Waraysi : Prof Ahmed Ismail Samatar | © HCTV | by Mohamed Ilig

  Рет қаралды 137,055

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

5 жыл бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

Пікірлер: 453
@runtumafantaa7030
@runtumafantaa7030 5 жыл бұрын
Maxamed Cabdi Sheekh (Ilig) wariyeyaasha Soomaalida ee maanta jooga waa ninka labbaad ee ugu wannaagsan marka laga reebo Legend Cabdisalaan Herreri oo first ah.
@abdifarahsuleiman6816
@abdifarahsuleiman6816 5 жыл бұрын
Maanshaa allah Ahmed Ismaciil samatar is my hero wallahi waanku qancaa hadalkiisa iyo aqoontiisa hadalkiisa anagu waxaanu nahay tabliiqa ana dabuubta hala maqlo oo hala dhegeysto
@Hannhasn
@Hannhasn 5 жыл бұрын
Hadal wanagsan prof Ahmed Ismail samtr Qofku iska hadlo uun maaha ee aqoonta hadlysa iyo maskaxda Macha allh 👏👏
@inamohamed8458
@inamohamed8458 5 жыл бұрын
Mansha allah saxaafadu wiilkas oo kalay u baahan tahay su aalaha uu waydiinayo pro waa kuwo mug iyo miisaan leh
@hassanabdishakourjama3453
@hassanabdishakourjama3453 5 жыл бұрын
Mashalaah maxamed abdi ilig waxa uu leyahay siha wariye dhaba wayo wax uu waydinay suaalo misan leh
@craxiin_key797
@craxiin_key797 5 жыл бұрын
Masha allah waan dhamaystay waraysigaan wanana ka faaiday wlhi waxyaalo badan 2 dhinacba ilig sida fcn ee maskaxda leh ee uu u weydiiyaya iyo pro sida wangsn ee uu uga jwbyaya
@hassandhidar8537
@hassandhidar8537 5 жыл бұрын
Mashaa Allah aqoontu iyadaaa hadasha alla ha Ku barakeeyo professorka
@ahmedmohammed8811
@ahmedmohammed8811 5 жыл бұрын
Maasha allah professor Ahmed samatar Runtii waa nin aan ku daydo dhab ahaana aan ujeedinayo dhalin ta somaliland na aan jeclahay inay ku daydaan si garaad koodu ukordho si gaarana waa usalaamaya wariye maxamed abdi ilig oo nin aan isku magac nahay ah anoo ah Ahmed mahamed ilig 🇮🇹❤️
@mohamedb.m.fahiye6290
@mohamedb.m.fahiye6290 5 жыл бұрын
masha allah
@sirmuhiyadinsheikhmusa8620
@sirmuhiyadinsheikhmusa8620 5 жыл бұрын
Aqonyahan Prof Ahmed ismail samatar rabbi cafimadka haku daayo waxad tahay hogaamiye aqooneed oo umadan iftiin iyo tusaale u ah
@minaomar8157
@minaomar8157 5 жыл бұрын
I love this guy 😍😍😍😍 MashAllah, somali youth need to benefit from his wisdom,
@adnanbatuun3444
@adnanbatuun3444 5 жыл бұрын
Am the first one ☝️ 🙌🌙
@abudarda00
@abudarda00 5 жыл бұрын
The interviewer is excellent MaashaAllah
@abasmohamed9819
@abasmohamed9819 5 жыл бұрын
*mdxweynaha mustaqbalka weeyan alha ku dhawro* 😍✊🙏🏼
@hamsealiahmed5291
@hamsealiahmed5291 5 жыл бұрын
Ma gayo
@yourface5685
@yourface5685 5 жыл бұрын
Well done Mr illig...and prof Samatar...keep up the good work...
@goljanohargeisa6731
@goljanohargeisa6731 5 жыл бұрын
18 May wuu ixtiraamay this time Well Done Si fiicana wuu u sharaxay. Inuu markii hore ee uu lahaa socon mayso uu sidan u dhigo ayay ahayd
@hamsemouse685
@hamsemouse685 5 жыл бұрын
Masha allah prof ahmed ismail samatar madaxwaynaha mustaqbalka waan tageersanahay waa aqoonyahan ka hadla xaqiqda siday tahay alle haku guuleeyo 🙏🙎prof ahmed ismail samatar
@ardohodan7118
@ardohodan7118 5 жыл бұрын
Aqoon bislaaty (pro.samater) + bisayl xirfad wariye nimo( Ag.Ilig). Suaal waydiin oga oo jawaab heli oga isna. 👏 👏
@Ahmed-gx8hz
@Ahmed-gx8hz 5 жыл бұрын
Markaan daawaday dhamamystay waxaa iigabxay in dadkan komentiga qoraya inaysan daawan Daawo kadib dhiipo fikirkaaga Dagdagsomalibaaleh
@xareedofficial3980
@xareedofficial3980 5 жыл бұрын
oday gaagaab
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 5 жыл бұрын
SAX SAXIIB SOMALI BAA LA YIDHAA WAX MA DHAGEYTAAN MANA DHAMSTEEN WARKA DHAN WAXNA MA AKHRIYO DHIBKA WAA KAA
@mrabdulaahimohameddiinidii4870
@mrabdulaahimohameddiinidii4870 5 жыл бұрын
Adigu fikirkaagii mee ?
@mommem3715
@mommem3715 5 жыл бұрын
100% professor Samatar waan taagersaney dhalinyaro ahaan ( waxanaan rajaynayaa inuu hogaamiyo wadanka oo uu mustaqbal kan kafiican uu inoo hogaamiyo❤️ Guulayso Mr Samatar💪🏽
@calicabdifarax9059
@calicabdifarax9059 5 жыл бұрын
He is samron
@mommem3715
@mommem3715 5 жыл бұрын
madaxda somalia he’s samron ” wtf are you mad fam? Oo maxaa igagaley qabiilkiisa aqoontiisa ayuu wadankeenu u bahanyey Waad ila fahmeysaa hadaad Somalilander dhalinyaraa oo waxbartey aad tahey I really really really hate one thing and that’s ( qabiil)!
@rahmacookingandbakery8196
@rahmacookingandbakery8196 5 жыл бұрын
@@mommem3715 qabiil wax lajeclaado maaha lkm pro samatar qaabka Somaliland loohogaaminayo aqoon buuxda umalaha
@user-bo8jp4mn5d
@user-bo8jp4mn5d 5 жыл бұрын
Momme M waa sidaa wll wlhy waa ninka dalkeenu u baahan yahay dhaliinyarada somaliland hadaynu nahayna waxa loo baahan yahay inaynu ka koro qabiilaysi iyo nin jeclaysi ooynu raacno kii aqoon iyo caqli iyo sinaan inagu hogaaminaya
@mommem3715
@mommem3715 5 жыл бұрын
Rahma Hussein wll yaa aqoon uleh hadaa? Madadkan qabyaaladu madaxmaryey ayaa hogaamin kara adiga aragtidaada? Wllhi qofkii dhalinyro ah ee waxbartey ee mustaqbalka ka fikirayaa wuu arkaa inuu PRO Ahmed Ismael Samatar yahey qofka ugu haboon manta🤷🏽‍♂️ Somaliland 💪🏽❤️
@zakariamohamed9779
@zakariamohamed9779 5 жыл бұрын
Professor axmed : aad ayaan u salaamayaa waanan kuu ducay nayaa wax khayr qaba.
@hafsaahmed7581
@hafsaahmed7581 5 жыл бұрын
Prof nin wax badan ooog ALLAH keep u adeero mcn
@khadarbiixi9509
@khadarbiixi9509 5 жыл бұрын
professor, your ambition is cutclear to everyone, thank you very much
@al-maakhir4814
@al-maakhir4814 5 жыл бұрын
18 may wlalaha isaaq ha xusaan 26 juna aan wada xusno hadynu nhy rer wqoyi fikirkan from badhan sng ✌
@nonamebeforesuccess1047
@nonamebeforesuccess1047 5 жыл бұрын
Al- maakhir wll maaha maalinti snm soo gashay waa maalintii beeluhu heshiiyeen harti cidi kama xigto
@al-maakhir4814
@al-maakhir4814 5 жыл бұрын
@@nonamebeforesuccess1047 wn oghy lkn wixii aynu ku heshiinay ayaad ka bxdeen sida mlintan idinku qaata ama guushi snm ka dhigta ama wx kle inaga 26june ba ino balana
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 5 жыл бұрын
@@al-maakhir4814 walaal wixii qaldan aynu wada saxno
@nonamebeforesuccess1047
@nonamebeforesuccess1047 5 жыл бұрын
Waan kabxny waanse soo celinaynaa nabad iyo nolol baa inoo balana
@al-maakhir4814
@al-maakhir4814 5 жыл бұрын
@@maxbuubyare6791 adeeradin ka dhaadhiciya in 1 dastuurka la furo 2in tariikhdi drwiishta lmbr one laga dhigo madamay geygan khusyso in buhoodle gabood faladi ka dhacay dadki ka dnbeeyay la mxkmdeeyo in asxaapta siyasada mid harti lasiiyo midna godobirsay in dimocrcy noqono inan ka wada hdlno somaliyo inaynu ku noqono iyo inaynu go'no orod adeerada kuso qanci
@ifraaxcali2981
@ifraaxcali2981 5 жыл бұрын
pro.Samatar rugcadaaa wayn ee reer somaliland nolow abtiyoh qadadwayn halaga qariyoh waxqabadka iyo meesha wanagzan aygaadhay somaliland iyo dabadeedaba way ka xumadaaneh allow dalka iyo dadkaba nooo barakeeee❤️💭💚
@rahmacookingandbakery8196
@rahmacookingandbakery8196 5 жыл бұрын
Amin wloo waxey jecel yihin in Somaliland qabiil lookala qeybiyo oo dadkuu dagaalman sida somalia lkn Somaliland qabil uma kalaqeybsamayan
@rahmacookingandbakery8196
@rahmacookingandbakery8196 5 жыл бұрын
Wa qaran mida taas qadaadweyn ha ogaato
@haniabdullhi5230
@haniabdullhi5230 5 жыл бұрын
Cidna idin xadsi meese cuqdada iska saara waxad haysataana Ku shukriya walaalihiina ugu duceeya ereyadana aan faiidada lahayna iska daya wll
@asmachanel5744
@asmachanel5744 5 жыл бұрын
Laba geesi baa is helay Ahmed iyo mahemd Aleh ha idindhawro 😘😘👏🌹
@waasiciye5249
@waasiciye5249 5 жыл бұрын
Pro Ahmed Ismail Samatar ... Wax kawayn tabliiq ayaa lagaaga fadhiyaa ...
@abdiwahabhusseinhud8335
@abdiwahabhusseinhud8335 5 жыл бұрын
Wariye Mohammed Abdi ( Ilig ) wa Wariye Qatar ah . Sualo u muuse Biixi weydinayey ayan layaabay iyo Gabi ahaanba siduu dadka u wareysto . wa nin siyaasi ah .
@engmatan1308
@engmatan1308 5 жыл бұрын
Somaliland buu ku leeyahay qabiil baa ka jira iyadoo somalia aan la ogoleen in madaxweyne noqdaa oo 1960-2019 waxaa madaxweyne ka ahaa laba reer oo daarood iyo hawiye mee samaroon,mee ciise,mee gabooye mee isaaq,mee jareer,mee reerihii degi jiray bay iyo bakool halka somaliland la ogol yahay in qof kasta oo somaliland degani madaxweyne Q1
@khadarhaibe6706
@khadarhaibe6706 5 жыл бұрын
Beenbad sheegaysaa somaliland ba dad gaara ayaa madax ka noqda uun
@abibare3374
@abibare3374 4 жыл бұрын
SOMALIA AMA.SOMALILAND MEELWALBA BEEL DHEXE AMA BEEL.MAJORITY AH WAYJIRTAA TAA MACNEHEEDU MAAHA INAY BEESHA MAJORITYGA AHI WAXISKA MAROORSATO SOMALILAND LAKIN SOMALIA MAY BE OR YES
@gamiilaawil6719
@gamiilaawil6719 3 жыл бұрын
Samaron ba 10 years madaxweyne ahyd haye bal iisheg adigu cidan hawiye iyo darod ahyn madaxweyne may kanoqden
@hadiilchocola
@hadiilchocola 5 жыл бұрын
I wish in uu mar uun somaliland madaxwayne ka noqon doono From hargaisa
@Fricaani
@Fricaani 5 жыл бұрын
Hadiil Chocola h insha allah after irro
@rahmacookingandbakery8196
@rahmacookingandbakery8196 5 жыл бұрын
@@Fricaani kkk war ciro madaxweyne noaon maaye imaanso kaas illhy madaxweyne noogama shige
@fuadmahamud9660
@fuadmahamud9660 5 жыл бұрын
Rahma Hussein haha waan kugu raacay muse dabadii professor samatar
@Fricaani
@Fricaani 5 жыл бұрын
Rahma Hussein Iska hubi wll hadalkaa 😉😉by burao
@abdihassan894
@abdihassan894 5 жыл бұрын
@@Fricaani sxb ciro waligii madaxwayne ka naqon maayo wadanka.. waa badaas uu sheqeeya Somalia iyo farmaajo. Marka habar yoonis keena nin kale oo wadani ah marka vote keeyka waad helaysaan wallahi
@ciise25
@ciise25 5 жыл бұрын
Waa khaayin weyn oo is cajab keliyay madaaarka Addis ababa ayaan ku argay isagaa Iyo ciro manay wada socon wuu is qarinaayey oo laba qof oo aan wada socon ayey iska dhigaayeey ciro gaar buu meel u fadhiyey oo waan salaamay mar danbe ayaan argay Samater oo koofiyad xidhan oo meel gelikii jooga waa khaayin.
@ahmedadenwaberi4266
@ahmedadenwaberi4266 5 жыл бұрын
nurr Ahmed vv
@mohamedjordan3232
@mohamedjordan3232 5 жыл бұрын
Wariye aan lahayn su aalo caadfadaysan lahayn wariye zaxa ilig
@nimcohamud3690
@nimcohamud3690 5 жыл бұрын
big respect walahi Abdirahmaan Irro
@mohamedcase9938
@mohamedcase9938 5 жыл бұрын
Pro Ahmed ismail samatar inu madaxwaynaha so socda noqonayo ya igu racsan
@ilkacase8282
@ilkacase8282 5 жыл бұрын
Wadanka keliya ee si xora fikirkaga aad ugu soo bandhigi karto lagu doodo lagu hirdamo hadana lays wada jecelyahay allow no barakee
@abdirizaaqhonda3930
@abdirizaaqhonda3930 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkk
@saadaqwarsame6477
@saadaqwarsame6477 5 жыл бұрын
Reerka kaliya isjecel fakarkooda khyaaliga isku dhageysta is aaminay 🤣🤣😂 dhabta kahal niyo
@rahmacookingandbakery8196
@rahmacookingandbakery8196 5 жыл бұрын
@@saadaqwarsame6477 hhhh cuqdada jooji Somaliland wa qaran Somaliland oo dhani wada leedahay joojiya reeraha lasheegayo
@ilkacase8282
@ilkacase8282 5 жыл бұрын
@@saadaqwarsame6477 haba ahaado reero somaliland waa reeree sida reer xamarku u yahe maxa ku haya Qadaadweyney xaasidnimada nio ka kora yaan idinkuso yaacine
@ilkacase8282
@ilkacase8282 5 жыл бұрын
@@rahmacookingandbakery8196 nimanku waa ka dhintaan hadaynu horumar yar gaadhno walhi nio xuma wuxu wa dhashi amison e hala yabin huno hhh
@abdiaziizmohameddheere2133
@abdiaziizmohameddheere2133 5 жыл бұрын
Ahmed ismeal samatar waa nin aqooyahan ah markaa waxaa fiican in loola dhaqmo si xushmadle viva
@suhaibomar4287
@suhaibomar4287 5 жыл бұрын
Si aqoonaysan bu u hadlay prof samatar
@mohamedabdi4108
@mohamedabdi4108 5 жыл бұрын
Mash Alla (dabuub) WA kalmad aan kaa faiday
@adaruzmohamed4748
@adaruzmohamed4748 5 жыл бұрын
18.🙏MAY 🙏WAXAY MARKHAATI UTAHAY GUUSHIYO MIDHAHAY DHIGEEN GEESIYAASHI QARANKA UHURAY CUUDKOODI IYO CUDUDOODII UGU NA BADHEEDHAY XABAAL IYO XABAD
@bukharimohamed3828
@bukharimohamed3828 5 жыл бұрын
Adaruz Mohamed 18 May lamadiidana lkn 26 June 1960 independent day of Somaliland weyaan markaa tariikhdaadii hore maxaad kusiisaysaa
@seeraarbmchannel5623
@seeraarbmchannel5623 5 жыл бұрын
Prof Ahmed Ismail Wuu Ka Dhawyay Odayga kale ee Galaydh ee xag jirka ah lkn isaguba wuu ka dhuuntay 18may ee saad u aragtaa arinkiisa
@HayayaabeQowrax10
@HayayaabeQowrax10 5 жыл бұрын
masha allh prof ahmed madaxweynaha musatqbalka dhiw iyi wariye ilig nolada
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 5 жыл бұрын
Maasha allah
@samiirashacni11223
@samiirashacni11223 5 жыл бұрын
Mansha allaaha maxamed ilik wllo nolow sagaba pro aqoon u leh suaalaha Uu waydinayo professor ka suaasha u danbaysanaba ka belay hhhhhh
@ashaabdilahi9914
@ashaabdilahi9914 5 жыл бұрын
Professor samatar🌷🌷🌷🌷
@meymunahmed4883
@meymunahmed4883 5 жыл бұрын
Ilaahay Haku xafido wAANKUTAAGAARAA
@abdurahmanahmed6530
@abdurahmanahmed6530 5 жыл бұрын
professor samater hadad sidaa u sii wado wanagaas waxad ka mid noqdoonta hantida qaranka
@waasiciye5249
@waasiciye5249 5 жыл бұрын
Sidoo kale waxaan hambalyo wayn udirayaa eng Ilig. Sida balaadhan ee uuga qayb qaato siyaasada gud binteeda ...
@rodaali3036
@rodaali3036 5 жыл бұрын
Thanks axmed samater form burco donw qabyaladu
@abdulkadireidleh9329
@abdulkadireidleh9329 5 жыл бұрын
Well done Prof Samatar, si cilmiyeysan buu u jawaabayaa, Dr Cirro aad buu u amaanay, Somaliland-na werer weyn buu ka muujiyey iyo Kulmiye.
@suadomer8737
@suadomer8737 5 жыл бұрын
See waxan qaba isaga iyo jamal ali xusen iyo aqonyahano kale oo badan in wadanka kayd lagu dhigo weyan
@somalilyrics483
@somalilyrics483 5 жыл бұрын
Maxamed ilig igu sawir bu wada wlhy
@basbas6004
@basbas6004 5 жыл бұрын
mohmed abdi ilig wariye qaangaadha hore usoco geesi
@mohamedhussein-pl2sn
@mohamedhussein-pl2sn 5 жыл бұрын
Wiriyihii ugu ficnaa ebid aan arko wlh kuma aqaano lkn aqoon warbihineed ayaa kaamuuqato runtii
@MohamedAli-uu5xk
@MohamedAli-uu5xk 4 жыл бұрын
Insha alah ilahay cimriga haku barakeeyo
@poqoreheid1095
@poqoreheid1095 5 жыл бұрын
Aqon yahaan axmed samater waa aqonyahaN ay ubaha nayd somaliland nolaw
@cabdibookh1708
@cabdibookh1708 5 жыл бұрын
Wa wariye aad u khibrad badan wayo wuxu sugaya profesor inu hadalkisa dhameysto
@nimcohamud3690
@nimcohamud3690 5 жыл бұрын
Hadii uu qof uu runta la sheego 18may waxa loo arkayaa mid cunsuri ah Victory day 26june and 18may waa Ul iyo diirkeed
@hamzedugsie4086
@hamzedugsie4086 4 жыл бұрын
You Are 6th president of Somaliland Inshallah 👑
@munirkh
@munirkh 5 жыл бұрын
Good speech
@mustafeabdi3725
@mustafeabdi3725 5 жыл бұрын
Prof hore usoco dalku adu ku bahaanyahay .
@faisalmunaa4
@faisalmunaa4 5 жыл бұрын
Manshallh prof samatar iyo wariye maxamed illig ruug cadaa aanu hubno ayaa tahay pro
@sahranur9736
@sahranur9736 5 жыл бұрын
Faisal Munaa
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 5 жыл бұрын
waan hubaa cirro wuuuisku beegey safarkaa prof Ahmed Samtar maaa xisbguu raba ainuu kual soo biiro prof Ahmed hadaad xisbi kale rabto xisbi sameyso somaliland waayku dooran wadani inaga illaali waa qaran dumis
@braziliano12
@braziliano12 5 жыл бұрын
Si wacan ayu wax u fahansiinaya Kuwa Qadiyada reernimada ku waashay prof allaha ku garab galo
@mohamedhajiahmed5059
@mohamedhajiahmed5059 5 жыл бұрын
Hadalkaga waxa laga dhadhan sanayaa jahilnimo weyn Isku day barnaamijka inaad fahanto intaad umad hadal jilicsan Kula dul kufaysid
@absmoustafe9465
@absmoustafe9465 5 жыл бұрын
@@mohamedhajiahmed5059 noooo
@rahmacookingandbakery8196
@rahmacookingandbakery8196 5 жыл бұрын
@@mohamedhajiahmed5059 warunta wllo dadman qabiilku maguuxayo illhy qalbiyasa ha uqaboojiyo
@mohamedhajiahmed5059
@mohamedhajiahmed5059 5 жыл бұрын
Kalam saxeex
@user-pk5jh9xt2r
@user-pk5jh9xt2r 5 жыл бұрын
👏👏👏👏
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 5 жыл бұрын
Prof Samatar waa nin indheer garad ah
@idirizxassan7258
@idirizxassan7258 5 жыл бұрын
Good waraysi labo qof on jeclahay weeyi
@jaamaccilmi1127
@jaamaccilmi1127 5 жыл бұрын
Welldone Proff Samatar Your Time
@mahamadmnuux
@mahamadmnuux 4 жыл бұрын
سلامي الي بروفسور احمد اسماعيل سمتر شخصيه متعلمه غيور علي وطنه وشعبه
@noolowchannel6827
@noolowchannel6827 5 жыл бұрын
Inta madaxwayne LA rabta aqonyahan samatar like saara
@sundussiyaad7476
@sundussiyaad7476 5 жыл бұрын
Mzha allh dhaha hadal wanaga iyo maskax furnidu waa haybad illhy bixiyo wlhi aqoona way u raacday allha dayo waa geezi💥
@xogbaar4119
@xogbaar4119 5 жыл бұрын
20ki bishan ayan iska soo raacnay adis anago ku socona hargaysa waxay ahayd marki igu horaysay waxad ka arkaysaa aqoonta iyo waayo aragnimada ku jirta waa shakhsi wanagsan guul ban u rajaynaya proff aakhiro iyo aduunkaba
@muxiyadiinmaxamedxarago2710
@muxiyadiinmaxamedxarago2710 5 жыл бұрын
I am secend person
@yaaskaabdulahi6280
@yaaskaabdulahi6280 5 жыл бұрын
Pro waxuu dhahay aniga waxaa ahay waligey qof indepent ah oo xuriyadeysan 2012 waxuu xil madaxweynanimo u aaday dorashada Somalia marka side isku qabata 7 sano kadib inaa dhahdo qof xuriyad doon ah ayaa ahay?
@mohamedismail2074
@mohamedismail2074 5 жыл бұрын
maad sxb halka uu ka hadlay dib u daawo si aad u fahanto thanks
@mohamedismail2074
@mohamedismail2074 5 жыл бұрын
maad fahmin
@noradinupdiqadirmohamed9323
@noradinupdiqadirmohamed9323 5 жыл бұрын
Wlhi hadi laga qaban waayo labadan nin wadanka afgambi ayey ku qabsan doonan waa Pro.ahmed samatar Pro.galaydh
@khadarhaibe6706
@khadarhaibe6706 5 жыл бұрын
Ha qabsadan maa laga xigaa soomaliland maan lawada lahayn
@user-bo8jp4mn5d
@user-bo8jp4mn5d 5 жыл бұрын
Pro ahmed samatar waa nin caqli badan wlhy fiicnan lahayda hadii Illahay somaliland garansiiyo inay ninkan madaxwayne ka dhigtaan maskaxda u furmi lahayd somaliland daraf ilaa daraf gaar ahaan dhaliinyarada ❤️❤️❤️
@suaadmohamed141
@suaadmohamed141 5 жыл бұрын
Well said that’s all I can say 🍀👍🏾👍🏾Mashallah
@filsanhassan9514
@filsanhassan9514 5 жыл бұрын
Ninkan anigu aqoonyahan uma aqaano waayo wuxu sitaa sun. Ragba jeelka loo taxaabey dartii marku sunti ku saydhey hadana wuxunu rabaa inu is masaxo si loo aamino kadibna sun kaloo ka sii daran u saydho. Somaliland wayska jiboodaan kuwa noocana ee dalka qaribaya halaga qabto.
@mohamedismail2074
@mohamedismail2074 5 жыл бұрын
maxaa loogu taxaabay ka u taxaabay waa degtaytor xoriyad hadalka diidan
@abdilaahiabdi3193
@abdilaahiabdi3193 5 жыл бұрын
Prof Ahmed ismail samatar oo ah aqoon yahan reer Somaliland ah oo aan ku aqaano shaqsi runsheega oo banaanka sodhiga waqica jira lakiin waxad moodaa bisaylka master samatar iyo bisayla aanta siyaasiita reer Somaliland ee ku saqiday siyaasata midi midi kutaaga ah
@mohamedabdirahman5977
@mohamedabdirahman5977 5 жыл бұрын
Masha alah laba aqoonyahan Ayaa is lisaya
@mdahabi4572
@mdahabi4572 5 жыл бұрын
Proff ahmed ismail samatar wlhi hadii somaliland uu kasii shaqeeyo guullo badan bay gadhaysaa
@hiboibrahim2222
@hiboibrahim2222 5 жыл бұрын
I agree prof Samatar 100%
@rahmaali2050
@rahmaali2050 5 жыл бұрын
Illahayow itus Samatar oo Mwayna iyo Galyed oo MWayne ku xigen ah beesha dhexe waxan neeyahay haka dhexbaxen sian qabyalada looga saro wadanka
@rahmacookingandbakery8196
@rahmacookingandbakery8196 5 жыл бұрын
Hhhh beesha dhexe lasheegayo qabyalad mawade caadi iska dhig wa dadka Somaliland dhisey beessha dhexe
@rahmaali2050
@rahmaali2050 5 жыл бұрын
@@rahmacookingandbakery8196 matasad aminsantahay? anigo kala tirsani waxan layabanahay waliga miyad aragtay sheeko iyo shaahid sadex madaxwayene oo isku reera miyad aragtay sadex xisbi oo isku reera maxaytahay qabyalada ka maqani
@rahmaali2050
@rahmaali2050 5 жыл бұрын
@@rahmacookingandbakery8196 gacalo maxay tahay qabyalada ka maqani run hadad donaysana inago dumara kaga wacnanlahayn cadalada horta waxan layabanahay beesha dhexe ee waxaso dhan qadataye hadana leh yan lacaban
@rahmacookingandbakery8196
@rahmacookingandbakery8196 5 жыл бұрын
@@rahmaali2050 adigu qadadweyn ba tahay dhulkeedi soo gubtey oo rabta iney kadhex faaideysato beelaha Somaliland .bal noosheg Somalia tan iyo 1960gi qabilada madaxweynaha kanoqdey aan ka aheyn hawiye iyo darood? Somaliland qofki isasoosharaxo qabilku doono ha haade urur sisaded cidi sameysata ee madax rabta nasiib kisu kaqadi. Se Somalia 2rer mooyane cidkle looma ogala .
@user-bo8jp4mn5d
@user-bo8jp4mn5d 5 жыл бұрын
Rahma Ali waan kugu tageersanay wll arka si sinaan iyo cadaaladi loo helo
@noolowchannel6827
@noolowchannel6827 5 жыл бұрын
Dadki caayayay Prof samatar wakhtigii 18may laxusayay ee fagarayaasha ka hadlayey waa cunsuriyiin LA damir aan lahayn .26june in ay ka wayntahay uu cadeeyay halka 18may at tahay victory day .like saara
@ahmeddirie1923
@ahmeddirie1923 5 жыл бұрын
Kii afraad ban ahaye hadii aad like ii saarto fartu ku xanuuntay 30 jir ban ahay aan xaas lahayne maxaan like fulayaa kkk hadad inan shidan tahay like ii saar
@hamseadam6699
@hamseadam6699 5 жыл бұрын
Illahay baa og inuu daacad yahay. lkn waxaan qabaa inuusan Somaliland wali danaynayn qorshe qarsoona wato
@hamseadam6699
@hamseadam6699 5 жыл бұрын
Wllhi illahay baa xaqiiq og . Lkn dunida San ku noolnahay manta way yaryihiin dadka afkooda uurkoodu wada socdaa. Wali anigu waxan aminsanay inuu inuu mawqifkiisu kii hore yahay. Tana ay tahay shax qorshaysan oo uu doonayo in la dhagaysto dadkana ku soo dhexgalo kadibna mabda'a somaliland dadka aminsan ay firfuraan. Waliba kali kuma aha Ali Galaydh na raaci
@adansuleyman7495
@adansuleyman7495 5 жыл бұрын
Kuwan aflagaadad qorayoi horta bal dhagayst intaay fartaadu wax qori ok
@abdulqadiraj
@abdulqadiraj 5 жыл бұрын
Walee barfasoorka Meelfog buu Wax dhigay Waana Wareysi Runtii Turxaan La Maansha Allah
@suadomer8737
@suadomer8737 5 жыл бұрын
Codka ugu horeya wad iga heli lahyd aqonyahanka
@ahmedrachid1501
@ahmedrachid1501 5 жыл бұрын
Ana Adiga hadii ad sharaxnanlahyd sucad Cumary anad codka beelwayntayda kugu shubi laha hhhhh
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 5 жыл бұрын
Guul Somaliland masha Allah prof Ahmed I samatar Aqoon iyo Aftahanimo
@rahmaali2050
@rahmaali2050 5 жыл бұрын
Wiilka Hargaysa jecel sxb halkan guusha hagurine aynu saxno beeshan dhexe waxanay qaldayso hadike guushasi soconmayso
@rahmaali2050
@rahmaali2050 5 жыл бұрын
Hanoqon habarti docdeedi daruuru ku hooren dadwada heelmodo daad wararacbaytidhi hadu sxb rays ku urayo dadba haradan oo an haysan saxansaxada adjiidayso
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 5 жыл бұрын
@@rahmaali2050 Maxaa Khaldan ee Kuu Muuqda
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 5 жыл бұрын
@@rahmaali2050 Nabada iyo qaranimada Somaliland Maaney Ku Deeqin
@rahmaali2050
@rahmaali2050 5 жыл бұрын
@@wiilkahargeysajecel8748 waxa qaldan sadex madaxwayene oo isku reera sadex xisbi oo iskubeela xuriyatul qowlka oo an lacabudhin xidhida badan iyo qaarkalo badan
@nagaadjama3312
@nagaadjama3312 5 жыл бұрын
Wa khalkhal u qaranka galinayo lkn mar danbe laga yeeli maayo wa lagu fahmayaa samatar jooji waxad wado wa lagu so dhaweyey adna qaranka respect bu ka rabaa
@m.cabdisalanlucky3842
@m.cabdisalanlucky3842 5 жыл бұрын
Waa lagusoo dhaweeyay layne ninkani marti kuuma aha ee aduu joojidee
@rahmaali2050
@rahmaali2050 5 жыл бұрын
Ifraax Abi sodhawayntu ma martiba Samatar sxb?
@rahmaali2050
@rahmaali2050 5 жыл бұрын
Ifraxay anigu wan ka aragti duwanahay waxan kaga aragti duwanahay inay beesha dhexe
@nagaadjama3312
@nagaadjama3312 5 жыл бұрын
Rahma Ali so dhawaynta Samatar lo sameyey isago 20 yrs xisbi hiil qaran la yidhaahdo gudomiye ka ahaa xamar sidu ino sheegay isagu S/Land marki ugu horeysay u yimid waxa lo so dhaweyay si aan lo so dhawayn qaar uga daacadsana on waligod fikir kale qaadan S/Land mooyane magaalo kasta u so baxday marka inu maanta tabliiq noola yimado waajibkisa maaha dhalinyaradana si dadban oo waxgaradki oo dhami ka xanaqeen ugu sheekeyo oo u isku dayo inu brainwash ku sameyo jiilka so kacaya sidi logu lisay wa inu ugu hanbeya isna qaranka iyo umada rer S/Land
@axmedgaab3309
@axmedgaab3309 5 жыл бұрын
26 juun waa malintii aynu Gumaystaa Ka xorowney(Maddaxbanaanidda Qaadanay) oo misaankeedu mihiim yahay 18 waa Maalintii Nabadda iyo dhiiga walaalkeen aan xaarantinimaynay oo awal aan is cunaynay
@khadargaydh7721
@khadargaydh7721 5 жыл бұрын
Mmcha alllah
@hibolayli6496
@hibolayli6496 5 жыл бұрын
Waa nin waalan samatar
@rachiisulub3892
@rachiisulub3892 5 жыл бұрын
Prof ahmed Ismael samatar walhi wa aqoon yahan buxa
@cabdalacali5115
@cabdalacali5115 5 жыл бұрын
Barafasoorka waxaan uheeystay intaas inoow kaweeynyahay waxaan uheeystay barafoos soomaaliyeed balse waa barasafoor xaafadeed
@rachiisulub3892
@rachiisulub3892 5 жыл бұрын
War ninku hadu dadkisa wax taro ma nin xafadeed ayu noqonaya.
@mohamedibraahim5390
@mohamedibraahim5390 5 жыл бұрын
Pro.samater waa geesi qaran
@abdimuse7911
@abdimuse7911 5 жыл бұрын
Prof Samatar Wuuka Culus Yahay Somaliland waxa Jooga ee Madaxda ka ah, Xitaa Africa Lagasoo Heli Maayo Nin la Aragti ah, Waxuu illaahay Ugu Deeqay Aragti Fog, & Cilmi Balaadhan illaaheey Ha Udaayee, Aadbaan Ujeclahay Sida Uu Su'aal Kasta oo Laweydiiyo uu Uga Jawaabo, Maashaa Allaaaaah..
@abdullahicaliph7593
@abdullahicaliph7593 3 жыл бұрын
Waa runtaa
@nimcohamud3690
@nimcohamud3690 5 жыл бұрын
Habo macaan adi iyo maxamed cabdi illig waad nuuraysaan Aqoon adaa u dhashee na dhaxalsii muwaadin baa tahee 😍😍😍
@dfghbbcgghjm5356
@dfghbbcgghjm5356 5 жыл бұрын
Abti maashallhu ilahow caafimd iyo cimri dheer kusii somlilana kuudaa abti lloveyou soo m
@shaakiryare1852
@shaakiryare1852 5 жыл бұрын
MR ILIG WAA WERIYE DHAMAYSTIRAN
@kingmohaofficial8240
@kingmohaofficial8240 5 жыл бұрын
Asc asxbta kuxiran hctv waxan idinkiga codsana inadh subscribe isartan youtube channelkeyga hamdi qurux thnks all asxbta
@zamiirmc8144
@zamiirmc8144 5 жыл бұрын
Dhalinyardu waa dhuuxa dal uu leyahay xaqiiq ..tahriibta aan dayneeh odayasha yanaga qabta ...professor jir oojoog.. frm awdal
@rahmacookingandbakery8196
@rahmacookingandbakery8196 5 жыл бұрын
Somali qabiil unbaay kadambeysa . Pro ka aqoon kumaad taagerine qabiil bad kutagerta .hadaba waad aragta Somaliland iney hormar baladhan gaadhey oo malgashi kasocdo dhaman gobolado dhan . Marka joojiya qabilada
@zamiirmc8144
@zamiirmc8144 5 жыл бұрын
Alleh haku caafiyo wll ani qabiil kamaan hadal e kaliya waxaan sheegay xaqiiqada..dhalinyar hadaanahyna waxaan ubaahanahy inaan helno shaqoyin iyo horumar
@halimamohamed6529
@halimamohamed6529 5 жыл бұрын
26 june yaan la inaga xadin waa malintii qaramada midoobey ina aqoonsatay aqoonsiga somalilandna wuu ku xidhan yahay ha iloobina weligiin
@abdik9002
@abdik9002 5 жыл бұрын
Siyaasiga tabliiqa ah! KKKK!
Nutella bro sis family Challenge 😋
00:31
Mr. Clabik
Рет қаралды 12 МЛН
ОСКАР ИСПОРТИЛ ДЖОНИ ЖИЗНЬ 😢 @lenta_com
01:01
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 54 МЛН
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 340 М.
Waraysi BBC-du La Yeelatay Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Sanadkii 1967.
8:51
Wareysigii Prof Ahmed Ismail Samatar & Abdihafid Mahamud Jama
1:03:44
Hayaan Media
Рет қаралды 319 М.
Sadraddin - Jauap bar ma? | Official Music Video
2:53
SADRADDIN
Рет қаралды 9 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
akimmmich
Рет қаралды 1,5 МЛН
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 256 М.
Janona
4:09
Release - Topic
Рет қаралды 1,8 МЛН