Jamal Osman - Waxay isku diyaarinayaan dowladdnimo!

  Рет қаралды 567,570

HANOOLAATO

HANOOLAATO

2 жыл бұрын

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Пікірлер: 2 000
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 2 жыл бұрын
Nin ahlu diin oo sunada ka muuqato ah iyo nin cilmaani isku dhaqan maahin. We love our Nabi Mohamed NNKH
@abdaleaxmed5550
@abdaleaxmed5550 2 жыл бұрын
Naclad kugu dhcday hadad aaminsanthy alshabab
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 2 жыл бұрын
@@abdaleaxmed5550 IstaqfuruAllah. Meel aan Alshaab ku taageeray bal I tusi. Qof muslim ha nacladin because Kii wax nacladay uun beey ku soo noqotaa.
@iamamuslimalhamdullilah8133
@iamamuslimalhamdullilah8133 2 жыл бұрын
​@@abdaleaxmed5550 nacladu shayaadiinta ayeey ku dhacdaa
@yasinhassan3840
@yasinhassan3840 2 жыл бұрын
Kan waa alshabaab. Kulahaa waa dawlad. Dhiigyo cabiin. Dulli damiirlaawe
@maxamedcabdirahman942
@maxamedcabdirahman942 2 жыл бұрын
Ayaanle tani ma xayaysiinbaa mise waraysi?
@sharmarkemoha4291
@sharmarkemoha4291 2 жыл бұрын
Diinta islaamka ha lagu maamulo soomaliya waan ku qancay alxamdu lilaah tan kale ciidama ajnibaga hanaga tagaan intaas waan Ku raacsanahy xarakada mansha Allah
@DAACAD383
@DAACAD383 9 ай бұрын
❤❤❤❤
@bishaaralidini7929
@bishaaralidini7929 2 жыл бұрын
Geesi soomaaliyeed adigoo kale ilaahay hanoobadiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.
@abdikhaliqofficial6198
@abdikhaliqofficial6198 9 ай бұрын
Somalia marka ugu horraysa halaga saaro ciidamada shisheeye, wllhi sidaasaa lagu heshiin karaa alle khayr haka dhigo
@sadaammacallim5683
@sadaammacallim5683 4 ай бұрын
Khawaariijta shisheeye naceyba ma ahan waxood waa qandaraas 💯 oo gaalo wadato 💯
@user-xz3wc1rs2q
@user-xz3wc1rs2q 4 ай бұрын
Beenaale 😂​@@sadaammacallim5683
@user-ei9vj3wu2c
@user-ei9vj3wu2c 21 күн бұрын
@@sadaammacallim5683😂😂😂😂ooy heee
@amirabukar2913
@amirabukar2913 14 күн бұрын
@@sadaammacallim5683 Waa runtaa 💯💯
@Cilmidoon1
@Cilmidoon1 2 жыл бұрын
Shabaab laba qodob uun bay dagaalka ugu jiraan ; •in amizon wadanka laga saaro • iyo in Shareecada Alle la isku xukumo Hadaba labada qodob cida diidani saw dawladda maaha?!
@ismailmohamed1251
@ismailmohamed1251 2 жыл бұрын
Calmaaniiyiinta Xarbiga ah Argagaxisada ah WAA Cadowga Islamka WAA Cadowga Somaliyed Ragan Laga Taqalusin Xal Sooma Dhawo
@sahramohamed9643
@sahramohamed9643 2 жыл бұрын
Alshabab ma aqoonsano ciidda iyo calanka Soomaaliyeed mana qariyaan Jamhuuriyad go doon ah mey noosameynayaan😁
@Cilmidoon1
@Cilmidoon1 2 жыл бұрын
@@sahramohamed9643 islaamnimo wax ka wayn oo lagu hoosnoolaadaa ma jirto.
@Cilmidoon1
@Cilmidoon1 2 жыл бұрын
@@subscribeforgoodluck1806 nin la diriray uun bay la diriraan, culimo ay iska laayeena ma jirto.
@MohamedsalaadMohamed-pi6fi
@MohamedsalaadMohamed-pi6fi 4 ай бұрын
Silka hoyada adaa shababa anaga hanofanin qawarij neef yow neefku dhalay
@fatmahhaji3412
@fatmahhaji3412 2 жыл бұрын
Asc sxbt inta nabigaan jcl scw like 👍
@chbmuhidin8266
@chbmuhidin8266 Жыл бұрын
Hada nabiga jeceshahy scw balaga raby like kumasinayo
@chbmuhidin8266
@chbmuhidin8266 Жыл бұрын
Scw
@daadirmc6056
@daadirmc6056 Жыл бұрын
Scw
@dahaboaxmed296
@dahaboaxmed296 9 ай бұрын
N0)
@khalidbabyad5393
@khalidbabyad5393 3 ай бұрын
Scws
@liban4679
@liban4679 2 жыл бұрын
Soomaalida badankood runta ma jeclo, waad mahaadsantahay Jamaal 👍🏿
@bashiir121
@bashiir121 Жыл бұрын
Hoyada runta ba was argagaxIso ayaa tahay khawaarij oo ilaahay ka kufriyay
@iidyuusuf3120
@iidyuusuf3120 Жыл бұрын
​@@bashiir121 hoyo ha caaayin
@iqrabacadoomar1718
@iqrabacadoomar1718 Жыл бұрын
@@bashiir121 😂😂😂😂waa runtaa wlee
@maxamedyuusufismash7403
@maxamedyuusufismash7403 5 ай бұрын
​​@@bashiir121 wll mamada ha caayin iyada kuma haysato
@jamabashir5380
@jamabashir5380 4 ай бұрын
​@bashiir121 Markaa qof hooyadiis ceyneysid kama fakireysid miyaa inuu kuu jawaabo oo hooyadaa caayo, mise in hooyadaa la caayo raali baad ka tahay.
@fnw8688
@fnw8688 2 жыл бұрын
Ayaanle best Somali wariye horaya uu soco wareysiyadada xiiso ayey leyahiin Hanoolaato Tv 👍🏾
@jeylanisidi2542
@jeylanisidi2542 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😪😪wllhi caloosha io ilintan ceshan wayy war yaa Muslimiin yaaa Somalia allah ka baqa fursat waynu heysana watan arkeysaan Taliban wadan koodi xuroway nimco io kitaab alle ay isku xakuman anagii awowiyaalkii naga horeeyy dhiigodi ku baxay maxay ehet somalia io Muslimnimadeeni an ka xureno cadowga gaalada marka hada dadka dhimanayo wa caruurten hooyoyinkini aabayaalkeni war alle an ka baqno😭😢😥aan ku dayano Afghanistan an hashiino an iska saarno gaalada cadowga ah an isku xukuno kitaabka alle waxan baaq u dirayaa madaxweyne xasan shekh madax weyne talada wllahag Somaliyeed qaado oo bad baadi dhiiga shacabka please 🙏geetka nawada haleysku imaado eyadon qo gaalo ama she sheeye ku jirin wllhi waa fursada u shegayo wllken jamaal ee xarakada al shabab shekh abu cubeyda la fadhiiso xasan shekh wada hadal halagu dhameyo anaga ka Muslim ahaan wan rabnaa kitaabka alle halo naxa riisto umada awaaraha sameyy io ku ku nool wadanka xalku waa diinto lo hogansamo intaas ayan ugu baxay asc
@Shafeecbashe
@Shafeecbashe Жыл бұрын
Galada ku gumeesaneeso wyo horta?
@nijibnajib76
@nijibnajib76 Жыл бұрын
Saxiix waa sugee allah fadligiisa
@Waraami
@Waraami 4 ай бұрын
Waa in laysku xakumo kitaabka eebe diinta islaamka taasaa nolol ah
@osmankhalifsheikhh1609
@osmankhalifsheikhh1609 20 күн бұрын
​@@Shafeecbashe gaalada xalane joogto maxaa yeelay siyaasiyiinta dhamaantood majiro mid dhihi karo an kudhaqano kitaabka alle iyo sunada rasuulka scw
@SofiDual-gz5dr
@SofiDual-gz5dr 4 күн бұрын
arsenal shacabka ha kasbato shacab ban leyneya wadanka wan xakuumeya maxey tahay
@lebaan4795
@lebaan4795 2 жыл бұрын
Thank you both of you energy and time I watched all until the end appreciate for your time and energy Mr. AYAANLE I will give you a little advice if you can’t do it next time when you take an interview I know it’s need’s time but if you can add subtitle some people cannot understand
@dul-qarnaynventures5113
@dul-qarnaynventures5113 Жыл бұрын
Jamal Osman run ayaad sheegtey.
@Dfind1
@Dfind1 10 ай бұрын
100%
@cawaysgarden8377
@cawaysgarden8377 2 жыл бұрын
dhamaan maamulada soomaalida ka jira ee Gaalada u fataalaa ha dhacaan, kitaabka alle ha sareeyo, we love AL SHABAAB.
@zharmavicdelta9504
@zharmavicdelta9504 Жыл бұрын
Hdaan zooMaaLi naHy xiizo ayaynu ka zaMayzanHy Hdpa wxii maalinka ay zxaaFdu zo gudbizo ayaynu u Laap kacnaa Nimanka umada izlaaMka dhiigooda banayztay ayaad ku zheegayza kitaabka quraanka inay u hiiLinayaan
@ishaaqwardere
@ishaaqwardere Жыл бұрын
🥰☝🏾
@Dfind1
@Dfind1 11 ай бұрын
آمين❤
@muhyiddinmuhammad5904
@muhyiddinmuhammad5904 10 ай бұрын
اخرب بيتك وبيت اللي خلفوك
@LolLol-jy9fm
@LolLol-jy9fm 2 жыл бұрын
Thank you ayaanle for this wonderful interview. We somalis live in denial. We are Muslims and we want the book of Allah to rule Somalia. May Allah guide us to the truth.
@sevenscounty409
@sevenscounty409 2 жыл бұрын
So are you think these khawarijis are promoting islam? Fuck you dude.
@khalidsl686
@khalidsl686 2 жыл бұрын
That is correct but the method of achieving such goals are inconsistent with Qur'an and Sunnah. Suicide bombings is strictly prohibited 🚫 and is worst sin you could commit. Before even thinking of creating such government there needs to be a national reconciliation process first. There is a lot of work to be done.
@QARDHAAS
@QARDHAAS 2 жыл бұрын
Foreign agenda support these terrorists just to kill, khawarij of this time is such a cancer in our country, they don't know about religion , Islam is peace not violence dude
@Loyaan_10
@Loyaan_10 2 жыл бұрын
Keep dreaming bro.
@abdullahalmuwaxid9643
@abdullahalmuwaxid9643 2 жыл бұрын
@@Loyaan_10 it aint a dream bruh! Arent yu paying attention? Dawladani wey talaabsatay oo taabogashay. Socotay baan ku idhi ninyahow
@drcabdinaasirsoodaal1293
@drcabdinaasirsoodaal1293 2 жыл бұрын
Wariye jamaal waa shaqsi ay ka muuqato dacadnimo waana halyey u bareeray in uu xog iyo xaqiiq soomalia oo dhan ugu baahnaayeen alshabaab keenay sualo badan oo mugdi kaga jiray shacabka somaliyeed dhanka alshabaab iyo deeganka ay ka taliyaan baana keenay mahadsanid aan wada dhahno
@cumarshegowmaxamed9563
@cumarshegowmaxamed9563 11 ай бұрын
Jamal cusman waa sax waxa usheega yo
@Dfind1
@Dfind1 10 ай бұрын
100%
@abdullahabaw6922
@abdullahabaw6922 Жыл бұрын
Wa in lakala adkaadaa ee xal kale ma jiro sida afganistaan wa sida ay ila tahay
@Dfind1
@Dfind1 10 ай бұрын
100% ​@@proudmuslim1389
@shakarosman6702
@shakarosman6702 2 жыл бұрын
masha'allah, soomaali ha heshiiso dalka iyo dadkana sharciga ilaahey halagu dhaqo waanu barwaaqoobenaaye idinka ilaahey.❤
@maxamudcolaadi6921
@maxamudcolaadi6921 2 жыл бұрын
Hhhh ninkan weyn hadalkiisa waxa uu ku war wareegaya Al shabaab gacanta haloo galiyo dalka hadde walalo adiga Al shabaab ayaa tahay ee matihid wariye
@ikramabdirizak6087
@ikramabdirizak6087 2 жыл бұрын
@@maxamudcolaadi6921 ninkan ma alshabkii aan naqanay buu ka hadlay mise kuwa cusub
@zainabmahamed1042
@zainabmahamed1042 2 жыл бұрын
@@ikramabdirizak6087 balnooga waran adaabayaqaanee wll
@ikramabdirizak6087
@ikramabdirizak6087 2 жыл бұрын
@@zainabmahamed1042 ina adeer alshabab waa taqana mar hadad somali tahay waxba ha is khafin waxay galan iyo waxay gudan
@puregenius3493
@puregenius3493 2 жыл бұрын
@@maxamudcolaadi6921 kitaab aan isku xukuno qofka yidha ma shabaaba Qof kitaabka alle kaboodsan baa tahay shareeco hadaad maqashp shaydaanka kugu kacaya, xata gaaladu saan kitaabka uma necba
@babuuaden3615
@babuuaden3615 Жыл бұрын
Jamal is a professional journalist. people get confused about this interview. Jamal is translated what he saw from his trip and also translated the idea of al shabaab and nothing proplem with that. Jamal is true journalist.
@maanka8907
@maanka8907 Жыл бұрын
He is not just translating he is talking like an embassadors for AS.
@luqmanadanali87
@luqmanadanali87 Жыл бұрын
Kkkkk
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 2 жыл бұрын
Thank you guys for this objective and insightful information.
@faysalwadani9427
@faysalwadani9427 2 жыл бұрын
ثثثثثثث
@AxmedMaxamuud-fd8yn
@AxmedMaxamuud-fd8yn 5 ай бұрын
الله اکبر❤
@Dfind1
@Dfind1 3 ай бұрын
الله أكبر
@amishmaxamed3043
@amishmaxamed3043 2 жыл бұрын
Aniba marba tagay oo bil jogay ma.a wa mel noloshu raqis tahay barwaqa ah daganan ba daremesa waxbarasho jirta inkasto jamacad aan arag lkn wala fura ba ladhahayay iidihi cml ciyaro dhaco ama su'aalo liswediyo hadiyado lagu bixiyo wanka ka heli inkasto ka so tagay
@deekjr7872
@deekjr7872 2 жыл бұрын
Hanoolato Mahadsanid zxp sida aad ugaso jwb celisay codsigeyga🙏
@dayaxahmed154
@dayaxahmed154 2 жыл бұрын
Great journalist what an interview. Thank you for sharing this great information.
@abdullahia1444
@abdullahia1444 2 жыл бұрын
Mahadsanid wariya ayaanle sida quruxda badan ee wareesigaan noogu soo gudbisay. Wariya jamaal oo rug caddaa wayn ahna aad buu ugu mahadsanyhy sida dhabta iyo runta ah ee uu kasheegay xaalada soomaliya iyo sida xalka uu kujiro.
@tuugwayn999
@tuugwayn999 2 жыл бұрын
Anigoo ah muwadin somaliyad waxan ku Racsanahey fikirki jamal hanolato wan ku faraxsanahay shaqada ad heyso
@OmarMohamed-jc4ho
@OmarMohamed-jc4ho 2 жыл бұрын
جزاك الله جمال عثمان
@abdihashi2310
@abdihashi2310 2 жыл бұрын
Waa weriye professional ah oo xaqiiqda ka hadlaya .
@SuhaybNour
@SuhaybNour 2 жыл бұрын
This interview is fully true i know al shabaab very well and how jamal osman explains is right
@abdirisakbashirhussein5779
@abdirisakbashirhussein5779 4 ай бұрын
What do you mean that??!! He fuckng support alshabaab
@user-ei9vj3wu2c
@user-ei9vj3wu2c 21 күн бұрын
@@abdirisakbashirhussein5779truth hurts
@rayaansalaad1086
@rayaansalaad1086 2 жыл бұрын
The best jourlist in the wall jamal osman sey masha alah
@abdulkarimyussuf2261
@abdulkarimyussuf2261 2 жыл бұрын
M.A Waa Wareysi Aan Aad oola Dhacay Xaqiiqooyin Badana Banaanka Keenay Sharafta Umada Soomaliyeed waxey Ku Jirtana Cadeeyey Mahadsanidin
@Samatar4
@Samatar4 10 ай бұрын
Anigu waxaan aaminsanahay dadka soomaliyeed inay nabad kuwada noolaadaan shisheeyuhuna nagabaxaan taasi si loogarana waa in dhalinyaradu Dadaashaa oo ushaqaysaa mustaqboolkooda, midka diintooda iyo dalkooda.
@mohamednairobi8000
@mohamednairobi8000 2 жыл бұрын
Masha allah wa barnaamij wado u ah mustaqbalka somaliya guul iyo gobonimo
@apdiaziizalfa543
@apdiaziizalfa543 2 жыл бұрын
Sidee yacni ????
@faysaliman3213
@faysaliman3213 2 жыл бұрын
Siday mustaqbal ugu tahay ,10,000kun oo qof in kabadan ayay dileen alshabaab ,cadaw ka xun waligay maan arkin
@mohamednairobi8000
@mohamednairobi8000 2 жыл бұрын
Inay sii socota waxa naga xiga inan ka heshiino wayo ka wax dilaya wa somali ka la dilaya wa somali anigu fikirkayga waxan qaba in dowlada wax la siiyo
@mohamednairobi8000
@mohamednairobi8000 2 жыл бұрын
Inti inaga dhimatay maso noqonayan inta hartay an badbaadino
@Dfind1
@Dfind1 11 ай бұрын
بإذن الله الفرج قريب الوحدة وطرد الجيوش الغربية
@folaadtv9943
@folaadtv9943 2 жыл бұрын
Muqaalkan waan dhamaystay waxaana ka kororsaday aqoon iga maqnayd, waxaana wax ka arkay angel aanan waxba ka arkijirin
@sakariyedayib1491
@sakariyedayib1491 2 жыл бұрын
Oo ah alshabaab inay dhaanto dawlada amison hoosta kaga jirta haba qaldanaadan fikrad ahaane
@folaadtv9943
@folaadtv9943 2 жыл бұрын
@@sakariyedayib1491 inay somaali heshiiso magacay donaan hawataane waliba iyagu is hor fariistan
@sakariyedayib1491
@sakariyedayib1491 2 жыл бұрын
@@folaadtv9943 haa waa fikrad saxan
@umunishaad5959
@umunishaad5959 2 жыл бұрын
Koly waxa umhiim ah in laga hdlo qarax umada somaliyeda cirib tirya ay jawl kale la imadan ii fikrad lagu tagero ay diinta wa faqsanthy
@musemuse1507
@musemuse1507 2 жыл бұрын
aniga dowladana ma taakeesani Al shabaabna ma taakeersani sababtoo ah dadka dowlada xilalka ka haya intooda badan xil uma qalmaan sidas ayaan u taageesaneyn waa dad lacag ku imaaday mana filayo inayo inuu wax qaban karo qof lacag ku imaaday
@rashidmohamed4524
@rashidmohamed4524 2 жыл бұрын
Mahad kaarateeyoow kolay waad daawanaysaaye like ii saar hhhhhh.
@Fikir-dheere
@Fikir-dheere 3 ай бұрын
Somali runta weey dhibtaa wariye Jamal mahadsanid
@cabdirazaqkhadar9956
@cabdirazaqkhadar9956 2 жыл бұрын
Maasha allaah walalhay allaah haxifdiyo
@samiiryussuf7216
@samiiryussuf7216 2 жыл бұрын
Mashalah warye jamaal wad mahadsantahy waxaadtahy warye xur ah alah haku xafido
@hassco1928
@hassco1928 2 жыл бұрын
Excellent interview
@IbrahimTripleM
@IbrahimTripleM 2 жыл бұрын
Exactly the last words💯
@waacusubaduunyadu398
@waacusubaduunyadu398 2 жыл бұрын
Thanks 1000%
@mumtaazshxasan1934
@mumtaazshxasan1934 2 жыл бұрын
Mahadsanid ayaanle wariyeha runta ayuu kahadlay hore usoco
@abdulllahi6161
@abdulllahi6161 2 жыл бұрын
Hadii rag xoog leh yahiin maxee indha shareer u xirtaan isku qarinayaan tan kale jano hadii rabaan ragaan is qaraniyaayo drones ka cabsanaayo mee is qarsiyaan
@samowade1300
@samowade1300 2 жыл бұрын
@@abdulllahi6161 waa ka dhacsan tahaye .
@mohaak2266
@mohaak2266 2 жыл бұрын
@@abdulllahi6161 hdii hda kuwaac wa u tagezaaa mxaa balaaaYo iska dhigeee 🤣🤣🤣
@abdulllahi6161
@abdulllahi6161 2 жыл бұрын
@@mohaak2266 uma tagaayi wlh. hadii awood leeyahiin sida madaxda soomaalida uu kan caanaayo cml mee sameestaan xafiis la yaqaano madaxdooda joogto loogu tago sida villa soomaaliya.qof walba masuul ah soomaaliya ah meel loogu hagaago leeyahay ayaga sida dumarka indha shareer ku dhuumanaayo
@OsmanOsman-ge5st
@OsmanOsman-ge5st Жыл бұрын
The somali people need to reconcile forgive eachother and come together as one people.
@hassankalmoy7751
@hassankalmoy7751 2 жыл бұрын
Horta wax been ah ma sheegin qofkan lkn somalida runta iska dhibeyso.
@Allasheikh.
@Allasheikh. 2 жыл бұрын
Aad iyo aad
@suhaybsabca7952
@suhaybsabca7952 2 жыл бұрын
Sax waaye
@user-ei9vj3wu2c
@user-ei9vj3wu2c 21 күн бұрын
Sax
@abdimohammed6068
@abdimohammed6068 2 жыл бұрын
Lool...Ayanle tried to make it Farmajo issue but WELL DONE JAMAL, he said their power has nothing to do with the 5yrs past...hahaha
@barrybondz9650
@barrybondz9650 2 жыл бұрын
Farmaajo put the country in turmoil. He needs to be charged for his crimes !!!
@reallycoolguy121
@reallycoolguy121 2 жыл бұрын
How does it have nothing to do with Farmaajo? He was president was he not? If Shabaab is becoming more entrenched and powerful year by year when your president then that's a massive failure. Terrible president who accomplished nothing in this area. Edit: Farmaajo himself promised he would defeat them within a year. 5 years later they are more powerful than ever. Absolutely pathetic.
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 2 жыл бұрын
Yeah 😂😂😂
@zakipihi1634
@zakipihi1634 2 жыл бұрын
Come one man r u still with the farmaajo issue ,i thought that ended ....
@sharmarkesharif7171
@sharmarkesharif7171 2 жыл бұрын
Farmajo waa ninki ugu fcna Somali so maro tan iyo burburkii
@hindabashe6952
@hindabashe6952 2 жыл бұрын
Asc ayaanle 👍iyo wariye jamaal🇸🇴❤❤❤
@buurdhaabmedia
@buurdhaabmedia 2 жыл бұрын
hinda walal subscrib idheh adiga oo raali ah
@suhaybsabca7952
@suhaybsabca7952 2 жыл бұрын
Mashaa Allah keep going wall
@apdallademoneyes...4164
@apdallademoneyes...4164 Жыл бұрын
Woow wooow wooow wooow hada ma umalenayo in leyga sheken dono shabab Mahadsanid Ayaanle
@xaaliimasaallix4720
@xaaliimasaallix4720 2 жыл бұрын
Masha Allah, jamal waa nin qaangaar ah masaakiinta comments ka qaldan soo qoraayo garaadkooda iyo aqoontooda magaarsiisna in ay lajanqaadaan aqoonta jamaal.
@abdifatahomarhussein95
@abdifatahomarhussein95 2 жыл бұрын
Maxa aqon nin xayisinayo dadka umada dhigoda dadinayo ma no falineysa
@xaaliimasaallix4720
@xaaliimasaallix4720 2 жыл бұрын
@@abdifatahomarhussein95 sxb ninkaan warbixin kusaabsan wuxuu kusoo arkey alshabaab ayuu kuusoobandhigey kadibna aragtidiisa xaleed ee kudhisan aqoon ayuu kusoo bandhigey ee talo keen adoon dagaalimin.
@rafiqrashad392
@rafiqrashad392 2 жыл бұрын
@@xaaliimasaallix4720 Ma isaga Ku naageysto ?😅
@Axmed2121
@Axmed2121 2 жыл бұрын
@@rafiqrashad392 war waad akhlaaq xun tahaye gabadha ha af lagadayn!
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 жыл бұрын
Xaliimo adiga waxaad tahay dhillo siil qadhmuun oo Futada laga waso , Alshabaab waa gudaafad futadaada ayaa ka udgoon Alshabaab
@mohamedabdirahmanyusuf9092
@mohamedabdirahmanyusuf9092 2 жыл бұрын
Good job ayaanle & Jmaal👍
@maaximuye2552
@maaximuye2552 2 жыл бұрын
Jamal waa ninki kowad ee runta shega, from s.land
@kingahmad4879
@kingahmad4879 2 жыл бұрын
Waa wax SO diyarisay farmajo IYO koxdisa
@abdullahiabdulkadir3180
@abdullahiabdulkadir3180 2 жыл бұрын
Ayaanle dhaliishiisa wuu qaatay sidey ila tahay, marki hore qofka hadlaayo ayuu hadalka ka dhexgali jiray👍
@iamamuslimalhamdullilah8133
@iamamuslimalhamdullilah8133 2 жыл бұрын
ma sha Allah 💌
@maimunaabdulmajid2359
@maimunaabdulmajid2359 2 жыл бұрын
mashaa allah waraysi xiiso badan ayuu ahaa aadbaana ugahelay
@zharmavicdelta9504
@zharmavicdelta9504 Жыл бұрын
Maymuuneey waaku zlaamay wllo Zln kdip wxa Rapaa inaan ogaado ama helo wareysiga jamal ozman iyo MaHad kaRaTeey
@abdalladaahir
@abdalladaahir 4 ай бұрын
​@zharmavicdelta95y04 youtubka kuqor
@istaahil6479
@istaahil6479 2 жыл бұрын
Thanks wariye jamaal
@user-ne6pz3gp4w
@user-ne6pz3gp4w 2 жыл бұрын
Masha Allah
@hadayaali4786
@hadayaali4786 2 жыл бұрын
Maashaa alllah walaahay waxaad soo a ragtay wax fiican jamaalow khayr allah ha kusiiyo
@faysaliman3213
@faysaliman3213 2 жыл бұрын
Waxa fiican ee uu soo arkay ma alshabaab baaa yaaaa
@abdikarinsharifahmed706
@abdikarinsharifahmed706 2 жыл бұрын
Balaayo ku aragtay waxa fiican uu soo arkay ma bahaladaas dhiigya cabka ah ee dadka muslimka ah dhigooda baneestay oo xataa aan beytki alle looga badbaadeen
@Dalmar66
@Dalmar66 2 жыл бұрын
Waaaw I like 👍
@cabdiraxmanyasin8115
@cabdiraxmanyasin8115 2 жыл бұрын
ASC MR AYAANLE XUSEEN CABDI TEEDA KALE NINKAN JAMAAL CISMAAN LA YIDHAAHDO MA AHA NIN DHEX DHEXAAD AH WAXAAD MOODAA INUU U XAGLINAAYO DHINACA ALL SHABAAB WAXAADNA MOODAA INUU XAYEEYSIIN U SAMEYNAYO URUR ARGAGIXISO AH FADLAN NAGA SOO KOOB WAREYSIGIISA BILAA XIISAHA AH MAHADSANID
@sadamalas4943
@sadamalas4943 2 жыл бұрын
@@cabdiraxmanyasin8115 jamaal runta ayuu ka hadley wana xaqiiqda wadanka ka jirto marka dhinac uma hiilinin anaga islaam aan nahaay dhulkana anaga leh diinta islaamka ayan isku mamulenaa shisheeya lama soo galo danne loma hayo islaamka guur mar walbo alahu akbar
@zamzam3008
@zamzam3008 2 жыл бұрын
If the journalist brings news that your ego doesnt agree with some of us resort to attacking the journalist and to character assassinate him. Fear Allaah SWT and stand up for the truth no matter who has it.
@Fikir-dheere
@Fikir-dheere 3 ай бұрын
Mahadsanid Jamal wa wariye madax banaan Somalia wariye nima wax kamayaqanan gaalada chanel 4 wey umahad celinayan waxa uu daaha kaqaaday lkn Somalida waa As dhahayaan.wariya wa in uu madax banaanaada runtana uu sheega. Allah hakubarakeeyo wariye jamaal
@buderqoslyr7933
@buderqoslyr7933 2 жыл бұрын
Only two legend jamaal ,ayaanle is the best journalist in soomalia noolaada
@MrZacharia92
@MrZacharia92 2 жыл бұрын
Horta hal jawaab u jamaal bixiye been ma uusan kusheegin al shabaab waxaa cadeyn uhaaya dad guryo xoog iyo been abuur looga qaatay ine uso celiyeen dadkaasne europ kunool yihiin ine baxeen halkaas tageen bee maxkamed alshabaab leedahay dacwo ka furteen laakin waxa layaabka leh waxee tahay dacwada marka ugudbisato inaad gurigaas ledahay iyo in kale waxee kenayaan cadeyn dhab ah qofka iska leh meesha o xitaa dowlada aan keenin karin
@daudabshir2841
@daudabshir2841 2 жыл бұрын
He is memberof alshabaab practically corresponding their propoganda journalism, he shows their good picture without even mentioning little bit of their evil side
@highflyer215
@highflyer215 2 жыл бұрын
@Samia Abdullahi inta kaliya ma dhihi Kartid, dhiiga muslimka wax Ka weyn ma leh dilkooda Danbi Ka culus maleh.
@ismailmohamed1251
@ismailmohamed1251 2 жыл бұрын
Kitabka Quranka kariimka ah Iyo Sunadiisa Qifkan Rabin Muslim Mahn Marka Ragan Calmaaniiyiinta ah WAA Cadowga Islamka Qofka Racaaayo Asagooow og Ha raaaco Hana Galooowo Baan Leeeeyahay
@Subscribesjsh
@Subscribesjsh 2 жыл бұрын
@cidna ha aaminin sanadaadan aaminaad ma jirto daalibaan iyo alshabab isku nooc maaha daalibaan iyo falastiin kuwa ka jira baa isku mid ah halka alshabab iyo isis ay isku mid yihiin labadana gaalada aad dadka kudilayso baa sameyay waxba sawirka kore yuusan ku khaldin
@bardehanad4919
@bardehanad4919 2 жыл бұрын
No doubt he is high member, how else does he get access to their dirt caves?
@highflyer215
@highflyer215 2 жыл бұрын
@cidna ha aaminin sanadaadan aaminaad ma jirto Marka hebal ba waa daadinayaa sax ma Ka dhigaysaa khaladadkas Allah Laga galayo, gaal iyo mashruuciis ayaga ah sababta maanta ajinabi noogu marmarsiyonayo waa alshabab, qofkii wax Ka baran wayay intaasoo Sanana waa maangaab, ee orod is qarxi alshabab wadan ay qabsadaan ma aha Somalia 🇸🇴
@hadayaali4786
@hadayaali4786 2 жыл бұрын
Jamaaal maashaa allah
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 2 жыл бұрын
Hadii askari soomaliyeed meel taagan oo la dilo aniga waxaan u arkaa qalad 100%. Allah knows the best
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 2 жыл бұрын
@@Tilawa5 war qof Ashahaadanaayo maa leeska dilaa intee diinta kaga qoran tahay
@zamihassan4434
@zamihassan4434 2 жыл бұрын
Waa runtaa qof ashahadanaya waa qalad dhigiisu
@Tilawa5
@Tilawa5 2 жыл бұрын
@@HassanAliHassan1960 walaal hadalkaaga ayaan khalad fahmay😅
@user-zc2tk6fc6s
@user-zc2tk6fc6s 2 жыл бұрын
Way ka fiican yihin waa aaman fasad na malah meeshay ka taliyan lakin qaraxa ay shacabka ku xasuuqayan taas baa dhib ah
@aliadam180
@aliadam180 2 жыл бұрын
كره من كره ورضي من رضي Fact remains the fact Let’s face it
@xamardaye
@xamardaye 2 жыл бұрын
this is an important and serious interview
@hadayaali4786
@hadayaali4786 2 жыл бұрын
Maashaa allah
@fowsiyagoled9514
@fowsiyagoled9514 2 жыл бұрын
Wariye Jamal Waa wariye dhabha Waa xaqiiqada jirta waaney sidey wax ujiiran buukahadley❤️
@Dfind1
@Dfind1 11 ай бұрын
Ciidamada shisheeye waa in ay ka baxaan Soomaaliya Soomaaliya waa inay ku midoobaan shareecada Islaamka
@shafiabdi8315
@shafiabdi8315 11 ай бұрын
Siilka hoyadina usheega gaalo adinka ah
@DAACAD383
@DAACAD383 9 ай бұрын
​@@shafiabdi8315gaal shareeco diid ah
@user-se1lh7lr2g
@user-se1lh7lr2g 4 ай бұрын
Shuhaadada waay guuleeysani insha allaah
@user-ne6pz3gp4w
@user-ne6pz3gp4w 2 жыл бұрын
Allah hano ziyadiyo hane no barakeyo wlalaheyna
@cigaalcigalhore4828
@cigaalcigalhore4828 2 жыл бұрын
we need freedom of news thank you
@qadroali2268
@qadroali2268 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin yaarabi 🇸🇴 ♥ ❤ 😍 ✨
@arimahaislaamka7995
@arimahaislaamka7995 2 жыл бұрын
masha alaaah wariye jamaal xaqa ayuu kadhawaajiyey
@user-xz3wc1rs2q
@user-xz3wc1rs2q 4 ай бұрын
Alxamdulilah nasriga ilaahay wuu dhawyahay
@donciiltrehjr1488
@donciiltrehjr1488 2 жыл бұрын
Jamal waa weriye weyn dadka keligood muwadinka ee u badan CBB ninkaan alshabaab bay ku shabadeeyen Nolosha dhabta ee konfuur ta uu sheegay been maha alshabaab in ay wadanka 5 gobol ka joogan Tan kale jamal osman waa qof academy ah kumana qanacsan fikrika argagxisada balse runta kama gambado alshabab waa masiibo wadanka ku habsatay positive kooda in aa ogaano waa sax ee wariyaha afka ha qabinina keligood muwadinoow. Tan kale ee askarta somaliyeed waa runtiis askari somaliiyeed 100$ ka badan ma yaqanan qadiyad ma leh waba tuugo oo anagay mobileda naga dhacan dhalin yaraday bila damirnimo suuqa ugu dhex dilaan waa meeshan ka dhimanau 3 Somali ma aamino ani 1. Siyaasi somaliyeed 2. Weriye somaliyeeed 3. Askari somaliyeed wana sadeex bila damiir balse jamal great journalist.
@amishmaxamed3043
@amishmaxamed3043 2 жыл бұрын
Wa runta
@khalidhassan3364
@khalidhassan3364 2 жыл бұрын
Allaah ha sahlo alle ayaa inoo maqan
@sumayayounis3970
@sumayayounis3970 2 жыл бұрын
Masha Allah waan idin salamayaa hanoolato iyo jamaal osman
@yazinmaxamed1597
@yazinmaxamed1597 2 жыл бұрын
Fikir ahaan waxa aan kahaystay alshabab , iyo kadib dawashada video-gan 100% waxbaa iskay badalay, waalala heshinkara inaguna dantaa inoogu jirta
@libanyusuf2204
@libanyusuf2204 Жыл бұрын
RAMADAN KAREEM RAMADAN MUBARAK ALLAH YAA CIIZAAK UMADA ISLAMKA MUUSLIMEENTA SOOMAALIDA AH MARKASTA IYO MEELKASTA IYO GOOBKASTA AAD DUUNIDA ODHAN IYO CAALAAMKA ODHAN AAD JOOGTAAN GUULEYSTA GUULEYSTA GUULEYSTA WEELIIGIIN AMEEN XUSKA ALLAH BADI OO GUULEYSO GUULEYSTA GUULEYSTA GUULEYSTA WEELIIGIIN AMEEN. SOOMAALIYA HAA MIDOOBAAN SOOMAALIYA HAA IS RAACDO SOOMAALIYA HAA NOOLATO SOOMAALIYA HAA NOOLADOO SHAANTA SOOMAALIYEED HAA NOOLATO SOOMAALI WEYN HAA NOOLATO SOOMAALIYA SOOMAALI BAA ISKA LEEH SOOMAALI HEESHIIS AH DUUNIDA ODHAN IYO CAALAAMKA ODHAN LAA HESHIIS AAH. DIIB UU HESHISIIN IYO DHAAB UU HESHISIIN IYO CAAFIIS IYO MUSAMAAX IYO MIDNIMO WARTA IYO NABAD WARTA IYO CADALAD WARTA IYO SINAAN WARTA IYO BARWAQO WARTA IYO FARXAAD WARTA IYO SHARAAF WARTA IYO KAARAAMO WARTA IYO CIIZAA WARTA IYO HAYBAD WARTA IYO GUUL WARTA IYO GOBANIMO WARTA IYO HOORUMAR WARTA IYO WADAJIR WARTA IYO QUUWAAD WARTA IYO XOOG MIDEYSAN IYO CILMI BADAN OO WARTA IYO AQOON BADAN OO WARTA IYO XIKMAD BADAN OO WARTA IYO KOBAAC DHAQAALE BADAN OO WARTA IYO DHAQAALE BADAN OO WARTA IYO DAADKA SOOMAALIYEED OO ALLAH BARAKEYO OO BAADIYO OO GUULEYSTA ADUUNKA GUSHA IYO AKHIRO GUUSHA GUULEYSTA DIINTA ISLAAMKA HAA GUULEYSTO DIINTA ISLAAMKA HAA GUULEYSTATO DAALKA ISLAAMKA MUUSLIMEENTA SOOMAALIYEED HAA GUULEYSTO HAA GUULEYSATO WEELIGEED AMEEEN AMEEN AMEEN ❤ CIIDAMADA XOOG QALABKA SIDA EE SOOMAALIYEED IYO UMADA ISLAAMKA MUUSLIMEENTA SOOMAALIYEED WAA WADA ISLAM MUSLIMEEN SOOMAALI AH. XARAKAT AL SHABAAB AL MUJAHIDEEN 🏴WAA ISLAM MUSLIMEEN SOOMAALI AH HALA HESHIYO OO ASN WADA HADALNO WAA AAN HEESHINO. THE ISLAMIC EMIRATE OF AFGHANISTAN 🏳 WEY HESHIYEEN CALAAMKA NAA WEY LAA HEESHIYEEN. ETHIOPIA IYO TPLF WEY HEESHIYEEN. CAALAAMKA IYO ADUUNKA ODHAN SOOMAALI HEESHIIS AH DUUNIDA ODHAN IYO CAALAAMKA ODHAN LAA HESHIIS AAH MAA RABAAN EE ALLAH HA INO GARGARO GUULEYSTA UMADA ISLAMKA MUUSLIMEENTA SOOMAALIDA AH MARKASTA IYO MEELKASTA IYO GOOBKASTA AAD JOOGTAAN ❤ RAMADANTAAN MIDNIMADDA ISLAAMKA MUUSLIMEENTA SOOMAALIYEED HAA HEESHISIYO OO HAANAA GUULEYO AMEEN ❤
@Dfind1
@Dfind1 11 ай бұрын
آمين ❤
@kahagure3075
@kahagure3075 2 жыл бұрын
Masha allah ayanle Allaha ku xafdiyo
@wardamohamoud8475
@wardamohamoud8475 Жыл бұрын
alshbaabad ilahy ku aas hadad ka mid tahy
@abdiwalimohamed1623
@abdiwalimohamed1623 2 жыл бұрын
Rer London Film 🍿 shabaab ah bay ka dhaman la,ayihin , Yaa sodiray boqortoyada 👑
@Dfind1
@Dfind1 11 ай бұрын
Salaan weyn oo ku socota weriye Jamaal Cismaan, waxaanan ilaahay uga baryaynaa inuu ka abaal-mariyo hadalka xaqa ah
@abumoalim
@abumoalim 2 жыл бұрын
Masha Allah waa wareysi aad u fiican
@wardamohamoud8475
@wardamohamoud8475 Жыл бұрын
Masiibo kugu dhacday hadaad alshaabab tahy
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 18 күн бұрын
​@@wardamohamoud8475hhh aromo ka bax meesha shabab waa somali adiga oromo tahay naga dhex bax
@adyare9492
@adyare9492 2 жыл бұрын
Shabab waxy yihiin shacabka somaliyeed waa ka dharagsanhy, Jamal osman waa nin dibada ku nool Ragaasna Cilmi uma leh.
@aaminoumlul2916
@aaminoumlul2916 2 жыл бұрын
Walee Run baad sheegtay
@ismailmohamed1251
@ismailmohamed1251 2 жыл бұрын
Rag Kitabka Quranka kariimka ah Iyo Sunadiisa Rabo Calmaaniiyiinta Somaliia La Dagaaaalayo Iyo Gaaladoooda Baan Ka Aaamin Sanahay
@hassanbashir7026
@hassanbashir7026 5 ай бұрын
Al xamdulilaah Alah aya nugu maneystaay islamka Alshabab waa somali qufwalba oo somaliah oo aboda inu mamulaa wadanka xaq ayu uleyahaay inu mamulaa wadanka somaliya
@mohamedraabi7494
@mohamedraabi7494 2 жыл бұрын
Ayaanle iyo jamaal aadbad u mahadsan tahay kii nathara iyo kan jamaalba aadban uga helay shaqo wacan ayaanle thank you
@FreemanV99
@FreemanV99 2 жыл бұрын
He's doing it so that, ATMIS's mandate can be extended for Ahmed Madoobe to stay longer in power, and Kenya can finish its project. People are awake today to be fooled.
@apdiaziizalfa543
@apdiaziizalfa543 2 жыл бұрын
Adeero somaliba KZfaq kan izka Leh
@mustafahassan2231
@mustafahassan2231 2 жыл бұрын
he cnt mention their brutality, the reporter n all the enemy of somalia r the same. insha Allah we will defeat them with our military capability. we hve the best army n the best equibments. Guul Ciidanka xooga dalka soomaaliyeed.
@ashaoali8020
@ashaoali8020 2 жыл бұрын
FREEMAN99. OY AMA AAMUS AHMED ISLAAN WAA MADAXWEYNAHA JUBALAND
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 2 жыл бұрын
What I wanted to say
@mohamednorhussein2242
@mohamednorhussein2242 2 жыл бұрын
Shabaab waye wacel kan, shabaabna waxa ay u shaqeetan AMERICA AND UK
@ismailmohamed1251
@ismailmohamed1251 2 жыл бұрын
Kitabka Quranka kariimka ah Iyo Sunadiisa Dalka Halagu Xukumo Dhawaqiiiiida Sanamyada Caabudayoo Qaatay Diinta Christian Ka ama Demuqradiyada Diiiday Shareecada ISLAMKa Halagu Kufriyo
@cadar1499
@cadar1499 2 жыл бұрын
Lakiin dhiiga dad Somaliyeed yaan la daadin waa in loo maraa si nabad leh qarax iyo dil wax laguma helo nafta biniadam ka waa muhiim
@ismailmohamed1251
@ismailmohamed1251 2 жыл бұрын
@@cadar1499 Waan Kula Qabaa Ragan Calmaaniiyiinta ah In LA Laaaayo Shacabka Somaliyed Muwaxidiin ta ah Dhiiigoooda Malkooda Dhacooda WAA Xaraaam Qadcan ah Qaraxane WAA Xaraam In Lala Dagaaalano Ragan Calmaaniiyiinta ah Diiday Shareecada Islamka Ayaan Qabaa Alleh Muslim Ka Ha Xifdiyo Adun Iyo Akhiro
@cadar1499
@cadar1499 2 жыл бұрын
@@ismailmohamed1251 Amin shartooda ilahay haka qabto umada iyagaana baabi idoona insha Allah dadkeey baadaan sifuduud udilaan maalin maalmaha ka mid ah waa la weeyn doonaa meel eey mareen insha Allah shacabka Somaliyeed yaa la sirin diinta waa nasteexo Aa ha baabi is iyo dabar gooy waa niman hunguri wado SUBXANALAAH halagu tusaale qaato dagmada Baxdo isa caabiya waa mafia dii baada qadaneeysay
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 2 жыл бұрын
@@cadar1499 dawlada kitabka ilahay diday e sharci galo qadatay may kula saxsanyin wll
@cadar1499
@cadar1499 2 жыл бұрын
@@ugbadomar5881 war aqlaaq daada ila qaldan intaan dowlad la gaarin ma ogid waxa afkaada kabaxaayo? Dowlada ka soke adi is xisaabi ah u gafin qof kaa aragti duwan qof qof walbana ilahaa xisaa binaayo ani masuul kama ihi lakiin nafteeydaan masuul ka ahay adna sidoo gale lakiin in qarax shacab lala beeg sado adi qiil maad u aragtaa?
@kaahomahamuud4801
@kaahomahamuud4801 2 жыл бұрын
Maasha alah Hanoolto
@ducaysanemohamed6627
@ducaysanemohamed6627 2 жыл бұрын
good program
@warbaahintadhacdo7560
@warbaahintadhacdo7560 2 жыл бұрын
Shabaab waa cadowga keliya ee muuqdo, ee ay maanta Soomaali leedahay.
@mohaalii4601
@mohaalii4601 2 жыл бұрын
🤙🤙
@user-ei9vj3wu2c
@user-ei9vj3wu2c 21 күн бұрын
😂😂😂😂😂shabaab guul
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 18 күн бұрын
hhh aromo ka bax meesha shabab waa somali adiga oromo tahay naga dhex bax
@ahmedabdirashiid983
@ahmedabdirashiid983 5 ай бұрын
I've taken a positive thinking about the group after I listen this interview and read Read Book one book about them. I won't forgive those told us the lie about them.
@suldannasir9629
@suldannasir9629 4 ай бұрын
What kind of dumb are you 🤔 😐
@samiyusuf9440
@samiyusuf9440 2 жыл бұрын
Saasaa larabaa dadku waa muslimiin ee kitaabka Allah halgu dhaqo
@adansantur4677
@adansantur4677 2 жыл бұрын
They are real man.
@ismahaanismahaan5403
@ismahaanismahaan5403 2 жыл бұрын
Hory usoco jamal
@channalkasubacleydajuungal6013
@channalkasubacleydajuungal6013 2 жыл бұрын
ayaanle masha alaah aad baan kugu xeranahay iyo shaqda aad u heyso umada somaaliyeed
@alcamaarifardo7334
@alcamaarifardo7334 2 жыл бұрын
Shaqo umad mahayee tiisa wataa
@mohamedjamaomar8058
@mohamedjamaomar8058 2 жыл бұрын
@@alcamaarifardo7334 owoow qof walba shaqadiisa ayuu heeystaa lkn waxaa muhiim ah asoo shaqadiisa wato shacabka faaido ma ugu jirtaa hadii shacabku faaidi ku qabo aduunka ayaa ku dhisan in lakala faaido intaa wll
@axmedcali7300
@axmedcali7300 2 жыл бұрын
Goob ween
@mabaxayijr1285
@mabaxayijr1285 2 жыл бұрын
Fikradisa waa laqaba wariyahan✊
@aaminaqueen9164
@aaminaqueen9164 2 жыл бұрын
Masha alah alshabaab barasho wanagsan wajigaan idinkumaan aqoonin not that bad
@DAACAD383
@DAACAD383 9 ай бұрын
Wllhi Alshbaab waa ladulmiyey😢
Was ist im Eis versteckt? 🧊 Coole Winter-Gadgets von Amazon
00:37
SMOL German
Рет қаралды 37 МЛН
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 37 МЛН
FULL INTERVIEW -  WARIYE NADAARA IYO MACALIN AADAN CEYROOW
1:01:27
HANOOLAATO
Рет қаралды 511 М.
MAXAMED CADDOOW : WAXAAN JABNAY KADIB HESHIISKI CARUSHA
1:21:49
HANOOLAATO
Рет қаралды 268 М.
Guddoomiye Cabdulqaadir - Waxaan soo toosay aniga oo dhaawac ah !
45:09
CABDULLAAHI MAXAMED NUUR MUXUU KA TAGAY
1:06:21
HANOOLAATO
Рет қаралды 465 М.
خط التماس : الصافي سعيد
1:28:57
Shbebek - شبابك
Рет қаралды 74 М.
Was ist im Eis versteckt? 🧊 Coole Winter-Gadgets von Amazon
00:37
SMOL German
Рет қаралды 37 МЛН