WAR DEG DEGA:PUNTLAND OO HADA KU DHAWAQDAY|BOORAMO NIN LAGUDILAY ARIN NAXDINLEH|BUUHOODLE OO HADA WA

  Рет қаралды 12,182

Sool channel

Sool channel

8 күн бұрын

Пікірлер: 33
@user-km5pc3wm9t
@user-km5pc3wm9t 6 күн бұрын
Insha Allaah guuuuuuuuuul ssc khaatumo ❤❤❤❤❤❤❤
@Amana-4nn
@Amana-4nn 6 күн бұрын
Allah unaxaristo Amiin Amiin
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 6 күн бұрын
SSC GUUL IYO GOBANIMO. HORAY U SOCDA❤❤❤❤
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 6 күн бұрын
Mashaa Allaah guul iyo gobanimo SSC khaatumo waxay sameeyen waxan weligeede lasameen guul iyo gobanimo❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🏇🏿✅
@Umo580
@Umo580 6 күн бұрын
MAANSHALLAA SSC KHAATUMO GUUL IYO GOBANIMO ❤♥️♥️♥️♥️✅️✅️🫶🫶🫶🇸🇴🇸🇴👌👌👌👍👍👍💪💪💪
@user-kb4ll3mc6l
@user-kb4ll3mc6l 6 күн бұрын
Waa ogaa
@Khaatumaawi-q1k
@Khaatumaawi-q1k 6 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@fatumaahmed4566
@fatumaahmed4566 6 күн бұрын
M.a plnd guuuul iyo horumar in.a❤
@MohamudOmar-bf7fv
@MohamudOmar-bf7fv 6 күн бұрын
MIYAAD ILOWDAY DEKEDA GARACAD IYO JIDKA CEELDAAHIR CIRIRGAABO
@munayousuf8460
@munayousuf8460 6 күн бұрын
Awalba waa la ogaa in snm al shabaab la shaqeeyan
@saramohamud314
@saramohamud314 6 күн бұрын
Khaatumo Guuleysta Guuleysta 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
@MohamedJimale-nn9iq
@MohamedJimale-nn9iq 6 күн бұрын
Musa alshabab
@user-pt1nb9us8i
@user-pt1nb9us8i 6 күн бұрын
Asc Waxba muu sheegin Wuxu yidhi hambalyo ummadda soomaaliyeed
@dahirjama8359
@dahirjama8359 6 күн бұрын
Darwiish
@MohamudOmar-bf7fv
@MohamudOmar-bf7fv 6 күн бұрын
DALXOW MARKA AAD SAWIR SOO QAADANAYSID WAA AY LIITAAN MARMARNA LAMABA ARKO
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 6 күн бұрын
taasi waa biya kama dhibicaan inya iidoor inaya lashaqeeyan Alshabaab ee waan Beesha caalamaka loosheega in baadhitan lagu sameeyo🥹
@fatumaahmed4566
@fatumaahmed4566 6 күн бұрын
Adigu wxd ka hadashy farmajo oo meelo yaryar wx ka qabtay taaga wuxu dhama xasan sh.lkn plnd cid gaadha ma jirto waa hadan lays xaqireyn.
@calidaclood5205
@calidaclood5205 6 күн бұрын
ASC, Dalxoow Isaaq, waa AL-Shabaab iyagaana abuuray oo dhisay.
@husseinmiami
@husseinmiami 6 күн бұрын
Wasiirka hadalkiisa waad jartay
@user-hz2lv2zc4j
@user-hz2lv2zc4j 6 күн бұрын
Hada ma bir ayaa ilaalinkarnaa
@awedabdullahi-ju3vt
@awedabdullahi-ju3vt 6 күн бұрын
Warka wasiirka Haddad run sheegaysid maxaad u gotta warkiisa
@fatumaahmed4566
@fatumaahmed4566 6 күн бұрын
Wlle maad sheegin plnd waqtigi Abdiwali iyo Dani oo hada ah isku tashiyada badan ay sameyen plnd hayado miya u dhisay wadanka maye ganacsatada iyo canshurta aya lagu dhisy,dakado ayey sameysten ta bosaso siyad bare wuxu ka tagay ayad ciid miiran ah oo aan la mid ahayn ta muqdisha iyo ta barbara Ayaga dhistay waa ta bosase,ta garacad, garonada diyaradaha Ayaga dhisty,jiddka,buundoyinka,wasaradaha,ma dowlad baa u dhistay mise hayado maye isku tashi dadweyne ayu ku yimid, taasi wd xaqirtay wx walba runta aya laga sheega.
@user-fx6ok5wo8g
@user-fx6ok5wo8g 6 күн бұрын
Lamaqlimaay0
@user-pp6tw8ez3f
@user-pp6tw8ez3f 6 күн бұрын
Waryaa codkiisa lama maqlayo codkiisa ee iska hubi vedioga intaadan soo tabin
@AxmedAxmed1234-ru6ot
@AxmedAxmed1234-ru6ot 6 күн бұрын
oo puntland iyo somaliland xagay isku dileen hada miyaanay thaatumo udhaxayn mise dalxoow waxad aminsantahay laascaanood waa dispute tetory miyaa macnahaa
@ashamuse8794
@ashamuse8794 6 күн бұрын
Dhulka Alshabaab kujiraan oolosoodiro waa buuraha sanaag iyo bari maaha laascaano iyo khatumo
@abdulahihasan721
@abdulahihasan721 6 күн бұрын
Nin xanuunsan ayan dhageysanaa hada waxu shegay iyo waxuu soo deyay isma lahan wale waqti danbe kuguma dhumiyo
@AliAhmed-no8qs
@AliAhmed-no8qs 6 күн бұрын
😂😂😂maraktay ma isku video ayu dhaqeysanaa
@husseinmiami
@husseinmiami 6 күн бұрын
Meeday muqaalka alshabab uu Kagan hadlayo .?????
@user-up8cf6ob4q
@user-up8cf6ob4q 6 күн бұрын
Slan lama shaqaysto balse dabacsanan kantoralada baa Jira beledweyne bay ka yamidan gaalkacyo bay yamidan burco bay tagaan dabaded sanag bay u gudban waxana dad siiy dhofiya dad shacabka joga beledweyne burco iyo gaalkacyo dadkaa magaloyinka degan baa la shaqaya iyo sanag oo dad badan u jogaan oo u dhofiya buuraha laag burco iyagaa khatar ku jirta hotelada ayay sexdan Wana laga siiy dhofiya dadka xabsiga garowe ku xiran kuligod waxay cadeyeen in burco u socden lagana dhofin lahaa galkacayana dad kasoo dhofiyeen beledweyne dad kasoo dhofiyeen marka kantorada hala baaro baaskaloda waxay ku ridaan daasad caano boore waxana Soo qaada naago caruurta wata oo konfur ka yimada markay qof togtaan naag jilbaban oo meesha dilku ka dhacayo joogta bay hubka u dhiibtan hubkuna naago baa u haya alshabab la shaqaya oo degan bara kacayasha iyo guryaha jingadaha ka samaysan iyo guryo naago kiraystan iyagoo xasas masakin ah iska dhogaya
@Abdoulkaderyassinsaid-td1fp
@Abdoulkaderyassinsaid-td1fp 6 күн бұрын
Hadalka aad sheegto cadaymihiisa Maxaad u qarisaa daa waxa aad tiri ha sheego e ! Fack
@user-ns1gg8wl7t
@user-ns1gg8wl7t 6 күн бұрын
Garac beenaale
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
00:17
OKUNJATA
Рет қаралды 21 МЛН
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 18 МЛН
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 23 МЛН
He sees meat everywhere 😄🥩
00:11
AngLova
Рет қаралды 11 МЛН
Ax! Gurkisa Familkayga Raali kama Ehen Lakin Cadaab igilshay
44:47
Ridhwan Issack
Рет қаралды 82 М.
Xogta Warqad Xasaasiya Oo Somaliland Looga Gudbiyey Abiy Ahmed
9:36
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
00:17
OKUNJATA
Рет қаралды 21 МЛН