Waraysi Xasaasi ah oo ismaciil Caraale Kaga Waramay

  Рет қаралды 13,514

SAAB TV

SAAB TV

5 жыл бұрын

Saab Tv Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Dadka Iyo Inay Gaadho In Ka Badan 270 Milyan Oo Qoys Oo Ku Nool 140 Dal Oo Adduunka Ah, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Check our website : www.saabtv.com/

Пікірлер: 41
@CaliCsameh
@CaliCsameh 3 ай бұрын
Ismaciil carraale amiirkii ugu horreeyey ee AL SHABAAB weeye waxaana loo doortay 2006 ku xigeenkiisuna waxa uu ahaa AXMED MADOOBE ismacil waxa qabtay sirdoonka maraykanka halka axmed madoobe ay qabteen Ethiopia....waxaan dhalinta usheegayaa inay fikirkoodo koro oo sidan oo kale caqliyadda ukorto .
@darwiishtv4802
@darwiishtv4802 5 жыл бұрын
Pro ismail mohmud aralle nin waxbadan og weeye
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane Жыл бұрын
Waa hogaamiyihii ugu horeeyay ee al shabaab ku xigeenkiisuna wuxuu ahaa axmed madoobe, Kansar
@jalbisgeelqaad984
@jalbisgeelqaad984 2 жыл бұрын
Nin islaama oo xaqiiqiya weeye masha allah ilaahay ha ku xafido
@abdulahiahmed5067
@abdulahiahmed5067 4 жыл бұрын
ninkan miyaa la waraysanayaa mise khudbad buu jeedinaya?
@mohamedcabdiwade5036
@mohamedcabdiwade5036 2 ай бұрын
Nin cilmi xeel dheera leh wax bartay jaahil social medihiya khawarij ka maqlay diintiisa aan aqoon iyo ma baa dida asaasiga ah la isku hayo gaalo iyo islam allaha ku xafido sheekh
@sayidmdubeys5243
@sayidmdubeys5243 5 жыл бұрын
Aasaasihii Alshabaab Weeye Ninkani.
@user-wv6nl6ri6g
@user-wv6nl6ri6g 11 ай бұрын
❤sh ismaaciil rabbi Haku dhoowro , muddo ayaad gaalo u jeebeesneed ❤
@horumarkadalka248
@horumarkadalka248 5 жыл бұрын
Waa ninkii aasaasay Alshabaab
@suleimanxaashi4811
@suleimanxaashi4811 5 жыл бұрын
maaasha Allah profisor ismail caraale
@saleebanmahdicabdilaahi8136
@saleebanmahdicabdilaahi8136 5 жыл бұрын
عليكم بالمنهج السلفي
@fcchblue2936
@fcchblue2936 Жыл бұрын
الله يحفظك
@abdulahiahmed5067
@abdulahiahmed5067 4 жыл бұрын
qofku haduu hadaf diini ah wato ama uu jecelyahay in awoodaa muslimka la xoojiyo si feker iyo caaqilnimo ku jirto ayaa la rabaa maha qiiro
@azlmcl198
@azlmcl198 5 жыл бұрын
eedimaayo ninkanu arwaaxdeenuu samaha ku ititibinayaaye uumiyaha dhamaantii hadduu eebbe rusul u diyaarshey dadow udgoonihii maxamed arladuu hoos maraye uurkooda shirki dadweyne uu ka arad-tiruu xambaarshey fariintiiye yaan labada wax laga arkiyo laga daboolnaan agagaarka dhabtu taal unuunkiyo addimadu ha inoo nabad galeene hoy adhaxda yaan islaamka laga jabin. MADE BY ME.
@damkh7568
@damkh7568 5 жыл бұрын
Muj ismacil caraale wa ragii asasy alshabaab
@abdiladiifahmed1459
@abdiladiifahmed1459 5 жыл бұрын
ummad aan garanayn xagee kaa jiraa cirkii sow dhib maahan waxaan arkaa dad badan oo hadal iska tuuraya leh ninkaan waa xag jir afkaar qurun ah baa ka buuxda dadkaas haddii la weydiiyo bal wax nooga sheeg afkaarta khaldan oo aad aragtay waxba kuuma sheegi karaan ma diinta halagu dhaqmo baa waxay noqotay afkaar khaldan oo qurun ah? waa yaab! dadku ma gaalaa? annigu waxaan jeclaan lahaa ilaah inuu noo hibeeyo toban shiikkan oo kalaa
@tripplec7320
@tripplec7320 Жыл бұрын
Saw ninkii Alshabaab aasaasay maaha Alshabaab maxay qabtaan
@azlmcl198
@azlmcl198 5 жыл бұрын
maamuus iyo suubbanaan milgo iyo sharafi ku dheehantey buu aragti waayeel hadley dhabtiina nin dhaadanayey wuxuu ku dhawaaqayey baa ka dharagsanaan kara shakhsiyaddan wanaaggu ku sheelanyahey kolnaba ninnaaba u joojin maayo nin hadduu arkaayo kaawadu halkey taal si kaarka nabarkan damqanaaya loogu daweeyo mahadi alley halkiisa jirtaaye wixii haaro inoo yeelayaa iyo hilinka xun ee loo xiisayo mariddiisa sida moogganaantu ku jirto si aan surinkaa loo sawaalin waa in in-dheer garadka u tafo-xeytaan sidii aan umaddan loo majaro habaabin laheyn.
@quraanonlineschool6213
@quraanonlineschool6213 2 жыл бұрын
*SAW MAAHA GUDOOMIYIHII UGU HOREEYAY EE ALSHABAAB?*
@c.raxmaancalixuseenchannel3130
@c.raxmaancalixuseenchannel3130 Жыл бұрын
Haa ku xigeenkiisuna Axmed madoobe ayuu ahaa
@abdishakuurmaxamed5594
@abdishakuurmaxamed5594 Жыл бұрын
🤣🤣
@tripplec7320
@tripplec7320 Жыл бұрын
Wariye maaha kani hadalkiisa wuu iska socdaa uun ninka wax go'an weydii
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 жыл бұрын
Kani waa Alshabaab bila hub ah
@tripplec7320
@tripplec7320 Жыл бұрын
Hogaamiyihii ugu horeeyay ee Alshabaab weeye
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 жыл бұрын
Waan ku tagersanahay maraykanku inu xidho waayo waa Alshabaab 100%
@nuur3272
@nuur3272 5 жыл бұрын
Ninkan hadalkiisu ma hufna. Wali ninkani wuxuu u hadlayaa xaq jirnimo. Waan ku raacsanahay inaan xisbiyadu aanay xal inoo ahayn. It doesn't work in our society.
@hoodoabdi8581
@hoodoabdi8581 5 жыл бұрын
waayo xaqu wuu shaqayan waayo dunida Alle aya ka taliya
@sugalmakahil4716
@sugalmakahil4716 3 жыл бұрын
Caqontadu ma hufna aadna wey ugurantayey
@nafisaaragsan5927
@nafisaaragsan5927 Жыл бұрын
Ninkan waa arga gixiso weyn waxa aanu ka mid ahaa Aas aaskii xarakada Al-shabaab waxa aanu ahaa Gudomiyihii as aaska lahaa iyadoo 2007 sida video ku cad lagu xidhay dalka maraykanka Sal-dhiga kaliya lagu xareeyo Argagixisada ee “ Contnambet” waxa inoo cad inu ninkan yahay wahaab weyn oo argagixiso ah yuusan idin qaldin Islaam Allow ?
@rahmaabdi8144
@rahmaabdi8144 2 жыл бұрын
Rabiyoow ninkan madax weyne nooga dhig si uu caqligiisa noogumaamul.
@tripplec7320
@tripplec7320 Жыл бұрын
Shabaabkan yaa aaminaya
@khaalidxaaji2965
@khaalidxaaji2965 5 жыл бұрын
Afkaar Qudhun ah ayuu ninkani aamin sanyahay
@hoodoabdi8581
@hoodoabdi8581 5 жыл бұрын
afkaar xaqa ah weeyaan diintu cidi Alle taqaan ayay u baahan tahay
@khaalidxaaji2965
@khaalidxaaji2965 5 жыл бұрын
@@hoodoabdi8581 Alshabaab Waxad tahay atdaydiisii Laba qudhun isma diidaan
@Internut1985
@Internut1985 5 жыл бұрын
khaalid xaaji adigu maxaad aamin san tay?
@moosahashi1539
@moosahashi1539 5 жыл бұрын
ilaahay ayaa hanuuniya cidda uu doonayo
@khaalidxaaji2965
@khaalidxaaji2965 5 жыл бұрын
@@Internut1985 islaam qunyar socod ah
Can A Seed Grow In Your Nose? 🤔
00:33
Zack D. Films
Рет қаралды 30 МЛН
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 39 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 45 МЛН
Xasan Bariise - Waayihii Dalka iyo  wariyihii ugu weynaa Dalka
55:56
TOOS: Dunida iyo Maanta
BBC Somali
Рет қаралды 610
THE FLOOR IS LAVA 🌋🔥! Blippi Watch Out! #blippi #shorts
0:55
Blippi - Educational Videos for Kids
Рет қаралды 24 МЛН
#реальнаяистория
1:01
Доктор Фрог
Рет қаралды 2,6 МЛН