Wararkii U dambeeyey isfahamka Somaliland iyo Itoobiya

  Рет қаралды 20,604

MM Somali TV

MM Somali TV

11 күн бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 140
@ducaalea1918
@ducaalea1918 9 күн бұрын
Somaliland ha waarto! Cadawga Somaliland 6 months ma seexan! Munaafaqnimada Somalia iyo Djibouti Ilaahay waa arkayaa. Allah ha jabiyo iyaga iyo wixii ay dabada ku wataanba!
@abdiqanihandule7811
@abdiqanihandule7811 9 күн бұрын
Warkhayrele insha Allah
@mohammethsuleiman9620
@mohammethsuleiman9620 9 күн бұрын
guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul Somaliland
@farhanshuuriye5060
@farhanshuuriye5060 9 күн бұрын
Khayr Allag ha inooga dhigo. Waxa ay ila tahay in ay faa'ido badani inoogu jirto.
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 9 күн бұрын
Amiin insha Allah
@MohamedAbdullahi-vd9iz
@MohamedAbdullahi-vd9iz 9 күн бұрын
dhulka aya la idinka qadana maxa faido ah
@user-zw6wl9hc7c
@user-zw6wl9hc7c 8 күн бұрын
Inshallah khyr waaba mala wax kaliya ee laga dhaxlayo xukuumadan gablkeedu dhacay
@MustafeAhmed-h2k
@MustafeAhmed-h2k 5 күн бұрын
Insha Allah khayr guuuuuuuuuuul slnd
@Mahamed-my4su
@Mahamed-my4su 7 күн бұрын
Nice from ethiopia 🇪🇹 👏
@OmarQaloon-yr9wt
@OmarQaloon-yr9wt 9 күн бұрын
Wll khayr hele hadalada hantaataca ah inaga daa oo runta ummada u sheeg ... waxaad u eeg tahay nin aan waxba is lahayn oo la soo dardaaaraye
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 9 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤ hero abiy noolaw
@wardichannelforeducational228
@wardichannelforeducational228 7 күн бұрын
Masha Allah. Adkatay Somaliland
@user-bo6fz9ub1y
@user-bo6fz9ub1y 9 күн бұрын
Masha Allah gull sland❤❤❤
@faizaali2889
@faizaali2889 9 күн бұрын
Waashadee SOMALILAND guul
@yazenismael3368
@yazenismael3368 9 күн бұрын
Mansha allah Ilahow waa kugu mahada guusha aad somaliland siisay❤
@user-bo6fz9ub1y
@user-bo6fz9ub1y 9 күн бұрын
Cadowga sland wayjabeen insha allah gulll❤❤❤❤❤❤
@abdiqadiraden1335
@abdiqadiraden1335 9 күн бұрын
AMXAARKA. DEE. BARBARA. SII. HALKAN. ADUGU MA. LAHIDE. JAAHILYOW
@OmarQaloon-yr9wt
@OmarQaloon-yr9wt 9 күн бұрын
Wll is la xishoo somaliland jiritaankeediibaaba halis ku jiree in itoobiyaan ka ay bada cas yimaadaan waxay idhfaha u laabaysaa jiritaaka ummadeena
@abdiqadiraden1335
@abdiqadiraden1335 9 күн бұрын
WARYAA. MA. HOOYADAA. AYAAJABTAY. OROMO. ILAA. OROMO. OROMO. AF. SOOMAALIGA. BARATAY
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 9 күн бұрын
@@abdiqadiraden1335Berbera dadka leh ayunba ceel sheikh iyo bulaxaarba iska leh.. waana laga maarmi kara Lughaya iyo saylac labadaba
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 9 күн бұрын
@@OmarQaloon-yr9wtumadeedee.. dadka aad kuqalanaysan lascanod miyanay somali ahayn… adeer caddaw axmaarka ka xun ayad tiihiin ismana ogidin
@aminahassan4566
@aminahassan4566 9 күн бұрын
In shaa khayr 🥳🥳🥳🥳
@ahmedabdiisse7512
@ahmedabdiisse7512 9 күн бұрын
Bisha Amxaarku Julu kuma beegan waxay ku beegantahay bisha September.
@moeawale4891
@moeawale4891 9 күн бұрын
Waa runtaa waa bisha Maskerem la yidhaaa ama September
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 9 күн бұрын
Guul somaliland ❤❤❤
@maxamednasteeex4359
@maxamednasteeex4359 9 күн бұрын
Good analytical sidaa wax u falanqeeya macquulka ah wax hadii kale niyow naga daaya hadaladan laabdilaaca miidhana
@Suadismael817
@Suadismael817 9 күн бұрын
Alhamdulillah
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 9 күн бұрын
Wlèe MOU dhexmaray Labada dawladood Ethiopia iyo Somaliland Aduunka oo dhami hada waa uutaagerayaa bari gal beed ba cadawga labada dawladood ba waa bakhti aaya
@hassandweeu4096
@hassandweeu4096 9 күн бұрын
Somaliland guusha iyada leh insha allah
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 9 күн бұрын
Maxaa YAAB Isdabayaal.
@mustafismail547
@mustafismail547 8 күн бұрын
After 2bilood video gan markan kuso laabto aan aragno
@SaleebanCali-lh1ii
@SaleebanCali-lh1ii 9 күн бұрын
Anuu ahikhsiyan faham guud oo faaaiido ah kama arag m o u gaa balse waxaa xaqiiqa ah waxa cadawgaagu ka naxo inuu faa iidadaaa da yahy 🎉
@saffsuff
@saffsuff 9 күн бұрын
Dhulkaaga isii wax wada hadal gala maaha
@OmarQaloon-yr9wt
@OmarQaloon-yr9wt 9 күн бұрын
Dhagataag is la xishoo waxan ummada hala hor imane oo gara,o qaladka aad ku hadlayyysaa in uuleeg yahay
@ahmedafrica7276
@ahmedafrica7276 9 күн бұрын
Dadkan jaahiliintaa ee eithopianka u haysta wax adunka ku cusub Adeer wllhi Malintey inantiina ama hooyada kufsadaan ayaad garan doontaa... Balaayo daaman la qabtay leedahay ee dabo la qabto maleh
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
@AbdirahmanMohamed-hm8nd 8 күн бұрын
Ader wxa haabal haa iitariin
@mohammedhassanademadem
@mohammedhassanademadem 9 күн бұрын
Jumaac Wangsan ... Viva L'éthiopie Viva Le Somaliland 🇪🇹🇪🇹🤍💚❤️🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹
@user-zo1nb3mw4n
@user-zo1nb3mw4n 9 күн бұрын
Ar maad ka joogtan sida phalastine yahuuda uso dhaweysatay amey idinku noqdan
@mohammedhassanademadem
@mohammedhassanademadem 8 күн бұрын
@@user-zo1nb3mw4n yahuud ya khwarijta Yaa munafiqeen waxba adga kamgaliin ... Orod Shaqa tag ama xaarkaga cuunn
@user-zo1nb3mw4n
@user-zo1nb3mw4n 8 күн бұрын
Bal adne orad riyadada iska wada 30 ka sana iyo aboveta ah
@mohammedhassanademadem
@mohammedhassanademadem 8 күн бұрын
@@user-zo1nb3mw4n waar yaahi 30 sano ya million sano hakomirsano gaal orod sheeqiso! 😠 Get the f up and go get a life you dead beat
@SuhaybAhmed-pj5rc
@SuhaybAhmed-pj5rc 9 күн бұрын
Guul somaliland kanaxo nafta wa welcome Ethiopia berbera
@dhamme0
@dhamme0 9 күн бұрын
Oromo walwy kaa tahay
@SoudeyssiMahdi
@SoudeyssiMahdi 9 күн бұрын
Guul oromo guul soomaali land ❤❤❤❤welcome
@SuhaybAhmed-pj5rc
@SuhaybAhmed-pj5rc 9 күн бұрын
@@dhamme0 anaga le kulka ku saaran muxu yahay
@dhamme0
@dhamme0 9 күн бұрын
@@SuhaybAhmed-pj5rc anba wan leyahay badda mana rabo itobiyaan ma garatay
@captainsanto5572
@captainsanto5572 9 күн бұрын
​@@dhamme0UAE emarat sawka degan berbers maxa hore uga qaban wayday ee cartu ushaqayn wayday🤣🤣
@user-no3xo8xj9t
@user-no3xo8xj9t 9 күн бұрын
OROMO WA DADKA AFRICA OO DHAN UGU LAANDHERAYSAN YAA AGTOODA LA KA NIICLAY KARA NO ONE
@khalidmohmed505
@khalidmohmed505 9 күн бұрын
Marna 26 June marna July dheh 😂😂😂
@Halgame334
@Halgame334 9 күн бұрын
HESHIISKA WAD KUUN BA BAAJIN KARA
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 9 күн бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa s fahamku waxa habboon inuu dhexmaro dawladda somaliland iyo dawladda tuugada ah eeUAE/DP World. 2.0. Waa maxay sababta aynu is faham ula samayneyno dawladda ethiopia. 3.0. Waxan aad akhrineyso waxa og oo kelliyaatta madaxweynaha muuse biixi cabdi. 4.0. Dawladda ethiopia dhaqaalaha inaga soo gellayaa muxuu yahay waxayba dhaqaalaha ka heshaa somaliland iyo djibouti. Waxaynu u baahannahay inaynu joojino qaadka sumaysan eelacagteenu ku baxdo. 5.0. Waxa dawladda ethiopia dabada ka riixaysa dawladda 10:10 tuugada ah ee UAE/DP world. 6.0. Dhaqaalaha ku baxaya saldhigga ciidanka badda iyo dekedda ganacsiga waxa bixineysa dawladda UAE/DP world. 7.0. Waxayna dabada ka riixaysaa dawladda ethiopia oo xuduudku inaga dhaxeeyo. 8.0. Dawladda UAE/DP world waxay waddaa waa khiyaamo qaranka somaliland ay ku samayneyso. 9.0. waxayna ugu ballan qaadday madaxweyne muuse biixi cabdi inay siineyso 100.0 million oo doollars oo isaga u gaar ah kuna dhacaysa jeebkiisa. 10.0. Haddaba dhaqaalaha ku baxaya saldhigga iyo dekedda ganacsiga ee casriga ah waxa bixineysa dawladda UAE/DP world. 11.0. Dhismaha dekedda ganacsiga iyo saldhigga ciidanka badda dawladda ethiopia waxa mulkigeeda yeallanaysaa ooqaadaneysa dawladda ethiopia. 12.0. Madaxweynaha muuse biixi cabdi waxa loo sheegay brriga iyo badda lughaya iyo saylac oo qaawan inuu ka kirreeyo dawladda ethiopia. 13.0. Waxay u sheegeen inuu shirkadda dayuuradaha ethiopia woxooga kirada ka qaatto lamana garanayo waxay kiradaasi noqoneyso isaga oo kelliyaatta yaa og. 14.0. Arrintaasi MoU iyo is afgaradka lagu sheegay waa khiyaamada qaranka somaliland lagu samaynayo. 15.0. Waxana u fullinayaa dawladda tuugada ah ee UAE/DP World madaxweynaha somaliland mudane muuse biixi cabdi. 16.0. Sababtuna waxay tahay wuxuu marayaa waddadii siiraanyo marey uu ku wareejistey dekedda berbera isagoo ka qaattey 60.0 million oo doollars. 17.0. Madaxweyne muuse biixi cabdi wuxuu isaguna ka qaadanayaa dawladda tuugada ah ee UAE/DP world 100.0 million oo doollars. 18.0. Lacagtaasi waa xaqul qallamka lagu bixinayo ee lagu siinayo dawladda ethiopia oon dhaqaale ay haysataa uusan jirrin. 19.0. Haddaba berriga iyo badda lughaya iyo saylac waxa sannadkiiba ka soo bixi karayaa 3.0 billion US doolars oo millixda ka so baxda iyo 3.0 billion US doolars oo kalluunka ka soo baxaysa. 20.0. Wadarta guud ee sannad kastaba ka soo baxaysaa waa 6.0 billion US doollars. 21.0. Madaxwene muuse biixi cabdi waxa la weyn 100.00 million oo uu ka qaatto dawladda tuugada ah ee dayuusadda ah ee UAE/DP World. 22.0. Waxa xusid mudane dhaqaalihii somaliland muddo 7 sanno ah isaga iyo kooxda tuugta ah uu samaystey yaa loo tirinayaa. 23.0. Sababtuna waxay tahay wuxuu qabtey oo muuqda lamaba arkayo lamana garanayo. 24.0. Haddaba madaxweyne muuse biixi wuu dhammaystey muddo xilleedkiisii iyo muddadii loogu kordhiyeyba. 25.0. Maxaa keenay waxan raadinayaa aqoonsiga dawladda ethiopia waxanan ku beddellanayaa berriga iyo badda lughaya iyo saylac. 26.0. Madaxweyne muuse biixi cabdi yaa weydiistey inuu aqoonsiga ka keeno dawladda ethiopia. 27.0. Berriga iyo badda lughaya iyo saylac ma isagaa iskiisa u yeeshay. 28.0. Ma anaa waalan mise caddan baa laga heesayaa. 29.0. Waa arrin aad u layaab badan oonay ciddina qaadan karrin. 30.0. Dalkiiba wuxuu ka dhigtey aqal uu kellidiisa leeyahay. Waxana ku kallifaya waxan oo dhan kursiga aad ku soo noqotid. 31.0. Haddaba madaxweyne dhulkiisii gadanaya soo noqoshadiisu maxay tareysaa. 32.0. Ma soo noqoneysid mana gadaneysid berriga iyo badda lughaya iyo saylac.
@OmarQaloon-yr9wt
@OmarQaloon-yr9wt 9 күн бұрын
Wll waa runtaa mahad said aad iyo aad baad u mahad santahay .. aniguna maqaal dheer oo Kan oo kale ah ayaan korka ugu soo qoray aqoon laawaha itoobiyaan ka soo dhawaysanaya
@xayleaxmed7625
@xayleaxmed7625 9 күн бұрын
Itoobiya way cadyahay waxay Ka faa'ideyso imaaraadku waa lamid illaa iyo maanta dhinaca Ku dhacani oo soomaaliland ah macada waxay Ka faa'ideyso
@aadannuuriye3937
@aadannuuriye3937 9 күн бұрын
War amxaarada ku darsada somali ma rabtaan isfahanka iyohooyadiin wase dekedahan gadabuurrsi baa leh siiya xeebihin walaahi baydan iibin karin beenta iyo khayalka umada ka daaya
@abdirahmantama8859
@abdirahmantama8859 9 күн бұрын
Isku xaar
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 9 күн бұрын
😂😂😂😂 waad iga qoslisay… maxaad ka badeli kartaa waxba…. Wanaag baanu aqoonsi ku raadinay waa diideen faqasheey…. Tan idinka keenay haday xun tahay iyo fiican tahayba
@advyser
@advyser 9 күн бұрын
Qatar dhexdhexaadin kama ahee, waa Somaliland aqoonsi diid (DP world iyo imaaratka ku xumee darteed)
@faqiabdullahi9304
@faqiabdullahi9304 9 күн бұрын
China iyo tiwan meel wada keen
@moeawale4891
@moeawale4891 9 күн бұрын
Taasi afkayga eeday ayay noqotay oo dhooqo xun ayay la gashay. Wali meel ay ka soo noqdaan ayay garan laayihiin.
@dahir1802
@dahir1802 9 күн бұрын
AWDAL MAKEENI KAARTAAN DHULKIINA GEEYA. Waalgu dhiman ragoow.waad is qaada teen.rag aqoon baydaan ahayn.gaalayahay.
@xayleaxmed7625
@xayleaxmed7625 9 күн бұрын
Khiyaaliga aynu ka baxno iyo sheeko qiiro ah oo ku dhisan malaawaal itoobiya naf inoomaleh inta ay soomaali gumeyn kartana way gumeyneysaa waa wadan in dhaqaale aynu ka faa'idnee dhaqaaleheena ku haya dhiig bax
@maxamedcabdi3351
@maxamedcabdi3351 7 күн бұрын
Ictiraaf lagu badelanayo hanti bad iyo dakad dal inay itoobiya u aqoonsato maamulka somaliland dal isla markaana iyaduna ay hesho oo ay qaadato hantida bada iyo dakada lughaya ee gobolka awdal ee dalka soomaaliya
@saeddahir7600
@saeddahir7600 9 күн бұрын
S land marka cadawgeedu bato waa marka guusheedu ugu dhawdahay Laakiin waxaa inagu batay baadida ninbaa kula daydayi daala kaa badan Oon doonayn inaad hesho daain abidkaa dadkuna moodaya duul wada dhashoo wax udahsoonay Halgankoo lagu jiraba qaar baasaaasiina jiray
@abdiqadiraden1335
@abdiqadiraden1335 9 күн бұрын
ALA. MAXAAD. RIYO. KU. NOOSHIIN. DEE. DHULKA. AAD. KU. WAALATEN. EE. ETHOIPIA. UBALAN. QAADEEN. DEE. DAD. BAALE. HARGAYSA. SIIYA. DEE
@AhmedomerMohamoud
@AhmedomerMohamoud 9 күн бұрын
Adeer adigu hadag dagin Hana noqon qof aragti gaaban oo la adeegsado teedakale bulaxaar oo dhinaca berbera xigta yaale
@abdiqadiraden1335
@abdiqadiraden1335 9 күн бұрын
@@AhmedomerMohamoud DEE. BULAXAAR. SII LAAKIIN. ANIGA. SHEEKADA. ISAAQ WATO. DHULKAYGA. MA. QUDAYSEE. GUR YIHIINA. SOIYA. DEE. OROMADA. IYO. GABDHIHIINA
@smeshcel3025
@smeshcel3025 9 күн бұрын
Wll ka nax oo nafta wah😂😂😂😂
@hasansudi9404
@hasansudi9404 8 күн бұрын
​@@abdiqadiraden1335kuwina La sinaya Hooyada Xafajada Ka wase Maxad Ka Badali Karta Dhulkaba Ciisan Ku wareejine Ader Tol Ma Lihide Hablahayga Ha Gadhin Hooyada indhaha Xafajada Ka wase
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 9 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤😂
@khaalidxikam
@khaalidxikam 9 күн бұрын
La waraystuhu isagu Ethiopia miyuu ushaqeeyaa ama abia.??? Bal kasoo jwaaba.???
@CoocSaalim
@CoocSaalim 9 күн бұрын
Taa shaki kuma jiro wll wuu raxlaynayaaba hadana somalilander ayuu inoo gashaday. Hal su'aal ayaan waydiinayaa ma isaga damaanad qaadaya hadii dagaal.ka dhaco bada inuu ku eekaanayo 20 km kkkkkk. Mid kale oo uu inoo dhuubayaana way jirta parliament ka Ethiopia masuul kama aha bada somaliland ee waxa ka masuula parliament ka somaliland.
@CoocSaalim
@CoocSaalim 9 күн бұрын
Ictiraafka somaliland ma hal dalba waar Ethiopia ayuu u shaqeeya
@khaalidxikam
@khaalidxikam 9 күн бұрын
@@CoocSaalim dadka wax fahmayaa waa wax yar sida adiga oo kale Dadka marba cejalad ayaa loo gelinayaa
@CoocSaalim
@CoocSaalim 9 күн бұрын
@khaalidxikam sxb waxan ka taabay final stage labada madax Wayne ayaa dhaqan gal ka dhigi doona parliament keenii meesha wuu ka saaray. Fantax orom.
@CoocSaalim
@CoocSaalim 9 күн бұрын
Dadka fahmayaa way badan yihiin.
@KamaalBaraarug-un8cy
@KamaalBaraarug-un8cy 9 күн бұрын
😢Qatar waa dal islaama somaliyana xidhiidh fiican baa ka dhexeeya. Markaa lagama yaabo Qatar in ay madmadow galiso midnimada somaliya. Ethiopiana waxey si badheedh ah u sheeged iney qabsaneyso dhul iyo bad somaliyeed taasina waa riyo aan rumoobeyn.😢
@shaakirqoom2631
@shaakirqoom2631 9 күн бұрын
Midnimada soomaalidu waa wax inaga inoo yaal hadaan midoobayno iyo hadaan kala tegaynaba taas xasuusnaada hadaanu soomaaliland nahayna midnimo danbe nalaguma oga😂😊
@C.shkauurCumar
@C.shkauurCumar 9 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 waa yaab wlh😂😂😂😂😂😂😂
@faqiabdullahi9304
@faqiabdullahi9304 9 күн бұрын
Ahmed Smaiil samatar aya ictiraafka so sido kkkkk dad waalwaaln
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k 8 күн бұрын
Wamata juun yuhanus oo dabshidkiya😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-jw4wr7fm2z
@user-jw4wr7fm2z 9 күн бұрын
Caaaaaaaac oromada gudaa wadanka anagaaleh
@amalhope42
@amalhope42 9 күн бұрын
Uuuuc wadankee leedahey aabaha weydii dhulkaagii
@Maxamedbarre11
@Maxamedbarre11 9 күн бұрын
Siyaasadadu waa hal mar ood ilduufto somalilad hashiiskan halis kuma aha balse horumarada isdaba jooga ah ee ethiopia malaga yaaba inaanu galaafano oo dagaalada hadda ku socdaa ay ku bataan waji dagaal ay soomali la gasho ku kalifno ?!!!
@nasriina6617
@nasriina6617 3 күн бұрын
Kkkkkkkkkkmmk ma dhacayo beenta oromo awdal state ayaaa sacerdotal ama isaaqlan qabiilna qaran maha
@abraQolkisa
@abraQolkisa 9 күн бұрын
IdoorOromo siday jecel yihn ayey warkani akhriyaan chine ma yagerayo wax ay SL ku jirto takele, Saxeexay MF Xasan waxa u ku qotomaa xerka qaramada midobay, qadar wax gasa kama ibiso ethiop ethio wax ay ubahan yhy gasa ay gidaheda u isticmash hadii la dhofinayana Waxa laga dho finayaa jabuti
@Umamuna
@Umamuna 9 күн бұрын
Is dil uun ileen xasad baa ku buux dhaafiye
@hasansudi9404
@hasansudi9404 8 күн бұрын
Xadhig qado is Daldal 😂😂 Cilan
@OmarQaloon-yr9wt
@OmarQaloon-yr9wt 9 күн бұрын
TV GA MM tv waxan leeyahay ninkan waalan ha inoo keenina fadlan ... cadowgaagu waa itoobiya aan kuu jilciyee😂😂
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 9 күн бұрын
😂🎉😢😢😮😮😅😅😅
@khaalidcabdi5493
@khaalidcabdi5493 9 күн бұрын
Somaliland way is waalaysa😅
@TewodrosBethlehem
@TewodrosBethlehem 9 күн бұрын
Se maxay ka badali karaan somali qadh-muun iyo kabash kabash ta yareeya lays ma gaarin 😂😂😂
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 9 күн бұрын
Somaliland guul iyo gobonimo
@Halgame334
@Halgame334 9 күн бұрын
JABUTI DHULKAA LAGA LAADAYY
@abdikarimmahamoud1700
@abdikarimmahamoud1700 9 күн бұрын
Djibouti ictraf kuma hayaso abarsoy fam ... halkaa ka eeg ictrafka 😂
@Halgame334
@Halgame334 9 күн бұрын
@@abdikarimmahamoud1700 QorshA AH INAAD SOO SHAQO TAGTO BIYO MACAN MAHAYSID CIDAA LAGU DIRA ADUN DEKED BAD KAHAYSE WAN SO AFJARAYY. TORAYDU MA DHABAR KAY KAGA DHACDAY
@CoocSaalim
@CoocSaalim 9 күн бұрын
Faataa dhakh basaas Ethiopian ah ayaad tahay waxa hanoola iman hadii kale magaaladaanu kaa saaraynaa
@dhamme0
@dhamme0 9 күн бұрын
Baddayadu iib maaha Muse jaahil xilka waa laga qaadayaa
@TewodrosBethlehem
@TewodrosBethlehem 9 күн бұрын
Soo oy oo soo calaacal 😂😂😂
@abdirahmantama8859
@abdirahmantama8859 9 күн бұрын
Shuuso
@moeawale4891
@moeawale4891 9 күн бұрын
Dadkan badankoodu ma fayooba. Walee way xanuun sanayaan ee ilaahay ha u gargaaro. Tankale, dhulkan iyo dekadahan aad ku waalateen dad ayaa iskal leh oo ilaahay ku abuuray oo dhaxal awoow ayay ka hadheen. Markaa si dhabyar xabashi kuma siin kartaan. Labada Hargaysa iyo Barbara idiin fudud inaad bilaash ku bixisaan oo dabadeedna Oromka iyo xabashka isku dhiibtaan idinka iyo naagihiinu.
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 9 күн бұрын
Haye haye iiwad sheekada hadana iiwad sheekada… ma adaa caafimaad qaba adaa cuqdad iyo cudur qabiil la buka…. Bulaxaar iyo ceel sheikh waa xeebo daris la ah. Lughaya iyo Saylac waxanu Illahay kubeeray Isaaq…. Waana laga maarmi kara Lughaya iyo Saylac labadaba
@hasansudi9404
@hasansudi9404 8 күн бұрын
Kolay daroodka Ay Habloahooda waseenba Tahay Hooyada La wase inan la Caayo inan La Cayay Ledahay Takada Ana Leh waa dhul isaaq Somaliba wax Lagu Shaqaystay Noqotay wayna Cadatay
@abdikarimmahamoud1700
@abdikarimmahamoud1700 9 күн бұрын
Somaliland waa maamul koboleed katirsan somali No ictraaf 👍👍
@jamalsaleeban1666
@jamalsaleeban1666 9 күн бұрын
😂 waxa niyada ku dhiso
@hasansudi9404
@hasansudi9404 8 күн бұрын
Somali Kama tirsanin ee Anaga Somalida asalka Ahba Ah Jareeryow ictirafkayga Jareer iyo Bantu oromo iyo kenyan ilaaliyan waxba Lagama Waydinayo
@abdilahiyusufyusuf3395
@abdilahiyusufyusuf3395 9 күн бұрын
Muuse oromo waa la arki halka uu ku danbeeyo
@abdirahmantama8859
@abdirahmantama8859 9 күн бұрын
Futadaada usheeg
@ahmedaddawe1071
@ahmedaddawe1071 9 күн бұрын
​@@abdirahmantama8859anagu muxafad iyo mucarad wan ka simanahay qadiyada somaliland guul gul
@OmarQaloon-yr9wt
@OmarQaloon-yr9wt 9 күн бұрын
Mida kale markaad hadlayso hadal ka iska hagaaji cadowgaagana itoobiya ka dhig fadlan
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 9 күн бұрын
Caddawgayagu maaha Ethiopia waa alshababta lascanod qabsaday…
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd 9 күн бұрын
Lafta nagaa godkooda ayey biyo ugu galeen.. isaaq Oromo waa prank😅😅😅😅😅
@TewodrosBethlehem
@TewodrosBethlehem 9 күн бұрын
Oromada ba uda lakin waxa weyi somali oo dhan wax maka qaadi karta neefow lama soo ciyee 😅😅
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 9 күн бұрын
Oromo way shaqaysatay wataa somali baaaaaaac ka siisay ,viva oroma
@Halgame334
@Halgame334 9 күн бұрын
ETHIOPIA ICTIRAAFKA HADAY KASARTO HESHIS MA NOQONAYO DULAN BU NOQONAYAA DULAN DALKALE LAGUMA HAYSTO HESHIS BA LAGU WADA SHAQEEEYAA
@laraahmed6592
@laraahmed6592 9 күн бұрын
Oma bahaninictrafka dawlad iyado bakhtiyaysa
@SoudeyssiMahdi
@SoudeyssiMahdi 9 күн бұрын
​@@laraahmed6592itoobiya mabakhti yayso waa dawladaha geeska Afrikaans ugu faca weyn walaalo taariikhda akhriso nimcad walba waxay nooga yimaadaan itooboya rasuulkeenu uu uduceeyey Baraka allaah ardul xabash ayuu yiri Samir iyo iimaan Ayaan kuleenahay 🖐🖐🖐
@abdifitahabdullahi4675
@abdifitahabdullahi4675 9 күн бұрын
Kkkkkk ictiraaf ayaa kuwaalateen.
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 9 күн бұрын
Beenland
@getto10
@getto10 9 күн бұрын
Waar badu iib maaha. Dawlada kulmiye wey dhacaysaa
@TewodrosBethlehem
@TewodrosBethlehem 9 күн бұрын
Inay dhacay so ma kabash kabash ta ayaa ka kentay 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹😂😂 💪 💪 💪 💪 💪
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 9 күн бұрын
Viva kulmiye ,Barbara waata somali ay ka qaylinayso,somali waa jahiliin aan waxba ogolayn ,dawarsiga waa in laga bahaa
@TewodrosBethlehem
@TewodrosBethlehem 9 күн бұрын
@@asiyahmed-cs3ft adigu ma qadad weyn ta lay sheygay aa tahay mise somaliland noqotay xidig ka so socda somali da inteda kale baaacow
@geeljire1658
@geeljire1658 9 күн бұрын
Siqiir kkkk. Wuxuu iska dhigayaa muxalil khabiir ah kkk
@geeljire1658
@geeljire1658 9 күн бұрын
34 sano oo riyo maalmeeda 😂😂😂😂
@The_president9
@The_president9 9 күн бұрын
Alshaab chapter 7 Ciidamada Itoobiya Kenya Uganda 😂😂😂😂😂
@abdoulkadermohamed307
@abdoulkadermohamed307 9 күн бұрын
War ilayn beeni raad malaha bal waan eegnaa gadhloow
@faisahassan8983
@faisahassan8983 9 күн бұрын
Waar waxan yaa nadhaafya ilaahay masaaib ku salid madilaalki dhulka noqoten ma ithopia ictiraaf kuu haysa madhul iyo ictiraafba laysa siista ilaahay jahli idinku wada dil waar kii oromo hadaa jeceshiin dee utaga qudhmiye waa qashin wuxuunbu isleyahay ictiraafban keenay dheh ee idoorta waar hadii bahada qudhmiye bad iyo baxdo dalkaba jogi maayo anigu iyagaban unacay
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 8 күн бұрын
Dee iskaba tagoo soo shaqee uun. Kkkk
@mohamoudabdi6778
@mohamoudabdi6778 9 күн бұрын
30 sano beenti leesku maa walin jiray wadan
@Somali3000-
@Somali3000- 9 күн бұрын
Isaaqow walaalayaal skuulka iyo jaamacada waaliga xara. Somaali dhan wey ogtahey Isaaq oo kali waaye aqligaan. Waa taad maqasheen Profkeena soomaliyeed Samatar. Laakin waa blind leading blind. Methalan kaba soo qaad. Wey dhacdey. Egypt, Eritrea, jabuuti, Sudan Kenya go'adaan air baa la galin. Remember tan yar aad leediheen SL SL Ciise ii Samaroon waa anaga. SSCna idinceebeysey.
@hasansudi9404
@hasansudi9404 8 күн бұрын
Adu jareer ka ahow 😂
@faqiabdullahi9304
@faqiabdullahi9304 9 күн бұрын
Been badana
@MohamedAli-cs1zy
@MohamedAli-cs1zy 8 күн бұрын
Heshiiska miiska ha soo saaro muuse biixi. Qasab weeye in baarlamaanka la keeno. Goaanka waxa iska leh baarlamaanka iyo dadka shacabka.
Madaxwayne Biixi oo eedayn Culus u jeediyay Djibouti.
11:46
MM Somali TV
Рет қаралды 29 М.
버블티로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 85 МЛН
I wish I could change THIS fast! 🤣
00:33
America's Got Talent
Рет қаралды 80 МЛН
Somalia gave its coastline away, here's why it matters
16:55
CaspianReport
Рет қаралды 445 М.
Xog Sira Dagaalkii Laascaanood  iyo Cidii ka danbeysay
12:36
Prof Samater Oo Ka Jawaabay Hadalkii Aqoonsiga Somaliland
9:33
Hargeysa Today
Рет қаралды 4,5 М.
버블티로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 85 МЛН