Wareysi Keenacadde - Caqabadaha iyo iibka guryaha laga dhiso Kenya WhatsAPP: +254791250733

  Рет қаралды 23,864

HANOOLAATO

HANOOLAATO

24 күн бұрын

Hanoolaato Media Network
I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Пікірлер: 76
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 16 күн бұрын
Somalay ka waan tooba guryaha aad ka dhisanaysaan dhul aan kiina ahayn walahi Ilaahay idiinma barakeeyo cadowga kuwii wadankooda maalgashada ilaahay idinka qaalkiina yarab kuwanna dhisayana ilaahay owlaadoona barako masiiyo oo ilaahay ceeb aynan kasoo kaban ilaahay haku’halaago yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Ka dhista dhulkiina 5ta Somaliyeed bi’idnillah kaasaa idiin baraka ah bi’idnillah kariim 🤲🏼💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴🤲🏼🤲🏼
@user-cm5cs7vg8c
@user-cm5cs7vg8c 15 күн бұрын
Waa tuuga been anaa laigu dhacay waa been Aqsaman bilaahi waa tuugo
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 15 күн бұрын
@@user-cm5cs7vg8c sxb wadankaaga maal gasho walahi kaasaa kuu xalaal iyo baraka ah inshaAllah 🤲🏼
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 16 күн бұрын
Adeer Dhulka Somaliyeed wax kashisa dadka halu’goynina oo cadowga dhulkooda ha dhisanina xitaa Gaarisa kadhisa habaar qabayaal yahay rabbi barako idinma siiyo oo ilaahay waxaad dhisyeen dhulka hadhigo yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@abdiqanihassanelmi2362
@abdiqanihassanelmi2362 21 күн бұрын
Soomaaliyeey waxaan idinkula talinlahaa iska daaya dhisida Dhul aadad la haynina waxaa wanaagsan Dhista Wadankiina
@ayaanmaxamed8315
@ayaanmaxamed8315 22 күн бұрын
Qurbe waa qurbe somaliyey aqliga hadin shaqeeyo sharciga barta carurtina ka daaya jahwarertiska ilaa wadankaga nabad noqonaya waxba hadhalin dadkan waaruugo ❤❤❤
@ayubmohamedhassan
@ayubmohamedhassan 21 күн бұрын
Waxba hadhalina aa Waana dabar gooyneesaa se rabtaa wadanka intoo nabad noqonaayo ilaaha og, dhalmadana waa loo baahan yahy waliba guurka in lafududeya waye
@bilkheyrmohamed6304
@bilkheyrmohamed6304 21 күн бұрын
Masha Allah ❤❤ good information thanks Ayaanle
@khalifali1208
@khalifali1208 22 күн бұрын
Ayaanle we forgive you for this infomercial ... You gave us gold throughout the years... thank you
@yahyacarab
@yahyacarab 21 күн бұрын
Awal maxaa ku heysane ma information qaldan miyuu inoo dhiibaye
@ajm13131
@ajm13131 8 күн бұрын
Maad somali ku hadashid hadaad somali tahay mase in aad English-ka taqaano ayaad noo sheegeysaa
@yahyacarab
@yahyacarab 8 күн бұрын
@@ajm13131 somalida aya sidaas ah lkn qabkan ayu doorbiday ha u bixin anagaba wan fahmeyna
@da8660
@da8660 21 күн бұрын
Qof aan fikirayn ayaa ka iibsan guri Kiiniya
@hadalyarhowlbadan
@hadalyarhowlbadan 22 күн бұрын
Warniyahow wadankeena maad dhistaan meelaha nabada sida Puntland insha Allah
@travelandnaturechannel5875
@travelandnaturechannel5875 21 күн бұрын
Good question Mr Ayanle
@awaabcqaaliq2244
@awaabcqaaliq2244 21 күн бұрын
Horta dhul hooyo lagu noqdo oo ankee noloshaada iska daaye maydkaaga meel lagu aaso Ayaan lahayn Waa laqufanayaa,oo wadaad,wasiir,iyo madaxwayne aan xishoonayn ayaa u tashaday,balse Kenya 🇰🇪 gaarisa oo iyo gobolka Somalidu degto hala dhisto.
@user-cm5cs7vg8c
@user-cm5cs7vg8c 15 күн бұрын
Ayaanle xuseen war sugan anaa kuuhaya sida somalida ku shaqeysataan iyo hantida ku Keenanan dhac iyo boob Ayaanlow guryaha daba galaan sidey kukeenaan
@yayaabdi
@yayaabdi 20 күн бұрын
Shirkada waxaa la dhisi 2022 .. Waa lacagta Ummada Ee siyaasiinta Ee Dalka kasoo Farsameestaan ayaa waxaa maalgashtaa Nairobi...
@Mo.Ali.2010
@Mo.Ali.2010 14 күн бұрын
Qofka soomaliga ee Nairobi dagan waa u dhulkiisa hooyo dal shisheeyana ugama dhigno, waxaana suurta galiyay waa xasiloonida iyo dawlad wanaaga kajiro ee laga waayay caasimadii soomaliya.
@abahm987
@abahm987 20 күн бұрын
Idaa tadayantum bidayni faktub walyaktub baynakum kaatib sadaqa Allah cadiim Allah wixuu yiri waxkala qorta hadaad deyn kalagashaan diintu wacanaa baynakum kaatib wa lawyer lasoco❤
@hassanali4821
@hassanali4821 22 күн бұрын
Waa. Ribo. Cad
@naimamahamud5714
@naimamahamud5714 Күн бұрын
Alxamdulillah anaa ka mida reer sweden ka gatay Keena cade. Waa wiil dacada oo sad kula heshisay kugu wadaya
@engbulaaleamqoolif909
@engbulaaleamqoolif909 21 күн бұрын
Maansha allaah keena cade iyo ayaanle waa mahadsantihiin Dadku guryo hayeesheen kiro laguma jirikaree
@CaafiTiens
@CaafiTiens 21 күн бұрын
Somalida kenya wee ka shalaynayaan. Kenyadikii kinisadahii baa hada looka shekaa wadankooda in somali qadaneyso
@Waankudaalnay
@Waankudaalnay 21 күн бұрын
Somali Astaan Maleh Waa Wecelo, Meeley dhoormaalmood kunoolaadaan Unbaa Muhiim u ah ! Waa Dad Aanan Wadan Iyo Sharaf lahayn.
@fowzia-hy6fc
@fowzia-hy6fc 21 күн бұрын
War ninyahow ha noo gefin😢
@yaraanka1
@yaraanka1 21 күн бұрын
🎉
@abshirosman1305
@abshirosman1305 21 күн бұрын
Soomaaliya aboor baa ka kacay xabaalihii dadkii dhintay ayaa xataa nabad gali la', yaa ballan qaadaya guryaha laga dhiso Soomaaliya inay aboorka ka nabad galayaan?
@user-cm5cs7vg8c
@user-cm5cs7vg8c 15 күн бұрын
Asalam Aleykum Ayaanle Xuseen anaa Dha weyn 14 iga soo gaarey si aan kugu sheekeeyo waxaa igu dhacay London ayaana kula deganahay
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 22 күн бұрын
Xayeesiintooda oo yourtube leeyda ku waashewn aa laga kasaa inay wax qaldanyihiin
@mursalharare1001
@mursalharare1001 22 күн бұрын
SUBXAANALLAH WAA RIBO LA XAYIISINAAYO AYAANLE اءتقالله ILLAHEY KABAQA WALAALAYAAL
@abahm987
@abahm987 20 күн бұрын
Laakin dhulkiina dhista oo bedela hawshan camiraada shisheeye
@AskarEgal
@AskarEgal 22 күн бұрын
Duf kubaxe. Dadka wadankooda gurya ugu dhisa
@shaakirsaid5981
@shaakirsaid5981 22 күн бұрын
Wadankee ? Ma kan qabuurigii nabad gali la’😂😂 llaab lacakaca ma naga deysaaan
@drgarad
@drgarad 22 күн бұрын
​@@shaakirsaid5981Qiiro jabaanka iyo laablabkac meesha kala tag. Dhulka Dowladda Shacab baa loogu adeegayaa, qabri sharci darro laga sameeyo loogama haraayo wll.
@AskarEgal
@AskarEgal 22 күн бұрын
@@shaakirsaid5981 xamar kliya mha wadanku. Ninkaan
@Ronaldoisthe74
@Ronaldoisthe74 21 күн бұрын
2022 Shirkad la aaas aaasay yaaaala gaaadi rabaaaa 😅😅
@batulasmail8261
@batulasmail8261 21 күн бұрын
I agree with you
@JJAbdi
@JJAbdi 21 күн бұрын
Tuugo idbahaaysatay qalinshbato ah
@KhadarShidad
@KhadarShidad 21 күн бұрын
Maxaa idiin diiday inaad meeshii ku dhalatay kusoo barbaatay inaad dhisto oo dadkaaga iyo dalkaaga aad baal gashato duf ku baxee nac nacda naga daa
@fnw8688
@fnw8688 21 күн бұрын
Hanoolaato Mr Ayaanle Somalida max uu dhiday iney dhiistan duulkooda wa Kawa dhiisa Dalal shasheye
@da8660
@da8660 21 күн бұрын
Waa ladinka Xoogi donaay ma hoyadiin baa leh Kiiniya
@berdilacashe283
@berdilacashe283 20 күн бұрын
Hhh yakaxoogi karo ..kiinya wa wadan amni aah shuuruc leh ..ma waxaad moodey somaalia o laiskucunayo o naftaada iyo maalkaagaba kuamni heleynin ..o meytidi xita qabuuraha lagagalabaxayo ..war meshaas dugaag ba kunool
@guleit89
@guleit89 21 күн бұрын
Titleka iska sax
@fowzia-hy6fc
@fowzia-hy6fc 21 күн бұрын
Somaali damiir laay dal aysan laheyn bey dhisaayaan war ordoo dhulkiina dhista
@munahussein9687
@munahussein9687 22 күн бұрын
Uk less holder's ka wa 100 sano aya dhulka ku ijsrsnyahay, saswaye,adna wa idin salamay
@faizaabdi4630
@faizaabdi4630 21 күн бұрын
Orod ka dhis dhukaaga hano amanin.dhul galaad
@travelandnaturechannel5875
@travelandnaturechannel5875 21 күн бұрын
Thank you ❤❤❤
@abshirosman1305
@abshirosman1305 21 күн бұрын
Ya ka gadan haduu ka shiso
@NAAJIMEDIANETWORK
@NAAJIMEDIANETWORK 19 күн бұрын
Kenya waa ku halaagsameysan somaliyey mudo an dheereeyn adinkoo imeynayo ayaa ledin arki doona wayo afrikan fhaqankiisa qofwalba wuu garanaya
@cabdullaahiismaaciil5708
@cabdullaahiismaaciil5708 20 күн бұрын
Soomaaliya cidina yaanay dhisan oo lacag iskaga khasaarin saa masiibaa ku habsatay. Dhulkii cidlada ahaa baa soomaaliya markii horeba cirka kageeyay. In Mogadisho, even the dead cannot rest
@user-th5pv8rw9y
@user-th5pv8rw9y 21 күн бұрын
Somalidu waa tuugo , khiyaano badan waa wasaq
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 9 күн бұрын
Laba guri ayaan ka noqday mid wuu is taagay kadib markay isku qabsadeen dad somali ah oo dhulka lahaa iyo somalidii dhisaysay woxoga baa kaso saariwaayay.
@user-rb2rg2bl8l
@user-rb2rg2bl8l 21 күн бұрын
Dhulkiina dhista
@hirrehassan9306
@hirrehassan9306 8 күн бұрын
Meelaha uu sheegayo aana dagan waana lagakala cararaya
@osmangiire1349
@osmangiire1349 21 күн бұрын
Money laundering! Xagee lacagta ka keeneen? Qabuuraha ayaa laqodonooyaan gaajo darteed😂! Ciyaarta joojiya oo Dhulkiina dhista😊
@JJAbdi
@JJAbdi 21 күн бұрын
Hal badeecad oo kala qiimo ah waa ribo cad walaajhi
@SheikhAbdiyusuf338
@SheikhAbdiyusuf338 22 күн бұрын
Brother your not doing any rehabilitation please ayaanle this is bussness is not social service make sure the gantelman most talk like business man don't make it easy like vulnerable please it's your and your customers thanks
@user-ds3ou1np9z
@user-ds3ou1np9z 21 күн бұрын
Lacanatullaah calal kaadibiin Waa aayad qur,aan ah
@husseinaden7560
@husseinaden7560 20 күн бұрын
Dhulkeena somaliyeed maa noo dhistaan,kaasaan leenahaye nin walba nabad gelyo ma jirto ayuu la soo boodaayaa,waa been sababtoo ah somaliya muqdisho keliya ma ahan all somaliya dhisa ,lkn qurbaha kasoo guur hadana qurba kale u guur waa adagtahay,kenya aniga ma lihi lkn somaliya anaa leh ubadkaygana way ku farxayaan dhulkan idinkaa leh ayaad leedahay, lkn kenya ma dhihi kari waa dhulkaagii somaliyeed
@NAAJIMEDIANETWORK
@NAAJIMEDIANETWORK 19 күн бұрын
Somaliyey dadkan lacag fonka ah yeysan idin indho sarcaadin ee dalkiina hoyo dhista asaga ayaa ku libaneysan oo xornimo ku heleysan dal ajnabi waxba ka faidi meysan
@Lights.Upon.Lights114
@Lights.Upon.Lights114 20 күн бұрын
Somaliyey SOMALIYA HA LA dhisto QURBE QURBE WAAYE .......
@Lights.Upon.Lights114
@Lights.Upon.Lights114 20 күн бұрын
Qofka hadaa rabto inaa ogaato wuxuu yahay Indhihiisa fiiri hadii jeedjeedsigiisa uu bato was loo yaabaa... mida kale su'ash la weydiiyey oo ahayd " sidee lagu gartaa shirkadaha Fiican AMA kuwa fashilmey "? Jawaabteeda meel aan loo dirsan ayuu masuulka ula baxay .... marka xisaabta isku dhufasho waaye akhyaarey
@ebrahima6654
@ebrahima6654 21 күн бұрын
Ninkan wa af-maal xariif ah, ganacsi yaqaan ah😂
@osmangiire1349
@osmangiire1349 22 күн бұрын
Money laundering! Where did they get the money? The people are starving? Tuug tuug dhashey 😊
@travelandnaturechannel5875
@travelandnaturechannel5875 21 күн бұрын
Definitely it's money laundry means xaaram
Was ist im Eis versteckt? 🧊 Coole Winter-Gadgets von Amazon
00:37
SMOL German
Рет қаралды 29 МЛН
버블티로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 97 МЛН
Василиса наняла личного массажиста 😂 #shorts
00:22
Денис Кукояка
Рет қаралды 10 МЛН
Lwasa refutes accusations of torturing ex-lover Angel | Sanyuka Uncut
11:05
Was ist im Eis versteckt? 🧊 Coole Winter-Gadgets von Amazon
00:37
SMOL German
Рет қаралды 29 МЛН