Wararkii u Danbeeyey Turkiga oo Sheegay inuu Dhexdhexaadinayo Somaliland Jabuuti & Somaliya Talabada

  Рет қаралды 34,847

Taar Tv

Taar Tv

26 күн бұрын

Пікірлер: 41
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 24 күн бұрын
Guul soomaalilaan ❤❤🎉🎉❤❤🎉🎉❤❤🎉🎉
@user-fd3io4qr5j
@user-fd3io4qr5j 24 күн бұрын
بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد Dawlada waxaan usheegayaa Turkiga arimihiina yaanu soo galin…Turkigu Somaliya Ayuu Qaatay waana gumaysi khatar ah ka fogaada…..Waa talo odeynimo….. Waa Khayran katiiran
@princesshawd6859
@princesshawd6859 24 күн бұрын
Somaliland guul iyo gobanimo ❤
@qurbaawis642
@qurbaawis642 24 күн бұрын
Taartv horyaalka wararka wadanka iyo caalamka
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 24 күн бұрын
Dr doolaal.xali xali waa runsheg Wlee Turkey slnd xidhidh fcn Ayuu laleyhy MOU dhexmaray Labada dawladood Ethiopia iyo Somaliland sfcn Ayey ankara utaagresnthy
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 24 күн бұрын
Warkaaga waxa maqan qaybtii dhalinyarada waa ciyaaraha caalamka iyo xarakayntooda waadku fiicantee
@Halgame334
@Halgame334 24 күн бұрын
XASAN SHIIKH IYO GEELE WEY IS QAAWIYEEENN
@ahmedweli4713
@ahmedweli4713 24 күн бұрын
Aadbaanu u sugnaa wararkaaga Doctor taar waxaanse kula jeclay In aan wixii Cusub ee kusoo kordha Caalamka kula soo socodsiiyo Mhdsnid Doc'
@MubarikCabdilahi-t8p
@MubarikCabdilahi-t8p 20 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@MubarikCabdilahi-t8p
@MubarikCabdilahi-t8p 20 күн бұрын
@faisayussuf6953
@faisayussuf6953 19 күн бұрын
War hadii muse itobiya keeno anaguna hadanu shacaka somaliland nahay somaliya ayanu ku birayna ❤ somaliya ha nolato
@AbdiMohamud-wu9kp
@AbdiMohamud-wu9kp 23 күн бұрын
Warkaa jir taarow
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o 23 күн бұрын
STOP TURKI SOMALILAND IS NOT EASY
@user-ks7oc1bz1e
@user-ks7oc1bz1e 23 күн бұрын
Waar Ka Kaca Fadhiga shuftanimadii bay u soo wareejiyeen Sanaag,nabadgelyada u Istaaga Reer Sanaagow,Markay Magaaladoodii Dhulka la simeen bay Rabaan in sidooda la Noqdo Wax Baaba,ay .
@kariima646
@kariima646 24 күн бұрын
Sow dinki laha darodbanu nahay de cashuurta bixiya hadii kale ka guura😂
@user-xk5xn4tc1o
@user-xk5xn4tc1o 23 күн бұрын
Gafur culust😂😂😂😂
@husseinduale9354
@husseinduale9354 23 күн бұрын
we are telling the turkey to stop the mediation of Somaliland and somalia and buuuti
@mowliidabdi6030
@mowliidabdi6030 24 күн бұрын
Dhibaatadan 🇰🇪 kenya ka socota waxaa ka denbeeta faarah macalin ninka ladhaho 😂😂😂😂😂
@user-jm9ry5jh5s
@user-jm9ry5jh5s 24 күн бұрын
Kiso dar qaynta ciyaaraha😂
@geeljire1658
@geeljire1658 24 күн бұрын
😂😂😂😂😂 waar bahasha cusbo nagaga dar
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 24 күн бұрын
Qurjiile waa tuug markay gaajoodaana way waashaan bishii rabadaan booskii hawiye waakuwii xaday xaaraanta iyo xalaashu waa isku mid
@CadeMumasar
@CadeMumasar 23 күн бұрын
Tukrigu hakadayo umada uu xasuqayo hakadayo kurdistan oo ha ufuro wada hadal haduu cid unaxayo
@hassanhiir9969
@hassanhiir9969 24 күн бұрын
Gafuur Culusta
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 24 күн бұрын
Muuse sland wuu ceebeeyay illeen waa maxaan jeleloo rag iska celinkaree
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 24 күн бұрын
Muse daroood Iyo somali qarmun buu bikir jabiyeey 5 taa danbe naa waa. Doranayna haden somalilander dhalada nahaye 🇮🇷🙏🏽🌺👑🥰🇸🇴🤫🐷🇸🇴🐷🤫🐷🇸🇴 Canazirti waa kufsaden reer somaliland guul from Djibouti🇩🇯🇩🇯🤪🤪🇩🇯🤪🇩🇯🤪🥰🇮🇷🇮🇷
@user-jg8sy6kw9q
@user-jg8sy6kw9q 23 күн бұрын
eebe yaa ku galaday soomali laderta guul.iyo gobanimo soomali la dartami kartaana majirto hibada eebaa baxsha wax la iska doon doona maha soomili dib haisugu noqoto hadii kale tan hada kajirta mid kadaran baa ku dhici hadaanay duriyada faraha soomali kalabixi hadhow hashaaliyana waa iga talo
@Halgame334
@Halgame334 24 күн бұрын
FARAX MACALIN ISKU KAAJE KENYACWEY UGA DHAMAATAYY..
@Halgame334
@Halgame334 24 күн бұрын
RER CEERIGAABO JABHAD MEDANIYA HA ABAA BULAAN DEGDEG.. HAYS DIFAACAAANN
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 24 күн бұрын
Wax jab had layidhaa sland laga.ma Abaabulayo wadankii Ciidan.qaran.oo.ku.filan .Ayuu.leeyahay. Ciidamo.cusubna lasoo.qoro.oo.latababaro
@adamosman3613
@adamosman3613 24 күн бұрын
Bilaa dhiig doqon ah bal waxaad warja dhigayso
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 24 күн бұрын
Sxb reer somaliland maanta amaan iyo beerlaxawsi uma baahna, bilad sharaftii dagaalkii 77 78 iyo abaal kastoonu soomaali min gees ka gees u galnayba lanagu abaal mariyay wuxuu ahaa xasuuqii dadkayagii Aakhiro loogu diray iyo burburkii dhulkayaga loo gaystay iyo boobkii iyo dhicii lanagu dhaxal wareejiyay iyo isir'nacaybka cadaawadeed ee ilaa maanta jiritaankayaga lala daba taagan yahay,,, sidaa awgeed reer somaliland maaha kuwii horee ha ogaado nin moogi, waana la eedayaa wixii dhacay oo wallaahiya, ilaahayna soomaali danbe waxba nagama dhaxaysiiyo insh tcaalaa Anna ducada Aammmiiiiiiiiin oo hadana Aammmiiiiiiiiine for ever Somaliland rep,,,,
@bashkanuurka
@bashkanuurka 24 күн бұрын
afqadhmuune afqadhmuune dhalay oo xanuunsan kunjeer nacalaa kudhalaye
@m.khadarhassan8637
@m.khadarhassan8637 24 күн бұрын
Tawtawle mashruuc kusoo qaatay eray bixinta KOONFURTA somalia
@jaamacfaatax8419
@jaamacfaatax8419 23 күн бұрын
Dirirow horta nacas miyaad tahay waan kula yaabanahaye markaad itoobiyaan soo dhoweysaneyso illowsha dhowidaa reserve area ma hilmaantay
@Fessi_contryballs
@Fessi_contryballs 24 күн бұрын
VIVA KOUKOUA REER SH ISAXAAQ IYO INTA ASAXAABTAYIHIN MOOYE. SOMALI FUTADHEER DABKA GALIYA
@ninilahaywarkii9767
@ninilahaywarkii9767 24 күн бұрын
Dee horta maku kala taqaanaa kukuyo Adiga uun baa iskala gurayee Ama nadaay ama na roga mid uun dheh
@Gulmudagirl
@Gulmudagirl 24 күн бұрын
Doqon doqon dhalay oo cuqdad iyo naxli kabuuxo beentii muuse Oromo buu rabaa in uu noshego 🤮🤮🤮🤮😡😡😡😡🐐🐐
@zuhaip9985
@zuhaip9985 24 күн бұрын
Halkan maxad ka soo dontay ma salidba lagu iibinaya ayaa lagu yidhi
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 24 күн бұрын
CULAYS HADAY KUGU HAYSO, FIKIRKAAGA KA DHIIBO!!!!!.CAYDUNA WAA ASTAANTA MASKAXYARAANTA!!!!!!.
@aminafgh2127
@aminafgh2127 24 күн бұрын
muuse biixi geesi ciilay faqash iyo faqash kalkaal cadawgii jaban madaxwaynahayaga geesiga ah
@user-lz1kf3lj3z
@user-lz1kf3lj3z 24 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
Beesha Gabooye oo u jawaabtay Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Jabuuti.
15:12
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 212 МЛН
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22