WAREYSI #3 CAGTA XAAJI XAGEE JOOGAY 1991

  Рет қаралды 125,355

HANOOLAATO

HANOOLAATO

3 жыл бұрын

Hanoolaato media is a key channel for brand awareness, engagement, lead generation, customer support and platform for people to discuss their issues and opinions, Hanoolaato is media that allows people to share and exchange information’s, ideas, images, videos and even each other and more through our network. Hanoolaato will cover some aspects of social media with it's positive effect on particular fields like business, education, society and youth.

Пікірлер: 169
@fatumahassan4812
@fatumahassan4812 3 жыл бұрын
Abtigiis cagta xaaji waa ku salaamey guuleyso ilaahey ha ku xafido
@suuqoxoolaha9636
@suuqoxoolaha9636 3 жыл бұрын
Ayaanle adoo mahadsan wareysiga adaa qaribaaya. Qofkii aa jwab fiican kuusoo wada aa hadalka ka joojinee adoo rab inaa adiga sikale wax u weydiinaaya hadana. Midkale cagta Xaaji warka luguma celiyo waa dadka hadalka udhashay.
@abdullahimohamed8199
@abdullahimohamed8199 3 жыл бұрын
Ii noolow mr ayaanle . Much respect from buulo burde
@abdurefidak136
@abdurefidak136 3 жыл бұрын
LOVE YOU AYANLE HORE U SOCO LOVE THIS CHANNEL SOMALIA HA NOLATO🇸🇴💙💙💙
@samiakhalif3872
@samiakhalif3872 3 жыл бұрын
Thanks for sharing history always needed
@yh___yinhbr1876
@yh___yinhbr1876 3 жыл бұрын
Masha Allah Liibaaxyo Is helay Allah idin Xafido Adeerada
@abdiganimohamed6692
@abdiganimohamed6692 3 жыл бұрын
Congratulations hanoolaato continue with cagta haji
@halimodhinbil5362
@halimodhinbil5362 3 жыл бұрын
mashallah cagmadhige cimridheer
@khadarahmed3880
@khadarahmed3880 3 жыл бұрын
Ayaanle please markuu qofku hadlaayo sug si warku u dhameeyo oo sheekada macnaha ha ka qaadin
@axmedmaxamedcali5286
@axmedmaxamedcali5286 3 жыл бұрын
Wad ila aragtay wlh
@aishanur2428
@aishanur2428 3 жыл бұрын
Anyaanle sug warka hadhameyee hakadhexgelin
@abdirahindahir4614
@abdirahindahir4614 3 жыл бұрын
Haa brother waa runtaa ayaanle taas in uu sameeyo ayuu u baahanyahay.
@afnaankilwe5751
@afnaankilwe5751 3 жыл бұрын
Waa sax caanaa lawadaagaye hadal lama wadaage
@user-qu7ez2np3w
@user-qu7ez2np3w 2 ай бұрын
Wuxuu baadhbaadhayaa inuu cagmadhige caayo siyaad bare yarka cudur baa ku dhacay ah siyaad bare iyo mareexaan anigu runtii mareexaan miihi laakiin waan layaabay nin weriye sheeganaya oo qabyaalad madaxmartay
@cabdillaahidheere7140
@cabdillaahidheere7140 3 жыл бұрын
Masha allah cagma dhige waa waaya arag waana qof macquuuuuula waraysigiisu dhamaan waa run been kamasheego waxuu u soojoogay
@mohamedsomali3783
@mohamedsomali3783 3 жыл бұрын
Masha Allah cagta Xaaji
@abdallabootaanshabeel9167
@abdallabootaanshabeel9167 3 жыл бұрын
Hanoolaato waa hanoolaato Wax-galka aad warayanaa waxbay na gelinayaan ... Mahadsanidiin Ayaanle iyo Cagtaxaaji
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 3 жыл бұрын
Waxba Yaan laga warwareegin Somaliya Waxa Burburiyay Ina Siyaad barre Kursi jacaylkiisii anigu Dadka Xiga ayaan ahay Ilaahaybaa xaqa igu Dilaya.
@abdiaziz5107
@abdiaziz5107 3 жыл бұрын
Masha allah abti allah cimriga haku dhereya cimri cafimad leh allah haku siiyo
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 3 жыл бұрын
Mashaa Allah maxmed axmed cagmadhige cagta xaaji cimridheer iyo caafimaad
@TheMohadam
@TheMohadam 2 жыл бұрын
Cag ma dhige true legend
@fauziaabdi5255
@fauziaabdi5255 2 жыл бұрын
Maasha Allah Tabaarak-Allah Allow idin xafid Ayanle iyo Cagmadhige
@yalibana6172
@yalibana6172 3 жыл бұрын
Mahadsanid Adeer Cag-madhige
@yussufahmed2984
@yussufahmed2984 3 жыл бұрын
Waan kuugu Hanbalyeyn Hayaa wareysiyada cagmadhige waxaana ku Leeyahay Noo sii wad insha allah Runtii waa barnaamijyo tayo Leh barnaamijyadaadu
@khadiijamohamed4478
@khadiijamohamed4478 3 жыл бұрын
Mnsha allah cagmadhige khabiir soomaaliyed 👍
@nomecy2771
@nomecy2771 3 жыл бұрын
Masha Allah cagta Xaaji ruug cadaa saxaafadeed
@inamohamed3998
@inamohamed3998 2 жыл бұрын
Wax badan ayaan bartay oo aan ogeen. Mahadsanid Cagmadhige iyo Ayanle
@maxamedaxmedxasan8256
@maxamedaxmedxasan8256 3 жыл бұрын
Ayaaanle Xuseen Soomaalida Waxaad Ka Mudan Tahay Xusid Garab istaag iyo Sharaf Wax Walba Ayad u Tahay Dhalin Yarada Iyo Dadka Soomaaliyeed Saan Ku Wad Adeer 😍🤩😘
@abdiwahabshelmi1990
@abdiwahabshelmi1990 3 жыл бұрын
Insha Allah mar waan lakulmi Dona wariye Cagmadhige Cimriga Alle hainobarakeeyo dhammanteen 🤲
@abdulahi-fs7xg
@abdulahi-fs7xg 3 ай бұрын
Live ayaa u arkay 4 Sano kahor
@curadacida7127
@curadacida7127 3 жыл бұрын
Masha Allah cag-madhige cilmigiisa iyo waaya aragnimadiisa oo kaliya ayaaba dawlad dhisi kara hadii laga fa'idaysanaayo
@yasinahmedosman82
@yasinahmedosman82 3 жыл бұрын
Saxiix
@khalifmohamed2486
@khalifmohamed2486 Жыл бұрын
Waa taariikh si xog ogaal darro ah looga sheegay : waxqabadkii barnaamijyadii iyo siyaasaddi Xukuumaddii Kacaanka ee ku aadanaa horumarintii dalka dhankasta : dhaqaaleed, siyaasadeed, bulshadeed , aqoon & waxbarashadeed , dhismihii kaabayaashii dhaqaalaha : isgaarsiisiinta , dhul iyo hawaba ,dhismooyinka iyo gurriyeentii , horumarintii caafimaadka dadka iyo xoolaha , la dagaalkii aqoon darrada , cudurada, gaajada iyo wax-tabcasho yarida , iyo barnaamijiyo fara badanoo kale oo waxtar iyo faaiidooyin badan u lahaa dalka ayaa la hirgeliyey . Sida iiga muuqata si khaldan ayuu cagmadhige u fahmay magaca " hanti-wadaaga -cilmiyeysan oo ah wax-wada-qabsi , hanti-wada-wadaag ( maal & cududba ) , iskukalsoonaan & iskaa waxuqabso ( qaran ahaan ). Fiiri ma mashruucii degdega ( crash-programme) oo lagu shaqaaleysiinayey dhallinyaradii iyo muwaadiniintii ee shaqo la'aanta ahaa oo makhaayadaha dhexdooda dubnada ku ciyaari jiray iyo barnaamijkii iska-wax-uqabso iyo kuwa la mid ahaa ee dalka lagu.horumarinayey ayaa mabaadi'da diinta Islaamka ka soo horjeeday? Dalku wuxuu lahaa wasaaradda diinta iyo garsoorka/cadaaladda ( the ministary of justice and religion ) oo lahayd miisaaniyad u gaar ahayd lahaa , masaajidadii ugu badnaa ayaa dalka laga dhisay waqtigii Kacaanka. Oo ha rumaysanin halkii MW Xasn oo ma yiri : waxaa dalka ka jiray hal masaajid oo uu Talyaaniga dhisay. Anigu waxaan ka shaqyn jiray wasaaraddii Qorshaynta iyo iskuduwidda ( the ministry of planing and coodination ) annagana ayaana sameyn jiray barnaamijyadii horumarinta dalka ee waqtiga gaaban ( ilaa 3 sano ) iyo kuwa waqtiga dheer min ilaa shan sano iyo dabagalyadoodii ( follow- up )yadoodii, una qaybin jirey hay'adaha dowladda oo dhan. Tan kale , ma jirin , meel : tuulo , degmo , iyo gobol laga dhaqan geliyey xeerkii ku saabsanaa dhanka dhaxalka, yacni, qaadiyada waxay ku salayn jireen go'aankooda sida ku qoran aayadaha Quraanka Kariimka ah oo aan ku soo joogay.. Xsgga arinta rajooyinka iyo agoonta kale xaalkooda , bal eeg sida ku xusan Suuradda 93aad ee aayadda 9aad , Ilaahay wuxuu Nebi Mohamed ( SCW ) ku yiri:( فاما اليتيم فلا تقهر.)
@amoorecio362
@amoorecio362 3 жыл бұрын
Nio wareysiyada isku daba xiji please waayo Dad waxaa jira aanan Barnaamijka la socon please and please
@fabdule4845
@fabdule4845 3 жыл бұрын
Asc cagmadhige gobbaa tahay guulayso waligaa runtu waa wax guul badan guulaana kugu jecel waxaa tahay nin geesiya
@somlinimowaxdhamalawaa6617
@somlinimowaxdhamalawaa6617 3 жыл бұрын
Cagmadhigee alle cimri dheer hakusiyo
@shukriali9113
@shukriali9113 3 жыл бұрын
MAANSHA ALLAHA Run Ayuu sheegye. MASUUL RUUGCADE SARE AHMED Haaji !
@hamzaabdidoudoub4821
@hamzaabdidoudoub4821 3 жыл бұрын
Hore u soco brother wan kula jirna Abdisalam from wajaale
@salaahhussein8270
@salaahhussein8270 3 жыл бұрын
Mashaa alaah waan yaro xasuustaa xusein xaji bood ayaa ka mid ahaa xasuusteyda iyo dukaale aadan
@user-vg3vx5jf1k
@user-vg3vx5jf1k 3 жыл бұрын
cagmadhigoow madaxtinimada dalka iskuso sharax wlhi waxan hada wada ordaya adiga ka khibrad badane hadalkaaga ad tidhi wa diinta inlugu dhaqmaa aya aad iiso jiitay ilaahay haku xifdiyo
@fnw8688
@fnw8688 3 жыл бұрын
Ayaanle iyo Hanoolaato Ada aya uu mahadsan tahiin
@anababdi9566
@anababdi9566 3 жыл бұрын
Masha allah cagmadhige
@lamaanahanoloshaofficial987
@lamaanahanoloshaofficial987 3 жыл бұрын
Ayaanlow dhowr jeer ban ku sheegnay qofka isagoo hadalka wada haka dhaxgalin Waxyaabo badan oo uu soo waday baad ka hor istaagtay. Thnks in aad shacabka baaqooda maqasho waa muhiim
@ilyaazzola.8189
@ilyaazzola.8189 3 жыл бұрын
Wad mahadsan tahay wll
@maryanruunshnuur.4516
@maryanruunshnuur.4516 3 жыл бұрын
Ayaanle wareysiga qeybta 4 aad ayaan ka sugeynaa mahadsanid
@shaafibieber1155
@shaafibieber1155 3 жыл бұрын
Cagmadhige waa wariye wadani ah lkn,kan waraysanaya ma ahan wariye xalaal ah dadka Somalia buu xumaantiisa ka shaqeeyaa
@rodajama7111
@rodajama7111 3 жыл бұрын
Watching the two of you is making me so happy and I think it make sence to me now why we behave the way we behave. Practicing religion that is becoming just talk and look even now somalian women are becoming like arab and you can even see there faces soon they will be staying home like the arab women.. If we want to move forward we need to stop lying and menibulateing the system. Dadkana wadankan canada , USA jooga waxay deganyihiin meesha ugu makaasinsan oo dhipaato badan haysat ciyaal koodii., wax ay horamar ay kusuupiyeen marirto lacag iyo aqoonba.
@ahmedwarsame3744
@ahmedwarsame3744 2 жыл бұрын
Maansha ALLAAH CAGTA XAAJIGA
@shukriahmedofficail5427
@shukriahmedofficail5427 3 жыл бұрын
M.a wllky cagmadhige jir o jog.
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 3 жыл бұрын
Wareysiyada Cagma dhige Lagama caajisayo Waayo Araga wareysigiisu Waa noo Muhiim Ayaanlow adoo mahadsan. YUSUF garaad.hadaad jaanis ku Heshid Maxaad u soo Joogtey..hanoo Joogto
@Daarta.Libanta
@Daarta.Libanta 3 жыл бұрын
qeebta labaad ayaan soogalay wareysigaaan
@Zihaam011
@Zihaam011 3 жыл бұрын
Good 👍News
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 3 жыл бұрын
Wariye Sharafteed Ragaasaa Arkay caruur CBB ah baa maanta Weriye sheegta oon hal shahaado u Haysan ee Uun Facebook Page Ku indha kala qaaday.
@user-qu7ez2np3w
@user-qu7ez2np3w 2 ай бұрын
Waxaan ku qoslaa marka shiine culay iyo daahir lagu sheego weriyayaal iyo mid kale oo aan ilma adeernahay oo isana Facebook been soo dhiga oo weriye sheegta dadka qaarna ku sheegaan aduunyo tayaddii ka dhamaatay
@NOURMOHAMED-lg8sc
@NOURMOHAMED-lg8sc 2 жыл бұрын
Keep going
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 3 жыл бұрын
Waa dhab cagta waan waan kuraacsanahay Dulmiga ugu wayn ee dawladii kacaanku gashay waa nidaamkii shuuciyada ee daldhan oo muslim ah Marks Lenin kudhaqma layidhi oo diinta kahor imanayay oo dartii aayado quraana loo bedalay waxay ahayd danbi wayn oo dalka iyo dadka lagalay intii kuhareeraysna sacabka utumeen oo kadaaya dhihin.
@abdirahmanyusufali4358
@abdirahmanyusufali4358 2 жыл бұрын
Hormarkane taas waye
@FarhanAbdi-eq2it
@FarhanAbdi-eq2it 3 жыл бұрын
Nice
@anabhasan5908
@anabhasan5908 3 жыл бұрын
Ilahaw nokadaa kuna barakee cagta xaaji
@batulasmail8261
@batulasmail8261 3 жыл бұрын
Ayaale hadalkuu boobaya.
@burhanali8310
@burhanali8310 3 жыл бұрын
Ilaa hada in uu afweyne jogo ayuu u hastaa
@ahmedibrahim3070
@ahmedibrahim3070 3 жыл бұрын
SXB SARE WARIYE HEER CAALAMI WAXAAN KUGU XASUUTAA BARNAAMIJKII FAAQIDAADA CIYAARAHA ALLA HAKU XAFIDO
@Heloo-b4v
@Heloo-b4v 3 жыл бұрын
Waaa runtiii dawalda ayaxa marnaba dacad mannoqonayaan
@kamalyasin5008
@kamalyasin5008 3 жыл бұрын
Waxaaso dhan I was in class dabaq ku yaan Huruwaa galabtaas waliba class aan dhamaysanay macalinku yidhi aqoon la aan ta waa waxa xabadu udhacayso ah oo classes extra education ama school ka ku gu sii caawiya
@mandeeqmay5126
@mandeeqmay5126 3 жыл бұрын
CAGTA HAAJI 👏👏👏
@Kabidaboy
@Kabidaboy 3 жыл бұрын
Cagta waa waayo ujoog
@amareto5772
@amareto5772 3 ай бұрын
Jiilkii ugu damiinsanaa Soomaaliya soo maray, waa jiilkeenii dhashay Kacaanka kadib. Waxaan xasuustaa, Juqraafiga waxaa inala bari jiray:"Bedka dalka Ghana, ama Nigeria". iyo tirada dadkooda. Xissabtaas ma ogiyee, inta kale- qashin ay ahayd waxbarashada.
@afnaankilwe5751
@afnaankilwe5751 3 жыл бұрын
Maxamed axmed xaaji cagmadhige waaa nin wax badan og islamrkaanaaa ayaaanle uusan wax umal dahin karin
@batulasmail8261
@batulasmail8261 3 жыл бұрын
Ilaa maanta ayeey khayaanadii ku hayaan dalkooda iyo Dowladooda ayagoo cadowga u adeegayo.
@anabhasan5908
@anabhasan5908 3 жыл бұрын
Cagta xaaji cimri dheer
@cabdulmajiidmaxamedcali1917
@cabdulmajiidmaxamedcali1917 12 күн бұрын
Aad iyo aad buu cadcaddeeyey cagmadhige,waana ku mahadsan yahay,tabtaas uu sheegay oo aan car isku Rogin bay xaaladdu u dhacday.
@hawamohamed2925
@hawamohamed2925 3 жыл бұрын
Hanoolaato
@museaweys8825
@museaweys8825 3 жыл бұрын
Ayaanloow waxeey aheyd khabiir weyn inaa tiraa ayaan wareysanayaa
@apsto256
@apsto256 3 жыл бұрын
Hanolato nabad & nolal kukacsanyhy lkn wariyo kaweyn helay 😆 cagta xaaji in dhiqada ladhaxdhigo wu diday!
@QOFKA.2469
@QOFKA.2469 3 жыл бұрын
Cagma dhige Ilaahay cimiri iyo caafimaad ha ku siiyo Muwaadin soomaaliyeed ayaad tahay wanaagsanaan lahaydaa in qofkasta uu run ka hadlo dad badan ayaa ilaa maanta aan ka toobat keenin denbigii ay dalka iyo dadkaba ka galeen qabiil iyo denbiyo badan oo la galay taariikhda iyo dawladnimadu waxay ahayd ogaada qof walawba Alle ayaad hortigi oo naftaada iyo xisaabtaada oon qabiil lahay qoys lahayn xitaa aabo iyo hooyo aanay wax kuu qabanayn ma naar ayaad u geli reer hebil iyo qabiil wadanka aadka u qurux badan ayaa Ilaahay inagu beeray muwaadin kasta oo soomaaliyihi difaax iyo ilaalin ayuu ku leeyahay laakiin qabiil dal iyo diin iyoxuquuqdii wadankaaga kama helaysid ilaawa soomaalaay denbiyadii la galay wadankana inaga ayaa leh qof walawoba xaqa wadankaaga adaa leh Cafis ayaan Alle waydiisanaynaa
@kor_dahab7919
@kor_dahab7919 3 жыл бұрын
Waxyabo bdn maskaxda ku hayaa hanaga kala jarin wareysiga noo dhameya
@inamohamed3998
@inamohamed3998 2 жыл бұрын
Aad iyo aad ayaad umahadsantahay walalkeen, hallkaa kawad
@Kabidaboy
@Kabidaboy 3 жыл бұрын
Vidio gaan aadbaad noogu yareysay anyaanlow
@muxamad8022
@muxamad8022 3 жыл бұрын
Cagta xaaji Rug caddaa saxaafadeed
@user-fl4fn8on6r
@user-fl4fn8on6r 3 жыл бұрын
Asc waa barnaamijkii ugdhawaa run kahadalka
@HardTalk1
@HardTalk1 3 жыл бұрын
zam kkkkkkkkkkkkk, waa jeclahay qaabka uu u hadlo.
@faizaadana3572
@faizaadana3572 3 жыл бұрын
Asc waryashan shaarfate lahe no sobadiiyaa barnamiisaken
@c.rashiidxasancagey967
@c.rashiidxasancagey967 3 жыл бұрын
M.a
@AdamAbuzuhri
@AdamAbuzuhri 3 жыл бұрын
Dagaalka waxyar kahor ayaan kula kulmay radio Muqdishu ee goormu baxay?
@abdirahmanyusufali4358
@abdirahmanyusufali4358 2 жыл бұрын
Cadalada hore umaeenan jirin hadane wali ma jirto marka quranka lagu dhaqmo aa cadal ah
@daahirdaar5812
@daahirdaar5812 5 ай бұрын
Ayaanle khayr allaha siiyo dadka waaya araga ah ee wax Ku oolka ah een Wax Ka faaideyno ayuu nahor keena mar walba
@batulasmail8261
@batulasmail8261 3 жыл бұрын
Cagmadhige wariye rugcada ah runtana Ka hadlo.
@abdoa7191
@abdoa7191 3 жыл бұрын
Taliskii Afweyne wuxuu shuuci iyo qabali ee muu ahayn Kacaan. Kan hadlayana waa guulwadayaashii Afweyne aan biyo is marin. Kani waxba sheegimaaye
@roobleabdullahi3133
@roobleabdullahi3133 3 жыл бұрын
Adoon wax cayin wax badal cid an qabil iyo diin xumi aan wax ku xukumin malahee qabil wad ledahay hadday xukumena wax may wanajinine 😚
@daauus_abdullahi3078
@daauus_abdullahi3078 3 жыл бұрын
Cagta Xaaji Walee Madaxweyne Ayuu Uqalmah
@ilyaasiin1149
@ilyaasiin1149 3 жыл бұрын
Hadaydaan ogolayn in diintii lagu dhaqmo sidee horumar lagu gaadhi soomaaliyeey?
@QOFKA.2469
@QOFKA.2469 2 жыл бұрын
Asc Cagma dhige muwaadin soomaali ah oo la hubo dad badan ayaan fahmayn mawqifkaaga qaarna wayva inkirayaab dadka waxaa jibiyey madaxweynaha ayaa sidaa yeelay maalin ayaa anagoo dhalinyaro badan ah gaadhi wasiir dhagax lagu tuuray saldhiga ayaa lala geeyey xiniiyaha iyo naasaha ayaa kelbado iyo koranto nalagaga qabtay ma odhankaraa waa madaxweynaha mise waa jeelka kuwa joogey wadaxweyne sidiisaba waa xukunka kore dadka hoose iyo shaqaalah ayaa waxwalba khraabiya tii hore iyo dhoobdhoobkii ka danbeyeyba madaxweynuhu waa qof keliya
@ahmedadam4489
@ahmedadam4489 2 жыл бұрын
Jawabta burburka si sax ugama jawabin. Dalka waxa burburiyay hogaan xumo iyo keli talisnimo
@yasinmohamed1986
@yasinmohamed1986 3 жыл бұрын
Mid ka ryufiyaansan cagta waligay Ma arag.
@abdirahindahir4614
@abdirahindahir4614 3 жыл бұрын
Ayaaanle fadlan qofka marka wareysaneysid jaanis sii uu hadalka ku dhameesto Hana kasoo dhex-galin. Teeda kale episode ka aadbaad noogu yareysay.
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj 3 жыл бұрын
Ninkaa weriye maaha waa ninay kaga dhegtay xumaan raadis,balse u fiirso Cagmadhige siduu hadalka u miisaamayo iwm.
@abdirahindahir4614
@abdirahindahir4614 3 жыл бұрын
@@AhmedAhmed-tx6dj haaa waa u jeedaa
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 жыл бұрын
Kan ayaanle weiye taba baran maaha
@carabyare1674
@carabyare1674 3 жыл бұрын
ok
@sacuda_12
@sacuda_12 3 жыл бұрын
Dabacadaan subaga goranyada afka kamarise hadaan leyska qaban libaaxyadana weykasoo marin
@cabdirizaqhiraabe2046
@cabdirizaqhiraabe2046 3 жыл бұрын
Afsomaliga waxaa la qorey 1964 ee waxaa dhahdiin Waqtigii la dhaqan geliyey 1974
@nasro7666
@nasro7666 3 жыл бұрын
Cagta runtis wax waliba ushego barmaji kadis so daynjirty
@mohamedmiidoh5736
@mohamedmiidoh5736 3 жыл бұрын
Ninkii ganacsadaa ee soo qoray fariintaas anii ahaa 30 /december, Markaan soo dirayayna waxan joogay warshadii hargaha ee ku tiilay burco waxanan soo diray fariintaas. Magacaguna waxa weeye mohamed aabdulahi isma dhibe.
@mohammedabdi7061
@mohammedabdi7061 3 жыл бұрын
Mohamed Miidoh Kumaankun aad walaalahood, waalidkood gumaatay waa ku maqlayaan, haddii aadan aakhiro ka so comments garaynayn oo middii Allah waa ku sugeysaa! Gacaniba waxay geystay leedahay. Shacabkii la xasuuqay sabab la'aan duumo ma layn ee gacan dad ayaa dishay. Cuquubadeedii waa midda weli Xamar ka qarxaysa.
@ismailaymankuulismo6313
@ismailaymankuulismo6313 3 жыл бұрын
Ilma siyaad bare
@baashaal6778
@baashaal6778 3 жыл бұрын
Somaalida o dhan ayaa ilmo Siyaad Barre ahaa, Adeeradaa Muuse bixi, feysal Waraabe, waran Cade Guulwadow siyaad bey qaadi jireen. Taa miyadan ogeyn
@caabicali5080
@caabicali5080 2 жыл бұрын
m.a
@fardawsofaarax2040
@fardawsofaarax2040 2 жыл бұрын
Wariye umbuu ahaaye xog o dhan ma ogeyne.
@axmednaaji3248
@axmednaaji3248 3 жыл бұрын
insha allh wey sonoqondonta dowladii kacaanka Jalle siyat wax badalidono Jalle Naaji islaxisab tan dhicidonto in sha allha somaaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 guul
@lulali6059
@lulali6059 3 жыл бұрын
Kkk because kaligiis taliye ayaa joogey! Hooyadeey waxey dhihi jirtey BBC da qarsooni ayaa lagu dhageeysan jirey.
@axmedmaxamed3275
@axmedmaxamed3275 3 жыл бұрын
Ayaanle waxa fiicnan lahaud sida wariye cagmadhige inaad wadani daacad ah noqotid oo qabyalaada iska daysid
@saladtakar5630
@saladtakar5630 3 жыл бұрын
Waa been loow Wuxuu ahaan jiray macalin Bb ah
@deeqawarsame9417
@deeqawarsame9417 3 жыл бұрын
What is your point?
@cawoismail2892
@cawoismail2892 3 жыл бұрын
Asc wllo👍🏻💯
@nnpcat625
@nnpcat625 3 жыл бұрын
Cag ma dhige waa ku salaamay , hhh haye maxaa waaye saas, m.weyne cali mahdi maxamed masheegin.. ama adeerka. 3 jeesto iyo bursnal lagaga qaaday..hhhhhh
@biggstone3573
@biggstone3573 3 жыл бұрын
Dadkaa isku dirtay .maalintaas wixii ka danbeyzay kadibna waalaga cayriyay sababo la xiriira qabyaalad cag ma dhigoow taariikhdaada dhiiqo ahayd
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 жыл бұрын
Cag ma dhige waa weriye ruug cadaaya runtii waa nin ka fog qabyaalada iyo beenta iyo xasarada waa nin hufan runtuu ka sheegay laakiin ayaanle wuxuu ka rabay inuu bad weyn dhex dabaasho laakiin waa nin ka horeeya
WAREYSI #4- CAGTA XAAJI CUDURKA JIRA WAA BULSHADA
23:30
HANOOLAATO
Рет қаралды 93 М.
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 13 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 55 МЛН
Gen.Siciid Dheere AL-ITIXAAD iyo BURBURKII 1991 Qaybta 5-aad
21:01
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 8 М.
sh muuse cade wahaabiyada waxa uhoraysay 1965
34:28
NUURA DIIN TV
Рет қаралды 5 М.
WARIYE #1- CAGTA XAAJI - MUXUU U SOO JOOGAY?
31:31
HANOOLAATO
Рет қаралды 266 М.
WAREYSI #2 - IBRAAHIM XABEEB RAG CIIL CADAAB BUU KA DOORTAA!
26:44
DAAWO Wariye cagmadhige Oo Banaanka keenay Afganbiyee Siyaad Bare
1:10:38