Wareysi: Kuliyadda Business and Economics | Accounting | Mustaf Xareed

  Рет қаралды 66,346

Abdiwali Khalif

Abdiwali Khalif

3 жыл бұрын

Wareysi Ku saabsan Waxa lagu barto Kuliyadda Business and Economics.
waxaan ku wareysaneynaa Ustaad Mustafa Xareed oo kuliyaddan bartay kuna takhasusay Accounting, Lana shaqeyo wazaaradda maaliyadda ee Wadanka Qatar.
Channel Mustaf Xareed:
Sookoob : / @mustafexareed193

Пікірлер: 209
@nasramohomud1584
@nasramohomud1584 10 ай бұрын
Thanks ustt wax badan ayan ka fahmay accounting ka ayan hada barta first year aa ku jiraa I.n wa jeclahay in aa her ka gaaro wana rejeynaa inta ila midka iyo qof kasto hami leh guul ayan u rejeynayaa ❤
@kiikojr8061
@kiikojr8061 10 ай бұрын
M allah Aniga Xataa Waan Bartaa abaayo Ee Kuliyadee Jeceshay inaa barato adi Ani Management
@nasramohomud1584
@nasramohomud1584 10 ай бұрын
Ani accounting aa dhigtaa abyo
@MaxamadXuseen-ph9po
@MaxamadXuseen-ph9po Ай бұрын
Mustafe xareed iyo cabdiwali khalif aad iyo aad ayaad umahadsan tihiin sxbyal jasaa akumu laahu khaayr saan ugu baahnaa maclumadkan iyo saad iiga dharjiseen guulaysta abid
@mumtasahmed6444
@mumtasahmed6444 Ай бұрын
Walhi wax badan buu ii iftiimiyay alxmdulilaah 🎉
@abidell4173
@abidell4173 2 жыл бұрын
Abdiwali you are blessing from Allah for taking the most needed step to educate your Somali community,.. keep up the good 👍🏾👍🏾👍🏾 Job
@shabcaanaxmed6725
@shabcaanaxmed6725 Жыл бұрын
Maash allaha
@sultaanzeyn
@sultaanzeyn Жыл бұрын
Aad baad u mahadsan tihiin. Xaqiiqdii arimo dhowr ah oo mugdi igaga jiray ayaan muuqaalkan ii iftiimiyey. Mahadsanidiin markale.
@hassanmatan2248
@hassanmatan2248 3 жыл бұрын
Waraysi: Computer science Noo soo diraayi Macalin C/Wali Khalif🙏❤🥺
@Apduuu
@Apduuu 2 жыл бұрын
Precument and logistic macalin qibrad uleh inoo balami adoo mhadsan✅✅💯💯🙏🏼🙏🏼
@ogaalsidemedia730
@ogaalsidemedia730 3 жыл бұрын
Greeting from baydhabo janaay
@ayubibra5908
@ayubibra5908 3 жыл бұрын
Waankula qabaa midaas
@kaysarabdi1465
@kaysarabdi1465 3 жыл бұрын
Wooow mahadsanid bro coputer science iyo food nutrition wax naga iftimi
@kaliahmed6097
@kaliahmed6097 2 жыл бұрын
Maashaallaah Maashaallaah ustaad waad mahadsantihiin Adga iyo ustaad mustaf Maashaallaah markale👍👍🇸🇴🇸🇴👍👍🇸🇴🌹🌹🌹❤️🙏🌹🌹🙏🌹🌹❤️🙏❤️🙏🌹🙏🙏
@hadafiyohayaan5179
@hadafiyohayaan5179 3 жыл бұрын
Waan dhamaystay muuqaalka fikiro Badan oo iga maqnaana waan helay Ustaadku aad buu umahadzan yhy Intuu wakhtigiisa nasiiyay inzha allah Wxn rjynayaa inaan kamid noqdo Xerta acounting ka
@c.qaniyaxyecumarlaarsonak4755
@c.qaniyaxyecumarlaarsonak4755 Жыл бұрын
m.a Ustad aad aa ugu mahad san tahay wax yaabo badan aa iga jahil baxisen oo hadda waxan rajeyna wax walbo la iiga bahan halkan ina ku fahmay Ajar iyo axsanad allah idinka siyo wakhtiga nagu baxisen🙏🥰
@cumarcabaaye856
@cumarcabaaye856 14 күн бұрын
Fianacia accounting Managerial accounting Auditing accounting 1: internal 2: external
@mohamed-ub1kr
@mohamed-ub1kr 3 жыл бұрын
Mahadsanid wanaga iyo dadalka aad umada wixi anfici ugu soo gudbini Jasaaka Allah
@DreamFirms
@DreamFirms 3 жыл бұрын
Insightful discussion!
@fadumoali8301
@fadumoali8301 3 жыл бұрын
Dhiragalinta aad ardayda somaaliyeed Iyo talada Kher Allaha idin siiyo dhamaan.
@Xiirayali
@Xiirayali Ай бұрын
Aad baa umahadsan tahy 19:18
@updysalam1152
@updysalam1152 2 жыл бұрын
Meelo badan mugdi iga sarnaa baa daha iga qade thanks moallimu 👍❤️
@farahahmed3953
@farahahmed3953 Жыл бұрын
Manshallh Ale Caqliga iyo Cilmiga Ha idiin Barakeeyo Labadiinapa
@zuzuomar6630
@zuzuomar6630 3 жыл бұрын
Waxan ku faraxaanahay inan noqdo qofki ugu horeeyay ee daawada
@muhdinhassan4659
@muhdinhassan4659 3 жыл бұрын
m.a ustaad Abdiwali iyo ustaad mustaf xareed allaah idin barakeeyo
@haw_6060
@haw_6060 3 жыл бұрын
Masha allah aad bad u mahadsanthy ustaad M.a accounting student ayaan ahay aad baan oga helay marti galintaan aad bn wx oga faaiday
@ahmedkhaliif6002
@ahmedkhaliif6002 3 жыл бұрын
Mahadsanid eng. Engr. Waxan ahay arday dhigta kuliyada civil engr sanadki sadaxaad. Insh allh fursadaheda, takhasusaadkeda iyo siday ugu kala janis badan yihiin dalki hoyo, intad ka taqano i.a nala wadag hadi allh vedio na nooga sodiyaari. Mahadsanidin.🙏
@mideeyeofficial1688
@mideeyeofficial1688 3 жыл бұрын
wan kugu racsanahy sxb
@abdinasiradan7220
@abdinasiradan7220 2 жыл бұрын
Waa kusalamay wll.Accounting waa takhasuskeyga. CPA.
@thestrongperson519
@thestrongperson519 2 жыл бұрын
Masha Allah hore u socda maclimiin qiimo u leh bulshada ayaad tihin
@mohamedsaafi1196
@mohamedsaafi1196 3 жыл бұрын
🍒🍒🍒🍒🍇🍇🍇🍇🍎🍎🍎🍎 Hadda ayaan dhameysta masha allaah waa top shukran ustaad abdiwali barnaamijyada nuucaan ah in badan ayaa raa sugeyna insha alllaaaah
@yaasiinibraahin7224
@yaasiinibraahin7224 2 ай бұрын
Ok zxp zare ayaad tahay soo dhawow zxp mcn
@deekbashir1870
@deekbashir1870 3 жыл бұрын
Wll aad ayaad u mahadsan tahay, Wll waxaan jeclaan lahaa inaad kasoo hadasho IT ga hordhacii waan soo daawana lkn wadamada ugu wanaagsan ama jaamacadaha iyo inta qaybood ay u kala baxdo ? 🙏🙏
@ahmedmoha529
@ahmedmoha529 3 жыл бұрын
Msha allh ninkani wuxuu leeyahy balaaqa 2 saac haduu hadlayo si wacan oo nuxur leh buu kaaga daadagaya
@hamdaomar3285
@hamdaomar3285 3 жыл бұрын
مشاء الله Mahasanid wllo abdiwali khalif iyo mustafe xareed Sida aad nooga jaahil bixiseen suaalaha naga dhex guuxaaya Aad iyo aad ayaad u mahadsantihiin Alle ha idin xiftiyo wllo
@abdullahiyusuf6948
@abdullahiyusuf6948 3 жыл бұрын
Magacada commentyada ka raadinaaye hhhhhhh
@M-KHALIF
@M-KHALIF 2 жыл бұрын
Mudane Acca wax manoogo soo diyaarisay.
@duuliyemedia9128
@duuliyemedia9128 2 жыл бұрын
Masha allah ustaadii aad baan kaaga mahadceliyayaa dadaal kaaga
@rabiehassan8923
@rabiehassan8923 2 жыл бұрын
Masha Allah the content of your video are very useful and we appreciate you
@armashow329
@armashow329 3 жыл бұрын
Ustaad Aad U Mahadsan Tahay allena ajar Haka siiyo shaqada wanaaga ah Ee Aad ino Heeso Walaal Waxaan ka codsan Lahaa Inaad Mar uun wareysi la yeelato Qof takhasuus kiisu yahay national security Ama Qof bartay sirdoonka, dambi baarista Iyo waxyaabo la Xiriiro -Sido Kale Waxaan Jeclaan Lahaa Inaad keento Qof nooga waramo Waxa uu yahay public administration, political, waxyabaha la Xiriir kuliyadaan public administration Mahadsanid Ustaad
@mubarakiman1093
@mubarakiman1093 2 жыл бұрын
Alla haku xifdiyo
@sabahmohamed9289
@sabahmohamed9289 3 жыл бұрын
Maasha Allah jasakumu laahu khayr an
@rikardostalin5708
@rikardostalin5708 3 жыл бұрын
Waa muuqaal dhaxal gal ah waana mahadsan tihiin akhyaarta
@sucaad2
@sucaad2 Жыл бұрын
Sidoo kale ustaad Mustafe Xareed wuxuu si wacan u sharxay كلية المحاسبة sababtana waa inuu ehel u yahay Anagana waxaan codsaneynaa in kulliyadda dhaqaalaha/Faculty of Economic iyo kuliyadda Logistics aad ehelkeeda noo keento.
@zeinabhassan3438
@zeinabhassan3438 3 жыл бұрын
MashaAllah tabarakaAllah ustad wad Mahadsantihin,coursekayga waa accounting,waxana kabarta dalka uganda wana courseka ugubadan ay ardayda bartaan!jamacadayda waykalasarta ,economic and business yacni laba course ayay kalayahay!adba kagaqaday ustad salanta, ustad abdiwali waxan kacodsanaya haday surogaltahay inan kulasoxariro si aan waxbadan ogafaido ustadka Mahadsanid 👏🏻
@hassanabuukar2307
@hassanabuukar2307 2 жыл бұрын
M.a wllo Haye ustaadka ma laxariirtay waxaa ahay arday barta kulliyadda Accounting semister one
@kaatunyare485
@kaatunyare485 2 жыл бұрын
M.a wllo hory usoco isku c
@muhiiz4728
@muhiiz4728 2 жыл бұрын
@@hassanabuukar2307 Accounting waa koliyad aad u fcn sanadyada soo socdana si fcn aad logu bahnana
@abdullahialiabdullahi7167
@abdullahialiabdullahi7167 2 жыл бұрын
Mansha allah Ustad aad baad u mahadsan tahay sida wanaagsan oo aad nalawadaagtay Xogtaan
@sundus460
@sundus460 Жыл бұрын
Aaad io aaad waaad mahdsnthy ustaaadi 🌺👑👑💎🙏🏻
@abdirahman1308
@abdirahman1308 3 жыл бұрын
aad baad u mahsantay wllo
@Dawlad252
@Dawlad252 3 жыл бұрын
Masha Allah mahadsanid Ustaad waxaan kaa codsan lahaa in aad Cilmi Nafsiga nooga soo hadasho warbixin dhammaystiran.
@user-op1xp5xg1o
@user-op1xp5xg1o Ай бұрын
Good news ❤
@mohameddanish575
@mohameddanish575 2 жыл бұрын
Waad mhdsantahy wll sida aad inoogu ifisay
@bintuyusuf4156
@bintuyusuf4156 3 жыл бұрын
Jazakallaahu kheyr walalkey adaa baan ugu faa'idey.
@mahadxaashi9746
@mahadxaashi9746 2 жыл бұрын
Ustaad Focult of Agriculture.cilmiga beeraha barnaamij nooga soo diyaari mahadsanid
@cariifofficial4931
@cariifofficial4931 3 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@dahirphysics7921
@dahirphysics7921 8 ай бұрын
Waan kaa qaday mudane thanks
@maqsuud8594
@maqsuud8594 3 жыл бұрын
Masha Allah Allah ha idin xifdiyo my usteed
@farhiyoaden2550
@farhiyoaden2550 Жыл бұрын
Mash Allah gulaysataa teegerihiin Baan hadn't sikala u dhigo dhiirigeliyaa wax tayo let soo bendhigay baad tihiin oo weliba and lookup bahi waynaaa barkoobaa and baad u mahdasantihiin
@fartuunjadho6775
@fartuunjadho6775 2 жыл бұрын
MaHad sanidiiN mudanayaaL 🥰
@hamdaqueen6813
@hamdaqueen6813 Жыл бұрын
Masha Allah si fican bada nogu sharaxaday
@MaxamedASHKiR
@MaxamedASHKiR 7 ай бұрын
جزاك الله خيرا
@ilatijaabiwaxwaliba3224
@ilatijaabiwaxwaliba3224 2 жыл бұрын
Aniga maadadeyda somaliya lagama helo insha allh ilaahey kuwo guuleysto hanaga dhigo
@kubayoacademyfordevelopmen1085
@kubayoacademyfordevelopmen1085 2 жыл бұрын
Asc Mustafa Xareed iyo Cabdiweli Khalif tarjumada kitaabka CMA aad tarjumayso diyar inan ku cawino iyo wax walbo dhalinyarada soomaaliyeed u faaiidaynaya barak alah fikum adiga iyo Cabdiwali Khaliif .
@muxamad8022
@muxamad8022 3 жыл бұрын
Mahadsanid hadii aad heli karto qof ku takhasusay kuliyadda geologyga aad baan u daneeyneynnaa in aad Soo casuumto
@capdiraxmaan3957
@capdiraxmaan3957 3 жыл бұрын
Mnshlaah soomali guulban u rajeynaya meel kastey joogan
@raaxoabdiali5068
@raaxoabdiali5068 3 жыл бұрын
Ustaada business soo casuum
@mustaferoble
@mustaferoble 3 жыл бұрын
Mansaha allh wall kharbaad qabtaye Mansaha
@lifeasyouwant9104
@lifeasyouwant9104 3 жыл бұрын
Aad u mahadsantihiin
@goleyins..9393
@goleyins..9393 3 жыл бұрын
Wll waxan kaa codsan laha in aad wareysi xika layiilato qof taqassus kiisa yahay electrical engineering. Mahadsanid.
@luulaahmed4144
@luulaahmed4144 11 ай бұрын
Jizakumu Allah qeyr
@muhanadnacima6702
@muhanadnacima6702 2 жыл бұрын
Waan dhameyay sidee shaqo kuhelaa ustaad
@naciimoibraahim9299
@naciimoibraahim9299 2 жыл бұрын
M.a wadmahdsantihiin sas nogu faideyseen walhi zaid ugu bahna mawducan manta Wana ka faideyste alx
@mobashir-ms1vz
@mobashir-ms1vz 3 жыл бұрын
mahadsanid wll iskuday kuliyadahakale dadka taqasuska uleh inaad nosobandhigto
@c.raxmanfariid9108
@c.raxmanfariid9108 3 жыл бұрын
M.a shukran wll abduwali Khalifa
@user-nt9ss4vl6r
@user-nt9ss4vl6r 3 жыл бұрын
Kuliyada aan meela looga maar min mashalh
@mohamedabdi4784
@mohamedabdi4784 2 жыл бұрын
KZfaq kiisa noosheeeg macalinka adigoo mahadsan
@usamexusen4548
@usamexusen4548 3 жыл бұрын
Thanks brothers👍👍
@naasirsiciid654
@naasirsiciid654 3 жыл бұрын
Mudane bal ka soo hadal kuliyadaha kala ah Computer science Software engineering Software developer Information technology Maxay kuliyadahan ku kala duwanyihiin tee baana ugu fiican
@gabyaaawtaad7608
@gabyaaawtaad7608 2 жыл бұрын
جزاكم الله خيرا.
@mustafedurun2576
@mustafedurun2576 3 жыл бұрын
Masha Alaah vedow qiimo bdn
@deeqoaboosy4900
@deeqoaboosy4900 3 жыл бұрын
mansha allah waxbadan kafaa iday
@a.risaaqbinujarlis6068
@a.risaaqbinujarlis6068 3 жыл бұрын
Ustaad computer science eng ku soo casuum
@mubaarigcali7595
@mubaarigcali7595 10 ай бұрын
Maasha Allah
@abdinour36
@abdinour36 3 жыл бұрын
Thanks bro Waxan ku jira semester kii ogu dambeyey ee accounting and finance
@abduqadirabdulahinuur8522
@abduqadirabdulahinuur8522 2 жыл бұрын
Asc wll
@abdinour36
@abdinour36 2 жыл бұрын
@@abduqadirabdulahinuur8522 wcs wll
@maryanyasin734
@maryanyasin734 2 жыл бұрын
M.a wllo xage kabarata
@abdinour36
@abdinour36 2 жыл бұрын
@@maryanyasin734 Ethiopia wll
@abdinour36
@abdinour36 2 жыл бұрын
@@maryanyasin734 adna maa barata
@FatimaFatima-gs5rh
@FatimaFatima-gs5rh 2 жыл бұрын
Aadbaad umahadsantahay sida fican uu sharaxday accounting 🥰😍
@axmedaysar8027
@axmedaysar8027 2 жыл бұрын
ما شاء اللة جزأك الله خير يا اخي
@saadaqguure758
@saadaqguure758 3 жыл бұрын
Sxb nin legend ayaa noo keentay
@munaabdullahi1775
@munaabdullahi1775 3 жыл бұрын
M.a mhdsnd ustaad
@kheyreahmmed
@kheyreahmmed 10 ай бұрын
Mahadsanid ustad
@ARAGSTYLE6409
@ARAGSTYLE6409 3 жыл бұрын
thanks wllo qali waxbadan badnoo fududaysay
@faaraxmaxamudali8696
@faaraxmaxamudali8696 3 жыл бұрын
Masha Allah ustaad aad iyo aad baa umahadsantahay waxan ahay arday accounting and finance
@shaymamohamuud3774
@shaymamohamuud3774 3 жыл бұрын
Wlll shay qllli xisaapadka lagu parto intee waye wlll micnaha noocyada xisaapadka wllll isoojap wlll
@muhiiz4728
@muhiiz4728 2 жыл бұрын
@@shaymamohamuud3774 jamacadaha dhan Accounting la barta
@shortsRecap4321
@shortsRecap4321 2 жыл бұрын
Waxbadan kafaa iday thank ❤️
@nimojoseph5906
@nimojoseph5906 3 жыл бұрын
masha allah wax badan ayan ka faiday runtii mahadsanidin dhamntin👍👍
@nuuraraaid69
@nuuraraaid69 3 жыл бұрын
Maasha allaah جزاك الله خيرا
@bigpro1602
@bigpro1602 2 жыл бұрын
Governmental Accounting oon dhibkaa ogaa lahaa maa qeeb yar ah
@mohamedcabdi920
@mohamedcabdi920 Жыл бұрын
thankyou for your choice
@amaalahmed9589
@amaalahmed9589 3 жыл бұрын
Wcs warxma, wll aad ayaad umahadsan tahay,wll facultieska kale ma sidaas oo kale ma inoosoo samay,hadaad heli karto sharia and low ustaad inooso dedeji,igu caawi arrinkaa mhdsanid.
@Abdirahi
@Abdirahi 3 жыл бұрын
Masha allah guuleysta
@maanoowcabdi4421
@maanoowcabdi4421 3 жыл бұрын
horo usoco wll
@abdallaaadam3666
@abdallaaadam3666 3 жыл бұрын
m.a ustd waadmahadsantahay
@suleimanmohamedibrahim4128
@suleimanmohamedibrahim4128 3 жыл бұрын
Shukran Ustaad Cabdul Wali Barnaamijyada Wanaagsan ee aad Nala Wadaagtid. jaamacadaha Koofur Afrika Waxey israaciyaan Ama ugu yeeraan : Kuliyada Dhaqaalaha Iyo Culuumta Maamulka.
@cabdisamaddaarood8011
@cabdisamaddaarood8011 10 ай бұрын
M.a allaah cilmi hakuu barakeyo wall Mustafa xareed iyo abdi waliba waxaan kaa codsan lahayn inaad jaamacadaha dalka aad timaadid haday macquul tahay wallo
@islamsomali2018
@islamsomali2018 3 жыл бұрын
Mahadsanidiin labadiinuba Waxan ahay arday dhigta kulliyada accounting waxana. Ka faa'iiday wax badan OO khuseeya fieldkayga
@asalamsky3546
@asalamsky3546 3 жыл бұрын
Ustaad. BANKİNG AND FİNANCE MANOO SHARXİ KARTAA ADİGOO MAHADSANİD
@hanankhadar3166
@hanankhadar3166 2 жыл бұрын
Aniguba wn doonayaa
@a.risaaqbinujarlis6068
@a.risaaqbinujarlis6068 3 жыл бұрын
Muuqalka xiga I.a
@wardaubaxa5138
@wardaubaxa5138 Жыл бұрын
Masha alaah keep goin my bro
@ayubibra5908
@ayubibra5908 3 жыл бұрын
Mahadsanid wllo
@bishaar765
@bishaar765 3 жыл бұрын
Mnsh.allaah wll
@maryamoabukar5040
@maryamoabukar5040 3 жыл бұрын
Masha allh jazakallah
@user-hs6kq7qc6n
@user-hs6kq7qc6n Жыл бұрын
Ilaahey haydinka abaal mariyo sidaad noola shaqeyneysaan
Talooyin Ardada Engineering-ka Ku Socdo!
53:13
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 13 М.
小蚂蚁被感动了!火影忍者 #佐助 #家庭
00:54
火影忍者一家
Рет қаралды 53 МЛН
UNO!
00:18
БРУНО
Рет қаралды 4,4 МЛН
Schoolboy - Часть 2
00:12
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 17 МЛН
Waa maxay Xisaabiye ama Certified Public Accountant?
9:17
Abdi Aar Podcast
Рет қаралды 15 М.
HOWLKAR -- Deep Work -- ILA KAHRI
30:26
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 83 М.
Wanaajinta ama Islaaxinta Nafta!
14:05
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 20 М.
Jooji Walwalka Bilow Nolasha | ILA AKHRI | How To Stop Worrying
15:45
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 129 М.
SANADKA 2060-KA, SIDEE DHAQAALAHA SOOMAALIYA NOQONAYAA
15:41
VOA Somali
Рет қаралды 24 М.
Shan-ta oogu Muhiimsan! || Caadooyin aan ku Caana Maalay!
15:45
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 65 М.
Accounting
8:53
Taaj Talo
Рет қаралды 28 М.
小蚂蚁被感动了!火影忍者 #佐助 #家庭
00:54
火影忍者一家
Рет қаралды 53 МЛН