No video

Waraysi Kulul SH.Xasaan Xuseen laqaaday Arima Badan Cadeeyay

  Рет қаралды 32,056

Dhacdo TV

Dhacdo TV

4 жыл бұрын

FADLAN CHANNELKA KU SOO BIIR OO SUBSCRIBE DHEH SI AAD U HESHO WARARKA SOMALIA MAHAD SANID.

Пікірлер: 72
@caaqilkaa
@caaqilkaa 4 жыл бұрын
Allaha barakeeyo sheekh xasaan waa nin xaqa ku taagan oo geesi ah gaaladana way ka naxaaan iyo kuwa raacsan inta badana lama helo mashaa,iq isaga camal xafidahullah
@hassanomarabouhatim3302
@hassanomarabouhatim3302 4 жыл бұрын
جزاك الله يا شيخنا أبو سلمان
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 4 жыл бұрын
Wariye kaynaan Mahadsanid In Aad suaalo badan iga Dhex Guuxayey ii waydiisey Sh Xassaan Xafidahu Waracaahu
@kahinshukri8197
@kahinshukri8197 2 жыл бұрын
Sxb wlh ishuu ka riday wariye fcn waaye lkn xasaaan suashi la weydiye muusan ka jwbin fiiri bl
@abdisalamdirir5904
@abdisalamdirir5904 4 жыл бұрын
Walaalayaal firqooyinka oo dhan waxay hoos imaanayaan labo fikradood oo kala ah “kitaabka quraanka iyo sunada nabiga csw aan isku xukuno iyo maya beesha caalamka ma ogola “
@bintuugaas8718
@bintuugaas8718 4 жыл бұрын
Runta sheegtay ilaahay qeyr haku siiyo
@abdisalamdirir5904
@abdisalamdirir5904 4 жыл бұрын
Smd
@user-pr3dg2lf2q
@user-pr3dg2lf2q Ай бұрын
Masha allha shiikha xasaan Allhe haku xafido❤❤❤❤
@al-marifahmedia816
@al-marifahmedia816 4 жыл бұрын
حياكم الله شيخناالفاضل وجزاكم الله عنا وعن المسلمين خير الجزاء
@warfadayur1301
@warfadayur1301 4 жыл бұрын
Suaalo adag ayuu weeydiiyey, lkn si xikmadeeysan oo kooban ayuu uga jawaabey, ilaahay sheekha habarakeeyo
@abuucade3459
@abuucade3459 4 жыл бұрын
اَلسَلامُ عَلَيْكُم وَرَحْمَةُ اَللهِ وَبَرَكاتُهُ‎ زاد الله حرص الشیخ لانظیرله فی عصره إلانادر شكرا كن سعيدا دائما وَعَلَيْكُم السَّلَام وَرَحْمَةُ اَللهِ وَبَرَكاتُهُ‎
@abdisalamdirir5904
@abdisalamdirir5904 4 жыл бұрын
Masha allah brilliant sheikh xasaan xafidahu allah
@cabdiaskarbuulle4887
@cabdiaskarbuulle4887 3 жыл бұрын
mashaa Allaah shekha Alle ha xafido
@ninweynootagay8838
@ninweynootagay8838 4 жыл бұрын
Keeynan kula talinaya inkastoon shekha ad kaxishoon culumada xishmey wll Waayo sh xasaan waa maclinka muslimiinta mana aha nin ad sualaha sidaas ogu adkeyni laheyd adigaba ka shakiye sheekha mad xarig uraadineysa waayo jaajusnimo ayad wax uweydisay macalinka
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 Жыл бұрын
Yaa sheekh ah ma kan ba sheikh ah nio sheikh la aan baa ku heysan filaaa
@amiinnasir6446
@amiinnasir6446 3 жыл бұрын
Sheekh xasaan xuseen halaga war hayo... Waa sheekh daacad ah
@Farhan-hv5pc
@Farhan-hv5pc 4 жыл бұрын
Masha allah shekh xassaan
@maxamedcade8294
@maxamedcade8294 4 жыл бұрын
Mashallah sheikhuna
@farhanqassim7233
@farhanqassim7233 4 жыл бұрын
Sheikh Xassan. 👋✅
@xasanxudayfi7150
@xasanxudayfi7150 4 жыл бұрын
Maa shaa allaha
@muxamad8022
@muxamad8022 4 жыл бұрын
Masha allah
@omaniyare2458
@omaniyare2458 4 жыл бұрын
Wariyuhu Su,aal adag buu Waydiiyey lkn Sanbaloolshe Su,aala Jilicsan buu Waydiinayey
@user-fv9eg5rz5c
@user-fv9eg5rz5c 2 ай бұрын
Allow noo xafida sheekh
@MAXAMEDHUSSEN-er4tz
@MAXAMEDHUSSEN-er4tz 9 ай бұрын
be right for ever if allah says
@xaramrkc5724
@xaramrkc5724 2 жыл бұрын
Mashaalh shaykhunaa alkariim allehaku xafido
@hooyofarxiya1520
@hooyofarxiya1520 3 жыл бұрын
Waraysi kala saaray xaqa iyo baadilka
@mustafeabdinasir6404
@mustafeabdinasir6404 4 жыл бұрын
Mashaalaah sheekh xasaan
@anwarsaxane1434
@anwarsaxane1434 4 жыл бұрын
Masha allah shiikh xasaan Alle haku xafido
@jawimacaan105
@jawimacaan105 2 жыл бұрын
Asc
@maaliniyohabeen5124
@maaliniyohabeen5124 3 жыл бұрын
Wll musikada maxd ugu bilabten
@cabdinuurmaxamed1638
@cabdinuurmaxamed1638 2 жыл бұрын
Maasha alaah
@abdiazizdahirloxos4553
@abdiazizdahirloxos4553 4 жыл бұрын
Maashaa allaah
@Farhan-hv5pc
@Farhan-hv5pc 4 жыл бұрын
Allaha idin xafido dhamaantiinba
@bilalcali2060
@bilalcali2060 4 жыл бұрын
Reer miyi sheekh waraystay
@user-wu9sd5oo1c
@user-wu9sd5oo1c 5 ай бұрын
😊😊😊😊
@abdiladifcakule1191
@abdiladifcakule1191 4 жыл бұрын
Keynaan mxaa vidioka mxaad u jarjari naka dhaaf wlaalow
@alleqabe1045
@alleqabe1045 4 жыл бұрын
Shekhaa sualaha khaar kuma haboona inaad wiidiyso
@cabdulahidubad2018
@cabdulahidubad2018 3 жыл бұрын
Ma adaa kuhaboon
@asagure7593
@asagure7593 4 жыл бұрын
WAR CUSUB MA CULUMADA SOMALIYEED AA JAAJUUSIIN AH? RUNTII WAKA NAXAY. NIN DIIN II SHEEGAYO HANDANE HEYADO SIRDOO OO SHISHEEYE U SHAQEEYO
@adenaden9242
@adenaden9242 4 жыл бұрын
Asa gure... waxaan fahmi waayay eragaan... culimada somaliyeed.... yacnee culimo islaam ma ahan waa culimo somaliyeed yacnee culimo qowmiyad sida culimadii yahuuda oo kale... waayo Quranka iyo sunada midna laguma hayo culimo somaliyeed ama culimo qowmiyadeed
@asagure7593
@asagure7593 4 жыл бұрын
@@adenaden9242 WALAALKEEYOW CULUMO KALE MAXAA NAGA QUSEEYA ANAGA SOMALI AA NAHAY TEENA MARKA KA ADKAANO AA MID KALE U JEESAN KARNAA
@adenaden9242
@adenaden9242 4 жыл бұрын
ASA GURE ... laakin bro islaamka ma yaqaan culimo qawmiyad... sida culimada somaliyed amba culimada kenya iyo wixii la mid ah... marka culimada somaliyed inla yidhaahdo iyo culimada yahuud inla yidhaahdo maxaa farqi u dhaxeeya
@AbdirahmaanQaasim
@AbdirahmaanQaasim 5 ай бұрын
Macsuumiin miyaa
@shiikhmaxamed4050
@shiikhmaxamed4050 2 жыл бұрын
فالحي لا تٶمن عليه الفتنة
@ahmedosmanshidane1840
@ahmedosmanshidane1840 4 жыл бұрын
Cunugaan weriyaha isku sheegaayo wlhi inuusan ku habooneen shiikha inuu suaal weediiyo bal wxuuu u moodaa sidiii caruurta siduu suaalaha u weediinaayo shit baa thy wllee
@doodaay5822
@doodaay5822 4 жыл бұрын
Intii aan weydiin la ahay ayaad weydiisay🤔 ninkaan rabbi ahaa yaqaan wax oow yahay iyo meel oow usocdo aan wax dumino uunbaa laga hayaa aan wax dhisano ma arkin asoo dhahaayo wadan gaalo ayow kunool yahay oow wataa shatcigiisa ama passport calanku kusawiran yahay kii somalida oo 15m oo qof oo muslimiin ahi ku manaafacaadayana waa la gubaa cajiib ilmaha dhashay ayaa fahmaa messha wax iska diidanyihiin inta qiiro jabaanku hayesp ama naceyb shiikha kuma darin ee caytamaayo lkn inta wqx aqrisatay fahamsan dagarta gaalada iyo dadka noo jabinaayo gaalada oo culimada magaca kawata mushaarka ka qaata mareykan iyo yuhuud ayaa fahmaa wax aan ka hadlaayo 🇸🇴 malagu gubaayo mana ku caabudeyno lkn waxaan kugubeynaa marka sucuudugu kugubo oo cajka aan geel anoosaaran aadaayo ama diyaarat mareykankuna iiso tahtiiro oo aan soo islaamiyo all aduunka
@maansame4877
@maansame4877 4 жыл бұрын
Caami muxuu hadalkiisu taraa waxbaro hada garba kuuma furna
@doodaay5822
@doodaay5822 4 жыл бұрын
@@maansame4877 ma aniga mise qofkale ayaad ujeedaa
@elmiroble4608
@elmiroble4608 4 жыл бұрын
@@doodaay5822 adiga maxa kudiday inad waxbarata
@abdiqanimaxamud6023
@abdiqanimaxamud6023 3 ай бұрын
Jaahil doqon ah oo wax ismooday baa tahay aqli xumadaada baa asal u ah aragtida xun aad sheekha ka heysato
@worldvoice101
@worldvoice101 2 жыл бұрын
Slam waa Slam. Urur wax la Dhaho Majiro. Muslimiintoo dhan waa 1 urur. Shiico am Sunni waa wax khaldan. Hadii aa dhahdo way jiraan ama waa Sax. Suaasheedu waxa weeye. Nabi Maxamed yuu ahaa? Masuni buu ahaa mise shiicu? Waxay ilatahay inaad jawaabta fahanteen. Cidna ma aheen?
@shiikhmaxamed4050
@shiikhmaxamed4050 2 жыл бұрын
waa nin wareersan ninkan
@sharmarke92
@sharmarke92 4 жыл бұрын
Fekerka bila,adan kenay baa lagu kala duwanan kara lkn kaguma kala duwanan karo diin ilahay keenay
@abdiladifahmed6715
@abdiladifahmed6715 4 жыл бұрын
Diinka la iskuma khilafin ee wa fahanka diinka
@raxmabashir4217
@raxmabashir4217 4 жыл бұрын
Dinta laiskuma hesto waxa lagu kala fikir duwanankara fahnka nususta
@sharmarke92
@sharmarke92 4 жыл бұрын
@@abdiladifahmed6715 fahankaan lagu kala duwanan karo muxuu yahay madama aay diinta islamku mid tahay?
@sharmarke92
@sharmarke92 4 жыл бұрын
@@raxmabashir4217 wll fikirka mesha kasaar diinta islamku feker magasho si bay taala saana uqaata la yiri.
@Somfox1
@Somfox1 4 жыл бұрын
Waxan Culumada Somaliyed sida Sheekh Xasaan , sheekh shible , sheekh mustafe , sheekh dirir , sheekh umul in ay dhamaan dadka ka waaniyaan kuwan hada Nairobi ugu dooda Shiicada ee Khulufaa u Rashidiintii CUMAR , CISMAN , ABUBAKAR iyo Xata xaaskhii Nebigena csw SUUBAN ee Caasha been ka sheega .. dhawaan dood aan dhagaystay aad baan uga Xumaday sheekh ku sheeg ku dhiiranaya in uu dadka Somaliyed shiico ka dhigo .. HALAGA DADAALO ARINKAAS
@osmaanyarefaahiyehiraab5557
@osmaanyarefaahiyehiraab5557 4 жыл бұрын
Waxaa tahay waa lafahmay
@jacfarmaxamed2493
@jacfarmaxamed2493 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا وبارك الله وبشرك الله بجنةالفردوس الاعلي
@abdullahiabdi6301
@abdullahiabdi6301 3 жыл бұрын
Hapenkas anaa fadhiye wlh Qaraxii ardeydii Turkish usocode ayee ahayaa. Wuxuu idhahay murtadiin ayee ahaayeen ninkaan nin fiicn mahan
@abdiqanimaxamud6023
@abdiqanimaxamud6023 3 ай бұрын
Waa been qarax dhacay 2019 baa lasoo dul saarey muuqaal ahaa 2011 wax hubso been intaad soo cabto hawalicinee
@kahinshukri8197
@kahinshukri8197 2 жыл бұрын
Been badana xasaaan
@Mursal-mohamed
@Mursal-mohamed 4 жыл бұрын
Sheekhu wuxuu yiri markuu marayo 7:01 Haddii la dhoho yaaad isku fikir dhawdihiin: Qolyaha Ictisaamka ayaaan isku dhawnahay Inkastoo dagaal hoose noo dhexeeyo!! Saas wuxuu leeyahay sheekhu isagoo la ogaaa meesha uu gaarsiiyey Kooxdaas ..oo ay gaartay in uu dhoho waa koox gaalo ah Guud ahaan!! Waana la yaqaaan sheekhu ururrka ay isku aragtida yihiin oo uu La safanyahy aragti ahaan waana nimnka dagaalama oo jihaadka Sheegta! Marka in uu lasoo fariisto sheekhu ictisaam baan isku aragti dhawnahay waaa laba mid 1-In uu sheekhu kasoo dagay meesha uu nimankaas geeyey, waana arrin aaan suuro gal ila ahayn 2-In uu sheekhu ka gaabsanayo in uu caddeeeyo fikir ahaan Kooxda uu u dhawyahay Amnigiisa awgiis. Waa sida aan wax u fahamye
@maansame4877
@maansame4877 4 жыл бұрын
Kooxaha ictisaam waxay isku heestaan masaaisha alkufru wal imaan lkn qeybaha kale waa isku aragti u fiirso muxaadaraadkiisa
@maryamadirie6983
@maryamadirie6983 4 жыл бұрын
Mashaa Allah shiikh xassan waa halyay
@maryamadirie6983
@maryamadirie6983 4 жыл бұрын
Walaahi waa balaayo xassan ma shiikh xassan baa gaalo isku aamini kartaa waaba kabaqaayaane
@maryamadirie6983
@maryamadirie6983 4 жыл бұрын
Mashaa Allah halyay islaam jir oo joog
@bintuugaas8718
@bintuugaas8718 4 жыл бұрын
@@maansame4877 qolyaha jihaadka waa halka dad ee wadada saxda ah rasuulka scw heysto diinta islaamka wexey ku taagantahay jihaad hadii laga tagana diinta islaamka waa laga tagay
@cabdinuurmaxamed1638
@cabdinuurmaxamed1638 2 жыл бұрын
Maasha alaah
WIIL SOMALIYED OO 3-QOF OO GAALO AH QABRI LAGULA AASAY LONDON
27:39
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 7 М.
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 80 МЛН
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 46 МЛН
Corona virus Masaajida ma loo xirikaraa? || Sh Xassaan
14:31
Qalaafe Media
Рет қаралды 135 М.
Jamal Osman - Waxay isku diyaarinayaan dowladdnimo!
1:26:19
HANOOLAATO
Рет қаралды 589 М.
Sheydhan Qorane Iyo C Raxmaan Beenaale Oo Sfcn Lo Karbaashe Sh Xassaan Abu Salmaan
15:07
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 83 М.
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 80 МЛН