Waraysi Ku Saabsan Dekeda Laga Dhisayo Xiis Ex Wasiir ilhaan Maxamed Jaamac

  Рет қаралды 12,433

ELSAR MEDIA PRODUCTION

ELSAR MEDIA PRODUCTION

4 жыл бұрын

★ ★ ★ELSAR MEDIA PRODUCTION 4K&ᴴᴰ★ ★ ★
💕 💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 ✔ELSAR CHANNEL You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily,Also You can Get,Music, Entertainment t All Of The World. Fadlan Si Aad Ula Socoto Halkan Riix / sanaagmediatv
Abdirahman Ahmed Elsar
+252634333309
Our Equipmentmen
1-Canon 5D Mark Iv
2-Canon 77D
3.Sony HXR NX100
4- NIKON D500
5-Nikon D90
6- Wireless microphone sonny
7-Wireless Microphone Boya
8- All In One Mac Corel i5
9-All In One HP Corel i5
10- Laptop HP Corel i7
11-Desktop Dell Corel i3
12- Kit COOPIC Lights
13-Speedlight YN565 1V
14-Speedlight YN560111
15- DJI RONING-SC
EDITING AND SOFTWARE
1-Adobe Premiere Pro Cc 2019
2-Adobe Photoshop Cc 2019
3-Adobe After Effect Cc 2019
4-Adobe Audition Cc 2019
5-Adobe Illustrator Cc 2019
And More
FOLLOW ME on Social Media
➜ / abdirahmanelsar
➜ / saxafi.elsar
➜ / abdirahman.elsar
Website ➜ sanaagmedia.com
WhatsApp: #+252634333309

Пікірлер: 99
@acacius9903
@acacius9903 4 жыл бұрын
MaashAllah beautiful place and amazing woman. Love from the Gabiley brothers and sisters 💚
@khalidsl686
@khalidsl686 4 жыл бұрын
I have never been to Sanaag regions of Republic of Somaliland. It looks amazing I will next visit.👍🏼👍🏼👍🏼
@stetsoncollin2138
@stetsoncollin2138 2 жыл бұрын
You prolly dont care but does anyone know of a tool to get back into an instagram account?? I stupidly forgot my password. I appreciate any tricks you can offer me.
@hoobaan8674
@hoobaan8674 4 жыл бұрын
Maanshalla waa Reeerii Ilbaxa Ahaa good lucky
@yaasinismail7956
@yaasinismail7956 4 жыл бұрын
Ugu horayn qurba joogta muuse abokor arinaka wa inay caawimo ka geestan horumarinta degaanku wa muhiim
@AhmedSahal1
@AhmedSahal1 3 жыл бұрын
Thnks inder
@zensei7479
@zensei7479 2 жыл бұрын
Waar muse abokor lahaane aamu doqon yahow
@skinnylozano9707
@skinnylozano9707 2 жыл бұрын
@@zensei7479 dhul muse abokor
@mahadjama3597
@mahadjama3597 4 жыл бұрын
Maansha'allaah Somaliland waa qani wixii dhiiglow kaca waad ogtihii qarankeena awoodiisa yaan lagu halayn ganacsatada shacabka iyo inta caqliga caafimaadka qabta iyo dhamaan reer sanaag mediaha ha kaqaybqaataan iyo weliba qurbajoogta inta aanu helin xauunka fayriska qabiilku Somaliland ❤️
@xaawamaxamed7885
@xaawamaxamed7885 3 жыл бұрын
Caqliga Allah hakuu daayo wallo qali
@mahadjama3597
@mahadjama3597 3 жыл бұрын
@@xaawamaxamed7885 maansha'allaah wlalo mahadsanid
@Kaysar-47
@Kaysar-47 6 ай бұрын
2024 cid wax kaqabatay majirta 3sano kahor Wan ka hadlay
@z012y
@z012y 3 жыл бұрын
*Masha Allah Maydh iyo Xiis dekedo cajiib ah oo jamhuuriyadda Somaliland leedahay*
@deeqaxasan5096
@deeqaxasan5096 2 жыл бұрын
Manshalla xiis xarago waa magaaladii aan ku dhashay aadna waan u jeclahy horumar fiican ayaan idiin rajaynayaan
@hamzaelmi6706
@hamzaelmi6706 4 жыл бұрын
Maanshalaah ilaahay ha idin la garan galo aamiin Aamiin ❤️❤️
@MOHAMED-zc6bg
@MOHAMED-zc6bg 4 жыл бұрын
Masha allah ,MAYDH IYO XIISBA HA LA DHISO GADARBUURSIGUNA SAYLAC SACAD MUUSENA BULUXAAR HA, LAYSU DUCEEYO LAAKIN DEKAD HA KU GABANINA EE MACDANTA DALKA ILAALIYA EED LONDON DEAL KU SOO GASHEEN WA BILAHI TAWFIIQ
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 жыл бұрын
masha Allah ilahay walahay wa inoo roonaday dhulkeena nimco fadhida been maha anoo yar buu abahay igu yidhi dhulkeena nimcaa fadhida walahay bilahay waqti fog bay ahayd anigu wan ku farxasnahay dhulka reer somaliland ilahay siiyay meel meel ka dhacda malaha
@Gorgor12t
@Gorgor12t 4 жыл бұрын
Xiis waa magaalo qadiimi ah oo taariikh leh dekad istaraaji ah weeye oo dabiici ah
@deebeyadem1604
@deebeyadem1604 4 жыл бұрын
Waa halkee xiis? maa berbera
@Gorgor12t
@Gorgor12t 4 жыл бұрын
@@deebeyadem1604 Waa gobolka Sanaag
@AhmedSahal1
@AhmedSahal1 3 жыл бұрын
@@deebeyadem1604 my waa sanaag
@mohshakar3142
@mohshakar3142 4 жыл бұрын
Maansha alaaah xiis xarago waa magaaalo aan aad u jeclahay
@abdifatahsalah3636
@abdifatahsalah3636 4 жыл бұрын
Masha allah ilaahay haku guuleeyo aamiin
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY 4 жыл бұрын
Machalah sanag region
@drkhayrealihassan8922
@drkhayrealihassan8922 4 жыл бұрын
Mansha Allah Gobolki wada Deked bu noqonayaa,
@wardakorontooo8449
@wardakorontooo8449 4 жыл бұрын
Aniga daaagii dooona ishalhaa Waan imaney markan gursado daaagii swdan ka so guuurii dooona Ishalhaa
@avvvvo7000
@avvvvo7000 4 жыл бұрын
Inshallah
@mustafemahamed5706
@mustafemahamed5706 4 жыл бұрын
Masha Allah dalkaygii horumar wacan hankii qarankaa rumoobay
@sallicalee9801
@sallicalee9801 4 жыл бұрын
masha allah wxa halkaa iga muuqata ILhaan alle haku xifdiyo waa maamo qaali
@adam.somali643
@adam.somali643 4 жыл бұрын
Elsar .. Horu socodka gobolka sanaag ..keep going bro
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 жыл бұрын
Ilhan jamac qurbahi way nacday dalkeeday ka door biday masha reer farah xarbi oo wershada daqiiqda ka sameyeey berberana wana ilmader caruurna way u haysa wa gabadh noqtay wasiirad oo wax baratay ilahay wayn ha kula qabto hindisahaga wanagsan oo ha ku rumeeyo dekada inaad dhistan waa in dekada loogu magac daro hinda jamac wayo way u dedalaysa
@xirsiadamagan6229
@xirsiadamagan6229 4 жыл бұрын
XIIS IYO MAYDH waa meesh sheekh ISAAQ ku aasan yahay.
@umusaaraismail6400
@umusaaraismail6400 4 жыл бұрын
Masha Allah hore u socda.
@siciidcali9161
@siciidcali9161 3 жыл бұрын
Mansha Allah Allow Barakee
@hassanmohamud732
@hassanmohamud732 4 жыл бұрын
Masha Allah Somaliland Qaranka ha loo guntado ..
@bigs4147
@bigs4147 4 жыл бұрын
Tuug sawiro ay dadka kubaryaan wardadaka haluganina
@yaasinismail7956
@yaasinismail7956 4 жыл бұрын
Mandem News adigu ciyaal farmaajo
@mustafemahamed5706
@mustafemahamed5706 4 жыл бұрын
@@bigs4147 maxa tuug ah tuug uunbad maqashaye
@hassanmohamud732
@hassanmohamud732 4 жыл бұрын
@@bigs4147 Waar Qofkan Maxaa ka qaldan halkeed nagala qaday, Marka hore hurdada ka kac dabadeed dadka la hadal....
@mohamedbashe5035
@mohamedbashe5035 4 жыл бұрын
MaanshaAllah
@heissadan1234
@heissadan1234 4 жыл бұрын
Masha Allah Xiis Xarrago
@wll_shaketi4561
@wll_shaketi4561 4 жыл бұрын
M.a
@amuncali7307
@amuncali7307 4 жыл бұрын
Maasha Ilhaam Waa qof dedaal badan oo maskax furan
@warsamejamal9828
@warsamejamal9828 3 жыл бұрын
Maanshalaah ilhaan maxamed jaamac
@ahashi7828
@ahashi7828 4 жыл бұрын
Dadka dhulka iska leh waa badaw dhulkaas quruxda badan waxaa kala qiimo badan gaadhi fourwheel driver ah ninkaan camarada sitaa waxay ahayd inuu intuu doonyar raaco buurtaas quruxda badan ee magaalada u dhaw na soo daawad siiyo iyo magaalada Xiis quruxdeeda dadka inuu tusaa bay ahayd .
@siciidcali9161
@siciidcali9161 3 жыл бұрын
Mansha Allah
@allahurabbilaaacbudusiwaah2310
@allahurabbilaaacbudusiwaah2310 3 жыл бұрын
Masha allah,dhulkii harti
@biletaakuleeye6493
@biletaakuleeye6493 4 жыл бұрын
Masha Allah ilahay ha ku garab galo
@hamdakawir3936
@hamdakawir3936 2 жыл бұрын
Mnsha Allah mar uun waan tagi hadii alle idmo
@khadrajamaguled429
@khadrajamaguled429 4 жыл бұрын
MAANSHA ALHWAQURUXDI AWOGAY WANRAJANAYA IYDOQURUXBAADAN
@mxmdcmraxmd4552
@mxmdcmraxmd4552 3 жыл бұрын
Masha allah nagLO ISTARATIJI
@aaminamaxamuudmaxamed5379
@aaminamaxamuudmaxamed5379 3 жыл бұрын
Masha allh magaladaydii
@abdirahmanartan6544
@abdirahmanartan6544 4 жыл бұрын
ManCHlllH Magaaladii Heiss~Harago Hoygii Ilbaxnimadda &Xadaarada Geyigga Soomaaliyeed..
@sallicalee9801
@sallicalee9801 4 жыл бұрын
Xildhibaan Yuusuf aya isna ka goobjoogaa goobtaa waa xubno qaaliya
@abwaanbaashecawl8068
@abwaanbaashecawl8068 4 жыл бұрын
Aad baan kiu salamay
@abwaanbaashecawl8068
@abwaanbaashecawl8068 4 жыл бұрын
Sali calee
@ahmedjama9112
@ahmedjama9112 Жыл бұрын
Xiis xarrago iyada iyo Maydh waa magaalooyin taariikhi ah
@abazhasami1468
@abazhasami1468 4 жыл бұрын
Dakada iyo buurta hala kala fogeeyo buurtasi waa quruxda kaye indhu qabanayan
@abdiazizsalah912
@abdiazizsalah912 3 жыл бұрын
Xiis waa magalo aan jeclahay inkastoo anigoo yar aan beri tegey sida. Ooy tahay waxa ku aasan walalahay ilaa 2 gabdhood aabahay alle hownaxariiatee waxa uu maherad ama dukaan. Kulaha sidaan taariikhda ku hayo 1950
@zaaked7930
@zaaked7930 7 ай бұрын
Wow waa taarikhe
@thekinglion2124
@thekinglion2124 4 жыл бұрын
Guul somaliland
@somalistansomalistan6611
@somalistansomalistan6611 4 жыл бұрын
Waanay ku soo durkeen Maydh ee waa in shaqo laga qabtaa.
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 4 жыл бұрын
Waxan jecla mar uun inan booqdo Gobolka Sanaag gar ahaan mataanaha xiis iyo maydh iyo xaruuntii awoowyada Somaliland
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY 4 жыл бұрын
Caro h.jeclo kuso dhowow xiis cerigabo
@sahra6279
@sahra6279 4 жыл бұрын
@@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY habarjeclo ma laha
@jamacabdilahi8980
@jamacabdilahi8980 4 жыл бұрын
@@sahra6279 hadaa yaa leh
@siciidaxmed2963
@siciidaxmed2963 4 жыл бұрын
Murankiini bilaaba dee
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 4 жыл бұрын
@@sahra6279 Habar jecla degta sidan ku maqlay waliba Muse Abokor reer ka mid ah oo anan hada xusuusnayn wa sidaan maqlay
@ahmedjama9112
@ahmedjama9112 Жыл бұрын
Xiis iyo Maydh Aduruxmiin iyo Musa carre waa xaddaaradihii hore ee somaliland.
@somalistansomalistan6611
@somalistansomalistan6611 4 жыл бұрын
Dekadda Maydh ayaa lagaga hor tegayaa sheekadan xinka ah.
@yaasinismail7956
@yaasinismail7956 4 жыл бұрын
Somalistan Somalistan maxaadka sheekayn
@AbdalleFuaadAbdi
@AbdalleFuaadAbdi 4 жыл бұрын
@Isaaq La'aantii Waqooyi iyo koonfur Midoobi Maayan sxp waa dhibaatoyinka ina haysta sidii inan yar inaan xifaaltano oo cadawgeenu uu inagu farxo isku mashquulsananteena heer meel walba ay inagala dagaalaman laakin waxaynu haysana dad samir badan oo qaranamidu biyo dhigty gobolaysina ka baxay in qarankan horumaro un ku raaxaysta
@emojioffical
@emojioffical 4 жыл бұрын
Doonyaha ayaa ku gabadda hahhahah
@somalistansomalistan6611
@somalistansomalistan6611 4 жыл бұрын
Xiis waxa ka soo dega xagay marayaan?. Waxan waxa ka horeeya iyagoo wax ka dhista waddada Tabca ee ay daawanayaan.
@yaasinismail7956
@yaasinismail7956 4 жыл бұрын
Somalistan Somalistan waxba laga waydiin maaye maxaku daliyay qof waalan
@jamacabdilahi8980
@jamacabdilahi8980 4 жыл бұрын
@@yaasinismail7956 madheedh bay marayaan
@mahadfarah9031
@mahadfarah9031 3 жыл бұрын
waxaad shagtaye inaadan dhageysan gabada. waxay sheegtay inay ka caawin doonto dekedda
@abdaleali6328
@abdaleali6328 4 жыл бұрын
Gaw timir lafba ku jirta waxa ku jirta macdan oo lala baxaya wa sir furan
@xamzamahad3691
@xamzamahad3691 4 жыл бұрын
Dakada saylac ayaa mudan Kow,
@Zakariye.abdilahi
@Zakariye.abdilahi 3 жыл бұрын
Dakad maydhe soo baro nio horta marla labad ka habon ogan
@runsheeg5740
@runsheeg5740 4 жыл бұрын
Dagaalkii Ceel Garde miya loso raray Xiis?
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 2 жыл бұрын
Reer Somaliland wxaa sheegay shirkii dib u heshiisiinta abwn Gaariye wxu yidhi reer Somaliland waa "" Doqon doobir bdn isuna hysta iny Ragganimo wax ku keeneen "" macnaheeduna yhy "" doqon nasiib bdn hdna isu hysta iny Ragganimo wax ku keeneen " waana xaqiiq xikmdaasi wllhi waayo bal u fiirsada nsiibkoda iyo ncsnimdooda had iyo jeer intaa wxy waxwalba ku qiimeeyaan waa Qabyaalad waana ta sababtay iny nsiibkooda mrnba si fiican uga faaiidysn islmrkna ka dhigay qaar iyguuni intaa isu muuqda tabtii dumarka mrka niyow alle ha sahlee bal isku daya ind mar uun ka kortaan Qabyaalada hdii kle dee sideenii uun bynu hdna ku dhici booraan qafilan iyo jabkiinii aad soo marteen qaxontinimada iyo qaxa malaha ku fiicantihiin iyo silica iyo saxariirka dagaal nacaskee , !!
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 9 ай бұрын
Faqash ciilan baa tahay daarood miya noo maleysay marka qaxoonti noo saadineyso ilaahay idamkii idinkaa sidii 1991 isaaq iyo hawiye idinka eryi doonta dhulka somali degto
@runsheeg5740
@runsheeg5740 4 жыл бұрын
Xiis maha meel wax laga dhisi karo wa lama deegaan. Dekeda wa Maydh.
@Gorgor12t
@Gorgor12t 4 жыл бұрын
Xiis dhismihii dekadu way ka socotaa ee calool xanuunka iyo cuqdada udhimo
@avvvvo7000
@avvvvo7000 4 жыл бұрын
@@Gorgor12t Cuqdadu aday si xoog ah kuu haysaa, ma is tidhi? Meeshu dekad ma ku soo baxayso waa wada dhagax, meel kale oo ciid xeebeed ah hala raadiyo. Maydh ama Shalcow ayaan soo jeedinayaa. Ta labaad Somaliland iyo shacabkeedu itaal ay wax ku dhisaan ma iyaaga hayaba.
@Gorgor12t
@Gorgor12t 4 жыл бұрын
@@avvvvo7000 aniga cuqdadi ima hayso hadalkaygana kuma cada magaalo aan horumarkeeda kasoo horjeestay adigu hadalkaaga dib u akhriso.
@avvvvo7000
@avvvvo7000 4 жыл бұрын
@@Gorgor12t Dee haaye, hadaanu xanuun jirin maxaad qofkaa kale u xagxagatay oo cuqdadle ugu sheegtay? Fikradiisa uun buu dhiibanayay e. Xiis hormarkeeda kama xumi, se magaalo kaluumaysi uun bay ku soo baxaysaa. Meelo kale oo galbeedka ayaa laga dhisi karaa sida Shalcow?
@Gorgor12t
@Gorgor12t 4 жыл бұрын
@@avvvvo7000 kkkkk oo kumaba eegine waxan kumoodayay qofkii qoraalka sare lahaaye, adigu xagee naga soo slaantay? Se ma qofkaas baad afhayeen utahay?
Warbixin : Magaalada Taariikhiga Ah Ee Maydh.
7:19
Horn Cable Tv
Рет қаралды 39 М.
Sanaag | Gurigii SAYID Mohamed abdalle hassan iyo Dowga Tabca
21:26
LOVE LETTER - POPPY PLAYTIME CHAPTER 3 | GH'S ANIMATION
00:15
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 19 МЛН
Always be more smart #shorts
00:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 47 МЛН
Sidan ayuu isu badalay ali !! Kahor iyo kadib
10:36
Dhakhtarrr
Рет қаралды 113 М.
MAGAALO CIDLA AH | 48 saacdood ayaan ku noolayn magaalo cidlo ah
10:45
Dalxiiska Xeebta Maydh Ee Gobolka Sanaag 4K
3:03
Future Brothers Production
Рет қаралды 8 М.
BERBERA waxay caan ku tahay 3 shay
9:51
Qays Qeyser
Рет қаралды 164 М.
FAYSAL | XOGTA DAHSOON | BADDA CAS | 'SIRTA ITOOBIYA' | DFS
36:56
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 10 М.
LOVE LETTER - POPPY PLAYTIME CHAPTER 3 | GH'S ANIMATION
00:15