waqal WStudío
Рет қаралды 7 МЛН
Cabdi Fanax (Aduunku Haku Noqdo Walal) Official video 2014
8:14
SomaliNewMusic
Рет қаралды 2,7 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 10 МЛН
CABDI-Hani (Ha doon-doonan 2015)
8:52
Dhouh D. Dualeh
Рет қаралды 5 МЛН
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 293 М.
Sadraddin - Jauap bar ma? | Official Music Video
2:53
SADRADDIN
Рет қаралды 9 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 225 М.
Kobelek
4:11
6ELLUCCI - Topic
Рет қаралды 852 М.